Part 12: Dagaalkii Al Itixaad Iyo SSDF | Sarkaalkii Al Qaacida | Doorkii Dagaalka ee Abdilahi Yusuf
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025
- #Kobocii_Islaamiyiinta_Somalia
Part 12: Dagaalkii Al Itixaad Iyo SSDF | Sarkaalkii Al Qaacida | Doorkii Dagaalka Ee Cabdillaahi Yuusuf Iyo Xasan Daahir Aways
Waxaan kaaga mahad celinay in aad isku howsahu diyaarinta buugaan iyo so galintiisa barta youtube jazakllah akheyr ustaad
Waa barnamij aad u xiiso badan .
Zhp Tariikhd Ayaad Zoo Gudbisay miisanleh
Mansha Allah Waynu Wada soconaa Qaamuus Waxan part 13
Hore usoco 👍👍👍
Maansha alaah guulayso
MA ASHAHAADO LADIRIR AYAA JECLAYSAN LAHAA RAG ISLAAMIYIIN AH
Thanks
M.a
Waa qadkii koobaad oo ay galeen xasan daahir baana masuul ka ahas
@@farhanabdi1102 QALADKU WUXUU AHAA QABYAALADDA IYO DIINTA OO LAYS WAAFAJIN WAAYEY.
melesiyadii Gen.Caydiid.
iyo ururkii SSDF maxaa faraq ah oo u dhaxeeya .
2 qabiil ama 2 urur maa med usku raacdaan oo warka naga baandhaysaa.
Ssdf maam6lka butlan baa laga dhaxalay balse USC waxaa laga dhaxalay burbur dhac, boob, dil iyo kufsi. Xamar waxay ukala xirneed mooryaan USC ahaa markoodi hore oo magaalda waxay ahayd fodo. C/ lahi Yusuf oo ahaa aasaasihii SSDF ayaa dowladanimada jirta maantay keenay Xamar.
Walal bugga 10 sano ka hor baan aqriye ee qabtii 2 away
Itoobiya way ku guulaysatay inay soomalida isku dirto 1977 ilaa 2022 inay u heshiyan cadowgooda oo dalkooda wadda dhistan diintoda ilaashadan ayay soomaali dantoodu ku jirta haddi ila meerayso ayay nolashooda ku dhamaysanayan iyo aakhiro seeg
Masul wxd shegtey
Ilaa dhowr korneyl
Oo ka tirsana
Xubnihii al itixaad
Marka korneyl ladasi
Ma waxey Horey uga mid ahayen
Korneyl ladii
Dowladi m siyad
Mase al itxaad iyo xasan daahir
Ayaa bixin jirey
Darajoyinkas
Walaal waxay ka tirsanaan jireen ciidankii xoogga dalka ee dawladda.
waxaan filaynaa in ay ahaayeen saraakiil ka tirsanaan jiray ciidankii dawladda.
@@maxamedilkacase7179
Sow lama oran karo
Markas al itixaad wado
Iyo dhalinyaro
Kaliya ma aheyne waa loo dhama
WAA SARAAKIIL KATIRSANAA CIIDANKII DOWLADDA
@@lilcuzzwhitemoe oky
Waa buug uuqoray nin wahabiya oo ay tariikhdu qasbayso ( history ribeats itself )
Meleeshiyadda wahaabi ga ee cimaamadda cas madaxa saartay dalkoo dhan Bay ku fideen