Asc wrwb shiikhad naciima iyo dhamaan akhyaarta ❤❤. Horta marka illahay swt laga xishoon waayo waxan camal ba dhaca mida kale fadumo weli way isla saxan tahay tintiina way sii qaawin😢 dumarkan intay isduuban bay hadhow dhahan waxba layga so dhigay . Subxanallah America ban ku qaangaadhay hadana hooyo weyn ban ahay iska dhaaf inan ano qaawan is duube anigo madax qawaan xita wan ka baqa in tilifonku iga dhumo oo qof kale i arko macadallah wa adigo muluq ah is duub 😭😭😭mida kale fadumo dad masakiin ah oo tuugsanasya bay ku jesjeesta iyada iyo kuwo kale marka illahay swt wax walba wu u jeeda 😢😢😢😢illahow na astur.
Asc abaayo naciima iyo dhamaan walaalaha ku xiran waxaan rabaa inaan arak tideeyda ka dhaho adiga see ku ogolaatay fiidoyow in laga duubo hadaaba waxaas adigaku dhax jirin oo caadi oowaba kuu yhn hadaa wax yaalahaas fiirsato in adigane raali aad ka noqotit in lagaa duubo fool xumadaas war ilaaheey hasoo hanuuniyo inti dhunsan fadeexo wastaalo yee
Beenlow qof dheer iyo qof dhintoo marqaati ka dhigta maqli jiray Allah ayaa wax walba og Lkn qof dhibtay sidoo u soo qarxiyay miyo dadkale u diray markaasna moxoo u soo qarxin waayay
😭😭😭wallahi mahmaahda wax badan baynu maqalay lakin si run ah hadan u hayna wad la heshay. Nin sanad ka hor dhintay in la dhoho isaga diray wa yaab oo maxa mar hore loso dhigi wayeey ? Why hada cajiib. Illahay swt guuled haw naxariisto.
th-cam.com/video/VAcBFPFztr0/w-d-xo.html
ASXAABTEEYDA CHANNELKAAN WAXAAN UGA HADLAA CAAFIMAADKA, SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HAIGA HILMAAMIN MAHADSANID!
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim ❤️ 🥰 ♥️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxan alla allow ceebay astur 🤲🤲❤
Mansha Alllah Abayo❤
Mansha alah naima sharaf ilahay haydin xifdiyo adiga iyo carrurta
Subxanalhi subxanalhi Allha rabiyo na astur walhi xishoda majir
Salawatulah wasalamu caleyhi ❤
Wcs walal jumco mubaarka
Absolutely she is responsible for everything she did to her family 😞
Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤ subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh Amin amiin amiin yaa raabi
Asc wrwb shiikhad naciima iyo dhamaan akhyaarta ❤❤. Horta marka illahay swt laga xishoon waayo waxan camal ba dhaca mida kale fadumo weli way isla saxan tahay tintiina way sii qaawin😢 dumarkan intay isduuban bay hadhow dhahan waxba layga so dhigay . Subxanallah America ban ku qaangaadhay hadana hooyo weyn ban ahay iska dhaaf inan ano qaawan is duube anigo madax qawaan xita wan ka baqa in tilifonku iga dhumo oo qof kale i arko macadallah wa adigo muluq ah is duub 😭😭😭mida kale fadumo dad masakiin ah oo tuugsanasya bay ku jesjeesta iyada iyo kuwo kale marka illahay swt wax walba wu u jeeda 😢😢😢😢illahow na astur.
Masha Allah Queen qurux ilaheey haku xifdiyo adiga iyo dumshi iyo caruurta ilaheey haku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah abayo caqliga iyo illahay kacabsiga mel kuma xidhna illahay haku siyadiyo dhamaantena wadada saxan haynagu sugo
Safiya Nuura walaal Allaha na xifdiyo waan yaabanahay!
@@najibenhodan7598
Mahadsanid walaal!
wcs walaal naima sidokle jumca mabark
Sax❤❤❤❤❤❤❤
Asc abaayo naciima iyo dhamaan walaalaha ku xiran waxaan rabaa inaan arak tideeyda ka dhaho adiga see ku ogolaatay fiidoyow in laga duubo hadaaba waxaas adigaku dhax jirin oo caadi oowaba kuu yhn hadaa wax yaalahaas fiirsato in adigane raali aad ka noqotit in lagaa duubo fool xumadaas war ilaaheey hasoo hanuuniyo inti dhunsan fadeexo wastaalo yee
Naima aad ayan kuu taageersanay lkiin meel kulama joogo ee wan kudos booqan lahaa
Markaad timaadid Finland noo imoow, ama meeshaad joogtid markaan imaado ayaan kusoo raadinayaa inshaaAllaah!
Aniga markasto maxa loo dubaa aya ku dhaganahay camerada wa lagu washta dabcasar dhaxayey aya run ah somalida badankod wa washten ilahey hana xanuniyo
Weyba isla saxantahay bal hadey isduubee mexey qalka usoo xiratay o ay ilmaha dhextooda ugu shaqeysan weyday
Asc
Waxa layab ah sabab camera lesaga duba waxa waba lasamey hoya hee maxa. Laga firsa yaaab qayamihi wayay tan
Soomaalida inay gadaal ka and gaartahay waxaa ku garanee siday kamerada iyo telephone ka ugu saseen. Heer waxay gaareen sariirta la aadeen oo ayagii gacantooda intay iska duubaan oo diraan
Kkkkkkkk Rer aqiradki dhib ay kenen
Beenlow qof dheer iyo qof dhintoo marqaati ka dhigta maqli jiray Allah ayaa wax walba og
Lkn qof dhibtay sidoo u soo qarxiyay miyo dadkale u diray markaasna moxoo u soo qarxin waayay
Waxaan la yabanahay nin iyo naag is qaba waxa la iska dubayo maxaa meesha yaal ee lakala duuban waa umad dhan walba ubur burtay
Wayni ku wlo wa dhiibato wlhi 😡🤦
Waxaalayiri beenlow nin dhintay iyo nin mel dherjira ayuu. Marqaati kadhigtaa naagta waa beenteet cayalsuqad waye
😭😭😭wallahi mahmaahda wax badan baynu maqalay lakin si run ah hadan u hayna wad la heshay. Nin sanad ka hor dhintay in la dhoho isaga diray wa yaab oo maxa mar hore loso dhigi wayeey ? Why hada cajiib. Illahay swt guuled haw naxariisto.
Horta Ani wn la yabay nagaha qar in muqal Laga dubo see u yeli karta
Qaar oo qariyaa jira oo ayagoo ogeen laga duubo, qaar kalane ayagaaba horhor ah oo raba ineey iska suubaan kadibna diro! Waa fitno!