Garankan Lacag ka samee.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • 👨🏽‍💻GET Courses - facacusub.com/
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

ความคิดเห็น • 95

  • @najmaabdinur7530
    @najmaabdinur7530 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc brother can you please talk about Leadz boost and also give us the tutorial
    Thank you

  • @kalkaalisosuleikha2771
    @kalkaalisosuleikha2771 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad sida wacan eednoogu hagar baxayso dhiirigaliyhyga kowad iga soo jawab suaasha aan Instagram kaga soo diry magacyguna was Drs suleikha 🙏💯💥

  • @hallacsihormood126
    @hallacsihormood126 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad u mahadsantahay Ustaad 🥰

  • @abdirizakjama8514
    @abdirizakjama8514 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad warsame waa mahadsantahy
    Ganacsade

  • @shaficiabdirahman6913
    @shaficiabdirahman6913 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco wl jasakalah

  • @sihaamhassan13
    @sihaamhassan13 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks teacher sida no cawineyid

  • @bashiirmumin875
    @bashiirmumin875 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad warsame bade you are my roel model please noo so badi muuqalda noocan ah thanks ustaadi

  • @keyseabdisheikh8541
    @keyseabdisheikh8541 ปีที่แล้ว

    Masha allah runti wa cashar muhiim ah ustaad qali

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank u

  • @abotiochannel6893
    @abotiochannel6893 2 ปีที่แล้ว +1

    Teacher muqaladada aad ayan u dawad malin kasta wadada ugu horeysa wan qaday inta ka danbeysana qeer aya rajeynaya i.a

  • @elyazheybe70
    @elyazheybe70 2 ปีที่แล้ว +3

    Qaabka hadda aad inuugu sharaxdey in badan ayaan raadiyey lkn Somali sharxaysa wli TH-cam kuma arag adiga kahor. Mhdsanid libaax 🙏🏽

  • @shukriyashukriya3867
    @shukriyashukriya3867 2 ปีที่แล้ว +2

    alah haku xafido maandhow aadbay soomalidu dadka kula mida ugu baahan yihin🤩

  • @user-jl7hy2yt7h
    @user-jl7hy2yt7h 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going bro

  • @asalprintingpress7904
    @asalprintingpress7904 2 ปีที่แล้ว +1

    allah yaa baarik ustaadi

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ustaad mahadsanid in badan

  • @hodan4523
    @hodan4523 2 ปีที่แล้ว +2

    Markaan puplished gareeyo design kii, ma wuxuu iiga baahanya wali marketing mise? Mahadsanid ustaad

  • @maxamedcali2787
    @maxamedcali2787 2 ปีที่แล้ว

    Tnx ustaadw waad mahafsnthy

  • @axmadcomedy
    @axmadcomedy 2 ปีที่แล้ว

    USTAAD WAAD MAHADSANTAHY

  • @zakiabdishire9785
    @zakiabdishire9785 ปีที่แล้ว

    Macalin wan samaystay plse xogaa way igu adag tahay sida aan u iticmalo

  • @justfiveminutes7399
    @justfiveminutes7399 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad haday macquul tahay inoo fur course si aan u faa'iidaysano aqoontaada ustaad

  • @sureyaxarbisalax6226
    @sureyaxarbisalax6226 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @user-fv6fv4ef6q
    @user-fv6fv4ef6q หลายเดือนก่อน

    Wllo ganacsiga phone maalagu isticmaalikaraa Mise camperter

  • @nouraden8781
    @nouraden8781 ปีที่แล้ว

    Wll Alle ha ku barakeeyo

  • @ahmedmirreh6651
    @ahmedmirreh6651 ปีที่แล้ว

    Slc ustad full course xagee ka helay

  • @aliyare6864
    @aliyare6864 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, Guuleyso Wll ✊🏾🙏🏾

  • @akram21qeer39
    @akram21qeer39 ปีที่แล้ว

    waa sxpkii bashar dhere oo jooga kenya adna wan ogahy inaad kenya ila joogta sxp course kan ayan rabay xageen kaala soo xariira wllo

  • @khalilalhuzari5729
    @khalilalhuzari5729 2 ปีที่แล้ว

    well done bro mahadsanid...

  • @xz3694
    @xz3694 2 ปีที่แล้ว

    Sxb wali jawaab kaama haayo
    Wax baa noo sharaxday su’aalo baa kaa weediinay marka fadlan jawaab nasii

  • @nasiralcarabi8974
    @nasiralcarabi8974 2 ปีที่แล้ว

    Thanks our teacher

  • @mueniirjr7950
    @mueniirjr7950 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustad

  • @abdisalaammoha9059
    @abdisalaammoha9059 2 ปีที่แล้ว

    My role model @Warsame Bade

  • @xamdahcapdilahi9574
    @xamdahcapdilahi9574 2 ปีที่แล้ว +1

    Pls macalin cawimad pan upahany hadad i cawin karto

  • @AhmedMahmoud-oh2hd
    @AhmedMahmoud-oh2hd 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaha mcln. Fursad fiican ayaad dhalinyarada u abuurtaye

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Waxaaabdn kabarta wlhy ✅👍👍👌👌👌💥💥💥💥😊😊😊😊

  • @nuuralceyni8339
    @nuuralceyni8339 2 ปีที่แล้ว +7

    I wish to become one of your students I.a 🤴🏽♥️

    • @ikhtmm
      @ikhtmm 2 ปีที่แล้ว

      Why don’t you join him?

  • @shamsudiin6500
    @shamsudiin6500 2 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @mohamednourmohamed244
    @mohamednourmohamed244 2 ปีที่แล้ว +1

    Course lacagtisa zaid bey qali u tahay

  • @kaytonEmpire
    @kaytonEmpire 2 ปีที่แล้ว

    Ustaadi alle haku sharfo wx bdn baan kaa fiidanaa anigiyo asxaabtyduba waana kuu ducaynaa I hope in day to be successful person incha allaaH thanks ❤️👑

    • @faadmoozaam5085
      @faadmoozaam5085 2 ปีที่แล้ว

      Abowe waxa faaidaye mad ilawadagtif mohamed Abdi

  • @mindset1ark
    @mindset1ark ปีที่แล้ว

    Sedee ku ogaada product aan design u semeeyay in lagatay iyo inaan lagadin ustad😢

  • @naturerelaxmovement3771
    @naturerelaxmovement3771 2 ปีที่แล้ว

    alle haku sharfo boowe inaa icaawiso rabay mashqqulkaana wuu badan yhy

  • @Cabdirisaaq1o
    @Cabdirisaaq1o 2 ปีที่แล้ว +2

    Anagoo somaliland anba dhulalka kale somalida joogna maan samaysankarnaa ustaad maxaase naga hortaagan anba shuruudo ah oo naga xiga inaan samaysano halkaa noosoo jilci ustaad

    • @Cabdirisaaq1o
      @Cabdirisaaq1o 2 ปีที่แล้ว

      @@warsamebade mahad sanid ustaad

  • @barwaaqotaxader3515
    @barwaaqotaxader3515 2 ปีที่แล้ว +1

    qofka dalka jooga ma ka shaqeysan kaaraa ustaad Allah haku xafido

    • @abdisalaanibnuabdillaahi1573
      @abdisalaanibnuabdillaahi1573 2 ปีที่แล้ว

      Waa su'aal fiicane Amba waan is weydiyay maadama aan Dalka joogo ustaad-ka waxaan karajeyneynaa in uu no sharxo sida uga shaqeysan Qofka Dalka jooga

  • @maxamadcabdi2827
    @maxamadcabdi2827 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @bilecryptotoforex3998
    @bilecryptotoforex3998 2 ปีที่แล้ว

    M.a tnk

  • @bashirnasir7700
    @bashirnasir7700 2 ปีที่แล้ว

    Sxbow hadan kenya jogtid suragal matahy inan is aragno plze

  • @saidaliyasiin34
    @saidaliyasiin34 2 ปีที่แล้ว

    Thanks u staad❤

  • @sahraayaan2031
    @sahraayaan2031 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku sharfo ustaad

  • @abdulkadiromar3249
    @abdulkadiromar3249 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad Qofkii Dalkeenii Somalia Joogo Maka Faa iideyso karaa. jawaabtu waa mu hiim

  • @xz3694
    @xz3694 2 ปีที่แล้ว +1

    sxb waad kumahadsan tahay balse su'aal baa qabaa oo ah markaa post gareeyo funaanada oo shopify store keey ka galiyo qaab noocee ah baa loo iibsanaayaa? mise qofka aan funaanadiisa design gareenaayo haduu ku qanco design keey ka suuq geenaayo?
    fadlan ii sharax qaab ka la rabo in la iiga iibsado funaanada adoo mahadsan
    iina soo jawaab intaa qoraalka aqrisid haga gudbinee sxb
    jawaabtaada waa ii muhiim

    • @saki092
      @saki092 2 ปีที่แล้ว

      Sxb qaab dropshipping ahaan baad loo iibsanayaa kaliya xayeysiin ayaad u samaynaysaa oo facebook ads ayaad ku xaysiisanaysaa badeecadaada kadib qofki ku qanca ayaa tukaankaaga kaiibsanayaa,kadib supplier ayey toos loogu gudbinayaa dalabka kadib supplier ayaa alaabta u diraya qofka faaidada qaybtaada ayaad helaysaa isaguna waa (supplierkee) qaybtiisu ayuu helayaa.
      Tani waa ganacsiga loo yaqaano eccomerce khaas ahaan (dropshipping). Ustaadkana course ayuu kabixiyaa.

    • @xz3694
      @xz3694 2 ปีที่แล้ว

      @@saki092 mahad sanid sxb blse dalkii baa joogaa marka waxaa sameeyay design funaanad ah waxaa doortay supplier joogo Marekan Marka ma supplier kaas baa la rabaa inuu design keey Ka ku qanco kadib na uu clients kiisa ubandhigo mise anaa la iga rabaa inaa Facebook Ads ku xiro store keey kadibna qof dalka ila joogo oo iibsado taas oo aan macquul eheen
      Ileen aduun ka hormaray lee online badana wax Ka iibsadee qaab Ka inaa sifiican u Fahmo rabi lahaa waloow masuul Ka uusan su’aalaha kasoo jawaabeen

    • @saki092
      @saki092 2 ปีที่แล้ว

      @@xz3694 sxb may supplier-ku isaga iibsan maayo alaabtu ee waa tukaanka alaabta haya adigu markii qof kaa iibsado qofkaas meeshaaad doontid ka keenee, supplierka ayaa shaqada inta dhiman dhamaystiraya oo ah in alaabta la deliver- gareeyo loogeeyo qofkii dalbaday, sxb laakiin hada adigu store baad samaysatay design fanaan ah baad samaysay laakiin howsha intaas waa ka weyn tahay, waa inaad store-kaaga payment aad ku xiratid oo ah meesha lacagta laguugu soo diraayo haddii wax lagaa iibsado howlo badan baa kuu dhiman ha’is dhihin intaas kaliya waaye. Inaad baaritaan samaysid isku day.

    • @xz3694
      @xz3694 2 ปีที่แล้ว

      Payment method Ka waa ku xirtay ee sidee dad Ka USA joogo aan ugu xiri karaa store keey Ka madama aan dalka joogo mise just Facebook Ads inaa ufuro baa qasab ah oo calafkada cun waaye
      Mahadsanid sxb

    • @saki092
      @saki092 2 ปีที่แล้ว

      @@xz3694 sxb cilmigaan marka hore inaad soo baratid baan kugala talin lahaa wax yar maahan cilmi kaa daahsoon baa jira, warsame ayaa bixiya course kusaabsan gacansigan.

  • @zamiircim3858
    @zamiircim3858 2 ปีที่แล้ว

    Thnks sxb sharfi korkaaga ha ahaato👊👊

  • @warsamemohamed1344
    @warsamemohamed1344 2 ปีที่แล้ว

    Thank's sxb

  • @abdiwasahassen9979
    @abdiwasahassen9979 2 ปีที่แล้ว

    M AlH wllky horay u soco.

  • @jibrilabdinur9604
    @jibrilabdinur9604 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad aniga waba kashaqeesta kuma hadsanid dhalinta sida ugu hagar baxaysid ustaad

  • @sahraabdirashid7015
    @sahraabdirashid7015 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaaad❤

  • @naswarcabdi3968
    @naswarcabdi3968 2 ปีที่แล้ว

    Adiguna annaga lacag naga samee

  • @dhaqankamuminiinta7722
    @dhaqankamuminiinta7722 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad alalH haku sharfo

  • @mohamedbulshaawi4668
    @mohamedbulshaawi4668 3 หลายเดือนก่อน

    Ma xaaraanbaa mise xalaal isoo jawaab wllo ?

  • @munamohamed5989
    @munamohamed5989 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad marka hore wad mahadsantahay ta làbaad ganacsiga aqoon umà lihi wxn doonayaa in aan ku soo biiro madaama aanan ku dhex jirin hore su aashaydu waxay tahay mà in aan marka hore si fcn computer u bàrtaaa wayo xirfaydu waa nurse in aan ku shaqeeyo shopfy app ayan la soo degày lkn waxa uu igu xidhay apple ID

  • @abdirisaqshaacaofficial5376
    @abdirisaqshaacaofficial5376 2 ปีที่แล้ว

    Keep going pro

  • @hashimomar2136
    @hashimomar2136 ปีที่แล้ว

    Waa kaa email

  • @cabaasenew2011
    @cabaasenew2011 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad su.aal ayaan ku weydiina ma noosheegi kartaa meel xiradaha laga barto

