MacMacaan 15 daqiiqo ku sameeyay Afurka kadib isku qabooji Alaabtan Lagama Sheeken karo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Cooking, decoration and beauty style channel
    Please subscribe, like, share and comment
    / @nasra_abtidoon

ความคิดเห็น • 338

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 ปีที่แล้ว +124

    Xaqiiqa waxaa ah wax badan inaan kaa faaiiday qaasatan waxaan aad iyo aad kuugu amaanaa 100% 100 qiyaasta aad bixiso sideeda ayay iigu soo baxdaa markaan cunto kaa daba sameynaayo alaha kuu barakeeyo aqliga iyo fahamkaba maashaa allaaah sis

  • @hoodoabdi5574
    @hoodoabdi5574 ปีที่แล้ว +18

    Horta waxan jecelahay xataa sidaad dadka dhaqaalaha ugu ilaaliso qofka markad tidhaa waxad haysto ka samee si niyada buu u raboonay thank you sister waa balan inan weekend tijaabiyo insha allah

  • @muhiimabdirahmankayd5552
    @muhiimabdirahmankayd5552 ปีที่แล้ว +6

    Shukran hppti Nasraay wlhi waxbadan ayaan kaa faaidna onan melaha kle ka faidin thanks a lot Qalbi😍🥰

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 ปีที่แล้ว +3

    Wooow wlhy waa macmacn aad u macan kaley arag malintii ciidka sameeyey waa yabeen reerkaygu😅😮markii labaaad ee cawa sameynaayo weeye❤24/4/

  • @siciidaabdirasaq8256
    @siciidaabdirasaq8256 ปีที่แล้ว +1

    Ala nasrooy iminka baan samaynayey anah mnty il lagu afuraan Rabay adne waad noosoo galisay mnty khayr allah ku siiyo

  • @nasteexonagaadofficial2923
    @nasteexonagaadofficial2923 ปีที่แล้ว +1

    Nasra walashay qaali gacanta allaha kuu barkeeyo ajar iyo axsanaadna allaha kaasiiyo coming soon 700k hambalyo quruxsan

  • @AbdinaasirFaysal123
    @AbdinaasirFaysal123 3 หลายเดือนก่อน

    M.allh runtii wax badan baan no faaiday ilhy Gamcha haku barkeyee abyo

  • @hanaqasim8780
    @hanaqasim8780 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah qaaliyeey gacanta alle haku barakeeyo ❤❤❤❤

  • @fatxixasan7533
    @fatxixasan7533 ปีที่แล้ว +6

    Allaha ajar ku siiyo walashey wax badan kaa faiday❤

  • @hoodo6989
    @hoodo6989 ปีที่แล้ว

    Qoftas camal TH-cam lo igu tala galay saa waxa ba laga faidayaye thanks nasra❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +1

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤

  • @ozgetorer6062
    @ozgetorer6062 ปีที่แล้ว +6

    Cawa prankiga lgugu sameyaay dawan rapnaaa nasroooy hayoooy😂❤

  • @nasmaandirahim8199
    @nasmaandirahim8199 ปีที่แล้ว +1

    Inshallah I will try today thank you so much illahy gacntadaa haku barkeyo

  • @DeeqoLuulofficial
    @DeeqoLuulofficial ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Ramadan mubrka abayo allah haku xafido my sister keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoaxmednaadiya-lz2fi
    @nimcoaxmednaadiya-lz2fi ปีที่แล้ว +8

    Masham allha wallshy ❤❤❤❤❤❤

  • @tasuurohappy566
    @tasuurohappy566 ปีที่แล้ว

    Macalimadeydi illahow ika daaa miskiin iyo mid dhaqanba way ka faiidan wlh illahow kubarakey adiga iyo familkagaba

  • @hafsabashe7585
    @hafsabashe7585 ปีที่แล้ว

    Masha Allah nasro oo so noqotay xbty wan ku xiisnay cuntoyinkagi fiicna ee macaana aniga number one ayad itahay intad naga maqnayd inta cunto TH-cam ka daawadey wlhi way yartay cos adiga ku daawan jiray so noqod fiican qli ❤

  • @user-fc5tf5fo9f
    @user-fc5tf5fo9f ปีที่แล้ว +1

    Marshall Allaah abaayo

  • @abdiaziizabtidoon5140
    @abdiaziizabtidoon5140 ปีที่แล้ว +1

    Mother of cooking wax ay karisay Aan laga helin maba jirto Allah ii kadeysto abaayo

  • @user-dx7eb6dm3j
    @user-dx7eb6dm3j ปีที่แล้ว

    ما شاءالله تبارك الرحمن
    Handa baland aa kuu fiican hadaa heleesid markasto oo samees urabtid Kareemka labniyada oo ay Kareem oo xalah urabtid handa baland shaqada ey kuu sahliney

