“Xisbiga Waddani ayaa ciidanka Qaranka jabiyay…” Gudoomiye Xinif.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 518

  • @user-sf1or6od5s
    @user-sf1or6od5s 4 หลายเดือนก่อน +22

    Qofka aaminsan in ciidanka qaranka uu jabiyay xisbiga Waddani horta miyuu waalan yahay?

    • @user-oz6ci7kh2o
      @user-oz6ci7kh2o 4 หลายเดือนก่อน

      Bal adba marka dadka caqligooda la caayayo weeyaan xitaa isma waydiinkaraan waar ma wadanibaynu wax udhiibanay mise kulmiye markii laysla xisaabtami waayay ayaa wixii la doono uma da loo sheegaya

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 4 หลายเดือนก่อน

      Ma waalana ee waa CAADO-QAATE

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 4 หลายเดือนก่อน

      YUUSUF HARTI

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 4 หลายเดือนก่อน

      @@user-oz6ci7kh2o caato qaate yaa maanta qirtay YUUSUF HARTI

  • @hiboabdi1620
    @hiboabdi1620 4 หลายเดือนก่อน +29

    Maanta waa laga eryay wadani gacan libaax ma nin 12 askari kudilay buurta gacan libaax ee ciidankii soo jabiyay ayaa naleh idoorta 😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @Xasmas
      @Xasmas 4 หลายเดือนก่อน +4

      Waa wax cajiib ah kkkkkkk yaa cod sinyaa CAJIIB 😎

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 4 หลายเดือนก่อน +1

      Iska suga intuu Wadani xilka qabanayo

    • @xuseenwarsame8357
      @xuseenwarsame8357 4 หลายเดือนก่อน +4

      11 dhalinyara oo bilaa huba ninka suuqa kutoogtay
      Miyaa doorasho inaga rabay
      Askar hub sidatay oo rag hub sita doonatay aad sheegayso

    • @mmhhgg22
      @mmhhgg22 4 หลายเดือนก่อน

      Siilkii hooyadaa, shoodha Abiye

    • @mmhhgg22
      @mmhhgg22 4 หลายเดือนก่อน

      Kani bahal dhintay, oo murtadi ah

  • @kaysehasansaleban4762
    @kaysehasansaleban4762 4 หลายเดือนก่อน +10

    ANIGU WAXAN LA YAABA QOFKA NOOCA HA DADKA WARAYSI KA QAADAYA EE DADKA SOO HOR FADHIISINAYA.
    DADKA KA XISHOODA OO QOFKA NOOCAN OO KALE AH BILAA CALAYK DADKA HA HOR KEENINA

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 4 หลายเดือนก่อน

      Waa Cayayaankii Baraha Bulshada waxaana Calanka u sida CIIDAGALE

    • @saadoali5930
      @saadoali5930 4 หลายเดือนก่อน

      kan yari waa friid shaqadiis yaqaan

  • @user-fm1yh8sc6h
    @user-fm1yh8sc6h 4 หลายเดือนก่อน +25

    Ila hada dowlada oo uu Muuse biixi hogaaminaya kaama hadal wixii 25 kii August ciidanka ku dhacay, ma jirto sabab xisbi mucaarad ah dusha looga saaro, in dhibaatadii ciidanka qaranka ku dhacday la dheho waan ku ololaynayna wa dembi kale oo umada laga gelayo.

    • @am.b5688
      @am.b5688 4 หลายเดือนก่อน

      Ciidanka wixii ku dhacay war uma haysid! In Dhulbahante u midoobeen oo ka soo saareen dhulkooda ciidankii Isaaq baadan ogeyn! Somali maxay ruwaayad isu haysaa! Kalshaalena tolow ma jin baa ku dagaalamayay!

    • @CabdicabdiCali-ny1ch
      @CabdicabdiCali-ny1ch 4 หลายเดือนก่อน

      ⁸⁸😢⁷pp😮​@@am.b5688😮😮pĺ⁹😊

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 4 หลายเดือนก่อน

      CIRRO iyo CADO GUDE iyo FARMAAJO weydii lacagtii MAHDI GUULEED iyo CIIDAGALE loo soo dhiibay

  • @LaallaYs
    @LaallaYs 4 หลายเดือนก่อน +10

    Kani wlhi waa xoolo aad baan uga xumahay inuu xil umada kani u qabTo😢

    • @khalid.channel2854
      @khalid.channel2854 4 หลายเดือนก่อน

      Anigu Bari hore ayaan ogaa inuu yahey nin Iska hadley

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 4 หลายเดือนก่อน +6

    Sidee ku jabiyay
    Bal noo sharax?
    Markii aad fashil noqto waxd doonto ku hdli kartaa
    Umadaa illahy ka xishood

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 4 หลายเดือนก่อน +7

    Qofka siyaasiga ah marku aqoon leeyahay wuu xishooda
    Lkn kan oo kale xita in la waraysto ma u arko

  • @mohamedweli6146
    @mohamedweli6146 4 หลายเดือนก่อน +5

    ASC Kani nacayb uu u qabo xisbigq wadani mar walba waxay dhahan natiijada dorashada wain ay aqbalaan waxay donayaan in dorashada xadaan

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye 4 หลายเดือนก่อน +16

    😂😂😂😂
    Waddani baa ka dambeeyay ❌️
    Kulmiyaa ka dambeeyay ✅️
    Markaad siyaasada iyo dawladnimada ku saaqido waa iska noocan

  • @ميثم-ر2ت
    @ميثم-ر2ت 4 หลายเดือนก่อน

    ما شاء الله تبارك الله
    استاد عبد الكريم
    الحوار ممتع
    اه ربي

  • @Secularism25
    @Secularism25 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wadani guul🦅2024/2025

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo 4 หลายเดือนก่อน +4

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa mudane xinif aad buu u sheeko xunyahay.
    2.0. Sheekadiisu waa dhannaan sida biyaha badda oo kaleeto.
    3.0. lamana cabbi karayo lamana maqli karayo.
    4.0. Waxan dhahayaa xinifow naga jooji naxliga aad akhrineyso waa naaqusnimo aad u xun.

  • @B055SNM
    @B055SNM 4 หลายเดือนก่อน +2

    This guy is definitely full of hate. May Allah cure him

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 4 หลายเดือนก่อน +3

    KULMIYE wuu tagay sanadkaan dibjirtan uu wataana uu muuse ugu waynyahayna way baxayaan, NACASTAAN FATAA BAKHDA HAYSA WAA INOO DOORASHADA

  • @cabdiaxmed7372
    @cabdiaxmed7372 4 หลายเดือนก่อน +5

    Noocaas marka ilahay madax kaaga dhigo sow inaad jabeyso kuuma muuqato.

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 4 หลายเดือนก่อน

      WADDANI BURBUR QARAN nimanka sheegtay YUUSUF HARTI Ceesaan maku aamini lahayd

    • @june6206
      @june6206 4 หลายเดือนก่อน

      @@YusufhaligAdana yuusuf ahe magaca guye ina harti noqoto mad radinaysa 😂 war harti wa tii muuse talo xume jabisee soo celi muuse jab unba kuu tal walahi ssc inuu muuse soo noqda u roon soo celiya Ha socotee

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 4 หลายเดือนก่อน

      @@june6206 ISAAQ dhalada oo HABRAHA odeygoodii baan ahay.

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 4 หลายเดือนก่อน +7

    Dhibaatada ina haysataa waa munaafaqada kulmiye iyo dadkan kanookale ah

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 4 หลายเดือนก่อน

      WADDANI BURBUR QARAN ee FARMAAJO usoo WAKIISHAY burburka Qaranka Somaliland.

  • @mahdibiixi3512
    @mahdibiixi3512 4 หลายเดือนก่อน +11

    Ciidanka ma Wadani baa xukumayay mise Kulmiye, Waar dadka caqligooda yaan la caayin, sidan umad kuma hogaamin kartaane.

    • @MA-xb3cy
      @MA-xb3cy 4 หลายเดือนก่อน

      Wey basasseen wadani waa khalas

    • @bilana289
      @bilana289 4 หลายเดือนก่อน

      ⁠@@MA-xb3cy
      Hooyada ayaa badaasad ah

    • @june6206
      @june6206 4 หลายเดือนก่อน

      @@MA-xb3cydee ssc muuse ba u hiiliyay wana guusha ssc haduu muuse yimado

  • @G.M820
    @G.M820 4 หลายเดือนก่อน +11

    Waligay kan mid doqonsan oo ka arinti xun ma arag intaan jiray waa ninka aan sharci qabin meel ka dhac u arka ciidan belleedka reerkiisa ah ee xukuimadda Ina Biixi tageertay ee ay waliba hubaysay ceebta iyo foolxumidda ku ah qarranka guud ahaantii se u arka inay Xoogagii Gacanlibaax ay yihiin kuwan ceeb iyo fadeexad ku ah qarranka oo ahaa kuwo wadday sharci jabin!!😂😂😂 Bal doqiniimadda intaa leeg ee qaanta gaadhay eega !! Liite aan laga liidsanahayn oo xaarwalwaal ah inuu yahay horeba bulshadu waa u ogayd. Sidaa qaawan ee foosha xun ayuu cid masuul ugu yahay la'ayaan daranaa kuwaasi. Waar ciidanka reerkiina ina Ina Biixi sameeyey ayuun buu hadda cadeeyeye wax kalle ma sheegin intaan horeba waa loo ogaa Waddaninna dhaqan xumadiina hakulla soo galgallanina dalka iyo dadka midna xil uma hayn oo bulshadu ma dooran oo xil uma dhiibane sidee ayuu uga danbayn karaan ? Saxaradda qudhmuun ee aad afka iyo afarta adin ba aad ku sidataan ee aad lafihiin meel aad iska marmarisaan hakulla soo galgalimaysanina Xusbiga xariirta ah gun yahay aan laga gun sanaynin waxaad fasheen iyo ceebta idin dul hoganaysaa maaha mid sidaa idinkaga maydhmaysa xataa hadda aakhiro aadane.

  • @MohamedAli-si8bo
    @MohamedAli-si8bo 4 หลายเดือนก่อน +9

    Qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka 😂😂😂😂❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 4 หลายเดือนก่อน +17

    Wadani ma madaxwayne u ahaa?ma talada wadanka ayuu hayaa.wadani ma uur dadku ku jiraan.

    • @suberh8985
      @suberh8985 4 หลายเดือนก่อน

      Mayee wuxuu ahaa xisbi raggiisii jabhadeeyey kadibna laayay ciidankii qaranka ee dadka uu codka ka doonayo waliba maydkii madaxa kaga istaagay oo isku kor sawiray. Kaaga daranta xaalad adag oo dagaal cadaw lagula jiro ku soo beegey. kaaga daranta in badan oo xisbiga ku abtirsataa la safatay cadawgii illaa heer guddii garxajis yidhaahdeen kuma jirno dagaalka

    • @mohamedyusuf656
      @mohamedyusuf656 4 หลายเดือนก่อน

      @@suberh8985 XISBI WADAN BAL HAA DHAADACDO QARANBA LEH REER SLLAND BAA LEH.
      TAKALE SUPERH.ANIGA AH MIGHTY G36 KULMIYE IYO HAWAL WAY KALE SOCANYIHIIN.
      1.CIIDANKII QARANKII IYO HUBKII IYO SAKIISHII YAA MASUUL KA AHAA?
      2.MA HABARAWALBA 3 TALIYAHA CIIDANKU MA KUWA?MA HABABR AWSLBA.
      MAYAA HABAR AWAL WAA SHACAB SLLANDERS AH .CIIDANAN MASUUL KA AH.
      WAXAA MASUUL OO WAX LAGAWAYDIINAY XUKUMADA IYO XISBU XAAKINKA.

    • @mohamedyusuf656
      @mohamedyusuf656 4 หลายเดือนก่อน

      @@suberh8985 reerga buurta jacanlibaax galay ee wax tirsaday dee superh sheegaysid wax kamuu qaadan .ee dowladooda ee wax tirsanayeen.ciidananba .soo dilaa?ma quraan loo soo akhriyaýe .waa suaal.

    • @user-io6xu1hb2d
      @user-io6xu1hb2d 4 หลายเดือนก่อน

      @@suberh8985dhalinyartii suuqa badhtankiisa muuse ku toogtay iiga waran iyaga ma yuhuud bay ahaayeen iyaagoon wax huba sidan ?

    • @diinceelaad5739
      @diinceelaad5739 4 หลายเดือนก่อน

      Kuwaasi garxajis ayay ahayeen wadani may ahayn

  • @abdishakurmahamed7130
    @abdishakurmahamed7130 4 หลายเดือนก่อน +4

    Hadal yaanu kaa taggin xinifow, Dawlad sii socotana haka dabba taggin , tu soo socotana haka hor tagin oo hadal yaanu kaa taggin

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w 4 หลายเดือนก่อน +22

    Ciidanka waxaa jabiyay
    ina kaahin iyo ina biixi

    • @am.b5688
      @am.b5688 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ciidanka Dhulbahantaa jebiyey!

    • @user-oz6ci7kh2o
      @user-oz6ci7kh2o 4 หลายเดือนก่อน

      Afkaaga caana lagu qabay

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 4 หลายเดือนก่อน

      GARXAJIS nimankii YUUSUF HARTI sheegtay

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 4 หลายเดือนก่อน +6

    Qofkaa doqonka ah sow ma. Xishoodo waar umada ka xishood wajiga alle gub ye

    • @libanbile9818
      @libanbile9818 4 หลายเดือนก่อน

      siilka hooyadaadii bilaa garaadka ahayd was neef

    • @MurtidaTv
      @MurtidaTv 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@libanbile9818 adiga hoyadaa siil ma leh?

  • @enddaoccupation
    @enddaoccupation 4 หลายเดือนก่อน +5

    Wa calaamadaha loserka hadalkaas. Ilaahay iyo Umada ka xishood

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 4 หลายเดือนก่อน +5

    Bal nin waynoo xil dad u haya oo ku leh waa xan waxaan dadka u sheegayaa,
    Waa aakhir saman

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 หลายเดือนก่อน +3

    Nimankaa Kulmiye ku hadhay, alla nimanku talo xumaa.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdirisaaq khaliif koox tuugo ah oo kuwii illaahay nacdalay haduu ku sii dhex jiri lahaa cadho rabi ayaa ku dhici lahaa lkn alle wuu ka dhex saaray weliba sidagaalada ayuu ula dagaalamay

  • @ميثم-ر2ت
    @ميثم-ر2ت 4 หลายเดือนก่อน

    ايوه صح لسانك
    استاد

  • @dawladuk
    @dawladuk 4 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂😂😂 .
    Wuu dhintay Alle hawnaxariisto .
    Kulmiye …..

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 4 หลายเดือนก่อน +4

    Wax aan warba ahayn ayuu war ka dhigayaaa 😂😂😂😂😂😂😂 ...

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xar waxa la yidhahdo kulmiye
    Waa mooryaan
    Tuugo ah iyaga laftooda qofka laaya cibaado ayuu gutay waa kuwii illaahay yidhi umada halaga qabto

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan ka baqayaa hadii maanta Awdal la isku qabsado in ay ka soo baxaan oo yidhaahdaan Wadani baa naga soo saaray.

    • @june6206
      @june6206 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @user-sk8be7nr6b
    @user-sk8be7nr6b 4 หลายเดือนก่อน +3

    Idinla yaabi maayo waa calaamadihii munaafiqiinta waxa aad wakhtigan hadalkan beenta cad ah ku keenteena waa iska cadahay oo aad ogtihiin in shacabka Somaliland aydun cod ka heleynin doorashada soo socota ama beentan ku hadla ama aqoonsi aan jirin Ethiopia ka raadiya si cod aad shacabka uga heshaan ayu hal munaafiqiin aakhira ayaa indin sugeysa inshallah

    • @suberh8985
      @suberh8985 4 หลายเดือนก่อน

      Maxaa been ah ma in ragiinii buurha fuuleen oo dalkii qalalaase galiseen oo inta hantidii qaranka la dhacay ciidankiina la laayay, waliba madaxa la iskagataagay. oo kaaga daranta meel walba ka lahaydeen iskaga kaalaya wixii Garxajisoow oo ka soo baxa dagaalka. ma waxaasaa been ah. ma in ilaa berigii Farmaajo mar walba cadawga aad isku mowqif ahaydeen ilaa imikana tahiin oo dad badan oo ka tirsan xisbigu hoosta ka diidanyihiin hesgiiskan ictiraaf/dhaqaale ee Sland la saxeexatay Ethiopia. Waar isku xishooda oo xagxagashada ka daaya raga

  • @BUUHOODLE
    @BUUHOODLE 4 หลายเดือนก่อน +2

    Nin cuqdad hadlaya uun baa ii muuqda

  • @diinceelaad5739
    @diinceelaad5739 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii dibu dhaca wadanka wadani ka masuul ahaa wixii guul la gaadhayna isagaa ka masuul ahaa waa maxay xisbigan mucaaridka ah ee dalka maamulayaa

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 4 หลายเดือนก่อน +2

    Xilkaaagii bad hanan waday markasad garxajis wax ka sheegasa nacab ka garxajis ku dhimo

  • @fahmi1435
    @fahmi1435 4 หลายเดือนก่อน +2

    Xizbiga faqashta huwanta Daarood ka cidi dooran mayso

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 4 หลายเดือนก่อน +1

      Inta xinif kuu sheegay ayuunbaad qaadatay

    • @akdream5313
      @akdream5313 4 หลายเดือนก่อน

      Daarood ka Kiro Bilaash ah buu Madaxaaga ugu Noolyahay kwram 😂😂😂😂

    • @june6206
      @june6206 4 หลายเดือนก่อน

      Faqash maxad ugu daba dhimateen kkk muuse ssc dhisey Ha soo noqdo hadanu ssc nahay wa oo guul

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 หลายเดือนก่อน +2

    XATAA TARIIKHADA DOORSHADA WUU KHALDEY WAA 13/11/24 HORTA AYGSN YAR WAA WOLMA KOLEY XALAAL MA AHAA

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ninka ugu aflagada badan somaliland

  • @sakariyehassan8741
    @sakariyehassan8741 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waa nin madhan oo la waraystay .
    Waxa u dheer anshax xumadda

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 4 หลายเดือนก่อน +2

    14 Sandwood oo hoog iyo ba,aa marka madaxwayne 2sanno

  • @madarcali122
    @madarcali122 4 หลายเดือนก่อน

    Shacabka Somaliland oo dhanbaa oog in xisbiga wadani uu jabiyey ciidanka oo waliiba dawada huwanta aay iyagu wajale ka rarii jirin

  • @user-br8jq3vv9d
    @user-br8jq3vv9d 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wa Dhuxuule Waji ma laha mana Nuuro

  • @ميثم-ر2ت
    @ميثم-ر2ت 4 หลายเดือนก่อน

    أن شاء الله فوز فوز

  • @ahmedabdi6762
    @ahmedabdi6762 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kano kale lama waraysto waa jaahil indho adag suaal kasta oo wariyahu waydiiyo muran iyo indho beelnimo ayuu kaga jawaabayaa

  • @caruureey
    @caruureey 4 หลายเดือนก่อน +1

    wadani miyaa xukuma ciidanka mise xukumada aya xukunta ?

  • @muhiyodiingeneraltrading115
    @muhiyodiingeneraltrading115 4 หลายเดือนก่อน

    Xisabiga wadani wuxuu wax ku doonayaa reernimo oo intii reerkooda ah ee ciidanka qaranka ku jiray ayay adeegsadeen si ciidanka u jabo oo Gacan libaax ayaa hubka u soo waday

  • @bukhaarimohamed2716
    @bukhaarimohamed2716 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka nin adagoo waraysta ayaan helin.

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame 4 หลายเดือนก่อน +1

    33 sano kadib iyo ciidamo madaniya subxanalah wali wuxu leeyahay waa sharci cidankasi ma kaasan noob ahayn

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 4 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi ha.dhaco anigu horta umana codeyn.una codeen maayo.insha allah smaliland.sidaa.ha.nagu dhaafo

  • @Wacays-b8l
    @Wacays-b8l 4 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer iikaadi adeer joog!

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 4 หลายเดือนก่อน +1

    Codka waa kulmiye❤❤❤ guuul

  • @muhiyodiingeneraltrading115
    @muhiyodiingeneraltrading115 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaa run ah in xisbiga wadani uu ku faraxna yahay in ciidanka somaliland la jabiyo

    • @june6206
      @june6206 4 หลายเดือนก่อน

      Tan ku far in ciidanka madexweyne hoi xukuma yey jabiyay

  • @jamal-zurej21
    @jamal-zurej21 4 หลายเดือนก่อน +5

    yaa ilaahy yaqaan aderr wadani dalka maxukumo deee walee waqti yar baa idin hartay boorsadihina sii diyarsada

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 4 หลายเดือนก่อน

      Wadan maha xisbi wa cadow kalkaliye

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 4 หลายเดือนก่อน +9

    Gudoomiye Xinif nin runta ka hadla geesi aan gaban Allah yaxfidak 👏👏👏👏👏

    • @user-ul6fn9ie6q
      @user-ul6fn9ie6q 4 หลายเดือนก่อน +2

      Daqoonimo haday ka badato waa kaso kale waxse yaaba dowoolada kaso kale xil u dhiibaya waa waxa qaranki lajabay intii caqliga xumaa walee reer an ogay ma guuray dawacadi tiri nitay kuwasi talinaya soomaaliland meel magaadho siilayo waxa u qabatay dhaafo muuse ka waran hhhhhh

    • @suberh8985
      @suberh8985 4 หลายเดือนก่อน

      @@user-ul6fn9ie6q runtaa ku dhibeysa ee waxaba ha xagxagan masuulka.

    • @LaallaYs
      @LaallaYs 4 หลายเดือนก่อน

      Fuck off qabyaalad haku taageerin

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waa daalin munaafaq ah

    • @bilana289
      @bilana289 4 หลายเดือนก่อน

      @@suberh8985
      Waddiku xoqo markad waxba iska celin kari wayday

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 4 หลายเดือนก่อน

    Waa runtii wadani isagaa jabiyay ciidanka qarnka taasi shaki kamataagna cadawga somaliland isaga ayuu ku soo dhuumadaa waana cada qaate dalkiisa jabiyay

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 4 หลายเดือนก่อน +1

    Afnooli waa hadlaa ayna waa ciyaa,?

  • @hiboabdi1620
    @hiboabdi1620 4 หลายเดือนก่อน +9

    Walahi barigii hore wadani ayaan ucideeyay imika waan iska qoomameeyaa siduu ciidamadii ugalay hada muuse ayaan ahay

    • @AhmedMohamed-zk9ud
      @AhmedMohamed-zk9ud 4 หลายเดือนก่อน +3

      Ciidanka hubeysan yaa laascaanood ku soo daayey , garaadada hubeysan ?????? Khaladaadkii xukumada ayaa sababtey jabka ciidanka

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h 4 หลายเดือนก่อน +2

      Wadani maamul mahan muusaa wax maamulayay iyo kulmiye oo ciidanka jabiyay ee caqligaaga isticmaal

    • @hiboabdi1620
      @hiboabdi1620 4 หลายเดือนก่อน

      Waxan ku waydiiyay yaa 12 askari kudilay gacan libax yaa nookeenay cabdirisaq khaliif khaayunu wadanka ahaa yaa ciidankii jiida hore kadagalamayay dhabarjabinta kusameeyay ugalay dhexda maalin tii la arkana warbaahinta lataagnaa anagu dagaalkaa kuma jirno tiiyoo daarood aa dhami halkaa kadagalamayo ilaa saladiintiinii aya cadeeyay dagalka uu kula jiray wadani dalkan maantana idoorta waa udoqoniimo waar warka xusbiga wadani dhaydaas ayuu kacadyay waana maalinkii ciidamadu iyo umada somaliland ka aarsanlahayeen ha adkaysto maanta isna far ayaa lagula dagaalamaya

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 4 หลายเดือนก่อน

      Habeena maad jirin jabka ciidanka somaliland waxa ka danbeeyay muuse iyo rajiimkisa

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@hiboabdi1620buurta in lagalo muusaa sababay

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 4 หลายเดือนก่อน +2

    Taliyaha ciidanka ma xisbiga wadani ayaa ahaa

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waa tuug aan xishoon muse aftaag 18 maalmod ayu daadka xabd laa cayaaye hadu isagu daadk u tagi laha u raligalin laha halka laa isalama gaadheen manta xabashi gaajonaya ayaay donayan inaye siyaan dhulki iyo baadi waa gun aan xishon oon karamad iyo Sharaf toona lahayeen

  • @user-sz6pt5rz9k
    @user-sz6pt5rz9k 4 หลายเดือนก่อน +1

    Laa illaaha illa allaahu S c w

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 4 หลายเดือนก่อน

    Heego ama jeegaan ama reer qoomulud ka ceeshaa waxay odhan Kari la,yihiin garxajis wadanka ma hogaaminayo xinif munaafaq

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 4 หลายเดือนก่อน +1

    Isagu ma dumarkuu magta iyo muuqa Kala mid yahay?

  • @yiiyaanmadadaal4457
    @yiiyaanmadadaal4457 4 หลายเดือนก่อน +1

    Nuux baasto ma Waddani buu ahaa...mise Mr Handraab buu ahaa kuwii meesha habarjeclo uga baxay??!! Habarjeclo ma waxan baa idiin af ah?? Istaaqfurullaah...ninkan waa nacas fariid is mooday..

  • @shujitsu3551
    @shujitsu3551 4 หลายเดือนก่อน +2

    xisbiga wadani mahaa Somalilander wayo marwalba cuxu lamoqif yahay Somaliweyn waan lacodey.

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 4 หลายเดือนก่อน +1

    Anagu ma wadani ayaanu dalka u dhiibanay waaxay wadani ayaa dumyy

  • @abdiahmed8992
    @abdiahmed8992 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kani nacayb uu garxajis u gabo aya ka hadlinaya

  • @cabdixasan3219
    @cabdixasan3219 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan aqoon darro wayn baa ka muuqata,kulahaa ethoipia haday ina soo weerarto yaa inaga celinaya afkiisa may tahay laa xawla walaa quwata illaa billaah wuxu ka turjumayaa bulshada liidata hadaanay bulahadu liidan madax muu noqdeen isaga iyo kuwa ka sareeyaaba

    • @cabdixasan3219
      @cabdixasan3219 4 หลายเดือนก่อน

      Isaga oo geel jiraa agaasimihiisuna waa reer wayn amateed baa laydhaahdaa inaa lilaah war maxaa wadanka lagu baaba'ay

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 4 หลายเดือนก่อน +5

    Inataynu reer hebel Kala nahay guuli inaga dheer

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aanu sidaadaba kuu yeelnee waxaad cadaysay uun in reerkaasi gacantooda burburka iyo dhisidiisu ku jirto 😂caqliga ha shaqeeyo inta aadan hadlin is maqal adigu

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o 4 หลายเดือนก่อน +6

    Waar dadka hagaagsan ee nadiifta ah ayaa la waraystaa. Cabdoow karaamada hayskka qaadin

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 4 หลายเดือนก่อน

    Waddani was xisbigi cidanka qaranka dhabarka ka taabtay oo jajusaay

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 4 หลายเดือนก่อน +4

    Somaliland waxaan kula talin lahaa in loo sameeyo karearea lagu kala saaro qofka noqonaya suxufi ,oo ah mihnad aad u muhiima

  • @DARYEELCHANNEL
    @DARYEELCHANNEL 4 หลายเดือนก่อน +1

    60 jire beenta ku caan baxay😅

  • @Ridwan-jo1wc
    @Ridwan-jo1wc 4 หลายเดือนก่อน

    Qolof faaruq ah weeye kani, inay waraystaan noocan wasakhda ah ayaaba khalad ku ah warbaahinta.

  • @odayroy3099
    @odayroy3099 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kan yari majarafada yari wataa muu suuqa galo haduu doonayo muran

  • @Ethiopiaandsomaliland
    @Ethiopiaandsomaliland 4 หลายเดือนก่อน +11

    Wadani waa kan sanadkan lawareegaya dalkeena
    Waa in la sii hsnbalyeeyaa

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 4 หลายเดือนก่อน +3

      Inta cirku u jiraa buu u jiraa , cadow kalkaal cidna dooran mayso , kuwii reerkooda ahaa ka yaacaya

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@yaasir1936wadani ayaa helaya insha allaahu muuse awxari ucodanmayso

    • @asiyawarsame4833
      @asiyawarsame4833 4 หลายเดือนก่อน

      Oo yaa dooranay???

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h 4 หลายเดือนก่อน +4

      Wadani guul insha allaahu kulmiye ciidankii qaranka jabiyoo maamuĺka hayay

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@asiyawarsame4833kkkkk kulmiye ya doranaya

  • @MaxamedBR
    @MaxamedBR 4 หลายเดือนก่อน

    Kani waa shaqaale u shaqysata reerkiisa marka waa qof dhiiban oo lahaste ah wagi horena malcamad buu haystayo c.kirin dhuureed buu ah waa qof sabool ahnjirayo

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa tumana

  • @user-ex8rs2yx6s
    @user-ex8rs2yx6s 4 หลายเดือนก่อน

    Kan yar ee jega xiirkaha in uu dhirbaaxo indha jaga dhufto ayaa qurux badnayd was qaliil adab. Xinif waa dulqaad badan yahay,

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 4 หลายเดือนก่อน

    Xinifku xaarkiisa ayuu cunaa in madaxa laga jaro ayuu istaahilaa isaga iyo kuwuu u shashaseeyo dhamaan dil. Ayey shareecadu ku xukumaysaa

  • @saalaxy
    @saalaxy 3 หลายเดือนก่อน

    Dameer cabdi Dameer ayaa jebiyey ciidanka qaranka barakaysan

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 4 หลายเดือนก่อน +1

    SAXAFADA SOOMALILAND WAXAY TOOS UGU SHAQAYSAA CADAWGA SOOMALILAND MAALIN DHAW WALAAHI HADAAN WAX LAGA QABAN INAAN CID LAXUKUMI DOONAA JIRI DOONAA AANU JIRIN

    • @user-nx5hf9cz5v
      @user-nx5hf9cz5v 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 4 หลายเดือนก่อน

    Csbdiraxmaan jiir

  • @mohamedhassan-jl4zk
    @mohamedhassan-jl4zk 4 หลายเดือนก่อน +5

    Innalilahi wa inna ilayhi rajicun
    Kano hadalkisa dhagaysta ado geeroda ku dhaanta.
    Ahay ah Ahay ah Ahay ah

    • @libanbile9818
      @libanbile9818 4 หลายเดือนก่อน

      ahay ah kulahaa ar dabada farta ka saar nacasyahoow

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 4 หลายเดือนก่อน +3

    Kulmiye guuul ❤❤❤

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 4 หลายเดือนก่อน +1

    Codku waa kulmiye ❤❤❤❤

    • @june6206
      @june6206 4 หลายเดือนก่อน

      Dee wa guusha harti ka si wa ba kii u hiiliyay ssc

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan Xiroownimadiisi maad ku celisaan

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 4 หลายเดือนก่อน

    Kkk haa waa xiniif

  • @saalaxy
    @saalaxy 3 หลายเดือนก่อน

    Waddani ma Madaxweynaha Somaliland ayuu Ahaa?ma nuux taani ayuu ahaa? Yaab

  • @ميثم-ر2ت
    @ميثم-ر2ت 4 หลายเดือนก่อน

    الأفكار مختلف

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 4 หลายเดือนก่อน

    Muu Galina buurta.muuse biixi ayaa Dushanbe u ridanaya Janka ciidanka ka soo gaadhay laascsaanood

  • @dunidaheesaha1128
    @dunidaheesaha1128 4 หลายเดือนก่อน

    Xinfi waa saaqid siyaasadeed. Wallaahi laba jirku kuma sheekeeyo waxa uu ku hadlayo. Qofkaas baa muddo dhan haayad dhan guddoomiye ka ahaa. Naclad !

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 4 หลายเดือนก่อน

    Wadani ... cadowga somaliland weeyi

  • @MuhanadCade-eh3rg
    @MuhanadCade-eh3rg 4 หลายเดือนก่อน

    Wadanii ayaa kadanbeeya anigaa ku leeha wayo waxay lahayeen kuxumeha muuse iyo kahiina

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 4 หลายเดือนก่อน +9

    Wadani, Ciro, Gudcur Gude, Cabdirisaaq Khaliif, Xirsi iyo Ictisaam Milyan jeer Cadaabta ha ku Gubtaan.

    • @abdishakurd8090
      @abdishakurd8090 4 หลายเดือนก่อน +3

      Habaaar miyaad miciin biday 😂

    • @fahmi1435
      @fahmi1435 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiin intay dhib dadka iyo dalkaba u gaysteen

    • @user-ng7ct8hn7o
      @user-ng7ct8hn7o 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@abdishakurd8090naqaska haya e hayska habaartaman nafis haday ka helayan😂

    • @mohamodmohamod3574
      @mohamodmohamod3574 4 หลายเดือนก่อน +1

      Hoostaada la hell ,ninka habaarka miciinsaday baan la hadlayaa

    • @user-sr3ok4ty4t
      @user-sr3ok4ty4t 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @omarhassan8219
    @omarhassan8219 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wadani wuukuanbaday siyasadi wuxukadigay qabyalad cad,kamana muqato waxwadaniyadihi hormudkisa iyo tagerayashisaba

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waanu baran kulmiyoo
    Waxa baar qub u ahaa
    Beenaala yaashii
    Iyo buuni iyo xinif
    Oo ay naceen bulshadu dhami
    Kaahin iyo biixoow
    Bay bay inader

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v 4 หลายเดือนก่อน

      Been lama alooso
      Lama geeyo beec
      Bulshadu adiga ma ahee
      Way ballaadhan thy
      Cidda ay boqraysana
      Iyaday u banaan thy
      Sida baraarka oo kale
      Ha baraashishiyin.

  • @MawliidMuuse-my4iz
    @MawliidMuuse-my4iz 4 หลายเดือนก่อน

    Nin wayno faruqa wadani ma taliye ciidanba mise bariiskaga ku dhidhan cidaa 😂😂😂😂😂

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waar waxan wariye wuu dhaafay arrinta khaliif sidaan u sugayey😂

  • @abdit8270
    @abdit8270 4 หลายเดือนก่อน

    Wadani gebigoodaba in maxkamad la saaro ayay tahay. Waa qaran dumis. Waa" enemy of state"