WAYLARAAC MEDIA
WAYLARAAC MEDIA
  • 153
  • 1 524 636
"Boqorka Codka Anigu Maxamed Axmed Kuluc baan u Aqoonsay" Ustaad Xudaydi
"Boqorka Codka Anigu Maxamed Axmed Kuluc baan u Aqoonsay" Ustaad Xudaydi
มุมมอง: 14 320

วีดีโอ

qur aan
มุมมอง 7710 หลายเดือนก่อน
qur aan
dee waa wadaad
มุมมอง 5510 หลายเดือนก่อน
dee waa wadaad
irir samaale ma curadkii gooja cadaa
มุมมอง 4511 หลายเดือนก่อน
irir samaale ma curadkii gooja cadaa
habkaheenu waa dahab
มุมมอง 72ปีที่แล้ว
habkaheenu waa dahab
cishaday cidhiidhiga taheen cidi cid eegaynin
มุมมอง 90ปีที่แล้ว
cishaday cidhiidhiga taheen cidi cid eegaynin
soomalida arinkeedu maaha yaa caqli iyo arin fiican ee waa igu dabo fayl waan kaa laan dheeraysnay
มุมมอง 41ปีที่แล้ว
soomalida arinkeedu maaha yaa caqli iyo arin fiican ee waa igu dabo fayl waan kaa laan dheeraysnay
dhalin yaro wax hubsada
มุมมอง 26ปีที่แล้ว
dhalin yaro wax hubsada
aniga madaxwayne hayga lixaad waa ciro isagoo I diida mooyee cidkale ma hoos tagi doono
มุมมอง 71ปีที่แล้ว
aniga madaxwayne hayga lixaad waa ciro isagoo I diida mooyee cidkale ma hoos tagi doono
aaya tiin online ogaada bulshoy
มุมมอง 16ปีที่แล้ว
aaya tiin online ogaada bulshoy
Sida Fiin Gabbal u dhacay Galaayuuska ma u ciyay
มุมมอง 731ปีที่แล้ว
Sida Fiin Gabbal u dhacay Galaayuuska ma u ciyay
dhalin yarada G36 WAX HUBSADA
มุมมอง 31ปีที่แล้ว
dhalin yarada G36 WAX HUBSADA
shaydaan shantaay diin la aan iyo damiir xumo ayuu isku darsaday
มุมมอง 31ปีที่แล้ว
shaydaan shantaay diin la aan iyo damiir xumo ayuu isku darsaday
1 December 2023
มุมมอง 42ปีที่แล้ว
1 December 2023
Axmed Cali Cigaal iyo Sahra Axmed Heesta Shaanshaan.Original
มุมมอง 13Kปีที่แล้ว
Axmed Cali Cigaal iyo Sahra Axmed Heesta Shaanshaan.Original
Beerdilaachse | Carte Yare | Nuuradiin Cali Ammaan | Qarshe | Lyrics
มุมมอง 2.9K2 ปีที่แล้ว
Beerdilaachse | Carte Yare | Nuuradiin Cali Ammaan | Qarshe | Lyrics
Riftoor | Carte Yare | Nuuradiin Cali Ammaan | Xudaydi | Dun-carbeed | Lyrics
มุมมอง 1.3K2 ปีที่แล้ว
Riftoor | Carte Yare | Nuuradiin Cali Ammaan | Xudaydi | Dun-carbeed | Lyrics
Madheedhaale | Kuluc | Sanbuul | Lyrics
มุมมอง 7K2 ปีที่แล้ว
Madheedhaale | Kuluc | Sanbuul | Lyrics
Qaraam;Heellada "Burcaawi" iyo Maxamed Saleebaan Tubeec.Codkii Xasan Aadan Halac.
มุมมอง 4.9K2 ปีที่แล้ว
Qaraam;Heellada "Burcaawi" iyo Maxamed Saleebaan Tubeec.Codkii Xasan Aadan Halac.
Qaraam;Heellada "Dabeecad" iyo Maxamed Axmed Kuluc.Codkii Maxamed Cali Nahaari
มุมมอง 6K2 ปีที่แล้ว
Qaraam;Heellada "Dabeecad" iyo Maxamed Axmed Kuluc.Codkii Maxamed Cali Nahaari
Qaraam;Heellada Aroor iyo Maxamed Saleebaan Tubeec.
มุมมอง 10K2 ปีที่แล้ว
Qaraam;Heellada Aroor iyo Maxamed Saleebaan Tubeec.
Qaraam;Raaxeeye iyo Maxamed Axmed Kuluc,Gacantii Axmed naaji iyo Codkii Xasan Aadan Halac
มุมมอง 8K2 ปีที่แล้ว
Qaraam;Raaxeeye iyo Maxamed Axmed Kuluc,Gacantii Axmed naaji iyo Codkii Xasan Aadan Halac
Qaaci;Heesta Uur Hooyo iyo Axmed Mooge Liibaan
มุมมอง 144K2 ปีที่แล้ว
Qaaci;Heesta Uur Hooyo iyo Axmed Mooge Liibaan
Qaaci;Heesta Geela iyo Cabdalle Sagsaag.
มุมมอง 42K2 ปีที่แล้ว
Qaaci;Heesta Geela iyo Cabdalle Sagsaag.
Qaaci;Heesta Suleekha iyo Axmed Mooge.Ereyadii Hadraawi
มุมมอง 206K2 ปีที่แล้ว
Qaaci;Heesta Suleekha iyo Axmed Mooge.Ereyadii Hadraawi
Qaaci; Heesta "Dhool bari" iyo Maxamed Axmed Kuluc.Midhihii Huryo.
มุมมอง 20K2 ปีที่แล้ว
Qaaci; Heesta "Dhool bari" iyo Maxamed Axmed Kuluc.Midhihii Huryo.
Qaraam;Heellada "Jiib" iyo Cumar dhuulle.Codkii Axmed M Good Shimbir.
มุมมอง 13K2 ปีที่แล้ว
Qaraam;Heellada "Jiib" iyo Cumar dhuulle.Codkii Axmed M Good Shimbir.
Qaraam;Heellada "Hayaan" iyo Axmed Cali Cigaal.Codkii Cabdillaahi Qarshe.
มุมมอง 4.7K2 ปีที่แล้ว
Qaraam;Heellada "Hayaan" iyo Axmed Cali Cigaal.Codkii Cabdillaahi Qarshe.
Qaraam;Heellada "Jiib" iyo Axmed Cali Cigaal.Codkii Axmed Good Shimbir
มุมมอง 4.4K2 ปีที่แล้ว
Qaraam;Heellada "Jiib" iyo Axmed Cali Cigaal.Codkii Axmed Good Shimbir
Qaraam;Heellada "Ila dheel" iyo Maxamed Yuusuf Cabdi.Codkii Gu'roon jire.
มุมมอง 2.5K2 ปีที่แล้ว
Qaraam;Heellada "Ila dheel" iyo Maxamed Yuusuf Cabdi.Codkii Gu'roon jire.

ความคิดเห็น

  • @abdinasirmohamed4012
    @abdinasirmohamed4012 วันที่ผ่านมา

    Heestan midhaheeda waxa curiyay Abwaan Hadraawi AHUN, laxankaba waxa saaray Bashiir Xadi AHUN. Qisada heestu waxa ay ku saabsantay Siciid Jaamac Xuseen AHUN oo ahaa qoraa caan ahaa xaaskiisa ayaa loo sameeyay waqti ahayd horaantii 1973 waxa xiiso gaar ah leh inay jaar ahaayeen waqtigaa qoraaga iyo xaaskiigu sidaas awgeed heestan waxa u sameeyay, Hadraawi AHUN

  • @abdirahman-koranehirmoge388
    @abdirahman-koranehirmoge388 วันที่ผ่านมา

    Kuluc A.U.N heesihiisa dhoolbari, bilic haldhaaley (balag) waxaad cayn ku jiid tiri "naftaydaay" awrka samada joogee waw!! sikastabase anigu m.s tubeec A.U.N no-1 ka fujin kari waayay

  • @alifecooking7020
    @alifecooking7020 2 วันที่ผ่านมา

    Legend AHUN 😢

  • @XaajiLadane97
    @XaajiLadane97 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay naxariistii janno ha siiyo.

  • @JimcaaleYusuf-y8c
    @JimcaaleYusuf-y8c 5 วันที่ผ่านมา

    Allahayoow u naxariisto maxamed axmed kuluc iyo wixii lamid ahba Yaa rappi

  • @Abdourahmanpoussin
    @Abdourahmanpoussin 8 วันที่ผ่านมา

    Midkaad aragtiba kii kalee ka daran fanaanita soomale haa yeeshee rag uu kala mudna hadana ee runtii kuluc Allee haa uu naxariistee kow dheeh

  • @Abdourahmanpoussin
    @Abdourahmanpoussin 8 วันที่ผ่านมา

    Midkaad aragtiba kii kalee ka daran fanaanita soomale haa yeeshee rag uu kala mudna hadana ee runtii kuluc Allee haa uu naxariistee kow dheeh

