Sxb yaal ifiyey dad badn aya ku haysto Mashallah marka Ciidi rabin Wad iska bixi kartan Sababto ah hadu 5sacdod Xirir ah hadu sheeknayo waku haysta allah ku xfido❤Sxp ifiyey
Waar neo ifiyyyow dhaca nosoo badi wlhie hapeenka soo galiso waan ku raxaysta xata si aanan sheekoyinka kle ugu raaxaysan. 😂😂 qalpiga ayaan billioner ka noqda waxaaaba is mooda dadkaas ina kamid ahayy cml🙈😫
Markuu lacagta dhacay buu zhpadii ku booday kkkkk Waxa so xasuusty Aniga iyo zhpty ba mid Bari ku bodnay dahb io lacg 😂 Hacker somali ah baa raba in an nqdoh😀 ilays adiga Aya ka bilaabin😂
Ilaaahow xoolo dada baan kaa magan galnay hal doolarba allaha ka dhigee
War ifiyoo nagadaa arimaha tuugada
Xoolo muslim waala gartay lkin ka warn xoolo gaal 🤔
@@UsaameAhmed-rl2dg gaal xoolihiis jihaad baa kaga heli kartaa lkn iska qaado maahan xitaa
9m kadib reply kuu so galy ❤😂
kawaran hadaan adi kog dayo😢😂
Mahadsanid 🫡🫡🫡🫡 Lipaaaaax🦁
Run ahaantii waa qiso layaab, qosol leh 😂😮
Thanks my pro
Aboowe qisooyinkii crime ka ahaa nosoo daa 😍
Keep Going ❤
Zxp qisooyinka dhaca soo badi waa balan share ani iyo dad kaloo pdn oo jacel qisooyinka dhaca❤
Waxmaa dhici rabtaa
@@husencabdicasis6938 FPI dane wa rwaa sida ugu baxsado
@@husencabdicasis6938 dabaalow malaguu sheegayaa 😂😂😂😂
Keep going my brother❤❤❤❤❤❤
Guuleyso zxp ifiye
Huno garabkaga ayan nahay, I do really like your stories good work
Waan gaadhaynaa inshallah 100k 30 December.🎉🎉🎉
Inoosoo badi shaaciyow qisooyinka hackers ka aad ayaan u xiisaynaa dhammaantayada. Waliba somalidu aad ayey u yaageeraan hackers ka garan maayo sababta 😂😂
Wll qisooyinka noocana noosoo badi❤
Sxb yaal ifiyey dad badn aya ku haysto Mashallah marka Ciidi rabin Wad iska bixi kartan Sababto ah hadu 5sacdod Xirir ah hadu sheeknayo waku haysta allah ku xfido❤Sxp ifiyey
Kulanti wacan walalkey mahadsanid ⭐️ 🫡 👑
100k 🎉coming soon I.a ifiyow 😊❤
😂 Soo Badi sxp sheekeeyinka😊😅😮😢🎉😂
اخي قلبي شكراك قلبي خبك ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Anonymous mawduuc nooga soodiyaari wll ifiye#ilays❤🎉
Noocan waa 💯
Ifiye xaa qaldan 😮😢
Niyow tan soo badi
Waa barmaamish fiican
IFIYE SXB SARE SOO DHOWOW HORAY U SOCO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Favorite youtuber 🫶🏻🌷🖤
7k kaliyaa 100k subscribers 2024 ka hor aaan gaarsiino wllkena❤❤
ASC SALAAN SARE IFIYAW❤
Muuqaalada hackerska ah noo Soo Badi bro
Ifiyow shekoyinka nowcn noguma baxdo kuwa carabta iyo magaloyinka carabta kuwas nosodhig❤😢
kuwan raga aya dhagaysta meelaha ka doono kuwaad rabto wll
Waan maqlay qisadaan Ifiye waxan ku rajeynaa guul before this new year
Big change people live in Somalia
Ifiyow soo badi muqaalada nocaan ah
ileys channelka qisoyinka keep going shp 100k congrulation❤
Wa dhawatay m. A sanadka cusub kahor buxine i. A
IFIYE SXB COD AAD U WANAGSAN AYAD LEE DAHAY MNSHAA ALLAHA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mawduuc yada hackers ka soo badi wll❤❤
Sxpow run marbta walah Marka ifiye show ahayd Baan kudawn jiry lkn had sidan makahelin lkn Hore usoco bigfan😊
The first coment❤😂
Good voice 🎉
Ka xishow dumashiga quruxey😂
This story is my favorite story.. ifiye legend
Waar soo yaaca ifiye muuqal cusub buu soo galiyay 😭😂
Wn soo yaacnay 😂
Anoo ordaya bn imid i qabta 😂😭
3 sano kahor aniga ayay lacag iga dhacen si farsamaysan, waxay jabsaden sadex email an laha iyo face book akonkaygaba. lkin waxa i surtowday inan kalaso noqdo lacagti. Alxamdulillah.
