Kuwan kale uu ragar qabalyal ku sheegi geeli gobaaale ya laga qaday 200 oo nin oo garxajis ah ya ku dhimatay ridana kari wayday oonu ku dhantaynay idoor heer isaaq yaku bashalay isaagon Ogadeen kale na ogaynba garxajis iyo habar awal arab reer isaaq mid ayna xabad la dhicin ma jiro
Daaroodka dagaalama ee ka ahayn ogaadeen xagu jooga waxa kale waa makhnuudiine qaar gedo isku mehersada kuwo garadag isku wasay kuwo garowe ab ilaa ka ab isku wasa weeye
Saxib carur miyad tahay huunoda aad shegi marka unbay reer isaaq dardareen ee adunka waligana garxajis unban dhagaha ka garaci jiray gobaale yana udanbeyay gobale wa geeli ugu danbeyay ee idoor uu Ogadeen ka qaado 200 oo rag ah oo cidagale ah yaku dhintay ridana wayay marka idoor wan is naqana ee ha modin inan huuno bas ah ls fara sarayn Ogadeen maydan wada arkin lkn waxas dhan waxa dhiga reer isaaq bas
@@hassanh6731 malaha taariikhbaanad haynine, Goobaale 100 nin ayaa nagaga dhintay, boqolkaa nin boqolkoodiina maalmo ka dib ayaa lagu dilay weerar ismaqiiqa oo aad soo qaadeen wxn ka badbaaday hal nin oo dhaawac ku tagay halkii laga soo duulay. Hadal iyo dhammaan, haddii laysku tiriyo inta jeer ee geel ay isku galeen Ciidagale iyo Reer Isaaq, wx tiro badnaa inta Ciidangale guulaystay. Wxn kuu sheegayaa se, arrimahani waa taariikho madaw oo jahli iyo diin la'aani ka buuxdee, ummada hakusoo fadhin sxb!
Kkkkkkk ma boog kale ayaad wayday tani macal boog maha Libintana anaa kaga danbeyey oo geeli Aflanacay ayaan ku soo araye Waakii abwankii Beesha Arab lahaa ( aflanacayba nuurxasha oodaha u rogay) bal adoo rallya qabilkaga igu dar
@@waayoaraag1234 waryaa midgaan yahow midgaanku dhalay super market baad ahyd laga adeegto Bal inta geel ee laga dhacay eeg Geeli Daboolane, dayax weerar, luqmadheere, bah iidoor, makhrib dumay sidiisi xeryaha ma umadoobeeyay baa lagu lahaa.
Ogãdenku inay bilaa caqli yihiin waxay kuleeyihiin idoor oodhan ayaa laga qaaday geelii indha badane dhagayso hadaba rer ka geela laga dhacay waa jufo yr o super awal ka mida waana sacd muse Xageed ku ilowdeen ragii waligoodba idin dhici jiray ee idin caydheeyey garxajis wayne nimankii dhiigyo cabadii h,jeclo
Ogaaden fara badanaa qaarbaan iidoorba aqoonin iyagana Ogaden bay kaga dhagtay lkn door oodhan Hal laf baa hurdada udiiday oo Ogaden ah reer isaaq fafdhabarka Ogaden awalba waan idinka jeclaa tokay og noolaada
He was a Habar Jeclo, reer Mohamed Abokor, nuur Mohamed, farah Abdullah. Reer dhair. He should have took it easy on our reer sh Isaaq Habar awl, sacad Muusa kingman’s. This gubay destroy our unity.
Dhiirida ayuub kama tagteen sidigta dh33maale❤ayuub sh isxaaq culimada
Cali iyo haruun 🇬🇲labkii darood,
Reer isaaq💪
Habaryoonis waa taa hantiday haradii ciided imakay hantiyo ree fureen haradii ceel fuurre inay hootadii garab dhigeen horeba loo sheegye ku hungoobe colkay hurin jireen caliyo haaruune waxa malin wabiga u hantiyay halabku waa toose urukii shabeelu galay oo huray banankiiye oodh oodhsigi lagu idle haranti jirare nimankii hawada waynlahaa haatan lagu leefye haruufka dalalbaa uga dhiman dabigi daaroode haydaaro cadaw loo ma tudho jeermay doqontiiye maantana hablaha loo dhisay ku habranayaane mahanbayne dunidii hantiyay tan iyo hiiraan salaan carabay
Tolka
¹11
❤
.
Cuqaal Talisa Boqor Caadila
Iyo Culimo miisaan le
Ilaahi Carshiga nuuriyow
Kaaga caban maynee
Cadaankan wada Loolana
Madow ciseyn mayno
Abtiyaashay Garxajis Noolaada
From Arab 🤩
~ bali gubadle arabkaa degiyo geedlabka isaaqa ✋️❤️ from ciidagale
Thnks Abti Sido kale noolaw
Cali iyo haruun kaliya ciilay curadkii iidoore
Allah mideyo Somali koley
@@fariidtv7127doqonkii ogaadeen doolo laga qaad
Cali iyo haruun lixaaxyo… idoor ciilay😂😂 darwiish dhalad ah🔥🔥🔥
Laandheere laandheere dhalay oo ubaxa daarood ah reer isaaq 🇬🇲🫶
GARXJIZ WEYNE🦁🦁
Reer isaq cabsi cabsi weye from Ogaden 👑👑👑👑
Rag culus dheh reerkaa
Raga iidoor caydha ka dhigay waa reer isaaq 🇬🇲 💪
Kuwan kale uu ragar qabalyal ku sheegi geeli gobaaale ya laga qaday 200 oo nin oo garxajis ah ya ku dhimatay ridana kari wayday oonu ku dhantaynay idoor heer isaaq yaku bashalay isaagon Ogadeen kale na ogaynba garxajis iyo habar awal arab reer isaaq mid ayna xabad la dhicin ma jiro
Masha allah awoowayashey reer isaaq geesiyal
Axmaar baa idin wasa 😂
Cali iyo Haaruun 🐪 idinku maalnay from Mareexaan,
Cidlo lama amaanee rag waa cali iyo haaruun
Thanks laandheere from Reer isaaq ( cali iyo haruun)
Hadii Habar Xabuush laga dhaco
Amma dheega Habaryonis ama dhega cidaale
Dhiigya cabayaashii baan lahayn dhagartu saarneede
Viva GX36🔥👊
Mahamed nuur fadal ayaa tidhiyy waa awowgy hj
Bar barkaan ka joognuu isaaq bayr kuleyahay aya habaryoonis lagu yidhi abrahimoo ogaden aya ku laha
Dhiirida ayuuub ❤ ayuub sheikh isxaaq
Ciidagale Gobonimo Sandalad Dagaal yahan izku Darsadey🦁🦁🦁🦁🦁
Geeli laga dhacay ay kacarareen
Naagaha goojaacade HJ v darod kagaa cararay ayaa Laga dhacaye issaq lagama dhaciin . Ina nuur fadal 🎉❤
Illaahow inaad ii dooratay oo iga dhigtay adke, birlab ah , labka ogaden kuw cuna birta libaaxyda Reer Isaaq waad ku mahadsantahay waanan kuugu xamdiyaa.
Reer isaaq waa birlab
Nasab nasab dhalay sxb wanku slmaya heer isaaq re tolkey anigo heer cabdille ah ba ku slmayaa
Reer isaaq iska dhal oo rer xamar baan ahay Allah ku mahdiye 🔥
Doqonkii ogaadeen doolo laga qaad
Doqonkii ogaadeen doola laga qaadye habryoonisbay uga durkeen dagaladoodiye 😂😂
Maxamed nuur fadal will hoog hj reer daahir ha❤
Sacad muse irbad dhub ma galisan afkuna wadin dheryahaye🤣
loooool walal ka daah 🤣🤣🤣🤣 🪡
WAA markii aan aarsaday ee aan qaaday Geeli Aflanacy "Nin ilawsan godobtiis Xarbow, aayaatiin malehe
Aflagaadada iyo caydu, waa eray inoo yaale
Ninba maalintuu adagyahuu, ku istareexaaye
Afar oday qabiil kala tirsaday la isu aaneeye
Ugaas iyo ragii nagala baxay waa ilmaadeere
abtirsiinyadooduna illeen waa, ururta guuleede
Annagase awrkibaa noo bixiyo agabkii saarraaye
Allayliyo Allaylehe bagaan ololshey baaruudda
Aflanacay bagaa lagala tagay idhamadii qaydar."
