"Xisbi walba marka uu doorasho la galo dib ayuu isku Qiimeeyaa" Cabdikariin Xinif.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 207

  • @ugbaadabdiawdahir835
    @ugbaadabdiawdahir835 3 ปีที่แล้ว +24

    Taageero wayn wariye ilig iyo mmtv

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 ปีที่แล้ว +13

    Interview of the year. Somaliland will prevail.🆒🌐

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 3 ปีที่แล้ว +6

    Wariye maxamed raga sidaa u xisabi wax xisabiya ayay wayeen mudane maxamed good job

  • @dugaagarke3669
    @dugaagarke3669 3 ปีที่แล้ว +19

    Alla iligoow laguma cawryo,
    Odayga sidii yuhuuda loogu talo galay in loo tumo ayaad u dubaysay,

  • @siciidwirdaniproduction4572
    @siciidwirdaniproduction4572 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waar Ninkan Cabdikarin xinif waa legend wlhi 😂

  • @maxxeyyy
    @maxxeyyy 3 ปีที่แล้ว +10

    Balo ku Ciyaadhey! Siiyasi ka afhun abidkeey ima soo marin. Islaantuu qabaa dul'qaad badanaa...📿

    • @abdisaleammohamed7359
      @abdisaleammohamed7359 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll noocaasaa akhlaaqdu la dhimatey ayaaa berina shqo loodoonanayaa reerkaaga eegaya een diintada aqoontada eegeynin

  • @soomaalilandercawilakram5107
    @soomaalilandercawilakram5107 3 ปีที่แล้ว +21

    C/karim xinif __
    Way ka baahday doodu
    Dib isku soo canaano dheh way kugu dhacdee 🤣😂

  • @hanuuniye7979
    @hanuuniye7979 3 ปีที่แล้ว +6

    Naar Naar wlhy Kulmiye oohin ayu kaga kenay Wariyaha Madaxa banan ee Maxamed ilig guulayso wariye

  • @abdiawil7631
    @abdiawil7631 3 ปีที่แล้ว +6

    Alla kani waa casilaada ugo horeesa ee muuse sameenayo

  • @nasirsulub8266
    @nasirsulub8266 3 ปีที่แล้ว

    Markad tahay journalist wa inad waydisa sual dadku raban inad waydiso maha inad waydiso suasha uu wasirku jecelyahay ninkan waa best wariye runtii anigu award ban sinlaha

  • @luqmaanahmed2645
    @luqmaanahmed2645 3 ปีที่แล้ว +7

    War xisbigaa islaameed afka ha noo galin halkaa odaygu faysal cali waraabe buu ka baqay kkk

    • @abdiali2957
      @abdiali2957 3 ปีที่แล้ว

      Show fysal hadhow caayi maayo

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 หลายเดือนก่อน

    Wariye ilig you are My role model

  • @sidiiqmaxamuud4532
    @sidiiqmaxamuud4532 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa nin aan xogbadan hayn xinif

  • @abdidualeh5332
    @abdidualeh5332 3 ปีที่แล้ว

    Sck ilik waxad tahay wariye legend ah ha cabsan khaladaadkanana Iska ilaali dadko dhan baa ku og.wariyenimadaa wixi wax weyn yeelanayana ado saxan waqtigan be politician.

  • @abdisaleammohamed7359
    @abdisaleammohamed7359 3 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan isagoo umada uhaya xil sida kibirsan uhadlaya miyaaney rag is arag
    Ma cidbuu kawanagsanyhy
    Ma cidbuu ka aqoonbadanyhy
    Ma cidbuu ka reerwanaagsanhy
    Ma cidbuu ka xogogaalsanyhy
    Miyaanu xil umada somaliland uhynin
    Noocaasaa na hortaagan

  • @selamjibril2471
    @selamjibril2471 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilig keep going legend ba tahay Bro. Waxad soqabata ood waraysi kugogaysa jamal cali xusen. Cade dhe hadafkaga siyasaded watan xisbiyadi lafuraye??

  • @caydaruusxasan2419
    @caydaruusxasan2419 3 ปีที่แล้ว

    Wareaysigii xinif ugo tagtaa ee wariye la yeesho ayaa ahaa go forward wariye ilig

  • @MOHAMEDABDI_01
    @MOHAMEDABDI_01 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend Mohamed Abdi Shiekh😘

  • @fatumaaden9374
    @fatumaaden9374 ปีที่แล้ว

    Keep going mashaalah

  • @HassanHassan-sd1gj
    @HassanHassan-sd1gj 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan.xinif..caadifada.reerkiisa.ayaa.aad.ugu.weyn..waa..nin.qabyaaladu.aad.ugu.dheertahay.

  • @ustaadclraxmaanofficial4602
    @ustaadclraxmaanofficial4602 3 ปีที่แล้ว +5

    Maxamuud xaashi rijaal

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 3 ปีที่แล้ว +4

    Weriye ilig wlhy caadi maaha🤣
    Weriyaha keliya ee aan daawado markuu doodaha u qabanayo somalida.

  • @Mohamedxaad
    @Mohamedxaad 3 ปีที่แล้ว +5

    35:30 halkaa markay maraysay daacadban uqoslay ( mahaystaan & ma'idinkaa kaqaaday ) kkkkk
    +
    Jaaniskaa dayicimayno xinif umadeena maaha kkkkk

  • @suldaanseed8395
    @suldaanseed8395 3 ปีที่แล้ว +2

    Ruuntii labada oday si wacan ayey udoodeen very good

  • @soomaalilandercawilakram5107
    @soomaalilandercawilakram5107 3 ปีที่แล้ว +5

    War iligow wllhi wanku wataa waxad muujisay waayo aragnimo saxaafadeed

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend mohamed abdi ilig ✌️

  • @mohamoudosman621
    @mohamoudosman621 3 ปีที่แล้ว +5

    Wariye ilig waa weriye waa weriye nin karmeeda nin rageed

  • @zamzamhassan9818
    @zamzamhassan9818 3 ปีที่แล้ว +1

    pravo ilig well done hadii la helayo rag dhalin yaro ah o sida u xiisabaya wax wlle sidan lama ahaaden kusoco tuugta dalka soo qabo xisaabi ilahay haka dhigoo codkii shacabka

  • @farahfariid1718
    @farahfariid1718 3 ปีที่แล้ว +4

    Odaygu meel uu maruu waayay🤣🤣🤣. Ciyaal ayaad aheed barigaa kulahaa 🤣🤣. Wariye waxsoo bartay oo og su aalihisa lamayidhaa ciyaal🙌🙌🙌

  • @ahmeddalmar6096
    @ahmeddalmar6096 3 ปีที่แล้ว

    Maxamuud hashi abdi siyaasadii soomaliland oo qofa 🤏😎

  • @aweysxasan6724
    @aweysxasan6724 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxamuud xaashi guul wa siyaasi aad u weyn kulme kama faa idesan wana guul daro weyn sow gartey kulme guul wadani

  • @somalilandwaamuqadas4405
    @somalilandwaamuqadas4405 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alah wariye ilig noolow

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 3 ปีที่แล้ว +2

    Kulmiye aniga taageeri jiray kulmiye adeer muuse ayaa la hadhay iyi kan yar xinif oo miidhan

  • @salaadaadan8382
    @salaadaadan8382 3 ปีที่แล้ว

    Walee xinif nin baa helay
    Maxamed ilig waan ku wataa

  • @ekb3848
    @ekb3848 3 ปีที่แล้ว +6

    nin fashilmay waa ilameerayso

  • @ziizomosim6430
    @ziizomosim6430 3 ปีที่แล้ว +4

    maxmed waa qof qalbi wanagsan illahay dartii ban ku jecelahay warye

  • @abdirisaqaxmed1755
    @abdirisaqaxmed1755 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa lays jafay wlee
    Werar iyo werar celin

  • @abdisaleammohamed7359
    @abdisaleammohamed7359 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi ilig waa nin macquula oo somaliland ku weyn bulshadna qiimo ku leh sida aakhiro loo hubo ayuu naftiisa ugu kalsoonyhy waaa caqligiisa iyo aqoontiisa taasi .
    Ninkan uraya Eee uuwareysano madaxweynuhu habadelo wlhi waaa uskage

    • @Amiinadam10
      @Amiinadam10 3 ปีที่แล้ว +2

      Been maad sheegin wlhy uskad weeye walina akhlaad xun waliba

    • @abdisaleammohamed7359
      @abdisaleammohamed7359 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Amiinadam10 haa wll wlhi waan layaabey

  • @ahmedabdirahman3174
    @ahmedabdirahman3174 3 ปีที่แล้ว

    Mahamed sheekh waa wariye aad u adag way ka wada cabsdaaan dadka uu waraysanayo

  • @ustaadclraxmaanofficial4602
    @ustaadclraxmaanofficial4602 3 ปีที่แล้ว +4

    Kulahaa maaha 13 waa 11 oo tolow labada kle ma isagaa Cunay
    Waa 13 toban cidkastaa og taas

  • @maxamadaxmad4043
    @maxamadaxmad4043 3 ปีที่แล้ว +1

    Wariye MOHAMAD ilig libaax🦁

  • @cabdiramaanxasan4988
    @cabdiramaanxasan4988 2 ปีที่แล้ว

    Wllha sidaa doono ka yeelaya kan yari xinfe

  • @awshan571
    @awshan571 3 ปีที่แล้ว

    Xisbiga kulmiye xinif iyo dadka lanooca ah ha iska saaro 💯 hadii kale ha sugo guul daro tan ka wayn 💯✅✅✅✅👏🏽

  • @aftahmohamed8484
    @aftahmohamed8484 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxamud xaashi warayso next please

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 ปีที่แล้ว

    Is difaac indho la"aan xun-sas siyaasi ruug-cadaa Maxamuud Xaashii Cabdi ayuu qaba... Abdikariim Xinif Kulmiye la, degee...
    Baarqabadii u oloollayn jiray sow Madaxweyne Muuse Bixi Cabdi mu fogeyn.....

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed cabdi illig inankii inamada walle jeedaal baad la dhacday

  • @hassanabdillahi4094
    @hassanabdillahi4094 3 ปีที่แล้ว +4

    Horta wlhi ninka ugu dhow ee ay iskugu xigaan Abdikariim ayaan ahay balse waxaan sheegayaa in Abdikariim ay dooddu ka baahday waxaan ku qoslay sida uu gobolka togdheer ugu haftay....
    Iligow waanu ku taageersannahay dooddana odaybaad ka noqotay mujaahidkana waad udul qaadatay 😂

    • @hassanabdillahi4094
      @hassanabdillahi4094 3 ปีที่แล้ว +1

      Suaalo aan ubogay ayaaad noo waydiisay waa suaalihii aannu larabnay xaajiga 😂

  • @deeqtutors6288
    @deeqtutors6288 3 ปีที่แล้ว +1

    maxamuud xaashi next soo qabo #wariye ilig

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 3 ปีที่แล้ว +2

    Markaad fursad isku salaxdid shab ayaa lagu dhahayaa😂😂illig

  • @Wadani924
    @Wadani924 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxba ha ka warwareegin ee jabka Kulmiye waa Habar Jeclo oo saluugsan siyaasadda Muuse ee xaafadeysan.

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 3 ปีที่แล้ว

    Muse bixi waa madaxwayine fiican laakiin xoolaa lagu dilayaa

  • @idirismowliid8870
    @idirismowliid8870 3 ปีที่แล้ว

    Ilig professional baad tahee . Suaalo Critical thinking ah waydii sidii maqaaxiyaha haysku waraysaninee .

  • @dabaqabad1
    @dabaqabad1 3 ปีที่แล้ว

    We love you mmtv

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 3 ปีที่แล้ว

    Waa abaal laawe Mayiradii u shaqeeyey Kulmiye ayuu ku caasiyey.

  • @cabdibasidxasan2382
    @cabdibasidxasan2382 3 ปีที่แล้ว

    Saxafi sare mr.ilig wxn ka codsanaya inu dadka hor keeno afhayenka xisbiga kulmiye Buuni

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 3 ปีที่แล้ว +1

    Afkiisoo ka qirtay in Kulmiye wanjalayo doorashada barlamaanka cagtana ka jiidayo in xildhibaanadu u codeeyaan gudoomiyahooda inta ay ka helayaan xildhibaano beec ah haatana si reerinmo buu Muuse kuwa beeshiisa uga dhex ololaynayaa halka Ucid laga fadhataystay 3 Xildhibaan

  • @adammohamed2602
    @adammohamed2602 3 ปีที่แล้ว

    Bahda MM tv waxaanu leenahay xukuumada midhmidh usoo fadhiisiya waydiiya waxay noo qabteen ilayn saxafadu bulshada ayay matashaaye kuwa muranka iyo isdifaaca iyo jahliguna ka muuqdo hanagu soo fadhiisiinina

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 3 ปีที่แล้ว

    Wasiirada Kulmiye waa kuwii ordayey ee dadka Luqunta iskaga tagey.
    Wixii Boorama ka dhacay eeg Wasiir Saajin muxuu Sameeyey iyo Wasiirada kale.

  • @shujitsu3551
    @shujitsu3551 3 ปีที่แล้ว

    Cilig wa Somalilandka buka

  • @indheergaradchannel3269
    @indheergaradchannel3269 3 ปีที่แล้ว

    Xinifaw dee Mr ilig si cilmiyaysan ayuu kuula doodayaa su,aalaana kuu waydiinYaaye dee Maya naguma filnee si cilmiyaysan ugu jawaab

  • @ggmuse5325
    @ggmuse5325 3 ปีที่แล้ว +2

    WAAR YARKAN XINIF BEEN WEYNAA MA MAXAMUUD XAASHI BUU SANAAG U DIIDEY WAAR XISHOOD DHEH

  • @hamza-vg5hy
    @hamza-vg5hy 3 ปีที่แล้ว +2

    Calacalk jooji waa lagaa badiyay xinifow ina xaashi nin culus muse iyo adiga baa waa laydiin kaa badiyay

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 2 ปีที่แล้ว

    Ilka dheereey af somaaliga soo baro wariye aad noqotide

  • @PacificBruva
    @PacificBruva 3 ปีที่แล้ว

    nooca oo miidhan ayu Muuse biixi soo uruursaday, same mentality lol Good job ilig. by the way xinif isku qabiil baanu nahay, laakin hes not a politician , he should go back to his Malcaama

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 3 ปีที่แล้ว +1

    Kulmiye dad noocan oo kale oo inuu dirsado ma ahayn Muran iyo farofiiqfiiq ayuu hayaa iga walee inaanu fujaan cadaynayn kani. Kulmiyow dib isugu noqda waxbaa idinka khaldamaye sidan Rag isaga celin maysaane.

  • @xaaragojaacayl6541
    @xaaragojaacayl6541 3 ปีที่แล้ว +1

    istahil caleek wr wari kan haka ahado

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxamuud Xaashi Waraysi ka qaad

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 3 ปีที่แล้ว +1

    Falaadhi gilgilasho kaagama hadho horay soomali igu maah maahday kulmiyow ciyaarta danbe shax adag kusoo gala insha Allah tani ini dhaaftayeee.

  • @Omersdad_.
    @Omersdad_. 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa jaanise ma jaanis baa la sii dayaa 😂😂 gudoomiye waydinku cadaatey inad lacag siiseen musharaxiinta xisbiyada mucaridkaa

  • @cabdiramaanxasan4988
    @cabdiramaanxasan4988 2 ปีที่แล้ว

    Wllhay ka kan.sidaaa doontaa ka.yeeshay ilkowe

  • @alihassanali7655
    @alihassanali7655 3 ปีที่แล้ว

    Yaaa Ilaaha Caalamiin Odaygii Aftahanka Isku Haystay Siduu Doono Buu Ka Yaalay
    Mr Ilig Salute

  • @cabdicasis66
    @cabdicasis66 3 ปีที่แล้ว +1

    Iligow Bilaa Khibradbaad Tahay Hala Murmin Qofkaad Waraysanayso Jawaabta Intuu Dhamaynayo Sug.

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani siyaasi maaha xaqiiqatan kulmiye wuu ku khasaaray ninkan....

  • @khaalidabdirashiidali1809
    @khaalidabdirashiidali1809 3 ปีที่แล้ว

    Karbaashbaa ka dhacay waar ninkaa muusow bistihiisu waa Dabada 🤏

  • @Mr.Nuradin
    @Mr.Nuradin 3 ปีที่แล้ว +1

    Waar kan iyo noociisa maxaad wakhti ugu lumiseen. M. Muuse qashinkaas oo miidhan buu soo uruursaday.

  • @cabdiqaadirmuxumedjaamac6001
    @cabdiqaadirmuxumedjaamac6001 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkk aleyla waa la jiidjiiday gudoomiyihiii, wale nin ilig helo ayaa ilmo dhalin kkkkk

  • @cawilxasan146
    @cawilxasan146 3 ปีที่แล้ว

    Xinif magacaa habao burcona waad sheegatay sanaagna ina caashi waad udiidantahay oo degaankiisa rasmiga ah

  • @mumtaasyousef4725
    @mumtaasyousef4725 3 ปีที่แล้ว

    Weriye ilig waa debater tegay 👍👍👍👍👍

  • @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
    @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 3 ปีที่แล้ว

    Mm tv iyo mr ilig.
    Kani waa ittixaadkii yaroowe yuu iskukiin qarxin.

  • @abdishakourmahamoud1888
    @abdishakourmahamoud1888 3 ปีที่แล้ว +1

    Kulmiye Sidan ku sii socon maayo
    Maalinba dooda jirta ama su'aalaha la weydiinayo maaha inuu hadba keeno dad aan aqoon ama aan lahayn baratakoolka Hab difaaceed.

  • @ayanahmed6747
    @ayanahmed6747 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc madaxnahu muxu sodayanaya xilgan ubahay kalagurka nin diiday sinaata sareyntisa hayelin dadkiii nogusharf madana horfadhiisday wajigabax kagaso baxay xinifba coil ayuqaba xilkiisa ayuu ilashanaya wuu ogtay reerkisa dhibatada xafadodu qabto wuu ogaya nin nocadheysan Ayaan sosaranay walasbaranaya wuu nawerar anaguna dhibna uman gesanin farta Ayan Ku ridnay uuun

  • @kusalirasulkarasulka-ir3vf
    @kusalirasulkarasulka-ir3vf ปีที่แล้ว

    Xinif Libaax walhay Reerkayagu kumu khasaarin 😂

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +1

    Xinif caqliguu zero ka yahay

  • @cabdirizaaqsaleepaain5750
    @cabdirizaaqsaleepaain5750 3 ปีที่แล้ว

    Marka manta isago caruur ah barigi hore ayuu manta ku waraysanyay miya war xinif sheego mahayso ee xilka iska dhib waxa sida ka dhigay waa qoxontigi ye

  • @realforextradersomali1929
    @realforextradersomali1929 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi xinif waa qosol🤣🤣🤣🤣waar afka hanoo galin ka soco

  • @abdalleali9448
    @abdalleali9448 3 ปีที่แล้ว

    Ilig Waa Nin Balaayo Ah ...

  • @hassanibrahim1233
    @hassanibrahim1233 3 ปีที่แล้ว

    Illaahay ka baqay qoladiina saxaafada oo joojiya in doqon kastaaba idin yidhaa kaalaya wax i waydiiya

  • @SomaliTv.
    @SomaliTv. 3 ปีที่แล้ว +1

    Wariye Mohamed ilig cumaamadiisa lama haysan karo

  • @mariogujis372
    @mariogujis372 3 ปีที่แล้ว +1

    ilig caadi maaha runta kamagabado wuu xiijiyay

  • @abdirahmanahmed2547
    @abdirahmanahmed2547 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdikarim mar walba wuxu kusoo celcelinayaa inuu weriyaha ku weeraro inuu caruur ahaa doorashooyin hore, haddana waxa muuqata inuu ka xog badan yahay.
    War xinf waa la qabtay wallee 😄

    • @guleedyare8437
      @guleedyare8437 3 ปีที่แล้ว

      Waa jaahil dee bilaa aqoon ah

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 3 ปีที่แล้ว

    Xinif wuxuu ka warwereeyey H/J ayaa Kulmiye Dhulka Jiiday.

  • @warsamemahmoud8706
    @warsamemahmoud8706 3 ปีที่แล้ว +1

    allaylehe gudoomiye xinif wuu xiijiay ilig hhhhhhhhhhhhhh

  • @abdirahmankhadar2900
    @abdirahmankhadar2900 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhhhhh wlhi waan qoslay markaan daawadey saxafi ruug cadaaya ilig kulahaa malaha waxaad rabtaa inaan wxwlpa kuu soo wada baxo

  • @roodaismaaciil495
    @roodaismaaciil495 3 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan xoollihii barkacaysha ayaa ku maqan calool ayuu la baxay.

  • @maxamedcali7432
    @maxamedcali7432 3 ปีที่แล้ว

    Waa Ladin nacay kulmiye adero dadak iyo dalakun dhibatada kaday

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 3 ปีที่แล้ว

    WAXBARASHO CARABI KALO SOCDA BARTAN MEELKASTO JOOGTAAN.

  • @binaryoperation5560
    @binaryoperation5560 3 ปีที่แล้ว

    Horta xinif way ka qaloocatay waxay ahayd inuu yidhaah doorashadii 2005 waxa lagu galay is diiwaan galin la'aan oo ku shubasha jirtay tani se tu la is diiwaan gashay ahayd.

  • @Abuumascuud2020
    @Abuumascuud2020 3 ปีที่แล้ว +2

    Belo kugu ciyaadhay 😁😁😁😁

  • @abdalleali9448
    @abdalleali9448 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan Muran Buu Iska Hayaa Xinif....

  • @nuuribrahim3131
    @nuuribrahim3131 3 ปีที่แล้ว +1

    xinif kolba jaanis ayuu buuq ku sameysayaa sida wad yartahay iyo deegaanka waxaad uga jeedaa reerkooda 😀