1 Duco lagu helo waxaad rabtid - BEST DUA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 พ.ย. 2021
  • Duco wax walba lagu helo nolosha markaa ducaysatid Alle wuu ku siinayaa, markuu dhib ku haysto Alle ayaa umuurahaaga loo dhiibaa, baahidaada loo sheegtaa lagama quusto Alle waa deeqsi wuuna ku siinayaa waxaad ka bariday.
    =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 446

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii 2 ปีที่แล้ว +477

    Qof Walba Oo Qoraal-Keyga
    Soo Mara Waxan Lee Yahay
    Allaha Kuu Danbi Dhaafo Wll🥰😍

  • @MaxamedWalah
    @MaxamedWalah หลายเดือนก่อน +6

    Wll qofkii qoraalkayga aqriya will aan ku salino nabigeena Muhammad scw

  • @axmedmustafe3960
    @axmedmustafe3960 2 ปีที่แล้ว +169

    ياحئ ياقيوم برحمتك استقيث أصلح لى شاني كله ولا تكلني إلى نفسى طرفة عين

  • @iam_iprah
    @iam_iprah 2 ปีที่แล้ว +131

    Ilahayow u sahal qof kasto waxa uu doonayo aduunkaaha nahnay
    Yaaa rabi yaa raxmaan

  • @abdullahinorhussein5595
    @abdullahinorhussein5595 ปีที่แล้ว +31

    Wxa dawanaya anoo si xaqdara ah liiga soo ruqseeye shaqadeyda i.a waxa rajeyna maalmo kadip in alle ii sahlo shaqo ka kher badn😢🤲

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 8 หลายเดือนก่อน +5

      Insha Allah ane sida ban ku rajeyna duco kle ayan ane ku shegaya oo 7jer subixi ad aqrisanayso Allena wixii aad ku hamineysid kuso dhaweynayo sida culimada kamaqly wana sida tan:
      (حسبي الله لا إله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم)سبع مرات

    • @AsliQoriyow
      @AsliQoriyow 25 วันที่ผ่านมา +1

      Amiin insha allaah guuul

    • @AsliQoriyow
      @AsliQoriyow 25 วันที่ผ่านมา

      ​@@asmaanaxariisbdn2105 amiin insha allaah guuul wll

    • @abdullahinorhussein5595
      @abdullahinorhussein5595 23 วันที่ผ่านมา

      @@asmaanaxariisbdn2105 tnx wll 1 malin xitaa shaqa la aan ma nqon wlh isla maalinki ayaa hely commentiga cwa dib u arke shukran♥️

    • @abdullahinorhussein5595
      @abdullahinorhussein5595 23 วันที่ผ่านมา

      @@AsliQoriyow mhdsanid♥️

  • @souleimanwaberi8636
    @souleimanwaberi8636 2 ปีที่แล้ว +30

    يا حي ياقيوم برحمتك أستغيت أصلح لي شأني كله ولا تكلني إلى نفسي عين

  • @qadromohamed5015
    @qadromohamed5015 ปีที่แล้ว +29

    Niyad jab xogan ban daremaya yaaa rabi yaaa rabi igasogaar isoduceya wlallayal yaarabi gur xalala iyo qof igameyra xanunada jaceyl ensomaray 😭

  • @mohamedziyad8279
    @mohamedziyad8279 ปีที่แล้ว +8

    ياحي ياقيوم برحمتك استغيث اصلح لي شاني كله ولا تكلني إلى نفسي طرفة عين

  • @Mohamettfagaaze87
    @Mohamettfagaaze87 6 หลายเดือนก่อน +5

    Yaa xayu Yaa qayuum biraxmatiga astaqiis aslixlii sha niii kulah walaa takilnii ilaa nafsii darfata ceynii

  • @daanadaahir5261
    @daanadaahir5261 2 ปีที่แล้ว +64

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا أستاذ ايوب
    هذا الدعاء من أذكار الصباح والمساء اقرءو أذكار كل يوم يااخوتي في الله حفظكم الله من كل شر يارب😍😍

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz หลายเดือนก่อน

    Mashallah mashallah wllo sawda ❤

  • @ladanlady1722
    @ladanlady1722 2 ปีที่แล้ว +21

    Mush kilad majirto qf ba igatagay shaqan layahy majirto mush kilad waxa weyi inad walidka wayado wax ka so hadha waa ciyar hadad hooyoda haysato haysku odhan dhiba ihaysata 😭

