Sidee faransiisku wali u dhacaa hantida dalalka afrika? Gumaysiga daahsoon ee faransiiska!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Sidee faransiisku wali u dhacaa hantida dalalka afrika? Gumaysiga daahsoon iyo xukunka aan muuqan ee faransiiska!
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

ความคิดเห็น • 101

  • @Sadam_Philipine
    @Sadam_Philipine 2 ปีที่แล้ว +4

    Muuqaaladaa soo badi sxb

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 2 ปีที่แล้ว +24

    Africa 🌍 Waligeed Hormar Ma Gaareyso intey gumeysi Luqdaafo Ku Ah Ay Gacanta uhoorsaneyso

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y 2 ปีที่แล้ว +1

      Afrika ✅
      Afrikaan
      Afrikaanku
      Afrikaanta
      Luqaaafo

    • @AishaHassan-ck7dv
      @AishaHassan-ck7dv หลายเดือนก่อน

      Wey gaareysaa inshaAllah

  • @ibraahimrasta3610
    @ibraahimrasta3610 2 ปีที่แล้ว +17

    Inta murugeesan murugada Allah ha ka qaado aamiin isooboqo wll mcn

  • @japouti_poi
    @japouti_poi ปีที่แล้ว +2

    Insha allah anigo ah nurdin c/lahi cabdi muuse, oo jira 18sano hadda , markan gaadho da'da lo ogolyahay xilka somalia oon ku guleysto kursiga ugu sarreeya waxan rajeynayaa I.a inan ka faa'ideysanno kheyraadkeena oon ka celiyo cadawga daaqaya sida kenya, Ethiopia, UAE & ree galbeedka.
    I.a badeena wan ka faa'ideysan doonnaa iyo beereheena iyo dib udhiska dekada berbera iyo wixii soraaca iyo mideynta 5ta somali oon u sameeyo afti dad weyne ❤ oo cadaalad ku sugan I.a wll ha beensan hadalkeyga waa hami iga dhex guuxaya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 ปีที่แล้ว +1

      INSHAALAH wxa kurajeena in aadan hamigaga dhigin, waad gari wxa yeelay baahi baa u qabnaa!!
      Dhalinta yarta inee naxakumaan❤️ Guul I.a

    • @japouti_poi
      @japouti_poi ปีที่แล้ว +1

      @@ilhanisha2813 I.a wll mcn mhdsanid

  • @dahirgabobe5213
    @dahirgabobe5213 2 ปีที่แล้ว +9

    Fransiiska waxaa ku socdo dharbaxooyin is daba joog ah ilaahayow usiyaadi malcuunkii u banbaxay aflagaadada xabiibkaaga S.C.W

    • @user-di9jm4cw1n
      @user-di9jm4cw1n 2 ปีที่แล้ว

      Dhulku idinla go dheh jabuti bey gumeystan nacala dhalee

  • @Ak.B47
    @Ak.B47 2 ปีที่แล้ว +5

    50 Sano kadib Afrika waxeenoqonayaaa dad awood leh iyo dhaqaaale i.a ✌️🖤✌️

    • @bilanbarwaaqo4072
      @bilanbarwaaqo4072 2 ปีที่แล้ว

      kowda hore inay aqli yeelataa ka horeysa

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 2 ปีที่แล้ว +10

    Halkanina waa waaberi Media

  • @nastehoahmed1499
    @nastehoahmed1499 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey awoodooda hatusa caqligey ka yasanyihiine

  • @maxamuudsiciid5582
    @maxamuudsiciid5582 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah

  • @m0stf33
    @m0stf33 2 ปีที่แล้ว +8

    lenged is back😍

    • @runeyabdullahi1234
      @runeyabdullahi1234 2 ปีที่แล้ว +1

      Mustaphe abdirhman

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y 2 ปีที่แล้ว

      Musdhafe Cabdiraxmaan
      Halyeeygii wuu soo noqday ✅
      1.Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
      2. Faallo dadka waxtarta soo qor

  • @abdimajiidsuleiman3806
    @abdimajiidsuleiman3806 2 ปีที่แล้ว +3

    Muuqaal macluumaadkiisa wata aad bad u mahad santahay wlal Abdirahman.

  • @naajijovic6534
    @naajijovic6534 2 ปีที่แล้ว +9

    My poi ❤️🥰

  • @Real_uneys
    @Real_uneys 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll Key Abdirahman Alaah Haku Xifdiyo

  • @realman2186
    @realman2186 2 ปีที่แล้ว +6

    Marka aynu wada tashano ilahayna talada u dhibanno🖐

  • @nuurqanciye1493
    @nuurqanciye1493 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @Wadaniga.dahsoon
    @Wadaniga.dahsoon 2 ปีที่แล้ว

    Keep going gentleman.

  • @maxamuudsiciid5582
    @maxamuudsiciid5582 2 ปีที่แล้ว

    Cabdiraxman

  • @fardowsohaji9538
    @fardowsohaji9538 2 ปีที่แล้ว +14

    Africa Xaaalkaan Ka Bixi Mayso Ilaaa Ay Shacabkoooda Garwaaqsadaan In Gumeysi Dadban Ay Ku Jiraan

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 2 ปีที่แล้ว

    Good documentary

  • @Zaakir_media
    @Zaakir_media 2 ปีที่แล้ว +1

    Our hero is back

    • @Zaakir_media
      @Zaakir_media 2 ปีที่แล้ว

      Ifiyaha xaqiiqooyinka daahsoo dib ayuu usoo laabtay

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 2 ปีที่แล้ว +3

    Dalalka ladhaco samada loogama soodagin ee aykaa leesku adeegsadaa hadeeyna hishiin Maxaa looqa bakaraa dad ayaka isduleeyay garaneeynin danahooda Kuba diban allaha kadul qaado dhawaan aamiin

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว

    Cajiib

  • @deeqocaddey4163
    @deeqocaddey4163 2 ปีที่แล้ว +1

    Ciida wanagasan🥰🤲 jimco wanagasan 🥰👈🥰👉🥰

  • @yaaskaboylyrics6646
    @yaaskaboylyrics6646 2 ปีที่แล้ว +2

    My big bro codsi waxad ka soo hadashaa doorashada dhawaan dhacdey ee madaxweynaha Somalia fikir ahantada naga sii qalalaas ama ama wanag maxaa kula cudoon 🙏🙏👍

  • @sadiomamadou752
    @sadiomamadou752 2 ปีที่แล้ว

    Maca Jabuuti

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +7

    France waa guumaystaha ugu xun 😡

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 2 ปีที่แล้ว +3

      Kuwa ka ogaladey in la gumeysto aya ka xun oo gun ah

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y 2 ปีที่แล้ว +1

      Faransa ✅
      Faransiiska ✅

  • @maxamudaxmedxasan7526
    @maxamudaxmedxasan7526 2 ปีที่แล้ว +5

    AFRICA waligeeda kama baxeyso inta uu hogaaminayo hogamiye garaad liita marka aad go,aan ka hor imaaneyso inta aadan ka hor imaan waa inaad xalisaa waxkasta oo mayadaada ka hor imaa nayo tusaale ahan ruushka inta uu Ukraine wee rarin waxuu xaliyay waxkasta oo go,aankisa ka hor imaanayo dhaqaalo ahaan iyo ku diirsananta waxksta cunaqabaten kastana xal ayuu u helay inyar moyee aan waxyelo gaarsineyn

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y 2 ปีที่แล้ว

      Afrika ✅
      Afrikaan
      Afrikaanku
      Afrikaantu
      Yukreeyn

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 2 ปีที่แล้ว +1

    Anagaa ugu dabaal san ALLOW NAGA SOO GAAR.

  • @xiisoshorts9819
    @xiisoshorts9819 2 ปีที่แล้ว

    Hadda ayay Somalia ka dhicilahyed lkn ilaahaybaa mahadleh oo xasan sheikh noo dooray

  • @yaasircarafaad9280
    @yaasircarafaad9280 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal codkan muusiga wata ee ku dhex jira bilawga muulka xageen ka raadiyaa

  • @filsandaynush8834
    @filsandaynush8834 2 ปีที่แล้ว

    Aboowe malmahan kumanan arkin video yadada ayaan jclhy wax badan hanaga maqnanin🥰😘✋

