ROUTINE MALINTAYDA WIILKAYGA OO IDHAHAY WAKU XIISAY HOYO😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 575

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 13 วันที่ผ่านมา +618

    Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw.❤️😢

    • @MustafYasiin
      @MustafYasiin 13 วันที่ผ่านมา +4

      Koko wllshey mcn kusocu

    • @AdanCumar-mk3mr
      @AdanCumar-mk3mr 13 วันที่ผ่านมา +4

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @salmoburhaan881
      @salmoburhaan881 13 วันที่ผ่านมา +4

      عليه افضل الصلاه والسلام على رسول الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @LuunuuuAli
      @LuunuuuAli 13 วันที่ผ่านมา +2

      Scw❤❤🎉🎉

    • @maryamaboqor2722
      @maryamaboqor2722 13 วันที่ผ่านมา +1

      👩🏼‍🍼👩🏼‍🍼👩🏼‍🍼❤❤❤🎉

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 13 วันที่ผ่านมา +245

    M.a❤ sundus ilahey wiilkaga Nabad hakugu keeyno ilahey hakuu dhaafo Team Hooyo Mcn Allow Noo Dhaaf yarabi ❤

  • @AbdulMjhamad
    @AbdulMjhamad 13 วันที่ผ่านมา +115

    Abayo sundusey guriga adiga iyo abayo wu Idin qadaa family weyn matihin belo waye guriga waxba maqawo saving account same guri weyn is nothing qali nolasha Kuma xu.eyso walashay qali❤

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 13 วันที่ผ่านมา +166

    Sundus qolkaaga wuu shidanyahy m.a wllshaa inaa isku meel ka sookdaan way fiican tahay ,hani waa u xiisnay mar walba noo keen,cunugaaga iyo adi alle nabad ha idinku kulansiiyo ❤

  • @Naduuuuuuuu
    @Naduuuuuuuu 13 วันที่ผ่านมา +119

    Sundus hais dhibin hadaadan jecleen waxaa Soo duubto waa kuheysanaa anaga Marka hais dhibin 👍🙅🥰

  • @Ladancidikj3
    @Ladancidikj3 13 วันที่ผ่านมา +82

    ❤sundus gabar daacad oo ugu maskiinsan waa team ka🥲😍💋

    • @MaryanJimcaale-tp8bh
      @MaryanJimcaale-tp8bh 13 วันที่ผ่านมา +6

      Samia xge ku ilowdey 😢. Iyada laftirkeda waa maskiin

  • @Kikiafcad-tk4bs
    @Kikiafcad-tk4bs 13 วันที่ผ่านมา +150

    Qof laxuso lana xasuusto waxaa ugu wanaagsan nabigeena maxamed scw ❤

    • @user-qc2wt6je5j
      @user-qc2wt6je5j 13 วันที่ผ่านมา +1

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤️

    • @sadiyohassan6278
      @sadiyohassan6278 9 วันที่ผ่านมา

      Salalahu calayhi wasalim ❤❤❤❤❤❤

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 13 วันที่ผ่านมา +165

    Ala ilahayoh sundusteda iyo mascudkayga wax dhibo hatun plzzzz wlaahi wani jeclahy😢❤😮😊

  • @SafiyaAadan-x6h
    @SafiyaAadan-x6h 13 วันที่ผ่านมา +121

    Ku sali xabiibkeena muxamad scw scw scw❤❤❤

    • @AdanCumar-mk3mr
      @AdanCumar-mk3mr 13 วันที่ผ่านมา +3

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @Asiyashaban-ox9jk
      @Asiyashaban-ox9jk 13 วันที่ผ่านมา +3

      Scw scw

    • @TaajaAadan
      @TaajaAadan 13 วันที่ผ่านมา +3

      Salalahu caleyhi wasalam❤

    • @saadiaibrahim9484
      @saadiaibrahim9484 13 วันที่ผ่านมา +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @SahroAbdi-rd8im
      @SahroAbdi-rd8im 8 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰❤️❤️😘

  • @FarhiaDahir-k6x
    @FarhiaDahir-k6x 13 วันที่ผ่านมา +69

    Hooyo tahay waxan rajaynaya wiilkaga inad arki donti😢❤

  • @Nadwa-s5o
    @Nadwa-s5o 13 วันที่ผ่านมา +80

    Inta markay Sundus ooysay la ilmaysay😢😭❤

    • @HabibaCusman
      @HabibaCusman 12 วันที่ผ่านมา +2

      Walhi hoyonimow waa xanunu😢 ilhow ayatha iyo wilkedtha isku ilali🤲 midkle dhaman hoyo mcn nowladha hoyo mcn 😢🤲🤲❤️inta dhimate ilhi haunaxirsto Amee ya Allah 🤲😥😓