  • @YasmineMoho-oo3eu
    @YasmineMoho-oo3eu 6 หลายเดือนก่อน

    Mahsaniid wllo nolow intay nolol jirto . I benefit really your recipes ❤❤

  • @hanuush088
    @hanuush088 ปีที่แล้ว +3

    Gacanta Allah ha ku barakeeyo💯❤️

  • @maryanyussufchannel4933
    @maryanyussufchannel4933 ปีที่แล้ว +1

    mashAllah looks delicious Ramadan Mubarak

  • @zeynabh4449
    @zeynabh4449 ปีที่แล้ว +2

    Thank you Nasra wax badan ayan kaa faiday Sharafey ❤

  • @roodomuuse782
    @roodomuuse782 ปีที่แล้ว

    hhhhh astaan ban hada daawanayey marka gabdha markii lagu dhahay buskut macmacaan kasamee ani xataa waa ku fashilmi lahaa markii bay noqotay inaa raadiyo shaw chanlka macalimaduuba kujiraa thnks abyo

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo ปีที่แล้ว +1

    Allahumma barik feek.

  • @munasalman8510
    @munasalman8510 ปีที่แล้ว

    Ma sha allaaah tabarakallaaaah abayo waxan ka firsadoon fahmin maba jiran jazakallaaaah bari a samenaya in sha allaah ❤

  • @FarxiyoCumar-wl2iu
    @FarxiyoCumar-wl2iu ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah Allah ku xafido❤

  • @hamad6297
    @hamad6297 ปีที่แล้ว

    Wada mahadsethy wllo wallah niyada ku haye shali soo ibsady buskud kaas sidaan ugu samiiyo mantan ang samisan baan vedog dawady❤

  • @safiyosaafi7667
    @safiyosaafi7667 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah macalima deena allah haku sharfo ❤❤

  • @drabdullahiothmannaaji5868
    @drabdullahiothmannaaji5868 ปีที่แล้ว

    macalimadeyda nasra allah haku barakeeyo gacantada guuleyso

  • @NimcoHassan-bm1mo
    @NimcoHassan-bm1mo 5 หลายเดือนก่อน

    Masa allha gacanta Allhe haku barakeyo xppti ❤❤❤❤❤❤

  • @user-eb7dz8fp5g
    @user-eb7dz8fp5g 5 หลายเดือนก่อน

    Allah yacisak wllo wlhi waan la aaa qof saa iifahansiiya❤❤❤❤❤❤

  • @yaxyeabdi4816
    @yaxyeabdi4816 ปีที่แล้ว +1

    Nasro Masha Allah abaayo wax badana kaa faa.iday cunto ah turkiga ilaa gariiga Alx mantay aan Holland joogo wali waan Kula socdo nolow sister

  • @HayatlabestamrHayatlabes-jt7or
    @HayatlabestamrHayatlabes-jt7or ปีที่แล้ว

    Mash'allah tabaraak Allah Allah haa kuu xiftiyo qof kuu dhayasha baadhan baadhahay from jibuti

  • @fartunhassan9772
    @fartunhassan9772 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah abaayo laakiin aniga xaajiga sokor uu qabaa ee wax aan sokota dhibeeynin ii soo sheeg adoo mhsan abaayo nasro

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 ปีที่แล้ว +1

    MASHAA ALLAH BARAKALLAH ABAYO 💯

  • @zaamiyafuaad293
    @zaamiyafuaad293 ปีที่แล้ว

    Masha allh San macmacan ujclhy isha allha wan samaysan nasro abyo mahadsanid🥰

  • @ifraaxayaanle736
    @ifraaxayaanle736 12 วันที่ผ่านมา

    Mashaa allaah abaayo ❤

  • @missmushtaq6566
    @missmushtaq6566 ปีที่แล้ว +1

    Waxaaa Aad ku dartay ee qishtada Aad tidhi maxan ku badalan karaa

  • @zeitunmohamud8954
    @zeitunmohamud8954 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheir qali axabaka filah

  • @fowsiyoali7556
    @fowsiyoali7556 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah Tremesuu gacantada ilaahey haku barakeyo abayo.

  • @nasteexocalicise4348
    @nasteexocalicise4348 ปีที่แล้ว

    M.s gacanta Alle hakuu barakeeyo abyo qli

  • @ikran3498
    @ikran3498 5 หลายเดือนก่อน

    Wax fudud nasro ugu imaw❤

  • @samiiraqalbi22
    @samiiraqalbi22 ปีที่แล้ว

    Masha allah gacanta ilahey hakubarakeyo plz nasro xabibti shere aut igo samey TH-cam ka dad badn ima so jwb lkn adiga wan huba ina iso jwbsed abyo❤❤❤❤

  • @MaryanAbdiwali-kq5mc
    @MaryanAbdiwali-kq5mc ปีที่แล้ว

    Mashaa allh gacantada allha kubarakeyo abyo 💕

  • @nasrohassan9441
    @nasrohassan9441 ปีที่แล้ว

    Masllh abyoh mcn nasra abtidoon allh ku dhowro byooh mcn guuleeyso

  • @dheemanibrahim6677
    @dheemanibrahim6677 ปีที่แล้ว +2

    qishtadu ma caanaha macaan ee gasaca ku jiraa ii jawaaba bal mise w WAX KA DUWAN?

  • @shukrihussein831
    @shukrihussein831 ปีที่แล้ว

    Maa shaa Allah ❤ wlhi wax badan kaa bartay cunto qurux badan hadana simple kaa bartay 😊😊😊

  • @hallad598
    @hallad598 ปีที่แล้ว

    Horta waad mahadsan tahay walaal wakhtiga aad gelisay hase ahaatee cuntadan waa halis oo sokoroow ayaa laga qaadayaa. Soomaalaay sokorta, saliidda iyo cusbada ka fogaada.

  • @saciidaahmed6358
    @saciidaahmed6358 ปีที่แล้ว

    Mshllah Allah walshay illhy kheer hakusiiyo❤❤❤

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid muuqaladii aan kugu baranay waaye xbbty

  • @naciimoofficial
    @naciimoofficial ปีที่แล้ว +1

    Ww m.a anaa uhoreeya mantay❤

  • @AsiyoMohamed-kd9xl
    @AsiyoMohamed-kd9xl 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 ปีที่แล้ว

    Nasra waxan ku jeclahay qiyasta iyo magaca shayga ay isticmalayso abyo horey usoco

  • @Somalichana
    @Somalichana หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @rodajamayusuf6282
    @rodajamayusuf6282 ปีที่แล้ว

    Masha allah ale gacantada haa ku barkeyo

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 ปีที่แล้ว +1

    Canaha cano booro miyaa❤
    Gacnta allh ku barakeyo abyo❤

  • @munira2621
    @munira2621 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @apirahmanmohametthusseinma9737
    @apirahmanmohametthusseinma9737 ปีที่แล้ว

    M.a abaayo alle ha ku daayo
    Gacanta alle ku barakee

  • @farhiaabdullahi7135
    @farhiaabdullahi7135 ปีที่แล้ว

    Mashallh abyo nasro ramdan Mubarak ❤

  • @sagaljaamac816
    @sagaljaamac816 ปีที่แล้ว

    Maansha allah abyo.mcn allah hakubarakeeyo.gacantaada

  • @FatxiAdan-jv2uf
    @FatxiAdan-jv2uf ปีที่แล้ว

    Nasro cadeeh abaayo marka horre mahadsnid maclimada aan jelahay waxaan ahay qof 7 sano bilaa entar neey kula socoyay marwlbo wxan dhihi jiry goormee ayaad komanti uqore entar neen meel aan laga ogoleen ayaan ku noolaaa casharada jikada falaash ayaan ku dalban jiray niyada ayaan kaasiiyay wax walbo oo looga baah naa asxaatada mahadsanid farxaf kunoolow cadawgaa haa jawo qalbigaaga suu jecel yahay allaha kuj aqbalo

  • @zakiita
    @zakiita ปีที่แล้ว

    M.a nasra abtidoon gactada Allaha uu baraeeyo❤❤❤

  • @Mohhahonest
    @Mohhahonest ปีที่แล้ว +1

    M.a abaayo gacanta alle haku barakeeyo

  • @Hamdaahmett
    @Hamdaahmett ปีที่แล้ว +1

    Gacmo dahap❤allaha ku Barakeeyo hno Mcn 🎉❤

  • @ayanosman5601
    @ayanosman5601 ปีที่แล้ว +1

    Macalimada allh ku barakeyo aduun iyo akhiro ❤❤

  • @faadumoxirsi4970
    @faadumoxirsi4970 5 หลายเดือนก่อน

    BarakaAllaahu fiiki JazaakaAllaahu kheyr❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😂

  • @zahroaxmed7930
    @zahroaxmed7930 ปีที่แล้ว +2

    Nasra abayo mahad sanid qer allh ku siyo wanag badaney ❤❤

  • @umomaxamed3098
    @umomaxamed3098 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alla maxan uxiisnay cunadada allha kubarkeeyo xbbt

  • @NASR1-fl4ss
    @NASR1-fl4ss 5 หลายเดือนก่อน

    Nasro abayo Allaha ku sharfo dad aan maqlayn hadalkaga jira aniga camal abayo qoraal ahaan igucaawi macmacaankan saan uwaxeeyo

