1 Nolosha wax walba rabtid lagu helo dad yar ayaa samayn kara!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 895

  • @narmin6382
    @narmin6382 2 ปีที่แล้ว +100

    Wllhi wan ilmeeyay
    Mnta ayay ihaysatay arinkan oo kle
    $0.25 iigu may jirin lacagna wan ubaahna xita lacagta aan baska ku raacayo iigu may jirin. Salaadi duhur ka bacdi ilaa saladi maqrib ayaan ducaysanaayay
    Allah baryay wllhi bilahi markii salada cisha'i laga baxay $100 aya kuso dhacday🥺😭😭wax ka farxad badan ma arag Alhamdulilaah Alhamdulilaah 🤲Rabiga aya baryada kugu jeclaaanaya kurbadaada usheeg Allah cid kaaga dhow ma jirto qofkasto kurbaysan Allah ka dulqaado kurbadan qalbigana u qaboojiyo 🤲qof walba wuxu rajeyo oo khayr leh Allah siiyo ..... Allhuma ameen

  • @rouwaidaabdelazezrouwaidaa6860
    @rouwaidaabdelazezrouwaidaa6860 2 ปีที่แล้ว +46

    يا الله كأنك حاسس الي ف قلبي احس الفيديو يتكلم عني🥺💔 الحمدلله إلى صادفني هالمقطع

  • @iqraabdullahielmi8783
    @iqraabdullahielmi8783 2 ปีที่แล้ว +77

    Alxamdulillah❤️ waa mahadsan tahay walal waqti aan ubaahnaa ayad soo galisay ilaahay hakaa abaal mariyo marwalba vedio yadada ani isaacido
    Oo daganaansho leh👏

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 2 ปีที่แล้ว +38

    Maanshaa Allaah!!!!! Alaah hakuu barakeeyo codkaada cajiibka ah oo aad Allaah ku aqoonsantahay quraankiisana ku qurxinayso. Waanada iyo kalmadaa xasuusinta ah miizaankaaga xasanaadka Allaah hakuu saaro. Alaah hakuu barakeeyo duriyada iyo noloshaada dhamaanteed ''ADUUN IYO AAQIRABA''.

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 2 ปีที่แล้ว +140

    Illahy intaan hortiis ku ooyo ma ahane waligey qof maku hor oyn alxmd saladna ma dayaco maaalin uun na illahy ducadyda wuu iga aqbali doonaa insha allah adinkana iso duceeya in illahy owlaad baariya nagu arzaaqo ani zawjkayga🤲🤲🤲

    • @behijabi1611
      @behijabi1611 2 ปีที่แล้ว +2

      Amiin.amin yà rab😌😌😔

    • @aziyaaragsanshyuusuf5654
      @aziyaaragsanshyuusuf5654 2 ปีที่แล้ว +1

      Awlaad baariya o ku anfacda rappi swt haku ziiyo wll

    • @alaaedabsan5357
      @alaaedabsan5357 2 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin abyo ilahy haku siiyo 🤲🏻siniydaan rabo kugu weydiiya

    • @fowziaali3942
      @fowziaali3942 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaha idinku arzaaqo owlaad baari ah

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 2 ปีที่แล้ว +3

      Aaamen walalhy dhamantin ducadiina allah ii aqbalo adinkana waxwalba jeceshihin illahy ha idin siiyo🥰🤲🤲

  • @daacadkaayno3051
    @daacadkaayno3051 2 ปีที่แล้ว +19

    Maashaa Allaah aad baan u ooyay waayo wallaahi si gaar ah ayey ii taabatay sheekadan.. Allow inta dhiban dhibta ka qaad. Aamiin

  • @WHO2024
    @WHO2024 2 ปีที่แล้ว +100

    Maasha Allah tabaaraka Allah, beautiful recitation.
    أسأل الله رب العرش العظیم ان یغفر لنا ولكم, ویصلح أمورنا ویرزقنا من حیث لا نحتسب. اللهم آمین.

