BarnaamijkaN aad Baan ugu xidhanaahy tan ilaa iyo maalinti La bilaaby waxaN codsanayaa in Barnaamijka ku xiga nooga samaysaaN medicine plz Codsigayga ii tix Galiya 😊
HP ama xooga fardaha wuxuu ka yimid Scotland oo ka qodan jirtay dhulka hoostiisa dhuxul dhagax taasoo lagu soo jiidi jiray fardo marka nin engineer ah ayaa wuxuu sameeyay engine kii ama matoorkii ugu horeeyay aduunka marka si looga iibsado wuxuu yiri matoorkan wuxuu leeyahay awood 8 faras kadibna sidaa ayuu magacii horse power ku hirgalay
@@مريمسالمين This is reasonable, Somalis 🇸🇴 while the AK party is in power led by Erdoğan, we should extend it and do something in the world to bring brother Erdoğan and his government 🇹🇷hopes.
Bile tv ninkan waa legend sharaxada ku fiican waa in aad xajistaan aad ayu fariid u yahay.
Muuqaalka aad baa looga shaqeeyey, Bile tv guulo badan gaadha
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ just q?
2
🎉lku4t2wkago
⁰@@UssooMusaa
Masha Allah Alle hakufidho stadi ❤
Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah
Sanadoyinkii ugi dambeyey turkiga waxa noqodey dal waxa soo sar leh dhanka diyaarada
Waxan Leeyahay Turkey guul❤❤
M.a Ustaadii aad iyo ad ayaad umahad santahay sida wanagsan Ee aad Noogu faa.ideysay barnaamij kaan mar labaad mahad sanid ayan kulenahay 👍
Adaa mudan walaal😊
Ilhy haku janeeyo wllky Mohammed abdi aziz❤
Jazaka Allah Walaale ❤
aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw scw ❤❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam tasliiman kasiiraa
masha allah turki allaha usiiyado hormarkooda
Aamiin 😊
Machallah guulastay somalies
Qabka aa u sharxeso aa best ah walhi ❤
Mahadsanid in badan walaal 😊
Anagan an kadaba tagno wadamada xor marey gacamo wada jira waxa ku gooyane an gacamah isqabsano ❤❤
Thanks ustaad
Thanks sxb
Maashalaah Maashalaah Maashalaah
BarnaamijkaN aad Baan ugu xidhanaahy tan ilaa iyo maalinti
La bilaaby waxaN codsanayaa in
Barnaamijka ku xiga nooga samaysaaN medicine plz
Codsigayga ii tix Galiya 😊
Mmsha Allah
Thanks
Masha allah
HP ama xooga fardaha wuxuu ka yimid Scotland oo ka qodan jirtay dhulka hoostiisa dhuxul dhagax taasoo lagu soo jiidi jiray fardo marka nin engineer ah ayaa wuxuu sameeyay engine kii ama matoorkii ugu horeeyay aduunka marka si looga iibsado wuxuu yiri matoorkan wuxuu leeyahay awood 8 faras kadibna sidaa ayuu magacii horse power ku hirgalay
Masha Allah, waa macluumaad igu cusub dhabtii sxb. Mahadsanid 😊
Taa macnaheedu ma waxa weeye 800 horse power hadii la yidhaa in 800 faras waxay jiidayaan uu jiidi karo bro
@@AxmedAlpha2024 sidaa ayay ka wadaan sida motor ka 2000 horse power wuxuu la mid yahay adoo haysta awood 2000 faras ah
Dhiig
MAXAMED INSHAAR MIYAA MISE WUU U COD EGYAHY👋
Diyaarada akinci waxay adeegsatay kaamaradaha kulaylka sawira halka dalalka kale aanay isku dayin iyagu inay tallabadaas qaadan balse ay rabeen inay si toos kaamarad caadi ah ugu Sawiraan goobta shilku ka dhacay taasna waxay u suurtagali wayday cimilada iyo deegaanka
Kaamirooyinka kulka cabbira, waa mid ka mid hindisaha Aadanuhu soo kordhiyay aadna loo mahadiyay.
Good run Thermal Camera si ay hesho heat signiture.
GPT 4o masoo baxay wll
Lakalateg oradsemaaha,aqoonta mid diiniya iyo mid maadiya waxaa asal u'ahaa diimaha samaawigaa.waadanbe oo 100 sano agaheedaa ayaa lagadhacay muslimiinta oo cusmaaniyiintii ayaa ugudanbeeyay,hadana ayagii ayaa uguhoreeya markeey kaxoroobeen hishiiskii looga adkaaday oo lalagalay waagaas oo udiidaayay waxbadan ineey qabsadaan,waa allaah mahadii horumarkaan.
Nabi aadam magacbixinta ayuu malaa'igta ugahormaray markii allaah baray,nuux doomaha sameeyntiisa ayuu uguhoreeyay,daa'uud birta ayaaloosahlay,suleymaan horumarada dhismaha macdanta iyo duulimaadka oo lagushaqeeyo jinka ayaa loosaqiray,ciise dhaqtarnimada casrigaa oo illaa hadda aan lagaarin dadaan indhaba loojeexin ayuu masaxijiray fag indhihii,nabigeena scw 7 samo iyo janno iyo naar ayaa ladaawadsiiyay hal habeen,hadana aadanuhu samada koowaad ayuu kadhamaanlayahay oo cirbad foodeed aqoona weli kamahaayaan.annagaa dayacnay koomkaan ee allaah koob biyaa gaalkamasiiyeen hadii garab kaneeco qiimo ladhantahay allaah agtiisa ee muslimka ayaa loogu talagalay uneey camiraan,ee hurdada kakaca.
Why do you have to mix your news with Music?
Musika hoos u dhiga , si codka si wanaagsns loo maqlo
Shacabka turkida maxeey ku nacayaan hogaanka xisbiga shaqadaas qabtay? Mogd somaliya xaji A m m
Somalida dad kashekeyn kara horumarka inad kle Lkn aan Irbad si Loo samaysto wan aqonin
China cid kama iman waan iloobay wayse u balan qaadeen.
Nasiib lee waye tan turkiga iney guuleysato soo hilada burburka diyaarada
Soomaliya waxay soo saarata laandheer iyo laangaab
Ok hal sual toban duyaradod hadi aay diran hal miya wadaya
Noocyada qaar uma baahno cid iney wado oo garaad gacan ku sameeska ( AI )ayaa lagu lifaaqay hagideeda
@@مريمسالمين This is reasonable, Somalis 🇸🇴 while the AK party is in power led by Erdoğan, we should extend it and do something in the world to bring brother Erdoğan and his government 🇹🇷hopes.
@@مريمسالمين The Turkish government is a true brother who leaves nothing behind
Akinci waxa ahayeen ciidan magacas huwanaa kuwaas oo qeyb ka ahaa furashadii istanbul xilligi sultan mohamet Alfatih waxay ahayeen ciidamo qaas ah farada fuul ah degdeg ku gaara meeshi loo diro
Mahadsanid sxb😊
Waa aqoon kororsi wanaagsan
TALO BIXIN fadlan codkaada ka gaabi ama ka reeb musicga inta badan headlineka wararka waa caadi in music la socdo
700 hp waa awood aad ubadan
Ninkaan Wax sheegistiisu waa caajis. Macluumaadka uu gudbinaayayna ma nidaamsana oo kolba meel ayuu ku boodayaaa. Lkn waa apdate.
Wali ardey baan ahay sxb, cafwan 😃🙌🏼
Hargaysi mahoyadaa baa ayaan maqli jiray
Maye maha hoyadaa hargaysi
Turkishi turkish
Xishood
Big news
waxa aan loo arkeynin maahan baaxada aad sheegtay ee waa technologiyada shucaaca ee ku xera oo algu daray matoorka noociisa
S-400 aaa war bal iska sax waxaad ku hadleyso. That was S-300
wan qoslay walahi hada muxu no sheegay waxba🤣🤣🤣 waxan u sheegaayo waxan maglay 7sano kaaro
haaaa
Bayrajtar Acinci
😊
Droneska Turkiga waxqabadkeda leedahay laakin waa ka badbadisay xayeysiinta🤣🤣 xagee ku aragtay drone kudhacda inay u dhawaato S400 air defence missile. dadka kudaawanaya caruur miyaa mooday. Turkiga asagabaaba Ruushka kasoo iibsaday S 400 wax udhigmana malahan xataa patriotka mareykanka magaaro🟢🟢🟠🟡🔴
Mi 171😂