Dagaalkii October | Carabta iyo Israa'iil | 1973kii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Dagaalkii October Carabta iyo Israa'iil 1973kii

ความคิดเห็น • 197

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 หลายเดือนก่อน +45

    Habtabintaada Qiimaha badan ayaan wx loo dhigaa jirin 🥰💯

  • @cabdixakiimmohammed4321
    @cabdixakiimmohammed4321 หลายเดือนก่อน +28

    Mash'alaah aweeys alaha ku xafido aad ayaan ujeclahay Documentary aad noosoo gudbiso waana kuwa aan waxbadan ka faa'iiday next dhacdadii😂1977 iyo sababtaan ujabnay waan kaa sugeenaa insh'alaah mahadsanid

    • @CabdiHooyo-du5vy
      @CabdiHooyo-du5vy 3 วันที่ผ่านมา

      😢😮🎉😅😊😂❤

  • @Fanah114
    @Fanah114 หลายเดือนก่อน +60

    نحن قوم أعزنا الله بالإسلام فمهما ابتغينا العزة في غيره أذلنا الله

    • @Magool-xp8vk
      @Magool-xp8vk หลายเดือนก่อน +6

      Islaamkay nooso raaciyeen dhaqankooda xun.

    • @abukarhajji
      @abukarhajji หลายเดือนก่อน +3

      Hadalkii sayidanaa Cumar RC

    • @abdinasirtajir951
      @abdinasirtajir951 26 วันที่ผ่านมา +1

      Ii😊i😊😊u😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊​@@Magool-xp8vk

    • @user-kb8fk3rl6w
      @user-kb8fk3rl6w 23 วันที่ผ่านมา

      ​@@Magool-xp8vk ma adaxaabda miyaa???

  • @liibaanahmed6139
    @liibaanahmed6139 หลายเดือนก่อน +22

    Itaal media channel wax tar uleh bulshada somaliyeed❤

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 หลายเดือนก่อน +14

    Ustaad Aweiz Warbixinadii Sirdoonka noosoceli muuqaalka xiga isaga hanoqdo insha Allah

  • @Sulaymaanashraf
    @Sulaymaanashraf หลายเดือนก่อน +9

    Aar hooy soomaliyeey. Ninkan. Hal milyan degdeg u gaadhsiiya. Waa. Aqoon yahan dhab ahe. Alle. Haku sharfo sxp awaysoow

  • @abdixafiidabdiwakiil9680
    @abdixafiidabdiwakiil9680 หลายเดือนก่อน +15

    Hadii diinta islaamka udagaalami lahaayeen way guuleysan lahaayeen

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 หลายเดือนก่อน +3

      Waad yaabaysaa haddaad sawiraantii la qaaday berigaa daawatid ciidanka masar meeshay qabsadaanba sawirka anwar saadaat ayay ka taagayeen

    • @ahmedseidhassan5147
      @ahmedseidhassan5147 หลายเดือนก่อน

      Diinta miyaa la iskaga dagaalama baa lagu yiri inaad dhulkaaga difaacadid oo yahuud ka difaacadidba diintay ka mid tahay cid inay diinta udagaalanto weli lama sheegin ee sababo un diinta ka mida oo loo dagaalama jira sida asxaabtii ugu dagaalamaysay inay diinta faafiyan dunida gaarsiiyaan marka saa ufahan saaxiib

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 หลายเดือนก่อน +2

      @@ahmedseidhassan5147 Dawladdu ma markay awood badantay ayay udagaalami kartaa si ay diinta ufaafiso mise hadday awood badantayba iyo hadday awood yartayba

    • @Khayr120
      @Khayr120 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmedseidhassan5147dhul udagaalam ama nafdaada udagaalam labakooraba hadaanad diinta kutoosnayn waad jabaysaa duligaasi wuu inahaysanayaa hadii aan diinta loosoolaaban waraa