    • @Nadwa-s5o
      @Nadwa-s5o 12 วันที่ผ่านมา +1

      @@HabibaCusman Aamin Aamin🤲🏻🥹

    • @FtimaAhmed-j9e
      @FtimaAhmed-j9e 12 วันที่ผ่านมา

      😢

    • @FardosoIsaaqnuur
      @FardosoIsaaqnuur 10 วันที่ผ่านมา

      Ani😢

  • @Juuri.mohamed-221
    @Juuri.mohamed-221 13 วันที่ผ่านมา +20

    Ilhow sunuds sidaa u jclnhy u jeclaw oo cadwga ka qabo jannda meel ka vcn ma jirto allh dhmten ngu kulmio 😩Sundus abyo sidaa adi jceshahy allh ku smeeyo io wiilkga io hooydada io wllalhga mesha jcesahhy ha idinku kulmio melaysia ba illhy hka dhige 🤲🏻sbx wlbo mrka soo toosta si aa u argto wiilkga wjigis io family kga ❤ankna sidn kuu grb tagnhy abyo mcn jir oo joog 🔥😩boqordena queen ku boodo 😂

  • @fatximaxamed5460
    @fatximaxamed5460 13 วันที่ผ่านมา +80

    Hani and Sundus and amiira and kokoo and samia and hambaliyo
    Ceyda and cumeer and salaax and macalimoo and hambaliyo ❤😢🎉😮

  • @Asad-hagio-2
    @Asad-hagio-2 13 วันที่ผ่านมา +71

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 13 วันที่ผ่านมา +36

    Wiilkaga Abayo nabad Alle hakugu keeno qalbi Guulayso❤❤

  • @shukriinashacnihappygirl5083
    @shukriinashacnihappygirl5083 13 วันที่ผ่านมา +45

    Ala sunusteenii saan u jclhy lee gabertan so funny 😂😅😅❤

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh 13 วันที่ผ่านมา +19

    Scw❤Scw❤Scw❤Scw❤Scw❤Scw❤Scw❤Scw❤Scw❤Scw❤❤❤❤❤❤
    Masha Allah Sundus Abayo Hani Wey ku naxisay 😘😘👍

  • @Suusu863
    @Suusu863 13 วันที่ผ่านมา +37

    Aamin abaayo ilaahay wixii niyadaada ku jira ilaahay haku rumeeyo 😢

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 13 วันที่ผ่านมา +210

    TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤👍

  • @nimcohersi9246
    @nimcohersi9246 13 วันที่ผ่านมา +55

    Sundusey wllhi qolkaga waku heysana qol laisla seexdo waxba maha anaguba 10na kusexanaa😂😭

    • @zaarabeautyofficial5857
      @zaarabeautyofficial5857 12 วันที่ผ่านมา +3

      Xaqiiq anagu malmo dhaway 7qof baanu ku siixan jirnay hadan 5hablod😂😂😂

    • @nimcohersi9246
      @nimcohersi9246 12 วันที่ผ่านมา

      @@zaarabeautyofficial5857 😂😂😭

  • @XayaadYuusufcali-ks3dv
    @XayaadYuusufcali-ks3dv 12 วันที่ผ่านมา +8

    Sundus xappt waan ku taageera illaahay adiga iyo wiilkaga nabad ha idin ku kulansiiyo❤

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 13 วันที่ผ่านมา +45

    Mashallah habo mahiimada
    Waa in aad dantiina taqaaniin
    Gurigaan waa idinku filan yahay, waayo hadii aad dagtaan guri kan ka way ijaarka
    Aa idinku badanaayo så waa in aad lasacoto awoodaada dhaqalo,markasta ku fakar jeebkaada ,fanafan iyo guri waan waxa mataraayo dantaada aqoo, labaiina idinku
    Filan gurigaan ❤❤❤

    • @ameyra1
      @ameyra1 13 วันที่ผ่านมา +2

      Haa abyo usheeg guri shidan dagantahy cunugtaan lkn maku kalsoono😭😭😂

  • @HodanIsmail-e4z
    @HodanIsmail-e4z 13 วันที่ผ่านมา +11

    Laba wiil aan dhalay way I ag jifaan hadana wlahi waan kula daremaya barkintii aa ku jiifay ilintayda gaartay ❤️❤️❤️