Mahadsanid ilays
Congratulations 100k insha allah 1M
Sxp waxaan jeclahay sheekooyinkaan aad Baan uxiiseenayaa sababta oo ah waxaan jeclahay in aan noqdo hacker weyn
17 jirka somaliga ah caga maydho oo sariirta fuul ayaa ladhaha labadab ajanibna hanti adag ayay xalinoyan ilahayow cilmi Nabar😊
Ilmo owmactow aa ka deeyriyi marki ladhahaayo waa saas wlhi howsha ee qabteyn iyo mesha ee ku dhameyeen waa iga qoslisyen wlhi
barnaajimyada hackers noo soo badi zhp
Anigaa wa jabsanaa😂😂
TEAM ILAYS MARWALBA GUULAYSTA MEEL BAA RABAA INAA GAADHO INSHALLAH IDINKUNA GUULAYSTA❤️🙏🫡
Keep going lph🫡❤️
@@kaynaanxasan❤❤🙏
thank you pro 👍👍
Sxp soo badi mowducyada hacking
Allh is one❤😢☝️
Legend cawo dhan banku sugaye imika walahi wan sexanaya waa ino beri liketa wan sarey hore usoco
Sxb nooso sheeg marka inshaallah
Muqalada soo kookob bro
Best qiso
Saxib dhawr mobile iyo ciwaano kaga saaray hda xta 3 Gmail usameyay kagana saray dartaa I.n waa garee wlkie wa u qalantaa❤
Thank u sxb
Waar neo ifiyyyow dhaca nosoo badi wlhie hapeenka soo galiso waan ku raxaysta xata si aanan sheekoyinka kle ugu raaxaysan. 😂😂 qalpiga ayaan billioner ka noqda waxaaaba is mooda dadkaas ina kamid ahayy cml🙈😫
Tuug myaa rabtaa in aad noqatid
Cyber security
Anaa tijaabiyay shaqadan qofkii ubaahn wadiyaar
Wx ma hacker garayn kartaa 😂
Waa arin layaab leh rumtii
Zxp anonymous barnaamij nooga soo diyaari
Wll waku tabny hawenkasta ciyankaga search udira ina video sodhigte inkaleh cos wankusexda 😢plz come back
Manta dhan ayaba ku Sugayey wlh ❤
Fantastic 🙏
Sxb waa ku salamey ilays xaq ayaa u ledahay waxa kugu cawin karo inan kugu cawino bro horey u soco sxb
Sxb Mahadsanid waqtiga aad gelisay Muuqaaladan. Sxb waxan ka codsaneynaa inaa muuqalada noo gaabiso waqtigan dhirirka badan wa nagu adag tahay
Garsoore hbartaa 😂😂😂
Zxp zee wx yeeshay 😂😂
100kun coming soon🎉❤😊
Sxb noso badi shekoyinkan
Aad iyo aad
Markuu lacagta dhacay buu zhpadii ku booday kkkkk
Waxa so xasuusty Aniga iyo zhpty ba mid Bari ku bodnay dahb io lacg 😂
Hacker somali ah baa raba in an nqdoh😀 ilays adiga Aya ka bilaabin😂
First comment 🎉
Ilays maxa kugu dhacy oo video badan ka bixisy account 😢
Sxp soobadi shekoyinkaan
Baxara i galisay wlh sxb inaalilh ogusers wan sameste mobilke hda waba u baqoya 😊
Asc ifiye kumee qisooyinkii sidankolba TH-cam ka u egayay ayaan dalay waxaan rajaynayaa inaad cafimad qabto
52:27 52:29 😭😂
Waawareeey 😂😂 1 saac maa saan ku dhameyey
From sowda qalib 😊
Ifiyoow ka waran hadaan ku sameeyo sidan oo kale somaali sow ka taajiri maayo zhp hhhhh
Ifiye waa la soo daahdeyy aniga caawa dhan page kga dul wareyaeyy
Halaha ugu danbeeyo qosol miiran waye wallhi 😭😂😂😂
Firdhiye intaanu naqaanay waa dhaafte sheekaduye talabaad isku day tii beeralayda
Wllken ifiye halaga war doonoy
Mxa kgu dhaceyy abowe kumee malmahn kuma Hayee 😢
Sxb kooxda anonymous muuqaal nooga soo samee
Ifiye kumeey away qisooyinkiii mudo maqanthay walhi
WAAN JECELAHAY HACKERSKA VEDIOWGAN WAA KEYGII WAAN DHAMEYSANAAA
NOOSOO BADI WLLOH VEDIO YADAN OO KALE DHALIN YAR BADAN AYAA JECEL MUUQALADA NOOCANA
Lkn side ku helayaa numberka Shaqaalaha ????
Ayaantaan Lagama Haayo Libaax Are you ok
Mahsanid intii iga dhineed aa i sheegty
Hacker ka so baadii sxp ❤🎉🎉
Mashallah
Qisooyinka Noocanoo kale ah noosoo badi please 🙏
War zxp wllahi caawa aaan yby is dhahay ninkii waa noo gambiyay
Lkiin imiki soo dhacay caawa waan kuu rappy mlaha 😂
Wakuuwan sheekoyin kayga
Asc wllka
wr zxpow ifiye sow maxaa ku dhacey waan uxiisey sheekoyinkaagii wlhi 🙏
Nosobadi qisoyinkan oo kale
😂😂😂Diyaara ahay
Waa bila codee yaa wax maq laba masuul 🤔🤔