  • @Abdourahmanpoussin
    @Abdourahmanpoussin 8 วันที่ผ่านมา

    Yaa sallaam kani fanaanbu ahaa runtii Allaha uu naxariistee maxamad axmad

  • @AliHanash-qw4fo
    @AliHanash-qw4fo 11 วันที่ผ่านมา

    Laac waa heesta aan ugu jeclahay heesaha qaraamka erayadii cagaf..ina cajalada duubtay way xijaabteen aun ,ogaalkay dacar baa ka nool ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉laaaac🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @rashidhassan572
    @rashidhassan572 11 วันที่ผ่านมา

    Kabanka waa Saalax Qaasim Naaji cimriga Allaha u barakeeyee

  • @Musasalstudio
    @Musasalstudio 12 วันที่ผ่านมา

    Boqorka codka inuu ahaa cidi iskuma hayn alle haw naxariisto

  • @AhmedHassan-f9w2b
    @AhmedHassan-f9w2b 18 วันที่ผ่านมา

    Ina adeerkaa miyaa,

  • @MOHABASHI
    @MOHABASHI 19 วันที่ผ่านมา

    REMINDS ME OF THE GOOD OLD DAYS. I WISH I COULD REVERSE THE TIME!

  • @mohamedmohamud2982
    @mohamedmohamud2982 20 วันที่ผ่านมา

    Ka towba Keena Boqornimada kuluc

  • @BayBay-d2g
    @BayBay-d2g 21 วันที่ผ่านมา

    Waxa ila dhashay labo wiil oo uur hooyo ila ah aadban u jeclhy alle ha ii daye aape lkn dad badan buu dhalay alxmdulilah alle ha ii wada ilaaliYe ❤

  • @cabdimustafe-6676
    @cabdimustafe-6676 22 วันที่ผ่านมา

    WaH! Eey sowtan laygu. Waynyahay eey 😮

  • @DrCawilYusuf
    @DrCawilYusuf 28 วันที่ผ่านมา

    Tubeec boqorka codka aduunka ayuu ahaa

  • @AhmedSayid-e8u
    @AhmedSayid-e8u หลายเดือนก่อน

    Fanankeenii waynaa allah yarxamu maxamed axmed wuxu ahaa fanan ilahay codsiyay

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 หลายเดือนก่อน

    AUN Xudaydiy Cuutdleh Al-Yamaniy

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm หลายเดือนก่อน

    Waar cagjar mee daroor geelayga ayaa daaqa haku meeraysan rag xoolihii aniga hay xoog weynaan waar miyaanad arag oromiga gaastii raray ee kula anaa kuu sareeya waar neefyow neefku dhalay ob sorry waar seedi haygu wareegin iminkaan xasuustay inatii aad naga haysay waar hada seedi waa beer xabada haynaga dhamayn colbaa Ina dulfadhiya oo adigu maad saylac hagaajisatid ileen jigjigi waa dhul somaliyeed intaad inangumeedka hoos fadhido

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm หลายเดือนก่อน

    Hada ilaa qoriile marsin ilaa nusdariiqa ilaa ceelbaxay hada ninka geeliisu daaqaa waa aniga waar ragu haysbarto waar soo socda sidaa doonto waad heliye

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm หลายเดือนก่อน

    Hada ceelkaa daro or ninka geeliisu daaqaa waa anigee ogow hada ilaa diridhaba ilaa jigjiga ilaa rabaso ilaa xarshin ilaa gaashamo ilaa buuhood hada ninka geeliisu daaqaa waa aniga

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxariisto dhamaantood

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 หลายเดือนก่อน

    W.m.santihiin .

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 หลายเดือนก่อน

    Alla yaa raxmah

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv หลายเดือนก่อน

    waa ninka soo saaray maandeeq

  • @AbwaanIlkacase-y5y
    @AbwaanIlkacase-y5y หลายเดือนก่อน

    Tubeec ma gaaro

    • @lamafilaanchannel4865
      @lamafilaanchannel4865 หลายเดือนก่อน

      Kuluc iyo muse Ismail qalinyle yaga Codka iska lehya😊

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 หลายเดือนก่อน

    Agree with him. Waxa la yidhaahdaa af Ingiriisida Tenor, , waa qofka meel sare ka heesi karaya, isaga oo aan u neefneegsan. Beri hore ayaan naftayda ku odhan jirey, "talow miyuu jiraa qof wida Kuluc u heesi karayaa?" Ilaahay ha kuu naxariisto, Ustaad.