  • @NadiaNada-gn6ze
    @NadiaNada-gn6ze 10 วันที่ผ่านมา +4

    Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw scw scw ❤️❤️❤❤❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 12 วันที่ผ่านมา +9

    Wallaahi Aqwaan🤣🤲🤣 Wiilkaaga Allaha Kuu Kaso Mar Labaad Inaad Midowdaan❤ YARABBI ❤🤲

  • @user-xw4xl6mu1y
    @user-xw4xl6mu1y 13 วันที่ผ่านมา +49

    Ayyy sundusteyda wn ku slmyyy albyyo ika qad salnta quruxda bdn❤🎉😊🫵🏻🤎😊

  • @MusbaaxNuur
    @MusbaaxNuur 13 วันที่ผ่านมา +27

    Sundus ayaanle abaayo wa ku jecelahay walhi ❤❤❤

  • @user-ym9yy3zr2t
    @user-ym9yy3zr2t 13 วันที่ผ่านมา +20

    Sundus Fiiri Abaayo Jaalanjigii Nosoo Samey Agun Gun 😂😂😂 Kaa dhaheysay 😂 Abaayo Plz Haye dheh 😢❤

  • @AlisoCabdi
    @AlisoCabdi 13 วันที่ผ่านมา +36

    Team sundus only like ❤

  • @RidwaQali
    @RidwaQali 13 วันที่ผ่านมา +38

    13 minute asoyalo dawanoya wow
    Sundus qalbiwanagey alle hamigaga hakurumeeyo😢

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh 13 วันที่ผ่านมา +15

    Team sundus on like ❤😊
    Sundusss ilahaay wilkakaa haa ku keyooh 😢😢😢

  • @user-fe8bz3tl3f
    @user-fe8bz3tl3f 13 วันที่ผ่านมา +20

    Ilahaow hooyinkeena janadda ugu bisharay

    • @user-jp4ir8ls1o
      @user-jp4ir8ls1o 13 วันที่ผ่านมา +1

      AMIIN 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SacdiyaMohamed-j5q
    @SacdiyaMohamed-j5q 13 วันที่ผ่านมา +6

    Iga tag waxa hormar usameyn la ahay 2 caruru😢😢❤wakula ilmeyay waa 4:13 subax sudis wiilka allha ku keeno🎉❤❤❤

  • @user-ot7nh9ny4y
    @user-ot7nh9ny4y 13 วันที่ผ่านมา +17

    Alleh haa ku waadayo wiilkaga adoo keenasada aaleh haa ku rumeeyo❤

  • @Deqamohamud-bm2bz
    @Deqamohamud-bm2bz 13 วันที่ผ่านมา +19

    Wlh cayilka ku qurxonthy gacanta saan iskugu haay ❤ siiba wajiga isku roonow

  • @CanabCabdibile-ru8nx
    @CanabCabdibile-ru8nx 13 วันที่ผ่านมา +18

    Manshalah abaayo allehakuusiyaadiyo hormarkaadhaysid noloshana allehakuufurfuro🤲🤲🤲😭

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 13 วันที่ผ่านมา +43

    Inta jecel saliga nabiga scw👍❤❤❤ ❤

    • @saadiaibrahim9484
      @saadiaibrahim9484 13 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @AffectionateBirdwingButt-sg2iu
      @AffectionateBirdwingButt-sg2iu 12 วันที่ผ่านมา

      Scw Scw Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @NajmaAli-t1l
    @NajmaAli-t1l 13 วันที่ผ่านมา +5

    Alla qurux bdnaa awlada allow isku kiin daa baayo❤😢😢

  • @Halganeyyyyy
    @Halganeyyyyy 13 วันที่ผ่านมา +11

    ilaahay nolosha hakuu qurxiyo huno hamigaagana alaha kuu rumeeyo😢❤

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k 12 วันที่ผ่านมา +6

    Abaayo horay usoco ilaaheyhakuudhaafo cunugaaga iyofamilkaaga oodhan iyo intakujecel😊😊😊😊😊