    • @sucaadmohammed7568
      @sucaadmohammed7568 2 ปีที่แล้ว +2

      😭😭😭 aad iyo aad wll waalidiinta Allaha caafimaad ha inoo siiyo kuwa dhintayna Allah u naxariisto 😭😭

  • @XaawoCanab
    @XaawoCanab 16 วันที่ผ่านมา

    Mshallah alle mahaf leh khyre ha ku siiyo

  • @quruxleyqalanjo5485
    @quruxleyqalanjo5485 2 ปีที่แล้ว +33

    Jazakallaah walal qaali🥺🥺🥺illah ijoogo dhibwalbo iheystana isagan uga gudba hubal kuligen bahiya wada qabna lln aniga ahan teyda isla hadlaya wlh wankudaalay inan arimaheyga xashado waxwalba iskudayay ugu dambeyn inan adomad illahay ahaya la ixasusiyay o isaga baryadisa mahe kartikasta hada ledahay waxba qabsankarin wana uso labtay o isagan barya hada wlh wahela darema dhibka kaligey dusha iskasari jiray wajojiyay mrka dhibdaremaba waxan dhaha so illahay majogo waxba stres haisku ridine isaga baryeysaye tartibso salatul leyl iyo cadiba iyo sujudahaba wakubarya wlh qofki illahay tala sarta mahoogo🥺

    • @safaahmed7642
      @safaahmed7642 2 ปีที่แล้ว +7

      Abaayo ilaah qalini waye hadana deeqsi waaye wuuna naxriis padanyahy lkn nolashaan la nolyahy imtixaanaf padan ay leedahay ilaa kuwii ku samra ku guuleesta naga dhigo dibkasta naheeso alh kali naga qaadi karo bes isafa un heesanaa waana ogahy wlhi in uu nadayaceen culeeskasta fudeed ka danpeeyo اللهم ارحمني 🤲

  • @user-ti8yx3qq7s
    @user-ti8yx3qq7s 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ku sali nabigiina maxamed scw

  • @abdisamadibrahim8878
    @abdisamadibrahim8878 10 หลายเดือนก่อน +3

    Aad baa u mahadsantey mar walpena waaku ducaystaa salaad walpe ka dip aad ban kuuguh mahad celinayaa alle haku sharfo

  • @maryanmaxamed7187
    @maryanmaxamed7187 2 ปีที่แล้ว +11

    Yaa xayu yaaqyumu biraxmitika astaqiif aslixlii shanii kula waa takilmii ilaa nafsii dharfata ceyni

  • @nuoraahmed8890
    @nuoraahmed8890 ปีที่แล้ว +5

    Manta waxa buburaya gurigay aan ku riyoon jiiray inu maruun dhismo lkn manta bari waan kala tagaynay qofkan jecela ilahay waxan ka rajeenay badal khayr qaba wayo anigu waxan ahay dulmane la dulmiyey
    Waxan rajeenay comment kaga inaan sanadka danbe anigo akhriyo anigo guulaystay inshllh
    Ganacsi iyo guurdanbe

    • @nuoraahmed8890
      @nuoraahmed8890 ปีที่แล้ว

      Inshllh

    • @safiaahmed-ne3nv
      @safiaahmed-ne3nv ปีที่แล้ว

      Ilaah samirkaa padal wanagsan kugu siyo

    • @alxmdulilaahyaarabi6903
      @alxmdulilaahyaarabi6903 4 หลายเดือนก่อน

      Alle nolosha haku qurxiyo dhibkii maka baxday wllo

    • @user-hl9hh4mb2r
      @user-hl9hh4mb2r 2 หลายเดือนก่อน

      Haye kawaran hada ma guulaysatay 😂😂😂

    • @Rooda_Ahmed
      @Rooda_Ahmed 6 วันที่ผ่านมา

      M.a abyo horumaar masamaysaay mntaa kuso xasusiyee

  • @mohan55018
    @mohan55018 ปีที่แล้ว +10

    Qof walbo oo qoralkeyga aqriya wxn ka codsanay inuu iso duceyo wn xanunsanahay inu illahay icafiyo

    • @MunaYassein-vp6vj
      @MunaYassein-vp6vj 3 หลายเดือนก่อน +1

      Amin yaarabii ilahayo ikacafi

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allahu
    Jazaka Allahu kheyran sheikhana m Suheyb

  • @maryanisaag7572
    @maryanisaag7572 ปีที่แล้ว +3

    Yaa Allah wxn rajeynaayo iifududey ilaahow aktaada wxba kama ahee wlhi murug darteed youtubeka usoo galy oo waxn ku qorey ducada muraadka lagu helo ilaahow iisahal culeyskana iga qaad yaarabi🤲🤲🤲🤲

  • @rahmahassan2530
    @rahmahassan2530 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Masha Allah sheikhqoow illaahey ha ku xifdiyo

  • @omarsugule8534
    @omarsugule8534 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allaah illaahey xaalada hafududeeyo!!!!! Aamiiin!

  • @user-no8fh5xw6k
    @user-no8fh5xw6k 6 หลายเดือนก่อน

    Mansh Allah Allah ha ku barakeeyo thanks ❤

  • @hanadabdi2253
    @hanadabdi2253 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid walal Ayuub, Allaha ku karaameeyo

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid sheikh ayuub jisakalahu qeyran ustaad ❤️❤️❤️

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah wllh wallhyga iso duceeya dhamaan in illaahy ani zawjkayga owlaad baariya makala siiyo darufo jiro awged wuu safri rabaa

  • @fahmimohamed1602
    @fahmimohamed1602 2 ปีที่แล้ว +6

    Macalin allah ha kaa abaal mariyo miisaanka xasanaadkana ha kuugu daro qof walba muraadkiisa oon macsi lahayn allah ha siiyo

  • @haawoaweis6627
    @haawoaweis6627 2 ปีที่แล้ว +3

    Jzkmullahu qairan aqii ilaahey nolasha ha kuu barakeeyo 💐💐💐

  • @yamaniosmanabdille4266
    @yamaniosmanabdille4266 ปีที่แล้ว

    Jazakallah wll ayuub ahmed Allah bless you

  • @macrufhis7439
    @macrufhis7439 2 ปีที่แล้ว +3

    Qofki adkaar sabax wa masaa akhriya way ku jirta adkarta ,qofki kalena ha badiyo ustaad alle haka abal mariyo

  • @ahmedgalayax8333
    @ahmedgalayax8333 5 หลายเดือนก่อน +2

    يا حي يا قيوم برحمتك أستغيث أصلح لي شأني كلُه ولا تكلني إلى نفسي طرفت ألعين.❤

  • @xaliimoali3985
    @xaliimoali3985 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid macalin allaha ka abalmariyo

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 2 ปีที่แล้ว +41

    Aduunka wal wal iyo walaac maka dhamahaayo ileen aad god ka gashaa. May the Almighty make all of our affairs easy for us and may He give sabr and endurance to all those who are going through difficult times 🤲

    • @theyoungboy8598
      @theyoungboy8598 2 ปีที่แล้ว +4

      Saxiix wlhi ani iyo walwal allow dhamnteen walwalk naga saar adaa khaadir ahee🥺🤲.

    • @khadijahassan7130
      @khadijahassan7130 2 ปีที่แล้ว

      @@theyoungboy8598 ameen yarab

    • @historynerd7549
      @historynerd7549 2 ปีที่แล้ว +1

      امين

    • @user-lc7dl1kl7w
      @user-lc7dl1kl7w ปีที่แล้ว +1

      Heloo dear sister

  • @hodankeyf3592
    @hodankeyf3592 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah wll ayuub ducoyinka adkarul sabaxa iyo masa ayey ku jiran JAZAKALLAH kheyr

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin yaa Allah , jazakallahu khayr ustaad🤲🤲🤲

  • @sumayosaciid5783
    @sumayosaciid5783 2 ปีที่แล้ว +2

    " Maşallah Jazakallahu khayr
    Yaa akhii caziz 🙏🙏

  • @Zalman7564
    @Zalman7564 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah wall mahadsanid 😍🙌

  • @abdiqafaradan9588
    @abdiqafaradan9588 2 ปีที่แล้ว +20

    Wlal Ayuub thank yu for your help, May Allah grant yu jannah al-firdaus.

