Barnaamijka Cunto Macaan | Bur Kuus Kuus| Astaan Tv | 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 330

  • @mariankasim-go8le
    @mariankasim-go8le 7 หลายเดือนก่อน +32

    2koob bur
    1. Cusbo
    2. Hal qaado qamiir
    3. Hal qaado sokor
    4. Bakin wax yar soft noqonaa
    5. Custor oil mcn+qurux
    6. 2qado salid
    7. 1 ukun

    • @FaadumocaliMaxamed-b7c
      @FaadumocaliMaxamed-b7c 3 หลายเดือนก่อน +1

      Kastarka maka maarmi karaa hada heysan

    • @NacimaMahamoud
      @NacimaMahamoud 2 หลายเดือนก่อน

      Qamiir maxaad kawadaa iisheeg

    • @SumayoMohamed-fh7in
      @SumayoMohamed-fh7in 2 หลายเดือนก่อน

      @@NacimaMahamoud faxiso ama yeast abyo

    • @zahiliyano22
      @zahiliyano22 หลายเดือนก่อน

      Haaa muhiim ma ahn​@@FaadumocaliMaxamed-b7c

  • @queenqueen9315
    @queenqueen9315 ปีที่แล้ว +81

    Idil musalsalka haboon markaa ku baraty kadib inta daawaneso 👍

  • @cocobaby6471
    @cocobaby6471 7 หลายเดือนก่อน +89

    Who watching 2024 😍

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 9 หลายเดือนก่อน +3

    Mash allah astaan macaamesheda ayaa kamid.ahay runtii.astaan TV adbaa niitaageraa hambalyo Hambalyo horay usocda🎉🎉❤❤❤

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 7 หลายเดือนก่อน +4

    Beri baan sameyn(in shaa ALLAH) Nasra Abtidoon(RABBI) gacanta hakuu barakeeyo(ALLAHUNA AAMEEN)🤲🤲🤲

  • @mulkiahmed1979
    @mulkiahmed1979 3 ปีที่แล้ว +9

    nasra abaayo mcn horey usoco walasheey astan tv waa garabka bulshada somaliyet wax walba oo aad so galisaan anigo yurub ku nool baa darema inaa joga dalka thanks

  • @aminafarah6675
    @aminafarah6675 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah, Nasra , wali waxan kaa arkey oo sameeyay igama halaabin, Allahuma baarik xabibti, wa jazakalah qeyran

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 4 ปีที่แล้ว +14

    Wcs masha Allah tawarakaAllah ilaahey ha ku barakeeyo gacantada boqoradi Muqdisho 👑❤❤

  • @sagalmohamet8908
    @sagalmohamet8908 3 ปีที่แล้ว +11

    Thank you so much walalyal manta ooy tahay Rabadaan 18ayaan sameyey si logu afuro🥰🥰

    • @hawokinshire9735
      @hawokinshire9735 3 ปีที่แล้ว

      ضثاقكفهبزؤةلب

    • @ashaahmed55
      @ashaahmed55 2 ปีที่แล้ว

      It’s the second day of Ramadan this year

  • @IntisaarAbdirahman-o1n
    @IntisaarAbdirahman-o1n 7 หลายเดือนก่อน +1

    After 3 year dawanoya ramadan kriim❤❤

  • @munomohamed5142
    @munomohamed5142 3 ปีที่แล้ว +16

    Waad Noo Faaiideysay Sister Thanks ❤🙏

  • @maimoonmohamoud2529
    @maimoonmohamoud2529 3 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallahu khair nasro I really wanted ssoo much and today mashallah u thought us.

