Mashallah jecliyaa waxa yaabah faaidada badan oo aad nala wadaagtid illah gacantaada ha kuu barakeeyo milyan iyo ayaa TH-cam la soo galiyaa video aan dhameesto adiga number one ayaa tahay Mashallah ❤illah ha ku barakeeyo
maeha allh aalh walahi faiza janada aan ugu duceya wa qofta kaliya ee cuntada aan ka faido qurxinta dagananta sikastaba ha ahato mcbto keeo going freom afnaan eddabsan
Masha allah xbty hadan ka shekenayay wad cimri dheer tahay cimri dher iyo cafimat tama alaha ku siyo waxan laha gabadha inta bartay skingeyga wu is badalay ❤❤❤❤❤ videogi timaha gabdhaha yaryar wa ka sugena insha allah
InshaAllah xbbti shukran jazakallah kheer ❤❤
@@Faizasworldbeauty batar hadan haysan maxan ku badalankara
@@Faizasworldbeautyabyo talajada mala galinayo miya
Mashallah jecliyaa waxa yaabah faaidada badan oo aad nala wadaagtid illah gacantaada ha kuu barakeeyo milyan iyo ayaa TH-cam la soo galiyaa video aan dhameesto adiga number one ayaa tahay Mashallah ❤illah ha ku barakeeyo
MashaAllah farxiya xbbti shukran qali jazakallah alif kheer ❤❤
@@Faizasworldbeauty warangada mxa lagu badalan kra
Maasha alaah tabaarka alaha ilaahey ha nu barakeyo
ماشاء الله بارك الله فيكي
Imika now sameeyey thank you si fcn igu shaqeeyey can’t wait ilaa xiliga afurta jazakaallhu kheyran wllo
Masha’Allah taslam iitak habibti 👌🥰🥰🥰
Mashallah,I like it the ingredients -super
Masha Allah qurux iyo macaan waye
Masha allaah gacantada allaah ha ku barakeyo
Maasha alah tabaaraka lah yami yami yami alaha ku xifdiyo adiga iyo anaka aamiin 🤲⚘❤👍
Masha allah abayo gacantaada allah kuu barakeeyo thanks
Masha Allah tabarakallah faiza qurux qalbi wanaag alha ku dhowro
❤❤
Mansha aallah
Mansha allah xbbti thanks for this 😊
Masha allaah bayo so badi Mac macanka insha allaah ilahy ajir haka siyo
Waaw waa kehelaya thank you macaanto ilove you macaanto
Masha Allah gacantada allaha kubarakeeyo nosobadi abayo macmacaanka turkiga oo bdn wax fudud aan heli karno
Anon warango ku darin masayn karaa caano bodhena ma isticmali karaa wll
MashaAllah abayo cadi ma aha noso badi mac macan ka 👍🏼😍🥰😘♥️♥️
ماشاءالله تبارك
wuu fududahay walllahi mashallah alle khyr hkaa siiyo waan tijaabin Insha'Allah
wllo waa suaal ee talaagad uma baahna myaa
Maya wll talaja la an wa la sameysan kara wa kuu shaqeyna
@@Faizasworldbeauty immisa saac ayuu ku jirayaa fridge walaal waxa kale na tustaa waxa aad ku qiyaastay measurment cups hadaad haysato walal na tus.
Jizakalahu qeyran wajazaa xabiibti meesha burka malugu bedeli karaa kastar qaliyey ii soo jawaab inshaalah
Maya abyo warango ku badalo nus bur io nus warango burka a logu talagalay
@@Faizasworldbeautywarangu Maxa waa
MashaAllah ..I hope Faizo you are sijui from Kenya.Wonderful video
Manshallah tabarakaAllh abayo mac macanka noso badi Inshallh
maeha allh aalh walahi faiza janada aan ugu duceya wa qofta kaliya ee cuntada aan ka faido qurxinta dagananta sikastaba ha ahato mcbto keeo going freom afnaan eddabsan
Butter noockale na isticnalaa mise waa laasin❤
Maashaa Allaah tabarakallaah
Masha alah abaayo
MashaAllah tabarakallah mahadsanid abayo 😍♥️
MashaAllah tabarakallah
Mashalahaa
Asc abaayo batarka rubac Soo ma badna rubac waa qiyaas inteeya pls
Masha allah xabiibi
Abyoo mhdsanid albtaa fridge ka meqa sac kuhaynaa
Maashaa Allaah jzk qr jz. 💞🙏💞
Mashalah hppti mahadsanid gacanta alle hkuu barakeeyo talaajad ma ubaahanthy
Talajo lazim ma aha xbbti talaja la an wa la sameysan kara
Dabaqa sare ma u isticmaali karra malab saafi ah wll mahadsanid
Msha allh wllo ❤
Masha Allah waan tijaabin insha Allah🎉🎉🎉
Apaa batarka bookisa Salid magishan kara
Maasha allah
Walaal qiyaasta si fiican noo tus adiga cup measurement isticamalaha please waa kaa sugayaa?