  • @maxamedhersi1325
    @maxamedhersi1325 2 ปีที่แล้ว +9

    Mashllh ustaad jazaakallaah carabkadah iyo garaadkadah alle haku barakeeyo

  • @ayaanxaaji3600
    @ayaanxaaji3600 2 ปีที่แล้ว +4

    Msha alh.ustaad mahdsanid ilaah.ducada hanaga aqbalo.aaamin

  • @hanihanka9528
    @hanihanka9528 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllow qary allaha ku siyo dadka wa wanisa sadaqo allaha kaga dhigo alle ka abalmariyo🥰🥰

  • @nasroaweys7726
    @nasroaweys7726 2 ปีที่แล้ว +6

    Shukran wallky allh kusharfo aduun iyo aakhiro qufwalbi dhibhysto iyo anigabo
    Qalbiga gocanaayo allh kasaaaro jzkalaah khr😥❤️

  • @queengaraadqueen6907
    @queengaraadqueen6907 2 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid ustaaad ayuuub please isooduceeeya muraaaaad ayaaan leeeyahay culus please 🥺🤲Ana wan ducaysanayaaa🥺🤲 yaaa Allah ifududeee muraaadkayga🤲

  • @raregirl1125
    @raregirl1125 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha alah shukran walaalkeen alaha ku sharfo💝

  • @amalabdullahi8566
    @amalabdullahi8566 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah shukran ustaad

  • @istarliinabdi4473
    @istarliinabdi4473 2 ปีที่แล้ว +1

    Thnxz walhi dhiri galin ka hela wilkan meshisa allh haku xifdiyo wll✨

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu7279 2 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah shukran walal

  • @dagandarajo8030
    @dagandarajo8030 ปีที่แล้ว

    Shukran jazakallah alle haka abal mariyo khyrka aad noso gudbise wll mcn ❤😊

  • @daadirooyaaye2657
    @daadirooyaaye2657 2 ปีที่แล้ว

    Barak Allah fiik yaa akhii

  • @abdifitaahhurdaaye3618
    @abdifitaahhurdaaye3618 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid our teacher

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว

    Aamiin Allah khaatumada Khayr hanoogu khatimo ❤❤❤

  • @fartuunxasan7765
    @fartuunxasan7765 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah walalkey jasaakalaahu qeyr

  • @fardowsaismail4264
    @fardowsaismail4264 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khayr walaal

  • @abdirahman191
    @abdirahman191 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah macalimu alle haku dhowro

  • @safaamaxamuud7935
    @safaamaxamuud7935 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallaaah ustadii 🤴🙏

  • @khadroahmednur8296
    @khadroahmednur8296 2 ปีที่แล้ว

    MaanshaAllaah tabarak jazakallaahu khyr wll illaahey jannadii haku geeyo

  • @najmomaxamedadan5292
    @najmomaxamedadan5292 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu khyr ustd sidan ku jecelnahy alle hku jeclado .❤

    • @fatimaquruxa3
      @fatimaquruxa3 2 ปีที่แล้ว +1

      اللهم امين يارب العالمين جمعنا

  • @jamillamohamed6145
    @jamillamohamed6145 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah brother I discovered your channel and I love it, Shukran walalkey.

  • @ayaanmuqtara6606
    @ayaanmuqtara6606 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh wll Ayub Allah haku xafido muqaalada kama xiiso dhaco marwalba waan ku xidhanahye🥰❤🙏

  • @nasraismail3582
    @nasraismail3582 2 ปีที่แล้ว

    Alle khayr hakaa siiyo waanadaada wllo...alla waxaad jeceshay oo farxad ah alle hakussiyo

  • @deeqshowtube
    @deeqshowtube 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wllkey wax badan ayaan kaa faaidey jazaa kal Allah

  • @sahrasheekh7691
    @sahrasheekh7691 2 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah it's first time watched i ur video and i really like motivation ama dhiirigalin👍👍👏👏

  • @diiriyefaysal1231
    @diiriyefaysal1231 2 ปีที่แล้ว +3

    jazaaka allaah ustaad ayuubow

  • @maryamaosman4481
    @maryamaosman4481 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah allaha kubarakeeyo aduun iyo aakhiroba runtii wxad tahay qof aan wxyaalo bdan ka faaido duca qabe ducooyinka noo soo badi insha allah🥰🥰💯💯mahdsanid

  • @user-rp5cg9os9i
    @user-rp5cg9os9i 2 ปีที่แล้ว +2

    شكرا اخي بارك الله لسانك واهلك ومالك وصحتك

  • @maryanghelle3052
    @maryanghelle3052 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabaraka laah ilah hakugu badalo qayr

  • @allimaqtuub3510
    @allimaqtuub3510 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah sxp xusuus bay ii noqondoontaa walal 1december 2021.