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici 6 วันที่ผ่านมา

      ​@@mukhtaarciise2585diinta seef laguma faafiyo Alle ma ogola inad cid shacab ah oo meel iska dagan dagaal ku qaado deetana aad ku qasabto diinta qaata waayo qaadashada diintu waa aaminaad qofka laabtisa kaso go'oda ee maaha cabsi uuka qabo inu u qaato waana sababta uu Alle u yidhi "La yakraha fi diin" anbiyadaba marka la dirayay kaliya shaqadodu waxay ahayd inay fariinta gaadhsiyaan dadka balse cida qaadanaysa iyo cida kale ayna shaqo ku lahayn madama hanuunku xaga Alle yahay

  • @user-eo9bn4hk4o
    @user-eo9bn4hk4o หลายเดือนก่อน +2

    Alhamdulilaah alaahu akbar maantana 10 bilood ayaa Xamaas iyo mujaahidiinta laga adkaan la’yahay💪🇵🇸❤️

  • @AbdiaziizAwhassan
    @AbdiaziizAwhassan หลายเดือนก่อน +13

    Wll waa codsi documentary ka soo diyari tariiqda burburkii dalkeena somalia iyo sbb hii uu salka ku hayay inta ilamid ah oo rabto like ha saarto😢

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 หลายเดือนก่อน +5

      " Eex, xigtaysi iyo in madaxweynihii dhammaa ee loogu talo galay inuu ummada difaaco shacabka diyaarado ku duqeeyoo, diintana faro gashado intaas ayuun ayay Soomaaliya ku burburtay"

    • @AbshirMaxamad-d2w
      @AbshirMaxamad-d2w หลายเดือนก่อน

      Buuggaagta cabdulqaadir oromo akhriso kuuma dhino taariikhda soomaaliya

    • @AbdiaziizAwhassan
      @AbdiaziizAwhassan หลายเดือนก่อน

      @@AbshirMaxamad-d2w zxpow intee ka helaa

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  หลายเดือนก่อน +1

      Insha'allah, sxb waan kasoo diyaarineynaa, inkastoo tixraacu uu aad u dhib badan yahay

    • @abdallaxassan2809
      @abdallaxassan2809 4 วันที่ผ่านมา +1

      Burburki dalkeena haduu kahadlo qabyaalad ayey isku badalee waxaana laga yaabaa in bulshada somalida ineey soo aflagaadeeyaan marka waxaa fcn inusan kaso hadlin

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py หลายเดือนก่อน +9

    Inshaallaah gaza na waa laga saari doono😢😢

  • @AweysAxmed-b9f
    @AweysAxmed-b9f 13 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid walaal sida taariiqda aad noogu iftiimisay iyo tabintaada qiimaha leh

  • @salahmubaraksuni5590
    @salahmubaraksuni5590 หลายเดือนก่อน +2

    masha allah aaad iyo aad ayaa usoo koobtay masar dagaalkaas wey ku faaidey weena ku qasaartay , lkn masar waa Dowladii ugu horeeysay ee carbey ee aqoonsata dowlad ahaa ISRAEL. Anwar Sadaad ayaana sameeyey

  • @user-uf5gr3wn4r
    @user-uf5gr3wn4r 5 วันที่ผ่านมา

    Wax badan baa iiga baxay. Kheyr alle haku siiyo

  • @saddamhusseinqasaaye792
    @saddamhusseinqasaaye792 หลายเดือนก่อน +1

    The Six-Day War also known as the June War, 1967 Arab-Israeli War or Third Arab-Israeli War, was fought between Israel and a coalition of Arab states (primarily Egypt, Syria, and Jordan) from 5 to 10 June 1967.

  • @maxamuudismaaciil4234
    @maxamuudismaaciil4234 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid marka hore, marka xigta wax badan ayaan ka faa'iideystay taariikh ahaan ee daddlka sii wad adoo mahadsan

  • @NaajiAli-b2b
    @NaajiAli-b2b หลายเดือนก่อน +6

    Asc kanalkan ITaal media
    Ankor uqadno dhalinyaro
    Wayo afarta kanal e Logu jecel yahay kanaleda somalida ayuu kamid yahay

  • @somalilandpresstv
    @somalilandpresstv หลายเดือนก่อน +3

    Nin sificn wax usoo gudbiya ayad tahay, waban dhibsada marku dhamado barnamikagu hore uso bro

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n 29 วันที่ผ่านมา

    Shukran qaabka aad u soo tabisay wn u baahnaa dagaalkaas
    Taariikhdiisa oo kooban inaan wax ka ogaado

  • @AxmedSahlaaye-yi8cn
    @AxmedSahlaaye-yi8cn หลายเดือนก่อน +1

    Jamaal updi nasser wuxuu aha halyayga qudha ee islaamka halka lagu soo halal qaado ka dagaalama 😢
    Alle ha unaxariiste Masar imika waxa iskugu soo hadhay>
    wax islaamna sheeganaya hadana yuhuuda taagero u ah😢
    Bal maxay haday naf leeyihiin falastiin ugu hiilin waayeen
    Waa jaaro darbiba u dhexeye😢 Nacdali haku dhacdo wixii islaamka ku gabanaayaba Aamiin🤲dhaha
    Jamaal updi nasser ilaahay godka ha u nuuro Aamiin Aamiin🤲

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad หลายเดือนก่อน +2

    Jamaaaal wuxuuu nin adag wlllhi alllow unaxariiiiiso😢

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 หลายเดือนก่อน

      Adii wlley video ksta commentigisa ma tagan 6hy😂😂

    • @Kaligeed-Amiirad
      @Kaligeed-Amiirad หลายเดือนก่อน

      @@Ladik_01 like ma raadiyo faalo ayaan dhiibtaa afka somaliga neh anoo yar baan barty wllo

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 หลายเดือนก่อน +2

      @@Kaligeed-Amiirad wll wan daresanhy ina inadan like radin because wxba maba taro liketu lkn comment Yada sida u dhibata ka heela bdnka wa kuwo cajiib ah m.a😍

    • @Kaligeed-Amiirad
      @Kaligeed-Amiirad หลายเดือนก่อน +2

      @@Ladik_01 Haa msha allh so dhwow abowe waxn jcllhy mowduuca faaladisa inaan dhiibto

  • @moussedorale6190
    @moussedorale6190 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah horay usoco waliga

  • @nimcoabshir2267
    @nimcoabshir2267 หลายเดือนก่อน +16

    Carabta barigaa dabkaa la saaray ilaahay yuhuudda ha jabiyo .

    • @HindaMaxamuud-js7vx
      @HindaMaxamuud-js7vx 28 วันที่ผ่านมา

      Yurub oo dhan baa ku jirtay kumanaan diyaara dood baa ka qayb qaatay oo reer yurub ah wax fahan

  • @HassanAdan-u1k
    @HassanAdan-u1k หลายเดือนก่อน +2

    Thank you brother 🙏 for your prepared and fantastic documentaries 👏 👌

  • @DaudAbdiAli-pd7ir
    @DaudAbdiAli-pd7ir หลายเดือนก่อน +3

    M.allah aways adaad u mahadsantahay sxiib hore u soco walaal

  • @Mujaahid11
    @Mujaahid11 หลายเดือนก่อน +2

    ciil badana falastiin haday nasiib leedahay somalia daris la,ahaan lahayd

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 หลายเดือนก่อน +1

      Kkk Somalia inagaaba falastiiin ah hada

  • @Ahmet090
    @Ahmet090 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah Zxp si fiican ayaad usoo diyarisay barnaamijk, wanad ku mahadantahay 👏

  • @Xakim556
    @Xakim556 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah waxad tahy cood kar anoo qisadan in badan dhageystay hadana qabakad uga warameysay weey ii cajabisaay

  • @mohamedibrahimabdi-oe1ii
    @mohamedibrahimabdi-oe1ii หลายเดือนก่อน +3

    Aweys Haji nour waan ku salaamay sxp igu qaali waxaan rajeynaayaa inaad caafimaad qabto sxpow documentary ka soo sameey soomalia waxaan ra jeynayaa inaad ka soo sameyn doonto bilow min dhamaad insha allh ❤❤

