"CATOOSH YARE GEBDHAHA MURSADE WAA MAD MADOOW YIHIIN" MA BEENBAA?? IYO LUUL SODOGEED OO LASOO SIRAY!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

ความคิดเห็น • 79

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    th-cam.com/video/Tua-N5dDYkg/w-d-xo.html
    ASXAABTEEYDA CUNSURIYADA NAGA DHAAFA CHANNELKA SUBSCRIBE-KA NOO SAARA SHARE IYO LIKE-TANA HANAGA HILMAAMIN!

    • @xasiibaomar1871
      @xasiibaomar1871 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Adiiga waxaadtahay walaal shafran wana kasaaray laba mobile

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@xasiibaomar1871 Mahadsanid walaal!

  • @FalastiinUpduqadir
    @FalastiinUpduqadir 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Subxanallaah adi ma raktay waxa lagu badalo allow nacafi aduun iyo akhiro aamiin yaa rabi 🤲

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Haa aniga iyo adigaba waan isla aragnay, weliba adigaa iigasii xog ogaalsan oo kawarqabtid dadka lasoo dhoofiyo ayagoo dhiig cabayaal ah!

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Naciimo xaq wuu dilaacaa allaah xaq luul allaah hasoo dhameeso in ta dhiman❤❤❤❤❤

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Amiin yaa rabi

  • @nasraibrahim9898
    @nasraibrahim9898 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    قال علبه صلاة وسلام والله لو سرقت فاطمة بنت محمد لقطعت يداها

    • @najaxnajax4656
      @najaxnajax4656 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      صدق رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @abdirahmanosman1383
    @abdirahmanosman1383 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ninkan wax qabto maala waayay wuu dhunsan yahay ilmaha dhahal maalaga dhocooya subxaanallah

    • @MaryanMaxamedaxmed-gj3io
      @MaryanMaxamedaxmed-gj3io 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Malaha diyada aawaxlagasinla ilmaha oo awowe uyahy

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    xaqraadin mayee xaqdaro ayuu raadinayaa ee xaqa Allaha tuso Aamiin Aamiin

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Catosho waa kaftan low dadkaa serious uqata ka daraan

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Luul abahed wagesi
    Goankisoo
    Kutagan
    Yahay
    Horomar wacan

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Yaab madow goormu cay moqday madowgena ayaan Alle kunaqaan oo kufaraxsanahay Somali badanked waa madow inyaroo midab furan wajiran aduunkuna madow syuu uyaqaan Catoosh waa ciyaal caqli kufilan male Allaha naxafido

  • @xamdicabduqaadir4102
    @xamdicabduqaadir4102 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dadka maalayacniga noo soo gudbiyo 1M EE gaareen hooyadaan kor u qaada please

  • @HodanDualle-h4u
    @HodanDualle-h4u 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ninkaan hunguri ayaa wado ee sharciyan meeshaan boos ogama banaana.luul aabaheed ayaa nool oo u Teagan xaqii gabadhiisa “.

  • @yuusufxasan3180
    @yuusufxasan3180 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allaah kaxifdiyo maasha allaah walaal allaha hakubarageeyo naciimooy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Thank you sister God bless ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Uf oday asadqy horta sharciga islmka mu yaaqana yhuuuuuu hungri waa qasarty ceeb xishod maaleh subxanllh subxanllh

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Amiin yaa allah naciimo rabi ha ku barakeyo

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc. Masha. Aallh

  • @Candy.r43
    @Candy.r43 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    That’s so sad there is no justice why is this case still going it’s clear all the evidence. 😢

  • @FH-qt4up
    @FH-qt4up 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc walal waa runta afkaga cano leguqabey mashe Allah tabarkallah.

  • @AnabNur-n9m
    @AnabNur-n9m 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤ nacima ilaheya hakuxafiido.aragtiidada wanagsan masha alah ilaheya sharata iyo Sheyadanhakaqabto

  • @muminanur1306
    @muminanur1306 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Asc abaayo nacimo waxaa ilahay mahadis ah in usan luul abehed aheen ninkan

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nagaha catosh qabyalada kuu garacaay ma janaadi ayay qabyalad ku tagaayan illahay meshas hoogtin iyo mel ka dher.

  • @abdinurelm3551
    @abdinurelm3551 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Thanks sister

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ninka wuu is ceebeyey caruurtii uu awoowga u ahaa ayuu isku direy xaqiisa ma fahmin meesha awoowga uu garab staagi lahaa.cimri dhamaadey ceeb laguma sagootiyo😢

    • @caanoos
      @caanoos 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wuxuu difaacaya caruurta ayuu leeyahay, aabohood dhimay iyadoodna dhimatey ha la sugo intey ka qaan gaaraan qisaas ama diyo…xoolo badan oo looga qaado ilaa ka korayaan ku filan ilaa heer Jaamacadeed….
      Maxaa maanta caruurta u roon in labo famil isu muuqdaan agoon rajey waxba ku kordhin meyso dhowr bilood ayaa la sheeg sheegi bacdeyn qalaas
      Allah ha na waafajiyo xaqa iyo cadliga

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ninkas diilaga ah AfKISA ayka shegay inu gubay lulu diilaga togasho xaaqi lulu allha haso dadajiyo tirka diilaga tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka diilaga

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aabahay wuxuu noo sheegay in berisamaadkii aseendooyinka jawhar iyo beeraha waa wayn ay lahaayeen beesha jareerwayne inta badan reer jawhar beerahooda ay ka shaqayn jireen

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Odaygaan waa fadlan lacag ku shubo warkiisa waxba kama jiro , luul Aabaheed ayaa nool odaygaan asagaaba dadka dulminooyo.

  • @NinaSeleh
    @NinaSeleh 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxow dhahay “nin na hooyadod uw dilay nin na xaqodi ow didan yahay” Ninkan mafiyobo wow xanuun sanyahay. Ilmahana waa in laga ilaliyo yuusan gadanine. Wax walba kafilo odaygan gabar uuwsan dhalin xaqeeda radinayo. Abo Cabdi Casiis na Tusalo hakadhigtan Nimanka gabdhahoda ladilay ama lakufsaday oo lacagta qaatay.

  • @fatximahamed-v8o
    @fatximahamed-v8o 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aamiin 🤲🤲

  • @BisharoAxmed-jd8oy
    @BisharoAxmed-jd8oy 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashaallh gabadhaan waxaanku jeclahay cadaalad iyo geesinimo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid Bisharo!

    • @BisharoAxmed-jd8oy
      @BisharoAxmed-jd8oy ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@dhaqaaqaaddhaxashideewlhi kal iyo laab ayaan kuu jeclahay

  • @gurikaadfamily3384
    @gurikaadfamily3384 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxaana Allah

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    waan kaxumahay in lakaraaco walibna nin bud ku garaaco waxeyna cadeyneysaa dulmiga kajiro wadanka waa in laoxeraa nimankaas naagahaas abaayo haga aamusin waa dulmi illaa dadkaas lasoqabanaayo afkiisa gahadlay maxaa jira subxanaallaah

  • @AsliSaid-w3m
    @AsliSaid-w3m 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid naima baayo wankula socdaa

  • @abdulmo1167
    @abdulmo1167 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Catoosh yare maa loo hestaa sanbaloolshe ayaba yiri gabdhaha darood waa cad cad yihiin kuwa Hawiye digsi dabadis ayey u madow yihiin

    • @HaboonDucale-k2d
      @HaboonDucale-k2d 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Muu u jeedin sidaa Daroodna muu odhan hadalka ha badlin waxuu yiri gabdhaha Isaaq ee Hargesa jooga iyo kuwa putland joogaa Dhib ma arkaa gaadhi bay wataan kuwayaga maxaa dhibka uug wacan waxa uu leeyahay Argagixiso ayaa dhibtay maan ka celino maxaay nagag duman yihiin hablahooda waa raxeesteen cajalka ku noqo dhibaatada ayuu ka waday muqdisho taala

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkkkkkkkk

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Naciima aniga waxaan kasojedaa baardhere wasn iskagasotaknay cunug hadiilaga dilo qokacelinayomalaha

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaw noo da aabo cabdicasiis luula unaxariiso waa abo tusaale no ah

  • @yunnaali3117
    @yunnaali3117 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hore u soco wll❤❤❤

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Odaygaan waa ceeboobay gaadha aabaheed baa jooga odayga waa lasoodiraye yaasoodiray

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc naciima waaku sallaamay wallaashey luul xaqeeda allaah soo dhiciyo amiin ducadaada allaah noo aqballo abaayo waa lidiinteena geeriyooday allaah u wadanaxariisto kuweena xanuunsan Allaahu caafiyo amiin

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Aamiin mahadsanid walaal, waan kusalaamayaa!

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Walaahay wan qoslay maata markan arkay duqan

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Catoosh wuxuu U egyahay qof qalbi fiican oo kaftama hadalkana xumaan Uma oran sida kamuuqata laakiin waa kaa adki iyo jaahilnimo waxaan garaacay niman iyo naago weliba nin baa ushaladhacayey waan kaxumahay catoosh wuxuu U hadlay sikalsooni ah laakiin wuxuu iloobey ninkii beesha jareerweyne oo maalinta cad damka laqabadsiiyey

  • @فرححسن-ش8ق
    @فرححسن-ش8ق 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc naciimo dadkan waa dhunsan yahay xaqa allaha tuso

  • @nimcokuukaayofficial563
    @nimcokuukaayofficial563 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Naciimo odaygaan waa lasoo fangareeyay lkn xaqa luul madafirikaro hadii laaluush lasoosiiyay waaba lasoosiiyee warkiisa xaqkaa cid kujirto male kiiskaan sheiq abdi aziis ayuu uyaalaa gabadhiisaa lagubay kana waa isceebeeyay aqas caleek

  • @LL-kc5tb
    @LL-kc5tb 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Catoosh was wiil somaaliyeed oo lakaftamaya gabdhaha
    Madoowna ceebmaahan
    Sorry Catoosh Yare

  • @tamaanabdimahamad2287
    @tamaanabdimahamad2287 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Acuudu bilaahi waa oday imaan la ninkaasi waa dilaa luul ayuu dilay isgana waa qaatila

  • @user-ey6zn9rl6t
    @user-ey6zn9rl6t 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkan wuu qaldan yahay, boos oogama banaana, xaqa waxaa iska leh reerka luul dhalay, asaga ilmihiisi way u nool yihiin maxaa ka maqan, somaliya waxa aay u dagi wayday dhuuni raacan oo kale ayaa ku jira

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Marka ilmihii uu awoowga u ahaa ma laga dilay ; mase luul baa wiilkiisii dhintay noqotay , ma ilaaway in luul nin dhalay sida uu asaguu wiilkiisii dhintay u dhalay ; war ilahay yaa yaqaan ; in uusan asagu luul dhalin un buu noi sheegay , iimaanka Allah ha kuu soo cesho anigu ku habaarimaayo

    • @caanoos
      @caanoos 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wuxuu odeygu leeyahay awoowga Luul dhalay ma leh dhaxalka sababtoo ah ilmey dhashay, Ilmahana anigaa masuul ka ah waa sidaas macnuhu

  • @User_19567
    @User_19567 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Catosh afka ka adkow please

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Go'aanka maxkamada waxaa xaakinka hadalkiisa ku jiray in uu garsoore ka hor qirtay marka cadeyn kaloo loo baahnaay maba jirto inuu aabe cabdi casiisiis cafiyo ma ahene waa tiirka qofkii qof dila xaqa halaga rido asna

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc wa run

  • @caanoos
    @caanoos 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc qof walba waxa uu qorayo ha ka fiirsado,

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc madow ceebma aha waa midab ee.waxii xunbaa xun

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ASC abaayo Naima ma yaabtay aniga waa yaabay Allah somali intee u soconaa ? Odayga hada ka hor ayaa waxaa dhahay marxuumada muu dhalay waa maya meel maba aga banaan inuu ka hadlo oo uu tiiraayada reerka la qeebsado ilmahii oo agoon ah hadan ninkan uu rajo ka dhigay hadan hooyadod hortooda uu ku gubay uu lee yahay ilmaha cadaalad ayaa u rabaa what means cadaalo aabo cabdicasiis illah ayaa u gargaarayo

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc xbbt duqan wodhun sanyahay
    Teda kale wax yasmo ladhaho majiro
    Shiqal
    Wadad ssharafleh

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Share

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @BarlinIsmael
    @BarlinIsmael 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saxa❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanMaxamedaxmed-gj3io
    @MaryanMaxamedaxmed-gj3io 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqa allah tusa umada