Ma ku aadi karta Talyaaniga aado haystaa baasaboor Soomali - Qaybta 1 🇮🇹 Somalis study in Italy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 500

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  8 หลายเดือนก่อน +203

    Fadlan 10kun Like iyo Share
    Mohamed Farah Instagram:
    instagram.com/mahamed.faarah?igsh=MW1sNm5odm9hcjJheA==

    • @ahmedbodhari
      @ahmedbodhari 8 หลายเดือนก่อน +6

      Isku gobol ayan jogna Firenza waxey ii jirta sacad iyo bar wan jeclan lahaa inan kulano plz wll

    • @Gwen1.7
      @Gwen1.7 8 หลายเดือนก่อน

      Italy majogta​@@ahmedbodhari

    • @cabdiraxmaanmohaurur3947
      @cabdiraxmaanmohaurur3947 8 หลายเดือนก่อน +5

      Geeddi sahan pro warbixinta passport soomaliga lagu iimaanaayo Italy ayaa rabnaa EE noo soodaay warbixin tiisa ok jawaab thanks

    • @habeeye21
      @habeeye21 8 หลายเดือนก่อน +2

      Waa wiil geesiiya RUNTII gulaayso Brother

    • @CABDIJIBAAR811
      @CABDIJIBAAR811 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmedbodharidhanka jamacada ma iga caawin kartaa

  • @mascuudzaidali3352
    @mascuudzaidali3352 7 หลายเดือนก่อน +12

    Ninkan iyo waraysigiisa waxa badan ayaa kaga kordhaya waana u muhiim dhakinyarada oo dhan
    Sido kale geedi sahan asna boqolkiba boqol waxaa dhihi karnaa. THE BEST YOUTUPER IN SOMALIA ❤❤

  • @Mohamedarab49
    @Mohamedarab49 8 หลายเดือนก่อน +102

    Maxamed faarax waa nin nolosha wax badan ka bartey asne laga baran karo waana qof dadaaley una bareerey risk aad ubadan, guuleyso ayaan leeyahay sxb🫡👏👏

    • @Travla24
      @Travla24 6 หลายเดือนก่อน

      🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 หลายเดือนก่อน

      Walaahay maah maah ahayd alla wwabe ma iisho fariidnima udheereyd

  • @Saki-Hagarlaawe
    @Saki-Hagarlaawe 8 หลายเดือนก่อน +32

    Beautifull story. Ninkaas dhalinyarada ah 20 sanno wax ka yar kadib isaga oo waddanka wax u qabtay oo waxyaalaha uu soo maray ka ilaaliya inay dhallaanka Soomaaliyeed maraan ayaan rajaynayaa. Guulayso Geeddi. Mar walba Passportga Soomaaliga iyo wax qabadkiisa u badi sheekooyinkaaga. Can't wait the second part.

  • @aweizjorginho8697
    @aweizjorginho8697 8 หลายเดือนก่อน +58

    Ninka raga ah waa kii soo jaba guuleyso zhp nolosha hadafkaa kaleedahey na Allaha kufududeyo

  • @yusufmohd192
    @yusufmohd192 7 หลายเดือนก่อน +7

    Sheekadiii ugu wacaneed aan dhageysto mudo 1saac ah qisadii sanadka wlhi nolosha waa halgan....good boy..

  • @libanleo1376
    @libanleo1376 8 หลายเดือนก่อน +28

    Shaqsi mudun in la garab iataago aiduu ugu howl karsan yahay shaqadiisa muqaala qurux badana noo soo gudbiya shaqsiyadiisa caadi ay wngsn tahay saan aragno big fan baan kuu sheekh geedi sahan❤

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv 7 หลายเดือนก่อน +18

    The best interview i ever watched my entire life.

