Suhaib. Waxaa tixgali muddan marka xaga waraabka laga area da greenhouse. Greenhouses kani waa 8m by 42m =336 square meter. Sidaasi darteed okey 2000 liter per day gasr ahaan wakhtiga kulaylka ay cimiladdu tahay.
Green house af Somalia mahan Yaa larabaa in ay saxan hadii wariyihi green house isticmaalayo Qudaartu waligeed bay muhiim ahayda ee hada muhiim manoqon 😊
per 1greenhouse 10barmel oo uu dhiganta ;- 2000L per day.. aad ayey ugu badenthy iyadoo dripp irrigation ah.. waxan ku talin lahaa in biyaha la dhimo si ayna caradu uu millixoobin nafaqaduna hoos uu tagin, fungeyga iyo waxaasina ugu dhalan yaanyada... anyway aadban usoo dhawaynayaa waxsoosaarka dalka mnshallah
@Abdikarim Mohamed ha wll
Suhaib. Waxaa tixgali muddan marka xaga waraabka laga area da greenhouse. Greenhouses kani waa 8m by 42m =336 square meter. Sidaasi darteed okey 2000 liter per day gasr ahaan wakhtiga kulaylka ay cimiladdu tahay.
Hey suhaib if u re somali Farmer pls start yt walagu bahanye
maansha Alla waawax aad loogu farxo waana dadaal badan oo uusameeyay Ahmadnasir. wax walba waxa kahoreeya tala saarashada ialaahy waanu tala saartay waana sababta ugu wacan guusha beertaa alxamdulilaah. waxaan leeyahay hambalyo hambalyo hambalyo
😊😊😊😊
maasha allaah alle ha barakeeyo
Barnaamin wax ku oola. Mahadsanid wariye.
Green house af Somalia mahan
Yaa larabaa in ay saxan hadii wariyihi green house isticmaalayo
Qudaartu waligeed bay muhiim ahayda ee hada muhiim manoqon 😊
Guriga cagaaran
Soomaalidu waa waxay haysaa dhul qani ah. Alle dadkeena ha tuso nimcada aan hysano.
Basasha ayaa laga faa,idaa wlhi
Tviiga kalii oo soo daayo wax faaido u ah shacabka
Ninka beerta leh xagee lagala xiriiraa?
Ila soo xariiir wll
Masha allah
Maashaalaa waa wax lagu farxo
Dam kii namaad tusin
Mahdsandiin #Astaan
Odayigan beerta leh waxbu qarinaya waayo green house 1000 geed ah marku saani u wada dhalo wuxu soo saari karaa 9000 oo yaanyo ah
Wa weekiigii buu intaas soosarayaa