Abdusalaan waxoow weydiiyay suaal walbo oon qabay aniga. Pilotkana waa nin sifiican wax walbo u sharaxay. 🙏 Diyaarad intaan ku safro lee wadna xanuunkeeda ha iga ahaato
Asalamu calaykum Masha allah waa muqaal farxadisa wata alle ha xifdiyo pilot ka sido kle aad ayu mahadsanyey abdisalaan hereri oo la,antii anan faraxneen
Masha Allah .Somali baratay Cilmi kasta .. Alle ha ino barakeyo . well done Hereri. Pilot Jeexdalkii hooyo u soo noqo oo umadeena wax bar!! Waxan dhawan ku farxay dhakhtar Takhasus sare leh oo dalka u soo noqday th-cam.com/video/Y5N8pjh736I/w-d-xo.html
Qofkii ugu wanagsanaa ugu dulqaadka badnaa ugu sharafka badnaa ugu qayrka badnaa waxa uu ahaa nabigeena muhammad N.N.K.H
Saw❤️❤️❤️
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤
Masha alaah wiil mareexan sade ina adeer dadgaaga caawi roobab ku nimcada ku hayaan
😊😊😊😊😊😊1
Scw scw scw 🕋♥️
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Hadaad U jeedo magaca neBigeena Muhammad
Like saar😢❤😢😢😢❤
Scw
Scw
Scw
Ì@@AhmedxidigG36
Sce
Mashaallah
Diyaarad iyo dalxiis ku gaar ah Mashaallah waa barnamij wanaagsan
Mahadsanidin team Cabdisalaan.
This is amazing. I love it it's good to have a somalian pilots Hareeri You did wonderful job. You be the next Comercial pilot
Fantastic documentary. Maashalaah Duuliye Jeex. You are a good example for all our Somali People. THANK YOU
Thanks Harari and Jeex. This is worthy clip to all.
😅😅
Very humble pilot .Well done adheer. As for abdisalan congratulations for your effort too.
Thanks Captan Jeex & Hereri Waad noo faa iisayseen hadaan nahay africa
Subxaallaah waa mucjiso pilot jeex 98 years of age old man ayuu duulimad baray I really Love him 😂👍🤩⚘🌷
Subxaallaah waa aayad Ilaahay Rabbiga halkaa ku haya diyaarada 😥💕
Allahu akbar
How humble the pilot❤
Abdisalan fulley kkkkkkkkkkk
Very very nice pilot
Long life somalian people 🇸🇴
Somalida waa.dadka.ugu fiican adduunka dhanka In wax walba la.is baro dunida kale.ma.arkaysid qof kuu hagar baxayo
Waa xaqiiq soobaalidu inay iacaawiyaan
Great pilot Jeex. Si wacana Detail. Faah faahin u siiyey.
Masha allah allaha ku xafido pilot jeex shaqa adag baad heysaa allaha kula garab galo insha allah
Wow wow!! Hadaan nahay rakaabki, waanu ku maqalnay Cabdisalaanow😊😊😊😊😊
Maasha allah hereri waa mahadsan tahay runtii duuliyaha wax badan buu noo faaiideeyay oo maskaxdeena ka guuxayay riyadaydaana ka dhex arkay
Dee anaguna waanu idin la duulnay passenger kaanu kamid ahayn😅
Manshallah cabdisalaan herari rabi haku xafido qof cajiib ah ayad tahay runti
Jehow maashaalah.keep up
Abdisalam iyo cabtan jeex waa noo faa,ideysen dalxiiis cajib ah Mahadsanidiin
Very humble very gentle and wonderful highly friendly and elequent Somali speaker. I want his number
Maasha allaah aaxa rabay Ina pilot noqdo waxaanse u malaynaaay wax dhib badan lkn hada wax badan ka fahmay aada u mahadsan tihiin
Waa Pilot Macalinimada ku Fiican, Good Job.
Mashaa Allah tabaarakallah kabtan jeex❤❤❤
Danteena.allaaha.innawaafajiyo.
Kii.arragtidheeriyo
Amiinehellukhaayr
❤
I'm very proud of Cabdissalan Hereeri
The pilots' confidence is at another level.
Abdusalaan waxoow weydiiyay suaal walbo oon qabay aniga. Pilotkana waa nin sifiican wax walbo u sharaxay. 🙏 Diyaarad intaan ku safro lee wadna xanuunkeeda ha iga ahaato
A
Masha allah hore usocda somalidu wa dad wanagsan oisjecel oqalbi nadifa
Asalamu calaykum
Masha allah waa muqaal farxadisa wata alle ha xifdiyo pilot ka sido kle aad ayu mahadsanyey abdisalaan hereri oo la,antii anan faraxneen
Interesting and lovely documentary. Well done to the pilot and flight instructor
Walee qabyaalad hareeri ayaa ka raayay horumarka ayuu nooga soowaramaa
Qabyaalad dhan malahan hareeri
Masha allah illhy saas hanga dhigo
Thank you pilot jeex May allah bless you
Nabada ayaa horumar iyo barakaba hooyo uah
Very interesting story
Thank u for such so inspiring simplified practical aerial tuor.
