Daily routine Samira Siman ❤️ maanta shaqada aduunka ilaa iyo kor

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 84

  • @farhiyamaalim5776
    @farhiyamaalim5776 ปีที่แล้ว +26

    Asc abayo qorta qarsoo wa cowre ,asturnanta kudadhal Allah hakubarakeye

  • @hamdakeyf2345
    @hamdakeyf2345 ปีที่แล้ว +11

    Qaliin baad wakhti dhaw ku dhashay hadana xaamilaa tahay iska dhaaf roogagan aad dhaqaysid hawl yar oo fudud qabo naftaada yar dhawr oo ilaali

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 ปีที่แล้ว +20

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋❤🩷💕❤❤🎉❤

    • @NajmaNuur-h9r
      @NajmaNuur-h9r ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤

    • @NajmaNuur-h9r
      @NajmaNuur-h9r ปีที่แล้ว +1

      Salahu calehi wasalam ❤❤❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 ปีที่แล้ว

      ​@@NajmaNuur-h9rwallalo iso boqo

    • @RaaqiyoQurux
      @RaaqiyoQurux ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza ปีที่แล้ว +1

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم

  • @deeqoali4252
    @deeqoali4252 ปีที่แล้ว

    Samiiro Cajuso intee udhax fadhiisaty😂❤❤😂

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp ปีที่แล้ว +4

    walàaley bakheylnimada iska daa naftaada unax xaamilo Ayaad thy xitaa kabarwo isaga dhiib ee Ag fariiso

  • @ifrahabdi1993
    @ifrahabdi1993 10 หลายเดือนก่อน

    Baqel inad tahay aniga marqatikaah😊

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 ปีที่แล้ว

    Abaayo banbaaso miyaad joogdaa

  • @umumohamedumumohamed4167
    @umumohamedumumohamed4167 ปีที่แล้ว

    Samiro iskarabka nala wadag abyo plz

  • @faayxun8823
    @faayxun8823 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @YasmiinAddaan-cn6fw
    @YasmiinAddaan-cn6fw ปีที่แล้ว +2

    Abayo scrub Ka madoow natusi please❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว +5

    Manshaallah 😍 samira siman challenge hoyoyinka ma dhrelan guriga laga shaqayna ❤🤣

  • @maryan3892
    @maryan3892 ปีที่แล้ว +4

    Daaha gray baa aniga ila fiican Masha alllah shaqo waa sharaf waad shaqeysatay❤❤❤❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo iso boqo 🎉

  • @amoonabdifitahamounita7554
    @amoonabdifitahamounita7554 ปีที่แล้ว +1

    Guri qurux badan dagtey samiiro❤❤❤🎉😊

  • @the_asfaahss7121
    @the_asfaahss7121 ปีที่แล้ว +2

    Surkaaga qarso abaayo waa cawro

  • @Fmohamed123Fmohamed
    @Fmohamed123Fmohamed ปีที่แล้ว +1

    Abaayo daahyada gaabi wuu dheeryahay

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah qurux daaha aad hada ku xirtey aa qurux badan 😍

    • @habonali9734
      @habonali9734 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo iso boqo 🎉

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 ปีที่แล้ว +1

    xola haga dhaqeleso ceb mahan🤣🤣

  • @hamdiahmed2307
    @hamdiahmed2307 ปีที่แล้ว

    Ado Xamila ah miyaa karbet waraysa Bismillaah baqayl nimada iska dhaaf 3boqola lagu dhaqaa hanaqasir wewe

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah gariyad bathy hormar wcn isna ilali

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf ปีที่แล้ว

    Abaayo samiiro is astur waligaa aduun iyo aaqiro waad ku faa,iideysaa taas ogow

  • @umuxudayfa1945
    @umuxudayfa1945 ปีที่แล้ว +2

    Naa caato iyo almiito aa kamaqane is ilali oo naso adoo uur leh hadana awal lagu qalay
    Meel fadhiiso naftada kafakar maa melaha lagu dhaqo geedid
    Cato hadad rabtidna markad dhashid iscatee oo howl qabo

    • @hani7940
      @hani7940 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhh wlh Ani waligey ma dhaqin wahsi cml ma dhaqi kartid Ayan iska dhadhicin

    • @maariyadahir4449
      @maariyadahir4449 ปีที่แล้ว +1

      Miskiin tan ayado qaliin kudhashy Oo hadane urleh wakanaxaa wayo qof Cadi udhaly waa caadi lkin qaliin hadane urleh Ninkan culusow waa xasid wllhi bilanaxariis eh war gabadhan waxa ad adag kaqabo bismillhi

