5 Qaab | Sidee loo helaa subscribers badan si dhaqso ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • SALAAM GUYS
    JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
    AQRI- 5 Online Passive Income gellebashir.co....
    JOIN MY 1 WEEK COURSE gelleschool.th....
    FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    SUBSCRIBE GUYS
    THANKS

ความคิดเห็น • 78

  • @marriedandmotherlife
    @marriedandmotherlife 2 ปีที่แล้ว +12

    Macha Allah , Allah Haku barakeeyo. You are honest when you are talking. I like watching your videos when I think online business. Macha Allah keep going brother. I will send to you the money 💸 through PayPal soon insha Allah

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 ปีที่แล้ว +1

      thanks wll

    • @holacjecel675
      @holacjecel675 2 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir wll email kaaga isoo qor si an kula soo xariiro

    • @Somali450
      @Somali450 2 ปีที่แล้ว

      He’s a guy man like trans or shemail how do you know we was a long time in jermeny he has boy friend

    • @marriedandmotherlife
      @marriedandmotherlife 2 ปีที่แล้ว

      @@Somali450 you are impolite person. Are you jalous of him little one. I don't know him . I just want his business training and we meet each other on Zoom. He is very claire when explaining the course. He is a nice teacher. Who are you crazy one?

  • @vhdcomps5912
    @vhdcomps5912 2 ปีที่แล้ว +11

    Waad saxantahay arinka aniga sameyey mudo bil kayar ku jira TH-cam qodobadana anaa tijabiyey💚

  • @qaadichannel
    @qaadichannel 2 ปีที่แล้ว +6

    well noted sxb, sidii ugu habooneyd baad u sookoobtay nooguna soo gudbisay, mahadsanid bro.

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 2 ปีที่แล้ว +6

    "Ma sha'Allah ustaad shukran se; sidee aan ugu biiri karaa 'indeed' iyo 'fever' anoo as a translater uga shaqay sanaya."

  • @Garasoon7
    @Garasoon7 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid sxp anigoo arintaan baaraya iyo adigoo kasoohadlayba ii kulmay m.a shukran sxp

  • @Ayaanlemedia
    @Ayaanlemedia 2 ปีที่แล้ว +3

    This is not an accident when you read this. I want you to know that everything will turn out alright. Blessings upon blessings come to you daily. Everything you need is on its way! You are healthy. You are strong. Wealth is on its way! You are blessed beyond measure! You are loved. Accept this, for this your truth! I Bless you always with every good that you deserve! ❤❤

  • @osman_dalbile157
    @osman_dalbile157 2 ปีที่แล้ว +4

    Sxp videoga markad sameyneysid zoom so dheh si loo arko plz

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 2 ปีที่แล้ว +3

    Maclumd wangsn mhdnsid wll
    Wxa so gudbiya taarikha ila 90 muuqal so gliyy so dwn krtan asxpta

  • @dhiinmedia1559
    @dhiinmedia1559 ปีที่แล้ว

    Sxp geelebashiir sxp Allah haku xafider sxp youtube ayaan furtay sxp shireout iisamee Caafimaad taam ah kuu rajaynayaaa

  • @caddeloverabar
    @caddeloverabar 2 ปีที่แล้ว +3

    Gele lagant 🙏

  • @abdi9584
    @abdi9584 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going...... Facebook page kana kaso sameey how to enhance follower and like on Facebook page?

  • @kiijceente5936
    @kiijceente5936 2 ปีที่แล้ว +3

    Pro
    Crpto lacag lasaarto
    lab jibaarmeyso noo keen
    Pro

  • @ridwanahmed8820
    @ridwanahmed8820 2 ปีที่แล้ว +1

    Bro waxan ka codsanaya sida loo youtube shorts loo horumarin karo inaaad nala wadaagto mahadsanid

  • @Qulasada_kartonka
    @Qulasada_kartonka 3 หลายเดือนก่อน

    Good luck 🤞

  • @qadarwarsame2256
    @qadarwarsame2256 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxb aad ayad u mahadsantahay waxan ka codsanaya inaad kaso hadasho Tunegaga

  • @Worldnewertv
    @Worldnewertv 2 ปีที่แล้ว +2

    keep going my bro

  • @ozcarkhadar2798
    @ozcarkhadar2798 2 ปีที่แล้ว +2

    Porther wlhi wxn kulehyahay keep guong

  • @haashimbaari2282
    @haashimbaari2282 2 ปีที่แล้ว +2

    Whtsup ama meel lagaaga so xariiro aan rabnaa

  • @abdishakursaid7844
    @abdishakursaid7844 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc zxb koorsooyin miyaad onlineka ku bixisaa?

  • @BAASAVLOGG
    @BAASAVLOGG 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb information Muhiim ah Ayaad soo qaadatay Lkn qabyo Ayaad ka dhigtay tumnel sidee loo sameeyaa
    Tag sidee loo sameeyaa
    Shruudaha 1000 Maxaa Kamid Ay
    Bal kunka Ii buuxiya qoor iyi Xero

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi 2 ปีที่แล้ว

    Geelow waxn kuwaydiina mala isticmaali karaa oo lacaga malagula bixi karaa Acounti paypal qof wadanka banankiisa joogo hadiisa lagula bixikro sidee loola baxaa mahdasanid

  • @Tixle_
    @Tixle_ 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxp geellow waan kuslaamay sxp salan kadib waxa soo samaysa qaabka loo sameyo video noocaanoo kle ah oo computer ka laga duubo

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 ปีที่แล้ว +1

      screen recorder soo dagso wll

  • @cckoronto
    @cckoronto ปีที่แล้ว

    Macalin taleephon kusoosamee codsi waaye 😢

  • @boqorkasomaliya2670
    @boqorkasomaliya2670 2 ปีที่แล้ว +1

    War zxp ma icaawisid maxad Isla adkeyn

  • @burhaanmedia
    @burhaanmedia 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll wxd video kasosamaysa CPA lead

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 ปีที่แล้ว +1

      Already wn ka sameyey gadaal igu laabo

  • @clislx
    @clislx ปีที่แล้ว

    Soo badi

  • @deeqomar9214
    @deeqomar9214 2 ปีที่แล้ว

    Walal adu mad heshid lasoco anu wan kusaray marhore

  • @GentlemanBoy-jg1kv
    @GentlemanBoy-jg1kv ปีที่แล้ว

    Madhiman rabtaa codkaan aan lamaqlayn waa maxay

  • @hamze2023
    @hamze2023 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan doonayaa inaan samayso TH-cam channel. Aniga oo jooga wadankeeda. Surka gal matahay mise waxaa mihim ah inaan ka samayso wadan kale. Sababto ah waxaan maqlay channelka wadankeena guduhisa laga sameeyo waxa ka dhigan xayaysiiska sidaas darteed lacag mustaqbalka lagama samayn karo. Mahadsanidiin.

  • @abdirahmannuhbashiir7127
    @abdirahmannuhbashiir7127 2 ปีที่แล้ว

    Adaa heli lahaa sxp dadka halugoynin

  • @ItsFarhia
    @ItsFarhia 11 หลายเดือนก่อน

    Walal shout app maisameyn karta

  • @Ishawararkamedia
    @Ishawararkamedia 2 ปีที่แล้ว

    Zxp promotion side ku sameyn kara sida Facebook oo kle

  • @updyhamiid4816
    @updyhamiid4816 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend go forward 👏
    Mhtn 😩💚🤍❤

  • @empireshow1
    @empireshow1 2 ปีที่แล้ว

    Tunigaga ka soo hadal zhp

  • @aboosto8773
    @aboosto8773 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll wxd kaso hadhasha sidha Copyright logu xirto

  • @salmanbaby-ux8vu
    @salmanbaby-ux8vu 2 ปีที่แล้ว +3

    Zxp wxa iga jaahil saarta hotmail mxu loo isticmala in badan waa kusoo weydiyey😍

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 ปีที่แล้ว +1

      Hotmail waa sida Gmail oo kale wll. Email baa la isku dhaha. Kaad rabtidna wad baran karaa

  • @yooarts6824
    @yooarts6824 2 ปีที่แล้ว

    Zxp laptop ka aa isticmashomidka yar magaciis iso sheeg adigo rali ihop ina iso jawabi donto🙏

  • @filsancumar1363
    @filsancumar1363 2 ปีที่แล้ว

    Wll sideen Kula so xidhiidhi

  • @yacquubcabdullahi4759
    @yacquubcabdullahi4759 2 ปีที่แล้ว

    sxb qli qabka youtub adku furan karto noso gali loguna xirayo karka ama paypl ka plz nosaharax kanaso diyari partiyo

  • @yazin8886
    @yazin8886 2 ปีที่แล้ว

    Sxb janis isi an kugula so xiriiro

  • @victor...6524
    @victor...6524 2 ปีที่แล้ว

    Hal mid kama faidin ilaa hada

  • @islambestreligion6225
    @islambestreligion6225 2 ปีที่แล้ว

    Sxb meeqa bilood ayeey kugu qaadatay in aad 1000 subscribe iyo 4000 watch hours garto?

  • @Dahirdollar
    @Dahirdollar 7 หลายเดือนก่อน

    Sidee wax lodhigaa youtobka

    • @Xuuranka
      @Xuuranka หลายเดือนก่อน

      Zxp kanlkani zoo boqo
      Xuuranka Duniida

  • @izraclaahi1824
    @izraclaahi1824 11 หลายเดือนก่อน

    Azc

  • @fc.575
    @fc.575 ปีที่แล้ว +1

    🧤🧤

  • @empireshow1
    @empireshow1 2 ปีที่แล้ว +6

    40k woooow 😂

  • @azaamubdirizak1028
    @azaamubdirizak1028 2 ปีที่แล้ว

  • @yusufmagan6582
    @yusufmagan6582 ปีที่แล้ว

    th-cam.com/video/S5zDtgtvGL0/w-d-xo.html laas caanood