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 8 หลายเดือนก่อน +100

    Laba Fariid oo is wareysanaya guuuuuuul walaalnimo Somalinimo Somali ha guuleysato 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @TATIYAAN
      @TATIYAAN 7 หลายเดือนก่อน

      Pro sawirka ku saran ma ila ficno codsi wye iska saar wayo waa fircoon

    • @yuusufindhagiir-ji5dr
      @yuusufindhagiir-ji5dr 7 หลายเดือนก่อน +1

      U daa waa role model kiisa ​@@TATIYAAN

  • @juweriagelle6301
    @juweriagelle6301 7 หลายเดือนก่อน +30

    Geedi sahan waa nin talent leh bilada best youtuber in la siiyo weye

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 7 หลายเดือนก่อน +1

      No no waraa ninka suu u fiicnaa buu qaa'in beenlow ah isku badalay qoraalka cinwaankaa vediowga iyo moduuca uu inoo soo gudbiyay isma lahan nagama xishoon

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 หลายเดือนก่อน

      Adiga halke ka juran tahay ?
      Waar dadka lamguma xag xagto wax aan macno weyn lahay ma cinwaan la qiimeya mise qofka hadalkisa ?
      Aniga xuman uma fahmin cinwanka kala gadisan laakin duuradu ku hayay geedi isagu inuu kahadlo pasbort
      Sidaa awgii dadka lama xg xgto walo cudur daara shekada iskala gashay laakin fox wuxu usaarna pasbork​@@Ali_qasim143

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 7 หลายเดือนก่อน +9

    Waligay madhamaysan videos sidaa Udheer lkn caawa wlhi waxad moodaa inan 10 minit dawanayo Marshall Allah tabarakallah mohamed faarah wlhi waa hero
    Mohamed waa inan cajiib runtii waligay qofka cajiibsan ma arag❤

    • @salmaanshariif8369
      @salmaanshariif8369 7 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo Aad Wlh Sidoo Kale Abyo, Walaal Mohamed Farah waa tusalaha nool Dhalinyarada Soomaaliyeed runtii anigoo kusoo koray Nolol iska dhex dhexaad ah Balse Silica iyo Rafaadka Mohamed uu kusoo koray mid udhaw aan soo marin maantana aan ahay qofweyn ayaa waaya Aragnimada Mohamed Farah waxa aan ka qaatay Casharo badan oo maanta ubaahanahay isbedel in aan ka sameeyo Nolosha oo Dhalinyarnimo iga qasaaray ayuu Mohamed Qasadiisi Casharo bdn kala baxay, insha Allah waxan aaminsanahay Wlaalkeena Mohamed in Taarikhda Somalia 🇸🇴 uu ka geli doono Tusaaleyn Dhalinyarada Soomaaliyeed Hormuudka Wadanka Somaliyana dhalinteeda Mustaqbalka wax in ee ka bedelaan noqon doono, Samirkiisana Alle SWT uu udhalin doono miraheeda guran doono Guuleyso My Bro ❤

  • @neehaalabdihashi7357
    @neehaalabdihashi7357 7 หลายเดือนก่อน +85

    Hoyaaday mcn maxay dad dhiban so garab qabatay wlhi walkey mahmed farah waxan xasusta mar malariyo igu dhacday o aniga iyo asag xafd isla jog naya oila daremi jiray ali abdi hashi my big bro❤❤❤❤

    • @ShugriNour
      @ShugriNour 7 หลายเดือนก่อน +2

      Abayo ma istaqanan wiilkan😢❤

    • @engabdikanidalmar5948
      @engabdikanidalmar5948 7 หลายเดือนก่อน +4

      Mohamed faraah wiilka uu sheega walalka miyaa allah ajar ha idinka siiyo wanaag aad u fasheen

    • @siciidciise5728
      @siciidciise5728 7 หลายเดือนก่อน +5

      Maamo gobaaa ku dhashay alle haxifdyo hooyo cimri dheeer iyo cibado suuban urajayn insha allah ❤

    • @masuulofficial7014
      @masuulofficial7014 7 หลายเดือนก่อน +3

      Maxamed faarax waa legend nin adayga ala habarakeeyo keep going

    • @ismailmustaphe5241
      @ismailmustaphe5241 7 หลายเดือนก่อน +2

      Cimri dheer iyo cibaado suuban ayaan maamadaas urajaynayaa.

