#farxiyotawakal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 125

  • @SaciidoMacaliin-op3gc
    @SaciidoMacaliin-op3gc ปีที่แล้ว +18

    KKKK waxad aqonin dhibkedeyledahay aniga waxaa igu dhacday malin ayan arkay jilciso mel talo qofna maweydinin inta daqiqad oo lamarsananayo wan marsaday kadib wanba ubagay tilta siday noqotay marka lamariyo waxan kuhayay lamo maalin kalib maxaa iga racay tilteyta kalar malahen waa markii igu horeysay an wax mariyo kolo ayey isku noqotay diriska xitaa wan wacday sidey igu furfuraan lkn ugu dandentii wan jaray waa markii igu danbeysay an wax mariyo hada kadibna lagamayabo

  • @rahmaabdi3840
    @rahmaabdi3840 ปีที่แล้ว +1

    Farxiyo wa xarabe wan ka helaa siday uwaniso gabdheheena .masha alh

  • @khadracali334
    @khadracali334 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah tabarakallah shukran qali JazakAllah

  • @haawomohamed-jx9sm
    @haawomohamed-jx9sm ปีที่แล้ว +8

    Asc farxiyo abyo masha Allah ilahay haku xifdiyo gabadha waxan kula talinayaa in ay akhrisato quraanka iyo wardiga markaas baa waqtigu ubadanayaa lkn hadii aadan diinta ku dadaalin shaqadu way ku dhibaysaa oo waxaa jira caajis marka diinta haku dadaasho waxwalba way ufududaanayaan insha Allah asc

  • @Hafsaisxaq
    @Hafsaisxaq ปีที่แล้ว +8

    Nasasho la.aan anay ihaysaa 4 caruur ayn 🤲haysta hadana uur 9 biloodna waan leeyahay cid icaawisana ma haysto marki hore howsha ima dhibi jirin lkn hada waan awoodi la.ahay alah inoo fududeeyo aniga iyo ila midka ah🤲🤲

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +2

    Asc mashallah Allha gulinshallh abyo

  • @sagalsiyaad-el3fj
    @sagalsiyaad-el3fj ปีที่แล้ว +2

    Masha allh habo farxiya tawakal wn ku jecelahay

  • @shamsanoorsabe-lu6lu
    @shamsanoorsabe-lu6lu ปีที่แล้ว +2

    Wcs Abaayo Masha Allaah ❤❤❤

  • @jazmiiyahmad1739
    @jazmiiyahmad1739 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤woooow superb 👌 love you farxiya tawakal ❤❤❤❤Queen of stories 👸 💖 ❤ 💕 ♥ 💗

  • @ShukriCabdiyusuf-xo2ut
    @ShukriCabdiyusuf-xo2ut ปีที่แล้ว +1

    M.a habar yar allaha ku xafid ❤

  • @khadijaadan4202
    @khadijaadan4202 ปีที่แล้ว +2

    Farxiyo.❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdi7092
    @xamdi7092 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abyo allah ku xafido

  • @miss_xalimo_beauty1
    @miss_xalimo_beauty1 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah abaayo macaan dhibaatadaas iska jira😂😂😂😂

  • @linoabdirahman3741
    @linoabdirahman3741 ปีที่แล้ว +3

    Farxiyo waxan ku jeclahay ilahay dartis waxa tahay dhiragaleso qas ahaan aniga masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @jazmiiyahmad1739
    @jazmiiyahmad1739 ปีที่แล้ว +1

    Jecliya jafitanka 5×kabadan degeste Bravo 🎉❤

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 ปีที่แล้ว +2

    Masha allha xbbti guuleyso

  • @Mumyyyy
    @Mumyyyy ปีที่แล้ว +5

    Ani suxuur Wan soo wada kiciyaa ciyaalka suxuurta aan dhahaa mid yar oo 2 Sano jira musaasad caano dhab ku siyaa salad subax tukanaa intii waxbarasho aadeyso wey baxaan 6:30 inteena Kalena dig aan dhahnaa hurdo ilaa 11 am 12 soo kacnaa markaas Baa quruc iyo qado wax loo Kala garan ay Canaan ciyaalka Ana shaqadaan cabaa wixii igu soo aado alx

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt ปีที่แล้ว +2

    aniiga hoorta sanbuus ka iyo buurton ma saameyo maaraqa kale noco aha ayaan samey vegetables and fruits soups 🍲 smoothies caruruta waxa yare oo simple ah usaameya intaa kale waan ku ciibadeysta

  • @raxmaxaashi6986
    @raxmaxaashi6986 ปีที่แล้ว +3

    Waaan kutaageera❤ hbo hory usoco waan Kahela jafoofgaga

  • @mulkiibrahim5185
    @mulkiibrahim5185 ปีที่แล้ว +3

    Ramadan Mubarak all asxbta farxiyo tawakal Ramadan Kan kisa kale nbd allah hanugu garsyo

  • @حليمةمحمود-ث3ن
    @حليمةمحمود-ث3ن ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 😍😍❤️❤️

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 ปีที่แล้ว +2

    Manshallh.walal.farxiyo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว +5

    Masking wana ka xumahay gabadhaas sambuusku ka khasaaray abaayo anigu aroortii baan shaqo aadaa duhur iyo casar dhexdooda baan imaadaa guriga ciyaalka baan qado siiyaa kadib afur diyaaris baan galaa marka foolyada dhawr beri baan diyaarsadaa intii aan hal maalin cuni lahaynba istaraasho baan ku duubaa laakiin dhexda waxba kama geliyo foolyada bes kadib siblog ku ridaa hadana bac ku duubaa kor geli. Nasiib baad leedahay abaayo gabar baa kuu joogtaa somaliya baad joogtaa ee wakhti Aad ku nasatid samayso. Jus quraan ahna maalin walba akhriso wakhtiga adaa maaraysan kara abaayo ilaahay hakuu gargaaro

  • @maryamoahmed6824
    @maryamoahmed6824 ปีที่แล้ว +1

    Habo waaku tageraa ❤

  • @fatushdimples
    @fatushdimples ปีที่แล้ว +1

    Asc farhiyo abayo wa runted aniga ciriri ayan hurdada ugajiri jire istiqfarta markan badiye alxmdlh

  • @XamdiBoore-de3un
    @XamdiBoore-de3un ปีที่แล้ว +3

    Farxiyo shaqada wankugu desanjirney shaqalaha marwalbo miyaa mise ramadanka😍

  • @hawomohamud2624
    @hawomohamud2624 ปีที่แล้ว

    Mash alh farxiyo allh haku xafido anig sabus firinjer waan galeyah balase lesma dol saro 10 wax kaa yare leen bacadi lagu shubah tan kale wax lam kor saro xitah asig lesm korsaro mark waxad aqanan waa dhiib badan yihin

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว

    Asc abayo faraxiyo cadeey mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah 👍👍👍👍👍👍👍❤️🥰💞💝💔💘💋💖

  • @nastexomaxamed815
    @nastexomaxamed815 ปีที่แล้ว +3

    Abyo Ani horta gbr madow I jogto walley sikasto guri lonadiifiyo wax umba isku daadsan sikasto maalinki 2 jee 3jeee guri latirtiraa marka sida jadwalka lo samesta kaso hadal iyo sida wax lo aruursado naagta Ina iska fasaxaa raba after Ramadan marka iso dhiira Gali sida jadwalka losamesto gurigaga nadif iyi qurux Logan dhigto pls abyo❤

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 ปีที่แล้ว +4

    5 caruura haystaa Alx midka ugu yar 2bil buu jiraa qof icaawiyana iima joogo habeenkii dhan baan shaqaystaa subixii markan kuwa waxbarashada gaaray iska diro 2da yaryar intaan hoosta gashto dug dhahaa kadib 11ka soo toosaa ciyalka qadada ukarsadaa markii la iikeeno qadadooda siistaa kadib intaan uqubeeyo baan seexiyaa anna jikada iskasoo xaadiriyaa afurkaan kala tuurtaa daal ilaahay ima tusin Alx

  • @najmasaid9321
    @najmasaid9321 ปีที่แล้ว +3

    Farxiyo aniga horta wehliso ku bixiyey waayo guriga kaligey daganahay naagna lama shekesto walidkeyna wadan kale jiran adiga un ba jikadeyda ka shidan TH-cam adiga darta u u shida wayo wayo wax TH-cam dhexwareegayo adi un ba iga qancisay allaha ku xafido

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 ปีที่แล้ว +4

    habo mcn ani shaqaalo maba aboodo lkn الحمد لله howsheyda wan qabsadaa xajigeygana wuicaawiyaa الحمد لله على كل حال

    • @kuweeyeyare657
      @kuweeyeyare657 ปีที่แล้ว +4

      mashallah waye haduu xaajiga kucaawinayo ❤❤

  • @iskaadag994
    @iskaadag994 ปีที่แล้ว +1

    Aniga chabatiga sanbuuska ceeshka burka mahamriga ama mandasiga dhamaan fariijka ayey iigu jiraan 2 isbuuc mar ayaan sameystaa alxmd mana iga halaawin

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @LadnanXasan-pq9bk
    @LadnanXasan-pq9bk ปีที่แล้ว

    Wlhi waxa tahay nasab farxiyo nolow Wll macan

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah farxiyo abaayo waan kaa faa iidnay sida wax loo nadaamiyo noo soo badi dhiira galinta aniga waxaan ku noolahay qurbaha hada waxaa idhiba dharka markaan ku arko adigoo guriga hagaajinaya ana xaaqinkaan ku boodaa kkkkk❤❤❤❤❤❤

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 ปีที่แล้ว +2

    Xulbada see u samaysaa ila wadak farxiyo

  • @UbaxDheeman-pw3td
    @UbaxDheeman-pw3td ปีที่แล้ว +3

    aniga kaligay ayaan ahay 3caruur ah ayaa ii joogta oo mid naaska nuugo labo wiil oo walalahayna waa ay ii joogaan hadan subaxdiina caruurta quraac ayaan u karshaa iyo shaqadii guriga galabtiina afur ayaaa i sugaayo anoo soman ayan shaqaystaa hadana ilhy waa uu ila garabgalaaa alx

  • @hamdiahmed2222
    @hamdiahmed2222 ปีที่แล้ว +1

    Sambuuska dib foolyo cusub ha ugu xirto ee kis kis ha u xirto abaayadas

  • @saqiqa
    @saqiqa ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂 allah cawa ma nooli

  • @angelaania_1
    @angelaania_1 ปีที่แล้ว

    Farxiyoy waa gashan karaa qaybta Baraka waxa muhiim in uu buuxo oo kaliya shiilitan u haro. Waa samaysanaa hadaa talaagad baraf oo weyn haysatid

  • @jamiiloabdullahi3089
    @jamiiloabdullahi3089 ปีที่แล้ว +1

    Farxiyo abaayo qosal ayaa nagdish

  • @marzuqadan5840
    @marzuqadan5840 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkk😂kkkkkkkk farxiyo cawo wad iga qoslisey kalar iyo jilciso la iskuma

  • @iqroismaaciil3510
    @iqroismaaciil3510 ปีที่แล้ว

    Ana u horeyo habo

  • @najmocali1700
    @najmocali1700 ปีที่แล้ว +1

    Kujecliya farxiyo cadey wan dhownahay

  • @umuayni277
    @umuayni277 ปีที่แล้ว

    Asc farhiyow walle nafas badheisa aniga ila sideda saac shaga ban kumaqanahay

  • @faizaruun5670
    @faizaruun5670 ปีที่แล้ว +1

    Ani sanbuuska sadax malin uhagaajista mana igahalabo bacdha aluminiumka kuxirxira mashllah baldiya kuaruuriya frijka hoos digta❤

  • @khaalidgaming4414
    @khaalidgaming4414 ปีที่แล้ว

    Waa ilahey ma Hadi farxiyoy illahey kaa soo yeriyay waxan isla foliyada fariijka magilisaa hadana waxaan is iri amow isku cajiimaaa laba labeys ku jiray alxamdu

