Faduma muna waa ku salaamay adiga dhamaan intakugu xeran walaaley ii soo du eey aabahey iga dhintay Mar dhaw iyo hooyadey iga xabuunsan iyo walaashey hada hospital iva jirto xanuun aad u daran hayaa aduga dhamaan walaalaha halkan iskugu imaadi dycada waa ii muhiim waa bil kheyr badan ilaahey siinka ha naga aqbalo aamiin ilaahey holiday xanuunsan iyo walaashey iyo adeerkeybiyo dhamaan walalaha myslimka xanuunsan dhan ha caafiyo oalestine ilaahey dhibka haayo ha ka kor waaxo simalia qarax ka dhacayana ilaahey ha u naxariizto inta dhimatay iyo inta dhaawacantay inta xanuunsan ha caafiyo dhul wakba myslim ah xhibta taalo ilaahey ha ka ful qaado aamiin
Kkkkkk faduma muna habo walahi dar Alle ku jeclay qisioyinkaaga wa ku raxasta marka dhagaysanayo hargaysa summer u soo socda hada iga ogalato wa jeclan laha inan kula kulmo💕
Fatima dadka qaar kuwa xaasid ah aya ku jira. Hada kahor anigo oo teenage ah oo ilma yarna umul la ah ninkeyguna ila joogin oon reer cusub nahay aya guri leyga baxsaday waxaana ka danbeysay gabar ninkeyga ehelkiisa ah iyada oo rabtey iney buuq nagu furto oo reerku naga dumo mudo kadibna waxa so baxdey reerki in eeysan ka dhalan oo meel laga helay
Scw maan fahmin walaal siday kula baxsatay ? Mida kale ma iyada tidhi reerkagu kuma dhalin bal fariin igu reeb tel whatssap ka 00447946540634, mahadsanid 💕💕

Wan ku so ducey walal ilahey cafimad ha ku siyo in dhibayda na allah ha ha naxaristo allah samir ha ku siyo
Wll ilaahy caafimad taama ha Ku siiyo aabo Allah ha u naxariisto
Illaah ha kucaayo Hooyo mcn iyo Abaayo allaahumaa aamiin
Allaha u naxariisto aabo dhaman inta xanuunsan allaha caafiyo
سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم
Calayhi salaatu wasalaam❤❤❤❤❤
Masha Allah wa nin wanagsan❤❤❤
Dumarka soomaliyed Ha ku daydan gabadha intay ninka qod qodi lahaayen ❤❤❤❤ Masha allaah 😊
mash Allah ilahay wa cadil❤❤❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sirma qabe allaah u sahana ❤❤❤❤
mansh Allaah waa lugu sugay xaasidad
Kkkkkk faduma muna habo walahi dar Alle ku jeclay qisioyinkaaga wa ku raxasta marka dhagaysanayo hargaysa summer u soo socda hada iga ogalato wa jeclan laha inan kula kulmo💕
Masha Allah caawa aniga ugu horeya
Mirahay beeratay guratay Mac sonkor yaa xaasid😂 waa ubogay shekadaan❤
Jzkallhu khayran
Boraan hadimo ha qodin kudhici doontana ma ogide wlhy somalidu been ma mahmaahdo miskiintas ayey rabtay iney waasho yada lawaalay subxanallah wanaagsane waa ilahay
Ramadan ta qisooyinka dikriga alle ku saabsan noosoo badi
Instant karma wow
Wan jeclahay qisooyinka aad inoo soo tebiso mahadsanid fatima muna
Alla Maxaa ku dhacey naagtii. Jab iyo naasa beel bn maqli jiray
Fadumo muna shukran waa qiso cajiiba ah
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
God qayaano ha qodin hadaa qodana ha dheereen ku dhici doontaa lama ogo.
Asc faduma qurux alle dartii ayn kuu jeclahay lkn lahjadeyn waad baratey awheelow❤
Asc wwb, jazaakallah kheyr abaayo
Masha allaah rijaal ayu ahaa gabadha miskinta ah odeygeda tii godka qodeysay waa taa iyadi ku dhacday😂😂mac sokor
Mac sonkor ayay ku tahay. God kii ayadaa qodaray
Wcs walaashey mcn faatima muna aadbaan kuu salaamay inbadan
God qayaano ha qodin.
😂😂😂😂😂 Mac sonkor 😅😅😅😅😅😅
God sireed ha Qodin 😂😂😂😂😂
😂😂😂sirla,aan ahow Saab ayaa biyo kucelin subxaana Allah
😂😂😂😂 mac sonkor dheh
😂😂😂 balayo aye afkeda kudonatay😂😂😂
xasid nimadii ayaday ku labatay
Asc fatima 3qiso ugudaneyey Madawan mashqul awgi shaqo Ramadan ciyaal tarawiix awgi hadan qaxwe so qatay wada dawanaya waqti yara hellay
Goda qayaano ah qodina hadii aad qodona ha fheerenin ku dhici doonatidee ma ogida
Asc walal fadumo ❤❤❤
Asc 👍✅❤️
Asc wr wb abaayo Soomaalidu waxey ku maahmaahdaa God sireed ha qodin hadaad qodana ha dheereyn ku dhici doontaan lama oga.😂😂😂
Asc wll f.muna
😂😂😂😂way ku macdahay sheydamada
Kkkkkkkkkkkkkkkk I like that
Waba maahmahdiii boran hadimo ha qodin hadaad qodid ha dheereen ku dhici doontaa mooyeee mac sokor 😂😂😂😂😂😂😂😂
Isma oga aqalki bay aslaysaa😅
Asc kkkkkkkk
Asc
😅😅
Asagaaba lyacnaa saa bishdigii looma uumin
Jab ayaa kudhacay
😂😂😂😂😂😂