Part 17: Al-Itixaad Iyo Alqaacida | Sidee Alqaacida Ku Timid Somalia? | Xidhiidhkii 3 Xagalka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 17

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 ปีที่แล้ว +4

    Waan sugayey wa mahdsn tahey wll

  • @biggie639
    @biggie639 2 ปีที่แล้ว +3

    warkaagu ma sugna sxb waayo waad hadlaysaa ma sheegaysid taarikhda saxda ah meelo badan oo aad ka hadlayso. Waxa ka sheekaynaysid sida lagu rumaysta way adag tahay.RAMADAN KAREEM

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว +2

      @Biggie Ramadaan Mubarak, waad mahadsan tahay. Anigu shakhsi ahaan buuggan uu qoray Marxuum Cabdishakuur Mire Aadan waxa aan kala kulmay in uu yahay mid ka mid ah buugta tixraaca ugu wanaagsan leh ee sugnaanshaha badan aan ku tuhmayo. Waxa uu xusayaa taariikhda dhacdooyinka, wakhtiyada ay dhaceen, raggii goob joogga ahaa oo uu hadalladooda soo qaadanayo qaar uu la kulmay iyo qaar uu hadalkooda warbaahinta ka qaatay.

  • @ahmdahmad6965
    @ahmdahmad6965 2 ปีที่แล้ว +2

    Kuligood waxeey ahaayen kuwa carab ku shaqeysata magacey doontan hashergtane somali weliged waxbalo meriya macegto daha gadashisa carabka kugu sacidaya duminta dalkaga away dalka arbeed oo diinku dhaqma carab ninka aminay lacagtedana kuholgalay Waa yahuud kuli islamiyinta wexeey ushaqeyaan sanunitiinta waan xaqiiq aan hayo yayiintoda

    • @amiinamiinaxmed1233
      @amiinamiinaxmed1233 2 ปีที่แล้ว

      Waa jeebkaaga wax yahwn doqonka ah

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 4 หลายเดือนก่อน

      WAR RAGGAAN ILAAHAY DARTIIS AYEY KU MIDOOBEEN ,
      ADIGA AYEY KUGU QUFULAN TAHAY QABYAALADDA SIDA SOOMAALI, CARAB IWM

  • @ibraahimaliegaal6218
    @ibraahimaliegaal6218 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 2 ปีที่แล้ว +2

    Soomaalida waxey rabaan mayaqaanan iyo wax cadowgooda ka rabo.maalin kasta
    Waxaa losoo xirtaa shar cusub qabiil,qorey,diin ku sheeg,qaran dumis

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 4 หลายเดือนก่อน

      Qabyaalad ayaa soomaali jid iyo jaho udiiday

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LIVE

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Wax yar wax weyn lagugara waa kutarxila inlaga tanAsulaa sirmaqabe saabaa biyo uceliya

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    FACEBOOK

  • @hassandahirabdille7329
    @hassandahirabdille7329 2 ปีที่แล้ว

    Waxa ka muuqanaya meesja waxaa weeye in afkaarta dadkan somalida ah lugu shubey in aay ahaayd afkaar aay dajiyeen niman carbeed oo argagixiso ah kuwaan somaaliduna aay ahaayeen dameerihii loo aadagsanayey sidii aaydhiyoolajiyadaas siyaasiga ah ee la diimeeyey loo faafin lahaa waana ilaa iyo maatay mida lagu qaribayo dalkeena iyo dadkeena .

    • @amiinamiinaxmed1233
      @amiinamiinaxmed1233 2 ปีที่แล้ว

      Aleelalaha cid gaalada ushaqysa warkoodo wuu cadyahy caqligu luguhuu kaaga jiraa adiga

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 4 หลายเดือนก่อน

      IN UMMAD MUSLIM AH ISUKAASHATO HALGGAN KU SAABSAN KORYEELIDDA KALIMADDA ALLAH SWT MIYAAD KU SHEEGTAY AFKAAR IYO IDEOLOGY RAGGII KA SHAQAYNAYEY HIRGALINTA ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKANA WAXAAD KU SHEEGTAY DAMEERO.
      ADEER MARKA MAXAA KULA QUMAN DHAQANKA SHAYDAANKA (DASTUUR IYO DIMUQRAADIYAD) EE AY GAALADU KUSOO RARTAY KOOXAHA ASHAHAADO LADIRIRKA AH EE QABYAALADDA IYO DIINU-FALUUSNIMADANA KUSII DARSADAY

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 2 หลายเดือนก่อน

    Carabti wa walan somaldi marba diin baa lokena somalida🤣jihadka xamar yaal muxu yhy ee galada kunol nacala la diin benbadanthn