"Caado kaliya ka dhignay Curubtii daaroode
Cankana maalin gashanay sidii cadimadeede
Calaamadahaas oo dhanoo cidina diidayn
Caynkaa waxaan u nidhi waa markay caasi noqdeene" aniga adeerkay baa lahaa ismacil xayd xirsi aflow
waaba tajiriinta somaliland xagaanay kagelin
Iminkaabad dhaar xoogle iyo dhiiri barateene irbad dhuub ma galisaan fakuna waa idin dheeryahy
Haa Afkuna wuu na dheer yahay guskuna waa na dheer yahay geeli ogaadeen ka dhacay shalay ayaa harta sheekha lagu kala qadanayay haduu geel wax tarayo😂😂
Sow cududu hy iyo c gale mha
Ma adiga hadala dhalool yahy
Masakiin Gashamo lagu kala iibsadad thye( daba cayuun yahow)
@@abdisalamismael9541 Ciilka ku haya weyna gashaamo waa magaalo ay Leeyihiin wax kale ma haysaa
@@abdisalamismael9541 xooriyad soo qaado horta
@@Mmnajmo11 xoriyadu wey ino wada taala dhul somaliyed weeye
Abaan duulu nimo reer Isaaq way u abtiriyaane allow adaa mahadleh iga beeray
Reer isaaq nimo🇬🇲🦁👈
Xasan Tarabi wiil Hoog g36 oo cidagle😂🙌🏽
Ree isaaq waa cabsi cabsi labka ogaaden
Cali iyo haruun miyaa isaaq wada ciilay 🤣🇬🇲💪
Habaryoonis waata hantiday haradi ciideed dheh imakay hantiyo reer fureen haradi ceelfuurre inay hootadii garab dhigeen horaba loo sheegye ku hungow colkay hurin jireen caliyo haaruun waxa maalin wabiga u hirtiyay halabku waa toose uurkii shabeelu galay oo huray banankiiye hoob hoobsigii lagu idlee hurinti jeerare nimankii hawada waynlahaa haatan lagu leefye haarufka dalalbaa uga dhiman dabargi daaroode haydaaro cadaw looma tudho heer may doqontiiye maantana hablaha loo dhisay ku habranayane ma hanbayne dunidii hantiyay tan iyo hiiraan salaan carabay guba ogaadeen caliyo haaruun iyo daaroodo dhanba reer shekh isaxaaq iska daayo habaryoonis oo jilib garxajis kamida ayaa kaga cabaadiyay
Halkee wax ku ciile jirteen dharka xatta Ana idin barney Iyo cuntadee aamus hadal kuma yeela tariikhad dib u raaca
@@najmafunnyofficial2601 ku dar inaan ahay kii guska dheer intuu kugu walaaqay aad u bixisay cagdheer. Ileen kuwaa raga iidin ah rag ma ahoo waa nagahoo klee ilma gar adag oo dabada wada dhigtee kkk iidoor daba cayuun 😂
Xasuuqii jaamac dubad miyaad ilowday😭😂
@@cabdiraxmaanxaaji6194 kkk adoon adoon dhalay oon anuu iska leehay.
War xasuuqii lafa ruug maad ilowday een ilaa Barbara ku waday. Lafa-ruug dabkaan kugu shidiyo digadii baa taal. Dulaaxda iyo injiilka iyo darabta geeliina dugaagii cunaa noo ducayn jiray😭😂 xasuuqii jaamac dubad moyaad ilowday waryaa subxanallaah midbaa yidhi ogaden aan kasoo aar gudano iidoor kii kulahaa ogaden waan ku dhamaanay-naaye inaga daaya😂 dhadig dhadig dhalay.
Waryaa ogaden isma gadhaan reer isaaq isma gadhaan waxa saa kuu galayaa xataa reer cali oo dhan maaha waa reer fiqi cigaal 😂
Laangaab iidoor oon gumaysto marna aan xasuuqo 😭😂
Cali iyo haaruun milkilayasha idoor😅
Hadii uu dagaal dhaco kama dhawr sadan abid Dhiigya cabadii habarjeclan dhaanka soo rarin 🦁🐎⚔️
awoowgay baa ku jiray gagaas Cidla lama a,maanee rag waa cali iyo haarun
M.a anigaba awoowayaashey ku jirey geela dhacayey allaah yarxamo reer faqi cigaal iyoreer jiisow
isaaq to Garxajiz to H.yoonis to ugaadhcumaR❤😊
Dhamaan ciise muusaan nin ogi sii dhexmariyeeene
❤❤❤
Dhoore io sida Kaynadiid Dhiiga soo Celiya😮 yaa Maheertenia❤
GabayGan anagoo dhagysanHyy aduu gaadhi naguLa dhacYy buro io laascaaod dhexdada Hapeen jimce ah
Xasuus buu wllhi igU leyhy 😂😂😰
Anigoon haynin taariikhdii hore ee reerkayga garaxajis ayaan hadana dareemay inaan laandheere ahay oo aan oo dad geesiyaala ka soo jeedo
Habar awal na?
