gabdhoow creamki bodygi ahaa aad iga sugeeysen waa kanaa😍😍😍

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 199

  • @Ifa-Aden34
    @Ifa-Aden34 ปีที่แล้ว +19

    Jidhka chemical ka Ka deyso qli
    papaya cream
    Vitamin E oil
    Gersalin An his oil
    American dream
    Almond oil
    caraq suus
    Vaseline cream kiisa Buniga io Pinkiga
    io saliid saytun yar
    io vitaminada jidhka
    io F&W cream
    intaa isku darso lkn dhiiqooyinka jidhka ka deyso xaamilana wad tahy madoyin aan ku wngsanyn ku jira xbbti
    wa rayi un choice ka ada Leh ❤️
    Imika Tusale درموفيت creamka Wxa Logu talo galey mesha Madowga ku dhago 2 week kabadana wa mamnuc Ha Daa'imanin wa marka Dr skin ama saydaliya weydiisid
    Weelka cunada ha isaga qooshin Sida Bananba Weel u gara same waayo wa chemical wuxu

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 ปีที่แล้ว +1

      masha allaah anigaba kafa iday intaas ayaan isku darsan inshaa allaah mahadsanid

    • @hanefa283
      @hanefa283 ปีที่แล้ว

      Sc walaaleey macaaney carqu suus bal isoo sheeq carabiner ahaan waa carqu suus lkn English ahaa isoo qor hadda aan doontee

    • @Ifa-Aden34
      @Ifa-Aden34 ปีที่แล้ว

      @@hanefa283 qali Caraq suus Ama Llicorice hda hargeisa joogto Jiridiisa io serum isago ahba wad helaysa Xbbti

    • @عبدالواحدمحمدأحمد-ل2ر
      @عبدالواحدمحمدأحمد-ل2ر ปีที่แล้ว

      ​@@fadumonuur7264 ma isku darsatau

  • @mustaxiilyare10
    @mustaxiilyare10 ปีที่แล้ว

    Caga nafaqada madaxa ku shubo mcn ku ah

  • @Naj24
    @Naj24 ปีที่แล้ว +8

    Ani papaya io garsaliin isku darsadaa iga bdn intaas😂😂enough

  • @marwodumar
    @marwodumar ปีที่แล้ว +5

    Assalamu caleykum walaalah Somaliyad wa 8na barya ee subscrber iku caawiya jzk kheyr❤

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 ปีที่แล้ว

    SUN AA QASATAY WALAALEEY EE ISKA DHAAF AFKANA HA KU FURUN BISINKA QURUX WAA U DHALASHO MIDAM MAAHA NAFTIINA U NAXA

  • @aabdi9469
    @aabdi9469 ปีที่แล้ว +3

    Asc walaashay fadlan, dadka tus cream kasta magaca ku qoran oo si fiican loo arki Karo si aysan qalad oo samaynin marka ay creamyada isku qasayaan.
    MAHADSANID

  • @faisadahir4686
    @faisadahir4686 ปีที่แล้ว

    Magacood hee

  • @hafsakhalif5629
    @hafsakhalif5629 ปีที่แล้ว +2

    O adoo uurle see umarsanaysaa waxaan? 😢😢
    Qof uurle ama Nuujinaaya waxaan ma marsado ee ilmaha cudur hakuridina

  • @Sheekoxarir56
    @Sheekoxarir56 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah abayo quruxdi oo qof ah,caqligi oo qof ah iyo daacad nimadhi oo dee mashallah horey usoco ❤️

  • @umumucad5325
    @umumucad5325 ปีที่แล้ว +8

    Mashalah mahadsanid qli timahana kasoo hadal wax ufiican

  • @RahmaHassanHussein-f3r
    @RahmaHassanHussein-f3r ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid hppti sidaa codsigeena noogu fulisay shugran🥰❤❤❤

  • @drsanabyassein6009
    @drsanabyassein6009 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid qof wanaagsan oo daacad ah baad tahay
    Alle yaa cisak ukhtii