ماشاء الله شكرا حبيبتي
Walaaley shaley ayaan su aal ku weydiiyey aawey jawaabta?
Warango mxaa la dhahaa
Macmacanka buskutka iyo wip cream laga sameeyo noo soo gali inshllh
Abaayo salted butter miya ama unsalted
Macmacankaan aad ayaan u jecelahay maalintii aad Soo dhigatay ila manta 4jeer ayaan sameystay xitaa manta Adigana aaad ayaan kugu mahadcelinayaa💓😘 aad ayaa u mahadsantahay
Mashallah walalakay qaali beryahan xagee ayaad kadhacday mise Anan kuarag
MashaAllah wllo mahadsanid
Butter ka caaga ma isticmali kara
Abyo batter ka mx ku badaln kra
Warangada caster mku badaln kra aydana
Mashaalah abayo bishimaha iqalan wah ufican iso sheg
Macanto plzz jexjexa ka sohadal
Masha allah allahuma barik faiza qaali buskudka lagu sameeyo chocolate jajaban miso Gali isna ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉.
Masha Allah
Masha allah 💖
Wa maxay warango
Mansha alah abYo talagada maa lagalins😊
Mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan
Maasha allah mahadsanid abaayo
MashaAllah
Maasha allah abaayo
markastana wan ku share gareya xbbt
Warango maxaa la dhahaa abaayo
Warango iyo stoker leysku aaday waana dagan see saas u noqotay dadka aqligooda ma ku dheelee
Waxa an kaa codsana inad noso
Galiso waxaa ladhaho kubah
Carab badana ku arkay
Abaayo wan Ka suga insh allah
Abayo ukunta meesha ku washay wayo dadka qaar xasasad qabaan marka ukunta ma cuni kadhaan
Masha Allah abayo aad iyo aad ayad umahad san tay
Hapo video hore zoo dhigeYzay face wash ka luubanu degerta badalkeda luubanta cadiga ma lagu badalan karaa neh
Maya xbbti lubanta cadiga qurxinta malo isticmalo
Apaayo trilçe noo soo sameey macmacankaas
Waranga maxawayo abayo English mxaa lagu dhahaa
MashaAllah abayo no so badi
masha allh noosoo badi abaayo
Masha allah abaayo waan ka faaidnay
asc wll waxan ku weydineye waragada waa maxay lkn ma fahmin
nyaa dhilo🖕🏿
Batar hadan haysana
Warango maxa laga wada asxabey
Abyo nosobadi cuntada ramadanka
Waraango maxa waaye abaayo
Noosoo gali qeb kle❤
Abayo burka sidu egyahey
MashaAllah tabarakallah hayati kher badhan ilahe hakusiyo the way you share with us you are someone who is not to be forgotten ❤❤❤
Thank you xbbti jazakallah kheer ❤❤
@@Faizasworldbeauty waiyaki habiibti
Wcs abayo masha allha tabarikllha mahad sanid xabti ❤❤❤❤
Jzk ukhti faiza ukunta ma laga rebi kara abayo.
Warango waa maxay
Xalwada midka lagu daro wayo waad helesaa dukanka kaso gadee
Caano pouder maa isticmalikara
Asc talaajo ma ubaahna miyaa caano booro hadii aan qaso afar koob ma ku samen karaa II soo jawaab adigoo mahadsan xabiibti
Haye faaiza aawey jawaabti
Warango maku badalan kara burka
Nus warango io nus bur a ka dhigan karta
batar la an mala samen karo miya abyo
Waraanga ma cornstarch baa? Fadlan igu caawiya bal
Haaa
Haa
Batarka la aantisa mala sameyn kato miya abayo ❤
Blue band isticmal
abayo batar ma laga helo xagayagaa maxan ku badashaa
subag ku bedelo walaal butter subag waa isku mid uun.
🥰🥰🥰
Bageerigu graam ahan wa imisa wll faiza
Bakeriga cadiga a isticmali karta o biyaha ku cabno
Vanila maxa waye abayo
abyo batarka iyo fanilada mahelayi ina hada samesto raba iso jawab
Abyo maxaa kubadalaty batarka
Caano bore Malaga sameyn kara wllo
🙏👍👍👍
Waraango maxa waaye