    • @AbshirMaxamad-d2w
      @AbshirMaxamad-d2w หลายเดือนก่อน

      Somaliya wadan jiro ma ahan kkkk

    • @mohamedibrahimabdi-oe1ii
      @mohamedibrahimabdi-oe1ii หลายเดือนก่อน

      ​@@AbshirMaxamad-d2w adiga Somalnimada kuguma went wll

    • @CabdirisaaqCiise-w6c
      @CabdirisaaqCiise-w6c หลายเดือนก่อน

      Habartaana majirto😂😂😂​@@AbshirMaxamad-d2w

  • @bashirismail1775
    @bashirismail1775 หลายเดือนก่อน +2

    Aad ayaad u mahadsan tahay. Marar badan oon dhagaystay dagaalkan wa markan ugu faham wanaagsanaa

  • @Mohamed_Cade
    @Mohamed_Cade หลายเดือนก่อน +2

    Si faahfaahsan oo wanaagsan mahadsanid Ustaad

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq หลายเดือนก่อน +2

    Waa barnaamij xiisa leh yuhuud ilaa iyo hada ma nasan weli dagaal ayay ku jiraan waxii loo nacaladay ayay qabaan

  • @Eng_moy
    @Eng_moy หลายเดือนก่อน +3

    Dagaalkaas aabahay ba ka qayb qaatay ,gaalada yuhuda lagu jabiyay

    • @abdikhadarahmed
      @abdikhadarahmed หลายเดือนก่อน +1

      maybe waraa Mel fadhiso😂😂😂

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 หลายเดือนก่อน +2

      Abaha mxu aha askari masari ah marka😅

    • @nono123jk
      @nono123jk 4 วันที่ผ่านมา

      ​@@abdikhadarahmedwaku qabtey miy kk😂😂

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 หลายเดือนก่อน +2

    Waxbadan ayaan kafahmay marwalibana noo xariiri khayre allaha kusiiyo

  • @Abdinasir-show
    @Abdinasir-show หลายเดือนก่อน

    Suaalahan iiga jawaaba
    1-Dhulkii siinay masar hadda ma wada haysataa?
    2-Dhulkii golan hights isagana suuriya ma ka tirsane yahay hadda?
    3- sidoo kale Dhulkii urdun Laga haystay halkuu ka tiraan yahay hadda?

    • @Ahmet090
      @Ahmet090 หลายเดือนก่อน +1

      1. Sinay hadda masar ayaa wada haysata
      2. Golan heights waxa hadda gacanta ku haya israel
      3. Jordan Waxay dagaalka ka hor gacanta ku haysay daanta galbeed (West Bank), iyo Qayb ka mida bariga Qudus (East Jerusalem), labadiina siday xiligaa israaiil ula waregtay maamulkeeda ilaa hadda gacantay ku haysaa

  • @AbuukarCumar-wt1fj
    @AbuukarCumar-wt1fj หลายเดือนก่อน +2

    Aweis xaaji Nour Aweis aar on 💕

  • @Saaqman
    @Saaqman หลายเดือนก่อน +1

    Iraaq io liibiya Ka sugaa❤❤

  • @AliMohajim
    @AliMohajim หลายเดือนก่อน +3

    Waa sheeko aad uqiimo hadan
    Lkn carab iyadaa tafaha isku dhegan

  • @mgm__thedealer4957
    @mgm__thedealer4957 หลายเดือนก่อน +2

    Aaad Baad u Mahadsanthy Aweys R sheekada waxaan Ka Fahmey hadii ujeedkaga wax aheyn iyo Qorshii hore aad wax Ka Badasho si hubanti la'aan ah ama dagaal hor Leh sii gasho adiga oo dagaal Ku guuleystey in ay Tahay Mid Natiijo Guul daro ah Ku keenta , tusaale waxaa nagu Filan Dagaalkii Ethiopia aan la galney dhulkena iyo Midkeeda aan gabsaney ilaa ay Fugaatey Marka qasaarihii iyo Burbrukii dowladeena dulucda waa in aan Bartimaameedkaga wereerka aad Ku ekeyso inta kale aad daafac xirato 🙏🏻🤟