    • @user-zt6lo8il3m
      @user-zt6lo8il3m 5 หลายเดือนก่อน

      @NASRI1-fl4ss
      Wll waxay isku dartey, laba koob biyo ah dabka saartey waxay hadana isku qastey koob haafki o caano iyo sadex malqacadod o warango ah caani dabka saarna ayy ku dartey ka dib ayey 3 malqacadod o sonkor ah markay so adkatey ayey qishda cream ku dartey intaas markay xoog iseegu walaqdey ayy coffee ga buskudka gel gelisy si ay ugu yara qoyso inad fahantaan rajeynaya

  • @haliimodaud3062
    @haliimodaud3062 ปีที่แล้ว

    Wcs wrx masha allah my dear sister keep going

  • @ahmedarab7526
    @ahmedarab7526 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllshy Ramadan muparek

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mcnto 😮❤

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 ปีที่แล้ว

    Chef nasra abdikadir ahmed barakow abaayo❤️💯

  • @samiiramohamed7914
    @samiiramohamed7914 ปีที่แล้ว

    Mash Allaah waan ka hely waxa yar fudud waye❤

  • @iqrahassan1
    @iqrahassan1 ปีที่แล้ว

    m.a our teacher ❤️❤️🥰

  • @faizoapdi6496
    @faizoapdi6496 ปีที่แล้ว

    Masha Allah gacanta allaha Ku barakeeyo

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 ปีที่แล้ว

    M.a mahadsanid qaali dumar ♥️

  • @CaatikaCabdifitax-pc3ts
    @CaatikaCabdifitax-pc3ts ปีที่แล้ว

    😍😍😍masha allah xabbti

  • @xabibaxasanxuseen3565
    @xabibaxasanxuseen3565 ปีที่แล้ว

    Masha allah nasra qurux

  • @HodanOthman
    @HodanOthman ปีที่แล้ว

    Caanaha qasan ma caano maraaciba abaayo no soo sheg inta mulqacadood en ka dhigo haday caanha budada ah yihin ?

  • @tasiimo3559
    @tasiimo3559 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wax qurxan waye😍

  • @alishaabdi7569
    @alishaabdi7569 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤aniga wanba jeclhy macmacankan

  • @shaafofficial
    @shaafofficial ปีที่แล้ว +1

    Afurkii soo dhiga waxaan cml😂😂😂 baahi Lee igu soo kacee

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 ปีที่แล้ว

    Asckm masha allaah ❤❤❤❤

  • @yaasminnuur8199
    @yaasminnuur8199 ปีที่แล้ว

    M.a Gacan dahab Allah ku xafido byo

  • @bosteeyomuxudiin3952
    @bosteeyomuxudiin3952 ปีที่แล้ว

    Masha allah side dhaqaalaha and utaqaano waad ku fokirta

  • @aishamoallin7358
    @aishamoallin7358 ปีที่แล้ว

    Nasheedka magaciis maxaa waaye beautiful cake abayo

  • @faaizomursal4558
    @faaizomursal4558 ปีที่แล้ว

    Msh allah xabbti hore usoco ❤❤

  • @hodmanalinor331
    @hodmanalinor331 ปีที่แล้ว

    Wax badn ban ka faidey runti nasro cadey qeyr allah haku siyo guuleyso abyo❤😨🙏

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah abaayo qaali❤❤❤🧡🧡🧡

  • @FilsanIbrahim-d7c
    @FilsanIbrahim-d7c 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah qaali ❤❤

  • @InamuuseDaahir
    @InamuuseDaahir 2 หลายเดือนก่อน

    Man shallh

  • @sacdiyoali2665
    @sacdiyoali2665 ปีที่แล้ว

    Ramadan mubarak

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c ปีที่แล้ว +1

    Nasrooy caawa I.a barnaamij ka qaraaxo adoo laguugu sameynayo prank daawan doona I.a 😂❤

    • @rahoom-123
      @rahoom-123 ปีที่แล้ว +1

      Adi yrei meel kasto iiga horey😂😂😂😂

    • @Kiki_afcad-m7c
      @Kiki_afcad-m7c ปีที่แล้ว

      @@rahoom-123 haa mcny 😂😭

    • @rahoom-123
      @rahoom-123 ปีที่แล้ว +2

      @@Kiki_afcad-m7c hye hppi😂😂😂

  • @ismahandahir3704
    @ismahandahir3704 ปีที่แล้ว

    Mss dhadhamis ismahan dahir

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว +1

    $3 waa bakada buskudka wadanki intee losocda???
    Warganacsatoy dadkina u naxa subxanalaah!

  • @caishoayuush1352
    @caishoayuush1352 ปีที่แล้ว

    M.a nasra cadey rabi ha ku dhooro abaayo
    Waa ku jclahy

  • @saamiyaxasan6614
    @saamiyaxasan6614 ปีที่แล้ว

    Shukran wll nasra