RW ku xigeyen waa nin magaca iyo somalinimo u Taagan jecelna umadeyena iney midowdo waad ku mahad san tahay guuleyso saalax allaha ku xifdiyo amin amin amin yaa rabi
Ma ogyahay in inta sunta ku shubeysa iyo inta ka kaluumeeysaneeysaa ay, ka badan tahay,halka markab oo shidaalka baddeena ka baaraya. Goobta runta iyo masraxa xaqiiqda dib ugu soo laabo.
Waa ma xishoode iidoor ah waar reer muqdishoow iska soo saara iidoorkan marna xoolihiina guranaya marna alshabaab wakiilka u ah ee idin qarxinaya waa hadad caqli leedihiin hadii kale qudhun samaale ha idinku maalaan viva ssc khaatumo !
Ben iyo parapaganda isk daa waxaa qabaten malahn tuugo dalka dhacaday batihin
RW ku xigeyen waa nin magaca iyo somalinimo u Taagan jecelna umadeyena iney midowdo waad ku mahad san tahay guuleyso saalax allaha ku xifdiyo amin amin amin yaa rabi
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🎉🎉🎉
Ma ogyahay in inta sunta ku shubeysa iyo inta ka kaluumeeysaneeysaa ay, ka badan tahay,halka markab oo shidaalka baddeena ka baaraya.
Goobta runta iyo masraxa xaqiiqda dib ugu soo laabo.
Ninmankan 2 kaadhlayaasha ah baa soomaaliya la hadhay😢😢😢😢😢
سبحان الله ونعم الوكيل
DAMEERIHII MUQDISHOW QARADA MIDOOBEY IYO UGURKA JAAMACADA CARABTU HA IDINKEENTO BERBERA
Waa ma xishoode iidoor ah waar reer muqdishoow iska soo saara iidoorkan marna xoolihiina guranaya marna alshabaab wakiilka u ah ee idin qarxinaya waa hadad caqli leedihiin hadii kale qudhun samaale ha idinku maalaan viva ssc khaatumo !
War qofka been badana subxaanallah 🤔
Qabuurahi aad fakaten bal kawaran.xasan xarash qaran waa beesha muqdisho eeh wax somaliya laga duminayo waa muqdisho 😂
AWAY SUALUHU KUMARGADAY???????
Reer waqooyigu maxishonayaan miyaa? gobalkodiina way gosten oo ismadayaan inay soceliyaan dawladii dhexana way kuladhuuqayaan wayaabe !!!!
DULI CALOOSHIISA U SHAQAYSTER AH
Kadaab kadaab dhalay. Xasan tuug buu amanayaa
Hada muxuu kusugan dalku