#farxiyotawakalfamily

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 220

  • @Noloshaqurxoon1
    @Noloshaqurxoon1 ปีที่แล้ว +6

    Hooyadey anoo la joogo oo 13jir eh dhiigi igu dhacay cid wax ii sheegto waa waayay wlhi sida la iskaga habeeyo waa aqoon waayay wuxuu yahy ma aqoon meeluu ka imaaday ma aqoon wa naxsanaa Hooyadey wey ogthy oo subixi joodarigeyga ku aragty imey sheegin wuxuu yhy dhiigan kastuumo ma heysti alweys ma heysti sida loo gashto ma aqaani , 2maalin kadib anoo waalan rabo wlhi ayaa gabar dariska iskaga galay kadib diraceygi dhiig ku aragty wey i weydiisay waa ka cabsaday kadib iyadaa i fahanty oo ii sharaxday wlhi qeyr alle ha siiyo

    • @najmomaxamed3831
      @najmomaxamed3831 หลายเดือนก่อน

      Masha allah wa gabar fiicn

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed4507 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wallo❤❤

  • @safiaabdullahi692
    @safiaabdullahi692 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ameen ya Allah ❤

  • @AbdiqafarHussen-k8j
    @AbdiqafarHussen-k8j ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku caafiyo xabiibti

  • @sawdamqaalib
    @sawdamqaalib ปีที่แล้ว +1

    mashaa allah allah hakubarakeeyo abaayo qaali waa dhiirigalin wanagsan

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +4

    Walashy🙆🙏 Wax badan ayaan ka faidey Ilahy haka yeelo Abalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi

  • @munoismaciil7328
    @munoismaciil7328 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah so lawasho wacan walahi wa lagu tabay farxiyay ani iyo hooyo haben iyo malin waxan firin jirnay muqalada markan ku waynay wan murugnay ila haku xifdiyo adi iyo carurtada

  • @Runsheegcaadi
    @Runsheegcaadi ปีที่แล้ว +1

    ma asha Allaah wey ka ducaysteen.
    Dumaroow is caawiya adinkaa is ogaan karee o isku baahi ah.

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯

  • @xamdicabduqaadir4102
    @xamdicabduqaadir4102 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdulilah hoyadey Aya iso caawisay allaha I dhaafo inta hooyadood dhimatay allaha u naxariisto

  • @munogaraad7711
    @munogaraad7711 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah jaqoow Maahan waa wacyi Galina muhiima habo soo badi Allaha kuxafidee

  • @qadrocali9052
    @qadrocali9052 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah walaashey qaalida ah waan ku salaamey

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 ปีที่แล้ว +7

    Curadkaygii hooyaday baan agjoogay Alx tababarkaanoo dhan bay isiisay farxiyoy allah ha iidaayeee adigana waad mahadsantahay❤

  • @asmamahamuud8343
    @asmamahamuud8343 ปีที่แล้ว +7

    Welcome farxiyy farxad inoo aha soo laabashadada ❤❤❤

  • @faraxmaxamud-gl1ok
    @faraxmaxamud-gl1ok ปีที่แล้ว +3

    Habo mar walbo naga hor muqo alle kuma tuso dhibate kii hadimo kula rabana alle haku celiyo asiye❤

  • @maandaarchannel544
    @maandaarchannel544 ปีที่แล้ว +5

    Allaha ku sharfo habaryar barnaamiyada aan aad kuugu jecelohow kamidyahay jafowga la aantaa abaar waan usheergareeya dhamaan gabadha aan garaayo yaryar ama golka kayimaado nolosha ku cusub allaha kuxifdiyo❤❤❤❤

  • @simrannimcan5214
    @simrannimcan5214 ปีที่แล้ว +2

    Haaabo saaa ugu xiisay leee Jafowgaga wlhi miss u. Allah ka farxiyo in baadan

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal ปีที่แล้ว +17

    Allla farxad badanaa intee isku daadiyaa farxiyoy❤😂

  • @Balqiisaceydiid
    @Balqiisaceydiid ปีที่แล้ว

    Masha jacliya jafowga jir o jog inte nolol jirto xbbbti saliga nabiga iyo wesada ku dadaal waxba kama qadayan