  • @najka7580
    @najka7580 7 หลายเดือนก่อน +19

    Markaa is tiraah nolosha wey kugu culstahay qof kaa daran arkee wxa ku qsbnthy inaa alxamdullilah tiraahdo yarkan waa legend so jabay guuleyso sxb

  • @abdiwaleabdirizakali9454
    @abdiwaleabdirizakali9454 7 หลายเดือนก่อน +8

    Noloshu waa hayaan ninkaan dhalinyartaa runtii waxa uu hayaa khibrad iyo waya aragnimo nololeed noloshu in ay ku barto casharo waa arin muhim ah guuleyso moha farax gedina waa ku mahadsantahay

  • @mohamedawil2732
    @mohamedawil2732 7 หลายเดือนก่อน +5

    Waa nin adag! Maxamed horumar fiican baan u rajeynayaa waxa la cajabay siduu Alle ugu kalsoonaa asaga oo wiil yar ah.

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 7 หลายเดือนก่อน +12

    Wlhi libaax yar waaye bulshada wiilkaan dhaliyarada ah oo kale allaah ka dhigo Somalia 🇸🇴

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 7 หลายเดือนก่อน +4

    Waxan jeclaan lahaa in yarkan warestan wariyasha warka heli og, si aan wax badan u ogaano ❤

  • @Qorrax
    @Qorrax 7 หลายเดือนก่อน +8

    Wallahi weligay ma daawan sheeko ka cajiibsan sheekada maxamed faarax Nabad ahow Saaxiib marwalba iyo meel walba oo aad joogto.

  • @khadijodahir9219
    @khadijodahir9219 8 หลายเดือนก่อน +21

    Maxamed waad ku mahadsantahay madama ad qibradaada nala wadagtay ❤

    • @AbdifatahSharmake
      @AbdifatahSharmake 7 หลายเดือนก่อน

      Nolosha ad adeeg aa wax lagu heela taas waliiga allaha taş ogow

  • @dahir-ismail
    @dahir-ismail 8 หลายเดือนก่อน +11

    Masha allaah dadaalaa waaa garaaa meel tan ka saraysa adoo wareesigan ka bixinaayo allaah ku gaarsiiyo

  • @Amiencaska
    @Amiencaska 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wow cajiib waan jeclaan lahaa inaan dhagaysto maalin kasta qisooyinka cajiibka sida tan Maxamed oo kale

  • @AbdiA-q3b
    @AbdiA-q3b 7 หลายเดือนก่อน +8

    Wallahi this deserve to make a true story film/movie

  • @abdulahiroble4978
    @abdulahiroble4978 8 หลายเดือนก่อน +21

    Asc asxbta an ku salino xabibkena Mohamed scw an ku xamdino allah SWT peace 🕊️✌️ and love Somali weyn no more qabyaalad somalinimo naga badan iyo muslinimo alhamdullilah for everything masha Allah wa laba fariid wana laba legend horey usocda ❤

  • @AbdiazizWarsame-vb1gk
    @AbdiazizWarsame-vb1gk 8 หลายเดือนก่อน +4

    Thank you Gedi Sahan for the Mohamed Farah Study in Italy History we need more keep going.

  • @CxakiinAdoonkiialle
    @CxakiinAdoonkiialle 4 หลายเดือนก่อน +4

    Baasbakorka ugu qalaisan adduunka waa basaboorka somaaliga

  • @mariamm.sheikhw1522
    @mariamm.sheikhw1522 7 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha Allah khibrad badan baan ka faaiiday wiilkan. Allha xafido

  • @Muhiboyusef
    @Muhiboyusef 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walaal
    I’m crying a lot about his story his life style so I hope so he is for everything successful inashallah also Allah give with him whatever he wants by Mohamed so the life can be more challenging for every single day however, I wish you the best of health and luck indeed inashallah!
    Thank you ❤

  • @hassan_macruf
    @hassan_macruf 7 หลายเดือนก่อน +25

    Really wllhi noloshu way adagtahay dadkuna ma oga sidaad u nooshahay😢😢

  • @DarwiishvlogTV.
    @DarwiishvlogTV. 8 หลายเดือนก่อน +10

    Masha allh wa rajo fican oo dalkena iyo aragti quruxbadan

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah wiilkaan waa wiil qalbi wanaagsan oo runta ka sheegayo noloshii uu soo marey.

  • @aishaahmed4400
    @aishaahmed4400 7 หลายเดือนก่อน +6

    Wallahi mahomed faraax waa life lesson storygiisa

  • @libanleo1376
    @libanleo1376 8 หลายเดือนก่อน +27

    Yarkaan dhalinyarta wuxu mudan yahay inuu dalka hogaamiyo waa shaqsi nolosha dhinac walba waaya arag ku ah aadna ufir fircoon reer galkio ninkaan hadu dalka kuso labto soo dhawayn buu mudan yaha❤

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 หลายเดือนก่อน

      You tuber ku fiicnan lahaa so galiyo qisadiisan ala caqli badanaa walh kan o kale ahay laakiin cadow iqudhi waayay nolosha o ill iyo sixir igu mado eyaya hada alx lilaahi waan caafimaday ilahay mahadi 10 sano waan aamusnaa 20 sano waan jirana bukan socod ahaa isku dar 30 sano 15 laygu ku jiraday
      So jiidasho deganan iyo karti laygu galay hadana alx lilaahi anigo an waxba haysaninaa sidii madaxdii la iisharfaa alx maxamed waa caqligiyo qof ah ma a

  • @al-shaafici
    @al-shaafici 7 หลายเดือนก่อน +3

    Runtii waa sheeko dhiirigalin ah, ku mahadsanid la wadaagiddaada quruxda-badan. Eebbe ha ku barakeeyo.

  • @MS-MS11
    @MS-MS11 7 หลายเดือนก่อน +3

    Guulayso Cuzzo our people need these information💯

  • @ikraancabdullahi9674
    @ikraancabdullahi9674 7 หลายเดือนก่อน +4

    Fariid maxamed farax oo kale baa nolosha guul ka gaari kara💪❤

  • @ZakiYusuf-o5t
    @ZakiYusuf-o5t 7 หลายเดือนก่อน +6

    Cajiib mashallah history cajiib Allah ha idin xifdiyo

  • @hugapoi9146
    @hugapoi9146 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wllhi culees walbo fudeed ayaa ka danbeyso hadii wax walbo ku soo wajaha hadii aad ku adkeesitid Wllhi 😢keep going 💪

  • @nadiirmahdi7097
    @nadiirmahdi7097 7 หลายเดือนก่อน +4

    Maxamed wuxuu inna barayaa innaay "Noloshu halgantahay ee aannay hadyad ahayn."
    Mustqabal iifaya ayaan uu kuu-rajaynnaaya walaal iyo caafiimaad taamma.

  • @dhumaygalaydh6644
    @dhumaygalaydh6644 8 หลายเดือนก่อน +11

    Mnsha allaah wallhi masul wad dadaashay noloshu inaad marba kufto ayay kuquruxbadanthy

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 8 หลายเดือนก่อน +8

    Mansha allah nin raga wa kii shaqeysta shaqana ceeb maha shaqa sharaf leh

  • @abbasrashid5341
    @abbasrashid5341 7 หลายเดือนก่อน +3

    MORAL OF THE STORY: nin ilaahay tala saartay cid uma baahna, noloshana nin jilicsan uma baahna nin adag mooyee💪🏽💪🏽

  • @zakariyefarah2363
    @zakariyefarah2363 7 หลายเดือนก่อน +1

    Best story that i have ever Heard. Mohamed Farah Guulayso Legend Nolosho waa Halgan

  • @hamidkarasia4922
    @hamidkarasia4922 8 หลายเดือนก่อน +8

    Masha Allah pro laakiin next video sifiican nooga warbixi sida lagu iman Karo Italy 🇮🇹 passport Somali I.a❤

    • @ubaxasad6952
      @ubaxasad6952 7 หลายเดือนก่อน

      Yaarabi samirka natiijo fiican iga see

  • @abdalanuor7427
    @abdalanuor7427 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allh waa nin dhalinyaraa oo mudnaa in abaal loogalo ilaahayna qadaray in abaal badan loogalay lkin waxaan la cajabay sida uu qofkasta ugu mahadceliyey qofkii dadka ku shukriya baa ilaahayna ku shukriya.

  • @Mohair930
    @Mohair930 8 หลายเดือนก่อน +63

    Aan kusalino rasuulkena❤

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 7 หลายเดือนก่อน +2

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @ibrahimali4612
    @ibrahimali4612 8 หลายเดือนก่อน +4

    What a story plz put part2 now😊

  • @khadrayusufgelle2615
    @khadrayusufgelle2615 7 หลายเดือนก่อน +11

    ilaahay ha ku garab galo wallalky runtii wa qof adag karti leh hadana qalbi wacan waxa cajiiba sida qalbigisu nadifta u yahay ee uu amaanayo qof so dhaweeyay & qof ku adkadayba gulayso wall akhirana jano ayaan kurajaynaya

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 7 หลายเดือนก่อน +3

    guulo badan ban urajaynaya wll maxamed gulayso

  • @NasteexocusmanCusman
    @NasteexocusmanCusman 7 หลายเดือนก่อน +5

    Masham allaah marba haduu alle garab kaaga taagan yahay cidna uma baahnid ❤ allaahu akbar

  • @alidhirif
    @alidhirif 8 หลายเดือนก่อน +21

    MoshaAlh ninkan kaliya dalxiise maha waxa udheer kawar qapka umada somaliyadeed meel walpaay joogaan ❤❤❤❤❤

  • @wiite1046
    @wiite1046 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wow Maxamed Faarax Kaliya Inusan Nagetive Unuusan Qofna Ka Sheegin Legend 💯👏

  • @mahamedahmedhassen274
    @mahamedahmedhassen274 8 หลายเดือนก่อน +38

    Waa nin soo jabay. Laakiin cinwaanka iyo sheekadu isma laha

    • @Dr.boocbooc
      @Dr.boocbooc 8 หลายเดือนก่อน +2

      haa wallhi nin somaliyed tarikhdiisa ayuba inoso bandhigay 1 saac kabadan waxas cml mafiicno runtii

    • @SaaraHaji
      @SaaraHaji 8 หลายเดือนก่อน

      Ma,aragtay

    • @AxmedMohamed-nf9hw
      @AxmedMohamed-nf9hw 7 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Dr.boocboocxuman kamu wado ee ciwaanka sheekada in uu sheeko nindhalinyara ah inuu kadhigo bay ahayd

    • @AbdirihmanMohamed-pe4rg
      @AbdirihmanMohamed-pe4rg 7 หลายเดือนก่อน

      Walal qaybata xigta buu cuwaanka sifaah faahsan ugahadlayaa iyo isteebkasta

    • @Moabdi35
      @Moabdi35 7 หลายเดือนก่อน

      Qaybta 2aad daawo bro

  • @mohamedyasin4127
    @mohamedyasin4127 7 หลายเดือนก่อน +1

    What an amazing interview!

  • @caqlicade534
    @caqlicade534 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maashallah is good and really story thanks to Geedi sahan

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji 8 หลายเดือนก่อน +13

    Baarakallah Wan Kahelay wiilkan Qisadisa ALLA AAMIN MA,IISHO
    One secen kama boodin Sidaan u eegaye sheegada xaraaradeda ayadoo dhamaatay arkay
    INTA Nolosha Kaaka hartayna Allaha kuu qurxiyo wllke Quf dadaal badan oo Soorafaaday tahay nolosha kuma xumeysoh wllke horey usoco

    • @zakariyefarah2363
      @zakariyefarah2363 7 หลายเดือนก่อน

      Anba Saara kula mid aan ahay😂

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa Sheeko Cajiib 🙆‍♂️ runtii 👏
    Mohamed Farah🙏⭐⭐⭐

  • @KhayrWade-t4h
    @KhayrWade-t4h 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maaha allah waa nin dadaalay OO wax qabad iyo hal abuur la yimaaday horay usoco sxb

  • @AdamhasanAli
    @AdamhasanAli 7 หลายเดือนก่อน +4

    The legend maxamed faarax waxaan xasuustay shalemo cali xuun

  • @Iam03Ali
    @Iam03Ali 8 หลายเดือนก่อน +12

    Masha Allah

  • @Halyeeygareersool
    @Halyeeygareersool 7 หลายเดือนก่อน +5

    Cadow kuma helo calool adakaa waa geesi horay usoco wll

  • @ciisenani8729
    @ciisenani8729 8 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha allah waa nin aad u mahadcelin badan❤🎉

  • @AmindekAli-qk5pp
    @AmindekAli-qk5pp 7 หลายเดือนก่อน

    Walahi maxamed faarax waa nin nolashu waxay tahay soodhadhamiyay dhalinyar badan oo aan kamid ahay ayuu dhiiligalin uyahay wll qaaliya horay usoco

  • @qasaaye23
    @qasaaye23 8 หลายเดือนก่อน +5

    Excellent interview.

