#farxiyotawakal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 149

  • @amaliitamoha694
    @amaliitamoha694 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah habo intaa maqned waa 😩 ku soo duceynayay illahy ino ku cafiyo mar walbo janalkaga aa soo fiirinayay

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 ปีที่แล้ว +36

    Farxiyo dambigaga iyo dambiga waalidka allaha dhaafo wll qali wlhi maseexdo habeenki anigo anku dhagaysan mahad sanid baye❤🥰🌹🙏

    • @hafsahassanabdi1295
      @hafsahassanabdi1295 ปีที่แล้ว +1

      Queenraxmay isku mid ayan nahay wax farxiiyo aya igujiro farxiyo faraxsaney Allah hakubarakeeyo adi iyo rerkadaba

    • @fardowsocusmaan3818
      @fardowsocusmaan3818 ปีที่แล้ว +1

      Aamin

    • @zoyaquruux1466
      @zoyaquruux1466 ปีที่แล้ว +1

      Queen aniga caml tahay waa ku dhafraa sheekoyinka

  • @Hibo57
    @Hibo57 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks my sister

  • @amalahmet22
    @amalahmet22 ปีที่แล้ว +7

    Habo wali ma guursan lakin walhi waxyalo badan ayanka faiiday adigana ilahay caqliga kugu jira haku barakeyo waxad tahay qof karti leh aad ayan u xiisaya videoyadada alla haku xifdiyo adiga iyo dhaman familygaga Jazakallaha habo taloyinkaga quruxda badan❤❤❤❤❤❤❤

    • @zeynabcabdi1761
      @zeynabcabdi1761 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah abyo aniga xita maguursan lkn wax badan ka faiday janatulfirdowsal aslaa Alaha Ku giliyo adiga iyo family. Kaga

    • @amalahmet22
      @amalahmet22 ปีที่แล้ว

      Haa walaalo hadhow sidan reerahena u dhaqan lahayn ayey ina bartay 😂😂

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 ปีที่แล้ว +5

    Abayo faarhiyo shekoyiinkaga iyo diragalintaada waan kuu hayta anoo lketa saari kaama taagokheir abaadaan Allah hakusiyo walahi waan kaa faaidnaa MashaAllah

  • @ayloxashi8427
    @ayloxashi8427 ปีที่แล้ว +9

    Habo farxiyo aniga wali maguuusan waxbadan ayn kafaidey talooyinkadana wan jeclahy allha ikaxafido🥰

  • @ugaasosaid1879
    @ugaasosaid1879 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah abayo waxa tahay dhiri galiyaha gabdhaha allaha kuxifdiyo

  • @asmabashiir3829
    @asmabashiir3829 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah farhiya taageere number one

  • @sadacyuusuf3820
    @sadacyuusuf3820 ปีที่แล้ว

    Masha allah farxiya washy wax badan ayaan kafa idnay ilahay haku barkeyo

  • @mamaqarankacaan8229
    @mamaqarankacaan8229 ปีที่แล้ว +5

    maa Shaa Allah tabaarallah farxiyo ilaahay caqliga Iyo cilmigaba hakuu barakeeyo

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah farxiyo qali dumar noloshu kuma ciisho gacalo waa sax

  • @raxmosowtorahma475
    @raxmosowtorahma475 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle haku barakeeyo xabibti farxiyo alle haku cafiyo danbe dhaaf alle haga dhigo inta xanunsana alle cafiyo

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaarakallah abyo ilahay ha ku xifdiyo adun iyo akhiro

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah abaayo taalanti waadba leedahay sabbabtoo ah sheekooyinka saad u xifdisid markay dadku kula wadaagaan waa cajiib waadna ku mahadsan tahay waanada iyo talada Aad nasiisid khayr badan ilaahay haku siiyo

  • @fadumacismaciil9963
    @fadumacismaciil9963 ปีที่แล้ว +4

    Waa aruuriyay dahablaan noqday hada alxamdulilaah waligay maalaa yacni wax uma soo gadin

  • @haniabdiasiismuudey9285
    @haniabdiasiismuudey9285 ปีที่แล้ว +19

    M.a gbadheyda ayaa i agfadhiso mar wlbo ku dhagesanayo waxey ka xifdise asxabta qali 🤣🤣 marku dhamado videoga hoyo asxabta qaliga igey amiira yar 🤣

    • @fiicanhussen1032
      @fiicanhussen1032 ปีที่แล้ว +2

      Anigaba wilkeyga wuu dhaha Edo farhiyo tawakal maa dawaneysa

  • @faadumomacalin324
    @faadumomacalin324 ปีที่แล้ว

    M.a farxiyo wan ku tagera wax badan ayan ka faaideystay alah haku xafido👍♥️

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabarakallah abayo qaali 🤩🤩🤩😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍🤩🤩🤩💖💖💖😘😘😘😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤚🤚🤚🤗💖💖💖🖐👍

  • @amiiraqueen4759
    @amiiraqueen4759 ปีที่แล้ว +2

    Noo soo badi arimaha dhaqaalaha

  • @bashe3486
    @bashe3486 ปีที่แล้ว +1

    M.a talowanagsan baad nasiisay jasaka lah khayr

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah. Talo xikmad leeh farxiyo ❤

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว +2

    Asc abayo faraxiyo cadeey mashallah mashallah allah hku xafido amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi

  • @fatimaall2516
    @fatimaall2516 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah keep going abayo mcnto

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah abayo

  • @OmarAli-vn4lf
    @OmarAli-vn4lf ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah abayo Allah ha ku xafido mahadsanid ❤️❤️

  • @saynabmaxamed7249
    @saynabmaxamed7249 ปีที่แล้ว +1

    Waa run walal hadalkaasi Allah hanawaa fajiyo khayrka

  • @ruweydaismaan4535
    @ruweydaismaan4535 ปีที่แล้ว +3

    Walahi wasaxatahay farxiyo

  • @safiyabiin4491
    @safiyabiin4491 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah qaali waa darsi muhiim ah

  • @naimaali3365
    @naimaali3365 ปีที่แล้ว +4

    Dadka qiimaha bdan oo jeclahaa ku jirtaa farxiyo ihay ka xifdiyo

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh farxiya cadey

  • @umanajma3317
    @umanajma3317 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah tababarkallah

    • @mursalhassan3924
      @mursalhassan3924 ปีที่แล้ว

      8il>li8k>I'llI'llI'll 8l8i88iilil>8l>li8llklll>l8lki I'll 7lil7li8li7li8kl7l8ii7l8l8i8lii8li8ki8li8ki7li8lli7l8>8lii8li8l8l88i8li8l88888i>l8iii8li8lii8li7li7li7li8l>looiouloo i8lii7l>I'llI'llI'll 8l>8l8i8l8ii8li8liii8i8l8i8li8l>8lii8l8i up 8li8k8i8li>l>li8k>li8k>iou 7lli7lil7li>l88i8li7li7li8llil8iii8li8l>li7kl>7li loo loo loo 8li8kii I'll ll>8all loo 7l>li>like I'll 8li7k>l>I'll 8li I'll 8li8ki loo 8li8kii8li koi 8li7kkli7li8lli

    • @xuubiluuley1961
      @xuubiluuley1961 ปีที่แล้ว

      Masha Allah abayo farhiyo

  • @queninacali8994
    @queninacali8994 ปีที่แล้ว +4

    Hooyo maalinkii 4dolor qaadato 6caruurana heysato sidee wax ku aruursan kartaaa 😭🤲

  • @fatumatalas2119
    @fatumatalas2119 ปีที่แล้ว +1

    JazaakaAllah abayo,♥️🌹🌹

  • @caishamacalin3877
    @caishamacalin3877 ปีที่แล้ว +2

    Jabane kabta iyo kabane jibiso

  • @sanaahmad3599
    @sanaahmad3599 ปีที่แล้ว

    Mashaallah fadxiya dhiirigaliya hore uu soco walalo ❤️ 😍

  • @faadumomohamedabdullah9
    @faadumomohamedabdullah9 ปีที่แล้ว

    Masha allah farxiyo abaay dhibka iheysta waa maacuun gadow wlhi

  • @ifraaxabdilahi2882
    @ifraaxabdilahi2882 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wllshy qali allow ku xafid xbbti

  • @ifraaxaxmed8019
    @ifraaxaxmed8019 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi been ma aadan sheegin aniga hooyo ilhy ha unaxriisto 300$ ayaa bisha nala siinjiray waxbarasho biyo koranto iyo qudul duruuri oo dhan hooyo waxaan meel ka dhigan jiray ganacsi ayaa ka sameysay lacagta biilka aniga hadaa grb ahay adiga hbryr waxaa badan kaa faaiday thanks hbo hooyo ilhy ha unaxriisto

  • @Amineeta704
    @Amineeta704 ปีที่แล้ว +2

    Farxiyo waa laguu xiisay ma is tiri jecliyaa sheekadaada

  • @saaracawil6745
    @saaracawil6745 ปีที่แล้ว +3

    Naa farxiyoy anigu waxanba qabaa cilad ah dahabka laftigiisa suqa geyaa oo dib uceliyaa asago waxyarba oolin

    • @FarxiyoTawakal
      @FarxiyoTawakal  ปีที่แล้ว

      Haa wey dhacdaa marwalbo

    • @saapisahal
      @saapisahal 2 หลายเดือนก่อน

      Adigu waad qalin jabisey inader 😂😂😂😂ilaahay haku gargaaro

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 ปีที่แล้ว +2

    Haa farxiyo runtaa ka hadashay markaa wax aruur saneysid horta waa iney kaa go an tahay hadafne aad kaleedahay lkn adoon hadaf laheyn waxba ma aruurin kartid wax aan wax kuu soo kordhinayn lacag laguma qasaariyo wax hadhow dib wax kuugu soo celinaayo ayaa lagishtaa

  • @shukri1871
    @shukri1871 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah waa runtaa caqligaaga allah ha daayo

  • @samiirocabdi371
    @samiirocabdi371 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Mahdsanid Abayo mcn❤

  • @xuriyatmatbakhfaiza2625
    @xuriyatmatbakhfaiza2625 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah guleyso

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 ปีที่แล้ว +8

    Abyayaaal isoo duceeeya famaly problem iheesto mela jogana uma jeedo inaa katagana wey adagthy isoo duceya sidi kheer inoo ilhey wa fajiyo

    • @nagadsaleban
      @nagadsaleban ปีที่แล้ว

      Wll sidi khayra ku jiro alle haku waafajiyo wax jiro ducoyan la akharisto

    • @naciimomaxamed4602
      @naciimomaxamed4602 ปีที่แล้ว

      Dhibkasto ku haaysta allah ha ka sara qaado abyo aamin yaa rabi

    • @quenraxma292
      @quenraxma292 ปีที่แล้ว +3

      Allaha isu kiin sahlo adiyo familka gclo saliga nabiga scw badso mcn badan❤❤❤🥰🌹

    • @farhiyoawale6199
      @farhiyoawale6199 ปีที่แล้ว

      Illahay problem ka Adiga iyo famil ka ina dheex yaal ha inaga dul qaado.

    • @fadumo7265
      @fadumo7265 ปีที่แล้ว +3

      apyo meshow qeyraka kugu jiro alle ha ku wafajiyo saliga nabiga ibrahim yada salllaahu caleyhi wasalam badso salada subax ka hor sokac duko lawa rakac apyo aqri markas Faraj qeyra qawo ow alle ku fura insha allaah

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 ปีที่แล้ว

    MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAKU HAFIIDO ADIIGA IYO REERKAGA BAA

  • @fartunhusen8020
    @fartunhusen8020 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abaayo mahadsanid

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว +1

    Amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi abayo

  • @husseinabdisharif9619
    @husseinabdisharif9619 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @xanancali7920
    @xanancali7920 ปีที่แล้ว +1

    wcs wrx wbr jasakallaahu qeer hbo qaali

  • @leylaabdirashid4392
    @leylaabdirashid4392 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alah

  • @fardowsoabdulle8435
    @fardowsoabdulle8435 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalaahabaayoguleeso

  • @faadumomaxamedaadam158
    @faadumomaxamedaadam158 ปีที่แล้ว

    Asc farxiya sharafey karbashkaga wa jeclahy noso badi

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allaah🥰💜🤲

  • @ayaancabdi6958
    @ayaancabdi6958 ปีที่แล้ว

    apyo farxiyo shukran wx badan kaa faidey😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 ปีที่แล้ว

    Masha alah habo qali ilahay haku xafido ❤❤❤❤❤❤

  • @istahilmohamed6182
    @istahilmohamed6182 ปีที่แล้ว

    masha alaah wllo ilaahey ha ku sharfo waxbdn ayan kaa faidny

  • @hodan809
    @hodan809 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo aadbaan u jeclahay dhiira galintaada allaha ku xafido

    • @caashaqaasim2399
      @caashaqaasim2399 ปีที่แล้ว

      Farxiyo qali duumar u jeclahay dhiira galintaada

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal

  • @MiskiBishaar
    @MiskiBishaar ปีที่แล้ว

    Mashallah ❤️

  • @tasnimmohamed2833
    @tasnimmohamed2833 ปีที่แล้ว +2

    Walaley qisadi 3aad sodadee waan sugqynaaye waxan jeeda mida sixirka

  • @mariamedia2460
    @mariamedia2460 ปีที่แล้ว +6

    Aniga farxiyoy biilka ley siiyo ayaan lacag fcn ka aruursan karaa hadan xoogaa fcn aruuriyo suuqa ayan kula ordaa ama wn ku so adegana anigo baahi ii heyn adegas wn iska yabay wlh e mxn sameya tolow

    • @umumunasar12
      @umumunasar12 ปีที่แล้ว +3

      Mesha aad adeega kaso gadeysid Dahab kuso gado,👍

    • @mariamedia2460
      @mariamedia2460 ปีที่แล้ว

      @@umumunasar12 waa runtaa wlh qalbiga la ahay

    • @fardawzashidane4806
      @fardawzashidane4806 ปีที่แล้ว +1

      Abayo Ana saas ahan jiray blse go'aan Aya qaatay Wana ku gulaystay waxn sameyay waxksta an so gadi jiray Aya qadka ka saaray oo waxn markas ubahanhay Wan sii qorsheysta si an budgetka bisha dambe ugu daro adna abayo taa tijaabi waxaadan qorshesan hasoo gadin xita hada argtid wax adi ku qanciyay ilen qorshahaga Kuma jirin waxa manta ubaxday midkle waxad aruursatid dahab ku gado si adan uqasarin wlashy mcn

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah.taloyinkaga.wacan.duhur.wanagsan😍😘😍😍

  • @ikranikrush7798
    @ikranikrush7798 ปีที่แล้ว +2

    Farxiyo ana kulamid aha wax walba an arka waxan jeclahay in aan gatoo

  • @Maankoos_
    @Maankoos_ ปีที่แล้ว +1

    M.a keep going hooyo mcn

  • @FadumomacalinAli
    @FadumomacalinAli ปีที่แล้ว

    Kaba is Katarina farxiyo

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 ปีที่แล้ว +5

    Asc walalehey channelken Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Alaah idinsiiyo inshaa Allaah💜🤲🥰

    • @Salmamohama
      @Salmamohama ปีที่แล้ว +1

      Ana iso boqo abayo

  • @bushrahassan8885
    @bushrahassan8885 ปีที่แล้ว +7

    Farxiyo abyo asxbtada subcsrbe isaara dheh qeer allha idin siyo

    • @qadra.hena.channel8587
      @qadra.hena.channel8587 ปีที่แล้ว +2

      Wll.igu.soobiir adigo Mhdsn please waa.codsi subscribe Isaar

  • @aaminacabdiraxmaan1997
    @aaminacabdiraxmaan1997 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

    • @sabnaa144abdullahi7
      @sabnaa144abdullahi7 ปีที่แล้ว

      @@faizaabdulla3604 adiga maxaa kaqabanee oo ufiirsanee hadaana Rabin taladeeda anagaa rabno taladeeda

  • @hibomed7434
    @hibomed7434 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah

  • @HawaSalah-n6u
    @HawaSalah-n6u ปีที่แล้ว +1

    Niman waxa jiro ina wax arur sato ku ogolen ani ga nin key ga hodo i arko ano lacag Mel dhigtay bilka ayu iga kala Reba hadan dhaho lacag an sho bin ku samesto isi waxo ileyahay wa hay sata e ku so gado mar ka Hbo nin man ka is ku mit ma ahan aniga wan ka qarsada lacag tey da

  • @zahrodauud5411
    @zahrodauud5411 ปีที่แล้ว

    As abayo Masha allah

  • @faadumomacalin324
    @faadumomacalin324 ปีที่แล้ว

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @suadohajirbashir2007
    @suadohajirbashir2007 ปีที่แล้ว +2

    Abayo barnamijka noso badi dhaqalaha ad ayn ooku rafadsanahe

  • @nafiso9184
    @nafiso9184 ปีที่แล้ว

    Farxiyaay Gabadhaha single ah so jaf Mano wiiftoyinka 😂qaladaadkooda 😂

  • @faadumomacalin324
    @faadumomacalin324 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @daganosman
    @daganosman ปีที่แล้ว +1

    Intee lasoxiriraa shekayar aan wadaye farxiyoy

  • @faadumomacalin324
    @faadumomacalin324 ปีที่แล้ว

    👍👍👍

  • @abiabi2393
    @abiabi2393 ปีที่แล้ว +1

    Asc 👍✅❤️

  • @ifrahdahme824
    @ifrahdahme824 ปีที่แล้ว

    Alx aniga Wali gursan gurigena mamula adega bishi so adega bakaro ka so adega hoydey mcn ka bartay abalked jano ha ka dhigo qofka kaliya igu kalson tahay qof aniga ahen guriga uma oglo iney mamulo gurigena hada rer yesho nag wax kasto gurigena ka qaban karto noqona alx ❤

  • @nasramohamed3898
    @nasramohamed3898 ปีที่แล้ว

    Suuratul baqara laazimo hadad faamily brobalem ku heysto iyo wax walbaba

  • @luulyusuf2994
    @luulyusuf2994 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo masha allah dadka kusoocaayay iska cafi wanaga ugu bedel

  • @sahrodawo1369
    @sahrodawo1369 ปีที่แล้ว +2

    Abayo rerbalad weyne aniga ehe bilad axmed nur mey isladhashen igasoojawab

    • @FarxiyoTawakal
      @FarxiyoTawakal  ปีที่แล้ว

      Haa waa eedadeey mcn bilaad axmad nuur

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 ปีที่แล้ว +1

    Aniga 15 jir ah an waxan kugatay 130 shinlin Somali ah garankii

  • @habiibaadan2954
    @habiibaadan2954 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abaayo mcnto ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ love

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo
    Nimanka guriga loo kireenaa meey iyagu wax karsadaaan uf somaalida kalifaada ku nacay nin meel jiro saas ku nacay wlhi inuusan idhihi karin niman cunto ukari

  • @sabrinabdikadir9994
    @sabrinabdikadir9994 ปีที่แล้ว +1

    Man sha Allah habo noo soo badi sheekooyinkaan anee hada i heysataa arintaan wlhi

  • @ayaanjalleychannel7507
    @ayaanjalleychannel7507 ปีที่แล้ว +1

    Hbo ani qaaraan i dhibay sidee iskaaga maareeya xaaajiganna shaqo fcn ma heysto

  • @nadunmohamed1110
    @nadunmohamed1110 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @sweetamla2058
    @sweetamla2058 ปีที่แล้ว

    Dahabka kuwa cusub iyo kuwa duuga ke fican in lagato

  • @maryamadam2410
    @maryamadam2410 ปีที่แล้ว +1

    Waa sugaye

    • @qadra.hena.channel8587
      @qadra.hena.channel8587 ปีที่แล้ว

      Wll.igu.soobiir subscribe Isaar waa.codsi please 🙏❤♥💕💖😊🙏❤

  • @asmac.raxmaan3447
    @asmac.raxmaan3447 ปีที่แล้ว

    Farxiyo sobadi shekoyinkan wanrabay

  • @farxiyomaxamud9396
    @farxiyomaxamud9396 ปีที่แล้ว

    Abayo liin dhanaata firiijka iga kharaar igadhigtay

  • @faadumomohamedabdullah9
    @faadumomohamedabdullah9 ปีที่แล้ว

    Farxiyo ninka biilka kuuxisaabo seelayeelaa kun bocor iyo kun basal Lee udhimanyihiin

  • @khasibabrawa3446
    @khasibabrawa3446 ปีที่แล้ว +4

    Manshalah jazakalah 🥰💝

  • @farxiyomaxamud9396
    @farxiyomaxamud9396 ปีที่แล้ว

    Kasohadal qli

  • @farhiyahassan4449
    @farhiyahassan4449 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @samsamali6183
    @samsamali6183 ปีที่แล้ว +1

    Guri laamayeeri maxaa laga wadaa horta marwalba wa kaa maqlaaye

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 ปีที่แล้ว

    Dadanta ayaad nugu adkaysay xbti qli mahadsabid