  • @youssofalrawhani7652
    @youssofalrawhani7652 13 วันที่ผ่านมา +62

    انا اختك من اراضي اليمنيه واعتبرني اختكم والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ 💔💔وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 4 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا716722163(00967 ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيننا ایت الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ب 500 ريال يمني مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 967716722163+ وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خير (๑♡⌓♡๑) (๑♡⌓♡๑) (๑♡⌓♡๑) (๑♡⌓♡๑) (╯︵╰,) (╯︵╰,) (╯︵╰,) (╯︵╰,) (╯︵╰,) (✪‿✪) (✪‿✪) (✪‿✪) (✪‿✪) (✪‿✪) (╯°口°)╯︵ ┻━┻ (╯°口°)╯︵ ┻━┻ (ノ◕ヮ◕)ノ*.✧ (ノ◕ヮ◕)ノ*.✧ (ノ◕ヮ◕)ノ*.✧ ❛.♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡•••••••••••••••••••😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @IntiharALPO
      @IntiharALPO 11 วันที่ผ่านมา

      War somaliyey waxas kabaxa oo Gabadhan cawiya

    • @XErrorxx
      @XErrorxx 11 วันที่ผ่านมา

      وبعدين معك نسخ لصق في كل مقطع

    • @XErrorxx
      @XErrorxx 11 วันที่ผ่านมา

      ​@@IntiharALPOwa been

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 13 วันที่ผ่านมา +5

    Hooyo illahow Haku Cada bin wlhy wan Oayay Cunugaga Qalbi Alle Nabad hakugu Keeno insha allah❤❤😢

  • @faadumoahmedosmaan9058
    @faadumoahmedosmaan9058 12 วันที่ผ่านมา +8

    Soo Badi Routine ka❤😊

  • @SimanCali-tm7vb
    @SimanCali-tm7vb 12 วันที่ผ่านมา +4

    Walhy wa iga ilmeysiisey😢😢sundus Allah wa kaga baryaay nolasha ku qurxiyo😢😢

  • @HodanHajji-y9b
    @HodanHajji-y9b 12 วันที่ผ่านมา +4

    Awy asxptiina maama sundus abyo sundus gabdha mesha ka qaada 500k garsiya🎉😢

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs 12 วันที่ผ่านมา +6

    Waad cayishay masha Allah wlsha wey ku jeceshhya❤

  • @user-di9xm9xz4k
    @user-di9xm9xz4k 13 วันที่ผ่านมา +4

    M.a sundus alle rajoyinkaag iyo riyoyinkaga haku gadhsiiyo abyo mcney❤😢😢

  • @SaynabMaxamuud-m2b
    @SaynabMaxamuud-m2b 13 วันที่ผ่านมา +7

    Sundus xbbti Allah haku rumeeyo hamigaaga

  • @abdikarimhassan5074
    @abdikarimhassan5074 13 วันที่ผ่านมา +23

    Wll sundus allah nolosha sidad u rabtid oo farxad leh hakaga dhigo from hargeisa ❤❤

  • @SafiMahamud-yv3lt
    @SafiMahamud-yv3lt 13 วันที่ผ่านมา +3

    Wlahi wx ma comment sameyo hdana sundus qalbiga ixanujisay aniba hooyo ahy gbdhyda wey fogtahay Wlahi wan ilmeyey abayo awladena iyo dhaman Muslims inti hooyo iyo ubadkeda kala maqan Allah is ku keeno bi.idnilah ❤❤❤❤❤❤

  • @deeqoali1716
    @deeqoali1716 13 วันที่ผ่านมา +7

    Sundus baaye wiilkada allaha isku kiin keeno inshallaah🥰🥰🥰

  • @sihaamiita183
    @sihaamiita183 12 วันที่ผ่านมา +4

    M.a wll la,aaan allah nama dhigo allah kuudaayo mcneyyy abaayo❤❤❤gurigiina enough niigu yahy mcntoh iskadaa aadbu uquruxsanyhy midkle iskadaa❤❤

  • @kaltuunmuuse261
    @kaltuunmuuse261 13 วันที่ผ่านมา +5

    Insha Allah wll waxd jeceshahy Alle haku yeelo wiilkaga wad is arkeesin ❤Ane iso duceey hooyadeey iyo wllhey inaan arko ayn rajeynay Insha Alla aniga iyo aabeheey ay isla joogno inaan familkega an lakuano ay rajeeyna

  • @NasaroNuur
    @NasaroNuur 13 วันที่ผ่านมา +14

    Sundus wllshey waan ku jeclhy 😢❤

  • @JamilaIbrahim-cs7ds
    @JamilaIbrahim-cs7ds 12 วันที่ผ่านมา +3

    😭😭😭😭 waad igaa oxiseey wlhy....Hooyo lee garanikarta ilintaa...Markey ilmaxedha kafogtaxay...I a Allax xaisku nawadgeno