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉Allaha ku fududeyo inta ku dhenam,guul iyo nonol fican.

  • @aishamohamed8359
    @aishamohamed8359 7 หลายเดือนก่อน

    Mohamed Nolosha kuma xumeyso wll anigon ku aqoonin baan la ilmeyay Taarikhdada Anigo dawanayo ayan ilmeyay adiga ka shekeynayo waad iska shekeyne siyar oon dhib lahen Masha Allah iimanka iyo Alla kuxernashada

  • @Qarni264
    @Qarni264 7 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely amazing and motivated gedi sahan talaabo ayaan kor uqaaday thanks

  • @AbdalleBulshawi
    @AbdalleBulshawi 7 หลายเดือนก่อน +2

    War waxaan lagend sanaa mashaallah guuleyso pro🙏

  • @apaazmoh3389
    @apaazmoh3389 8 หลายเดือนก่อน +9

    Ninkan wlhi waa Legendary ⭐⭐⭐

    • @ubaxasad6952
      @ubaxasad6952 7 หลายเดือนก่อน

      Vehakpq1oo12guewuebeie9wopwpw00jb❤

  • @zamkajr1184
    @zamkajr1184 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wax badn ayaa ka faiidey ninkan masha allah
    Sadexdan aya ugu muhiinsan
    1 alle ina isku xirtid baridid
    2 ina samirto
    3 iyo inaa dadaasho
    Good points
    Video qiimo leh
    Thanks bro geedi sahan

  • @bashkayare1235
    @bashkayare1235 8 หลายเดือนก่อน +8

    Lenged maxamed farax salan sare wa qof qalib wangsan an isla sokornay alle hku xafido

  • @mustiabukadir1082
    @mustiabukadir1082 8 หลายเดือนก่อน +8

    Dadala wagara walalke gul wanagsan kurage.
    Keep going.

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 7 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah Waa Qizo Cajiiba Ah Guleyso shb❤

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi 8 หลายเดือนก่อน +5

    Geedi sahan keep going bro 💪

  • @AbdulahiMaxmed-b5l
    @AbdulahiMaxmed-b5l 8 หลายเดือนก่อน +16

    Geedi sahan waa ninka kaliya ❤aan warar ka dibada aan kasugo

  • @Gowsoweyne
    @Gowsoweyne 8 หลายเดือนก่อน +8

    Adke mohamed faarah guulayso zhp

  • @mudalibmaxamedosmaan1997
    @mudalibmaxamedosmaan1997 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid runtii wax badan ayaan kafaa,iiday wll maxamed
    Aanba kusaama laylee qaybo badan ayaanba iskaga egnahy halganka nolosha
    Wll guulo badan ayaan kuurajayn
    Dul qaad iyo dadaal waa furaha guusha isku filnaanshaha iyo naftaada kutiirsanowna waa
    Sharaftaada oo shaati xiran.

  • @hibosaakin5835
    @hibosaakin5835 7 หลายเดือนก่อน

    Mnshallah alle haku guuleyo inta u hadhayna guulayso if iyo aakhiroba ♥️🤴🏾

  • @ramlomohamedfarah5670
    @ramlomohamedfarah5670 7 หลายเดือนก่อน +2

    maxamed farax guul inshllh

  • @hamdihany1939
    @hamdihany1939 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah bro tusaale fcn baa noo thy aniga iyo dhalinyarada soomaaliyeed 🥰🥰🥰

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 8 หลายเดือนก่อน +8

    Maasha allaah waa inan fariid ah

  • @SamiyaCumar-u6v
    @SamiyaCumar-u6v 7 หลายเดือนก่อน

    Qofka fican oo nolasha karabo heer oo hadaf leh cadi ahaanta ma ahan qof eedeen badan masha allah

  • @MushtaqOsman-u3i
    @MushtaqOsman-u3i 7 หลายเดือนก่อน

    Mnshllah waa wiil yar oo adkaysi badan alle haku garab galo wllo

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 8 หลายเดือนก่อน +2

    Manshalah alle ha kugu guuleeyo waxaad rabto walal guuleeyso nin raga ayaad tahy

  • @BashiirHuseen-k6t
    @BashiirHuseen-k6t 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walhi the real life brother insha allaha you winer

  • @mohaanofficial1287
    @mohaanofficial1287 7 หลายเดือนก่อน

    Best story waye wllh aan daawado Lkn cinwaanka Iyo sheekada isma laha.

  • @AlimohamedAli-jt3zs
    @AlimohamedAli-jt3zs 7 หลายเดือนก่อน

    Xasidoo dhan wxow leyahay waxaan waa been balse manta aniga wxaa so bartay kuma shaqeyo mantana alx alle wuu ii gar garay 🤲🏿💯

  • @Naidar20
    @Naidar20 8 หลายเดือนก่อน +2

    He's a Legend Part 2

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 6 หลายเดือนก่อน

    M.A WIIL FARIID AH O NOLOSHISA USO TASHADAY ALOOW GUULEE ABID
    GEDI SAHAN THANKS

  • @shoodhecabdi6618
    @shoodhecabdi6618 7 หลายเดือนก่อน

    Wiilkan wlhi degmada c.casiis isku brny isoo shirkad nadaf xisaabiyr u ah❤

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 8 หลายเดือนก่อน +11

    Ninkan waa nin rageed horumar wacan ayaan u rajeynaya waloow aanrabay siduu jaamacada Italy kugelay uu inala wadaago maadama aan rabo inaan jasmcad Master ah oo scholarship ah aan helo

    • @RashiidOmer-dq5tg
      @RashiidOmer-dq5tg 8 หลายเดือนก่อน

      Prt2 uu kushega an modaa

    • @younge252
      @younge252 7 หลายเดือนก่อน

      Online Laga buxsha jamacadaha badnan, ka dib lacagta shubesa visa so qadanesa waa sahal hada taqaan English ama talyani passportka Somaliga wadamo badan o yurub ah aya Lagu ade kara Italy o kaliya ma ahan lkn somalida aqoonin qaabka loo buxsho

    • @MusaMunyiva
      @MusaMunyiva 7 หลายเดือนก่อน

      @@younge252 I don't have any money i need scholarship how do I get that

    • @younge252
      @younge252 7 หลายเดือนก่อน

      @@MusaMunyiva it depends where do u live and can u get access to scholarship programs there are some countries who give away scholarships but u have to meet certain requirements there's new program here in Canada where u get permanent resident on arrival if u have experience as personal caregiver or personal support workers for elderly every country is different what u to know their immigration laws I wouldn't lie to u if u want to study in Europe to North America they would expect you to support yourself while u are there u can always work 21 hours as student but not full time only part time therefore make sure u have enough money to support yourself

  • @Hamsemostapha
    @Hamsemostapha 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abti ninku nolol buu soo maray adag lkn wllhi waa adke adke dhaafay ❤❤😢😢😢

  • @naimamohamed1609
    @naimamohamed1609 8 หลายเดือนก่อน +17

    Cibaadadu waa furaha guusha nurtii

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 8 หลายเดือนก่อน +1

    Melerade Yess boss Buu Joogay Waa Legend ex Mudug

  • @RAFATGH-24
    @RAFATGH-24 8 หลายเดือนก่อน +2

    God bless you more my brother

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 7 หลายเดือนก่อน +6

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 7 หลายเดือนก่อน +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @khadramoahamed3133
    @khadramoahamed3133 8 หลายเดือนก่อน +3

    M.a waa sheeko cajib ah🔥

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 8 หลายเดือนก่อน +10

    Ninkan Waa Nin adag WeeYe Xaqiiqatan Waan Jecelahay Dhalinyarada Ee Soo Jabhadeeya Noloshana Soo Cadaaba

  • @xamdixiis4268
    @xamdixiis4268 4 หลายเดือนก่อน

    Wiilkan Masha Allah waxa kuleyahay respect 🫡

  • @farhaanmacalin2220
    @farhaanmacalin2220 7 หลายเดือนก่อน

    Mohamed Farah , Waa halyeeyga nool ee dhalinyarada ah ee so maray mid kamida imtixanadka dhalinyarda somaliyed ay so mran

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 หลายเดือนก่อน

    Nolosha Maxamed farax oo dhan waa Cashir 💯