  • @ZuhayraAhmed
    @ZuhayraAhmed 8 หลายเดือนก่อน

    Asc xabiibti maasha alaah tabaarka alaha alaha ha nu barakeyo

  • @Shamsoxasan7339
    @Shamsoxasan7339 ปีที่แล้ว +5

    Habaryar mcny aad aad ayaad umahadsanthy. Sida suaasha iga so jawabty ❤❤

  • @fardowsaahmed1734
    @fardowsaahmed1734 ปีที่แล้ว

    Msha allah farxiyo a aniga jafowgaga aa jclhy waxa yaabo bdna wanka barte alle Haku barakeeyo

  • @hamdiali451
    @hamdiali451 ปีที่แล้ว +3

    Ala farxiyoooy Alle hakaa farxiyo waanaga farxisaye❤
    Alle hakugu wado caafimaadka
    Adiyo caruurta❤
    Cadowgana alle hakaa qabto

  • @ugasohaji
    @ugasohaji ปีที่แล้ว +1

    Qisoyinka waxan ka jeclahy jafow iyo dhiragalinta aad kaga mahdcelina
    Qisoyinkana waxban ka faida ayaga xitaa
    Hana inaga tagin jir oo joog
    Culeysyada ku saaran alle haka dulqaado insha'allah

  • @fardowsoadan7584
    @fardowsoadan7584 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allh Abayo farxiyo cdey Allh ku xifdiyo mcney ku jecelnahy Sharka Allh ka Qabto Abayo suratul Baqara Hub ka dhigo I.a I.a xbbti ❤🥰🥀

  • @sahramuuse775
    @sahramuuse775 ปีที่แล้ว

    M.a habo farxiya tawakal alle haku xafido

  • @aasiyah2601
    @aasiyah2601 ปีที่แล้ว +1

    Habo nagu soo wad anigu wali ma guursan lkn cilmigan meel ban ku qoranayaa i.a♥️

    • @suucariif5365
      @suucariif5365 4 หลายเดือนก่อน

      9 0:26 0:26 😅😮😮😮😢😢😢😮😢😮😮
      😊 0:39 😊

  • @maryanahmed2510
    @maryanahmed2510 ปีที่แล้ว +2

    masha allha habo mcn alx adab dib nuku solabaty alx ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kawsarabdirisaaq1678
    @kawsarabdirisaaq1678 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allh walla qaali ilaahay hakuxiftiyo walla amiin amiin amiin

  • @katradaud2797
    @katradaud2797 ปีที่แล้ว +1

    Ma Sha Allah. Farxiyo iftinki youtube ayad tahay ogow mardanbe asxabta qaliga hacidleynin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc mashllah Allaha gulinshallah abyo

  • @umuAbdalla-tp3uu
    @umuAbdalla-tp3uu ปีที่แล้ว

    Allah haku xafido qali macanto❤❤❤

  • @ifrahkamil178
    @ifrahkamil178 ปีที่แล้ว +1

    Alla manoo soolabty alxamdullh farxiyo kuuxsnay qaaaliyeey

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว

    Alla waan qiirooday gabadha yar oo Aad caawisay ilaahay ajar hakaa siiyo. Farxiya abaayo dadka somaliya jooga inta badan waxay u maleeyaan reejabeetada ama kaashiliga inay xanuun ka qaadayaan laakiin ma fahansana inay caafimaad daro tahay markaan la xiran marka in la xirto Bas caafimaad ah. Khayr ilaahay haku siiyo faaidada Aad dadka u faaidaysid

  • @emmyanin7203
    @emmyanin7203 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back habibti.Allah ku xafido macaaney

  • @AshoMahad300
    @AshoMahad300 12 วันที่ผ่านมา

    Jafitanka wa uxisnay❤

  • @mariamanka4687
    @mariamanka4687 ปีที่แล้ว +2

    masha allah tabaralkallah so dhabaow abyo qali ah

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 ปีที่แล้ว

    Ajar iyo xasanaad allaha idinka siiyo soomaaliya dadka jooga caawiya ilmaha yar ee ilmaha dhalay sida hooyooyin kan sameeyeen ❤

  • @Salmamohama
    @Salmamohama ปีที่แล้ว +2

    I miss u wlh mana isho so dhawow❤❤

  • @aaminaabdulahi8023
    @aaminaabdulahi8023 ปีที่แล้ว +1

    M.a farxiyo jafowga aqli leba iga siyado no soo badi xbbti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 ปีที่แล้ว +1

    Farxiyo Abaayo alle ha ku xifdiyo 🤲 ❤illaahay dartiis ayaan kuu jeclahay.

  • @markisaltowba5130
    @markisaltowba5130 ปีที่แล้ว +1

    Msh alaah ilaahay cafimad hakusiiyo

  • @farahabuukar5141
    @farahabuukar5141 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan cml waaa imaraayaan
    Cadowgaaa muuqaaagaaa karbaash ugu filan😘
    Habo/abaayo wlhi 2019 ilaa hada kugu xiranahay xppti xitaa haduu telka iga halaabo kuwo Kalaan kaa daawadaa adi iyo caruurtàdaba allaha idin xafido
    Samiyay cadowgaa u noolow❤❤❤

  • @nasteexoyuusuf7157
    @nasteexoyuusuf7157 ปีที่แล้ว

    Alx hoyadey alle igama qado iyadan umusha ugu soo baxaa iyo intii kale oo ii dhiman alle haa idesto

  • @AbdiSaalax-q1r
    @AbdiSaalax-q1r ปีที่แล้ว +1

    Wan kufarxay soolabashadada habo alha kaaqabyo xasidinta habo mcn wan kuuxisay❤❤❤❤❤❤

  • @hudamahamuudhudaa
    @hudamahamuudhudaa ปีที่แล้ว +1

    Habo gabar ma,aboodo waxwalbo ingto sideeh lacag sideeh samaysataaah

  • @XalimoismacilXalimoismac-kn2jz
    @XalimoismacilXalimoismac-kn2jz ปีที่แล้ว

    Maanshaa aallaaha abayo mcn. Ale hakuxifdiyo

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakallah macanto jafowga kusowad allah kubarakeye wax weyn bad umada uhaysaye qurux badan alla maxankufarxay solabashadad

  • @MunamuxudiincaliAragsan
    @MunamuxudiincaliAragsan ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa rabi🤲🤲

  • @UmuMaariya
    @UmuMaariya ปีที่แล้ว +1

    Mnashllha habo ilaahy ha kaaqabato rufyaanada waxab kaamaqaadayaan anagaa kujecla intaada maqaneed wxa nuxuraleha madaawan habo

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 ปีที่แล้ว +1

    Manshallh.farxadkunooloow.abaayo.hory.usoco.walashay.qaali.haciishoon.cadaw.nahaujabin

  • @aaminaibraahim9618
    @aaminaibraahim9618 ปีที่แล้ว

    Masha alah keep going walaashay

  • @maryanmohamed-er8em
    @maryanmohamed-er8em ปีที่แล้ว

    Walahi waa xanun

  • @qoranqaali7618
    @qoranqaali7618 ปีที่แล้ว

    Wcs
    Abyo farxiya Allaha idin xafido adi qoyskaaga caafimaadka caqliga iyo cigmada Allaha kuu siyaadiyo
    We love you xbbti❤

  • @luuluu.69
    @luuluu.69 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid abyo mcn jafow sharaf leh ❤noso badi wacyagelintada wa ino muhiim

  • @iqraaden8514
    @iqraaden8514 ปีที่แล้ว +3

    Maansh Allah thanks abaayo ❤❤❤😂

  • @muniishaali6580
    @muniishaali6580 ปีที่แล้ว

    Wcs habo alle haku siyaadiyo cafimad soo noqosho wagsan waligaa jir oo jooga habo loo soo badi jafitanka thns habo mcn❤❤

  • @cabdiraxiimmoalim3800
    @cabdiraxiimmoalim3800 ปีที่แล้ว +2

    maansha allaah abaryar aad ayaad umahadasan tahay ❤❤

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 ปีที่แล้ว

    Wallah.sonoqod.wanagsan.xubb.waasax.hablihii.waxay.noqdeen.kuwo.lagu.qarabto.bilaa.diyaa.bilaa.ixtiramah.Alaha,asturo,dhamaan indhiban😘😍😍😍😍

  • @hudamahamuudhudaa
    @hudamahamuudhudaa ปีที่แล้ว +2

    Habaryar aniga calool wayn lleeyahay italeh

  • @BushroMohamed-mh5rd
    @BushroMohamed-mh5rd ปีที่แล้ว

    Noowad habo wllhy dhiri galin bn kaqnaa iyo ad adayg

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 ปีที่แล้ว +2

    Wcs Farhiyo caadey soolabasha wanagsan Allah ha caafiya insha Allah 👍👍❤️💕

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wll farxiyo tawakal warun taa alleh hakuxafido inshallh guul iyo goobonimo kuwaar❤❤❤❤❤