@@Gametime-ne3xx dee habar awalna waa laandhere waayo waxay ladhasheen garxajis oo ogaadeen dhulbahante majeertan iyo daaroodo dhanba aakhiro udiray indha badane geel ku laban laabmaya ayaa garxajis ka soo qaaday ogaadeen waana geeli hagoogane oo ay ka bilaabma tay silsiladii caanka ahayd ee guba ee miisaanka suuganta soomalida waliba ogaadeen dhulkii baa laga qaaday oo garxajis ka qaaday waa kii laha cali dhuux isagoo guubaabinaya oo cananaya ogaadeen waxa hortiina lagu maalaya kii hagoogane dambarkiisu wuu idiin uraa waanad dabatan. Salan carabey na lahaa habaryoonis waata a hantiday haradi ciideed dheh imikay hantiyo reer fureen inay hootadi garab dhigeen horeba loo sheegdheh. Hadyad miyaad ubixiseen naftaad kala hawooteene. Waliba hablaha loo dhisay ku habranayaan waxba maan hambayne dunidii hantiyay tan iyo hiiraan. Cilmi carab na laha isagoo ogaden cananaya rag iyo huba adigoo hodana oo buuxa habaar weeye habaryoonisad hiil udayataa )))). Markaa daarood isaaq baa luugu dawgalay ??? marka daarood kibro oo uu wax isbide cida kibir jabisaa waa reer shekh isaxaaq tusaale sayd maxamed cabdilla xasan oo diinta ku soo gabaday oo yidhi guumaysi baan ladagalamaya markii hore isaaq baa dhisay oo isagoo kaliya markuu berbera ka soo degay oodwayne ayaa lageeyay oo suldan kii habaryoonis nuur amaan ayaa ciidan hub iyo xoolaba siiyay labada ciidan ayaa habarjeclo iyo habaryoonis ku dareen wuu kibray markuu xoogaystay oo maatidii iyo xoolahiibuu dhacay kadib waxa jabiyay reer shekh isaxaq oo baa biyay ciidan kii uu watay xaji cabdi warabe oo ahaa garxajis habaryoonis rer caynashe ayaa cagta mariyay saydka waa kii gabyay ee lahaa daraawishba habaryoonis baa loogu dawgalay. (2). Daarood ku xaar waxa uu ahaa dagaal majerten ogaaden dhulbahante oo wada socdaa ku soo qaaden garxajis gaar ahaan habaryoonis oo wakhtigaa ogadeen awood ku muquunisay daaroodka kalena hiil bay ahayen habaryoonis bay geel ka dheceen kadib habaryoonis wayka dabatagtay yagoo geeli maashay oo meel halkana fadhiya dee xaarbay kaga siidayen oo meeshi waxaa loo bixiyay daarood ku xaar. Oo silsilado gabaya ah ayaa halkii kabilaabmay. (3). Siyaadbarre oo kibray oo soomali to dhan muquuniyay ayaa rer shekh isaxaq kibir la doontay dee afkay dhulka udareen oo kabala aan bay wadanki kaga sareen daarood oo somaliyo dhan wata ayay afka dhulka udareen isaaq markaa adeer taarikhda soo badha
Cabdiraxmaan Xaaji
Sayid Maxamed Cabdille Xasan Daarood buu rogay oo baabi'iyey oo dhibta u badan ay isla mareen.Warsangeli oo uu si xun u tirtiray iyo Majeerteen iyo Dhulbahantihi daraawiishta ka falaagoobay ayuu tirtiray.Isaaq Habarjeclana colwayn may ahayn Daraawiishta.Laakiin Huwan qayb ah oo Habaryoonis Galbeed iyo Xoogaa Ciidagale ah iyo Ogaadeen Maxamed Subeyr iyo Falagadii Dhulbahante Sayidka ka hor yimid iyo Maxamed Abokorka habarjeclo oo ingiriisku hubeeyey iyo Somaalida kaleba waa la wada dagaalameen daraawiishta
@@cabdiraxmaanxaaji6194 inta geela ee ree isaaq ree cali garxajis ka dhacay ciida ka badan