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 หลายเดือนก่อน

      Tubeec baa number 1 ahaa

    • @ADOONKIIRAXMAN
      @ADOONKIIRAXMAN 29 วันที่ผ่านมา

      agree with you bro. sido kale waxan filayaa Cumar dhuule isna inu Tenor ahaa voice typekisu

    • @ADOONKIIRAXMAN
      @ADOONKIIRAXMAN 29 วันที่ผ่านมา

      sido kale Tenorka qaybta dhadiga ama hablaha sobrano aya layidha waxanan filaya inay lahayeen fadumo qaasim iyo mandeeq

  • @abdirisaqmuse7484
    @abdirisaqmuse7484 หลายเดือนก่อน

    Boqorka codka wuxuu maxamed saleeban laakiin dooqa dadka wuu kala duwanaan karaan sidaasoy tahay fanaaniinti waaberi waxay ahayeen kuwa asn kala dhicin runtii

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 หลายเดือนก่อน

    Xudaysi Allah ha u naxariisto Ninkaa baadariga ahi ujeedkiisu ma ahayn inuu Afsoomaali ga soo saaro ee wuxuu diidayey inaad afka carabiga qaadataan waayo afka carabigu waa afka diinta muslimka.

    • @Jiniyojaan
      @Jiniyojaan หลายเดือนก่อน

      Afcarabigu ma diin baa markaa?

  • @AdanQeyrow
    @AdanQeyrow หลายเดือนก่อน

    Alaha u naxaristo fananinti iyo abwaninti geeriyooday.

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto odayga, Laakin Soomalida badankeedu MS Tubeec Ayeey u yaqaaniin Boqorka codka.AUN Tubeec iyo Kulucba!

    • @geediali437
      @geediali437 หลายเดือนก่อน

      Horta Allaah haw naxariisto fankuna if iyo aakhiraba waa losers so runta marka laga hadlayo cod maxamed axmed kuluc cid ku haysatay may jirine ms tubeec waa loo haneeyey oo lagu sharfay thats all bro

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 หลายเดือนก่อน

    Jiim sh muumin Alla yaa raxma wuu Kaga yeeriyey yasalaam

  • @AdmiringCosmos-lh4kx
    @AdmiringCosmos-lh4kx หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha u naxariisto janadii fardowsa ha ka waraabiyo boqorkii cuudka xudaydi

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad2876 หลายเดือนก่อน

    Hadraawi, mucjisadii halabuurka falsafadda iyo aqoonta, AHN.

  • @mukhtoabdi8861
    @mukhtoabdi8861 หลายเดือนก่อน

    Waxay ka mid tahay heesaha aroosyada miyiga laga qaado

  • @Dhagacadde_10
    @Dhagacadde_10 หลายเดือนก่อน

    Waan ku naf baxay, Alla muxuu Laxan iyo dheeraadyahay.

  • @noorhalane1614
    @noorhalane1614 หลายเดือนก่อน

    “Soomalhaad” maaha ee waa “sumalhaad”. Ha la saxo haddaan qalday!

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 2 หลายเดือนก่อน

    Weylaraac good Job

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 2 หลายเดือนก่อน

    Naf saaray ahaatay Waa u silice Midhuhu waa sidaa

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 2 หลายเดือนก่อน

    Wacneydaa adoo war IGA qaatoo Iweydiiyoo waayahaan qabooo ee😢 23/11/2024

  • @KeeWaye-j6p
    @KeeWaye-j6p 2 หลายเดือนก่อน

    Gariig iyo mooge labaduba weey qaadeen

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 หลายเดือนก่อน

    Duugtaa maxaa laga wadaa?

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 2 หลายเดือนก่อน

    It’s Amazing and amazing and amazing 👍🎖️💯👌

  • @cumarahmed134
    @cumarahmed134 2 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxaa lahaa eryada ahn maxamed nuur giriigna wuu qaaday isna ahn ahmed mooge oo isna inoo qaadayana ahn

  • @Kamaldaarichannel
    @Kamaldaarichannel 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga soo raadiyay ee igamay soo hor bixin heestan tolaahi 🥰🤪 Allah haw naxariisto Axmed Mooge

  • @mohamedsaladwehliye1616
    @mohamedsaladwehliye1616 2 หลายเดือนก่อน

    1962.ayu. qa😅aday.

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 2 หลายเดือนก่อน

    Jiim xarig kasta waa tabanaa gacanta meshoo rabaw uga dhufanayaa allah unaxariisto labadaba maxamed solaymaan iyo muxyadiin sh muumin jiimi

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 หลายเดือนก่อน

    Hees xusuus mudan

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 หลายเดือนก่อน

    OLD is gold❤