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 ปีที่แล้ว +3

    Qeyr Allaha siiyo gabar aan la daganaa Aya I bartay suufka caanaha celiyo ano South Africa 🇿🇦 joogo oona aqoon u laheen Allaah nooma waayo dad wax wanaagsan noo sheego mahadsanid farxiya

  • @ruunabdi9030
    @ruunabdi9030 ปีที่แล้ว

    MAsha allah farxiyo abyo cadowgaa unolow

  • @خضرمحمد-م4ه
    @خضرمحمد-م4ه ปีที่แล้ว

    Abaayo farxiyo waan kugu faraxsanaho hori u soco

  • @maryanmohamed-er8em
    @maryanmohamed-er8em ปีที่แล้ว

    So badi jafowga

  • @rahoaliroble5444
    @rahoaliroble5444 ปีที่แล้ว +1

    M.a abyo farxiyo tawakal soo noqosha wacan mcnto wlhi wn ku xisnay❤❤

  • @ifraxmahamud-sy1uz
    @ifraxmahamud-sy1uz ปีที่แล้ว

    Farxiyo habo quran maisasartay

  • @safiaabdullahi692
    @safiaabdullahi692 9 หลายเดือนก่อน

    That’s nice sister

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤ mahadsanid abaayo

  • @xanaan24
    @xanaan24 ปีที่แล้ว +4

    Horta Ani wali Leyma Guursan hooyane ima noolo balse nin wanagsan baa ilahey ka baryaaa

  • @rodokyf-xn3db
    @rodokyf-xn3db ปีที่แล้ว +1

    Wowwww farxiyo welcome back

  • @aishaguure9942
    @aishaguure9942 ปีที่แล้ว +2

    Ani routine ka jafowga ka jeclahy soo badi

  • @fiicanhussen1032
    @fiicanhussen1032 ปีที่แล้ว +5

    Asxaby maxawaye waxan o comments ah iyo like la.aanta gawadha like ta uwada saara

    • @fiicanhussen1032
      @fiicanhussen1032 ปีที่แล้ว +2

      Aniga kow like Aya ku bilawa anogo qaxotiga jogo o mp ku dawado

  • @FathimaFathima-ly4cf
    @FathimaFathima-ly4cf ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo waan kugu faraxay

  • @Illiyeen-v4v
    @Illiyeen-v4v ปีที่แล้ว

    Farxiyo I love you,💗abaayo

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 ปีที่แล้ว +1

    Alaa wan kanaxy gabadha yar ax ax yarbii 😢😢😢😢😢

  • @caashocabdulaahi3354
    @caashocabdulaahi3354 ปีที่แล้ว

    Masha allh hbo intan kabrty illahey ajir hakasiyo

  • @zahromohamedadam8747
    @zahromohamedadam8747 ปีที่แล้ว

    Habo Albaqro shido maalin walbo insh llh Alle ayaa kaa qabanaayo inta xun oo dhan

  • @laylaabdimohamed-hw5nk
    @laylaabdimohamed-hw5nk ปีที่แล้ว

    Mashallah abyo farxiyo nala joog wehel ayaa ino thy wax bdn ayan ka faiday jafowga inoo so badi waa ku hesta ani 😅😅

  • @suleekhaxashi2276
    @suleekhaxashi2276 ปีที่แล้ว +4

    Farxiya tawakal ilahay waxan kaga baryayaa wax ku dhiba kuma tuso abaayo ilahay dartiis baan ku jecelahay qali walhi waxad ii tahay qof aan ku tashado oo aan dhiiriglin ka taaqto qalbi ilahay qalbiga iyo qullubtada ka ku qaboojiyo ❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @naimatakartakar
    @naimatakartakar ปีที่แล้ว +1

    ku jecliyaa ilaahoow caafimaadka idiin siyaadi adiga iyo caruurtada

  • @maymuunsaleban7164
    @maymuunsaleban7164 ปีที่แล้ว

    Alla. Habo ku jecliya fariid batahay gursado tadaloyinkagan kusocdaa jeclanlahaye inaan kula hadlo codkaga maqlo

  • @UmuAfnan-vj5rr
    @UmuAfnan-vj5rr ปีที่แล้ว

    Abayo Macanto mansha Allah ❤️❤️❤️❤️ cadowga. Hajabo

  • @najmoahmed4650
    @najmoahmed4650 ปีที่แล้ว

    Jecliya ado cafmd qabo Ina Naso horfadhisatoo ❤

  • @zaynabmaxamedcali8103
    @zaynabmaxamedcali8103 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah quruxay anagana kaama daalno