  • @baashiproduction5132
    @baashiproduction5132 หลายเดือนก่อน +2

    Legend Aweys Waan Kugu Xiranahay❤

  • @AbdikadirMaxamuud-ts5ju
    @AbdikadirMaxamuud-ts5ju 28 วันที่ผ่านมา

    Waa ducumentry wanagsan sxb,wax badan ayaanan ka fahmay,Maantana waan idinku soo biiray Incha Allaah

  • @AbdifatahYuusuf-dg8ru
    @AbdifatahYuusuf-dg8ru หลายเดือนก่อน +3

    Model ❤

  • @AbshirMohamedHassandabac
    @AbshirMohamedHassandabac หลายเดือนก่อน +4

    M.a wariye wax badan laga faaido

  • @KilweHero1988
    @KilweHero1988 หลายเดือนก่อน +1

    Yay kuu guushu u dambaysay dhulkii ma ma sidii ayuu uga maqnaa intii hartay?

  • @mohamedhassan-en5wr
    @mohamedhassan-en5wr หลายเดือนก่อน +3

    Liibiya documentary ka soo samee wll

  • @NasiralisouguehLcbe
    @NasiralisouguehLcbe หลายเดือนก่อน +2

    Macha Allah sxb wadmahasantay wahan ka rajayna inad nooso galaysi documentaiyal ka warama ya ganasiga loolanka

  • @hasanmnur5798
    @hasanmnur5798 หลายเดือนก่อน

    Ustaad marka hore waad mahadsantahay waxaan ka fahmay waxyaabo badan oo ay kamidyihiin aragtiyooyin sirdoon iyo xeelado dagaal

  • @abdullahmohamedali8328
    @abdullahmohamedali8328 หลายเดือนก่อน +2

    Mowduuc loo baahnaa ayaa soo bandhigtay mhdsnd

  • @NajiibMahamud-s9e
    @NajiibMahamud-s9e 22 วันที่ผ่านมา

    Wallaahi waaan jeclahay masaarida❤❤❤

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 หลายเดือนก่อน +2

    Dagaalka hadii jihaad laga dhigi laha wa ay gulaysan lahayeen carabtu walahi
    Lkn waxa lagu dhisay wadaniyad

    • @user-ee9mn3dd9l
      @user-ee9mn3dd9l หลายเดือนก่อน

      Haddii lagugu sooduulo oo aad is dufaacayso waxba jihaad kama yara

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 หลายเดือนก่อน

      @@user-ee9mn3dd9l haa wa run lkn sida dadka wacyigooga loo wacyi galinayey aya ahayd wadaninimo

  • @abdimajidabdulleadam9843
    @abdimajidabdulleadam9843 หลายเดือนก่อน +2

    Documantriyada aad diyaariso waa heer sare wll

  • @abdinasirisak6701
    @abdinasirisak6701 หลายเดือนก่อน +3

    Shukran ustaad

  • @awabdimoustaphaismailawabd7536
    @awabdimoustaphaismailawabd7536 หลายเดือนก่อน +1

    Mshll bro continue le documentaire t’a bien détaillé merci 🙏 keep going

  • @maxamedkhalif6131
    @maxamedkhalif6131 วันที่ผ่านมา

    Aad baad u mahadsantahay qaabka aad u soo gudbisay

  • @Apdi__kariin__SH
    @Apdi__kariin__SH หลายเดือนก่อน +8

    Ku saliya nabiga scw

  • @CabdirisaaqCiise-w6c
    @CabdirisaaqCiise-w6c หลายเดือนก่อน +3

    Zxp next somalia

  • @diintaislaamka7757
    @diintaislaamka7757 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah shukran wll qaali