@@cdigta dee indr taarikhdu way qorantahay oo iyadaa is qorta beena lagama sheego oo lama samaynkaro wakhtigaana somalida casrigaa suugaan baa lagu cabiri jiray oo qabaa ilada soomalidu xoog bay isku maquunin jireen taarikhda soomalida gabayadii caan baxay iyo geel qaadkii soomalida ee isweerari jiray badanka laba reerbaa taarikhaha lagu hayaa inay soomalida ugu taarikh iyo awood waynayeen waa daarood oo uu hogaamin jiray dhulbahante iyo ogaadeen xaga suuganta iyo dagaalka geel qaadka iyo reer sheekh isaxaaq oo ay hogaamin jireen garxajis iyo habarjeclo hadaba taarikhda soomalida sidaynu ku hayno garxajis wuxuu awood ku muquuniyay ogaadeen iyo dhulbahanteba oo dhul iyo geelba uu ka qaaday illa sayd maxamed cabdila xasan o daraawish ahaa iyagu jabiyeen sida taarikhda somaalida iyo suuganta ba ku cad oo waa kii saydku gabayga ka tiriyay markii la jabiyay ee lahaa daraawishba habaryoonis baa loogu dawgalay laakin taarikh iyo suuganba kumahayno garxajos oo ogaadeen ama dhulbahante geelka dhacay ama dagaal ku jabiyeen ee bal sheeg geela ogadeen garxajis ka qaaday magiciisa iyo suugantii laga tiriyay iyo halka lagaga qaday ?
Cabdi warsame baanji cabdi gahayr alle hawnaxariisto
Miyuusan Cid dhalin horta cabdi gahayr
Tafiir tiisa miyayna waxka joogin
Ingiriis miyay nagu mataaleen aaladaan wadanay Reer isaaq is not easy 🦁😂
Iidoor waxaa ka oohiyay cali iyo haaruun 😂😂
Cali iyo haaruun daroor waa kuwaa lahaa yaa dagaa maanta 😂
REER ISAHAAQ 🇬🇲🦁⚔️👈
Habalaha kaliya ee tarkhida geel qadey wa habalaha garxajis garhaan cidagle waki cali dhuux laha wakuwa hablaha ciise dhamal dheraha layeene soo dharbxoyinkinyo dhabar jabkinye ree shekh isxaaq bari galbed ba waku duleen sidi mongliska 😂🙌🏽
"Annaga iyo idoorna weys arag nacaynaaye"
"waxaa geela aanaysan jirey ubaxa daaroode"
Waligeen baan idoor dhici jirney oo dili jirney
Dhalma badane
Daaroodka dagaalama ee ka ahayn ogaadeen xagu jooga waxa kale waa makhnuudiine qaar gedo isku mehersada kuwo garadag isku wasay kuwo garowe ab ilaa ka ab isku wasa weeye
Doqonkii ogaadeen doola laga qaadye habrayoonisbey uga durkeen dagaladoodiye😂😂
Inta baha cadceed iga xigaan caafimaad dhimaye afaan ciidagale ugu Gabyaa caawa iguma yaal ogaadeen😂
@@muunaahmed9088 gabaygasi xagu ku dambeyay 😂
Inaad so qaadato maba ahayn
Halamar ay geel qaden ayay faan nagu dilan tani nabi ayan dhaceynay ogadeen tukanka igu weyna shopping 🛍️ gareysano ayay ahyen g36🙌🏽🙌🏽
Garxajis wayne geesiyadii isaaq❤
Indhabadne ninkankii lahaa 😢😂😂
Dhamaan Ciise muusaan nin ogi sii dhex mariyeene viva CM ganGs
DHANKIINA isaaq LoogasO Dhacay dhalool yahay 😢😂
Oo ma faan baa meeriskaa?😂 inaad jilicsan tihiin buu shegaye
Hadanu amaan ahayn hada ma cayba ningaranya dhamacda cm kuma dhaceen weye walays yaqan tarikhduna imika maqoronto ee horay uqoranty
@@CabdiwahaabIbraahim-jt4gkcm soo habar awal ma’aha ? Habar awal oo dhanba la leeyahay “dhankaad naga jirtaan buu cadowgu nooga soo dhacay”
Ree isaaq waa niman birlabta ogadeena 👑
Nimaan barka sare ka dhalan ba ciil qaba✊
Isaaq+garxajis+ciidagale+reerburale aderkay cabdi gahayr🫡🦁
Wadani Waad Mahadsan'tahiin. Waan idinku dhiiri galinayaa Howsha aad inoo haysaaan, Guuleysta.✓
Ogadeenow iidoor iskuma jiro dhadiga isaaqbad illahay iidnku beegay rerka huunada la yidhaa 😂
dilku rag buu ka dhashaa abid isku duukha godobe
anaguba maalin ka dereer sanay dahabo iyo luule
oo duqaynay dhalmo badane intaanu ku duulnaye
dakharka se ayaan na gaadha yaad ku dakaysaane
doogtina idinba hoos u fiiriya wixii la idin dafayay
oo markii la idinku dabreynayay dib usoo xasuusta
daraad inaad ii gurmo tolow laheyd diifti shalayto
Hadalka iska baadhe adeer duuflow 😎
@@nasriatoore1414
Wan kugu hambalyaynaya inaad gabay aliftay wll 👏🏿👏🏿👏🏿
Saxib carur miyad tahay huunoda aad shegi marka unbay reer isaaq dardareen ee adunka waligana garxajis unban dhagaha ka garaci jiray gobaale yana udanbeyay gobale wa geeli ugu danbeyay ee idoor uu Ogadeen ka qaado 200 oo rag ah oo cidagale ah yaku dhintay ridana wayay marka idoor wan is naqana ee ha modin inan huuno bas ah ls fara sarayn Ogadeen maydan wada arkin lkn waxas dhan waxa dhiga reer isaaq bas
@@hassanh6731 😂😂 ha ad iyo waa Cali iyo haruun waxaan ersanynaaye
@@hassanh6731 malaha taariikhbaanad haynine, Goobaale 100 nin ayaa nagaga dhintay, boqolkaa nin boqolkoodiina maalmo ka dib ayaa lagu dilay weerar ismaqiiqa oo aad soo qaadeen wxn ka badbaaday hal nin oo dhaawac ku tagay halkii laga soo duulay. Hadal iyo dhammaan, haddii laysku tiriyo inta jeer ee geel ay isku galeen Ciidagale iyo Reer Isaaq, wx tiro badnaa inta Ciidangale guulaystay.
Wxn kuu sheegayaa se, arrimahani waa taariikho madaw oo jahli iyo diin la'aani ka buuxdee, ummada hakusoo fadhin sxb!
cali iyo harun ✅️
Nio cali iyo haaruun dhib badna wlhi garxajis habar awal iyo arab intaasba gacantoodu wey gaadhey😆😆
Moyaadan maqal cali iyo haruun miyaa gabal isaaq ciilay😂 reer isaaqu waa balaayo
@@Kader.Arab4336 haaa wlhi reer isaaq waa birlabta ogaadeen
Indha badane nimankii dhace awala naafeeyay nimankii uluuf iyo uluuf ayda kala laabtey iyadoo aleemo leh aayar daba luuday ooriyaha la qabo iyo kuwaan ugubna dhaafeyn abidkii rag waa isdili jiray waana la ogyahaye hadii ay ogaden yihiin eed ba malaheyne waa cali iyo haaruun waxan eersanayna nacala talak
Isgoshi. Marhoray ko ahay. Ee so ma ogsoon. Insankodhan idalkki. Inankii ankadorto ee magac an ogayelay. NABI Isxaaq an ugu yeeray warmiyanad ahayn
Awowgay maxamuud cali beenaley alow ku naxariiso
Alla maxaan daydayay tanks
Ku miiis laaandheerenimdu waa u dhalasho
@@fesalfarah4368 hhhh
Kkkkkkk ma boog kale ayaad wayday tani macal boog maha
Libintana anaa kaga danbeyey oo geeli Aflanacay ayaan ku soo araye
Waakii abwankii Beesha Arab lahaa ( aflanacayba nuurxasha oodaha u rogay) bal adoo rallya qabilkaga igu dar
Makhrib dumay ka waran Kan
Wa nigi aflancay kuso ar gute
Allayliyo Allaylehe bagaan ololshey baaruudda
Aflanacay bagaa lagala tagay idhamadii qaydar.💪🥱
Adigu waa ceep ee ha hadlin qodhiskiinu marka uu fadhiyo mesha kudaba fayl
@@waayoaraag1234 waryaa midgaan yahow midgaanku dhalay super market baad ahyd laga adeegto Bal inta geel ee laga dhacay eeg Geeli Daboolane, dayax weerar, luqmadheere, bah iidoor, makhrib dumay sidiisi xeryaha ma umadoobeeyay baa lagu lahaa.
Cali Harun 🔥🔥🔥 Cabsi cabsi
Cali iyo haruun🦁
Allahu akbar ❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️ Allahu akbar ❤️❤️
Bariga😂Africa anigaa ka masuul ahaa ingiriis iyo xabashi noo qabtay maxamed zubeer xitaa ma aha waa ALI iyo Haruun
G36 bari io galbed Wakufasaden intan wa inta tarkhida lahya ala yaa ogadaa inta qarsooon ala muxu siyadbare trakh bana sameyay wiil 🏴☠️🏴☠️🏴☠️
Udubkaa cidhiidhiga u dagay ma cid kalaad mooday soo cududa habar yoonis iyo ciidagale maaha ❤
Codka ninka leh magaciisa hala iso sheego akhyaareey
Dhiigyacabadasi waa cumar jibriil cid aan lahaynay haqadanina
Ree isaaq aya la iska guubabinaya laandhere😅😆
😂😂😂
Indha-badane waxa ka dambeeyay Dhuumo-badane
Ma.dhawaaqu cali soo diraa
Waliba dheeraada😂
Maxaad gabayadii daaroodka loo
Tiriyey usoo duubi waydeen intaad
Isaaq ku meeraysanaysaan
Waayo Beesha. Ilahay Ka taxadaray ayaa boog loo raadinayaa
Ilahayna boog uma yrelin super bower SUber Awal
@@abdisalamismael9541 aaamus ceebtaada inaad halkan ka faanto maba ahayn ,
Meel kale mooyaane
Haa walhi hadal kuuma furna🤐
Yaa Haya Taariikhda Reer Amaadin Iyo Udub La aslay Iyo Dayax Weerar
Makhrib dumay ka sheeke 30.000 kun oo geela laga dareersday gunxajis😂😂
Geel waa geel wixii goyana waa geel
miyan ba ubahanahay marba hadan ahay rer isaq❤❤
Kablalaxnimo dhulbahnimo👈👈👏💪
11:10 -- 11:24 cayuntiina waxa boobilaa cali iyo haaruune.
Intabadan qayb re saaqa re cali ah re faqcigaal guleda ayay iidoor islayn jiren⚔️
Ogaden dhibbadna oo geel jecla
Hhhhhhh
Waa niman geel jecel, waana nimanka laga dhacay geeli ugu badna taarikh hagooogane
Oo adeer ogaadeen maanu ahayn geeli ugu badnaa taarikhda soomalida laga dhacay oo waliban hortooda lagu maalay dhulkii na lagaga darsaday yagana labara ku ciyay cartanay camuud layska qaad ceelki reermagane haday curadadii noolyihin waad cabilahayd niman baa xukuma labadi daaroode habaryoonis bay uga durkeen dagaladoodiye. Waxa hortiina lagu maalaya kii hagoogene hadyad miyaad ubixseen naftaad kala hawootene
@@abdi-nm2vy indha badane oon anoo reer isahaaq ah iidoor ka dhacay ayaa ugu badnaa geel soomaali iska dhacdo
@@abdi-nm2vy War iLLaahay ka capzo geel indhobadane ka badan taariikhda lama dhicine
Xarbi ismaciil samatar xarbi dheere awoowgay
Mahamed nuur fadal awowo
Gabaygan waa dhilabayayda ayaan layabay 😂😂😂😂
2024 hadii uu jiro qof qabyaalad darteed qof somali ah kunacaya wuxuu kunoolyahay casri jaahiligii la isku riiqmi jiray ilaahay ha inagadhigo kuwo lajaanqaadikara aduunkan casriga ah diinteena hadaynaan kudhaqmin oo aynaan noqon dad danahooda garta waxaynu noqon dad la adoonsado
sacad mouse way naceebeeyeen
Daarood ismail waa reer taariikh iyo suugan mug weyn leh.