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 13 วันที่ผ่านมา +7

    Waan la ooyay wlhi sundus.illhy wiilkga illhy ha kuu daaayo😭😭😭😭😭

  • @JackMr-cadnan
    @JackMr-cadnan 13 วันที่ผ่านมา +47

    Team Sundus one like ❤

    • @ASMAi3663
      @ASMAi3663 12 วันที่ผ่านมา +2

      SUNDUS👸👸👸💋🥰💖

    • @JackMr-cadnan
      @JackMr-cadnan 7 วันที่ผ่านมา

      @@ASMAi3663 wan.ku salamey

  • @Kowthardaher
    @Kowthardaher 13 วันที่ผ่านมา +11

    Ayyy poqoradyda sundus Ayaanle 🎉🎉❤❤❤ love you

  • @fatximaxamed5460
    @fatximaxamed5460 13 วันที่ผ่านมา +18

    Sundus Hooyo garti badan mascud😢and

  • @HalyayQali
    @HalyayQali 13 วันที่ผ่านมา +19

    Sundus only like🎉😢

  • @SahrujaHassan
    @SahrujaHassan 13 วันที่ผ่านมา +8

    Illay saa jeceshahy ha kuu yeelo i.a🤲

  • @saabirincabdiraxman5765
    @saabirincabdiraxman5765 13 วันที่ผ่านมา +9

    Abyo routine noso badi one love team sundus ❤

  • @user-cx2uw6ce6x
    @user-cx2uw6ce6x 13 วันที่ผ่านมา +5

    Sunduz qurux waxwalpo waa sameen kartaa kartı badan geep going ❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 13 วันที่ผ่านมา +5

    Wka qdey wxa jira cnug yro wlashy dhashy intu nga mqanyhy snad wx yraa ka dhimn saa ugu xisylee ilhaa og mrka sundusy illhy cnugaga dip ha idin kulmiyo anaga xita wa rpnaa inaa argno cnugaga mrka nlol qrux bdna ku rjeynaa pyo ❤🤲🏻

  • @NasraAhmed-r5r
    @NasraAhmed-r5r 13 วันที่ผ่านมา +3

    Axa sunsuda calsho ayaa ihurasyaaa wlhi waan ilamyaa axa waa hooyo beerku cajibasan axa alle nanbda hayskituso abyo mcn😢😢

  • @leeylocabdulle785
    @leeylocabdulle785 12 วันที่ผ่านมา +3

    Sundustena ha isdhibin wax hdandan nso galin xitaaa wku wadanaaa❤❤

  • @AmiiiraApdalla
    @AmiiiraApdalla 13 วันที่ผ่านมา +8

    Ana ugu Horeyo sunduz apyo Ku jeclhy wllhi nolow ❤

  • @HAYADYOUSSOUFMIAD
    @HAYADYOUSSOUFMIAD 13 วันที่ผ่านมา +2

    Ax sundus wlhii WA gabadha AAN aadka ujeclhy her xta wax maraya Mrky oydo Ina la Oyo wlh ilahy hami walp ad ledahy alha Ku rumeyo wilkagana alha Ku dayi😢

  • @HodanAbdiAli-vw6xp
    @HodanAbdiAli-vw6xp 13 วันที่ผ่านมา +8

    Wilkaga ilahi haa ku dayoo😢😢😢 sundus

  • @naciimmaxamed963
    @naciimmaxamed963 13 วันที่ผ่านมา +10

    Ala Hani Hadaaan Nahay Team Reer Comanti Waan ku wadaa 😂😂😂

  • @aasiyoxasan5504
    @aasiyoxasan5504 13 วันที่ผ่านมา +13

    Sundus face wash teydoo kalaa is ticmaashaaye 😂😂

    • @ABDIFATAH7
      @ABDIFATAH7 13 วันที่ผ่านมา

      Magaced wan rabaa huno 😂😂

  • @Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c
    @Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c 12 วันที่ผ่านมา +3

    Sundus soryy 😢😢😢 waa ku xisay wilkaga😢😢

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 13 วันที่ผ่านมา +2

    Ilhy wax kasto jeceshahay ha ku rumeyo hppti dunida wa hdhka labadisa galin samir iyo adkeysi yeelo ❤❤mascuud yarana hooyada mcn ba u nool ka walwal la ow❤❤❤❤

  • @hanaanmaxamed5330
    @hanaanmaxamed5330 13 วันที่ผ่านมา +6

    Illahy ha isku kiin daayo adiga iyo wiilkaga wlhi ilin baa iga timi sababtana ma aqan😢

  • @KingNourMoha10
    @KingNourMoha10 13 วันที่ผ่านมา +3

    Sundus maanta quruxdadi bad qurux kale kusi darstay mash allh ❤

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 13 วันที่ผ่านมา +7

    M.a sundus gbr qalpi wngsn allh hku ďesto wiilkaga❤

  • @user-yx6re6kg4l
    @user-yx6re6kg4l 13 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahy wiilkada ha Ku dayo abayo ❤🥺💕

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 13 วันที่ผ่านมา +4

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @ANFACAadan-vp8fp
    @ANFACAadan-vp8fp 12 วันที่ผ่านมา +2

    Isha allh riyadada ilahay wuu kurumeyn sunduszey🎉❤

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs 12 วันที่ผ่านมา +3

    Alle haku xafido wiilkaga mcnyy❤

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 3 วันที่ผ่านมา

    Ala calooshaa I hurisey wlh hooyo lee dareemi karto ilmaheeda ka maqan alaha isku Kiin keeno abaayo ❤️❤️

  • @intisaam_cadey5
    @intisaam_cadey5 12 วันที่ผ่านมา +2

    Hooyo adag hooyo karti bdn Hoooyo wngsn Ba tahy abyo sundusey horey usoco 😭❤

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 13 วันที่ผ่านมา +5

    Ax hoyo mcn allow uu xafid sundus wiilkeyga 😢😢😢mami 😢😢

  • @Kowthardaher
    @Kowthardaher 13 วันที่ผ่านมา +15

    Dareeen hooyonimo 😢😢😢😢

  • @aisha-kk8zv6gu5r
    @aisha-kk8zv6gu5r 13 วันที่ผ่านมา +5

    sundus abaayo love isaara

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 12 วันที่ผ่านมา +3

    اللهمّ باريك في أولادي وأحفظهم من كلّي شر🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @HODANABUUKAR-p5w
    @HODANABUUKAR-p5w 13 วันที่ผ่านมา +3

    masha Allah sundus wilgkaa ga mrun wa arkadoona walahi wtiga otsisy hooyomcn Allah loonodah

  • @Khadraibrahim285
    @Khadraibrahim285 10 วันที่ผ่านมา +2

    Aniga caruurta iga maqan sadex ilmod ilahow no soo aruuri ilmaheena

  • @simanjamac7784
    @simanjamac7784 12 วันที่ผ่านมา +3

    Alle ha kuu rumeeyo riyadaada bayo

  • @samirayusuf-ch6me
    @samirayusuf-ch6me 13 วันที่ผ่านมา +3

    ilaahy waxd jeceshy oo niyadad ku jira haku siiyo sunduseey❤

  • @HothandeekopdieHaldhaa
    @HothandeekopdieHaldhaa 12 วันที่ผ่านมา +2

    M.n abayo ilhy nolosha HdaFka kaledahy hakuu fududeyo

  • @user-ok9dq9uu5m
    @user-ok9dq9uu5m 2 วันที่ผ่านมา

    M.a sunduseey adigooyerbaatahay hooyo m.a allaahkuudaayo wiilkaaga abaayo❤❤❤❤❤❤

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o 13 วันที่ผ่านมา +4

    sundus waakula ilmeeye wllhi abaayo 💔🥹🥹🥹

  • @CabdulaahiAwees
    @CabdulaahiAwees 13 วันที่ผ่านมา +22

    Team sundus iyo hani on like 😂😂😂😂

  • @aliosman6309
    @aliosman6309 13 วันที่ผ่านมา +4

    Allow riyadeeda u rumeee sundus 😢❤

  • @Tashamohamedc
    @Tashamohamedc 12 วันที่ผ่านมา +2

    ABaayo soo kaxeyso😢Cayilkana iska dhaaf bye intaas ku qurxan thy wlhi garna haysu dhaafin💋 wlashana kisto jm gal dheh

  • @user-hr7tm3mu8o
    @user-hr7tm3mu8o 12 วันที่ผ่านมา +3

    Sundusey wiilkaga mad soo kaxaysatid❤😢

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 12 วันที่ผ่านมา +2

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 12 วันที่ผ่านมา +1

      ❤️اِنَّ للّٰه وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡاتَسۡلِيۡمًا‏❤️❤❤❤❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 12 วันที่ผ่านมา +2

    team sundus one like ❤

  • @user-ry2ye3me5x
    @user-ry2ye3me5x 13 วันที่ผ่านมา +4

    Wlhi sundusey abyo wan Kila ooyay❤wan ku jecelahay wlhi❤