  • @hudamaxamed3310
    @hudamaxamed3310 ปีที่แล้ว

    maasha allh illhay hakaa abaalmariyo wall waxaad moodaa in waxaan kufikirayayoodhan midmid lagugu soodhiibay

  • @aliyare6864
    @aliyare6864 2 ปีที่แล้ว

    Zuheyb Jazakallah Shukran wll🙏

  • @maxamedmutawac1346
    @maxamedmutawac1346 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheyran jazac asc

  • @user-lc7dl1kl7w
    @user-lc7dl1kl7w ปีที่แล้ว +1

    My real Muslim ☪️ brother suheyb saajid❤

  • @cgf383
    @cgf383 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha alH jasakalaH ustaaaaD👍

  • @ladnaanahmed8109
    @ladnaanahmed8109 2 ปีที่แล้ว +3

    Insha Allah wakhtigayga Ayan sugaya 💔😊🙏

  • @amjad12ebrahim91
    @amjad12ebrahim91 2 ปีที่แล้ว

    Walal shukran allah ku xafido

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว +1

    Alxmdulillh Rabil calamiin jasakallh khayr shekh sallhu

  • @abdikarimpro3218
    @abdikarimpro3218 2 ปีที่แล้ว +1

    Adkaar sabaax ayay ku jirtaa lkn halmar ayaan akhrin jiray jasakallah

  • @aliizamohan702
    @aliizamohan702 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalah qeyr wll

  • @ramadankareem3119
    @ramadankareem3119 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc.wlhi.waa.kuu.duceeyaa.ilaahey.haku.sharfo.aduun.iyo.aakhiro.waxaan.jeclahay.sida.aad.dadka.ugu.xireysid.alahooda.maasha.alaah

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll alle janadaa ino ballana

  • @abdullahiaden9903
    @abdullahiaden9903 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah ustaad

  • @qaaliluul8650
    @qaaliluul8650 2 ปีที่แล้ว

    Shukran wll Ayuub Ahmed

  • @nimcahassan780
    @nimcahassan780 2 ปีที่แล้ว +7

    ماشاءاللہ شكرا اخي 💥💥❤❤❤

  • @abdishakursaid7844
    @abdishakursaid7844 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah jazaakumu laahu kheyr

  • @hooyoxaawa9448
    @hooyoxaawa9448 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ina laha calakuli shay in qadiir 😢❤

  • @user-mg4zh5tc1t
    @user-mg4zh5tc1t 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wlo.ayuuub axmad

  • @iimanxasan2607
    @iimanxasan2607 2 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا اخي في الله ويحفظك الله

  • @Abdirahman145
    @Abdirahman145 10 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah wllkey ❤

  • @caashoxuseen7040
    @caashoxuseen7040 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah aqii jasakalaah

  • @Cabdi.carab.sooyaal
    @Cabdi.carab.sooyaal 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ayuub He is the only person who motivates me to keep working

  • @user-vt6pm2ig2n
    @user-vt6pm2ig2n 3 หลายเดือนก่อน

    شكرا اخي بارك الله لسانك وأهلك ومالك وصحتك

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub mahadsanid walal

  • @uscaaisho
    @uscaaisho 6 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا يا اخي

  • @farduzamohamed1614
    @farduzamohamed1614 2 ปีที่แล้ว

    Alle hakaa abaaliyo ustad

  • @ziyadahmed961
    @ziyadahmed961 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll ayuub

  • @SaalimDalmar-qd9jo
    @SaalimDalmar-qd9jo 7 หลายเดือนก่อน

    Ilahayow walalaheena falastiin ugargar anaguna nogargar qalbi walbo dhawacan ale hakafeeydo dhibku

  • @sahranor8622
    @sahranor8622 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalah ustaad😘

  • @Maxamuudberiyow
    @Maxamuudberiyow 2 ปีที่แล้ว

    M.a wllka mahadsanid keep goin my bro

  • @dayaxaiftinkiisa7562
    @dayaxaiftinkiisa7562 2 ปีที่แล้ว +12

    jazaklaah 🙏🏾🤲🏽

  • @ahmedgarmadow1422
    @ahmedgarmadow1422 ปีที่แล้ว +4

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah caafiyo allaah dartiis