Mahadsanid.
Masha Alah duuliyaha iyo cabdisalanba ❤
Masha Allah, congratulations to the young pilot ❤❤❤❤❤❤❤❤
Msha allaah macalin jeex iyo hareri waad iga yaabiseen
Waan jeclahay inan barto diyaarada sida loo wado marka usa imado nasibkeyga noqdo
Mansha Allah,allaha ku xifdiya.
Masha Allaah tabarakaraxman 👍🥰💓
Bismilaahhi
Raxmaanni
Raxiim
Maasha Allah Allahuma baarik
Soomaali meel kasta oo ay joogaan
Aamin walaalo
Mashallah mashallah
Waan salaamay labada duuliye ❤
Masha, Allah Allah idinbarakeyo
Masha allah pilot jeex kolay will marexaan dun wanaag iyo dadnimo wa lagu ogaa
Piloot jeex waa very humble masha alalh❤
Masha alaah duliye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Way to go pilot: Omar Goos
Masha Allah Walaalaha
Ma shaa Allah you motivate me
Very simple course masha Allah
Masha alla Duliye Somalia 🇸🇴
MASHA ALLAH AMAZING
Great, i appreciate really 😊😊😊
Congratulations ❤❤❤
❤Masha Allah beyond jex
masha allaah
Ina adeer wiil sade mareexan guul baan kuu rajaynaa
ماشاء اله احسنت احل مشهد شوفت ❤ ماشاء اله
Subhannallah
My motivator wishing one day insha'Allah
Mansha allah muuqaal aad muhiim u ah wax badana aa ka faa,iday
Asalaamu Calaykum
Maasha Allaah waa wax lagu farxo oo kudayosho leh duuli jeex .Aduunyadu waxay ku tartamaysaa hawadasare Soomaaliduna waxay dhaafi laaday reer hebel iyo qabiil
Kkkkkk
Waa dhab
Hi bro this is the best show ever ❤
MASHA ALLAH 🥰🥰
Masha Allah ❤
Dhulkuwaa.
Ragkuubboo.innagaa.
Rakaabbeeh.issagiyo.
Rakaabkaba.
Rabbibaa.mulkiya.oo
Rarkiibaankabadinnayye.
Aanyaerraayno.
Ruclahabaddan
Inshaa.allaahhu.
Ehellukhaayr
❤
Cabdi-salaam waan ku salaamay adiga iyo duuliyaha aan hagarta lahayn. Kaasi waa daacad runtii aniga xitaa hammi ayuu igeshay xoogaa waan fahmay. Xitaa drive ka Deeq-darajo oo aan isla joognay cape Town south africa waan salaamayaa.
M.a wabarmajig qurux badan
Jeex waa nin aad u qalbi fiican
Masha Allah .Somali baratay Cilmi kasta .. Alle ha ino barakeyo . well done Hereri. Pilot Jeexdalkii hooyo u soo noqo oo umadeena wax bar!! Waxan dhawan ku farxay dhakhtar Takhasus sare leh oo dalka u soo noqday th-cam.com/video/Y5N8pjh736I/w-d-xo.html
Masha Allah mustaqbalka dugsiga dalkaad inooga fari
ما شاء الله ❤
Abdisalan hereeri boylotkas maa igu so qabatid 😊
Mashallah ❤❤❤
My Allah protected 🙏 God bless you
Waa.arragti.oddayyoo
Cidna.aan.amraaynnoo
Waanderreenhadlaayaah
Ehellucimiggaaga.
Soo.arruurridoonneeh
Amiinehellukhaayr
Somaaliyo
Caalimka.inshaa.allaahhu.khaayr
Naan.caallimka.karajjaynaynaah
Jeex waxaad igu dhiiri galisay inan noqdo duuliye mahadsanid
Walaalow iga qabo haddaba😂😂😂😂😂
I like it
Masha Allah
Kkkkkkkkkkkkk
Deeeq darajo waxaan u sheegayaa dheh
zxp firi gabar maba ran karta😮😢😊
Mashallaah ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🌺🕋💯
Pilot Ayaa soomaali wax weyn la ah hanyaridòda adèer waxkaweyn waxaas Ayaa la iniga rabaa
Walal I'm computer science student , I also like piloting course igu xariri
Nolosha aya ku kuftay lph❤😊
Love you sister.
Good job
Sammaa.mangar.alle.allahha.idinkunabbad.yeello
very humple pailot.❤
Waxaan ahay duuliye dagaal Nur Aden Nur waxaan duulimad bilaaway 1974 ee Dalka Maser.
Waxay ii tahay xasuus wacan.
Dee Cabdisalaan Hereriyoaw Fulaynimada jooji indr Diyaaradaba adaa wadee kkkk!.
Cabdisalaan fulaysanaa😂😂 kulahaa iga daa taa ma hubee
Maashaa Allah
Amazing experience 😅
Mashallah somali maxamad
ما شاء الله