  • @miscaisha9837
    @miscaisha9837 ปีที่แล้ว

    Arilahaibadbadiyay anokalarimarsanyahay. Anjilcisomaraday

  • @raaxoosmaan9727
    @raaxoosmaan9727 ปีที่แล้ว

    Farxiyo wlh wax kalaa tahay jini foodleh ku teh

  • @otruunshopin3017
    @otruunshopin3017 ปีที่แล้ว +2

    Abayo sanbuuska ana sameyn jiray lkn saxan inan tiish saaro sanbuskana saasaaro ayan bac ku daboli jiray sidaas ayana ku xareyn jiray markan rabo inaan dubo saacado ka hor ayan kaso bixinaa fariijka mana iga halaabaynin intuu firiijka ku jirana waxba kor lagama saaro .si kasto ay ahato midka freshka ah wax dhaamo malahan oo ka mac

  • @FadumoMuuse-ml9br
    @FadumoMuuse-ml9br 2 หลายเดือนก่อน

    Ala hadaan usocday

  • @ibnubagadi9077
    @ibnubagadi9077 ปีที่แล้ว +1

    Asc goormee qur AANKA AQRISAA

    • @fadumoabdallah2235
      @fadumoabdallah2235 ปีที่แล้ว

      Subxda hore ba fiican Malinti mshquulka bdan

    • @inaali8054
      @inaali8054 ปีที่แล้ว

      @@fadumoabdallah2235 waa runtaa wll anuu hadan salaada subax horteed akhrin waayo Mar danbe inaan alhrigo lagama yaabo

  • @Navaaabdi
    @Navaaabdi ปีที่แล้ว +4

    Ilmaha hapenkii 8:00 hadi lagaro wala zeexiya nidamkaaz par wna zexan karta hapenki

    • @miskixasan1615
      @miskixasan1615 ปีที่แล้ว

      Ani ilmo iijogo 5saac habenimo kasoke masexdan 3jir ana uwayn

    • @amaal21
      @amaal21 ปีที่แล้ว

      ​@@miskixasan1615mobile Miya udhibta kailaali mobelka

    • @Navaaabdi
      @Navaaabdi ปีที่แล้ว +1

      @@miskixasan1615 abyo wexe adi ka arkeen wayeh somaogid ilmha sa adigah yeshid le noqonayan kuwGa 7:00 saac kuwalasexyo wyeh markah cafimdkodo unax

    • @miskixasan1615
      @miskixasan1615 ปีที่แล้ว

      @@Navaaabdi abayo wllhi wajeclahay inay waqti horay sexdaan aabahod aya shaqada maqribki kayimaado asage waqti laqatan way laqabsaden marka wana kajari la ahay subaxdii aye hurdada kudahan

    • @kifahmoha9785
      @kifahmoha9785 ปีที่แล้ว

      Sax weeye ilmahayga 9jir ugu wayn 8da hadii lagaaro qof soojeedi kara maleh waan baray

  • @shankaronsharif4439
    @shankaronsharif4439 ปีที่แล้ว +1

    Habo wlahi dhibkaas waa ihaysta 2caruura ii joogto midkalana wuu garguurta gabadh I cawiso iima joogto jamacadna waan dhigta dal aan naf la ahay

  • @nadifoadawe6517
    @nadifoadawe6517 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ALNUURTV
    @ALNUURTV ปีที่แล้ว

    M.a

  • @mulkihassan3361
    @mulkihassan3361 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh anigaba ano walac ah jiko gala ilhey hano fududeyo Jikada 😅

  • @nimcoosman1944
    @nimcoosman1944 ปีที่แล้ว +2

    Asc farxiyo dadka hada joogaa hawl ayay neceb yihiin soon iyo hawl waa isleeyihiin qayrkeeda ayay wadataa

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 ปีที่แล้ว +1

    Wsc

  • @sacidomacalin6618
    @sacidomacalin6618 ปีที่แล้ว +3

    Asc Farxiyo caday markasto adi bis ayaan yuutuub kaafiirsadaa asan cawa kasto anoo kulajoogo leenkasoo kacaa😂😂😂😂

    • @najmasaid9321
      @najmasaid9321 ปีที่แล้ว +1

      Ana kula mid ah markan qadka shido farxiyo wax so dhigto fiiri un ba is dhaha

  • @امالحلوين-و4ك
    @امالحلوين-و4ك ปีที่แล้ว +5

    Mashaa alaah waba Liga so hormaray mi6aaa😂😂

  • @hananapdirisak5783
    @hananapdirisak5783 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh wllo fadxiya aniyga ubad yar yar o isku nuug nuuga ayaan haysta o gabadh shaaqle ahna way I joogta aniygoo hawshiy la qabanaya ayay hadana dhamaanayn caruurtiy o I sugyasa hadana wllhi wxan sameeyo ma garanayo caruurtu May gaadhin xitaa dugsiy aniygoo kaca salaada subax hadana dib uguma laaban karo neerfo xanuun ban qaaday wllhi

    • @inaali8054
      @inaali8054 ปีที่แล้ว +1

      Wll mcn alah ha ku caafiyo horta anuu waxan haystaa sadex caruura oo ilmaha uwayni yahay sadex iyo badh ka uyarna yhy laba bilood shaqaalena iima jooga anuu markan haystay qof icaawiya guriguna iimuu nadiifoobi jirin mana nasan jirin sababtoo ah gurigaagiiyoo usadaga xitaa hadaad seexato si niyada uma seexanayzid hada wlhi ilhybaa iga sareeyee gurigayga wad ka zubkanaysaa waanan nastaa wkhti igu filan xitaa caruurta yaryarbaa basarka kuu baranaysa markaad kali isku tihiin alxmd Allah hawlaha aduunyo iyo kuwo aakhiraba ha inoo fudaydiyo

  • @samiira3638
    @samiira3638 ปีที่แล้ว

    Talo wacan

  • @qumanluulaluula
    @qumanluulaluula ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux8934 ปีที่แล้ว

    Wwwww

  • @safiyoqoorgaab8648
    @safiyoqoorgaab8648 ปีที่แล้ว

    Farxiyo gabadha ayadaa jilcan mooyee soonki lee furdo laga dhergaa

  • @fardowsoxaaji
    @fardowsoxaaji ปีที่แล้ว

    Walachia waaqonqoslay

  • @salaadocabdulaahi663
    @salaadocabdulaahi663 ปีที่แล้ว +2

    Jinfudlah 😅😅😅😅

  • @deeqacali4293
    @deeqacali4293 ปีที่แล้ว +2

    Asc warun walashay farxiya qaali salaada fajarka kadib hurdada yan lagunoqon dumrow waqtiga ayaa kubarakoobaya nazasho ayaad heleysaan

  • @ALNUURTV
    @ALNUURTV ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @haliimayuseef1214
    @haliimayuseef1214 ปีที่แล้ว +1

    qosol ikuma harin 😂😂😂😂 anika maxar kujira sabus sameyow maqalo wane kur satat wadan carabne wan joka ya foliyata itosinayo😢

  • @natureofartifacts9344
    @natureofartifacts9344 ปีที่แล้ว

    Farxiyo sambuuska talagada la galiyo waxa fican foolyada diyaarka ee supermarket taala

  • @maryamamohamed7407
    @maryamamohamed7407 ปีที่แล้ว +2

    Markee saas ka noqdeen sanbuuska wexee eheed foornada inee ku kariso ileen sanbuuskaas saliid lagu ma dubi karo

  • @maryamoahmed6824
    @maryamoahmed6824 ปีที่แล้ว

    😂habo farxiyo abdheed matihid adi dadka magacooda waala qariyaa comantiga marka soo qaadaneesid

  • @fartunfamily
    @fartunfamily ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂

  • @nastexomaxamed815
    @nastexomaxamed815 ปีที่แล้ว +1

    Ani sambuus ice ka lagalinayo majecli waayo dhaxda qoyaan kayesha markii ladubo

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 ปีที่แล้ว +1

    Wcs farciya cadeey anaga heer yurub dan aabo mo gessate heer somaliya maxa ku qasbey in ay baraf ku aruuriyan iyago arkaayo cunto fresco eh kkkkkkkkkkk bacne wax laguma xareesto marka hore cagag aa jiro oo lagu kala xerxerto malinbo qeyb lala so baxa ma 😂😂😂😂😂

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh

  • @khadijaadan4202
    @khadijaadan4202 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk

  • @hibonuura3728
    @hibonuura3728 ปีที่แล้ว +1

    farhiyo qasalada iila dhaqda sidi wax loku dhaqo noso dub

  • @user-yr2ey5qw8e
    @user-yr2ey5qw8e ปีที่แล้ว

    😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @fardowsoxaaji
    @fardowsoxaaji ปีที่แล้ว

    Auditor aad kkkkkkkk

  • @sagaldaahir4812
    @sagaldaahir4812 ปีที่แล้ว

    Abaayo meqo ciyal ah Ku joogto

  • @najmaomar2620
    @najmaomar2620 ปีที่แล้ว +1

    Abyo xage kalso xarira

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt ปีที่แล้ว

    😂😂😂 manooli 50 munite farxiiyo bahasha aad u kulushay aniiga 5 jiiran marsaday laakin miida caruurta ahayd 5 munite ku daayay aniiga waagan qurbaha imaaday ayaan naag African American aha ayaan madaxa boogo boog aha markan wayday waxay isheegay inaay jiilciso siidan ugashay side-effects waay iga diigtay

  • @hassanoabdio3077
    @hassanoabdio3077 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkllkk

  • @jamiiloabdullahi3089
    @jamiiloabdullahi3089 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk

  • @kuweeyeyare657
    @kuweeyeyare657 ปีที่แล้ว

    waxaa kasii fiicneed foolyada intay aamayso ayfirijka kashato

  • @اممحمدعبدالرحمن-ف2خ
    @اممحمدعبدالرحمن-ف2خ ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👌👌👌👌❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋💋💋💋🤲🤲🤲🤲🤲

  • @samdamaxamed3568
    @samdamaxamed3568 ปีที่แล้ว

    Abaayo ruutiinkii maad kariwayday

  • @نعيمهنعيمه-ج8ث
    @نعيمهنعيمه-ج8ث ปีที่แล้ว

    Soomaaliya fuqurqwaaye

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 ปีที่แล้ว

    10jir 8jiraa no jogo waka furaa sonka malinwalbo wey raban qaarna iyago wawaeynaa lagu karin

    • @sundusabdiomar7033
      @sundusabdiomar7033 ปีที่แล้ว +1

      Abyo anba 9jir 8jir qamisti ayey some gabdha mardanbe kume noqo wiilka 9jir ah maanta hada waa soma hada mafariisanyo bonon uu dheela haka furin abyo habartaan

  • @FathimaFathima-ly4cf
    @FathimaFathima-ly4cf ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂🤭

  • @نعيمهنعيمه-ج8ث
    @نعيمهنعيمه-ج8ث ปีที่แล้ว

    Quf gobalkaimaatay

  • @najmasaid9321
    @najmasaid9321 ปีที่แล้ว

    Abyo farxiyo hada wada daawaday vidioga ee marwaxada hadad shidito tarishadad furo guri dabeesha Mel ka baxdo ha hecho hafi kale xanun ku geyne nin guri isla daganeen saas samenjiray dhinac biya ka galen dhaqtarka marwaxada sababta ayu dhahay dhaqtarka

    • @otruunshopin3017
      @otruunshopin3017 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo xamar tixsi ama duqsi aya buuxo iftiinka daaqada ayuna so raacaa lama seexan karo

  • @malyuunmohamed9779
    @malyuunmohamed9779 ปีที่แล้ว

    Wsc

  • @sarahcabdi7376
    @sarahcabdi7376 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂

  • @abdinasirhashiadan9359
    @abdinasirhashiadan9359 ปีที่แล้ว

    Kkkkk