  • @Akon6505
    @Akon6505 2 ปีที่แล้ว

    Golden voica and balaqo

  • @abdiraxmanwadani9286
    @abdiraxmanwadani9286 2 ปีที่แล้ว +3

    War fansisiku iimanla aa 🤯🤯

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 2 ปีที่แล้ว

    Africa caqliga caloosha uu Ka galey
    Waligoodne ma hormarayan xita somalida
    Dadba moodo Somalia Africa inee aheen qiyaliga Ka kaca ✌️

    • @ifitye7920
      @ifitye7920 2 ปีที่แล้ว

      Kaliya waxa loo bahanyahy inaad anaga noosheegto inaynu wax walbo qaban karno

    • @sakipoi5986
      @sakipoi5986 2 ปีที่แล้ว

      @@ifitye7920 wax walbo waan qaban karnaa jaanisne waan heesan lkn waa hadii aan midowno far iyo faranti noqono UL iyo diirkeeda maskaxda isku wada keeno
      Balse sida hada muuqato wax isbadal ah ineee dhici donaaan ilama aha

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 ปีที่แล้ว

    Wll wxa kahadasha isticmaalka Dolarka 💵 Dalka Somalia mxu sameyn ugeeysana hormarka dalka?
    Wxa yelan maanta dlka dolar aya laga isticmale! Aaway lacagteni gaarka eheed! Shilinka? Mxana udanbeeyn dono? Ani waan ka walwal sanahay dhabar go da u soosocoto lacagteni gaarka ah!
    Plz faafaahin dheer naga sii!!!

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 ปีที่แล้ว +2

    mahad sanid c/raxmaan cumar

  • @smotdekyato4737
    @smotdekyato4737 2 ปีที่แล้ว

    D jabuti 🇩🇯 makujirtaa

  • @abdikheirowbinugas9277
    @abdikheirowbinugas9277 2 ปีที่แล้ว

    Dagal sadexaad oo rer galbeed burburiya ayaa laobahanyahy

  • @Fabio_weeye
    @Fabio_weeye 2 ปีที่แล้ว

    Wa wax laga murugoodo

  • @nagafiloproduction9516
    @nagafiloproduction9516 2 ปีที่แล้ว +2

    wll igala so hdl gmailka

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 2 ปีที่แล้ว

    Sxb muuqaal kasamee nuclearkii france kutijaabisay algeria

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 2 ปีที่แล้ว

    Wadamo badan oo france africanism ka jiray ayaa haddeer uun soo baraarugay oo fahmay bililiqaysiga africa galbeed uu ku hayo gumaystuhu sannadkan .

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 2 ปีที่แล้ว

    Sxb warkaga malinkasta nosoda sojogtaah

  • @s.xogahacusub
    @s.xogahacusub 2 ปีที่แล้ว

    Wlal si gaara ma kuula xidhiidhi kara

  • @djwallow282
    @djwallow282 2 ปีที่แล้ว

    Afrikaan aqli malahan runti😓😰😭😱

  • @sihaammaxamed8889
    @sihaammaxamed8889 ปีที่แล้ว

    Uduceya hada kabtan Ibrahim ba ukacay dalkaaas😂

  • @maxamuudsiciid5582
    @maxamuudsiciid5582 2 ปีที่แล้ว

    Wallaal anagana yaa hoos taknaa

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 ปีที่แล้ว

      Gumeysi shisheye kuma jirno, balse dad xur ahna manihin. Mxa yeelay umadeni baa is hesato iscunto!
      Saas darteed si ee uga go,odo Somalia galbeedka caawin karaadsadaan saas na galbeedka wee jecelyihiin ciyaartodi aye kawadanayaan, mar aan jeereen Dalke ama Somali weyn wxe naqanee inee galbeedka hoostagaan, hde neceebka iska daay weeyan!!

  • @ayaalehahmedcumar4070
    @ayaalehahmedcumar4070 2 ปีที่แล้ว

    Ana ilaa imika waxan ka shakisanay in muuse biixi iyo ina kaahin la soo adeegsanayo 🤣

  • @hamza_sancho
    @hamza_sancho 2 ปีที่แล้ว

    Africa waxaaa looso maray madaxdooda duliga ah wlahy

  • @mahdisamatar8469
    @mahdisamatar8469 2 ปีที่แล้ว

    Magacu waa Charles de gaulle, ee Charel maaha.