  • @filsanmaxamed5576
    @filsanmaxamed5576 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad computer kaliya miya lagusmynkra

  • @hanaanmed7938
    @hanaanmed7938 ปีที่แล้ว

    Sidee loo dalabadaa

  • @adamabdulahiahmed3077
    @adamabdulahiahmed3077 2 ปีที่แล้ว

    ustaad warsame macalin waxaan ahay aradayda faca koraye waxaa jeclahay macalin in aad si khaas ah icawisid insha allah waxana tahay macalinkayga mustaqbalka aan kufaanayo insha allah maadama aad inoqoatay jaamacada meeshi aan aga maarmayay isnsha aalah marka macalin meel aan kalasoo xariiro aan kasugin insha llah waliba si live ah insha llah

    • @abdirizakmohamed1751
      @abdirizakmohamed1751 2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid Ustaad

    • @jeexgeel
      @jeexgeel 2 ปีที่แล้ว

      Sxp waan ubaahnaa arday dhigata faca koraya si aaan warbixin uga qaato

  • @abdielmi6521
    @abdielmi6521 2 ปีที่แล้ว

    Nio online Somalia ka shaqeyna no Ken cml

  • @Abdul1842
    @Abdul1842 2 ปีที่แล้ว

    Suaashu waa siden u helaa macaamiil iga gadata

  • @akram21qeer39
    @akram21qeer39 ปีที่แล้ว

    Asc wllo waxan raby course printen horay wan kuula soo xariiray oo waxan rabay course ka Ecomerce lkn waqtiga iyo daruufta ii saami kari weey say

  • @sakariyeaadancabdilaahi4850
    @sakariyeaadancabdilaahi4850 2 ปีที่แล้ว

    Please wlll warsame isoo jawaab waxaan doonayaa inaan kula soo xidhiidho wliba si toosa wll, dhaqaale la'aan baa ihysa wlll waanan jeclhy inaan noloshyda heer gaadhsiiyo wlll markaa macalinkygii waxaan doonayaa inaan kula tashto markaa meel kaala soo xidhiidho iisheeg wlll please ii soo jawaab wllll qli .

    • @Wayeelmedia
      @Wayeelmedia 2 ปีที่แล้ว

      Instagram kla hdl

  • @Moneypro991
    @Moneypro991 2 ปีที่แล้ว

    How do you get your clients bro???

  • @CqadirMSahalSAHAL
    @CqadirMSahalSAHAL ปีที่แล้ว

    Aad ayaad u mahadsan tahay Warsame

  • @omarisemohamud4183
    @omarisemohamud4183 2 ปีที่แล้ว

    How to create account teacher thanks u👍

  • @abdallatigle2254
    @abdallatigle2254 2 ปีที่แล้ว

    SXB WAAN KAALA SOO XIRIIRAY DHANKA INSTEGRAMKA

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 2 ปีที่แล้ว

    Waa wllkiin oo si sharafleh iidinka codsanayaa subscribe oo Kali ah wllheey

  • @Quraanrecitationmedia
    @Quraanrecitationmedia 2 ปีที่แล้ว

    Masuul qof dalka jooga mu shaqeynayaa ganacsigaan

  • @AminaMaxamedMaxamed
    @AminaMaxamedMaxamed 2 ปีที่แล้ว

    Wali wann fahmi lahay cid igacaawisana mahayo

  • @habargidirboylandheerebana9906
    @habargidirboylandheerebana9906 2 ปีที่แล้ว

    m.a

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 2 ปีที่แล้ว

    Ka waran wllo affiliate marketing waxa ma ka faaiidikaraa wllo

  • @mohammedaweis3014
    @mohammedaweis3014 2 ปีที่แล้ว

    Marka waxa u fahmay shekadaada markii la iibsado lagaa jaranayaa 9kii dolar ee uu kugu fadhiyay intadii klena waa laguu soo dirayaaa ma sidaas baa ell

  • @abdishakurabdulle605
    @abdishakurabdulle605 2 ปีที่แล้ว

    Asc ustad warsame. Iga so Jawab farinta instagramka aan kugu rebay ado mahadsadsan magacu Waa Abdishakur Abdulle

  • @dradale3350
    @dradale3350 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad warsame whatsApp number no qor sida wixii an fahmi weyno inaan kula so wadaagno aniga & ardeyda kale ila midah

  • @bilyaminmousa2967
    @bilyaminmousa2967 2 ปีที่แล้ว

    Thank you