Qamar Suugaani Ft Warda Happy - Jawi (Officail Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.ย. 2023
  • Ereyada:Kobciye
    Laxanka:Cobciye
    Music by:Furinle
    Camera by:Mustafe saleebaan
    Axmed gt
    Editing by:Mustafe saleebaan
    Production by:Afro,Waqal,Furinle
  • เพลง

ความคิดเห็น • 467

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 หลายเดือนก่อน +100

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍

  • @maxamedqanciye834
    @maxamedqanciye834 10 หลายเดือนก่อน +50

    hees kasta Ooo macaan waxa ka macan kalamka alle 😭❤️

  • @ilac____cali
    @ilac____cali 10 หลายเดือนก่อน +98

    Heestan waxaa ka mac quraanka alle❤❤

  • @Binaase
    @Binaase 2 วันที่ผ่านมา

    Sakariye Kobciye
    Qamar Suugaani
    Warda Happy
    Furinle
    Dad hibooleyaal ah baa isugu tagay. Mustafe Salaabeen oo muuqaalka duubay Alle ha u naxariisto.

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal 10 หลายเดือนก่อน +11

    Kobciye iyo Habboon Nuura ayaa qaaday markii hore❤

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 10 หลายเดือนก่อน +11

    Abwanka sanadka kobciye & father of music furinle 🎻🎹🎹&Qamarka 🎉sister warda happy 🎉waqalka 🎥duula keep going pro 🎞🎞👑 💙

  • @fjmavio4072
    @fjmavio4072 10 หลายเดือนก่อน +28

    Inta Aragta Qamar inu solabtay like Sara 👍 😮

  • @Aminsaam
    @Aminsaam 10 หลายเดือนก่อน +10

    Came back weyn aya ka muqda legend ka qamar suugaani ✊🏼

  • @ManAman-kz4xs
    @ManAman-kz4xs 10 หลายเดือนก่อน +11

    Qamarku intuu Hargeisa joogo ayuu fanaan yahay haduu meel kale aado waa qof la taagay 😁😁

  • @MaxamedNuurdiin-jr4dr
    @MaxamedNuurdiin-jr4dr 9 หลายเดือนก่อน +3

    What a song 🎵 ❤qamrowwww iyo warda happy 😊

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 10 หลายเดือนก่อน +15

    Waqal duula laayab waxbo lagaama qabo karo
    +qamar suugaani +wardi happy 😊 😃
    Melody 💯 🔥 Lyrics kobciye another level Hit song

  • @maxamedxassan1407
    @maxamedxassan1407 10 หลายเดือนก่อน +1

    Zakariye kobciye waa other level gacantiisa wey fadhidaa abwan + mulaxan +heesa zakariye

  • @user-nc3od7se5o
    @user-nc3od7se5o 10 หลายเดือนก่อน +1

    Esh calaa lakiin is ka daaya heesaha 😢😢❤

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 10 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa Allah waa gabadh xoog u qurxan Allahuma baarik

  • @ah5023
    @ah5023 10 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah Qamar iyo Warda
    GX36NIMO 👍👍😍♥️♥️♥️🥰

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 10 หลายเดือนก่อน +6

    Queen Wanda quruxleey Masha Allah 💜💜💜💜💜💜

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 10 หลายเดือนก่อน +2

    Warda happy waa quruxley wlhy say mansha allah ❤26🎉

  • @elhamabdrahman1401
    @elhamabdrahman1401 10 หลายเดือนก่อน +3

    Warda happy quruxleey iyo qamar suugaani cod dahabi ❤

  • @carro-edegmedia2262
    @carro-edegmedia2262 8 หลายเดือนก่อน +1

    waa hestii u danbysy e walaal mustafe edit greeyo rabbiyow kuu naxariiso

  • @hamzikofficial3096
    @hamzikofficial3096 10 หลายเดือนก่อน +6

    WaqaL Studio coming soon Tw0 million 🎉❤🙌

  • @Ismailxaashichannel
    @Ismailxaashichannel 10 หลายเดือนก่อน +3

    The boy of king year..
    Keep going pro

  • @user-yd3mk2su6b
    @user-yd3mk2su6b 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ Boqortoyo is heleshey🎉❤

  • @abdiraxmanmaxamed2734
    @abdiraxmanmaxamed2734 10 หลายเดือนก่อน

    The Goat Qamarka
    Iyo waqal studio Another Level

  • @hassandualeh2569
    @hassandualeh2569 10 หลายเดือนก่อน +6

    Woooow fantastic heestu warda happy 🥰🥰🥰

  • @Mohamedaydiid230
    @Mohamedaydiid230 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waqal studio layaab layaab❤️🔥

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 10 หลายเดือนก่อน +4

    Wow qamar sugaani ft warda happy❤🔥🔥
    Coming soon 2m❤❤

  • @Zakariyegd
    @Zakariyegd 10 หลายเดือนก่อน +27

    Qamarow zideed na yeelayza 4 songs in one month😂 the goat is back🔥🔥

    • @vfodenx
      @vfodenx 10 หลายเดือนก่อน +3

      😂😂😂😂😂

    • @abdia-lb2yx
      @abdia-lb2yx 10 หลายเดือนก่อน +2

      Maya biilka laga rabaa

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@vfodenx❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@vfodenx❤❤❤❤❤❤

    • @user-cv9eh6dl1u
      @user-cv9eh6dl1u 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@vfodenx😊

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 10 หลายเดือนก่อน +2

    East and west Waqal studio is the best

  • @bestboybadmaceeye7122
    @bestboybadmaceeye7122 10 หลายเดือนก่อน

    Mr wa ly tagay legend an tagero ❤

  • @ahmettak1
    @ahmettak1 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waqal what atopp studio🔥🎥🎧

  • @user-pu8du7bt6u
    @user-pu8du7bt6u 10 หลายเดือนก่อน +2

    WAQAL STUDIO 2M GOOR DHOW I.A HAMBALYO 👏🔥

  • @user-in9hm5fu2m
    @user-in9hm5fu2m 10 หลายเดือนก่อน +3

    Qamarkaa naqaanay waakan zidii aan ku naqaanay ❤ #Qamar sugaani#

  • @Misaanka.culus1
    @Misaanka.culus1 10 หลายเดือนก่อน +1

    gacan ayaan u taagay #Waqal studio🎥🐐😎

  • @abdiaziz3496
    @abdiaziz3496 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qamar in the building 🐐✊

  • @user-pd2qm2bo1h
    @user-pd2qm2bo1h 5 หลายเดือนก่อน

    waa cyl xaafadkii hore qamar suugaani

  • @ragnarxharma288
    @ragnarxharma288 10 หลายเดือนก่อน +10

    My favorites Legend #Qamar_Sugani and rising star #Warda_happy🎉❤

  • @axmednajax9577
    @axmednajax9577 10 หลายเดือนก่อน

    Waaw laba fanaan oo kala dhicin ayaa ishelay qamarka duula iyo warda happy 🎵

  • @shaymayar1370
    @shaymayar1370 10 หลายเดือนก่อน +15

    Waxaad tahay sayidka ruuxda
    Zuldaanka naftaydu leeday
    Saxiip aan adi ahayna
    Aduunyada iima saarna
    My dear brother suhayp apdi hazzan ❤🌏

    • @TofiqShaw
      @TofiqShaw 10 หลายเดือนก่อน

      Queen shayma abdi hazzan🎉❤

    • @HooyoHooyo-xw3ly
      @HooyoHooyo-xw3ly หลายเดือนก่อน

      Fgrujf

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 10 หลายเดือนก่อน +1

    Rock star is back Wareer🐐❤️

  • @nakruumindho6954
    @nakruumindho6954 10 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta haboon iyo sakariye kobciye ku wcn ❤😊

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 10 หลายเดือนก่อน +1

    Warda qurux iyo qamarka fanka Wstudio the best TH-camr♥️🦋

  • @nashaadAlli
    @nashaadAlli 10 หลายเดือนก่อน +2

    Coming soon two million waqaL studio🎉❤😊

  • @Maanhage.
    @Maanhage. 10 หลายเดือนก่อน +11

    Music :100💯
    Codka 💯
    Laxanka 💯
    Camera 📷 💯
    You can't ignore qamarsugaani 🎉🎉

  • @haligaas1433
    @haligaas1433 10 หลายเดือนก่อน +3

    G.o.a.t qamarka❤🔥🔥

  • @NimcoIsmail-to5nm
    @NimcoIsmail-to5nm 6 หลายเดือนก่อน

    Hees iyo mahadee❤❤❤qamaraw

  • @hudayfakhalid4637
    @hudayfakhalid4637 5 หลายเดือนก่อน

    Wardi oo warda wax kle 🐐🇦🇱

  • @sakariyegarbiye
    @sakariyegarbiye 7 วันที่ผ่านมา

    20/7/2024 oo xalay ku beegned ayaa eraydaa laylahaaa laygana kacaayay fadhiga wana ka sameestay🥰👸❤️👰‍♀️🌍

  • @Kafi_adde
    @Kafi_adde 10 หลายเดือนก่อน +30

    Sakariye Kobciye Amazing He is a gifted poet 👏

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 10 หลายเดือนก่อน +4

      Keep going

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 9 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 9 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XamdaLuul-wf1wh
    @XamdaLuul-wf1wh 10 หลายเดือนก่อน

    Hore u soco Qamar suuganiye iyo warad qurux ❤❤❤

  • @Cabdi_Macalin
    @Cabdi_Macalin 10 หลายเดือนก่อน

    Waqal studio the best ❤🎉

  • @cumarqalombi
    @cumarqalombi 10 หลายเดือนก่อน +25

    2 millions coming ❤❤❤❤

  • @Iamsharer
    @Iamsharer 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qamar is Qamar 👏🏽

  • @Riseandshinewithdija
    @Riseandshinewithdija 10 หลายเดือนก่อน +1

    2m soon #waqalstudio 🎉🎉

  • @abdiqanieise9074
    @abdiqanieise9074 10 หลายเดือนก่อน +1

    Goat fanka Qamar iyo warda happy ❤😊

  • @awliyadiijeceylka710
    @awliyadiijeceylka710 10 หลายเดือนก่อน

    oo heestan Sakariye Kobciye io Haboon baaa wada qaade😮

  • @sareedomahamed8219
    @sareedomahamed8219 10 หลายเดือนก่อน

    Wah heezta haboon nura iyo zakariya kobciye qaday bee

  • @MubarakOfficial-co2vt
    @MubarakOfficial-co2vt 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wow fanan qamar you’re top one 🔥🔥🔥

  • @ayaanclraxmaan6970
    @ayaanclraxmaan6970 10 หลายเดือนก่อน +1

    Goatka fanka is not easy ❤

  • @mohandek
    @mohandek 7 หลายเดือนก่อน

    Waxa tahay isiyadsha waxa tahay sara uqada❤🎉
    Sxb adi ahen adunyada ima sarno😢❤🙏🫂

  • @Mohamedalphos
    @Mohamedalphos 10 หลายเดือนก่อน

    Koley meshan waan gartay oo waa Ethiopia gar ahaan oromia haramaya another level waye

  • @Mohamed.Cabsiiye
    @Mohamed.Cabsiiye 10 หลายเดือนก่อน

    The Rock Star Qamar Suugaani ft Warda Happy Best Song 🎶❤️💥

  • @asadlucky1258
    @asadlucky1258 10 หลายเดือนก่อน

    2 milions coming zoon

  • @mshamso5872
    @mshamso5872 10 หลายเดือนก่อน

    Www onther level waye warda iyo Qamr ❤

  • @Engmohamed1
    @Engmohamed1 10 หลายเดือนก่อน

    Mustafe saleeban alle hawnaxristo

  • @maxamedjeego4853
    @maxamedjeego4853 3 หลายเดือนก่อน

    Sow inan sawirkaga calankagagana saro la salamo xaq maha❤❤❤

  • @azuuriyasooya6187
    @azuuriyasooya6187 10 หลายเดือนก่อน +1

    Garxajiska😊

  • @kawaallwaalll78
    @kawaallwaalll78 10 หลายเดือนก่อน

    Qmarka iin the build 🔥❤

  • @xamse_braveofficial9657
    @xamse_braveofficial9657 10 หลายเดือนก่อน

    BEST VEDIO GRAPHER TEAM WAQAL +#MACALINKA #QARNIGA #KHADAR #WAQAL🎉🎉

  • @CabdiAadan-ik7fo
    @CabdiAadan-ik7fo 10 หลายเดือนก่อน

    Waqal studio legen iyo qamar iyo warda wan idin salamay

  • @Tntsport.12
    @Tntsport.12 10 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan haboon iyo kobciye kaga cod quruxbadan👍✌🏼✌🏼😲

    • @Tntsport.12
      @Tntsport.12 10 หลายเดือนก่อน

      🔥🔥🔥

  • @ZakAhmed-ko4pq
    @ZakAhmed-ko4pq 8 หลายเดือนก่อน +1

    Woww rahma hassan

  • @user-qn7yi3xk9m
    @user-qn7yi3xk9m 10 หลายเดือนก่อน +1

    Jah warda qurux ❤

  • @Mohamedsaidmohamed-or8hh
    @Mohamedsaidmohamed-or8hh 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qamar waa fananka kaliya oo kasban kara dadka qalbiyadooda

  • @JabirAhmadJabir-nv9is
    @JabirAhmadJabir-nv9is 9 หลายเดือนก่อน

    Wwooo❤❤❤

  • @user-ng8lj5mz8b
    @user-ng8lj5mz8b 10 หลายเดือนก่อน

    qamarka
    fanka
    shida
    waa layaab❤❤❤❤❤❤

  • @kankamo1497
    @kankamo1497 10 หลายเดือนก่อน +1

    The Goat Qamar ❤

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wilkan nagaha dhan weya jecelyihina riyaan carara ninka qabso 😢❤