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 2 ปีที่แล้ว

    GHANA INAY DALALKAAS INAY KAMADAX BANANTAHAY KUDAR HEE XISAABTA CAPTAN.

  • @user-di9jm4cw1n
    @user-di9jm4cw1n 2 ปีที่แล้ว +1

    Isticmarka adunka ugu xun nacalad baa kutalo

  • @SuhaybCabdi-ku3re
    @SuhaybCabdi-ku3re ปีที่แล้ว

    Dhibta laguma ware dhaxal looma yesha mar uunba laga baxa

  • @mahaddhinbil6103
    @mahaddhinbil6103 2 ปีที่แล้ว +2

    Ŕ

  • @laaska0014
    @laaska0014 ปีที่แล้ว

    soomaalida gaalada daba cararaysa ayaan la hadlayaa iskaga hadha gaalada waxaas ookale inta aanay idin kudhicin

  • @ayaalehahmedcumar4070
    @ayaalehahmedcumar4070 2 ปีที่แล้ว +1

    Nio african ka maxa bilaa aqliga kadhigay 😅🤔

  • @Zakiman1101
    @Zakiman1101 2 ปีที่แล้ว

    M a

  • @Galeyrmedia01
    @Galeyrmedia01 2 ปีที่แล้ว

    Walle qaarada africa sidaan la iskaga gumeytaa

  • @rukowrukow
    @rukowrukow 2 ปีที่แล้ว +1

    France waa dalka rasuulkena scw caayay Nacalad Haku dhacdo ilaah ha dumiyo 😡😡😡

  • @bashiircabdi6714
    @bashiircabdi6714 2 ปีที่แล้ว

    0p

  • @wiilkummandos4086
    @wiilkummandos4086 2 ปีที่แล้ว +2

    Africanku waa mufakarin

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y 2 ปีที่แล้ว

      Afrikaanku ✅
      Afrikaanta ✅
      Afrika ✅
      Waa Ma fikirayaal ✅

  • @maxamuudsiciid5582
    @maxamuudsiciid5582 2 ปีที่แล้ว

    ?

  • @serignembackendiaye3755
    @serignembackendiaye3755 2 ปีที่แล้ว

    Faranca waa tuuga

  • @cabdicasiis7993
    @cabdicasiis7993 2 ปีที่แล้ว +3

    𝓦𝓪𝓪𝓭 𝓴𝓾 𝓶𝓱𝓭 𝓼𝓪𝓷𝓽𝓪𝓱𝓪𝔂

  • @dunidamedia9195
    @dunidamedia9195 2 ปีที่แล้ว +1

    Yurub iyo carabta waxay ku dhisanyihiin Hantida qaarada afrika

    • @axmedcabdicismaan191
      @axmedcabdicismaan191 2 ปีที่แล้ว +1

      Carab hntida african ta dhacda intee ku argty zxp?

    • @hollaatme2991
      @hollaatme2991 2 ปีที่แล้ว

      Carabta ayagaaba ladhici jiray American iyo europian dhici jireen 😂😂 africa goorme carab dhacday

    • @dunidamedia9195
      @dunidamedia9195 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hollaatme2991 Emarates ayaa dhaca iyo qadar imika

    • @naciimoabshir1611
      @naciimoabshir1611 2 ปีที่แล้ว

      @@dunidamedia9195 riya aya ku jirta carabta ayaga hoden ah midedkle carabta qeb kamid africa dagan yihi sida sudan,maqrib ,chat,jasair ,tunis .carbta kuwa africa dagan gumesiga farasiska aye ku hoos jiran

  • @xamdacabdirahman6385
    @xamdacabdirahman6385 2 ปีที่แล้ว

    Jboouti ma ku jirta

    • @engineeraymankw9989
      @engineeraymankw9989 2 ปีที่แล้ว +1

      May jabuuti kuma jirto wadamada la soo xusay kamana mid aha kuwa dhaqaalahooda sida tooska ah loo jilaabto balse si dadban ayuu dhaqaale uga sameeya ileen waa kaligii Taliye waxa na maamulee. Waxaana marag ka nahay in khayraadkayagu Paris tamashleyn iyo Guryo hanti ah laga dhistey Magaaladaas.😭