Sheekh Barbaraawi Muxu Kaga Jawaabay Eedaynta Culumadda Ictisaam

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 130

  • @maxamadzakiClaahi
    @maxamadzakiClaahi ปีที่แล้ว +3

    Waa runtiis maashaa alaah❤❤❤

  • @sheikhabdiraxmanabdirahram5092
    @sheikhabdiraxmanabdirahram5092 2 ปีที่แล้ว +6

    Allaha kubarakeeyo sh barbaraawi run ayaad sheegtay حفظك الله تعالى

  • @MucaadcabdiMucaadcabdi
    @MucaadcabdiMucaadcabdi 3 หลายเดือนก่อน +1

    allaaha ku xifdiyo sheekhuunal xabiibi

  • @badrimohamed3290
    @badrimohamed3290 2 ปีที่แล้ว +11

    Sh. Barbaraawi allaha haku dhawro dadka inta Ictisaam Taqaanaaba way ogyihiin Caqiidadooda, dagaalada ay galeen iyo dhiigga ay daadiyeen.

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa runtiis Sheekh barbaraawi thanks 🙏 Ustaaad

  • @AbdimalikSheikhAbdiwaxid
    @AbdimalikSheikhAbdiwaxid 10 หลายเดือนก่อน +1

    حفظه الله ورعاه شيخنا وحبيبنا شيخ عبد الله البربراوي

  • @mukhtaarahmed1018
    @mukhtaarahmed1018 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allaah Buufi sheikh

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 ปีที่แล้ว +3

    subxaanallaah allaah dadka wanaagsan hanagu daro allaah hanoo naxaristo

  • @hindabashiir2690
    @hindabashiir2690 2 ปีที่แล้ว +11

    Waa run hadalka sheekhu sheegay

    • @siraadxasan2770
      @siraadxasan2770 2 ปีที่แล้ว

      Run maaha shekhu fitno ayuu abuuray ciddii fitnada toosisana ayaa qabta cuqubadeeda.

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 ปีที่แล้ว

      ​@@siraadxasan2770fitnada 1992 qoryaha udhiibtay itixaad hadda ah ictisaam aya larabaa in dalka laga qabto😢

  • @asmasaleeban1418
    @asmasaleeban1418 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allh sh baarakaalaahu fiik ❤

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 ปีที่แล้ว +3

    JazakaAllah khair sheekh Barbaraawi hé know this was lang time coming!! Reer somaliland needs to listing to this , it’s is very important!!

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i 3 หลายเดือนก่อน +1

    Anaa garabkaaga ah ishlh s heekh

  • @sayalala2072
    @sayalala2072 2 ปีที่แล้ว +14

    Shiikhani ma baqo waa nin adag walahay

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc walaalayaal fidnadu way xuntahay sheekha maxaa ugu wacan in uu muslimiinta kala qaad qaado maalin horana wuxuu haystay jamaacatu Tabliiq nimankaa diinta allah faafiya ee baararka dadka kasoo saara sheikhii allah kabaq please. Oo amiirka saudi MPS yuuna idin seejin khaatumada waayo waxaa maalin dhawayd laga mamnuucay Saudi Arabia Tabliiqigiii cajiib

  • @mabsuudmaxamuud7721
    @mabsuudmaxamuud7721 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah Asadu sunna waxanu hubin sheekhu iskama.dhaho

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 ปีที่แล้ว +1

    jasaakallaah khair shekh barbaraawi

  • @bashe3051
    @bashe3051 ปีที่แล้ว +2

    Waxa looga qaylyay arinkan imika ayuu taagan yahay oo ictisam hargeisa iyo kuwa Lasanod wada shaqeeyan...

  • @Hudisa2025
    @Hudisa2025 2 ปีที่แล้ว +5

    ICTISAAMKU WAA KHAWAARIJ. SHEEKHU WAA GEESI .

  • @SahraClaahi-g7b
    @SahraClaahi-g7b 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haku barakeeyo sheekh

  • @abdiqaniahmed9630
    @abdiqaniahmed9630 2 ปีที่แล้ว +4

    al xamdulilahi waan sugayay wax noo bayaaniyo.oo noocadeeyo ictisam
    ictisaam waa kansar diineed.

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว

      Wax iska hubso seef la bood ha noqonin waxaanad cilmi u lahayn ha xukumin raggan uu durayaa way ka cilmi badan yihiin

    • @Zizu.xy1
      @Zizu.xy1 ปีที่แล้ว

      ​@@taqwalaah5911 تفقه في الدين ولا تكن عنصوريا

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 2 ปีที่แล้ว +3

    Hadda ma nasteexaad waddaa sheekhaw mise waxaagu waa fitno toosin..?xaqa Alla ha koryeelo baadilkana ha suuliyo....aamiin aamiin...aamiin.

    • @mohammeddoule8825
      @mohammeddoule8825 2 ปีที่แล้ว

      Halay arko ayuu wadaan qoladaan weligoodva fitno iyo culimo lacaayo iyo xukuumad la amaano ayay ka shaqeeyaan والسلف بريئون منهم كب ائة الذئب من دم يوسف عليه السلام

  • @mahadalle8644
    @mahadalle8644 2 ปีที่แล้ว +7

    wax kaa qaadi maayaan haday ku dacweeyaan xaqa ayaa guulaysanaya xaq baadna ku taagan tahay

  • @xuseenmaxamed3191
    @xuseenmaxamed3191 2 ปีที่แล้ว +6

    Barbaraawaw ka daa diinta khilaafka culimadu waa isku mid diintana ilaaheybaa leh

  • @salmahussein5007
    @salmahussein5007 ปีที่แล้ว

    Sheekha runtiisa weeye100%

  • @bashirhassan3639
    @bashirhassan3639 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana ALLAAH ma hada ayuu berberaawi qaaderiyo usoo qaatay tusaale lagu daydo ربنا لا تزغ قلوبنا بعد إذ هديتنا.
    Oo wadaadku ma oga miyaa inay qaaderiyo habkaas uu ictisaam ku sheegayo oo kale u dhisan yihiin.
    Isaguse ma sirdoonbaa sidee ayuu ku ogaadey inay xukun doonayaan. Oo xataa haday xukun doonayaan ma iyaga keliya ayuu xukunku ka xaaraansan yahay? !!!!!!
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك.

  • @CarroEdeg
    @CarroEdeg 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa Runtii , Ictisaam Waa Itixaas,shabaab, Alqaaida, waa nimankii Ina godane Xasan dahir aways, waa Khawaarij fidno ah, Waa aduunyo doon

    • @ahmednuur1585
      @ahmednuur1585 ปีที่แล้ว

      Burundi yugandhes itoobiyan kenyan galadas soo duly in liska dhiciyo maa qawarij lgu noqohaa😂

    • @maxamedaashaguur
      @maxamedaashaguur ปีที่แล้ว

      Alqaacida ha caayin

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg ปีที่แล้ว

      @ahmednuur1585
      Waa jib waana asal min usuulu diin ah, jihaad baa lala galayaa, gaalo, waxaase meesha taal ma Gaalaad ku jihaadayseen markaad 1000 ee masaakiinka ah Suuqyada ku xasuuqayseen. Jaamacadaha kulaynayseen, masaajiida ku dilaysaan, jihaadkiibaa meel qaldan idinla maray, cida aad laysaan 90% waa somali muslimiin ah, yaa kuu baneeyay, Taariikhda lama sheegin fakarka abdi wahaab cid taabacday oo islaamku ka nabad galay , Qarax yada aad samaysaan 90% soomali shab ahbaa lagu dilaa ma islaamnimaa?

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg ปีที่แล้ว

      @@maxamedaashaguur
      Nacdali haku dhacdo Alqaaida iyo Waxii samaystayba,

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 2 ปีที่แล้ว +3

    Ictisaam tuna waligay mamaqal malaha dunida qarniyo ayan kadambeya walaahiy manta kahor mamaqan walaahiy ilahayba igu ig wanyabay

  • @basbaas12
    @basbaas12 2 ปีที่แล้ว +4

    Nimankaasi Xamar laga xukumo dalka halaga qabto. Ictisaam iyo Al Shabaab waa isku mid

  • @MuraadMohamedMuse
    @MuraadMohamedMuse 3 หลายเดือนก่อน

    Waa xisbiga ugu sax San

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay toobad ukeenna culimo iska fitna abuurka muftaaxu shar
    Maxaad ugu mashquuli waydeen kuwa dadka gaalaysiinaya kuwa nebiga caayaya swc