  • @umuzakariyaofficially5386
    @umuzakariyaofficially5386 ปีที่แล้ว +1

    Waxad iskuqasday please midmid nokusoshag please

  • @umihamza7584
    @umihamza7584 ปีที่แล้ว +1

    Abyo bakad a caremka soom so dheh an argno xabiibti waxa isku qastay

  • @ismahanhaji2892
    @ismahanhaji2892 ปีที่แล้ว +2

    Cream yada aad isku dartay magacyadooda noso sheeg abyo❤

  • @ya3746
    @ya3746 ปีที่แล้ว

    Qofkan maqaarka wexey ka taqaan
    Walaahi gabdhow
    idinka isku keenay
    Wixii idin gaaro
    Qof aqoon u laheen
    Kiimikada leysku
    Darey nolashda ku gafee hadhow qiyamo galee

  • @shukri8964
    @shukri8964 ปีที่แล้ว +2

    Asxaabta samiira walalaheey iso booqda shurada waxyar iga dhiman waa iga codsi❤❤❤somaali weyn❤❤

  • @muslimonaleye842
    @muslimonaleye842 ปีที่แล้ว +1

    Wakugu racsanhey qofka wa inu sameysto wx yar u hubo waxn leysku qasqasayo laso gadanayo maficna wxksta lagu daraa

  • @AyaanSimanluul-cp3dv
    @AyaanSimanluul-cp3dv ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abaayo samiiro ilahy dartiisa ayaan kuu jeclahy walhi ❤❤❤

  • @maxamdmaxamed9980
    @maxamdmaxamed9980 ปีที่แล้ว +2

    Culusow masha allh nag aya kugu dhacday alhmdulilh dheh ❤

  • @haboooon55
    @haboooon55 ปีที่แล้ว +5

    Abyo inta bisha dhamaanin inoo soo duub fake iyi orginal ka creamka faceka insha allaah si aan usoo iibsado mhdsanid hbty ❤

    • @nafisoabdullahi5526
      @nafisoabdullahi5526 ปีที่แล้ว +1

      wajigaga dry haduu yahay hamar san anee i haleysy xbt

    • @haboooon55
      @haboooon55 ปีที่แล้ว

      May abyo oil ahy weliba nabro ah🥺

    • @dagancali754
      @dagancali754 ปีที่แล้ว

      Abayo nabro iyo xasasiyad anay mar igu dhacen bomato yar oo 2 dolar la gado ba iga bi isay wlhi hadan sawirkeda kuso diri laha ee xage kuguso dirá

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว +2

    mhdsanid samiiraay🥰qof daacada baa tahay waan is nuurina insha allh

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 ปีที่แล้ว +7

    MashaAllaah team samiira iso booqda pls ❤❤❤

    • @shukri8964
      @shukri8964 ปีที่แล้ว

      Waa ku so saaray adna iso booqo abyo

    • @Rayaan277
      @Rayaan277 ปีที่แล้ว

      @@shukri8964 shukran xbbty ana wan kuso saaray

  • @shamsomohamed7587
    @shamsomohamed7587 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah baayo horey u soco allah ha ku dhafo in sha allah

  • @hayataden6499
    @hayataden6499 ปีที่แล้ว +1

    Wad mahadsan thy wall siida noguu faiideyssey wana kuu aminsaanahey wall ee sawiiraantaa iyo macagyaadooda nososheg hadey maqul thy❤❤ sister

  • @shukri8964
    @shukri8964 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabta samiira walalaheey iso booqda shurada waxyar iga dhiman waa iga codsi❤❤❤somaali weyn❤❤

  • @xafsamoalimabdiahmed842
    @xafsamoalimabdiahmed842 ปีที่แล้ว

    😘😘🤔🤗🤔🤗🤔🤗🤔🤔🤔😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😗😗😗😗😗😗😂😚😍😂😍😂😍😂😚😂😍😍😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😊😚😊😊😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗

  • @idil_onlion
    @idil_onlion ปีที่แล้ว +1

    Fake iyo orginal noo soo gali abaayo qurux

  • @idil_onlion
    @idil_onlion ปีที่แล้ว +3

    Mash alaaaah❤❤❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 ปีที่แล้ว

    Wax kasta ilkaha hakufurin walee maalin dhow xanuun wàdareemeysaa mi di kufur 😢

  • @yousufabdullahiolol1690
    @yousufabdullahiolol1690 ปีที่แล้ว

    Asc xbbti boomaadatooyinka nokala sheeg

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys8484 ปีที่แล้ว

    Samiiroy halahan aad qasty wlhi 2sano kabadan marsanaa ani😂😂😂bil anoo wax marsan iska jooga bisha kle halkoo maalin ku dhex tuuraa

  • @asmacumarcraxmaan2313
    @asmacumarcraxmaan2313 ปีที่แล้ว

    M.a abyo garemka midka orjinlka io kn kle noso gale soda lagu fahmayo xppt

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 ปีที่แล้ว +1

    Masallh❤❤❤

  • @gacaleyhaji7729
    @gacaleyhaji7729 ปีที่แล้ว

    Maxaad isku maleysey in aad wax fiican nosheegtey alle u noqo wllo

  • @SudhaMohamed
    @SudhaMohamed ปีที่แล้ว

    Abayo pl zz mxaa lugucatadha isheg abayo

  • @aminoxassannuur8127
    @aminoxassannuur8127 ปีที่แล้ว

    M.a abyo anaaa isticmaaly jir quruxbadan🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Weheliye200
    @Weheliye200 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mahadsanid mcnto sidaa noogu faaideysay❤❤❤

  • @quenhanaa7002
    @quenhanaa7002 ปีที่แล้ว

    Boomatoyinka magacooda noo sheeg azxpy

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv ปีที่แล้ว

    Samiroy xpt waji gudud noqda suqa mrk aado super white io petal isku dara ma badala plz iso jwb wajigygu wa normal

  • @farxiyaibraahim7959
    @farxiyaibraahim7959 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid qali ❤❤❤❤

  • @IsseSabirin
    @IsseSabirin ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo zamiro waxa izku dartayy mgcydoda no zheeg

  • @arwaaxaaran7517
    @arwaaxaaran7517 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo rabi hakuxifdiyo macanto aniga keemako maisticmaalo waxan keemiko aheen banraba ee iisoshag

  • @Hibaaqgarad
    @Hibaaqgarad ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

    • @ilhaan2863
      @ilhaan2863 ปีที่แล้ว

      Masha alaah abayo

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 ปีที่แล้ว +2

    Thanks 🙏

  • @yousufabdullahiolol1690
    @yousufabdullahiolol1690 ปีที่แล้ว

    Asc xbbti boomaadatooyinka nokala sheeg

  • @Lakimohamed197
    @Lakimohamed197 ปีที่แล้ว

    Orginal mxaa ku grnaa papaya

  • @SabrindiniYahye
    @SabrindiniYahye ปีที่แล้ว

    Abyo samiira wlhi qof qalbi wanagsan thy ani wax kasta aad sodhigto waan aminsanhy ee abyo jexjexa wax u fcn isheek plz abyoh😢😢

  • @umulkheyr1292
    @umulkheyr1292 ปีที่แล้ว

    Abyo dawada ano qastay bay dildilaac igalisay ee maxan ku biyaa dil dilaaca

  • @najlanalka1428
    @najlanalka1428 ปีที่แล้ว

    Chemical jirka jooji qaliin gali karta wad rafade iskada plz inta kale isku daradrso

  • @Amshayy1234
    @Amshayy1234 ปีที่แล้ว

    Abayo so uurmalihid so ilmaha dhib uma keeneso

  • @ilhaanyariisey6168
    @ilhaanyariisey6168 ปีที่แล้ว +4

    Abyo bomatoyinka magacyadoda no sheg teda kle E oilta maku wada dartay thnks jwb ka suga mcny❤

  • @nastehaahmed1579
    @nastehaahmed1579 ปีที่แล้ว

    Abayo aada u mahadsanatahay mcnto

  • @xafsamoalimabdiahmed842
    @xafsamoalimabdiahmed842 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shushu2370
    @shushu2370 ปีที่แล้ว

    Wajiga sosamee samiiro abyo plz❤

  • @maryamabduqadir3914
    @maryamabduqadir3914 ปีที่แล้ว +1

    Abayo intad uurka ledahay iskada ilamaha wax garsiin karta markad dhasho lee sameyso khatartoda madan iska taxadar 🙏🙏❤

    • @shukrisharaf
      @shukrisharaf ปีที่แล้ว

      Waliba boomaatada waa halis waa daawo loogu talagalay cudurada qaar oo skin ka ku dhaco

