FARTUUN BALBALAARKA OO GARAB DHAQAALO KAWEEYSAY BEESHA JAREER WEEYNE KADIBNA LACAG DARTEED DIINTA..!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

ความคิดเห็น • 71

  • @zaynebmohamed5743
    @zaynebmohamed5743 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah ❤ Naciima abayo Illahy swt ha barakeeye kalaamkaga wanagsan oo ad dadka soomaaliyeed la garab tagan yahay illahy misaanka xasanadka ha kuu sooro ad ayan u dhageystaa barnaamijayada akhlaaqda iyo diinta ku saleysan ❤🎉❤🎉❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  ปีที่แล้ว +5

      Zaynab walaal aad ayaad u mahadsan-tahay! Hooyadeey ayaad lasami tahay, Allaha ku xafido!

    • @anabali8078
      @anabali8078 ปีที่แล้ว +1

      Asc wr wb zaynab waa mahad santhy wanaaga sidaa u taagareyso wallshena aad dhiiri galinayso

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 ปีที่แล้ว +2

    In yar oo Rabi unaxariistay mooyee dadkii waxay noqdeen cabdu dirham wa diinaar lacag baa lacaabudaa maanta

  • @salehjama1269
    @salehjama1269 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allah allah ha ku xafido waxaa tahAy hooyo samaliyed waani walaaladaa somaliyed thanks for your beautiful advice 👍

  • @umumuminchannel7460
    @umumuminchannel7460 ปีที่แล้ว +5

    Jazakalahu khary abayo ayadana xaqa allha ha tuso

  • @muqdisho-channnel
    @muqdisho-channnel ปีที่แล้ว +2

    Erayga haddii waxaa ka horeeya wallaahi haddii walaashey culimada weydii

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali606 ปีที่แล้ว

    Abaayo naciimo ilaahey hakaa abaalmariyo sifiicanaad ula hadashay fartuun ayadana tiiwaanada qaadato alaha kadhigo ansha alaah

  • @munaobuli2586
    @munaobuli2586 ปีที่แล้ว

    Niciima waanku salaamy hore u soco dadka fiicanbaa ku dhagysta inta xuna ilaahay has oo hadeeyo

  • @cabdibarre4255
    @cabdibarre4255 ปีที่แล้ว +2

    Allaahu Akbar Allaah Akbar waxan Rabbi ka baryaa in uu noogu simin nafta iyo sheydaanku Jazaakallaah hooyo qiimo badan xafidullaah

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 ปีที่แล้ว +1

    aamus ama qayr kuhadal muslimiinta somaliyeed waa ilooben badan kood ilaah kabaryaa in khayr na waa fajiyo

  • @saadia331
    @saadia331 ปีที่แล้ว +1

    Mshllh abyo allah kuxafido

  • @nuurto9775
    @nuurto9775 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah Ilaahey ajar.iyo.xasaanaad ha Kaa siiyo sida aad.noogu baraarujineysid Allaah cabsidiisa Naciimo Jazaakallaahu kheyr

  • @ahmedabukar6212
    @ahmedabukar6212 ปีที่แล้ว +1

    Shugran Abaayo

  • @muqdisho-channnel
    @muqdisho-channnel ปีที่แล้ว +1

    Fartuun waxay tiri wallahi haddi la gaalowi lahaa caawa waa galoowi lahaa marka ereyga haddii waxaa ka horeeya wallahi marka culimada weydii

  • @sarahali1958
    @sarahali1958 ปีที่แล้ว

    Mashaallha tabark walaalshen

  • @rodaahmed2243
    @rodaahmed2243 ปีที่แล้ว

    Mashaallh ilhy haku daayo hno

  • @ubahdahir9581
    @ubahdahir9581 ปีที่แล้ว

    mashalha alhaku siyadiyo alhakuxifdiyo

  • @zamzamyusuf4919
    @zamzamyusuf4919 ปีที่แล้ว

    Maandha allah

  • @ahmedabukar6212
    @ahmedabukar6212 ปีที่แล้ว +1

    ILaahey Hakuxifdiyo Aduun iyo Aakhiro

  • @ahmedabukar6212
    @ahmedabukar6212 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah

  • @xuriyosharaf7227
    @xuriyosharaf7227 ปีที่แล้ว +1

    subxaana laah xaqa alha tuso

  • @aadan313
    @aadan313 ปีที่แล้ว

    asc walal mansh alaah qof wanagsan batahey alaah kusiyadiyo

  • @35faduma
    @35faduma ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fttytuthrutty1172
    @fttytuthrutty1172 ปีที่แล้ว

    Masha alaaah

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว

    Ya Allah

  • @mariamabdi7041
    @mariamabdi7041 ปีที่แล้ว +2

    ManshaAllah abaayo Naciima Allah ha kuu siyaadiyo cilmiga iyo caqliga wanaagsan. Horay usoco waad liibaniye inshAllh. Allah ha soohadeeyo .waano qof kujecl oo kaanaxaya aa kuu sheega .
    JazakaAllahu khayran

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 ปีที่แล้ว +1

    Walciyaadu billaah Subxaanallaah Xbbti qali Alle SWT ha ina Sugo dhamanten Allaahuma Aamiin 🌸❤️

    • @hawaahmed9614
      @hawaahmed9614 ปีที่แล้ว

      Mashalah abayo alah ha ku xafido

  • @mnn2436
    @mnn2436 ปีที่แล้ว +4

    Allah so hadiyeeyo

  • @maizahaaji8395
    @maizahaaji8395 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ❤️

  • @farduwsmohamad629
    @farduwsmohamad629 ปีที่แล้ว +1

    Asc naciimo u sheeg in qabiil towns uusan Avalon Allaah in ay u noqoto ayaa la gudboon dadkuna ma kala hadli badna

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abaayo Naciimo illah hajar iyo xasanaad ha kaa siiyo I hope in ay aragto waanadaad oo meel kasta ugu ifisay wax wanaagsan iyada ka ligeed ma ah dadka social media ku jira badan kood illah xaqa ha waafajiyo in yar mooyee waad mahadsan tahay mar labaad waa ku salamay adiga iyo familie intiisa kale illah ha ina wada xafido waxaa ku leeyhay peace and love ❤️

  • @nasriinnuur5192
    @nasriinnuur5192 ปีที่แล้ว

    Naciimoy waa ku salaamay

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 ปีที่แล้ว

    Mashaallah walashey kheyr Allaha kusiiyo
    Waanada KUWII khaata Allaha naga dhigo
    BULSHADA DHAGEYSATAY WAXAN LEYAHAY 10.000 KABADAN AYA DADKA KALE LAWADAAGA

  • @beelaacooking4250
    @beelaacooking4250 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah allah sohananiyo 😟

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍👍👍👍👍

  • @asamatar667
    @asamatar667 ปีที่แล้ว +2

    Xoog miyey ku leedahey , qasab miyaa iney dhaqaale siiyaan .
    mideeda kale ma diiinteeda ayey lacag siisan kartaa doqon imaanka la' waaye

  • @sacdiaabdullahi3090
    @sacdiaabdullahi3090 ปีที่แล้ว

    Mash allh naciimo

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah Allaahu Akbar illaahow waxaan kaa dalbanayaa imaan saadaqa illaahow diintayda macaan aduun dhaldhaalkeeda ha ugu seejin haddii billion’s dollar aan ku dhaafsaneyeyn diintayda iyo alle seek waacudi bilaahi

  • @amalali833
    @amalali833 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allah xabiti ilaahi ha ku barakeeyo amiin yarab may Allah swt for give as all amiin yarab 🙏

  • @iqramacalin
    @iqramacalin ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah abaayo

  • @mulkiosman8978
    @mulkiosman8978 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah si fiican ooga hadashay qoftii Ku waani qaaday Allah ha Ka dhigo aammiin yaarabi jasakaallah qayran abaayo