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim หลายเดือนก่อน +2

    Anaa ugu horeeya saaxiib mahadsanid is

  • @cabdiducale5927
    @cabdiducale5927 หลายเดือนก่อน +2

    Carabta waagaas dad nool oo dhiig leh ayey ahaayen haba qasaaraane lkn hadda dadnimadii ayaa ka dhimatay gaba qaad unbay noqdeen

    • @naimadahir519
      @naimadahir519 หลายเดือนก่อน

      Carab waxba kama kaline adi aduunka maxa katahy somalia markaa hagaajisid dadkle wax ka sheek inta kahoreyso ha isku hadlin wllo😂

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@naimadahir519 Allah caqliga haku barakeyo abayo 😂 waa jawab saxan lkn kligiis waxba ma badali Karo qaladna kma laha wxa dhacaya kliya rayigiisa ayu ka hadlaay

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 หลายเดือนก่อน +1

    Bal indr waxaad nala wadaaga wakhti xaadirkan sida Israel jab aanay kasoo baaqan loogu gaadhsiin lahaaa

  • @yahyeMohamud-cb5vd
    @yahyeMohamud-cb5vd หลายเดือนก่อน +2

    Itaaal media wax badan baan ka gororsaday daacadii aweeysoo wll noosoo badi

  • @saidabdirahman5758
    @saidabdirahman5758 หลายเดือนก่อน +2

    Wasn kahelay tariikha nosobadi walibo waxan rabay inaad wax noogasheeg dagaaladii ee dhaxmaray xamas iyo israil

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer10 หลายเดือนก่อน +2

    Wariye sare❤

  • @mohamedaws927
    @mohamedaws927 หลายเดือนก่อน +1

    Xidhiidh bàa ka dhaxeeya heshiiskaa iyo kan muuse iyo abiib axmed ee maanta

  • @user-un4yj1xu6j
    @user-un4yj1xu6j หลายเดือนก่อน +2

    Shukran wariye sare

  • @Suldan-IMW
    @Suldan-IMW หลายเดือนก่อน +2

    Laakiin si xirfad sare leh ayaad u soo diyaari say.

  • @aminaderia4212
    @aminaderia4212 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you ❤❤

  • @Khumayni-bl6gu
    @Khumayni-bl6gu หลายเดือนก่อน +2

    Dubaabaduhu waa maxay

  • @RNN1234
    @RNN1234 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad Aweys Xaaji please Cabdulxamiid Caamir Qisadiisa Noo soo Diyaari.

  • @Ajuraner
    @Ajuraner หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad ka soo hadal xaqiiqooyin ku saabsan 5ta somalia

  • @yusufxasan6847
    @yusufxasan6847 หลายเดือนก่อน +2

    Arabta dhakaha laka karacay is rael wax qabto walawayay

  • @user-fd5fi7rh2l
    @user-fd5fi7rh2l 11 วันที่ผ่านมา

    Excellence keep on

  • @foosiyaxuseen2226
    @foosiyaxuseen2226 หลายเดือนก่อน +1

    Wan kugu xidhanahay hore usoco waxad ogatan madama wakhtiga la diley u isku tarikh ahayen xiligi dagalka lagu qadey Waxaba la odhen kara waxa u ahha aar goosi siyasaded o israel nafis ka dhigansey iyado si hose u qirsan guul daradeda dagalka dilkii anwar saadaat waxa u aha shirqol ay yahudu so maregtey daba dhilifna ka maqneyn

  • @khaliifcalin509
    @khaliifcalin509 หลายเดือนก่อน +1

    Maintain sidaay ahaayen ma ah carabta

  • @AnwarKhan-ln3qw
    @AnwarKhan-ln3qw หลายเดือนก่อน +1

    utd aweys mhdsanid fadlan noso badi decomentry yada

  • @bilaalchanel1443
    @bilaalchanel1443 หลายเดือนก่อน +1

    Anwar saadad waa dadaalay lkn waxay ahayd in uu difaaca ku dagaalamo, wuu ku degdegay qeybta labaad ee dagaalka xitaa in uu heshiis dhab ah la galo isreal qaladweyn bay ahayd.