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว

    Wixiisoo dhan marka lagu qabto muxuu uyidhaahdaa sanad horuuu ahaaa berigii uuu dr faysal is qabteena beri horuu lahaayeee

    • @AxmedCumar-lg4up
      @AxmedCumar-lg4up 8 หลายเดือนก่อน

      Waa runtii aniga markhaati ka ahaa goorta uu sheekhu hadalka yidhi iyo goorta ay ictisaamku ku baraarugen way kala horeyen 2ba sano

  • @awad559
    @awad559 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa fataan ah fidna wele khilaaf iyo mudara wada
    Waxuuna diin u yaqaanaa in uu culumada dabago lo xumaantooda u fiirsado waxaa kale oo ku ladhan indabada laga wado oo u cid kale u adeegayo markaa hala iska hu biyoninkan diin waxba kama oge e waa jaahil waxuu rabaa culumaan la doodey

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว

    Sh.barbaraawi far dheeraaduu ku yhy culimada isaga dabo gal halagu sameeyo?

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 2 ปีที่แล้ว +4

    لا حول ولا قوّة إلاّ بالله...إنّا لله وإنّا إليه راجعون..حسبنا الله ونعم الوكيل

    • @abdirahmanmoze
      @abdirahmanmoze 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxa kugu dhacay wll

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg 2 ปีที่แล้ว

      1000 ashahaado, waa Alshabaah, Khawaarij takfiiriyiin ah, Nabìgaaa ka nabad galiwaayay waaka unal Caayayba ee injir iyo waxaan u qalmin ku sheegay, ceeb calayk yaa Khawaarij

    • @Farax_mm
      @Farax_mm ปีที่แล้ว

      ​@@CarroEdeg🤮👺😈🤢🤮🤮🤢🤮🤢🤮🤢🤬

  • @AmiinMouse-j6y
    @AmiinMouse-j6y ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @ilyaswarsame7290
    @ilyaswarsame7290 2 ปีที่แล้ว +2

    Sh barbaraawi su’aal aan sugayey kama jawaabin Taasina tuhunkii ayey Sii xoojinaysaa!!

    • @AhmedsaalaxMahamed
      @AhmedsaalaxMahamed ปีที่แล้ว

      Hhhhh barbaraawi maha nin ciyaalka uso babac dhigaan adeer

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur ปีที่แล้ว

    Ictisaam waa culimada diinta

  • @siidii5876
    @siidii5876 2 ปีที่แล้ว +1

    Salaful jadiid qolo fiican waaya

    • @AxmedCumar-lg4up
      @AxmedCumar-lg4up 6 หลายเดือนก่อน

      Seleful jadiid waa maxay
      Ma waxa jira wax qadiim ah oo hadana cusub

  • @aliaction
    @aliaction 2 ปีที่แล้ว

    Shieku wuu dastuureysanyahay
    Siyaasadu waa qayb ka mida manhajka islaamkee
    Ma afhayeenka qarankaa wadaadku wow!!!

  • @mahadalle8644
    @mahadalle8644 2 ปีที่แล้ว

    sh barbaraai waxan u arkaa nin daacad ah oo imaankiisu waynyahay oo aan munaafiq ahayn ilaah ha xafido kalmad been ah muusan sheegin culimada waawayn askartoodu waa alshabaab iyagaana asaasay xaqiiqdu waa maalintii uu yiri gudoomiyaha gaalkacyo uu yiri misaajidka adinkiisa waayo hadaan tago waan ka baqayaa gudoomiyeyaal iyo madax baa lagu dilay masjidka kuli culimada waawayn wey gaaleeyeen gudoomiyaha meeshay cambaarayn lahaayeen dadka misaajidka dadka u hortaagan oo ku dilaya waxan u arkaa ictisaam madaxdii alshabaab

  • @sayalala2072
    @sayalala2072 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkk carabti culimadi somaliyed way waaleen siyasiyinti iyo qabyakadi layabanayn dadki isku khikafsana culimadu haday isqabsanto yaa kalaqabanaya

  • @aygyoutube
    @aygyoutube 2 ปีที่แล้ว +1

    Fitnada iyo kala qoqobka Diint joojiya dhammaantiin Budhcad Diimeed baad tihiin. Magacan iyo Ururo Diimeed baad samaysateen mid walba isagu isla Saxsan yahay, kuwii kalena Shaki Islaamnimadooda gelinaayo. Imisa Qaybood ayay Diinta Islaamku u Qaybsantaa?

  • @mohamedhashi1643
    @mohamedhashi1643 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaa diidan in ICTISAAM dhaleen ALSHABAB

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg 2 หลายเดือนก่อน

    Ma rag baa ilma galeen Leh hadalka hagaaji sheekh

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 2 ปีที่แล้ว

    Shaikhan waa xisbi naftigiisa lakiin waxuu isticmaalayaa Taqiya.

  • @laascaanood539
    @laascaanood539 2 ปีที่แล้ว +1

    JADIIDIYOOY KUTUB BARATAY LAAKIINSE CAQLIGAAD KU MAAMULI LAHAY DEEN XAGAAD KA KEENAY SAAN?

  • @mahdimaxamed444
    @mahdimaxamed444 2 ปีที่แล้ว +1

    Waasax

  • @siidii5876
    @siidii5876 2 ปีที่แล้ว

    Salaful jadiid is good

  • @shaykhcawil9958
    @shaykhcawil9958 2 ปีที่แล้ว

    Wadaada dunida islaamka wareeriyay jadiidiyo caqlixumay dheertahay waa nimanka sacuudiga uu fatwooday malaayiin muslimiina sida tabliiqa ikhwaanka inay yihiin argagixiso markaa inuu saa dhaho layaab maleh

  • @aiderusahmed4394
    @aiderusahmed4394 ปีที่แล้ว

    Barbarawi waxaan kugu taageray inaad in dhiig la daadiyo diiday

  • @xasanbarre5657
    @xasanbarre5657 2 ปีที่แล้ว

    Anuu salafi mayihii laakin sheekhani kooxaha wuu kasoohorheeday in koxo lasamaysto imakana sheekh xasaan xuseen dhegaysta

  • @nariinfayzal1191
    @nariinfayzal1191 2 ปีที่แล้ว +2

    Malaha somalilanda qiyaamiheedi ayaa dhacaaya ciro vs muuse ayaanu kala hor joognaye ma haday salafi iyo ictisaamna uu gar qaadna

    • @munyus9865
      @munyus9865 2 ปีที่แล้ว

      😂 😂 😂

  • @hoodomuuse4301
    @hoodomuuse4301 ปีที่แล้ว

    Mar welba qofka runta sheegaya si dagan ayuu uhadla sh barabaraawina xaqqa ayuu cadeeyey ee mxaa lagu heysta

  • @Suldanmusseali
    @Suldanmusseali ปีที่แล้ว

    Duni aakiru sabaan dheh.

  • @siradmowlid6253
    @siradmowlid6253 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh fidnadu way hurudaaye hatoosine illaahay kabaq waxa kaa muuqata xaasidnimo ictisaamka inaad kaxuntahay nidaamkooda iyo dhismihiisa waa xisbi dacwad wada oo lawada ogyahay

  • @saidjuma8853
    @saidjuma8853 2 ปีที่แล้ว +2

    sheikh barbarwi dastuurka iyo xetaarka wadanka buu u hugaamsamay kuwa kale maxay ka qabaan qaynunka dalka

  • @zamzamhassan301
    @zamzamhassan301 2 ปีที่แล้ว

    hhh Asalamucalayku, maistidhahden culumadu Fakh bay ku dhecen

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 2 ปีที่แล้ว

    Beryahan dembeba aad baad adeerkaa ula shaqeynaysay

  • @cabdiraxmaa4620
    @cabdiraxmaa4620 2 ปีที่แล้ว

    waakaas waan waanbuu galay 😅🤣🤣🤣

  • @cumar6967
    @cumar6967 2 ปีที่แล้ว

    Berberaawiyaw adba xisbi jadiid baatahay

  • @SamowadegeneraltradingSamowade
    @SamowadegeneraltradingSamowade 7 หลายเดือนก่อน

    Jadiiidyo waa khawariij tuug ah

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa ceeb ku jira haddayba rabaan inay wadanka diin Islaam ku xukumaan Shabaabna shaqo kuma leh oo waa la og yahay. Hadaad wax qabaneyso dhibka Somaliland ka jira wax ka qabo

    • @TheSomaliHorizon
      @TheSomaliHorizon ปีที่แล้ว

      doqon baad tahay argagixisa ayaad taageertaa, sheekhyo lacag ku shaqeysta, alshabaab ku noqda, waanu idin helaynaa meel kasta oo aad joogtaan, waana idin dilaynaa, Somaliland difaaca ama dhinta, khiyaamo iyo maska madaxiisa waa la gowrac doonaa

  • @kandarabi927
    @kandarabi927 2 ปีที่แล้ว

    Yaa nadax u ah markaa sheekhoow? Dhowr jeer buu ku dii celeliyey2" nadaxdooda" Laakiin wariye ku sheegga useless ka ahi suaashaa ma waydiinin. Taa marka laga soo gudbo sheekhu run buu sheegayaa, oo dee fahad yaasiin baaba ka mid ah xubnaha fir fircoon ee ictisaam.

  • @abdirazaksenior5999
    @abdirazaksenior5999 2 ปีที่แล้ว

    Horta kan cida sheekha uu uyahay ee dhagaysata ayaan la yaabaa intaan diin kan wax ka waydiinayo maan iska dhinto

    • @mustafemaxamed2547
      @mustafemaxamed2547 2 ปีที่แล้ว

      Adiga qolada uu sheegay sheekhu ayaad tay waanu ku fahanay

  • @maxamedahmed2469
    @maxamedahmed2469 2 ปีที่แล้ว

    Culimada kala qabty

  • @alphopower.2319
    @alphopower.2319 2 ปีที่แล้ว

    Horta salafa iyo ictisaam maxaa ku la duwanyiiihin

  • @mukhtaarxaaji3856
    @mukhtaarxaaji3856 2 ปีที่แล้ว

    jamacada tabliiqa mahe waxa kale ee jamacada shegta wa isku mid

    • @cabdiqanigeele8085
      @cabdiqanigeele8085 2 ปีที่แล้ว

      tab liiqaa wawahaabi tab liiqu
      ee jameecada ahlusana waljameeca
      baasax ah

  • @Xiingalool
    @Xiingalool 2 ปีที่แล้ว +1

    Wadaad isku kalsoon

  • @alphopower.2319
    @alphopower.2319 2 ปีที่แล้ว

    Shiekhan salaf miyaa mise itihixaad

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed 6 หลายเดือนก่อน

    Kan waa munaafaq waxba ha,waydiinana diinta waxba kama yaqaane

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade 2 ปีที่แล้ว

    Ma ictisaaaam ayaa xukunkiii qabtay koonfur

  • @aqoonyahansom2959
    @aqoonyahansom2959 2 ปีที่แล้ว

    Jadiidiyo waa dulli

  • @mahamuudhassan3367
    @mahamuudhassan3367 2 ปีที่แล้ว +1

    barbaraawoow markaad leedahay waxaan maagay dhawrjeer oohore walina waan maagayaa waa gardaro cade tolow miyay kuu jilic sanaadeen ictisaamku waar iska celiya ictisaamoow dawladan aad isleedahay wax sirabaad usheegtay barbaraawoow way kaa horaysaa adna way ku fahan santahay iyagana way fahansantahay

  • @cabdiqanigeele8085
    @cabdiqanigeele8085 2 ปีที่แล้ว

    wuxuba ilaaka had laya waa isku man haj
    nahaabiyo aaye

  • @ifrahabdulkareem6028
    @ifrahabdulkareem6028 2 ปีที่แล้ว +1

    CULIMADA AQOONTA LEH SIDOODA MAXAA KUU DIIDAY IN AANAD CIDNA AF LAGAADAYNIN AAD BAAD ISU QANCISE. MACHADKASGA IBNU BAAS EE KURASATA LOOXA AH HADANA BILAA MISASKA AH DAYACTIR KU SAMEE OO GOOBAHA DIINTA LAGU BARAYO QURXIYA LACAG UUN HA KA URURSANINA E.

  • @marwansharifisak8800
    @marwansharifisak8800 2 ปีที่แล้ว

    kuligiin. Dameer. iyo. dhagahiis. aa. tihiin waahibi. faa. ido. leh. lama. sheegin.

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 2 ปีที่แล้ว +1

    Halkaas waxaad ku cadaysay in aad undercover tahay meelaha aad leedahay ha taggaan waa xaafaddiinii waa ogtahay

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 2 ปีที่แล้ว

    Al ictisaam jihaad waa diiddeene sufiyo iyo jadidiyo iska celiya hee iyaguu reer gabled kaashanaya

  • @alxamdulilah2610
    @alxamdulilah2610 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa kujaban haday xukun gaadayaa war xumaa wuxu ma in diinta la isku maamulo ayuu diidan yahay

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni3576 2 ปีที่แล้ว +1

    Wadaadada Soomaaliyeed waxay u badanyihiin Wahaabi Najdiyya Salafiyya waxba isma dhaamaan waa xagjir,argagisa ah oo ka shidaal qaata wadaadkii shayddaaniga ahaa ee maxamed cabdul wahaab iyo ibna taymiya. Soomaalida waa inay la dagaalamaan oo cidhib tiraan manhajkan habawsan ee shayddaaniga aa ee wahaabiya.

  • @SamowadegeneraltradingSamowade
    @SamowadegeneraltradingSamowade 7 หลายเดือนก่อน

    Beenaale shaydaan ah wayaan Kani

  • @karti-soor
    @karti-soor 2 ปีที่แล้ว

    Sheeko Ummad ka Jeedin khilaaf kale abuurid siyaasadda iyo taloxumada Xukumadda Muuse Bixi

    • @ibrahimsiciid7269
      @ibrahimsiciid7269 2 ปีที่แล้ว

      Intaad taqaanay way dhaaftay wll ninbaa indhala aanjiray markaasaa halmar indhuhu ufurmeen kadib wuxuu arkay bakayle dabeeto wuu indhabeelay waxkasta ooloo sheego wuxuu odhanjiray bakaylaha maleegyahay markaa madaxwayne biixi cidna masoo qaadin sheekhu wuxuu kawaramay kooxdiineed dagaalo badan wadanka kariday ardaydoodiina dunida siiwaleen markaa fahan intaad taqaanay waydhaaftay wll

    • @karti-soor
      @karti-soor 2 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimsiciid7269 Maay Dhaafin taageerada Xukumadda Muuse Bixi Cabdi ee Sheikh Berberawi iyo Sheikh Abdirahman Dheeree waa cadahay??

    • @ibrahimsiciid7269
      @ibrahimsiciid7269 2 ปีที่แล้ว

      @@karti-soor kuwan ictisaamkee iminka qaylinaya waxannu kadhaadhicin kariwaynay muddo dheer isqarxintu mabanaana waxay odhanjireen jihaadkii baaladiiday iyo mujaahidiintii alshabaab markay soconwayday hadana waakuwan maanta kaxanaaqaya xasan daahir aways wuxuu ahaa ictisaam iminkana waadiga og markaa markeebay diinkatahay berina warkale kasug

    • @mahamuudhassan3367
      @mahamuudhassan3367 2 ปีที่แล้ว

      anigu midna ma ihi labada xisbi walaahi laakiin waxay iila muuqataa siyaasada barbaraawi inay fashilantahay aragti dhaar marka lagu baadho hadaladiisa waa wax lafahmikaro

    • @ibrahimsiciid7269
      @ibrahimsiciid7269 2 ปีที่แล้ว

      @@mahamuudhassan3367 qofkii xisbikuugu yeedhaa waa baadil wuxuu kuugu yeedhay xisbina barbaraawi cid uguma yeedhin markuu dacwatu salafiya ugu yeedhi jiray qaraxii hargaysana waatukahadlayey riyaalaba haystay waanna arkayoo dadka qabyaaladdu kufogtahay baa kawarama waxbaa qabyaalad ah waayo cuqdad bay qabaan weliba anagu barbaraawi iskuhayb manihin barbaraawina waxa laguyaqaan sunada iyo tawxiidka inuu faafiyo

  • @cawilcabdile8552
    @cawilcabdile8552 2 ปีที่แล้ว

    .

  • @xuseenmaxamed3191
    @xuseenmaxamed3191 2 ปีที่แล้ว +1

    Kana dagaal diineed ayuu bilaabey waa war kale