Tuugadii Bank ee ugu caqliga iyo kibirka badnaa mareykanka oo FBI-da wareeriyey balse? || Qiso bangi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

ความคิดเห็น • 176

  • @Maqdis23
    @Maqdis23 11 หลายเดือนก่อน +31

    Muuqalka waaba daawateene maad like iska sartan qaraabo 😮😮

    • @yusufali8313
      @yusufali8313 11 หลายเดือนก่อน +2

      qaraabo qaraanka is bixiya like 😅😊

  • @abumoalim
    @abumoalim 11 หลายเดือนก่อน +9

    Thanks brother, sida qurux badan oo aad noogusoo diyaariso barnaamijyada.

  • @marwannur3774
    @marwannur3774 11 หลายเดือนก่อน +7

    Wallahi legeno liketa wa iga heysata sas kusoco tugnimada lee kahela😍

  • @yasinfarah1144
    @yasinfarah1144 11 หลายเดือนก่อน +23

    أللهم اجعل القرآن ربيع قلبي ونور صدري وجلاء حزني ودهاب همي ❤

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 11 หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsanid sxb. Hawl galka 1997 dhacay ee Tuugnimadii maraykanka ugu waynayd ah isagana muuqaal sidaanoo kale ah nooga soo samee.
    Horay usoco lagend innaguna waan ku wadanaa oo madaxa ayaad noosaaran tahay🫡🫡🫡

    • @user-dt1bl4qr2s
      @user-dt1bl4qr2s 11 หลายเดือนก่อน +1

      .

    • @Mohamed.Fuaad.9593
      @Mohamed.Fuaad.9593 11 หลายเดือนก่อน

      @@user-dt1bl4qr2s Maxaad ula jeda .?

    • @mubomaydal9154
      @mubomaydal9154 10 หลายเดือนก่อน

      Hawl galkii 1997 dhacay oo soo gudbi sxb

  • @sahalsahal1288
    @sahalsahal1288 11 หลายเดือนก่อน +5

    Kaso same 1997

  • @HanadClsamad
    @HanadClsamad หลายเดือนก่อน +2

    Golden voice 🎉 kaalinta two❤

  • @Lucifer_B
    @Lucifer_B 11 หลายเดือนก่อน +7

    Qiso dhac waaaka dharagne > Qisooyin dulmi ama Qof xaq laga galaayo nosoo raadi oo almost 1Hr socnayn

    • @abdulahiabdulahi390
      @abdulahiabdulahi390 6 หลายเดือนก่อน +1

      Xaqdaro miyad radinaysa ado soomaliya 😂😂 yaab badanaa

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 11 หลายเดือนก่อน +7

    Good job 👏 ileys no so badi

  • @ismacilmaxamud9722
    @ismacilmaxamud9722 11 หลายเดือนก่อน +2

    From South Africa 🇿🇦

  • @CabdiRaxman-il7ti
    @CabdiRaxman-il7ti 11 หลายเดือนก่อน +2

    ASC WLLKY IFIS M,A HAULGALKA TUUGNIMO EE DACAY 1997 FADLAN MUUQAAL DAMEESTIRAN NOO GA SOO SAMEEY MHSND WLL QAALI THE GOLDEN VOICE MY BROTHER IFIS

  • @user-cg4fd9nv7j
    @user-cg4fd9nv7j 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sosame wll aad iyo aad ayad umahadsan tahay wll ilaahay Haku xifdiyo ❤❤❤

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 11 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran saxib soo badi qisooyinkii crim

  • @user-zd2yw1ud6g
    @user-zd2yw1ud6g 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo soo badi qisoyinkan dhaadheer ee saacadaha socconaya. Mahadsanid

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah, mahadsanid, my brother 👍🏼👍🏼

  • @cfataaharabin772
    @cfataaharabin772 11 หลายเดือนก่อน +3

    Zxp balantii 2 minutes baad dhaaftay horay usoco bro ❤

  • @Abdimahat16
    @Abdimahat16 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah thanks brother ❤

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 11 หลายเดือนก่อน +9

    Waar Odayga Like Ugu Cumaamada Oo Codsigiisa Aqbala Asxaabay🙏
    Respect Walal Ifiye

  • @saamclaahi8054
    @saamclaahi8054 11 หลายเดือนก่อน +1

    QISADU DHAC BANKE MATAHAY ISKA ILOW HURDO DHAN, WAA DHAMEYSANAYA QISADAN, MAHADSANID IFIYE ❤😊

  • @mohamedsheikhdahirabdullah6034
    @mohamedsheikhdahirabdullah6034 11 หลายเดือนก่อน +20

    golden voice kaalinta 3

    • @drmukhtaryusuf9606
      @drmukhtaryusuf9606 8 หลายเดือนก่อน

      Where is one and two

    • @Naxarisey
      @Naxarisey 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@drmukhtaryusuf9606ane ruweyda style 😂❤

    • @SamiirCumar-ch6qe
      @SamiirCumar-ch6qe 8 หลายเดือนก่อน

      Waar ninkani waa two oo waxa ka horeeya ogaal cusub

  • @fatumoali1973
    @fatumoali1973 5 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ka shifay tuugada
    Wax qalad ma jiro

  • @hanefa283
    @hanefa283 11 หลายเดือนก่อน

    Sax sax Tuug sidiisaba maliibaano ALLAH AYAA UJEEDO QOF ALLAH ISHIISA AY DAAWANEYSO MALIIBAANO

  • @muuseali9286
    @muuseali9286 11 หลายเดือนก่อน +3

    Next muuqaal nooga dhig hawl galkii tuugonimo ee ugu waynaa maraykanka ❤❤

  • @muuseali9286
    @muuseali9286 11 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekooyinka noocana aad baan uga helaa heer aan kusoo ceshceahado ❤❤❤

  • @falis.fiska1
    @falis.fiska1 11 หลายเดือนก่อน +2

    Allah is one ❤🎉❤🎉❤

  • @mukhtar274
    @mukhtar274 11 หลายเดือนก่อน +1

    Libaaxu laba ma aha #IFIYE se waxyeelosa , channelo badan ayaa khadka ka saartay oo mawduucyadan soo gudbin jirey.
    One day in two different scripts only #IFIYE can do that , zxp cimaamadaada lama haysan karo.

  • @MahamudBasas-ch7yb
    @MahamudBasas-ch7yb 11 หลายเดือนก่อน +2

    asc brother qisa tugoyinka nagadaa wayo si dadban aya cilmi ubarihasa bulshada

  • @mrofficial7907
    @mrofficial7907 7 หลายเดือนก่อน

    ZXP KEEP GOING

  • @hibaqali3456
    @hibaqali3456 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah wllkey aad ayan kuu dhageystaa wll

  • @kadermohammadibrahim9408
    @kadermohammadibrahim9408 11 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going bro

  • @user-gk4yz5lu4y
    @user-gk4yz5lu4y 11 หลายเดือนก่อน +1

    Noso samey zxb hormarkadana wetahay haka cajisin wll

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 11 หลายเดือนก่อน

    Waa ku jiraaaa asxaabta

  • @Lucifer_B
    @Lucifer_B 11 หลายเดือนก่อน +1

    Bro qisooyinka Halka saac nooso badi dhinaca carabta neh noooga soo raadi

  • @abakorahmed902
    @abakorahmed902 11 หลายเดือนก่อน

    Zxp qisoyinkn noso badi

  • @abdirahmansergio1857
    @abdirahmansergio1857 11 หลายเดือนก่อน +1

    Howl galkii ugu waynaa oo dhacay 1997 Kaaa Sugaynaaa Big man ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yousuphmahamed8116
    @yousuphmahamed8116 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wlahi waa qiso cajiib ah
    Xitaa waxaan sugi kari waayay intay shaqadayda dhamaanayso si aan u dhagaysto
    10 min ba jaanis markan helo ayaan dhagaysanayy hhhhhh
    Waad ku mahadsan tahay
    Wakhtina aaad galisay zxp ifiye
    Plzz marnaba hanaga daalin
    Qisooyinkeenana 1 saac ka dhigba ❤❤❤

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 11 หลายเดือนก่อน

    Yes

  • @AbdimajidAhmed-xg3of
    @AbdimajidAhmed-xg3of 11 หลายเดือนก่อน +1

    Guleyso zxp sare 😊

  • @mohamedalibootaan4286
    @mohamedalibootaan4286 11 หลายเดือนก่อน

    Legend

  • @user-gz4jd6xf4q
    @user-gz4jd6xf4q 8 หลายเดือนก่อน

    Asalmucaleykum mahadsenid noo soo gali qaybta kale.😂❤🎉

  • @user-df6oz6zx6e
    @user-df6oz6zx6e 11 หลายเดือนก่อน

    Manshallah ina ader Mahadsanid no sobaadi

  • @munamohamed2996
    @munamohamed2996 11 หลายเดือนก่อน

    saaxiib soo dhig

  • @user-ys3fe7pz2t
    @user-ys3fe7pz2t 9 หลายเดือนก่อน

    Ka soo sameey waan kaa sugeeynaayee

  • @MaxamedMaxamed-yy2bo
    @MaxamedMaxamed-yy2bo 11 หลายเดือนก่อน

    Good luky

  • @abdihakimismail986
    @abdihakimismail986 11 หลายเดือนก่อน

    Legend nosobathii qisoyinkaa mocan cml ehh

  • @mohamedhordage3085
    @mohamedhordage3085 11 หลายเดือนก่อน +1

    Next Howlgalki ugu weyna mareykanka Wan ka sugna Bro🤞🤦😉

  • @sahraadanali-ne8pb
    @sahraadanali-ne8pb 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤Thank you wll❤❤❤❤

  • @farahdhaqane5758
    @farahdhaqane5758 11 หลายเดือนก่อน

    Manshlh

  • @xasancabdulaahi-pv9sv
    @xasancabdulaahi-pv9sv 11 หลายเดือนก่อน

    Qisooyinka bangiyada soobadi

  • @pilotgirl607
    @pilotgirl607 11 หลายเดือนก่อน

    Ala manta dhan waa ku sugayay tanks walal keen ifiye

  • @oscartube8287
    @oscartube8287 11 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp adoo raaliya sheekeeyinkaaga waa cahiib wanan ku dhiirigalinaynaa lakiin soo koob zxp

  • @nimcodahirducale8040
    @nimcodahirducale8040 11 หลายเดือนก่อน +1

    ☺️nice

  • @user-fk5ff9hr9j
    @user-fk5ff9hr9j 9 หลายเดือนก่อน

    Nososameh wllka

  • @m.r7569
    @m.r7569 11 หลายเดือนก่อน

    Zxp soo samee kakalana thanks

  • @Yaab-anaa-arakay
    @Yaab-anaa-arakay 11 หลายเดือนก่อน

    Thank you wll❤

  • @mahdimahameddiriye9992
    @mahdimahameddiriye9992 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @apthiwazaC-cc7xz
    @apthiwazaC-cc7xz 2 หลายเดือนก่อน

    inoo soo samee lpH

  • @caafiiidle6979
    @caafiiidle6979 11 หลายเดือนก่อน

    Ka soo samee lbh

  • @maryansiid
    @maryansiid 10 หลายเดือนก่อน

    Waaku bariyaa kasosamay aboowe😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉

  • @0name530
    @0name530 11 หลายเดือนก่อน

    Haa soo qado muqalkan midka ku xiga

  • @profsulaimanahmed4246
    @profsulaimanahmed4246 11 หลายเดือนก่อน

    so daa saaxiib qisadaas

  • @elviji103
    @elviji103 11 หลายเดือนก่อน

    Please make the next video

  • @ahmedminneapolis6679
    @ahmedminneapolis6679 10 หลายเดือนก่อน

    Soo samee

  • @hanefa283
    @hanefa283 11 หลายเดือนก่อน

    War waa dad aqoon leh

  • @alljigjigaawitube201
    @alljigjigaawitube201 11 หลายเดือนก่อน

    Ka soo samee sxb

  • @mustafelamo
    @mustafelamo 11 หลายเดือนก่อน

    Zxb Muuqaalka kasoo Samee Howlgal kii ugu waynA

  • @CIjacadeOfficial
    @CIjacadeOfficial 9 หลายเดือนก่อน

    Youtubkeyga i booqda aszbey❤

  • @Ramzik102
    @Ramzik102 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks!

  • @HooyoFaadumo-bh5ec
    @HooyoFaadumo-bh5ec 11 หลายเดือนก่อน

    Sxb qiso danbi baris ah noso diyaari plz

  • @Usaame_cze_7
    @Usaame_cze_7 11 หลายเดือนก่อน

    Next dhac bank 1997

  • @maxamedabdisalaam2285
    @maxamedabdisalaam2285 8 หลายเดือนก่อน

    Zxpii qisoyinkagu wey ficahayii lkn hala mid samee so koob oo minda yareee

  • @jaamacxasan8894
    @jaamacxasan8894 3 หลายเดือนก่อน

    S00 ďedeji dhacay bangiga 1997

  • @Mubaarak-ps7yv
    @Mubaarak-ps7yv 11 หลายเดือนก่อน

    Sxb horey usoco wax qabad fiican ayaa haysaa runtii

  • @rahmaalifaarah1804
    @rahmaalifaarah1804 11 หลายเดือนก่อน

    Good job

  • @Adoontiialle950
    @Adoontiialle950 11 หลายเดือนก่อน +1

    1aad😂😂😂 keep going zxp😊

    • @monaaar5277
      @monaaar5277 11 หลายเดือนก่อน

      Anaaa kaa horeeyay lkn comment mn bixin 😂😂😂

    • @yusufali8313
      @yusufali8313 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@monaaar5277 aniga aa udanbeeyo😅

  • @user-vw6tp7ko9h
    @user-vw6tp7ko9h 11 หลายเดือนก่อน

    Ugas wax badan aya laga sugaya ee waxba hana hagran like iyo sher diyar waye

  • @isxaaqibrahimali6061
    @isxaaqibrahimali6061 11 หลายเดือนก่อน

    Sxbo muqal hal saac soconaayo maxawa, intaasba waqti uma heeyne

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 11 หลายเดือนก่อน

    Waa kaa hayaaa sxb
    Anoo daalan oo imtixaan shaqo kaso baxay ayaan sheekadan ku nasanayaa.....

  • @abdiisse6085
    @abdiisse6085 11 หลายเดือนก่อน

    Good job 👏

  • @AbdirihmanAbdirisaaq
    @AbdirihmanAbdirisaaq 2 หลายเดือนก่อน

    Inta dadwaynaha kanalkan kasoo raacdey😊😅😅😅

    • @DEEQYUUSUF-ob3ww
      @DEEQYUUSUF-ob3ww 2 หลายเดือนก่อน +1

      Dadweynaha wuu soo copy yeey qisada

  • @user-uu6uh4dv3r
    @user-uu6uh4dv3r 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waxkale

  • @maxamedcabdi9888
    @maxamedcabdi9888 11 หลายเดือนก่อน

    M.a pro codkaaga wangsan alaha kuudaayo

  • @xasancabdulaahi-pv9sv
    @xasancabdulaahi-pv9sv 11 หลายเดือนก่อน

    Soo badi walaal iley waan kusugaaye lawadaan bari

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilka 100 kun hada gaadhsiiya

  • @hanefa283
    @hanefa283 11 หลายเดือนก่อน

    Tuugadaan waa tuugo local ah imean si hoose ula socdo iyo in jineero waxaanbdhannog 😅

  • @mohammedabdihussein7687
    @mohammedabdihussein7687 11 หลายเดือนก่อน

    Sxp Kano same thanks

  • @mankaMj-mk2kg
    @mankaMj-mk2kg 11 หลายเดือนก่อน

    M.a🎉😊

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 11 หลายเดือนก่อน

    Noo soo diyaari sxb adoo mahadsan.

  • @nimconfg
    @nimconfg 11 หลายเดือนก่อน

    Asc wallaalkey ileys inosoduub dhaca.

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 11 หลายเดือนก่อน

    Wllkeyy

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 11 หลายเดือนก่อน

    Waku salamay walalkey

  • @RajacatuQabaltu-pw3kj
    @RajacatuQabaltu-pw3kj 11 หลายเดือนก่อน

    Inos same wll muqlada tuganimo oo badan.

  • @Ramzik102
    @Ramzik102 11 หลายเดือนก่อน

    Plz so same ifiyow wll 1:03:01

  • @cabdirahmanhassan3543
    @cabdirahmanhassan3543 11 หลายเดือนก่อน

    Zxb qali waa ku salaanay asc
    Soo daa waa warar aad u waaweene oo wax laga baran karo

  • @ApdikariinCismaan11-nv5hl
    @ApdikariinCismaan11-nv5hl 11 หลายเดือนก่อน

    Waa inaadso daysaa

  • @multidea3029
    @multidea3029 11 หลายเดือนก่อน

    kasoo samee sxb

  • @C-risaaq-Jureej
    @C-risaaq-Jureej 11 หลายเดือนก่อน

    Taliye Qisooyinka dhaca bank soo badi dhalinyarado dhan way jeceshahay siday doo kale inay bank dhacaan miyay rbaan

  • @hindi_afsomali
    @hindi_afsomali 11 หลายเดือนก่อน

    1:08 1:12 1:16

  • @SAIDGALER
    @SAIDGALER 10 หลายเดือนก่อน

    Qaladka Ugu wayn Waa in aay garoonka los ANGELES kasoo degeen sxb inta kale Waa qalaad Yar Yar

  • @user-mr6nb9om8i
    @user-mr6nb9om8i 6 หลายเดือนก่อน

    Sxb wakumahadsantahay sida quruxda badan oo aad noogu soogudbisid