1 Qof la ilaawi karin si fududna lagu heli karin noqo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 351

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena9981 2 ปีที่แล้ว +211

    WUU KU JECLAA WUUNA KUSOO DUCAYN JIRAY ADIGOON ADUUNKA JOOGIN CIDKALE MAAHA NABIGEENA MOXAMED SCW SCW 💖💖

  • @qaalyare
    @qaalyare 2 ปีที่แล้ว +226

    QOF WALBA WAXAAN USHEEGYAA QODOBADAAN
    1) naftaada hormari
    a ) jir ahaan b) garaad ahaan, ama aqoon ahaan c) dhaqaale ahaan d ) xariirka allah oo aad wanajiso
    e ) caafimadkaaga f) social statics kaaga hormari . guul baan idin rajaynayaa

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +48

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❣❤

  • @Farhiyacdy-4035
    @Farhiyacdy-4035 2 ปีที่แล้ว +35

    Wa balan aan nafteyda ka qaade ina badali dabecadeyda jilcan naxarista badan ee mar walba cafiska badan number one myself 💪🏾❤️

    • @ayaansanmoha2360
      @ayaansanmoha2360 2 ปีที่แล้ว +3

      maya wll ha badalin waxd thy qof ficn marba hadad naxaris badan thy cafis badan thy tasi waxay ka turjumasa shaqsiyadada wangsan lkn wax an ku qalmayn inad qadato badal taas ayan ku leyhay adu is horu mari isku mashquul qoralka wax igu kalifay ma rabo ado saso dhan u wangsan inad qof xun o bila naxarisa

    • @Farhiyacdy-4035
      @Farhiyacdy-4035 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ayaansanmoha2360 waxa kaga mahad celinaya fikradada aa ila wadagte wllo insha allaah naxariista wa wax lo dhasha❤️🙏

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 ปีที่แล้ว +21

    Videos gaan Waa qaali 100% qofkii ku dhaqma Waa huwaal inuu noqonaayon qof la jeclahay naftisana tarbiyadeysantahay Aniga wan arkay teeyda ayan Mashqul ku ahay rag iyo dumar ba weey jecelyihiin ineey saxiib ila noqdaan lakiin aniga ka car cararara waayo wan ogu talagalay inan markasta available noqonin 😂😂 hadad😂sirta nolosha rabto video’s gaan ku cel cesho wan yaway markan dhageystay in Aniga la iga hadlayo u maleye
    Ayuub Axmed Mahadsanid saad dadkada ogu faa’ideyneeyso

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 ปีที่แล้ว +23

    Yes yes warun arinkan runahanti nafteda wa number 1 wax walbo waey kahoresa mashallah 😍 thanks you my brother 🙏 mida kale gabdaha wxan leyhay isku filnaasho gaara kakaftoma bilaadan ha shaxadina raga

  • @maanqawojiso6369
    @maanqawojiso6369 2 ปีที่แล้ว +21

    Thank u 😪just anoo xldaan kusugan ayaa iso dhacay notificationkaga jazakalah🙏😊

  • @musaibnucade1516
    @musaibnucade1516 2 ปีที่แล้ว +12

    Our best teacher alaha ku xafido wll an lahilmami karin qalbiyadayna ayaad bos ku dhex leedahay ilahay janada haku galiyo

  • @SuhaybBoss-ct1qi
    @SuhaybBoss-ct1qi ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid walaal aad baad u bedeshay noloshayda runtii 💯💯

  • @asmaabdi1987
    @asmaabdi1987 2 ปีที่แล้ว +124

    Excatlly wllh I used to ask him all those things but hdda nftyda kumshqule even too much cll mawici asga isowco inksto busy bdnyahy but waa qof aaan been ishegin wligi inta lsocdy anyway thnk u my teacher wllh u really helped me nd I did it what u taught me 🙏🥰🥰🤴

  • @zoozi3951
    @zoozi3951 2 ปีที่แล้ว +13

    ماشاء الله كلام جميل جداً استاذ ايوب شكراً ع نصيحه روعه ✅✅✅

  • @maryanibrahimow9790
    @maryanibrahimow9790 2 ปีที่แล้ว +17

    Allah S.W has blessed you wisdom and knowledge. Manshha Allah good teacher indeed.

  • @apdehaved6934
    @apdehaved6934 2 ปีที่แล้ว +9

    Wlaahi TH-camrka SomaaLigaa Ee Ka HadLa Nolosha Dhabtaa Iyo Caqabadaha Kusoo Waajihi Kara 💫🥰 AllE Cebahaaga Iyo Kuweenaba WlL Ilaahy ha asturo 🥰

  • @nuramaxamed9117
    @nuramaxamed9117 6 หลายเดือนก่อน +3

    هذا الرجل يتحدث عن الحقيقة الحقيقية❤لا ينبغي أن يكون الحلم كلامًا خاملاً

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 2 ปีที่แล้ว +13

    excellent advice mashallah thank you💓

  • @SuhaybBoss-ct1qi
    @SuhaybBoss-ct1qi ปีที่แล้ว +4

    Alle jannatu firdowsa Hana geeyo dhammaantieen

  • @faadumoaliwarsame682
    @faadumoaliwarsame682 ปีที่แล้ว +2

    Masha,allahu Ayub Ahmed thanks walal muqal aad u wanasan oo qiimo leh weeye khayr Allah ku siiyo oo ha ku xafido walalo muqalada waan dawadaa runtii wxay i yihiin dhiiri gali xaqiiqdii

  • @maimunabdinasir3011
    @maimunabdinasir3011 ปีที่แล้ว +2

    الحمدلله
    Qofna kuma xirni isagana iguma xirna .
    Noloshayda ina dhiso aya iga badan.
    Thanks my teacher🙏

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +7

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว +3

    Excellent, wonderful 👏 human being. Jizaaka Allah kheyr walaalkey.

  • @raxmoali8128
    @raxmoali8128 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid aboowe waxbadan kafaaiday

  • @abdalaahmet1940
    @abdalaahmet1940 2 ปีที่แล้ว +7

    جزاك الله خير استاذ ♥️🙏 رب يعوضك الجنة 🤲🏻

  • @guuleedharawe2891
    @guuleedharawe2891 2 ปีที่แล้ว +7

    Qofka intuu kugu nicilahaa dantiis mooge,hakugu Naco dantaada kaliya inaa Ka taliso✨✍️

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 2 ปีที่แล้ว +2

    Kalimado miizaankooda leh maasha Allah Tabarakallah 🥰 الله يجزيك كل الخير أخي الفاضل أنت انسان مميز

  • @sadiyaadanibrahim8370
    @sadiyaadanibrahim8370 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah xiqmado qurux badana wey i anfacaan Allah ku sharfo wlalky

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 2 ปีที่แล้ว +13

    Naftaada
    Maarkaa jeceshahay
    Weeey Adagtahay inaa u dhibtooto Qof bini Aadam eh
    That's ture walhi
    ILOVE MY SELF

  • @nimcoshali9018
    @nimcoshali9018 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah ilaahay haku xifdiyo wllo suhayb thank you ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha kuu barakeeyo

  • @Sharmacreative1
    @Sharmacreative1 2 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiqatan waa tan waa mid jirta runtii Hubaal anigu waan ahaaa balse nolosheyda goor hore ayaan ka badalay dhaqamadaa alx fikradanna adaan kaga hayaa sxp
    Ayuub Axmed dhiirigiliyeeee
    please Pin igu Sxp

  • @sudaisabditawane9734
    @sudaisabditawane9734 ปีที่แล้ว +1

    ما شا الله قول لين يفهم هذه المعني الدقيق لكل ذي عقل
    جزاك الله خير الجزا ❤ ❤

  • @feysalfeyte1802
    @feysalfeyte1802 2 ปีที่แล้ว +4

    Sax wye wlhi bro tnxs my teacher 🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰❤️❤️❤️ nolow mclinkeygow

  • @sosandjib86
    @sosandjib86 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah walal allaha ku xafido ✌️

  • @AsmaAsmo-w2d
    @AsmaAsmo-w2d ปีที่แล้ว +1

    جزا ك الله خير يا استاذ المكرم الله يعزك❤

  • @NimcoQurux-u3z
    @NimcoQurux-u3z หลายเดือนก่อน

    Jazakallaah akhii ❤❤❤

  • @naaleeye575
    @naaleeye575 23 วันที่ผ่านมา

    vidiogaan waxaan helay anoo baahi weyn u qaba ereyada uu nagu baraarujiyay macalin ayuub aadbaana kaaga mahadcelinayaa sidaan ugu qancay wax lamida weli ma dhagaysan aan ka ahayn diinka alle iyo qowlka nebiga scw

  • @meymuunahmed2870
    @meymuunahmed2870 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shukran wallalkey qaaliga wllhi hadalkaan qalbigeyga ayuu taabtay allaha ku barakeeyo

  • @asmamaxamud-nf8mz
    @asmamaxamud-nf8mz ปีที่แล้ว +4

    Waan bedelaya noloshayda naxariisa cafiska badan daacadnimada intaba waan yaraynayaaa💔😥

  • @nimcoahmed6795
    @nimcoahmed6795 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah dhiirigaliye wngsn rabi haku xifdiyo wll Ayuub runtii dhiirigalintadu aadbay noloshayda ubadeshay waanad mahadsan tahay runtii

  • @asmaabass8231
    @asmaabass8231 2 ปีที่แล้ว +3

    May Allah bless you ❤🌹😇

  • @rayaanosmaan319
    @rayaanosmaan319 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah wlal ilahy haku barakeeyo ❤

  • @ismailmohanedsalad
    @ismailmohanedsalad 2 ปีที่แล้ว +1

    masha alh thanks Our Teacher ❤

  • @pctechnition1870
    @pctechnition1870 2 ปีที่แล้ว +3

    That is the real life thanks for your helpful 🙏

  • @aduunyo3674
    @aduunyo3674 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad ayaan kuula socdaa ustaad allaha ku barakeeeyo

  • @nimcoabdiraxmaan3289
    @nimcoabdiraxmaan3289 2 ปีที่แล้ว +2

    Rellay taasi ayan been ahyan wll ayuub waxad tahy qof ana ku xidhnahy alle haku sharafo 🥰

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +12

    Thank you teacher.🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏❤❤❤💯💯💯💯

  • @queensocial
    @queensocial 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha Absolutely 💯 ❤️

    • @abdiali503
      @abdiali503 2 ปีที่แล้ว

      Naa hana shaxadaane daaa

  • @huddohuddo4000
    @huddohuddo4000 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah thanks ustaad🥰

  • @amaldayib284
    @amaldayib284 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazadaada Allh ka dhigo kheyr faro bdn Insh allh

  • @nawaalcabdi2798
    @nawaalcabdi2798 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll ' tasi Runtaa kashegtay absolut richtig. 👍👌

  • @FadxaAadan-d5f
    @FadxaAadan-d5f 6 หลายเดือนก่อน

    Best person the Ayuub Ahmed❤

  • @amaldayib284
    @amaldayib284 2 ปีที่แล้ว +1

    Maaaashaa,Allh xaqiiq Allh ka hadashay janadaada Allh ka dhigo wax bdn wngsn Kheyr kuu ah ku farxad galiya wlll Akiii fillaaah aamiiin Shukrn wlll

  • @deeqomar.deeqomar838
    @deeqomar.deeqomar838 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you my brother 1 waa inaan badalaa inaanan qof bini aadam ah aan raali galinin oo aan jiljilaaca joojiya midakle kalsooni

  • @dafamoha451
    @dafamoha451 ปีที่แล้ว +1

    Teacher, thank you very much and I have benefited from you a lot. My name is Abdi Noor. Good luck

  • @raxmacabdilahi3925
    @raxmacabdilahi3925 2 ปีที่แล้ว +3

    Marku saas igu soodhacay kiliipku ayaan fahamy 😄👍✅

  • @nadiiraxasan1303
    @nadiiraxasan1303 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاءالله الله يحفطك استاد 😍😍😍

  • @naguibahmed8988
    @naguibahmed8988 ปีที่แล้ว

    Jazaaka'allah ayub ahmed , wlhy wax badan baad noo biirizay

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah good points

  • @amsproduction4288
    @amsproduction4288 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @ayanabshirsaid8235
    @ayanabshirsaid8235 2 ปีที่แล้ว

    أكيد والله... شيء جربناه من قبل ..أحسنت 🌿🌿

  • @deeqsan9422
    @deeqsan9422 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaaad ayuub dhiiri geliyaheyga runta ayaan kugu jeclahay horey u soco❤😍❤🥰❤❤💋❤

  • @Saki44592
    @Saki44592 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxp wax badan baan kaa faa iiday allah ha ku barakeyo 👏❤️

  • @Maxamedsiciidyuusuf-n5f
    @Maxamedsiciidyuusuf-n5f ปีที่แล้ว

    Masha allah aad buu qalbigay ga u taabta vidio alha ku barkeeyo

  • @ummahmed8515
    @ummahmed8515 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll allah ku barakeeyo 🌹

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku barakeyo walalkay hore usoco❤️❤️

  • @SHARMASTUDIO612
    @SHARMASTUDIO612 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku sharfo ustaad🙏🙏

  • @Kowsar15
    @Kowsar15 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa 💯

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +12

    Our teacher keep going❤✌

  • @amaalsaeed2776
    @amaalsaeed2776 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير 🙏