    • @fartuunalaalle3636
      @fartuunalaalle3636 2 ปีที่แล้ว +1

      AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

    • @aminaomar2295
      @aminaomar2295 2 ปีที่แล้ว

      Allaha ku barakeeyo wllky Allaha ku xifdiyoh dhiiri galintaada waad ku mahadsantahy👏👏👏👏👏👏👏👏💯

    • @umuayuubcade3177
      @umuayuubcade3177 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @Shacni.
    @Shacni. 2 ปีที่แล้ว +21

    Alxmdulilah ani ilaahay wax aan weeydistay waligay ma wayin markaa 12sano jiray ilaa hadda oo labaatameyo aajiro Ilaahayow adaa mahad leh ❤ yaarabi uxibak❤ allahuma sali calaa nabiyina mohamed ❤

  • @faizamohamedgutale9475
    @faizamohamedgutale9475 2 ปีที่แล้ว +21

    Maasha allaaah ustaat ilaahay hakuu jeclaado sidaa qayrka noola heceshahy qisada ilin baa ku dhamaystay waxaan soo xasuusty hooyo ilaahay ha unaxariisto inta dhimat🤲

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 2 ปีที่แล้ว +9

    《أليس الله بكاف عبده》♡بلۍ . waa aayad quraana ah alle miyuusan ahayn mid ku filan addoonkiisa .

  • @alonegirl9706
    @alonegirl9706 2 ปีที่แล้ว +6

    Alhamdulilah illahey wxwalba wuu oghy rabbi arimahena hayno fududeeyo murugo ban ku jira 5yrs lkn hda cimro qaadasho ii thy sidaana wn sameyna idinkana iso duceeya🤲

  • @aixavariitha713
    @aixavariitha713 2 ปีที่แล้ว +15

    maanta culeys izaran 😢 videoclip kan motivication ayu inoqdey Iso duceeya
    Adna Ilaahey khyr ha ku siiyoh

    • @TORRESCADE111
      @TORRESCADE111 6 หลายเดือนก่อน

      Allah With U 🙏🏾

  • @succes171
    @succes171 2 ปีที่แล้ว +5

    😘😘been igama ahe wlhi wan ilmeyay wll mahadsanid dadka lo bahanyey ayad tahay Alleh haka abaliyo ❤

  • @princessleyla6282
    @princessleyla6282 2 ปีที่แล้ว +5

    masha allah walahi benta ma ahan ano yar an xasusta waxan ilahay katugo wan heli jiray ila iyo hada sas ayan ahay hadane inta ii dhiman o kheyr eh allaha i siiyo ani iyo dhaman muslimiinta 🤲

  • @caaishalifestyle.5663
    @caaishalifestyle.5663 2 ปีที่แล้ว +21

    Mashaa allah tabarakallah waa qiso xanuun badan mudan in lagu cibro qaato cashirna laga qaato ALXAMDULILLAH CALAAKULI XAAL jazakallahu kheyr walaal 💯

    • @hibomohamed7230
      @hibomohamed7230 2 ปีที่แล้ว

      Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @FA-by8wp
    @FA-by8wp 2 ปีที่แล้ว +11

    Manshaa Allah walaalo it is a good time to watch your reminder, waan u baahnaa ilaahey haku barakeeyo jizakalaahu Kheyr walaal Ayub.🙏❤️

  • @maanka305
    @maanka305 2 ปีที่แล้ว +10

    Waxaan soo gudbinnaa kheyrka Na dhiirri galiya
    بارك الله فيكم🧡🙏

  • @afyareimpact
    @afyareimpact 2 ปีที่แล้ว +5

    11:17 Cod macaan ba ledahay wll cilmina ilahay wu kusiyay MashaAllah جزاك الله خير

  • @mohamedabdiaziz6205
    @mohamedabdiaziz6205 2 ปีที่แล้ว +16

    وإذا سائلك عبادي عنني فإني قريب أجيب دعوت الداعي إذا دعان فليس تجيبو لي وليؤمنو بي لعلهم يرشدون ( )
    صدق الله العظيم.

  • @shamsoosman9877
    @shamsoosman9877 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh dhiragaliye ayuub alle hku xafido adun iyo aakhiro codkaga quranka aad bu ugu qrux bdnyhy marwalba nogu so aqri 🙏🙏

  • @kaapa5523
    @kaapa5523 2 ปีที่แล้ว +8

    JasakallaH Alle haka Abaal mariyo fariimahaga kan quruxda badan M.allah💯

  • @ruunruun6136
    @ruunruun6136 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow Nagu hanuuuni in Aan Allah dhibaatadeena u bandhigano yaaarabi All muslimiinta dhibaatada ka dulqaad ustaad Ayuub Adigane jazaakallah 100%

  • @sumayocabdi5347
    @sumayocabdi5347 2 ปีที่แล้ว +12

    Guuuleyso ustaadii cilmigaaga dhirigalin ayuu iiyahy keep going👏👏

  • @amuunahmed3857
    @amuunahmed3857 2 ปีที่แล้ว +4

    Alhamdulillah Alhamdulillah ilaayow waad ii nimcaysay waad I jeceshay waan kuu dhawahay ii siyaadi nimcooyinkaaaga Aaamiin Aaamiin Aaamiin

  • @ayanabshirsaid8235
    @ayanabshirsaid8235 2 ปีที่แล้ว +9

    أبكتني هذه القصة 😓😥 .... رباه لطفك ورحمتك .
    شكرا أخونا ذكرتنا مدى عجزنا إن لم نلجأ إليه .

  • @princessahlaam762
    @princessahlaam762 2 ปีที่แล้ว +3

    masha allh wlh wa qiso cajiib ah Rabi wuu naxariis bdnyhy ilhyw
    wax wlba kheeyr ah isii adaa isiin karee🥺🤲

  • @sakukiotshiha1868
    @sakukiotshiha1868 2 ปีที่แล้ว +20

    Maasha Allah tabaaraka Allah, beautiful recitation.
    أسأل الله رب العرش العظیم ان یغفر لنا ولكم, ویصلح أمورنا ویرزقنا من حیث لا نحتسب. اللهم آمین.
    60

  • @nasiromar7817
    @nasiromar7817 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh walaal wacdigaad ku wanaag,santahay Ee Noogu Wad iskana jooji Wax yaabaha kale Ee Naagaha sheekadooda
    Waxaan kuu Doortay inaad Badasho Sheikh Umal iyo Wadaada waaween Ee Cilmigooda Ladhageesto Ookale So that waadata Duqoobay iyo kuwii dhintay Waxaa Loo Baahan yahay Rag Adag Oo Badala Oo Buuxiya Booskooda
    Intaasi waa iga dhiiri galin Bro Thanks For Wacdigii Qiirada Badnaa Runtii Waan Ilmeeyay 😢 markaan dhagas,tay Qisadii ninkii xaaskiisa Qaliinka U baahneed

  • @nimcozagal7230
    @nimcozagal7230 2 ปีที่แล้ว +5

    Emotional story WallaHi wnn ilmeyey ilahayow no denbi dhaaf o dariiqa toosan nagu Hanuni yaa AllaH🥀🥺🥺🥺

  • @nastexokhadir4104
    @nastexokhadir4104 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah tabarakalh waligay coment maso qorin lkn waxa iso jiitay qisada iyo kucibra qadashadeda ilahay adna caqliga iyo cafimadka haku barakeeyo

  • @highflyer215
    @highflyer215 2 ปีที่แล้ว +3

    that's fact, and for sure Allah indeed accepts and answers our prayers, mashaAllah

  • @nimcoxasan1587
    @nimcoxasan1587 2 ปีที่แล้ว +3

    Jasakalaah wllo ilahay raali hakaa Ahaado ducooyinkana ilahay hanaga aqabalo amiin yaa rabi

  • @ceynashbishar1875
    @ceynashbishar1875 2 ปีที่แล้ว +14

    Shukran bro 😍
    May Almighty Allah grant us all to janatul firdorsa 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @RahmaSaed-rd1fv
    @RahmaSaed-rd1fv 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allhau akbar wlhy waa qiso cajiip illaahy cid nooga dhow ma jirto❤❤❤

  • @safaamaxamuud7935
    @safaamaxamuud7935 2 ปีที่แล้ว +6

    Jazakallaaah ustadii 🤴😘 video wuu iga ilmeysiyey 😢 allaaaaah ha sahlo amuuraha🤲

  • @ceyniqurux2605
    @ceyniqurux2605 2 ปีที่แล้ว +9

    MashaAllah may Allah accept our prayers

  • @zoozi3951
    @zoozi3951 2 ปีที่แล้ว +12

    ماشاء الله جزاك الله خير الله يفرج همنا وهم جميع المسلمين يارب 🤲

    • @fartuunalaalle3636
      @fartuunalaalle3636 2 ปีที่แล้ว

      AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABBI

  • @mssanuuu4330
    @mssanuuu4330 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi qisadan wax aan meel dheer ka radinaye ayey agteyda iga tustay mahadsanid suheyb

  • @niimoniimo1418
    @niimoniimo1418 2 ปีที่แล้ว +6

    Iisoo duceeya walaalahey muraad ayaan leeyahay inuu Allah ii aqbalo ducadeyda qofwalbo muraad leh alaha u sahlo🤲🏻🥺🥺 ducadiinaa u baahanyahay qof idiinka mid ah inuu Illahay ii aqbalo ducadiisa ayaan laga yaabaa 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @ayaanhamudguleed8955
      @ayaanhamudguleed8955 ปีที่แล้ว +1

      Alle Haku sahlo walal🥺🤲🤲

    • @zeinabAhmed-gf8hy
      @zeinabAhmed-gf8hy 6 หลายเดือนก่อน

      Alla muraadkaaga kuu sahlo wll walibo si qalbiyan kugu fuceyo😢🤲🤲

  • @fartunxassan2671
    @fartunxassan2671 2 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallh wall qeyka aad nalawadagtay Allha kudambi dhafo ducadan aad ayey ii anfaceysaa biidnillh

  • @nimalearab3387
    @nimalearab3387 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walaal qof fiican baatahay wax fiican banad noo shegtaa jasakalahu khayr

  • @sumayocabdi5347
    @sumayocabdi5347 2 ปีที่แล้ว +17

    Cashirkaaga dhiri galin ayuuu iiyahy ustaadii guuleeso🙏

  • @xamdijimcale9008
    @xamdijimcale9008 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah Ayub ilaahay haku xifido wlhi fidowkan waan ubahnaa wlhi ma, Aqaano waxan kumahad celiyo thank you

  • @Mohamud_shibile
    @Mohamud_shibile 2 ปีที่แล้ว +9

    واذا سألك عبادي عنى فإني قريب أجيب دعوة الداع اذا دعان..😔🤲

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 2 ปีที่แล้ว +72

    Allahu abkar it’s so emotional story May allah grant you janatul fardows akhii Ayoub it makes me emotional 😭✊🏾🙏🏾👏🏾💙

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

      Iyaaaah , saabirinfarxiyeeto gabadha ooridiis xaasadiis yarta, dumaarbadnaaa tantan baan ka ahay jano rabihanagufarxiyo .exusemeeeeer.

    • @biibinur1771
      @biibinur1771 2 ปีที่แล้ว

      Shugrn

    • @malyunismail121
      @malyunismail121 2 ปีที่แล้ว

      Alaahu akbar

    • @malyunismail121
      @malyunismail121 2 ปีที่แล้ว

      Thanks sidaad muuqaalada fiican ee waanaag san ee waanadaa eedhaxal gal kaa noogu soogalisay

    • @shugrimohmoud9184
      @shugrimohmoud9184 ปีที่แล้ว

      Masha allah allah hana xiftiyo

  • @haniqase1602
    @haniqase1602 2 ปีที่แล้ว +9

    Allah wax walba oon waydiisto wuu isiiyaa alx waxan ahy f4 kalin 2aad aan galo waxaa iigu danbaysay 7aadkygii intii kadanbaysay arday fasal ila dhigta imaga sarmarin Alx alx alx ❣❣❣

    • @rixiimamaxed8502
      @rixiimamaxed8502 ปีที่แล้ว +1

      Qarso nimcda wuxu illahy ku siyay dadka lalama wado alle kaliningrad u mahadnaq waxagana hoos u wado

  • @salmawacan5058
    @salmawacan5058 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah ilhay haku barakeyo akhiro iyo adunba cod macaan quranka ledahay jasakalahu khyr Wll

  • @upliftmee
    @upliftmee 2 ปีที่แล้ว +20

    M.a you inspire me to do unbelievable things i knew i could not do so thanks 😊

  • @ShaaficiMaxamed-ub1wx
    @ShaaficiMaxamed-ub1wx ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilahay ku baraakeeyo codkaaga my teacher ayuub ahmed

  • @TORRESCADE111
    @TORRESCADE111 6 หลายเดือนก่อน +2

    Best Teacher Ayuub🤎🏅🫶🏾

  • @zayidzhapel8114
    @zayidzhapel8114 2 ปีที่แล้ว +4

    UZTAAD MUDO WAXAAN KUGU XIRANAHAY 5 BILOOD AH WlllhaY waxaad NoqotaY qOfka wax walba iii iftiiiMiYa uztaad allllha ku barakeeyo aduuN iyo akhiraba danbigaagana alllha dhaaFo macalinkayga razmigaa ayaad noqotay ilaHaY Janada ha ku galiYo DHIIRI GALIYAHAYGA ❤🌹

  • @fatumahikma618
    @fatumahikma618 2 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah markasto murug misa ciriiri dareemo salad ayan tukada quran ayaan aqristaa waxan rabbi weydiistana xaqiiq ma waayo Alhamdulilah thuma Alhamdulilah

  • @zaishaami8902
    @zaishaami8902 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallha walal aad ban ugu bahna diragalintada oo waliba diinta kusalesan

  • @khadaryuusuf4547
    @khadaryuusuf4547 2 ปีที่แล้ว +1

    mncha allah tabarakalah alle haku barakeyo codka aadbad quranka ugu cod macantahay marwalba inad akhrido isku dey

  • @royalsigaaroficial3050
    @royalsigaaroficial3050 2 ปีที่แล้ว +3

    shukran wllo wax badan aan ogeen ayad i xasusisey wlhi abowe m.allah🥲

  • @munayusuf9938
    @munayusuf9938 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazzakallah khair wllo rabiyaxfidek

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 2 หลายเดือนก่อน

    I love coming back to videos like this, thanks for the reminder walaal

  • @drsubax7448
    @drsubax7448 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakallah kheyr Ustaad Ayuub

  • @fahmoahmed2256
    @fahmoahmed2256 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah rabi ha ku xiftiyo teacher 🥰

  • @sumyhahmed
    @sumyhahmed 2 ปีที่แล้ว +2

    alxmdlh walhi wan ooyay ilhey ajar haka siiyo qisadada aadan ujeclahay aad inala wadagto naxasuusi aduunkan dadka waa mashquulisay wallkee aad baa umahadsantahay

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah alle haku barakeyo shekh ayub macalinka nolosha tahay😢🥰

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 2 ปีที่แล้ว

    Manzha Allah ❤️❤️ teacher 👨‍🏫 ayuub waa qof aad u wanaagsan ilahay ayaaa mahadaa Alleh

  • @abdirahmansheekh8405
    @abdirahmansheekh8405 2 ปีที่แล้ว +10

    ما شا الله بارك الله فيك. واحسن الله اخلاقك كما احسن خلقك وبارك الله عمرك

    • @abdirahmansheekh8405
      @abdirahmansheekh8405 2 ปีที่แล้ว

      شكرن أستاد ي أيوب احمد أخي الكريم جزاك الله خير واطال عمر ك

  • @sakariyerashiid6563
    @sakariyerashiid6563 2 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar mcha allah wll Alle haka jasa.isiiyo wll sida wanaagsan eed umada u dhiiri galiso eed wanaaga ugu horseedo. Sheekadan aadbay galbigayga u taabatay run ahaanti.

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc walalalhey chanelkeen Soo booqda qeer Alllah Idinsiiyo Inshaa Alllah Eid Mubaarak🥰🙏🙏🙏💜

  • @mihruu1237
    @mihruu1237 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll allaha kubarakeeyo😇😇

  • @aadanmuqdishaawi5803
    @aadanmuqdishaawi5803 2 ปีที่แล้ว

    الله اكبر
    Mahadsanid sxb
    Allah Haku Barakeeyo

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว +8

    Illahay codka mcn iyo xikmadda wanaag ‘sen hakuu daayo wllo qurux insha Allaah ❤️✨👍

  • @asmaaliabdillahi9869
    @asmaaliabdillahi9869 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaha ku xafido run ahantii qisada aad ayay ii tabatay oon ilmeyey😢 mahadsaniid wll😇😊

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman164 2 ปีที่แล้ว +2

    Markale guuleyso wiilka xikmada uSaaxiibka ah❤❤❤❤❤❤❤💚🖤♥️🤲

  • @luulinaahmed1649
    @luulinaahmed1649 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks walal qali 😥😥....isoducaya anga neeh murug ayaa ihayso ad wayeen

  • @naciimamaxamed2082
    @naciimamaxamed2082 2 ปีที่แล้ว +3

    Khayr Allah ku siiyo abowe wax badan ayaad na xasuusisey ilaahay Hanoo dambi dhaafo

  • @abdusalaamridwaani9643
    @abdusalaamridwaani9643 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alh codkaada waa qurxbadn yahy ustad ayuub

  • @MohamedSomali-xj5ye
    @MohamedSomali-xj5ye 2 ปีที่แล้ว +2

    Suheb wll qali hore uma maqlin sheekadaan ama meel lagu sheygayo ma arko run ahaantii ilin iyo shacuurteyda kacdey ayaa isku arkey qisada dhamaad keeda illaheyow umadada islamka dhibka ka dulqaad ❤

  • @hudaaabdulahi437
    @hudaaabdulahi437 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah waa video saameyn badan adigana waxaad tahay qof wanaagsan laakin kofiyada waa tii gaalada igaraalinoqo magaraneyn Meel khas ah oon wax kaaga sheego mahadsanid

    • @Cawrala10
      @Cawrala10 2 ปีที่แล้ว

      O kaaley Ma gaalo Muslim bay kala leeyahiin sidee lagu garanaya

  • @moshuaib6665
    @moshuaib6665 7 หลายเดือนก่อน +1

    War ayuubow ilaahey haku barakeeyo wllkeyow ❤💯

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 2 ปีที่แล้ว +6

    The good advice my brother keep going ❤🙏🙏🤴

  • @ayaanlemohamed779
    @ayaanlemohamed779 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsnid wll macanka inaad Illahay jeclaatid naxasusisay Illahay haka farxiyo

  • @ikrambasher2986
    @ikrambasher2986 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah wll qisadan wan la oyay walahi allaha ka abaal mariyo qisoyinka ugu fcn e noloshayda dhiri galindona waye

  • @abdalaahmet1940
    @abdalaahmet1940 2 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير الجزا استاذي ❤️

  • @ibrahimnuoralas6213
    @ibrahimnuoralas6213 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll SUHAYB SAAJID,qisado wxbadan an ka faidnay ino so kudbisay .