  • @fadumoabdalle3994
    @fadumoabdalle3994 ปีที่แล้ว +2

    Smra abyyo bamaatooyinka magacyadood no shg

    • @anhaar1412
      @anhaar1412 ปีที่แล้ว

      1Doorno 2clear action 3gylsolid 4vtmn E oil iyo cream papaya

    • @anhaar1412
      @anhaar1412 ปีที่แล้ว

      Intaas waye xbbti😊

    • @Savocheyyy
      @Savocheyyy ปีที่แล้ว

      Dornovit 2xabo Fast action 1xabo creamsalid 1xabo Papaya cream iyo E oil intas waye

  • @nadraacdychannel9965
    @nadraacdychannel9965 ปีที่แล้ว

    Abaayoy aniga 1 is buuc ama 4maalin hadaa marsan madow kalarkeygii horeh xitaa waa badalmaa waaba is macay niyad jab igu dhacay wlhi

  • @nahidamohamed9844
    @nahidamohamed9844 ปีที่แล้ว

    Abaayo bac mnku xidha mise sidisi loo marsana

  • @shamsiinaali8908
    @shamsiinaali8908 ปีที่แล้ว

    Intaaso kareemooyin inad isku darto aqoontoda ma soo baratay baa ka horeysa marka hore mise in la isku dari karo adigu aqoon ma u leedahay hadiise la isku daro maxaad dhibaaod kala kulmi kartaa taa waa inad is wey diisid intaadan dadka la wadaagin
    Waayo wax markii la isku darayo aqoon maadi bay u baahantahay hadii kale jar baad iska tuureysaa

  • @hawomohamed6596
    @hawomohamed6596 ปีที่แล้ว +11

    Xabad doorno , RDL babaya cream, E oil , Glycerine iyo N cream intaas isku darsadaa original bn isku qabaa gcmha lugahayga ismaba badalayaan 😂 sirtaas ileen waa la isla yaqaan

    • @humblegirl5314
      @humblegirl5314 ปีที่แล้ว

      Wlhi same nahy

    • @haboooon55
      @haboooon55 ปีที่แล้ว +1

      Abyo dorna mid turkey miyaa mise mid kale isheeg N cream maxaa waaye inta kale waa fahmay

    • @raabicaayatulah5186
      @raabicaayatulah5186 ปีที่แล้ว

      abyo plz nooga faideey doornada waa nucma iyo n cream plz

    • @firdowsahassan4350
      @firdowsahassan4350 ปีที่แล้ว

      ​@@haboooon55dornada tan lugaha ku sawiran

    • @layanmohamed2199
      @layanmohamed2199 ปีที่แล้ว

      No so faah fahi 😂

  • @aishasaed5032
    @aishasaed5032 ปีที่แล้ว

    Abayo ado sogadin dukaanka mar wax kaso gadeneysid soo sawir video kaso duubo lacag haiska galin

  • @ommazhar2829
    @ommazhar2829 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo NO.kaaga ubaahanhy inan wax ka warezto rabay

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 ปีที่แล้ว

    Abyo faraha melaha madmadow doorno birimo iska saaar wee ka ba ee

  • @bilanyusuf6759
    @bilanyusuf6759 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك ❤❤❤❤❤

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah xabibtii shukren qaali Insha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹♥️🤲👍👪👪👪👪👪🇫🇮🇸🇴🙏💞

  • @sowdocabdullaahi
    @sowdocabdullaahi ปีที่แล้ว

    Badnioyinga Magacood plz

  • @siman927
    @siman927 ปีที่แล้ว +1

    Tnx Xppti ❤

  • @sacdiyoadansacdiyoadan4690
    @sacdiyoadansacdiyoadan4690 ปีที่แล้ว

    Bomatada mano shegin bee sawiro cadey

  • @naimamohammed3432
    @naimamohammed3432 ปีที่แล้ว

    Abayo mhdsnid wax bdana ka faide ad io umhdsnthy simay waxa kugu m.aqan wlhi love you ❤🍁