G36 hY xirsi cismaan❤
Jifo ogaden kamid ah oo reer isaaq la yidhaa baa iidoor dhan geelii ka dhacay 😂
Iidoor o dhan maaha waa jifo yar oo sacad muse la dhaho oo huunaa
Ee dhiigyo cabyadii habar yoonis miya ilowdeen iyo silsiladii guba😂😂😂
Doqonkii ogaadeen ahaa doolo laga qaadye😂
Ogãdenku inay bilaa caqli yihiin waxay kuleeyihiin idoor oodhan ayaa laga qaaday geelii indha badane dhagayso hadaba rer ka geela laga dhacay waa jufo yr o super awal ka mida waana sacd muse
Xageed ku ilowdeen ragii waligoodba idin dhici jiray ee idin caydheeyey garxajis wayne nimankii dhiigyo cabadii h,jeclo
Oo idinkuba maxaad u ledihiin Ogaden baa geel naga dhacay? Cali iyo harun uunbad is aragteene
@@zuhurahmed1757Geela isaq unbaa geel noo ahaa😂 Xaraan 😢
Awal horeba kuma aadaneyn adhi far iidoore waxa geela aaneysan jirey ubaxa daaroode idho badane nimankii lahaa eegi maayaane awaleyda waatey lahayd ololkii muuneyse itaal haday hayaan maalintaas naguma eegeene wey uubateysaye maxaa loogu iman waayey 😂😂
Ogaaden waa kuwa idoor geela ka dhameey
Ogaadenku waa daaroodka waawayn 😂malaa reer isaaqa ogaadan mala waa isaaqi naga lumay 😂
Reer isaaq waa ubaxa darood waana geesiyada ogaadeen ✍️😂
iidoorku rer isaaq iyo Abrahiin uun bay Ogadenka iska arkaan ”Ogaden wa qaranoo ka weyn, qabillo la sheegto”
Ree isiahaaq cabsi cabsi geesi ogaden weeye
Reer isahaaq waa sidii quraysh ookale ay carabta inteedakale oga adkaayeen
Salalaahu Caleyihim wasalam
Hawdkasowtaan.
Ogaadeengoogaradugu
Xiday.gumaystaha.gambisay
DiracuguxidayogaadeenMaanu
Ahayngarxajis❤❤❤dhiiyacabyadii.dhagartusaarnayde
gabayadaa yar yar ee malaa yacnigaa inta nin ee ay naftooda galaafteen ama sababtooda isku dishay you can,t blieve walhy
Gabayga carcaraafayay horta yaa tirshay?
Waxana. Lagoyaqan. Magac magac
Sow cududa habar yoonis iyo ciidagle maha
Ogaaden fara badanaa qaarbaan iidoorba aqoonin iyagana Ogaden bay kaga dhagtay lkn door oodhan Hal laf baa hurdada udiiday oo Ogaden ah reer isaaq fafdhabarka Ogaden awalba waan idinka jeclaa tokay og noolaada
He was a Habar Jeclo, reer Mohamed Abokor, nuur Mohamed, farah Abdullah. Reer dhair. He should have took it easy on our reer sh Isaaq Habar awl, sacad Muusa kingman’s. This gubay destroy our unity.
geeli sacad muuse 2024 Dar alle Loogu soo ceLiyay🤣
Kkkk dhinacbay ka rarantahay waar meeye cumar ustareliya aflaw ina jadeer cismaan gabyaaye iyo geelii dhalma badane
suugaantu waa lagama maar maan
Cismaan gabyaaye maxaad ka haysaan ?
Awowgey AHUN
Cabdi warsame baanje (cabdi gahayr)
asalabwaan
Dhiirane ayoup kama tagteen sidigta dhaameele
Cidagale ❤❤❤❤
dhalool yahay dhankiinaa isaaq looga soo dhacay
2024 bisishii 9aad
Indha badane ninmankii laha aarsan mayaan
Ama dhoofa wantaad sidii dhago nugleydeene
Good comments