Qaraam;Heellada "Jiib" iyo Axmed Cali Cigaal.Codkii Axmed Good Shimbir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 10

  • @billefarah7483
    @billefarah7483 2 ปีที่แล้ว

    Best music 2022🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @AiSomaliland
    @AiSomaliland 2 ปีที่แล้ว

    Hore uma arag

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir 2 ปีที่แล้ว +1

    aad iyo aad, waa maahir xaga cuudka ama kamanka lkn ma illaawi karo sheekh xudeydi iyo cumar dhuule sidoo kale jiim sheekh muumin

  • @AiSomaliland
    @AiSomaliland 2 ปีที่แล้ว

    Axmed cali cigaal oo qaraam qaadaya waa ii kow.

  • @sharmarkeahmed9364
    @sharmarkeahmed9364 ปีที่แล้ว

    Wardheer magaalo daarood

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 2 ปีที่แล้ว

    Subcisna soo raaci inkastoo Qaraamka Cigaal aanu ku fiicnayn qaadidiisa.

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 2 ปีที่แล้ว

      Waa ku fiican yahay oo Waxaa laga hayaa
      Jiib
      Murug
      Hayaan
      Subcis
      Beerdilaacshe
      ...................................................................
      th-cam.com/video/LQo0cT-EuZE/w-d-xo.html isagoo Laxanka Hayaan qaadayana waa kan.

    • @WALAALAHAHARGEYSA
      @WALAALAHAHARGEYSA 2 ปีที่แล้ว

      @@khabiirqaraam7935 In ka badan baan ka hayn jirey. Se Qaraamka qaadidduusu rag gaar ah baa aniga iga dhaadhiciyay bari hore

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 2 ปีที่แล้ว

      @@WALAALAHAHARGEYSA haa sxb Qaraamku ma hawl yara kolba aniga qudhuydu waan u qaadi karaa si daan rabo balse qalabkii lagu qaadi lahaa baa iga hor maray😂 Lolz.

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 2 ปีที่แล้ว

    Eshcalaa qaraam waa ku raaxaystay yacizak yaa cigaal
    Mar kale oo subcus qaadayo na wa aragkay caadi maha waxa kaga hela cigaal waa faseex codkisa erayada wad fahmi