    • @hani7940
      @hani7940 ปีที่แล้ว

      @@maariyadahir4449 qofka wàa inu asaga isku naxo

    • @Samiirasimanchannel
      @Samiirasimanchannel  ปีที่แล้ว

      Mahdsanid qali

    • @Samiirasimanchannel
      @Samiirasimanchannel  ปีที่แล้ว

      Mahdsanid abyo

  • @sacdiyoadansacdiyoadan4690
    @sacdiyoadansacdiyoadan4690 ปีที่แล้ว

    Ani rotinka jeclahy lakin malintii nosodhig

  • @amal.suldaan
    @amal.suldaan ปีที่แล้ว

    Daahan grey ga ayaa qurux bdn aniga ahaan dooqeyga

  • @NacimoJimcaale
    @NacimoJimcaale ปีที่แล้ว

    Mesha wax ku dhaqey waba wasaqe

  • @amaalaragsan370
    @amaalaragsan370 ปีที่แล้ว

    Anaa uhoreeyo😘 m.a Xbiibti Allaha idinxafido

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 ปีที่แล้ว

    swirka vidoga saaran qoortaada waa banaanthy

  • @Ramlo-
    @Ramlo- ปีที่แล้ว +1

    Samiiro aawe ikraan❤

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 ปีที่แล้ว

    Kuwi horeneh way qurxonayen kuwana way qurux badan yihin mansh allah tabarakallah abayo

  • @umucamaar5714
    @umucamaar5714 ปีที่แล้ว

    Quruxeey qoortaada qari

  • @simranliban8757
    @simranliban8757 ปีที่แล้ว

    Samiira meeqaa bilooda tahay abayo

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah Nadiifo ninkii la siiyaa nasteexo helay ❤❤❤❤❤

  • @xaawonuur-un5et
    @xaawonuur-un5et ปีที่แล้ว

    Samiira medhecerda kum xuunyamiya

  • @ayuushdaymoddiamond9218
    @ayuushdaymoddiamond9218 ปีที่แล้ว

    Jalahii uu guriga kuso baxaye huuno

  • @HalimaMohammed-h1h
    @HalimaMohammed-h1h ปีที่แล้ว

    Asc wll qali samiira qorta qarso wa cawro

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah shaqo wanaagsan walaal cafimaadka allah ha kuu siyaadiyo

  • @malkiabintishurie6372
    @malkiabintishurie6372 ปีที่แล้ว

    M.a qolka ayukuqurxsanaxay

  • @sahrahasan1980
    @sahrahasan1980 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo

  • @abdisalanwarsame6527
    @abdisalanwarsame6527 ปีที่แล้ว

    Masha allah wan ku xiseny

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa wada quruxbadanyihin

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤❤❤

  • @amaalaragsan370
    @amaalaragsan370 ปีที่แล้ว +2

    Kanaa qurxoon ❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 ปีที่แล้ว

      Abaayo iso boqo ❤❤❤

  • @Nimco-g1r
    @Nimco-g1r ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ samiiira qurux allh haku barakeeyo

  • @NajmaNuur-h9r
    @NajmaNuur-h9r ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤ mansha llaha

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo ❤❤❤

  • @HamdiAbdullhi
    @HamdiAbdullhi ปีที่แล้ว

    Msha allha daahaan aa quruxan sis❤😊

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 ปีที่แล้ว

    Masallh❤❤❤❤

  • @abdisalanwarsame6527
    @abdisalanwarsame6527 ปีที่แล้ว

    Sax wallhi abyo

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 ปีที่แล้ว

    Iso booqda asxabata ❤❤❤

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 ปีที่แล้ว +1

    Jalaha ayaa ku leh xabiibti 🎉

  • @nasron2715
    @nasron2715 ปีที่แล้ว

    M.a Allah hakufududeyo

  • @InahassanFilsan
    @InahassanFilsan ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle ปีที่แล้ว

    Maansha allaah wll❤❤❤

  • @amoonabdifitahamounita7554
    @amoonabdifitahamounita7554 ปีที่แล้ว

    ❤❤🎉🎉🎉

  • @amoonabdifitahamounita7554
    @amoonabdifitahamounita7554 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤🎉🎉

  • @hanaadfaraax9723
    @hanaadfaraax9723 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MulkiMohammed-q2g
    @MulkiMohammed-q2g ปีที่แล้ว

    M.a❤

  • @ikhrahassan3630
    @ikhrahassan3630 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️

  • @YurubcadayCabdilaahi-dn3nx
    @YurubcadayCabdilaahi-dn3nx ปีที่แล้ว

    Mashaallh xooga Allah ha kubarkeyo

  • @farhiafarhan9730
    @farhiafarhan9730 ปีที่แล้ว

    Manshaa allha ❤❤❤

  • @FatumaAdan-we5uj
    @FatumaAdan-we5uj ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