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waqal baa naga sameystay ❤

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 9 หลายเดือนก่อน

    Warda yar Waa Qalanjo Mashallah
    Alle ha soo hanuuniyo

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 10 หลายเดือนก่อน

    walaayalow ha u baqine rayaan i sha qamar cadowgiisa ha noolooda rayaan is rayaan naag abgaal waceyle is not easy guurso ward a happy naftirkeed ibaga abgaal cusmaan guur iyo ilmo la karti aan u leebahey muufo iyo macsara balkuju soo korshey

  • @hamzikofficial3096
    @hamzikofficial3096 10 หลายเดือนก่อน +1

    Amazing this song 🎧 2024🙌

  • @yaasiinjaamuuseofficial7505
    @yaasiinjaamuuseofficial7505 10 หลายเดือนก่อน

    Legend is back

  • @cabdikaamilcarab
    @cabdikaamilcarab 10 หลายเดือนก่อน +9

    Lyrics
    1# qamar
    Waxaa tahay ii sameeya
    Saacadba jawigaan u baahdo
    Waxaa tahay sii dareema
    Wuxuu soo wado afkaygu
    2# warda
    Waxaa tahay saydka ruuxda
    Suldaanka naftaydu leedahay
    Saxiib aan adiga hayna
    Aduunyada iima saarna
    3# qamar
    Waxaa tahay ii siiyaadsha
    Farxada sikinkii walboo
    Waxaa tahay saray u qaada
    Hankayga mooralkana ii sameeya
    4#warda
    Markaan sidaa kugu jeedo
    Fadhiga kuma sii nagaado
    Innaan kuu sara istaago
    Adaa ani iga sameystay
    5#happy&suugaani
    Saw innaan magacaaga
    Taallo soo suro maaha
    Saw innaan sawirkaaga
    Calanka aan ag saaro
    La salaaamo xaq maaha

  • @niciimaahmed3983
    @niciimaahmed3983 10 หลายเดือนก่อน +3

    hees waydhaaftay qamar and warda happy ❤😘

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qamar suugani waa legend

  • @user-lu1xi4pm8l
    @user-lu1xi4pm8l 10 หลายเดือนก่อน

    waaw an halkaan waxan uga diray jacylka handa🎉🎉🎉😂😂❤❤❤❤❤lore you

  • @nuhahmed9813
    @nuhahmed9813 6 หลายเดือนก่อน

    G36 🦁G36 👑 G36 🦁G36 👑 G36 🦁G36 👑

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sakaria kobciye io haboon inta ku maqashay 👍 like😢❤❤

  • @jimaleabdikadir7794
    @jimaleabdikadir7794 10 หลายเดือนก่อน +1

    LAKE HARAMAYA 🌊 best place 👌 Ethiopia 🇪🇹 waqal waa tagaY somaliyey ❤

    • @Tigu34
      @Tigu34 6 หลายเดือนก่อน +1

      🇦🇪❤❤🎉🇪🇹🎊🎁

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qamarka FANKA shidda👌

  • @xasanabdi3013
    @xasanabdi3013 10 หลายเดือนก่อน

    Kobciye iyo qamar labaduba waa ku soo baxeen

  • @Jookar1
    @Jookar1 10 หลายเดือนก่อน +2

    Qamar is back dadalka baryahan wan kaa arkaa qamarkaa naqaanay kusoo noqo❤🎉

  • @abdirahmansharmarke8977
    @abdirahmansharmarke8977 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤😂😂 keep going 😅😅

  • @abdiwalimohamed5690
    @abdiwalimohamed5690 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qamar come back waaliya laso laabatee😂😂

  • @yaxyesiciid669
    @yaxyesiciid669 10 หลายเดือนก่อน

    Goat 2maha
    Waa qamarka oonkaliya ababala

  • @caydarushassan4054
    @caydarushassan4054 9 หลายเดือนก่อน

    goat qamar

  • @abdinasirabdirahman7366
    @abdinasirabdirahman7366 10 หลายเดือนก่อน

    Qamar legend ✨🐺

  • @naimasharif7791
    @naimasharif7791 10 หลายเดือนก่อน +1

    Gobalkaygii haramayaa adila woowwo 😮

  • @saxanefilms1
    @saxanefilms1 10 หลายเดือนก่อน +1

    Heesti aduunka ❤

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 10 หลายเดือนก่อน

    Qamar is back❤