Ka digtoonow sixirka gudbinta iyo saamaynta fog

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2021
  • Nagala Soo Xiriir Baraha Bulshada ee aan leenahay sida:
    WhatsApp: +252682269300
    #Facebook// fasirka riyooyika
    %D8%AA%D9%81...
    #Facebook://Gaarka ah / engorofcade
    #FB: QUR'AAN ONLIE
    AlquranTahfi...
    ku baro Qur'aanka Kariimka: Online ahaan:
    #WhatsApp: !!!
    instagram: @ahmedorof // @riyooyinka1
    tiktok// @eng_orof0
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 125

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 2 ปีที่แล้ว +6

    Jazakalahu Khair wlo wlhi muqaaladanii waxay I bareen feeginaan in aan akhriyo digriga si Allah nooga difaaco kuwa wax dhiba Allah ha soo g
    Hadeeyo kuwa dadka dhibaya.

    • @saynabwali409
      @saynabwali409 2 ปีที่แล้ว +2

      Walahi waxad moda inaad igawarami sheekh subxanalah ilahayoow nacaafii aaamiin

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 2 ปีที่แล้ว +5

    Allahuma sali caala saydiina maxamed

  • @qadroqaali2299
    @qadroqaali2299 2 ปีที่แล้ว +4

    masha.allah.wadmahasantahy.walalkey.xaqiiqdat.kahdashay.weyjiran.alle.dhagartoda.haku.celsho.aaamiiin.🤲🤲🤲🤲

  • @nagaadjamaal2778
    @nagaadjamaal2778 2 ปีที่แล้ว +8

    Waad mahad santahay wll Sheekh Axmed gabadh walaashay ah ayaa calaamadaha oo dhan leh igu soo duceeya allaha abaalkiina jano haka dhigee

    • @asmaqani9351
      @asmaqani9351 2 ปีที่แล้ว +1

      Illahaya ha caafiyo wll waliba sii dagdaga

  • @aminaali4566
    @aminaali4566 ปีที่แล้ว +2

    AllAAh yaxfadak walaal sixirkaa aniguu igu dhacay qof an sixir iyo waxa ku bararugsanyn ban ahaa dhaqtr un ba layga daba wady markii danbena wa tiibii dhiiga ku dhacda weye bay dheheen 9 bilod oo dawyn ah bay isiiyen quran badana wa lay sary madaxa jex buu igu bilowdy ka dib madaxii bu iga dhamaday xannka an maray kama sheekayn karo ng layla qabay ba ka danbeysay Adun iyo akhiro AllAAh ha ku cadaabo Aamin Aamin ii dhaha walaalayl ilaa hada okay ma ihi

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 2 ปีที่แล้ว +2

    Scw wr wb jzkl kheyr sheekh illaahey ha ku xifdiyo aamiin yaa allaah

  • @aminaali4566
    @aminaali4566 ปีที่แล้ว +1

    Sida sawirkaa ka muuqata aya lay qabty dhul yal an waxba ogen ban noqday in AllAAh aduunka ku tuso dhibkay ii geysatay walalyl Aamin Aamin aakhirano AllAAh cadabo Aamin Aamin ii dhaha

  • @aminamohamed8312
    @aminamohamed8312 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah qaiyr sh ahmed

  • @aminaali4566
    @aminaali4566 ปีที่แล้ว

    Walaal daweyntiisa soo raaci si looga faaido AllAAh ha ku xafido xataa ilmuuu ku fidaa jooge maqane an waxbarasho jeclyn buu noqdaa

  • @guleedyarecaydiid3928
    @guleedyarecaydiid3928 ปีที่แล้ว

    Salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 2 ปีที่แล้ว +3

    Alxam dulillaah waa kufarax sanahy 🤲🤲🤲🤲

  • @user-lj6bx3jh8n
    @user-lj6bx3jh8n 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 2 ปีที่แล้ว +1

    Jisakallaah bil khayr shiikh waxaan isku hayaa hurdada habeenkii kuma raaxaysto mardabena waan seexdaa maalintii baan jeclahay hurdada siiba aroortii shaqada ma aadi karo maba bixi karo waswaas badan waan leeyahay iyo madax wareer dhaqtar wax ka qaban waayey

  • @fadumoali5027
    @fadumoali5027 2 ปีที่แล้ว

    Khayre Allah ku siiyo..

  • @sahrodhemanxasan2213
    @sahrodhemanxasan2213 2 ปีที่แล้ว

    Allahuma sali calaa muxamed

  • @raxmoahmed617
    @raxmoahmed617 ปีที่แล้ว

    Shiiqow aniga habeen ayaan seexday waana sotasay anoo aduunkii sikalayahay was waas aad udaran ahada quraan badan kadib alxm waan roonahay

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 2 ปีที่แล้ว

    Wcs sheikhana jasakallah kheeyr

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234
    @hanaadheemanhanaadheeman2234 2 ปีที่แล้ว

    Jazakaahu kheyran

  • @SumayaSagal-by9yq
    @SumayaSagal-by9yq 9 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @nihalbintusigale5813
    @nihalbintusigale5813 2 ปีที่แล้ว +3

    Sh Mansha allha ✅

  • @ckm8197
    @ckm8197 2 ปีที่แล้ว

    subxanaallah Allah ka magan galney

  • @user-xc9wh9gh7k
    @user-xc9wh9gh7k 5 หลายเดือนก่อน

    Salalaahu calayhiwasalam

  • @mohamedabdi634
    @mohamedabdi634 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah thanks you wll

  • @user-xc9wh9gh7k
    @user-xc9wh9gh7k 5 หลายเดือนก่อน

    Salalaahu clayhi wasalam

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 ปีที่แล้ว +2

    SALALAAH CALAYH WASALAM ❤️❤️❤️❤️

  • @SOMAALISOMAALIWEYN
    @SOMAALISOMAALIWEYN หลายเดือนก่อน

    Sixirka qufka Maka dhigkaraa Barlaas wiil aaigxanuunsan oobarlays iga noqday dhaqtar aanan geeknin majiro dhaqtarda waxy dhaheen xanuun mambo aydheheen

  • @hawamahamed6941
    @hawamahamed6941 2 ปีที่แล้ว

    Subxanalllah allaha Naga qabto

  • @farhiyamohamed9287
    @farhiyamohamed9287 ปีที่แล้ว

    Sc shukran wll

  • @abdirisaaqismaciil1756
    @abdirisaaqismaciil1756 2 ปีที่แล้ว

    Dhoor saano habeen ma seexdo maliin tii waagu markuu baryo ayaay hurdo I timada fadlan I soo ducey in uu rabii iga caafiyo siina ayaan idin ka codsaday walaalka muslumka ah

  • @abdirisaaqismaciil1756
    @abdirisaaqismaciil1756 2 ปีที่แล้ว

    Illahow cimri dharar cafiid leeh ayaan ka baryaay

  • @ikraanmohamed8736
    @ikraanmohamed8736 2 ปีที่แล้ว

    Nusobadi shekh wa mahad santahay🥰🤔

  • @faadumoaadan6506
    @faadumoaadan6506 2 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @faadumoaadan6506
    @faadumoaadan6506 2 ปีที่แล้ว

    Msh Allah intasba wn isku arkaa

  • @MahmoudAhmed-fj6kl
    @MahmoudAhmed-fj6kl 2 ปีที่แล้ว +5

    Wxn aqriyaa salaad walbo maqrib ah 6 suurat oo kala ah:
    1- سورة يس
    2- سورة الرحمن
    3- سورة الواقعة
    4- سورة الملك
    5- سورة الجن
    6- سورة البروج
    Habeenkii koowaad anoo weeso qabo ayaan seexday waxaana ku riyooday anigoo dilaya #naag_iyo_nin_gaal_ah ka dib fajirkii ka hor ayaan aqriye 1,000 (sali) ka waran sheikhow qisadaan??????

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanallh allyustur yaa allah yaa aqii idhidah alah naga qabto xasbunallaah 🤔😥

  • @adanbuleadanbule3081
    @adanbuleadanbule3081 ปีที่แล้ว

    Masha allaha👍👍

  • @najmomanka3791
    @najmomanka3791 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 2 ปีที่แล้ว

    Jisaa allaah qeer aqii horey usoco 🥰🥰🥰💚💚💚💚🥰🥰🥰💚💚💚💚🍒🍒🍒🍒🍒🍒🌹🌹

  • @AsliCabdi-pw2wu
    @AsliCabdi-pw2wu 8 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiqoow labarkaaga

  • @liipanlii1676
    @liipanlii1676 2 ปีที่แล้ว +2

    Sixirkaaz Hooyo aya lagu furey iyado oo wax sameen sanadkaan gudihiisa Hooyo marke guriga katagte oo 3 maalin maqneed ayuu Aabo dhahay Ani mafurin iyada aya iskabaxdey wuxu dhahy waan jeclhy xaskeega haaliisociliyo waxa lagu dhahy xaa ladhahay hada jeceshahy maxa ufurtey kadip kaliya wuxu ku jaawabtiiza waxee aheed Ani mafurin xaskeega haliisociliyo ayuu dhahy markii dambo waalagu soociliye Alx

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 2 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw jasakallah kher wll

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว

    عليه افضل الصلاة والسلام❤❤

  • @user-yg8yt5ez5b
    @user-yg8yt5ez5b 3 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh ilahy haku xifdiyo akhiro iyo aduunba
    Wllo waxad ii fasirtaa riyada magac hore oo aan laha oo laygu yeedhayo laba magac leyahey marka kii qadiimka ahaa laygu yeedhayey waxan ahay gbdh lkn nin ayaan meher ku kala noqoney waxana ahay ardayad jamacaded mhdsnid

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha iqaabo galakaas

  • @raxmosimanlove1750
    @raxmosimanlove1750 2 ปีที่แล้ว

    Subxana lah ilahey hanaga qabto

  • @sahrodhemanxasan2213
    @sahrodhemanxasan2213 2 ปีที่แล้ว

    Shiqow aniga maskaxda dhaxda aya i xanuneyso mudo 10 sano ah o farta hadan ku rixo wey daqmanee tintiina meshas weyka gaawantahy weyna ka adagtahy tinta kale maxawaa waligey cidna uma dhegin

  • @Dheman72
    @Dheman72 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @nalkafiiloow6337
    @nalkafiiloow6337 11 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw

  • @FaysalAhmed-ls4wd
    @FaysalAhmed-ls4wd 10 หลายเดือนก่อน

    War noo maad shegin wxa lagu daweeyo sixirka sawirka lagu qabto sxb

  • @ridwannhassan7759
    @ridwannhassan7759 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan kuriyodey xalay 150 jeer oo aan aqrinayo ayatul kursi oo laiku dhahayo xisirbaah kabaxey sixirna imahayn isojawab shiikh

  • @qaaliadoontialle3706
    @qaaliadoontialle3706 2 ปีที่แล้ว

    Maxan Albab an so qataray inta kshakiyay kulabtay, mxu eyy iyo bisado ibursadeen, Allah naga badbadiyo shartoda

  • @aminabaladi5698
    @aminabaladi5698 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxanku riyoday geel ibursanayo lkn zaid uma naxsaneen geela waxu ahaa rati lkn guri ayan galay luuqaq badan ayan galay ugu danben wuu iga daba imaday ugu danben qof inu noqday ayan umalenaya waxna ima yeelin meel bananka ayan imaday 2shinbir oo hal dhinac kaimaday waxuu ila ekaa galeer ama wax sida mashin losameyay wiil aya itusay waxu igu yiri waa shinbir fican wejiga wax kuugu qori rabto mawada hubo lkn nabiga sodiray inla idhahay ayeey u ekeed ala fursad aya idhaftay ayanlaha

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 2 ปีที่แล้ว

    Allahuma amiiiin amiiiin

  • @nalkafiiloow6337
    @nalkafiiloow6337 11 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw

  • @samianuur1127
    @samianuur1127 2 ปีที่แล้ว

    SubaxnaAllha

  • @MahmoudAhmed-fj6kl
    @MahmoudAhmed-fj6kl 2 ปีที่แล้ว

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤😍😍😍

  • @alyaasharif8479
    @alyaasharif8479 2 ปีที่แล้ว

    Scw allhu akabr

  • @cabdulwehab5166
    @cabdulwehab5166 ปีที่แล้ว

    Zxp sixirka hadii lagaa furfuroh miyaa samayn miyuu kugu reebayaa shakinah waa leeyhay ilownah waa leeyahay astabo badan OO sheegtay wn leeyhy xata waxbarashadii layga madoobeyey jmcdii wa laygu kariwayey noloshayduba wa bila hadaf

  • @abdirisaaqismaciil1756
    @abdirisaaqismaciil1756 2 ปีที่แล้ว

    Nac lead rabii rabii haku rido yaarap

  • @maanyarejaamac1830
    @maanyarejaamac1830 2 ปีที่แล้ว

    ILAHOW IGA BADBAADI WAKUBARYAYE

  • @abdikariimshikhali6464
    @abdikariimshikhali6464 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم

  • @aminamohamed8312
    @aminamohamed8312 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah scw scw scw

  • @xamdixiis3010
    @xamdixiis3010 2 ปีที่แล้ว

    Salallaahu calayhi wasalam

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 2 ปีที่แล้ว

    Salalaahu caleeyhi wasalam 💚💚📿📿💚💚🕌🕌💚💚😍😍😍😍💚💚💚😍😍😍💚💚💚

  • @aminaali4566
    @aminaali4566 ปีที่แล้ว

    Dhowriyo toban sanaa laga joogaa mana iga dhamado

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 ปีที่แล้ว

    ALLAHU AKBAR

  • @mnkalex2667
    @mnkalex2667 2 ปีที่แล้ว

    All xamudullillah scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 2 ปีที่แล้ว

    Subxanallah

  • @user-fg9wg2vl4c
    @user-fg9wg2vl4c ปีที่แล้ว

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @user-mw8oz1xj7y
    @user-mw8oz1xj7y 4 หลายเดือนก่อน

    aniga anoo jiifo aya cunto leiseena

  • @munaahmed6732
    @munaahmed6732 2 ปีที่แล้ว

    Xaqiii

  • @qatraabdi7691
    @qatraabdi7691 ปีที่แล้ว

    Sallalahu caleyhi wasallam

  • @liipanlii1676
    @liipanlii1676 2 ปีที่แล้ว

    Scw scw

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 2 ปีที่แล้ว

    Wlo anigu waxaan imika mudo laba bilooda isku arkay markaan salaada tukanayo carabkaygu aad ayuu u qalalaya hada waa markaan sida u bilaabo ilaa markaan salaada dhameeyo aan biyo ku qooyo mooye caadi noqon mayo sidoo kale markaan quran akhriyayo Isla markiiba wan dareemaya cunaha oo aad I qalalaya iyo mrkaan ducaysanaya cunuhu aad ayuu ii xanuunaya BAL WL calaamadahan Maxay yihiin.

  • @drottnin
    @drottnin 2 ปีที่แล้ว

    Anigaah sas ah wll

  • @user-qy2zj8oz9r
    @user-qy2zj8oz9r 2 ปีที่แล้ว

    Madaxa geeska bidix riximka micdada lugaha

  • @abdirisaaqismaciil1756
    @abdirisaaqismaciil1756 2 ปีที่แล้ว

    Waxuu sheegayo oo dhan ani ayaay I hayaan fadlan rabii in uu iga caafiyo igu walaalada soomaliyod pls

  • @amiirmire4159
    @amiirmire4159 2 ปีที่แล้ว

    Aniga lagul may anigo hurdayo ayaa madax manso gudhagtay wanxanuunsaday anoosojedo igu ma.arag markaan sokacay hooyaday ushagay sidikuriyoday

  • @abdikariimshikhali6464
    @abdikariimshikhali6464 ปีที่แล้ว

    scw

  • @sacdiyaosman1476
    @sacdiyaosman1476 2 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw

  • @abokorsed3561
    @abokorsed3561 ปีที่แล้ว

    waxaso dhanbaa i hyaa 😢

  • @zakibingolden6717
    @zakibingolden6717 2 ปีที่แล้ว

    Wcs scw

  • @hakimamohamed3329
    @hakimamohamed3329 2 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💕💖💗💙💜

  • @user-qy2zj8oz9r
    @user-qy2zj8oz9r 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @Hadzabeking
    @Hadzabeking 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll mudo 6 sano habeen ma seexdo malinta ayaan seexdaa shaqo ma aado guriga kaligeyga kama bixi karo in leyraaco moyaan Waan is la hadlayaa markan qof arko dhaqtarka waa leygeyey maskax dad waa leyga baaray wax na waa leyga waayey dadkan wll qof aad taqaano oo Quran isaaro hadad taqaano igu xer ruqiya la ma saarin wxn joogaa america fadlan isoo jwp

    • @nimcoabdilaahi849
      @nimcoabdilaahi849 2 ปีที่แล้ว +1

      Guriga kama baxo kaligey xanuunkaso kale ayaan leeyahay

    • @qaysyare4866
      @qaysyare4866 2 ปีที่แล้ว

      @@nimcoabdilaahi849 ilahey ha naga dulqaado wllo

    • @nimcoabdilaahi849
      @nimcoabdilaahi849 2 ปีที่แล้ว

      @@qaysyare4866 aamiin wllo

  • @user-qy2zj8oz9r
    @user-qy2zj8oz9r 2 ปีที่แล้ว

    Sheqow habenkasto seeded sac markilagaro ayaleyso werara

  • @amiirmire4159
    @amiirmire4159 2 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scwscw scw

  • @user-qy2zj8oz9r
    @user-qy2zj8oz9r 2 ปีที่แล้ว

    Masjidka fataxadaigasomar inilahigarebo

  • @amiirmire4159
    @amiirmire4159 2 ปีที่แล้ว

    Sawiro aangalay aan qof udiray kadib jahwarer kalay laygamahoran sawiradaas

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 ปีที่แล้ว +1

    ALXAMDULILAAHI MASHA ALLAH

  • @amiirmire4159
    @amiirmire4159 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa k
    Kudaawa

  • @umumaxamed565
    @umumaxamed565 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal ilahay darti ayan arikaga codsanhaya isoduceyo arinba qalbigega kutagan culesba isran walal inuilahay igaqafifiyi igusoduceya dhamantin ilahay abalkina hakadhigo janatulfardos

    • @aminad764
      @aminad764 2 ปีที่แล้ว

      Alle qalbiga hakuu qaboojiyo abyo murugada iyo waxii kudhibaayo farxad Rabi hakuugu badalo sali baan kufadhiyaa waan duceesanaaye waqti fiican baa comment kaga arkay

    • @ummmariam2336
      @ummmariam2336 2 ปีที่แล้ว +1

      Umu maxamed abyo ilahey hku saqiro ee rabigaga u carar ku sali xbiibkena scw arinta kugu culus weku sahlanaane culimada xita ka dhageso youtubeka ka firi ajir dambi dhaf iyo wax walbi ka murgeysay o ad heshid aya ka faidi doonta saliga nabiga scw hadaa rabtidna group gabdho ah ku geyna wedii oo la shekeso amuraha ee ka fa iiden

    • @umumaxamed565
      @umumaxamed565 2 ปีที่แล้ว

      Amin walalo dhamantenba inti islaka ahaba rabi janada hanagu kulmiyo inti qoralkega aragtay iyo inatan arkinba aminyarabi

    • @rahimaali5762
      @rahimaali5762 2 ปีที่แล้ว

      Allah culays kaaga Haga dhigo fudayd wlo amen yaa rabii.

    • @umumaxamed565
      @umumaxamed565 2 ปีที่แล้ว

      @@rahimaali5762 Amin walalo ilahay abalkaga janatul fardos haka dhigo

  • @yaaska692
    @yaaska692 2 ปีที่แล้ว

    scw scwscw

  • @shankaroonmohamed8325
    @shankaroonmohamed8325 2 ปีที่แล้ว

    ❤ scw scw scw scw scw scw scw ❤
    ❤ scw scw scw scw scw scw scw ❤
    ❤scw scw scw scw scw scw scw ❤
    ❤ scw scw scw scw scw scw scw ❤
    ❤ scw scw scw scw scw scw scw❤

  • @BashiruddinDahabshilian
    @BashiruddinDahabshilian ปีที่แล้ว

    Twitter hhhhh

  • @abdulrahmanabdullahi6948
    @abdulrahmanabdullahi6948 2 ปีที่แล้ว

    Adeer dadka quranka haku gubin qof cado qaba quran ma aqriyo

  • @darfaadumojamac1101
    @darfaadumojamac1101 ปีที่แล้ว

    Scwscw

  • @nihalbintusigale5813
    @nihalbintusigale5813 2 ปีที่แล้ว +1

    Zcw zcw scw💗💗💗💗💗💪❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🟣❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nihalbintusigale5813
    @nihalbintusigale5813 2 ปีที่แล้ว

    Zcw zcw zcw zcw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💕💕💕💕💕💕💕💕💕💋💥