SAXIIBTEY RUMAAD XAFLADA AROOSKA FAFXIYA KABAYARE FARSAMADII AXMED UGAASKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 745

  • @coday-Hassan
    @coday-Hassan 2 ปีที่แล้ว +145

    Heesta waxa la qaaday 8 year ago wakhtigan aan joogo oo ah 25/02/2022
    Habeen jimce soo galaayo waxaan jooga wakhtigan aan daawanayo heesta aroos zxbty marna my classmates ah farxiya daahir muumin iyo saygeeda Dr mubaarik Jama Dalmar
    Waxaan leeyahay Xbtay hblyo wllo guurkaagu guur khayr gurigaagu guri nagi

    • @hodanmohamed5889
      @hodanmohamed5889 2 ปีที่แล้ว +5

      Mansha Allah allaha isu daayo

    • @nasser-1429
      @nasser-1429 2 ปีที่แล้ว +3

      @@hodanmohamed5889 qurux badnida 🥺

    • @hudafuture1330
      @hudafuture1330 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah hambaly wl isku waara

    • @mrdolla1927
      @mrdolla1927 ปีที่แล้ว +3

      Finally sanadka dhamadkisa😂🤗🤗

    • @salmosalmo-wy8oz
      @salmosalmo-wy8oz 10 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +32

    inta so boqatey markey arooski dalmar heestan jawabtedad uqadey sxbtinimo wa qali ❤💯💯🙏❤

  • @libaax-yaale5571
    @libaax-yaale5571 6 หลายเดือนก่อน +42

    2024 bisha 4aad kadib hadaad daawanayso ismuuji😂

  • @xananmustafe1873
    @xananmustafe1873 3 ปีที่แล้ว +313

    2021 hadaad dawaneysa lik dhac kusi 😂

    • @cudoonpea7033
      @cudoonpea7033 3 ปีที่แล้ว +3

      ✌💕

    • @nasramussa2564
      @nasramussa2564 3 ปีที่แล้ว +1

      👍👍

    • @mohanke447
      @mohanke447 3 ปีที่แล้ว

      𝑳𝒂𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏 𝑹𝒖𝒖𝒙 𝑾𝒂𝒍𝒊 𝑴𝒂𝒚𝒔 𝑸𝒂𝒃𝒂𝒏 𝑯𝒐𝒓𝒕𝒂🙄

    • @cabdinasir888
      @cabdinasir888 3 ปีที่แล้ว

      2021 I m watching

    • @faadumofadumo365
      @faadumofadumo365 2 ปีที่แล้ว

      May may

  • @kingahmed4434
    @kingahmed4434 ปีที่แล้ว +34

    ISH CALAA HEES WAXAN HEES WEY DHAFTAY IYO CODBA ANOTHER LEVEL 2023 HADAA ILA DAWANEYSO LIKE ISAAR FULL RESPECT ❤️💖🥰👍👌

  • @abdisalamshiine1174
    @abdisalamshiine1174 3 ปีที่แล้ว +44

    Saaxibtinimadu waa sheey qali ah wallahi🥺😩❤

  • @cabdishakurnuur7100
    @cabdishakurnuur7100 4 ปีที่แล้ว +104

    Heestan waxan dib u dhageystay 2020 .anoo u qaadi jiray sxbtay oon xabsi ku wada xidhaneyna .alle ha u naxriisto 😭😭😭😭😭😭❤

    • @neimahassen8720
      @neimahassen8720 3 ปีที่แล้ว +2

      Amiin abowe😭

    • @cabdishakurnuur7100
      @cabdishakurnuur7100 3 ปีที่แล้ว

      @@neimahassen8720 aamiin aamiin wllo merci

    • @عفاف-ل7ج
      @عفاف-ل7ج 3 ปีที่แล้ว +1

      Xabsiga jacaylkaa Ku jirteen yaah kadibne waa dhintay jacaylkii ,Allah u naxariisto jacaylkii dhintay ,lkn xabsigii buu idinka saaray markuu dhintaye alx dhahaa

    • @sabrinaawil5014
      @sabrinaawil5014 3 ปีที่แล้ว

      😪😪😪amiin

    • @cabdishakurnuur7100
      @cabdishakurnuur7100 3 ปีที่แล้ว

      @@عفاف-ل7ج bro xabsigu meel kale maahin wa en libia jeel ku yaal

  • @suhanna7suhanna714
    @suhanna7suhanna714 4 ปีที่แล้ว +57

    Simaney ruweydaay zxptey rumaad xasuus😢😭😭 ruweydo axmed cabdisalaan adoo nabada ah mrkale ilaahy haykaa tuso😢😢😭

    • @ruweydaabdirahman7510
      @ruweydaabdirahman7510 3 ปีที่แล้ว +4

      😭😭aamiin abyo adi io samideey is arag danboo xiiso leh

    • @kalyfow2124
      @kalyfow2124 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ruweydaabdirahman7510 maad kulanteen

    • @ExmanarovaExmanarova
      @ExmanarovaExmanarova 21 วันที่ผ่านมา +1

      𝗜𝗠𝗜𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗥 𝗞𝗟𝗘 𝗗𝗛𝗔𝗔𝗬𝗜𝗛𝗜𝗜𝗡𝗨 𝗠𝗔,𝗜𝗦 𝗤𝗔𝗕𝗧𝗘𝗡.🤴❤️

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +7

    Dalmar yare malintas wuu u hagar baxey sxbtiis Farxiyo kabayare... iyaduna Malintiisa bay u shidey arooskiisa..
    Saaxiib nimadu waa dahab markad hesho Qof Qiimo badan❤️

  • @xafsadhamays8963
    @xafsadhamays8963 6 ปีที่แล้ว +40

    dalamar yare walahi waa fanaan an xoog taageero love you

  • @afnanmaxamad1090
    @afnanmaxamad1090 ปีที่แล้ว +9

    Labada fanaan aan ugu jeclaa waage heestaan soo baxaysay waqtigaa qurux badnaayaa😭😭

  • @ahmedshukri9180
    @ahmedshukri9180 ปีที่แล้ว +16

    There was a girl whom i was in love with from bosaso. i love her with all my heart.i was called for an interview in United nations headquarters in Nairobi. Then i secured the job when i come back from Nairobi after some one year i found the girl was married to another man i felt heartbroken 💔 .when i hear this song it bring back that memory of some years back. I wish you well, najma and her husband Cabdulaahi, well in life😊

    • @halimaahmed6765
      @halimaahmed6765 10 หลายเดือนก่อน +3

      Allow qalbiga kuqaboji wllo,Badal kheir qabo Alle kusiyo

    • @ahmedshukri9180
      @ahmedshukri9180 10 หลายเดือนก่อน

      Amiin wll ​@@halimaahmed6765

    • @ahmedshukri9180
      @ahmedshukri9180 8 หลายเดือนก่อน

      Amin wll​@@halimaahmed6765

    • @KalelaChannel
      @KalelaChannel 7 หลายเดือนก่อน +2

      lol Should have secured the girl first before the job.

    • @ahmedshukri9180
      @ahmedshukri9180 6 หลายเดือนก่อน

      Aminn wll​@@halimaahmed6765

  • @amiinmahat4348
    @amiinmahat4348 4 ปีที่แล้ว +179

    2020 yaa dawanaya 🙋

    • @OoOo-fu9dy
      @OoOo-fu9dy 4 ปีที่แล้ว

      Abdiyare

    • @nimoabdi1872
      @nimoabdi1872 4 ปีที่แล้ว +1

      Ani runtii. Murugaa dare may 2 qof calaf Kala geeyay wlhi

    • @ubahibrahim4080
      @ubahibrahim4080 4 ปีที่แล้ว

      @@nimoabdi1872 maisfuran abay

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 3 ปีที่แล้ว

      @@nimoabdi1872 labadan miyaaa wll

    • @farhansadiq9998
      @farhansadiq9998 3 ปีที่แล้ว

      ض

  • @nasiiali1331
    @nasiiali1331 9 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waxa uqaadi donaa labadayda sxb najma iyo nasro insha alah malintooda arooska I can’t wait inkasto kala fognahy waxa rajayna meel walba joogo tago ❤

  • @kingmhassan
    @kingmhassan 19 วันที่ผ่านมา +5

    Yaa meeshan joga marki Dalmar iyo Kabayare is dagalen kadamba
    Like saar😢

  • @NajmaAbdi-j4t
    @NajmaAbdi-j4t 9 หลายเดือนก่อน +12

    Still listening 2024 January date 1 legend damar yare ❤

  • @anisoali4560
    @anisoali4560 ปีที่แล้ว +3

    FarxiyO Daahir maHamett👸🏽😭❤️ Simaneyy farxiyeyy Zhpteyy Rumaadeyyy👸🏽😭❤️ ku jecelahay abaayoyyY🤎🥺🫶🏿

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 4 ปีที่แล้ว +96

    8 April 2020 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴👇👇👇
    Simaneey farxiyaa sxpteey rumaadeey
    Salaan iyo tahniyad ubax baan sidaa sooryo kaaga dhigayaaa
    Samaantiyo wanaagaba samadaan ku waaroow ilahay ku samo bixi.
    Inaba caadi ma aha heesta 👇👇👇🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤😂😂😂😂

  • @jaamacxuseen7270
    @jaamacxuseen7270 5 ปีที่แล้ว +81

    Dalmar weyne iyo farxiyo kawa weyneey...heestii sxptey rumaad hada dawaneyso ..2019 like😘

    • @apo4417
      @apo4417 4 ปีที่แล้ว

      3030 dawanoyaa 😂😂

    • @aminamuse6156
      @aminamuse6156 3 ปีที่แล้ว

      Wooow

  • @nihaalbulshaawi3438
    @nihaalbulshaawi3438 4 ปีที่แล้ว +57

    2020 with lockdown😂✌️ciyal corona nahy😂

  • @sahraali6929
    @sahraali6929 2 ปีที่แล้ว +20

    Saxibnimada ooku wanaagsanata waa dareen Farxaded laheli karin🥺❤️

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 3 ปีที่แล้ว +14

    intii saaxiibo ah ilaahay haysku daayo🤲

  • @aqoonmedia4228
    @aqoonmedia4228 3 ปีที่แล้ว +54

    2021 dhamadkisi dawanaya 😂jawabti farxiyana hada donanaya 😂

  • @aishatahliil1183
    @aishatahliil1183 9 ปีที่แล้ว +32

    farhia qoor dheer arooskada wiil i caano gabar i caano insha allah

  • @ubaxadam6966
    @ubaxadam6966 5 ปีที่แล้ว +4

    Wwwwwww farxiya kaabyare iyo dalmar wale wakhtigu dadka kalfogee ale isu kinda wll isjecl zxbo qaliya dalmar my sistr farxiya❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dhagaxle9
    @Dhagaxle9 ปีที่แล้ว +7

    Simaneey bishaaroy saxibtay rumaadey salaan iyo tahniyad baa sidaajo ubax baa sidaayo sawrayo kaaga dhigayaah ❤🥰🎉💝
    Zxpty oo igu qaylih ah baa maanta intaas udirin

  • @anfacmohamedabdi9582
    @anfacmohamedabdi9582 2 ปีที่แล้ว +2

    Adiguna la soco ooooo
    Sahal inantu yeeey noqon .......
    🎵🎵🎵🎵🎵🎵🎵

  • @Eimandaud-t4k
    @Eimandaud-t4k 2 หลายเดือนก่อน +11

    Team 2024❤🎉

  • @fardowsomacalinissack5155
    @fardowsomacalinissack5155 2 ปีที่แล้ว +1

    Samaney hodaney sxbteyda rumaadey ubax baan sidaa sooriyo kaga dhigay xbbtii ♥️💞💓

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 ปีที่แล้ว +19

    Jwbta farxiyo bakam yarsan sxpkeed aroooskiiis ka qaaday wlhi 💋💔💋💔

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 7 ปีที่แล้ว +235

    arooskann wlhi dalmar so Hagar la'an ayuu ogu dabaaal dagay
    farxiyo kabayare waxay u bixisay wilkeda dalmar si uuu jawabta aroska.u noqda waxasaaa kaa Sxb ah jecelka bis Sxb ma noqde Sxb kale oo qas ah oo dhib Iyo dhef kula qebsada LA samestaa sidaaa kabayare dalmar
    2017/3/4

  • @stefanschafer4661
    @stefanschafer4661 5 ปีที่แล้ว +41

    Im from germany, i like music somali

  • @cabdikariincismaan4140
    @cabdikariincismaan4140 6 ปีที่แล้ว +8

    Masha aallah farxiiyo kabayare iyo seeey geeeda faarax uu waaad qeeer qaaabo aaallah kaaaale siiiyo wiiil iyo caaaano giibaar yio caaaano aallaha kaaala siiyo aaadikana aaamiin aaamiiin ta raaaciyo

  • @siriinsaid4899
    @siriinsaid4899 8 ปีที่แล้ว +72

    dalmar my dhiiga axsan cod guul iyo gobanimo reer tolkeey waalagu ogaa😍😘😙

  • @kr5995
    @kr5995 4 ปีที่แล้ว +4

    Caaawo ban labo jeer dawaday heestan 2020/9/29 ina caawo dawatay love isaar

  • @nayruushheesahacusubnayruu852
    @nayruushheesahacusubnayruu852 7 ปีที่แล้ว +12

    walahay runtii aad ayaan ugu bogay labadan sxb wd aad isjecel waxkagaranayo sxb ti nimad iyo qiimaha ayaleedahay

  • @abdullahiadan3677
    @abdullahiadan3677 ปีที่แล้ว +4

    I am yet listening 2023 3.51pm what a song and by the way I soluted for my lil bro dalmar

  • @xariircabdi8708
    @xariircabdi8708 2 ปีที่แล้ว +15

    2022 heestan yaa ila dawaday goobtu waa berbera wakhti galab ah somaliland

  • @adenceynte5520
    @adenceynte5520 7 ปีที่แล้ว +7

    Dalmar yare sxb waad u hagar baxday farxiyo hadii ay tahay qof wax garad ah

  • @HiDonutzz
    @HiDonutzz 4 ปีที่แล้ว +36

    2020 who's is watching it

  • @AbdirahmanSoufi
    @AbdirahmanSoufi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hestan ❤lagamayabo inan ilooboo intan nolahay
    Cette chanco se ma meilleur chanson de tous le temps .

  • @sabrinabdulahi2438
    @sabrinabdulahi2438 7 ปีที่แล้ว +19

    Saxib iga dheh dalmar yare iyo farxiyo kabayare masha allah

  • @ahmednuurhonest1515
    @ahmednuurhonest1515 ปีที่แล้ว +4

    Waan hubaa inaad 2023 dib usoo booqaty like dhac kusi😁👍

    • @afgaradmediaproduction3569
      @afgaradmediaproduction3569 ปีที่แล้ว

      Adigana wali inta xtaa ma idaba soctaa xalay arsenal waa badisay muna yaresay😂

    • @ahmednuurhonest1515
      @ahmednuurhonest1515 ปีที่แล้ว

      @@afgaradmediaproduction3569 muno yariisay macamishaydi baa dib igu so noqoty

  • @ishqyboy
    @ishqyboy 3 ปีที่แล้ว +15

    One of my favorite song ever 💪😍💞

  • @ashasomo5923
    @ashasomo5923 11 หลายเดือนก่อน

    simaneyy farhiyay saxibteyy rumadeyy saxibtinimadu macana marka heysato sxb sidan o kale ah ❤😢

  • @mohacatoos3000
    @mohacatoos3000 4 ปีที่แล้ว +8

    2020 June yaadaawanooya oo hada fahmay heestaa like hayla dhaafin

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 2 ปีที่แล้ว +37

    What a beautiful song 🎵 Dalmar Yre

  • @aishamohamed5483
    @aishamohamed5483 4 ปีที่แล้ว +45

    2020 yaadawanayo😂

  • @aadandeeqmx1234
    @aadandeeqmx1234 ปีที่แล้ว +7

    Plz inta Heestaan Jiif ku daawanyso oo mopile Samsung ah kudaawanysa o kaba la aan ku daabanysa like ii saaar commentina so dhiib 😊

  • @faysalali8095
    @faysalali8095 4 ปีที่แล้ว +4

    Markay so baxday heestan inta jogtay Nairobi ☝

  • @akramdahir2409
    @akramdahir2409 8 หลายเดือนก่อน +1

    Still listening in February date 20 this songs 🎵

  • @yuusufcabdibashiir5768
    @yuusufcabdibashiir5768 2 ปีที่แล้ว +2

    Hestaan 2018 ayaan dawade axsan sxib rumaad dalmar yare lagend xeerka Gbdha wax kayaqaano Sxibtinimadu waa qali wlhi

  • @samirkhadar2934
    @samirkhadar2934 2 ปีที่แล้ว +37

    Heesta waxan daawanaya 2022/7/29 waa habeen sabti ah saacadu waa 7/11 10 years kadib Haddan nooladu reply Baan sogali doona inch Allah ilahay hamigayGa hayrumeeyo🥰🥰

    • @amiirosheikh793
      @amiirosheikh793 2 ปีที่แล้ว +2

      Comment kaga wu icajabiye wlhi zxp😂🥰

    • @hibakabdilahi8733
      @hibakabdilahi8733 2 ปีที่แล้ว +2

      Ma noshahay

    • @samirkhadar2934
      @samirkhadar2934 2 ปีที่แล้ว

      @@hibakabdilahi8733 haa wll maxad iga badali😅😅

    • @mohamettAfsame
      @mohamettAfsame 2 ปีที่แล้ว +2

      10 sano kadib adoo danyeer ah 🤣🤣🤣🤣

    • @ridwanfuad4852
      @ridwanfuad4852 ปีที่แล้ว +1

      Aar manoshahay nio

  • @nasrohappynasrohappy4433
    @nasrohappynasrohappy4433 2 ปีที่แล้ว +16

    2022 hadaad dawaneysida like dhac kusi🤣🤣🥰😍

  • @missubyan904
    @missubyan904 4 ปีที่แล้ว +3

    💚💚👍👍👍adiguna lasocoo sahal inantu yey noqon

  • @abdiubane2722
    @abdiubane2722 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤ Rendille and Somali are one people ❤

  • @abdulmalikyussuf497
    @abdulmalikyussuf497 8 หลายเดือนก่อน

    I like the messages in all the songs sung by different musicians, it really carry her traits and she has good and close friends. 2024 am still listening to them

  • @abdihafidshaaban3646
    @abdihafidshaaban3646 ปีที่แล้ว +54

    Still listening in 2023 January date 20 what a song

  • @omarosmanibrahim7732
    @omarosmanibrahim7732 3 ปีที่แล้ว +6

    Sxbtinimada wlhi wx arin cajib ah❣

  • @3308-t4q
    @3308-t4q 2 ปีที่แล้ว +14

    2022 hda dawanosid like dac kusii 🥀

  • @xamdafaysal1200
    @xamdafaysal1200 6 ปีที่แล้ว +9

    Axzn saxiibo waad jira abidkiin dalmar and farhiya

  • @MohamedAbdi-dm1qi
    @MohamedAbdi-dm1qi 7 ปีที่แล้ว +13

    walasheey Farxiyo farxad ku nookie😘😘😘😘😘l love you sas

  • @kingmhassan
    @kingmhassan 11 หลายเดือนก่อน +2

    26/10/2023 Thursday evening am still listening
    May we live long

  • @lakadbawa6320
    @lakadbawa6320 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa jira walal an kula dhalan oo walaalkaa aakajeceshay🎉

  • @safiahassan927
    @safiahassan927 7 ปีที่แล้ว +29

    Masha Allah dalmar io Farhiya wey iskunurayn lkn calafka wa wax qoran anga wn aaminsanahy clafka runti wa wax jiro hees uqalanto io ubax wu uhadyeyay manta hdu nasibka kusacidi weyo bari ayu kusacidaya lkn qofta jcl aye wax kaogtahy

  • @duraan126aliyare4
    @duraan126aliyare4 7 ปีที่แล้ว +27

    kkkkkkkk kkkkkkkk garac wallahi kani waa wuu ogtahay inay jeceshay suu beerka ugala soo baxayo iyo say uqashuucsantay eega

    • @imranAli-kl9rr
      @imranAli-kl9rr 5 ปีที่แล้ว

      Duraan126 Aliyare 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abshiroabdimohamed2534
    @abshiroabdimohamed2534 4 ปีที่แล้ว +3

    2badan saxibtinimadooda mid loo dhigo maleh wlhi allaha ka madobeyo heesta

  • @hindi3522
    @hindi3522 4 ปีที่แล้ว +14

    Ani naftrke aroska ex kayga a hestn ka qade wa iska oya mrka so xsusto mlints lkn bente waye wli ma qangrin😂😭🥺

  • @faisofaiso5650
    @faisofaiso5650 8 ปีที่แล้ว +24

    faxiyo wan tegyarsanahay jacelka waxaa ka wayn calafka marka hadee jacelkeda wayday way wanku tagyersanahay inee wilkeda ubixiso thanks

  • @Cawedyare
    @Cawedyare 2 ปีที่แล้ว +6

    Fanku waa nolol baldhan.❤️

  • @Aziizo10
    @Aziizo10 13 วันที่ผ่านมา

    One wey iman inshallah
    Waan sugan maalinta aan heestaan maraha macan marwadeyda kula jaasi doono 💖

  • @daacad5731
    @daacad5731 ปีที่แล้ว +1

    Simaney farxiyaay saaxibtey rumaadey esh calaa hees dalmar waa saaxiib qaali ah 2023🥰🥰🥰

  • @barwaqomohamed3431
    @barwaqomohamed3431 9 ปีที่แล้ว +50

    by the way si fiican buu heesta ugu qaadey oo erayadiisa oo dhan kalgacayl iyo dardaaran miidhan bay ahayd.
    Inshalah waa calaf lkn anigu shakhsi ahaan waxan aminsana iney dalmar iyo Farxiya wax ka dhexeyen.
    Sahal inantu yay noqon to farxiya's husband

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 3 ปีที่แล้ว +1

    Walashey baa farxiyo ladhahaa
    Waana saxibtey rumaad

  • @cabdiraxmaandaahir2950
    @cabdiraxmaandaahir2950 4 ปีที่แล้ว +3

    ISKALAAJI in uu maqan yahay oo fekerayo inta ila aragtay👇👇

  • @ahmedfaree-wx1ge
    @ahmedfaree-wx1ge ปีที่แล้ว +3

    2023 haddii aad daawnyso like isaar😊

  • @RaxiimaMaxamed-h8s
    @RaxiimaMaxamed-h8s ปีที่แล้ว +2

    2023 still best song's ❤ wixii iga danbeeya like🎉

  • @amiirhassan1733
    @amiirhassan1733 8 ปีที่แล้ว +17

    sorry sxb dalmar calafku xaga sare ayuu ka qoran yahay farxiya adna nolol farxadleh ayaan kurajayna insha allh !!!

  • @bisharabiilaanshibrahiim9600
    @bisharabiilaanshibrahiim9600 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah siidu ugu Hagar baxey dalmar iyadana hada ayey u Hagar baxey dalmar isha cadowga Allah inka qabto sxba jiira iga dheeh

  • @ismahanahmed6645
    @ismahanahmed6645 5 ปีที่แล้ว +71

    The last moment was so emotional 😭😭

  • @aragsaninakhalaf8130
    @aragsaninakhalaf8130 6 ปีที่แล้ว +10

    Gobta al sheekhaaliya
    Waa halka qabiil ee somali ugu romaticsan uguna qalbiga fiican
    Waaana sababta kabayare
    Rag iyo dumarba dalmar yare
    Ugu magac dartay wiilkeeda
    Guuleysta waxaasaa sxb lagaa yidhaa

    • @aragsaninakhalaf8130
      @aragsaninakhalaf8130 6 ปีที่แล้ว

      @BULSHOBILE MEDIA
      Aaahey abaal ma gutayaal maahan iyaguna sow maaha

    • @ahmedshiine2512
      @ahmedshiine2512 5 ปีที่แล้ว

      waanoo ah Abwaan shucayb sxb kay dalma waxan leeyahay

  • @cademohammed6476
    @cademohammed6476 4 ปีที่แล้ว +26

    Yaa daawanahya 2020 😂😃

  • @tekleghebrekidan4431
    @tekleghebrekidan4431 10 ปีที่แล้ว +123

    I am eritrea the lady is beatiful

  • @rohanrabiile8783
    @rohanrabiile8783 3 ปีที่แล้ว +12

    Dalmar weyne saxiibka codka 2021 yaa ila dawanaayo✋🏼

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan9845 6 ปีที่แล้ว +30

    Aroskan anoo raaso jogo Ayan Durban tumay lkn sorry calafka wa Mel buu Ku eg yahay wllky farax &dumaahiday farxiya waxan idinka dhax bermay dalmar yare boqortoyo Wilkan edad u ahay gulaysta Abid dalamar INA ader gesigii iladhashaw dhiga sare u dhaaf adna Abowe 👑👑❤❤

  • @bunduki__man1926
    @bunduki__man1926 ปีที่แล้ว +12

    I really love ❤️ this song 🎵 😭 😩 ❤️

  • @fahmayasinali8895
    @fahmayasinali8895 5 ปีที่แล้ว +11

    Farxiyo abaalkan waa iska guday wlhi nolow abaayo

  • @barwaaqojamac7877
    @barwaaqojamac7877 2 ปีที่แล้ว +7

    2022 yaa ilaa dawanayaa eshcala hees👍

  • @leeyahay
    @leeyahay ปีที่แล้ว

    Mansha allah Gabadha aan abdika u ahay quruxey salaan sare farxiya kabayare mmmac

  • @maankey6048
    @maankey6048 ปีที่แล้ว +1

    Illhow jacelka no dhoor🥱😭 2018 from Argentina 😉

  • @queeniloveuzain8786
    @queeniloveuzain8786 4 ปีที่แล้ว +11

    2020 yaaa iladaawanaayo 🤣🤣😂😂😃😃💁

  • @HafsaFarah-gk7nd
    @HafsaFarah-gk7nd 4 ปีที่แล้ว +23

    Legend alfanan Dalmar yare❤❤❤m.a like his sweet voice❤❤❤

  • @fartunomat1754
    @fartunomat1754 9 ปีที่แล้ว +72

    Dalmar inee farxiya kudhaftay wankaxumahay lawa isku fican heesaha jaceylka tihiin

  • @cabdiraxmaancabdullahicali3667
    @cabdiraxmaancabdullahicali3667 4 ปีที่แล้ว +10

    Ubaxa dhi uu ku haayaa si tartiib ah uusan dareemen ayay iska dhigaysa wlhi sxbtinimada waa wax wayn Bal fiiriya xushmada dhextaal 2dooda

  • @cadnaancabdiwahaab2652
    @cadnaancabdiwahaab2652 3 หลายเดือนก่อน +1

    Just 2024 but old is gold❤

  • @abdifitaaxboy9540
    @abdifitaaxboy9540 2 ปีที่แล้ว +8

    2022 yadawanaya like dhac ku sii🥰🥰

  • @shucayb271
    @shucayb271 ปีที่แล้ว +13

    My song favorites 🎶❤

  • @Shortsyahye
    @Shortsyahye 4 ปีที่แล้ว +17

    2/1/2020 yaa ila daawanayo 🔥🙌🏻

  • @Hamda_Aseyrrr
    @Hamda_Aseyrrr 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaalayaal tan iyo maantan farxiya kabayare bartay iyo dalmar yareba waxbaa i dhaha labadan qofi way isjeclaan jireen🙄

  • @Haykal.fitness
    @Haykal.fitness 2 ปีที่แล้ว +9

    fav song💚🥰💚