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 21 วันที่ผ่านมา

      Waa waxa anaga nagu dhacay in dhulkaga dhaafto faaido kama keeneysid hada anagu hadaa ku ekaan lahayn nalama jabiyeen wax badso wax beel bey lee dahay

  • @user-ry6fb2ni9q
    @user-ry6fb2ni9q หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalibarigaamaysanjirinmiyaa😂😂😂😂❤

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q หลายเดือนก่อน

    carabtu waa geesiyaal lakiin aduun jacayl.baa.la fogaaday jamaaal cabdi naasir geesi masar u dhashay buu ahaa ardugaan baa hada udhigma jamal cabti naasir ilahay ha naxariisto

  • @user-le9lk5fw4y
    @user-le9lk5fw4y หลายเดือนก่อน +1

    Guulayso wll qaali ah❤❤❤❤

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid

  • @Funyshort_1
    @Funyshort_1 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallh zxb ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MascuudIsse-rw6td
    @MascuudIsse-rw6td หลายเดือนก่อน +1

    Noo soo badi wll🎉❤

  • @Mohkh647
    @Mohkh647 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you sxb oways

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah หลายเดือนก่อน +1

    Waaw

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz หลายเดือนก่อน

    Nin mudan gaarsiinta iskoorka you tube ugu badan guulayso wll

  • @ruumi1665
    @ruumi1665 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sxp

  • @mawliidahmed3883
    @mawliidahmed3883 หลายเดือนก่อน +1

    waxaan kusooceshaday 2jeer

  • @Asmaa-um8bv
    @Asmaa-um8bv หลายเดือนก่อน

    Walalow aad ayaad u mahadsantahy wax bdn ka faiiday inkasto aan mardhow chanel kaga bartay❤

  • @user-kb8fk3rl6w
    @user-kb8fk3rl6w 23 วันที่ผ่านมา

    Aad ayaan uga helay barnaamijyadaadii , Runtii aad bay u quruxbadanyihiin

  • @QORAALSHOW
    @QORAALSHOW หลายเดือนก่อน

    Awoodii sirdoonka masar sxp noga soo hadal❤

  • @abdifitahgeedi2618
    @abdifitahgeedi2618 หลายเดือนก่อน +1

    Next dagaalki Rwanda ee Hutu iyo Tutsi kaso hadal

  • @Jaabirkamaal
    @Jaabirkamaal หลายเดือนก่อน

    Ustaad burburkii cusmaaniyiinta ayaan doonenaa fadlan.

  • @maxamedjibriil5258
    @maxamedjibriil5258 หลายเดือนก่อน

    Waxan kafahmay kalaqaybsanaata carabta inay guul dadarakeentay

  • @XabiiboXasan-xb9fq
    @XabiiboXasan-xb9fq หลายเดือนก่อน +1

    Mhdsnd in badan wllhi wax badan kakororsay

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 หลายเดือนก่อน +3

    documentary ydan waan u xiisnay pro keep going

  • @user-kq5ch9qg5x
    @user-kq5ch9qg5x หลายเดือนก่อน +1

    masar hada waaa la gumaysta oo yahuud bay udaba dhaqaan😢

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 หลายเดือนก่อน

    Keep going bro hormar wacan ❤

  • @AbshirCali-u2h
    @AbshirCali-u2h 21 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @mohamedamiin1344
    @mohamedamiin1344 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ha buun buunin waalgu habiyya yuhuuda dagalkaas yuhuudu waxa caawinyay dhaman reer galbeedka nacdala ha kortee

  • @mohamedibrahimfarah4363
    @mohamedibrahimfarah4363 หลายเดือนก่อน +2

    allah ha u naxriisto madaxwayne maxmed anwar sadaat lkn awaysaw isreal waa ka guud ahaan sinay 1982

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 หลายเดือนก่อน +1

    👌