  • @YasmiinAddaan-cn6fw
    @YasmiinAddaan-cn6fw ปีที่แล้ว

    Abayo mcn faraha mad madoowga iyo qoobabka kasoo hadal iyo xididada lugaha❤❤

  • @mushtaaq2088
    @mushtaaq2088 ปีที่แล้ว

    Babayka waa fcn thy birimada

  • @idil_onlion
    @idil_onlion ปีที่แล้ว

    Jecliya samiira cadeey war gabadha 200 gaarsiiya

  • @amaanabdirizak7219
    @amaanabdirizak7219 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤qali please bomaatooyinka magacooda noosoo sheeg aad isticmaalyso

  • @IglanCabdulaahi-ne4fx
    @IglanCabdulaahi-ne4fx ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo

  • @dagandawo8635
    @dagandawo8635 ปีที่แล้ว

    Sfcn notus mgcyaha

  • @Sundus724
    @Sundus724 ปีที่แล้ว

    Alabta dawda samiro creamka xoog iskoga dhaq am qaar gara uu sameyso

  • @idil_onlion
    @idil_onlion ปีที่แล้ว

    Saliida vitamin e mida fake ah mid orginal jirto no soo sheeg mcnto

  • @hodannutritionistgirl8226
    @hodannutritionistgirl8226 ปีที่แล้ว

    Wllo macany halkeen kala soo xidhiidh karaaa tala ayaan kaa rabaaye

  • @soosabd7986
    @soosabd7986 ปีที่แล้ว

    Walı waan raadınaa gabar runta ka sheegto waxay qasato walal yaalo maad ıska dhaafta waxan aad ka qarınaysın

  • @iqracadey1481
    @iqracadey1481 ปีที่แล้ว

    Simaneey thnks qalbi dahabeey saa codsigeena u oofisay❤❤

  • @hamdimohamed5799
    @hamdimohamed5799 ปีที่แล้ว

    Samiiro abyo ayagoo qoraal ah so dhig

  • @HamdaLuula
    @HamdaLuula ปีที่แล้ว +2

    Ma xuma sidad u sameysatay caremka abayo lkn ani waxan ku dhihi lahaaa jirkaaga gudaha ah ha iska marinin gacmaha iyo lugaha iska marso lkn jirkaga kle haska marinin abaayo waxa jiro caremo ama saliido loogu tala galay jirka oo wax kiimika lahayn kuwaas u isticmaal jirka abayo kaliya talo ayey iga tahay xuman ha ii fahmin

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว +1

      waa Talo fcn lkn team wehsi hada nahay laba cream miyaan kala marsa karna

  • @SomaliChanel
    @SomaliChanel ปีที่แล้ว

    Muuqalka kan xiga ksa dhig abyo fake iyo orginal

  • @xamdiaadam2596
    @xamdiaadam2596 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid wlshy samira 🙏🏼🙏🏼

  • @hanasaliHanasan
    @hanasaliHanasan ปีที่แล้ว

    Walaley magacoda natusi cream mada waxan aqaan mahaan plz

  • @aragsanhazan9464
    @aragsanhazan9464 ปีที่แล้ว

    Wan ku jecelahay hppti ❤❤❤mahadsanid

  • @shamsomuuse9777
    @shamsomuuse9777 ปีที่แล้ว

    Abayo anicamala

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 ปีที่แล้ว

    ha so gadin ee tukaanka tag so swir kana so tag

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 ปีที่แล้ว

    Mcaanto petnooooyinka looma jeedo

  • @miskiabdikadir932
    @miskiabdikadir932 ปีที่แล้ว

    Abayo xage dagantahay

  • @idil_onlion
    @idil_onlion ปีที่แล้ว

    Ilaheey ha ku xafido is ilaali abaayo plz love you❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdiahmed6438
    @hamdiahmed6438 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @sambaby1733
    @sambaby1733 ปีที่แล้ว

    abyo faraha modaga maxa iskagaa biisay

  • @caliabuukar3389
    @caliabuukar3389 ปีที่แล้ว

    abayo kimikada iska daa ha marsan

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 ปีที่แล้ว

    Abayo bleech ma fiicna

  • @idil_onlion
    @idil_onlion ปีที่แล้ว

    Abaayo papy ma mid ka yar baa mase midka ween qalbi

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid xbbt faraha madmadowga wax ka baabinaya noso geli❤❤❤

  • @yasmiina616
    @yasmiina616 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @faadumomohamud4695
    @faadumomohamud4695 ปีที่แล้ว

    wll ddka an dawo marsan xita bomato aqoon maxa u hysa