  • @maxamedmuuse3890
    @maxamedmuuse3890 ปีที่แล้ว

    Thnks our leader ❤

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว +1

    M. A ustaad keep going mahdsnid

  • @farxaansalaad503
    @farxaansalaad503 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a allh haku barakeyo wllkey

  • @واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش
    @واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش 2 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك اخي

  • @gudonmaxamed107
    @gudonmaxamed107 ปีที่แล้ว +1

    Tiisa daryeelaa tukale kudara xaqiiq weyi 🥺✅

  • @maayavolges1871
    @maayavolges1871 2 ปีที่แล้ว

    Absolutely hadal qiimo weyn ku fadhiya 👏

  • @Farhan27723
    @Farhan27723 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid saaxiib.

  • @drnoradin21
    @drnoradin21 2 ปีที่แล้ว

    Markaan naftayda horumariyo ayaan qof kale horumarin karaa 👏🏼👏🏼

    • @jama9476
      @jama9476 2 ปีที่แล้ว

      Waa sidaa saxib
      Ustaadka waad la socotaa 👏

  • @harrizapdul2529
    @harrizapdul2529 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahdzanid pro Nin wax badan ka faidey allh ku xifdio

  • @munamaankachelsea1221
    @munamaankachelsea1221 ปีที่แล้ว

    Thank you so much my teacher

  • @aliabdi2877
    @aliabdi2877 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sxb qaali waan ku tagyeraa

  • @nimcorashid-b2s
    @nimcorashid-b2s 11 หลายเดือนก่อน

    Amazing thank you brother

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

    Asalamacalaykum ayuub axmed shukran bro wax runaa ayaad kaa hadashay

  • @fortunemoalim5274
    @fortunemoalim5274 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ayub qosaska ka soo hadal

  • @soomaliteach
    @soomaliteach 4 หลายเดือนก่อน

    Macalin wax badan ka faiday❤

  • @namirag2657
    @namirag2657 2 ปีที่แล้ว

    Maa shaa alaah tabaarak runta aad iyo aad ayaad uga hadashay

  • @nasramohamed8107
    @nasramohamed8107 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid waxa tahay dhira galiye wangsan alalh haku sharfo wana qatay isbadel wan samen don insha alalh mana ka fikir dono qof tagay

  • @ubahmuuse3556
    @ubahmuuse3556 2 ปีที่แล้ว +1

    ILahay HakUu SiyadiyO Caqliga mashalah

  • @JunaidAbdirizak
    @JunaidAbdirizak หลายเดือนก่อน

    Marwlabo oo Noloshada 1 kuu noqoto waa marwalbo oo horumar gartid qof walbana kugu ixtiraamo I love my self ❤

  • @XafsaCabdirahmaan-ug3kk
    @XafsaCabdirahmaan-ug3kk 3 วันที่ผ่านมา

    Macalinkaygii nabad galyo korkaaga ha ahato walal❤

  • @ayanali2300
    @ayanali2300 ปีที่แล้ว

    Good advice thnk u so much

  • @amsproduction4288
    @amsproduction4288 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad mahadsanid

  • @usamasalman6379
    @usamasalman6379 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah hakaa abaal mariyo wllka wallee waan jeclahay dadka wax tarka leh oo umada muslimiinta ah wax tara❤💯

  • @AminoMohamed-r2s
    @AminoMohamed-r2s 9 หลายเดือนก่อน

    Kusali raasuulkeena mohaameed ❤❤❤

  • @farhandiiriyeh1480
    @farhandiiriyeh1480 ปีที่แล้ว

    Khayr badan Allah ku siiyo wax sax ah baad taabanaysa shukraan sxb 🙏

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 2 ปีที่แล้ว +8

    My soul
    My heart
    My love
    My world
    Where are you
    Come with me
    I'm waiting for you

  • @nuurtasaalax1094
    @nuurtasaalax1094 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaha ku xafido waxaan rajaynayaa inaan kula kulmo idamka ilahay

  • @SalmanCali-x9i
    @SalmanCali-x9i 5 หลายเดือนก่อน

    Alle hakusharfo

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallal ayub sxb alle haku xafiido

  • @naimojamaomar500
    @naimojamaomar500 2 ปีที่แล้ว

    wll thanks so much 😍🤲الله يحفظك

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Maaash allah abousutite 💯💯💯🥰

  • @abdihakimjama1877
    @abdihakimjama1877 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh thanks 🙏

  • @SalmanCali-x9i
    @SalmanCali-x9i 5 หลายเดือนก่อน

    Walaal mahadsanid