  • @muzamilciise3344
    @muzamilciise3344 2 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar, Jasaakallah. Ustaad

  • @hindaxasan2682
    @hindaxasan2682 2 ปีที่แล้ว +2

    mash allh wan dhamyesan kari waayaye marki hore qiso tabatye qalbigayega yaa allh yaa ka naxaris badan Alxmdulilh li anka rabi

  • @hodanhaybe9449
    @hodanhaybe9449 2 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar wlhi waan ilmeeyy
    الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @ashahirsi9193
    @ashahirsi9193 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah ku xifidiyo sheikh

  • @rahmaruun5512
    @rahmaruun5512 2 ปีที่แล้ว +4

    I literally cray 😭😭😭 Walahi it hit me deep, thank you for sharing

  • @كنقدوةحسنةللجميع
    @كنقدوةحسنةللجميع 2 ปีที่แล้ว +7

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين.
    جزاك الله خير الجزاء.

    • @fartuunalaalle3636
      @fartuunalaalle3636 2 ปีที่แล้ว

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @amishmohammed2900
      @amishmohammed2900 2 ปีที่แล้ว

      Allahu akbar

  • @hayderomer6837
    @hayderomer6837 2 ปีที่แล้ว

    Aad Aya uu mahadsanthy wllky .......wax iga maqan Aya Ii sheegtay...... ilahay khyr ha ku siyo wllky

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله أخي العزيز آل الشيخ suheyb

  • @NimcoOmer-tm6po
    @NimcoOmer-tm6po 10 หลายเดือนก่อน

    Manshalah.wallo
    Alahaku.xifdiyo.dhirigalintaadu.qalpiga.dadkay.gilgishaa.janadii.kuhooyo.inshalaah

  • @sadiadini3079
    @sadiadini3079 2 ปีที่แล้ว

    Dhirigaliyaha dadka the best channel 🙏🙏🙌👍

  • @hindaxasan2682
    @hindaxasan2682 2 ปีที่แล้ว +9

    ولا ينسا ربك احد.... ان الله روف بعباده ورحيم

  • @bolsho2255
    @bolsho2255 2 ปีที่แล้ว +1

    mashaallah ayub waad ku mahadsantahy moqaalkan aad so dhuptey. qalbiga noo baqobisy

  • @carafomedia3261
    @carafomedia3261 2 ปีที่แล้ว

    Msh alaah sheekh ilahy ha ku barakeeyo waad mhdsnthy

  • @rajanuuriye9430
    @rajanuuriye9430 ปีที่แล้ว

    Jazaakalah wllkie ilahayow intii muslim oo idl oo dhan intii dhib heysto dhibka kasar waa adoo madadiye allow anuurahena aduunyo io midi akhiro noo fududey 🤲🤲🤲

  • @mowliitahmed5442
    @mowliitahmed5442 2 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar yaa Allah illahow na cafi yaa allaha wlll mhdnid suhayb sajid sidaad marksta noo diiri galiso Allah kaa jasaimaryo

  • @wardaabasheikh8079
    @wardaabasheikh8079 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheyran aqil kariim

  • @rashidaxmed6098
    @rashidaxmed6098 2 ปีที่แล้ว +8

    ماشاء الله تبارك ربي يحفظك يا اخي ❤❤❤

  • @mohayaasiin4372
    @mohayaasiin4372 2 ปีที่แล้ว +20

    The good adivaes keep gowing my prother🙏🥰

  • @sumayasaylar2055
    @sumayasaylar2055 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan la ilmayey qisadaan caajiiib
    Illahow ducaa'u istijaaba ku waydiisanay 🤲🤲🤲🤲