  • @abdiali5093
    @abdiali5093 ปีที่แล้ว +1

    Wwwww my dear sister keep going

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra ปีที่แล้ว

    Abayo illaah ha tuso xaqa toosan waxay ubaahan tahay in waxbadan wax loo sheego in ay katagto diin tayda illaa hatuso raxmada allaah anagana waan uduceyneynaa nacimo

  • @deganmahamed8715
    @deganmahamed8715 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo wanaga ad ubshada usogubisay ku qato oo ku dhaqma allaha ka dhigo cilmigaga allaha ku siyadiyo walidki wax ku sobaray janadul fardawsa acla Allaha geeyo Aamiin

  • @cabdilaahimaxamed9610
    @cabdilaahimaxamed9610 ปีที่แล้ว +1

    Asc Abaayo naciimo xageelagalasoxiriirayaa

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah illaah illaah caqliga ha kuu ziyaadiyo aamiin

  • @mariamabdi7041
    @mariamabdi7041 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllah abaayo Naciima Allah ha ku xafido . Cilmigaagan ha kuu siyaadiyo .waxaad ku hadashaa hadal miisaman oo fikir dheer xabaarsan .horay usoco wall macaan .

    • @mohamadabikar1134
      @mohamadabikar1134 ปีที่แล้ว

      Maasha Allah illaahey haku barakeeyo walaashey qaali

  • @kiinyusuf6527
    @kiinyusuf6527 ปีที่แล้ว +2

    Yaa qabiil dhaqaale isku siiyo qabiilkaaka lacag muuku siiyo sixun wax usheeg sixt kadaran ma diindaa waxlalasimaa😮😮😮

  • @farduwsmohamad629
    @farduwsmohamad629 ปีที่แล้ว

    Cilmigi quiimaas ayuu leeyahay.
    Ruuxii kitaabka Allaah bartaa maba wareero.
    Iyadana Allaah xaqa ha tusmo.

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว

    Wcs Naciima wlc Abaayo❤

  • @malabey197
    @malabey197 ปีที่แล้ว +1

    إن تكفروا فإن الله غني عنكم
    Sax waye ILAAHAY uma baahna hddi Diinta ka baxaan Dadka

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra ปีที่แล้ว

    Wcs wrb

  • @barlinismail5929
    @barlinismail5929 ปีที่แล้ว +1

    🤲🤲🤲👍❤️❤️❤️🌹🌹👍🤲🤲❤️🌹❤️

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 ปีที่แล้ว +2

    Fartun wey edab daran tahaye intasu xabadkedu dhan yahaye ma shaqeysato diinta wax lagu kaftamo maahan subxana allah matokan wa la so saatrey hadi la rabo dad fcn kuma xerno waba leskaga ciciyaara nahooy kace shaqeyso dheh 😳😳😳😳

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว

    Bisiinka sax

  • @fadumomohamedfarah5305
    @fadumomohamedfarah5305 ปีที่แล้ว +2

    ABAAYO Niciimo dadkaan dhinac walbo wey kuliitaan Diin iyo maadi

  • @anabali8078
    @anabali8078 ปีที่แล้ว

    Asc. Nacima telkaga. Xagaan kahela

  • @fatimabarre936
    @fatimabarre936 ปีที่แล้ว +2

    Diinta adigaa u bahan iyada kuma bahna wax kaftan galana ma ahan

  • @talyatosaan5265
    @talyatosaan5265 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 Fartun booqol kilo gaaley ha qado miin karaan ila madina 😂😂😂hoog ku ma yaro walee Fartun.

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 ปีที่แล้ว

    Way qaldan dahay siday rabda ha uhadashee iibaan la aan lee waye

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว

    Csw❤csw❤csw❤

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 ปีที่แล้ว

    😅😅😅yaanbada iyadoo sidata

  • @hajira001
    @hajira001 ปีที่แล้ว

    Qqqqqqq

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra ปีที่แล้ว

    Wcs wrb

  • @nasronuur7921
    @nasronuur7921 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah