SHEIKHAAN REER LAASCAANOOD, AFAR CARUUR AYAA LAGA SOO AFDUUBTAY/XADAY 5 SANO KAHOR!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 76

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 หลายเดือนก่อน +7

    Asc wrwb shiikhad naciima nuurka❤iyo dhamaan akhyaarta ❤🌹♥️
    Wa sheeko yaab leh 😱5 sano wa waqti badan 😱🙈🤔Allow sahal amuuraha. Iyago nabad qaba illahay swt haso celiyo. Allahuma amiin Allahuma amiin.

  • @MaryamaShiikh-o6f
    @MaryamaShiikh-o6f หลายเดือนก่อน +3

    Hore usoco wllo naciima. Ilahay hausoodhaweyo

  • @najibenhodan7598
    @najibenhodan7598 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤Queen qurux

  • @UmukhalidBintjey
    @UmukhalidBintjey หลายเดือนก่อน

    Maashaa allah caqliga aga allaah hakuu barakeeyo waaruntaa ilmaha hooyadoot baa heysata

  • @muminanur1306
    @muminanur1306 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo nacimo subax wanagsan anaga subax ayey notahay ilmaha 5sano maqnaa hooyadod inay wadate ayey ilatahay hadii la afdubte ilmaha 5sano ma amusnan laheen abaha ilahay ayaa naga og ilmahas ilahay haxafido amiin

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 หลายเดือนก่อน

    Wcs shukran maalin walaba masiibo aan maqalnaa ilamaha Alla ha noo xafido Aamiin, umada culeeysaka Allah ha ka dul khaado tonfiiqda Allah ha haleyshiyo ilmahaa Allah ha badbaadiyo Aamiin mahadsanid !

  • @ayanahmed-n5v
    @ayanahmed-n5v หลายเดือนก่อน +1

    ❤😊❤

  • @hawaweheliye1842
    @hawaweheliye1842 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqada allah ayaa ogsoon balse aniga waxaa iisawiran inta aabbe soomaaliyed ilmo siduu udhalayba weligiiaba arkin wax dhaqaalo ahna ugabixin goortey koren sooxasuusta balse mafadhiyaayaalameesha hadiiba ilmihii magacyadii iyo abtirsimihiiba lagabedeley xaqa iyo xaqiiqada allaha uhiiliyo Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys8484 หลายเดือนก่อน

    Asc naciimoy aniga hadan fikirkayga kadhiibto waxay ila tahy in hooyada ilmaha ay tahay kenyan anaba qolo kle oon somali ahyn sidaa darteed ay kala baxsaneyso asna uu udiidan yahy allahu aclam

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 หลายเดือนก่อน +6

    Asalama aleykum walal nimco odeygan waa family kayga caruurta waxa kala cararay hooyadod iyo niman kale oo takfiir ah sheekada oo dhan ana kaga dhacaya ee number kaga ama email isoo qor halkan ana ku waramaya inshallah waa sheeko dheer wakhti badan bayna sheekadani socotay

    • @rifalalsharif2884
      @rifalalsharif2884 หลายเดือนก่อน

      Oo hooyadod haday wadato maxaa loo dhahayaa waa lasoo xaday takale takfiirtu waa maxay

    • @kaltunsaxansaxochannel6650
      @kaltunsaxansaxochannel6650 หลายเดือนก่อน

      @@rifalalsharif2884 walal diinta islamka ma amintasna gaalo Bay inoo yaqanan

    • @kaltunsaxansaxochannel6650
      @kaltunsaxansaxochannel6650 หลายเดือนก่อน

      @@rifalalsharif2884 walal odeygu osaga caruurtisa dayacay oo guursaday naago takfiir ah sheekadan waa sheeko aad u dheer

    • @halimoab1221
      @halimoab1221 หลายเดือนก่อน

      Hooyadod mxu uga diidanyhy
      Iyadana magacoda iyo abtirkoda miyey bedeshy
      Hoyo da xagey u dhalaty

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 หลายเดือนก่อน

      ​@@rifalalsharif2884wll takfiir wa dad wax khaldan aminsan diin ahaan sida an maqlay. Weli ma arkin qof takfiir ah lakin shiico Wan arkay. Subxanallah. Illahow xaqa nagu sug. 😢

  • @hayatali4756
    @hayatali4756 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo naciima aniga qalbigeyga aad uganaxay dani gana mafiocnaa qofka muslimka wuxuu kuusheego laqaata waa aabo ilmihisa kamaqan 😢 ipray to ALLAH to give him back his kids islam doesn’t allow stealing anything let alone children.انا لله وأنا اليه راجعة

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin yaa rabbi Allah ha u soo sahlo
    Ani Reer Laascaanood Ayaan Ahay
    Hadda Arintan Maqlay
    Naciimo

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa shekadaan khabayo waaye madheys- tirna, shan sano wax yar ma aha side lugu ogaadey in magaca laga bedeley iyo mesha ay joogaa? caruurta hadii ay makhan yihiin Allah ha soo badabaadiyo Aamiin, mahadsanid !

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey หลายเดือนก่อน

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

  • @SagalCabdulahi-tw7wd
    @SagalCabdulahi-tw7wd หลายเดือนก่อน +1

    Sheekha hacadeeyo wuuogyahay cidaheesoto caruurta wuxuusheegayaa inmagacyada lagabadalay

  • @CadnaanNuur-v5m
    @CadnaanNuur-v5m หลายเดือนก่อน

    Arimahaanfaamaliwaaye

  • @asiabillow2996
    @asiabillow2996 หลายเดือนก่อน

    Abaayo nacimo sida aad u fakartay ayaan u fakaray runtii sidaas ayeey ilatahay family problem

  • @sodax6696
    @sodax6696 หลายเดือนก่อน

    Qisada sida ilmaha lo xaday
    Lama shegin ? ? ?

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf หลายเดือนก่อน

    Ilmo qof dhalay ayaa intaas heysan karo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey หลายเดือนก่อน

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 หลายเดือนก่อน

    Hooyo meel kuma u sheegin lakiin intu maqna ayey ka fa iidaysatay kana xaday hooyaded madama aysan mesha u dhalan wu furay wu ka teebtay wu safray sas ayaan u qatay aniga arigtidayda

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق หลายเดือนก่อน

    Police 🚔 kenya 🇰🇪 haloo gudbiyo picture ilmaha

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial หลายเดือนก่อน

    Abaayo wa jirta in ilmaha lasoo af duubo laguna shaqeysto, aniga h channel kayga kaga hadlay mar hore , markaan ka hadlaayay wiilka somaliya oo madaxa daqarka wayn kaga yaala oo wiil kale lagu qaldaayay mar hore dhintay, program kas oo dhameystiran channel kayga kasoo fiiri

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 หลายเดือนก่อน

    Uma maleenayo in Naagtu tahay hooyadood
    Wayo
    Hooyadood qaawleysato ama maafiyo
    Laguma sheegeen
    Sidookale waxuu sheegay
    Waxaa loo maleenayaa kuwa ka ganacsada caruurta
    Aloow u soo dhawee
    Oo usoosahal
    Waxanse
    Anigu layaabanahay
    Kuwa u sheegaya in magacayadii laga bedeley
    Am sawiradooda
    Soo gudbiyey
    MAXEEY UGU SHEEGIWAAYEN MEESHA AAY JOOGAAN

  • @Maan-p5t
    @Maan-p5t หลายเดือนก่อน

    Walahi anba Wan yaabay waxan ka fahmay comment qof so qoray in ay hooyadood takfiir ah la carartay allahu aclam

    • @AminaLuckyOfficial
      @AminaLuckyOfficial หลายเดือนก่อน

      Takfiir maxay tahay

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 หลายเดือนก่อน

      ​@@AminaLuckyOfficialwll wa dad wax khaldan aminsan diin ahan sidan maqlay. Allahu aclaam.

    • @AminaLuckyOfficial
      @AminaLuckyOfficial หลายเดือนก่อน

      @@safiyanuura2954 subxanallaah

    • @MunaKuus
      @MunaKuus หลายเดือนก่อน +1

      ​@AminaLuckyOfficial waa dad aaminsan in bulshooyinka dhan ey gaalo yihiin, soomaali oo idil gaalo thy, inyaroo iyaga ah oo qol jiingad ah kujiro mooyee, waxaa madax u eh nin majeerteen eh oo la yiraah " maxamuud nuur cusmaan" waxow joogaa qardho, gobalka bari

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 หลายเดือนก่อน

      @MunaKuus subxanallah, illahay swt umada haka qabto. Allahuma amiin. Wll anigu Wan uun maqlay ee weligay ma arag hadana illahay swt ima tuso.

  • @MyHsan-h5h
    @MyHsan-h5h หลายเดือนก่อน +3

    Nicimo ani waxay ila eegtey caruurta in hooyadood loo geeyey ooreer abti loola tegey Waayo warkoda wuu la socdaa tuug maa war ka heli laheyd

  • @abdullahihussein.5158
    @abdullahihussein.5158 หลายเดือนก่อน

    Nacam waa si daad u fahamtay

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed หลายเดือนก่อน +1

    Waa sida maxa yeelaye hadi esan fimily side lagu ugadaye marka waxa ku cada abayo hadalada marka hadi afdub yahaye mar hora lagu kala bixi lahaye

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra หลายเดือนก่อน

    Wcs wrb

  • @abdiraxmanhussein7272
    @abdiraxmanhussein7272 หลายเดือนก่อน

    abayo naciimo runta ayan kugu jeclahay waxan kurajeyna adiga iyo qooskada kheyr badan inu idinsiyo allah intas kadib ilmaha waxa heysato hooyadi dhashay waxay wada ahayen jameeco asaga aya katagay jameecadii marka hoyadi aya sowadatay wuxu tuugada kadhigayo ilmo laga ganacsanayo hooyo kalene sidaso kale ayu ugaqatay intu bolis muqdisho ukensaday ayu ilmaheyga waleyga soxaday qabiilo kashanayo wana xaqiiq oo sobar runta wad ogane tankale oo ah ilmihii magaca aya laga badalay wufansan yahay lakin dadka kenya ayu wax kale uga dhiga waa midka lagu qaato sharciga oo hooyadu majogikarto kenya sharci la an somalidodhan ayana sidaa kasiman waxa yaab ah shiiq ben shegayo oo leh ilmaheyga waa laga ganacsanaa allah soo maxisabinayo shugran naciimo dibna ubar hadalkeyga wad ogandontaa runta insha allah

  • @مٌتَفَائِلَةبنتشيخالقاسمي
    @مٌتَفَائِلَةبنتشيخالقاسمي หลายเดือนก่อน

    Ilmaha hoyadood ba qadatay warka wa cadyahy 5sano kulaha tacsi bu dhigan laha hadi laxadi laha ilmaha

  • @hibojama5798
    @hibojama5798 หลายเดือนก่อน

    Niciima ilahay ah ku xiftiyo waxa igu soo dhacday aabo hadalka baro

  • @roblemohamed5973
    @roblemohamed5973 หลายเดือนก่อน

    reerkaan waan aqoon jiray maamada lugta ka dhutiso waa ciyaalka hooyadood wuu ku dayacay waxey kusoo korisay ha i wareerin markey koreen ayuu damcay inuu eeda u geeyo ayadana wey kala dhuumatay warka oo dhan waa intaas

  • @dayibdaahir5638
    @dayibdaahir5638 หลายเดือนก่อน

    Ilmaha hooyadood maxaa loo xusi waayay ma aabaha ookaliya ayay ka maqan yihiin waxay u egtahay in hooyadood la soo fakatay

  • @IsmahanOmar-t9b
    @IsmahanOmar-t9b หลายเดือนก่อน

    Dulmi, xaqir iyo kibir baa iisoo qurmay😢!. Noog geesiyad eh oo ilmahedi gabraarato kala oroday aa iisoo sawirantay!. Khabyaalada ka ureyso nimankan ilahow hana badin!.

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 หลายเดือนก่อน

    maxamuud siciid ayaa ladhahaa sheekha

  • @FASALTV
    @FASALTV หลายเดือนก่อน +1

    Waa been

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p หลายเดือนก่อน

    Nacimo nimanka somalida hooyoyinka ilmaha umma ogola wad ujedaa asaga kamawarqabo

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p หลายเดือนก่อน

    Hadii ay hooyada dhasho ilmaha aykalatagaan waykaqaataan nimanka hororka ah

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 หลายเดือนก่อน

    Waxaa laga yaabaa inay hooyadood ka xaysatay, waayo warkaani macquul ma ahan.

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 หลายเดือนก่อน

    Abaayo see odayga 5sano uga aamusikaraa

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin หลายเดือนก่อน

    Takfiirka na maxaa waaye??

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha waxaa fiicnayd inuu hooyadadoo meeday yirahdo maadama aysan iyaga hooyadi soo hadal qaadin qofkasta waxaa kusoo dhacayso ilmaha hooyadod armay labaxsatay Ileyn abakeliya madhaline maxanan looso hadal qaadin hooyadii

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p หลายเดือนก่อน

    Hadii ay hilyada tahay ilaahay umasahlk hooyo ilmala annma ahaan karto

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hg หลายเดือนก่อน

    Haday maqlaan haday sii cararaayaan

  • @Maan-p5t
    @Maan-p5t หลายเดือนก่อน

    Abayo comment ga ayan ka aqriyay dad leh hooyadood ba la baxsatay oo tagfiir ah asagana marka hore galiyay tagfiirlka hadana ka so laabtay ayadiina fakirki hore ayeey aminsan tahay ilmaha tagfiir le la cararay kkk allow sahal umuuraha qofkast wixii u kasbado bu helaya

    • @QTV114
      @QTV114 หลายเดือนก่อน

      Inta aad sheegtay waxba kudari maayo lakiin ma fiicnob qof in loogu yeero magac uusan lahayn marka. Saan maqlay tagfiir waa lagu cayaa magaca ay ogol yihiin waa jamaca islamiyah.

  • @Aqsaa7
    @Aqsaa7 หลายเดือนก่อน

    Sidoo kalene waa ay dhicikartaa in hooyaduba dhimatay

  • @Hafsabilanqis
    @Hafsabilanqis หลายเดือนก่อน

    Naciimo anba waan yaabay wadaadku waxbuu qarinayaa waxna wuu sheegay dad dadka ka ganacsada seebay 5 sano ilmo u heestaan

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 หลายเดือนก่อน

    Caruurta hooya doo baa haysata waxaa laga yaaba in hooyodu qurbaha
    Joogto oo ehelkedu hayo warkani ma cada

  • @sadiyoigal7534
    @sadiyoigal7534 หลายเดือนก่อน +1

    Amay hoyadood tahay qofka watay

  • @AsadXasan-g7m
    @AsadXasan-g7m หลายเดือนก่อน

    Waabeen

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 หลายเดือนก่อน +1

    Qofka soo qaatay ameey hooyadood tahay hee

  • @HiboAli-sl8bu
    @HiboAli-sl8bu หลายเดือนก่อน

    Sidu sheekadan beenta uga sheegayo ayu magacyada caruurtana been uga shegaya

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 หลายเดือนก่อน

    Hooyada waa xaqiran tahay mar walbo

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 หลายเดือนก่อน +2

    Anagab wiil ayaa naga maqan oo 3 habeen la nahay niman ayaa waday sidaa u malenaynay oo raban inay tahribiyaan. Wiilka 17 jir waye

  • @IdilNuurdiin
    @IdilNuurdiin หลายเดือนก่อน

    Culuma ma aha waa culamaau suuu asagaana tuug ah xooloona rabaa waana beenaale

    • @halimoab1221
      @halimoab1221 หลายเดือนก่อน

      Oday ga miyad taqan mxd u caayi

    • @FATUMADUBAT
      @FATUMADUBAT หลายเดือนก่อน

      ASC anaa kuu shegayo luuqa iga soo qabo