    • @Schools-d2t
      @Schools-d2t 3 ปีที่แล้ว +1

      M,AM,A

    • @halimofarax3537
      @halimofarax3537 2 ปีที่แล้ว +1

      M.a❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🌷🌷🌷🌹🌹🇸🇴🇸🇴

  • @najaxcabdiraxman5832
    @najaxcabdiraxman5832 3 ปีที่แล้ว +20

    Al maxaan wax u ciil qabey isla markii aan dawdeyba wan samestey mahdsnidiin dhamntiin🙋‍♀️🥰

  • @umusaidsalmansaid5828
    @umusaidsalmansaid5828 4 ปีที่แล้ว +19

    Burkan aduunka u jeclhy mr kasta waa samesty wxyalaha ku cayily kamidyhy😂✌

    • @ranarose9332
      @ranarose9332 3 ปีที่แล้ว

      @Walter Kyler that is disgusting 🤮 why would you recommend somebody to hack someone’s account 🤢🤢

    • @gopasancadeeyq4252
      @gopasancadeeyq4252 3 ปีที่แล้ว

      Malagu cayilaah neh igadba geey mcny

    • @umusaidsalmansaid5828
      @umusaidsalmansaid5828 3 ปีที่แล้ว

      @@gopasancadeeyq4252 hh ha wx kasto mc mcn ah waa lugu cayilaa

    • @sabirinabuukar.6296
      @sabirinabuukar.6296 3 ปีที่แล้ว

      wllhi m.a abyo aniga rabo inaa cayilo mxaa samyaa kucayishay cady

    • @deganalrahman2189
      @deganalrahman2189 ปีที่แล้ว

      ​@@gopasancadeeyq4252 xa
      Ypď

  • @greenchannelofficial7350
    @greenchannelofficial7350 4 ปีที่แล้ว +9

    Mashaa allah drso, nasro abtidon wllshey allaha ku dhowro haleygan ka dareemooyaa so deliciouness thanks❤❤❤❤❤

  • @Sunshinequeen1
    @Sunshinequeen1 2 ปีที่แล้ว +13

    Msha Allah thank you 🙏 Nasro Waan kaa faaiday Wlhi Waana ku guulaystay inaan burkaas gurigayga ku samaysan karo❤️❤️😋😫

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 2 ปีที่แล้ว +2

    Nasro qurux abaayo dakale wan kahelay sideyh neyh guweysisay sualaha burka nogusharaxday masha allah maryan dheyman

  • @Eng.Shiiqaalow
    @Eng.Shiiqaalow 4 ปีที่แล้ว +32

    Maasha'alah burkaan aad ban ujeclahay galab galab ayaa iskaga tuurtaa oo gacanteyda ku sameystaa, condensed milk iyo kan inaa isku cuno aad ujeclahay

  • @queen-vo8gq
    @queen-vo8gq ปีที่แล้ว +2

    M.a mcnto gacantada Alle hkuu barakeyo xppti

  • @Nimco122Cabdiraxmaan12
    @Nimco122Cabdiraxmaan12 5 หลายเดือนก่อน +2

    Malin sabti xilli casar ah 25/05/20/24 saacadda 5:14😊 qofkii iga danbeya like isaara😂 wxn uso dontey inan bur kus kus sameysto😂😂

  • @DeeqaMacalin-s1z
    @DeeqaMacalin-s1z 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah abyo gacmahaga alla barakeeyo

  • @ikraancumarwarsame5965
    @ikraancumarwarsame5965 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah nasra cunto mcn ilaahy gacanta haku barakeyo❤️🫶😊

  • @sumeyaabdi3396
    @sumeyaabdi3396 3 ปีที่แล้ว +22

    Abayo wlhi horta wan jeclahay belse waxan rawa inad qebahan cunta karinta inan ku so biro marka icawi

  • @Daggan-hasan_4
    @Daggan-hasan_4 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalaah

  • @SacdiyamaxamedCali
    @SacdiyamaxamedCali 5 หลายเดือนก่อน

    Nasra abtidoon page gaarah sooma laha inaa horey u arke cml ila thy ♥️

  • @shamamcwann5196
    @shamamcwann5196 3 ปีที่แล้ว +72

    PLEASE CAN YOU PUT SUBTITLES IN ENGLISH SO WE CAN FOLLOW YOUR RECIPES. MANY THANKS.

    • @cimadudiin2286
      @cimadudiin2286 3 ปีที่แล้ว +4

      Yeah. They will see your comment and I hope they get you back.
      Welcome.
      Where are you from?

    • @kingayuub3208
      @kingayuub3208 3 ปีที่แล้ว +3

      Your not somali

    • @shamamcwann5196
      @shamamcwann5196 3 ปีที่แล้ว +7

      @@kingayuub3208 IF I WAS SOMALI I WOULD HAVE ASKED HER TO PUT SUBTITLES IN ENGLISH
      😄😄😄

    • @cimadudiin2286
      @cimadudiin2286 3 ปีที่แล้ว +2

      @@shamamcwann5196 where are u from?

    • @shamamcwann5196
      @shamamcwann5196 3 ปีที่แล้ว +5

      @@cimadudiin2286 ASALAM ALEYKUM
      I AM FROM UK.

  • @ملكةالفراشة-ث9ع
    @ملكةالفراشة-ث9ع 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah macaan badanaa aniga xitaa waan sameesanaa wllhi nasriyeey macaanto iisoo tix qaabka loo sameenaayo

  • @umams2905
    @umams2905 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid nasro caanahaaan kaa faa iiday baayi

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 3 ปีที่แล้ว +38

    Dalka wacyi gelin ku saabsan Nadaafada Qashinka jidadka iyo guryaha hortooda yaalo hadii uu roobka bilaawday ku da.o . Daacuun laga qaadaayo u sheega Bulshada fadlan in ey caafimaadka ilmahooda koow ka tahay ka dib na quruxda dalka

  • @mariaofficial5022
    @mariaofficial5022 7 หลายเดือนก่อน

    Watching whenever am going to cook it 😂😂

  • @nafisaosman4214
    @nafisaosman4214 2 ปีที่แล้ว +3

    macaanto mashaa alaah runtii waankahelay jisaakalaahu kariim malab ka ku fiiri

  • @ghettoangel7740
    @ghettoangel7740 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah. Aad iyo aad ayaad umahadsan tahay walasheey

  • @aahanahashim4382
    @aahanahashim4382 4 ปีที่แล้ว +21

    Awww! Ar gabadhan musalsalda ku mqli jry codkeeda m.a 🥰😘

  • @FarxiyoIbrahimFarxiyoIbrah-i9h
    @FarxiyoIbrahimFarxiyoIbrah-i9h ปีที่แล้ว

    M...a abyo idil maryan maad baxsatey❤❤❤❤❤ waan idin jeclahy adi iyo wllshey nasro abdi Doon nollda Inta nollo jirto

  • @ramlanaasir1246
    @ramlanaasir1246 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah gacanta allaha kuu barakeeyo

  • @abdiawed3867
    @abdiawed3867 ปีที่แล้ว +1

    thanks sister

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 3 ปีที่แล้ว +4

    Astaan Tv aad ayaad u dadaaloosiin hal codsi aan wataa

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allaha 😍 ♥

  • @anfacali6589
    @anfacali6589 2 ปีที่แล้ว +4

    nasra abtidoon The best cooker

  • @nasrasalad
    @nasrasalad 4 หลายเดือนก่อน

    Nasra abyo gacantada allha ku barakeeyo❤

  • @XawaCisman
    @XawaCisman 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah horay usoco.abaayo jakalukhayr

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah
    Tabaaraka llaah
    Allaahu ma barik Yaa rabi ❤❤❤❤

  • @Daggan-hasan_4
    @Daggan-hasan_4 7 หลายเดือนก่อน

    Nasro gacanta alaha ku barakeyo

  • @deeqoyar5124
    @deeqoyar5124 ปีที่แล้ว

    Masha alh abyo kaafaaiday thanks

  • @malyunugaas7308
    @malyunugaas7308 2 ปีที่แล้ว +2

    Shukran qali 💯🥰

    • @khdaro6885
      @khdaro6885 ปีที่แล้ว

      Ayyyy mcnaaan waye wlhi

  • @sahroxuseen9330
    @sahroxuseen9330 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah abayo allah kuxafido

  • @bishaaromohammed321
    @bishaaromohammed321 ปีที่แล้ว +1

    Thank u 🙏

  • @AyaanAdannuur
    @AyaanAdannuur 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @sumayaabdirizak4994
    @sumayaabdirizak4994 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wan ka faidaystay hada ayana samaysan

  • @Naftaunoon55
    @Naftaunoon55 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah wan ka faideysta hada ayanba sameynaa wan jeclhy runtii😢😂❤❤

  • @Eng.Shiiqaalow
    @Eng.Shiiqaalow 4 ปีที่แล้ว +16

    Qoftaan la jiloyso chef bey u ektahay wey taqaana lkn wey ujilee hhhhh shekada burkaan cidaa aqoon weyba yartahay

  • @asmadheman5994
    @asmadheman5994 ปีที่แล้ว +1

    Mashal Allah wllshy nasra

  • @NimcoMaxamed-t3w
    @NimcoMaxamed-t3w 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha allh wll mcn ❤❤❤❤❤❤

  • @ifrahhassan6763
    @ifrahhassan6763 ปีที่แล้ว +2

    Manta so radiyay Ramadan kow tahay samaysana I a Glbta

  • @shamsaMohamed-i9t
    @shamsaMohamed-i9t หลายเดือนก่อน

    Mashallah❤❤

  • @nafisaahmed8560
    @nafisaahmed8560 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa allaah tabaarakulaah ❤Well done darling

  • @habonhilowle1657
    @habonhilowle1657 ปีที่แล้ว +2

    Asc abayo macn ma obartod cunada laroska o igar qabadid

  • @NimcoMaxamed-t3w
    @NimcoMaxamed-t3w 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allh ❤❤❤❤❤

  • @fadumoxasan6557
    @fadumoxasan6557 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah queen nasra abtidon ❤❤❤❤❤

  • @kawsarjamac2320
    @kawsarjamac2320 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxn Kan aheenba ma sameeyo Alpih 😅🤤😋

  • @fatu172a3
    @fatu172a3 3 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah wa isku dhaya ina suubiyo insha Allah thanks sis

  • @xamdimaxamed8471
    @xamdimaxamed8471 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah thank you abayo waga helay♥️🥀

  • @riaraima484
    @riaraima484 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah wll JazakulAllahu kheir lakin mafhmin bangin maha ladhaha

  • @kafiyakiin3163
    @kafiyakiin3163 3 ปีที่แล้ว +4

    Gabadhan wan ka hela gabadh quruxbadan oo dagan soo badi cunto karinta

  • @janodoondoon1458
    @janodoondoon1458 3 ปีที่แล้ว +9

    Nasra Mahadsaniid
    Maryana Love ku ahay u sheeg❤🤣

  • @XamdacabdiXamdacabdi-b2t
    @XamdacabdiXamdacabdi-b2t 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wllo❤❤❤❤

  • @xalimosacdiyo4873
    @xalimosacdiyo4873 2 ปีที่แล้ว +1

    aadpay uqurux badan thay nasro abtidon m.a ilahay haku daayo gacantada macan🤤💦🌹🖇

  • @HaniYasin-c6m
    @HaniYasin-c6m 5 หลายเดือนก่อน

    mansha allaah abaayo ❤❤❤

  • @Fardows85
    @Fardows85 3 หลายเดือนก่อน

    Duniyo 2024

  • @qamarabdullahi4418
    @qamarabdullahi4418 3 ปีที่แล้ว +7

    Mash Allah 😋😋😋

  • @YaxyeUpdy-n8x
    @YaxyeUpdy-n8x 3 หลายเดือนก่อน

    Maash alaah

  • @najmatuohahmed655
    @najmatuohahmed655 2 ปีที่แล้ว +3

    Let us see who is watching 2022

  • @nuuramaxamedcadaani-yf5sk
    @nuuramaxamedcadaani-yf5sk ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 ปีที่แล้ว

    Burkaan magaciisa waxaa la dhahaa bufbuf waayo markaad ku rido isagaaba bufbuf soo odhanaaya afrikaanta kale ee aan somalida ahay baa samaysata

  • @samsamyusuf9614
    @samsamyusuf9614 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw mashll

  • @MaanAbumasakin
    @MaanAbumasakin 6 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo muufada sogali❤❤

  • @ayaanibraahim8666
    @ayaanibraahim8666 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaw thnkz nazra

  • @zalimomar8642
    @zalimomar8642 3 ปีที่แล้ว +2

    Somali ladies are very beautiful

  • @abdifittahomar557
    @abdifittahomar557 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤ maasha allah

  • @nasradaib6283
    @nasradaib6283 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll Isku magac ayaan mahnay waxad kale ood damac ii galinay Inaan barto cunto karinta sida adiga oo kale

  • @naimamohamed6394
    @naimamohamed6394 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah allah yaxfadak

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 7 หลายเดือนก่อน

    Aniga burka saliid ama subag labadaba kuma daro waxaan ku daraa yogurt.

  • @Queengirl-m2y
    @Queengirl-m2y 7 หลายเดือนก่อน

    Waxa laa yidhaaa quraac sonkorleh

  • @MaanAbumasakin
    @MaanAbumasakin 6 หลายเดือนก่อน

    The
    Thanks

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidiin walashay Nasra
    Iyo Astaan Tv💕♥️😋

  • @ritaajcadey5356
    @ritaajcadey5356 ปีที่แล้ว

    Thanks abaayo ❤❤❤❤

  • @nasramuuze2541
    @nasramuuze2541 2 ปีที่แล้ว

    Alle hakaa abaal mariyo nasra quruxeey consider milk kaa bartey maanta

  • @leylaladanm2290
    @leylaladanm2290 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaaah from nasra Abtidooon

  • @amiiroinajama967
    @amiiroinajama967 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid apyo ❤️👏

  • @zuhuursiciidgeele556
    @zuhuursiciidgeele556 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow 👌 👏 😍 👍

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allah waan jeclahay burkaan nasriina macalimad aan lagaari karin

  • @shamsohussein4180
    @shamsohussein4180 ปีที่แล้ว +1

    Hg oo nabarayan burkus oo sokor lagu sameyay aqira saman hhh

  • @halwaabdi5674
    @halwaabdi5674 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha qamarka madow xiran filmanta ayey fisirta miya waayo musalsalo badan codkeda kamaqla

  • @kawsaransaar282
    @kawsaransaar282 3 ปีที่แล้ว +3

    mansha allaah. i,a waan tijabindoonaa

    • @sahrakiin1586
      @sahrakiin1586 2 ปีที่แล้ว

      Wllo lama niyada ma ka maarmi kara

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 2 ปีที่แล้ว

      @@sahrakiin1586 haa xbbti

  • @zahuurjaamac6160
    @zahuurjaamac6160 ปีที่แล้ว +1

    Hada samenoya😂❤

  • @nastexodaauud5066
    @nastexodaauud5066 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha allha abayo

  • @HassowAbdi
    @HassowAbdi 7 หลายเดือนก่อน

    Keep going

  • @mohamedhaashi3301
    @mohamedhaashi3301 10 หลายเดือนก่อน

    Haaaaaa mcn wooow❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @fardowsagacal3807
    @fardowsagacal3807 2 ปีที่แล้ว +2

    Nasroy nagta ku waraysani waraysi xuma😄😄😄

  • @aasiyanuuraaaziya4101
    @aasiyanuuraaaziya4101 2 ปีที่แล้ว +1

    Burkaan aad ban ujeclahay