Canada 🇨🇦 Di*la naxdin badan, 65 gabdhood ayu siiyey doofaaradiisi 😭😱💔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 42

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p 3 หลายเดือนก่อน +11

    Dadbaa canada uwalan rawo
    War gaaladan silac ku nool yihiin Dalkiina iyo dadkiina Aamina somaaliyeey😢

  • @milyan_milyanweroow2317
    @milyan_milyanweroow2317 3 หลายเดือนก่อน +4

    Xasbuna alaah dad aan ilaahey ka baqeynin hanagu salid aamiin

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin Amiin

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 3 หลายเดือนก่อน +3

    Alxamdullilah illahow adiga islam naga dhigey 🌟mahad sanid wllshey faaduma muna sida wanaagsan ee qisoyinka cajiibka ee cibri qadshada le aad noogu soo gudbiso allahana noo aqbalo ducada dhamaanteen✨

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 3 หลายเดือนก่อน +3

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 3 หลายเดือนก่อน +2

    أعوذ بالله نسأل الله السلامة والعافية

  • @Xanfreesh
    @Xanfreesh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ani waxa kayaabay dadka dadka dilo maxee kafaaiidaayaan naf oogooyay subxanslah😢

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu i dhaafay lakin dib ban ka dawanayaa insha.alah

  • @mohamedgeelqaad4741
    @mohamedgeelqaad4741 2 หลายเดือนก่อน

    Qisadan waa waa hore waxay khadhacday BRITISH COLUMBIA

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 หลายเดือนก่อน

    Subaxanalah ilahow sharakoda nagabadabadi dadka nocan okala ah😢😢😢😢😢😢

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ŵcs wrwb
    Xpp waan kula soconaa waana ku cibro qaada sho Aniga hablahaygu waa 16 17 19 meelaha ay tahay inay kataxadaran dawad siya melaha argagaxa leh waan ka qariyaa
    Kuwa kasii yar yarna waa inlaga fogeya laga qariyaa waayo qalbigodan ilalinaynaa
    Inaa lilaahi wa inaan illayhi raajicuun
    Waa qiso yaableh 😢😢

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxana Allah rabi ban ka magan galnay in aan dhiig ibnu Adam galno ama anaka nala dilo 😢😢dadkasi waa Psychopathen weeyan badna dadka sidaa sameeya waa dad yaraantooda la spo ciilay

  • @user-fc9eu1nz8l
    @user-fc9eu1nz8l 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn faatima muna

  • @Nurromohamed
    @Nurromohamed 3 หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin yaarabi❤

  • @ismailegge3430
    @ismailegge3430 2 หลายเดือนก่อน

    subxanallah

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah kuwaa baguu udilay

  • @AmalMohamed-rs9jc
    @AmalMohamed-rs9jc 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah Allow naxafid Ameeen

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaaheye dhagarta gaalad Iyo jinka indiga inatb

  • @SadiaMohamed-rq5mw
    @SadiaMohamed-rq5mw 3 หลายเดือนก่อน

    Alx calla nimcatul islam sharta xasidinta allaha naga haayo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 3 หลายเดือนก่อน

    allow masiboyinka naga hay aduun iyo aqiraba yaa rabi

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 2 หลายเดือนก่อน

    Waa yujuud bilaa rnaxariis ah

  • @mukhtaarjooqle8392
    @mukhtaarjooqle8392 2 หลายเดือนก่อน

    Fadumo caday

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 2 หลายเดือนก่อน

    Waa xaasid

  • @aminahassan1957
    @aminahassan1957 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaana llaah

  • @TerrenceGoodrich-wc2om
    @TerrenceGoodrich-wc2om 3 หลายเดือนก่อน

    Wuu dhintay kan hada isagoo weynaaday kuwa ka darana wey ka dhacaan XASBUNULAAH

  • @farduussiciid8370
    @farduussiciid8370 2 หลายเดือนก่อน

    18k eedaawatay may subscribe gareeyaan waabay daawadeene

  • @foozia426
    @foozia426 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 หลายเดือนก่อน

    🤔🤔 ALLAHUMA najaynaa

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw

  • @mukhtaarjooqle8392
    @mukhtaarjooqle8392 2 หลายเดือนก่อน

    Wan ku saslaamay

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 3 หลายเดือนก่อน

    Xasbunallaahu wanicmal wakiil.
    Ilmaha hala caawiyo intay yar yihiin hadii shar lagu arko iyo hadii ayaga la dulmiyaba.
    Mar kastoo shar arkaba Xadiithki nebiga calayhi salaatu wasalaam ayaan xasuustaa oo ahaa marka 3 40aad kadib ruuxda lagu abuuro ilmaha caloosha hooyada ku jiro uu Allaah u qoro inuu shaqi yahay ama saciid. Marka addoomadaan Alle abuuray waxaa ku dhex jiro kuwo shaydaanki ugu sharta badnaa oo dhar loo xiray oo dunidaana nagula nool literally nagu dhex jiro. Allaha naga badbaadiyo.

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 หลายเดือนก่อน

    Bisinka maxa yaab isdaba yaal

  • @farhiyoahmed1842
    @farhiyoahmed1842 2 หลายเดือนก่อน

    Haa waa ruun BC baaykaa dhacaday

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii dilaagu cadaan yahay qiil ay u raadshaan laakiinse hadii uu madow yahay ama muslim yahay waa dambiila hadii xitaa u ilmo yahay. Adiga waad un soo warinaysaa laakiinse dabcan waxaas oo hor u dhac ah cidii soo gudbisay aa ku soo dartay oo anaga sympathy nalooga raadinaayo.

    • @Fatimamunaqisas
      @Fatimamunaqisas  2 หลายเดือนก่อน +2

      Scw ma aha sympathy walaal lakiin in aynu ubadkeena niyadooda dhawrno oo aynaan niyada ka dilin ayaan ka wada caruurnimada cuqdadaha iyo dhibaatada ka soo marta qofka marku waynaado ayeey saamaysa

    • @nasraqaali7050
      @nasraqaali7050 2 หลายเดือนก่อน

      @Fatimamunaqisas wa calaykum assalamu abaayo.Thank you for your response, I appreciate it. I have been supporting your channel for a while now, and this is the first time you replied to my comment. I also appreciate your reasoning. You are right in that sense.

    • @maaxmahdi3503
      @maaxmahdi3503 2 หลายเดือนก่อน

      Alle wixii sharleh shartiisa hanaga badbaadiyo muslimiintana alle ha ka badbaadiyo

  • @foozia426
    @foozia426 3 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw