INAALILAAHI WAINAA ILLAYHI RAAJICUUN ILAAHAY AYAN KU DHAARTAYE MID ILA DHALATAY ISIXIRTAY SIDAAS OKALE MATUKATO DADKA AAN TUKAN SHAYDANKEY SAXIBO LA YIHIIN NIN LACAG LEH ISO DONAY IYADANA 2SANO IGA GUR HOREYSAY ODAYGEYGA DHAQALEYN JIRAY WAXAY DHAHDA DAHAB IDHIB AROS KU AADA WAN U DHIIBA ILAA 20.SANO HADBA DAHAB KALE SO GADO XATA MA WEYDISTO DHARKEYFIYO DHAN QAADATAY WAXAN GASHTAN WAAYAY LACAGTA WEY IGA QIYAANEYSATA IYADA MA BAAHNA HOYO SHAQEYSATEY LA DEGAN TAHAY ANIGANA NINKI AMERICA AYUAADAY MUDO KABACDI WAXAN OGADAY INU NINKI BILKI IYADA KUSO QORAY ANIGANA AAN NOQDAY QOF AAN MAXNA MAQLIN WAX ARKIN HADLIN FIRFIRCONIDI LA IGA MASAXAY HABEEN WALBA OOHIN HOOYO ABESADAN KALAY IGA QABO QURAN SAR LAI GEEYAY IYADANA WEY IGA DHUUMATAA WEY QAYLISAA AAQIRKII CILAAJ LAASIMTAY WAANKA GUURAY HABENO BADAN LAI TUSAY IYADO LA ILEYAHAY WEYKU SIXIRTAY YARAN TEYDINA WAXAY IGU SANIFTAY MA WAREGI JIRIN GURIGA BAARI AHAA IYADANA WAREEG WALIDKA IJECLADAY WEY IGU MASERTAY ADIGA WAXAAD SAMEYSAA LAASIMO ADKAAR TIMAHAGA QARI CIJIYAHAGA QARI ALE KAMAGAN GAL ANIGA WAXA LAI SHEGAY XATA INAY MARKAN SEXDO TINTA IGA GOSAN JIRTAY ILAHAYOW HADAN FAHMAY IQAAD HADA FAHMAY 28SANO KASO WAREGTAY@@Haniqali-z9i
Asc sheikh Allaha ku karameeyo Sixirku wu nocya badanyahay aniga waxan arkay dad magacaga qadaya oo u gaynaya Saxirka oo kala wa reegaya risiqaga iyo Nasibka
Asc wr wb Salankadib wll saka ay tarikhtu ahayD 17/11/2022 Waxan kuriyoday u illahy igu ogyaHy Saka subixi ayn kuriyoday anigo farxad ooynaya Illinti iga imatay Ayan sobararugay wll maxay ka turjimaysa iso fasir allaha kubarakeyo wll qali
Subxaanalaah Taas anigay igu badnayd markaa is dabiibay waan waayay Meelahaa ku aragon cusbo ku shub xasadka allaha kaa qabto jikadana tahliilku rushee waa xasade
Qaraabada waa na dhibeen illaahey hanaga qabto
Wcs....walahi run waye sheikh..... Allah hakukarameyo Masha Allah....
Walahi sheikh Eedo Aabe ladashatay ayaa na sixirtay 7 yrs.....
Allah muraadkena iyo dhamaan muslimiinta Mel walbo ee joogan hanosahlo inshaAllah....
Sabar ayaa lobahanyahay....
Walal seelagu ogadaa qofka kusixray aniga waxa jirta naag walashay ah oo xasidad ah waxana kuriyoda iyadoo isixraysa wana shaydamad aan tukan xitaa😮😮😢
INAALILAAHI WAINAA ILLAYHI RAAJICUUN
ILAAHAY AYAN KU DHAARTAYE MID ILA DHALATAY ISIXIRTAY SIDAAS OKALE MATUKATO DADKA AAN TUKAN SHAYDANKEY SAXIBO LA YIHIIN
NIN LACAG LEH ISO DONAY IYADANA 2SANO IGA GUR HOREYSAY
ODAYGEYGA DHAQALEYN JIRAY
WAXAY DHAHDA DAHAB IDHIB AROS KU AADA WAN U DHIIBA ILAA 20.SANO HADBA DAHAB KALE SO GADO XATA MA WEYDISTO
DHARKEYFIYO DHAN QAADATAY WAXAN GASHTAN WAAYAY
LACAGTA WEY IGA QIYAANEYSATA IYADA MA BAAHNA HOYO SHAQEYSATEY LA DEGAN TAHAY ANIGANA NINKI AMERICA AYUAADAY
MUDO KABACDI WAXAN OGADAY INU NINKI BILKI IYADA KUSO QORAY
ANIGANA AAN NOQDAY QOF AAN MAXNA MAQLIN WAX ARKIN HADLIN FIRFIRCONIDI LA IGA MASAXAY
HABEEN WALBA OOHIN HOOYO ABESADAN KALAY IGA QABO QURAN SAR LAI GEEYAY
IYADANA WEY IGA DHUUMATAA
WEY QAYLISAA AAQIRKII CILAAJ LAASIMTAY WAANKA GUURAY HABENO BADAN LAI TUSAY IYADO LA ILEYAHAY WEYKU SIXIRTAY
YARAN TEYDINA WAXAY IGU SANIFTAY MA WAREGI JIRIN GURIGA BAARI AHAA IYADANA WAREEG WALIDKA IJECLADAY WEY IGU MASERTAY
ADIGA WAXAAD SAMEYSAA LAASIMO ADKAAR TIMAHAGA QARI CIJIYAHAGA QARI ALE KAMAGAN GAL
ANIGA WAXA LAI SHEGAY XATA INAY MARKAN SEXDO TINTA IGA GOSAN JIRTAY ILAHAYOW HADAN FAHMAY IQAAD HADA FAHMAY 28SANO KASO WAREGTAY@@Haniqali-z9i
@@SagalMohaned subxana allh aniga way inicibtahay abayo qisadayda hadan kushego Mel aankalaso hadlo isheg wlhi wa yabaysa hada aroosban ahay xanunki wan karaystay subxan allh
ماشالله شکر شیخ حفظه الله ورعاءه
Gabdh walaashay ah oon aad udhaqalayn jiray ayaa maalin cod aykusoo duubtay waxay ku tiri qofta waaba lakari layahaye ma malaa iigbaasaaran.
Masha Allah shuran wll ❤
Asc sheikh Allaha ku karameeyo
Sixirku wu nocya badanyahay aniga waxan arkay dad magacaga qadaya oo u gaynaya
Saxirka oo kala wa reegaya risiqaga iyo Nasibka
Scw scw scw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw😍😍😍
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Walahi runwayeee sii leysixrayey wa igadaleen albaqra dhageystaa
Masha.allah shukran
Allah hacaabo naagaha waxsixira
Allahu mu aaamiin 🤲
Sixir badan ba i hesta oo dumar ey so malegeen lkn
Scw
Masha allaah
Mahadsanid walaal magaca hooyoda waa la iweeydiiyey hada kahor
Asc ani wa lay sixray wll ila habaara wixii isixray
Subxaana laah
masha alaah
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
M.a wllkey aad iyo aad umahadsantahay
Mashaallaah allaah kaa abaal mariyo
Asc wll maxay tahay adigoo tima soo matagayo waxan ahay xaas hooyo caruur leh
Abayo wa lagu cabsiiyey sixirka
Ilhy hanaga qabto
Asc salallaahu calehi wasalam
Amin yarabi
Alha nagaqabto
shugran
Asc wr wb
Salankadib wll saka ay tarikhtu ahayD 17/11/2022
Waxan kuriyoday u illahy igu ogyaHy
Saka subixi ayn kuriyoday anigo farxad ooynaya Illinti iga imatay Ayan sobararugay wll maxay ka turjimaysa iso fasir allaha kubarakeyo wll qali
Riyada oo hinta wexey ku fasiranta farxad sidas ayan maqle lkn qosol kaa daran
@@haboonali7455 ok wll jaaza,a kumuLaH
Sadaxad Shey in kawada helo miyu sixirka kuhergela
Caleeyhi afdalu salaatu wasalaam
Anigaa lasixray kadibna dhibaato laiigastay
SCW SCW SCW
Wllky quraanjada gaduuda ah oo dadka qaniinta ayaa jikada kabixi weyday maanta ku sadax ah hadana ilmahay joodarigooda ku arkay ayadoo badan suwixii waxyar kadib waan waayey meeshey ka bexeen wllky waan layaabanahy runtii wllky
Xabibti quranjada anigey idhibtay mudo 2sano iyo bar iskagaar quran ku aqri guriga suratul baqra ku aqri hadi aadan aqon kushid suratul baqra maalin walbo xabasowdo kushid guriga xildiid iyo maa ulwardi iyo qalka tufaaxa isku qas qaando xildiida iyo qaando qal ah iyo qaando ma ulwardiya litar biyo ah isku qas waxad kushu taa cagadaha kadhamato carfisada jamilo ama wax lagu buufiyo waxad ku buufisa guriga geesahiisa kor ilaa hoos dhulka daqadaha iyo albabada gesahoda musqusha moyee inta kale buufi jigada darada daashka bananka anigi dhibkeey igesatay wax aan sokobi karo maha dhar hadhihin cunada bisil cunada ceerinka sariraha wey igu soduushay lkn marki hore qolka jiifka iga vilabatay hada wexey jogtaa darada iyo jigada waxan arkay canjero aan subixi dubay oo sidi bastamiirki ey shabaq kadhigtay islamarkibo habenki hurdo la aan dharki xitaa wan kishan weynay xata armajada kan kujiro jodariyada 4dhinac uga jirtay ee hadhayal san xitaa gurigi wan kaguuray wey itabasocotay umadan wax iskuma qureso iska ilaali
@@faadumaaxmedbucul9812 abaayo micneheeda maxay thy ma ogaatay adiga
@@fardoosonuurmaxamed4346 sixir iyo ilbaan isku arkay aniga fidnada waa qarabada xun kuli mawada aha waa qaarkood iska ilaali kuwa xasid nimada ad kayara daremesid qofka inu kusixro inuu kuxasida kahoreso marku xaasid kugu noqdo ayuu kusixraya marka 2nuuc iska ilaali
Subxaanalaah
Taas anigay igu badnayd markaa is dabiibay waan waayay
Meelahaa ku aragon cusbo ku shub xasadka allaha kaa qabto jikadana tahliilku rushee waa xasade
@@faadumaaxmedbucul9812 abaayo shiiqa lambarkiisa raadso
Lahadlkaa malaha dhaama
Ruqiyo Office subskreb 👈🙏🙏🇸🇴👉🙏
H
Scw
Nin an wda shaqayno aya iwaydiyay hoyaday isla ayamahii wan xanunsaday