  • @hodan809
    @hodan809 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo wan ku faraxsanahay soo laabashadada

  • @salmamohamed3976
    @salmamohamed3976 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah❤❤❤🎉🎉😢

  • @maryanmohamed319
    @maryanmohamed319 ปีที่แล้ว

    Mashaallah ❤❤❤❤

  • @iqracardoof6975
    @iqracardoof6975 ปีที่แล้ว +1

    Wn ku jclhy mcney mom ❤ illaahey ha ku dhowro hadaan ku fiirsan ma faraxsani

  • @izraali1293
    @izraali1293 ปีที่แล้ว

    Farxiyo jafowka so badi wn jclhy barnamijkan

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon ปีที่แล้ว +43

    Gabar baadiyo laga keenay maxa ka shegee anoo magaladan kudhashay aya taas cml igu dhacday
    Cunugtayda curadka markan dhalay qofna wax iima sheegin mana la ii imaan jirin tan nadafada wanba ka adkaa alwayskana dhaqsi wan iska badalaayay balse cangarigi liigu tolay in la furo uma malaynaynin kaniini qalajiyana ma qaadanin markaasaa meshii lajaray intaay fuurtay ayu cangarigi dhax galay bil kadib aya naago umul iigu imaadeen shekadoda ayan ka fahmay in umulisada lagu laabto oo ay kaa so furto markasan isla malinti orday on utagay way ila yaabtay sidaaan noqday qalajiyo xogan ayay ii qortay cangarigiina way iga furtay.
    Hada wan aqliyaystay cunugi 4aad ayan haystaa alx youtube markoo so baxayne waanoyin bdn ayaan ka dhaxalnay farxiyo tawakalne maba kusii jirto malin kasto aqli ayay noo kordhisaa thnk u mcnto

    • @nasteexoyuusuf7157
      @nasteexoyuusuf7157 ปีที่แล้ว

      Maskiin😢😢😢

    • @umusafabeuty8358
      @umusafabeuty8358 ปีที่แล้ว +1

      Wa runtaa abaayo aqliga kis kis oo kugu imaana fiilo veero lesku tolay allow na astur🎉

    • @rahmaabdullahi9786
      @rahmaabdullahi9786 ปีที่แล้ว +1

      Abaaayo ma la iska so fura ani abreshin ku dhalay waxba ka fahmay rux wax isheegana maba jiran maba heysti

    • @hibaqahmed4405
      @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว

      Maskiin umulisada waxay ahayd inay ku dhahdo wakhtigaas soonoqo si asn kaaga saaro cayngeriga

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 ปีที่แล้ว +2

      ​@@hibaqahmed4405 abaayo wadanka aan joogno maba ogolo toloow hindida baa badanaa naga umukiso anoo 3 xamar ku soo dhalaa wiilkii iigu horeeyay dibada ku dhalay waxey igu dhaheen ku toli meeyno waan ka diiday wey itoleen ceygarigii Wa, iska soo dhacay oo uma noqon intii kala leuma tolin kkkkkkk is key bey isu qabsatay kkkk maasha alaahu farxiyo tawakal alaha idin caafiyo adiga iyo caruurta iyo abti liibaan xaayow ASC

  • @hamdiali6199
    @hamdiali6199 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah abayo solabashadada mid aan dhamaan rabbi haka dhigo farixyo malag unba nakala wadi Karo inshaa allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naimaodowaa5482
    @naimaodowaa5482 ปีที่แล้ว

    m.a farxiyo welcome back xppti wixi shar wado allaha kaa qabto adkaaradka kudadaal insh allah allaah kushafiyo🤲🥰🥰🥰

  • @hudamahamuudhudaa
    @hudamahamuudhudaa ปีที่แล้ว +1

    Habo aniga gabar walbo lasaxiibo waikhiyaantaah

  • @hawoabdinor215
    @hawoabdinor215 ปีที่แล้ว

    Masha allh farxiyo taladada dad badan ayey anfaceysa

  • @farhiyamohamad
    @farhiyamohamad ปีที่แล้ว

    Welcome abyo allaha ku xifdyo

  • @ukunxilwa9457
    @ukunxilwa9457 ปีที่แล้ว +2

    Saan karawaa adigo farxsan I imow dheymaneey❤❤

  • @fadumoabdirahman849
    @fadumoabdirahman849 ปีที่แล้ว

    Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin