Farhia Kabayare iyo Dalmar Yare Heestii Dhunkasho.by mucad.oday
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
- luquntaada dheer iyo dibnahaada dhiinkaa markaan dhunkadaabaa xaadu i dhaqaaqdaa, dhaayihii nafteydow markaad dhool cadeysoo dhabankii salaaxdaa xaadu i dhaqaaqdaa
werer ayaa meshaan kasocda wlhi l like this song so thnks for watchn and wellcome lol
Waxaan daawanayaa 2/1/2024 wixii iga danbeya love iisaara😂
22, 12, 2024😅 yaiga dambeyo
@@Maxamedfarxaan-ni8xm 2025😂😂😂😊
Heestan waxa dhageysan jirey 2018 anoo baadiye jooga memory baa ku dhageysan jirey wlhy xasuus maanta oo tarikhtu tahy 2/12/2023 baa dib u dhagaystay 16:17 sxb like my comment 😢😅
😂ma xuma inaad baadiya ku dhagaysanbjirtaye ee waxaa daran inaad wali baadiyihii taagantahay
@@LiibaanQaran556 hhhhaa maya hada Malaysia 🇲🇾 wll
Anigu anoo yar ayaan garanyaa heestan oo cusub oo lagu dhagysto miimari ango joogna baadiye hada waxaa ka soo wargeegtay wakhtigaa 8years intaa ka dib maanta ayay iibaxysaa ooy taariikhtu tahy .22.april 2024🤣🥰
Hees waxaan dhageystay 2020 he's kala kacsan
Waxan dawaneyna 2023😂dalmar io kabayare bariga xata kuwa hesaha qada wey ka horeyen😂💔😭
Cawa oo talada ah tarikhdu tahay 7/11/2023 ka ayaan ku dhagesanayaa xeryaha qaxootiga dadaab gaar ahaan hagadera anoo u socda safar dher ilahay qof walba hamigiisa wanagsan hau rumeeyo Ana meel san hai geeyo asxaabul caashiqiin waan idin salamay ♥️♥️😒😒🥀🥀
👏
Aamiin meel San Allaha ku geeyo
Amin wlshy ❤❤ adiguna nolow
From dhajka salan sare
2013 bisha 9aad ano school joogo xiiso it practic ku jiro ban hestii igu horeysay oo tan ah ba gabar isku fasal ahayn search I dhaday kadib iga tagtay markasay faslaka gabsatay wana damin wayey markas bay macalimad Kenyan ahayd oo xisada lahayd faraha mid iga jabisay the first somali song I have listened 😢
Ppppppppppppp
p
😂😂 sorry
Hda wa see farahaaga😂
2024 yaa dhagaysanaya😮
Aniga😂❤
Soo ani kama dambeyo adna 🤚🤚@@ismahan-bn4mx
Heestan waxan dhagaysanaya 5/1/2024 2:39 habeenimo waliba hbn jimco aH hadaad iga danbaysid liketa saar
isla jimce 2/2/2024
@@mss_riyaq9532 axad malin 7:56
Waqtigaas hees xaakuu geyna maiska cibaadeysatidoo😂😂😂
@@mss_riyaq9532hada 2 months ka hadhay 2025 😢 2/10/2024 arbaca 03:31 habeenimo from France Nantes
Hestan waxan dhagesan jire 2012 anigo fahansanen o yar waxa dib u dhagesanoya cawa o ah 2024 bisha may 31 hbn sabti so galeso daren goniye I galisay 😢
12 sano kadib waxaa noqotay qof wax fahmi karayo weynadaa wngsn ba horay loo yiri
Hamda bbeh qalbigaan kaa slmy shrfy
Wlhi kabayare iyo dalmar waa labo fanan oo cod mcn
Casirya cabaya galp wye wxn so xasuste wagii an ardeyga aha❤2023
Dhaayihiyo aragaa❤🌍
Dhab kuu jeclaado🌍❤
Jah❤
Luquntaada dheeriyo dibnahaaga dhiinkaa markaa dhunkadaatey xaadu idhaqaaqdaa ❤💋❤️🫀🌹👑🌍
30/5/2024 inta dhagaysanaysa
Ilaahay cimriga ha inoo barakeeuo😢😢
Wa manta sxp😂❤
😂😂 salamu Lah 🤝 walal @@FuaadCabdi-vn6cn
2024 dhgaystay
Still my favorite song 9/9/2023❤️
6/7/2024😢
Bartan waxan ka salamaya qof aaan aaad ujecelahay oo aaan iigoyen .
😢❤
Waxan way hees maha waa heesayaal way hees dhaaftay❤❤
Heestan waxaan dhagaysan Jiray 2013 oo aan aad u yaraa waxaan dhigan jiray dugsi hoose dhexe
Markaasoo aanan macneheeda fahmi jirin kaliya aan izka degaysan jiray
Maanta oo ay bishu tahay 30 june 2024 ayaan dip u dhagysatay
Anigo sugaya gabdh aan jecelahay ❤❤
Ma heshay imka😢
Heestan yaa dawanaya 2024 like isar wll 😂💔🙏
❤❤
2025😊😂😂
Dadkeyga 2024❤
❤❤4
2011 ataan dawadey 2024 waan dawadey
Heestan waxaan dhagaysan jiray anoo cunag yar ah 2012 2015 wakhti xasuus mudan asxaabtaydii
Aan wada joognay xiligaa intii nool waxii dhintayna allah ha ha u naxariisto Toronto ayaan inaga soo salamaya happy new year 2025❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤ 1 moth ayaan dib u xusayaa eesh calaa jacayl iga dheh❤❤❤
Hadad naga danbeyso i.a ilahey Hesaha Heynaga madoopeyo Dhalin yarnimo Aya na washe wakhtika manata lagu jirina Geeridu waaa soo Badade😢❤
Heestan Wan jeclaa lkn hadda Wan nacay sbbto ah iyagaba wey isdagaalee 1/10 /2024
2/10/2024 arbaca saacadu 0:335 habeenimo from France 🇫🇷
😂😂😂😂
Heestan caawa oo taariikhdu tahay 8/04/2023 ayaan dib usoo booqday dareen gooniya ayay hada ii leedahay inta ila mida oo sidayda hestan ka heshay like ❤
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
😂z zoo bd
Dgsgv ban b BBC's🎉🎉🎉🎉
Me
Waa hees dareen taabad ah❤💫💥cawo dhgysnba 2022
ÀllaàhumA aamiin
NNope
@@جميلهزكرياحسن ❤
2024 yaa daawanaayo ❤😂
3/22/2024 haben jimco soo galayso oo bisha barakaysan ee ramadan 12 tahay ayan dawan haya ❤
2023 kadib hadaa dawaneyso like ❤😂😂
2023 dwnyaa😍
waan kaayaa xaraafaw😂 2030 hadaad dhegaysanay like😊
Iga haysa 2025😂😂@@faaraxmahad-nd2sf
caawa waa habeen Arbaco 25/9/2024 waa ceeb waxaan arkay iyagoo isku dhegen oo isku tufaya dadka waqti aad walalo aheydeen hdey xumadan wa lakala gaabsadaa❤
Heestan waxaan dhagaysanayaa iyadoo saacadutahay 12:00 Habeenimo taariikhdu tahay 6/6/2024 Habeen khamiisa Ala heestu mcnaa❤❤
Hbnka dhalashadeyda ee ahed😂❤
Wakhtigay so baxday carurban aha lkn hda ban arkay inay hees macno leh thye kabayare iyo dalmar barigan sax may ahayne love runa miya jiray waxba aragne sida 2023 lo heso xata way ka horeyen jilinka😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
Pest friend ahaayen😅❤
18 8 2022 ayn dib u dawanaya inta iga dambeysa love sar
M.a
heestan xasus goniya igu ledahy 1/17/2024
Yaah. 2024 my fv songs😅
Heestan waxan dhagaysan jiry wakhti an jcylki iigu hareeyey oo an guul kagaaray jilayey caaskayg oo hada الحمد الله sadex caruura ii joogta 2017 kii waa tageera❤
Yaa heestan dhagaysanaya 2025😂
MEEEEE
🫡✌️
Waxan dawanaya maanta oo tarikhdu 3/6/2024 sacadu 1:03pm meshi aan joogo ay tahay Nairobi
2024 taa dhagysanaya😭😂
Xadir
Heestan hda maan dhagesan jirey ❤xasuus
14/11/2023 ya marqamayo oo kuraxeysanayo hestan😂😂😂
2weak ago 😂
26 apr 2024😂😂
2023 still enjoying 😉
2023 u Soo xiisay heestan
Wxn daawanaya maanta o taariukhdu tahay
7 june 2023
Arbaca
11:38 am
Inta dhagesanesa 17-12-2024
2023 baan daawanayaa intan arkay qaar Hj ku caayaya heestan😅😅
1:50 HabeenimO 2023kiii💔👋
June 2023 ayan dawanaya heestan magalada berbera batatale beach ano ku raxaysanaya jawiga necawda bada hadad aragto like insha allah
2024 am the last I guess❤
😢😢 2025 dadka dawanaya nolol qurux vdan idiin rajynaaa
6/Jun 2024 23:45 habenimo
Hadaad iga danbeyso like saar🙏👋
Heestan 2014kii inan yar uqaadi jirey ano ciyaala kadibna way ihujeclaatay❤😮
Hesta wahan dagey san jirey 2010 wlhi daren dab ayay ugu awortay
Old is gold❤😢
Waxan dawanaya 28/3/2024 haben jimco ah hadad igadambeso like iisar
Imikan dawanayaa 😂😂
10sano kahor baan mobilka walashay kadhagaysan jiray xasuuus waan uxisay walashay
Naagtan codkeedu waa jaad gooni ah runtii! Waxaan daawanayaa 2025❤
Heestn xusuus jacyl waye 🎉🎉❤❤❤❤❤
Waa run❤
Hees ka qurux badan ma jirto heestan.
Anigoo isku diyaarinaya safar ayaan dageysanaayaa hesta ooo jooga Nairobi ❤
Intee u socota inader ana ka denbeyo dawana heestane 😅 after 7 hrs later
Waxan daawanayaa caawa OO
Taariikhdu tahay 5/5/2021💪
Anaa waxaan dawanaya 29/11/2021
Woo
Egg itvlg
😂😂😂😂😂
One love from Raaso
1/5/2025 maalin axada 4:10 wixii iga danbeeyaw lov ta sara
Still my fav song 2024 ❤
Heestan waxaan dhegeystay 2016 xaqiiqdii
Heestaan ragbaa 2026 dhagesan doono hadaad markaas qormadaas aragtaan like haleey saaro jaaw jaaaw
ku saaray lipax
Taliye waku saaray
Maanta ay tahay maalin isniin ah date 4/11/2024 waxn ka dhahaysanayaa magaalada moqdisho
Heestaan caawa oo ah 5 /9_2024 ayaan 12 sanno kadib qaadisteedii , dareen gooniye..aniga iyo gacalisadayda..
Hees iyo badh 😢😢😢😢
Wayo waayo heestan
14 .9 .2022 ban dawanaya wixi iga Bambeya 👍
Naagta dhaqan xumaa😂😂
Hddi hesdambi leygugu qoraa 2012 ilaa hdda dhageysanayey hestan .
Aqiiran 2024weyiscaayen yaab😂
This type of middle somali songs are evan better the romance movies
Heesto wada sii dareen Lee ku wad dhagasanan ani iyo walshay iga wayan oo aan ku wad ciyaranan malina isnin oo tarikhat 9/2/2025 sacad 2 23 duhrnimo halas ban inaag salamanan😅❤
Waxaan dawaan jiray anigaa oo yar manta waxaa dib uu dawanaya 13/09/2024
Heestan waxan dhagaysanaya 2023/11/18 xasuus waagi iskuulka dhigan jiray waliba dugsiga dhexe maanta hooyo sadex caruura haysata ahay
M.a❤
M.a😊
2024 still i listen😉😉
The best!
Waxan dhageysanoya Mantay Ay Tariiqdu tahay 21/2030 July malin jumca hees dareen leh🥺
Oogoorma😂
😂😂😂😂
Goormee kugu danbeysey Ani manta 6/6/2023
16/8/2023 jah hees wee dhaftay😂😂
May loof❤❤❤❤❤❤❤❤
IAAMINA HEES IYO BADH WEYE😊
Laba iyo badh baan oran lahaa
2025 still enjoying old is gold
23 Nov 2022
2014 kii maqlay anoo school dhigta weliba tuyarban uqadi jirey oo igujeclaataay❤😅
6 /3 / 2024 😊🎉
16/jan/2024 still i am listening my fav song 12:12 🎉
2024 yaa ila dhagesanaayo❤
Wali waan dhagaysaaa tan iyo 2012 up to 2023 bishii june
Shukaansi caadi ah weyaan
Raaxo caadi ah xbbi
Ajeiqnn❤
😮7😅😅 0:31 😮 0:40
Still listening 👂🎧🎤 2024/10/18
Jacayl❤😢
31 jully 2023 ayaan dhageysaa
Waxan dawanaya 2022.novenper/11/16 wixi igadanbeye love dhac
2024 dawanoya😂
Maasha'allaah Tabaaraka ❤❤
Weenada qurxanada still listening 23/4/2024😂
Walhy waa run😂😂😂