ABDIKARIIM CALISHAAH FT JUWEERIYA JANO | AAS-AASKA NOLOSHA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Cabdikariim C/Shaah Iyo Juweriya Jano
    Erayada : Abwaan Shilke
    Laxanka : C/Cali Shaah
    Music: Furinle
    Camera: Mustafe .Axmed GT. Liibaan Daahir.Yoonis Crown.Haashi
    Editing: Mustafe Saleeban
    Production: Afro.Waqal & Furinle

ความคิดเห็น • 1.7K

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 ปีที่แล้ว +1459

    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @walaalek8651
      @walaalek8651 ปีที่แล้ว +15

      ❤❤❤

    • @aboodysportnet9307
      @aboodysportnet9307 ปีที่แล้ว +35

      Meesha maxaa ku Keeney hadaad sidaa wax u garaneyso, like raadis ha u soo qorin hadal kaa dhab aheyn

    • @Hoygaaflaanta219
      @Hoygaaflaanta219 ปีที่แล้ว +12

      Inan gumeed inan gumeed dhalay

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 ปีที่แล้ว +4

      @@aboodysportnet9307 war ma heesaha ka macaan quraanka kariimka subxanallah war ilaahay u towbad keen

    • @aboodysportnet9307
      @aboodysportnet9307 ปีที่แล้ว +5

      @@Suhayb1_4 sidaan hadalkeyga u qorey marka hore fahan ha iska soo jawaabine

  • @MOSTAFEKANTE341
    @MOSTAFEKANTE341 ปีที่แล้ว +496

    Qofki ugu sharafta badna basharkaba ugu khayrbadna nabi mohamed scw💯

  • @dj.rockets
    @dj.rockets ปีที่แล้ว +19

    War Cimamada Tuura Abdikariin Iyo Juweeriya Layaab Layaab

  • @ShamGemar
    @ShamGemar ปีที่แล้ว +43

    Markay 2million gaadho like ha igala bakhaylina😊

  • @yastta598
    @yastta598 ปีที่แล้ว +202

    Abdikariin cali shaah waa legend WXn xazuuzta barigaan ciyaaL xafadka Isla ahayn haBeenki markaN isku nimaadno marba midba heezi jiray oo waaN ku tartami jirnaY ka cod macaaN ragaaZ waxa ka mid ahaa fananka CabdiraxmaN Nasri ee LondoN imika joooga iyo asxaaB badn oo waayuhu midba meeL ku tuuraY Ciyaal Bayl Burco garanya garanaya Salan sare Ina Calow sxb ninka kula hadlaya waa ifiso ❤😂

    • @khaalidyare914
      @khaalidyare914 ปีที่แล้ว +16

      Hhhhh ninkaasi ma ifisaa xageed ka dhacday sxb adoo taliye noqday baa igu kaa danbyse khaalid yare weeye shoodha quule 😀

    • @khaalidyare914
      @khaalidyare914 ปีที่แล้ว +5

      🤣🤣🤣🤣Garac sidiiba wali qalqaali utahay

    • @munasaryarre
      @munasaryarre ปีที่แล้ว +3

      zxp wakhtiga dadka kalageeye

    • @abdiladiifmohamed7749
      @abdiladiifmohamed7749 ปีที่แล้ว +1

      ​@@khaalidyare914ma ciyaal bayl bu ahaa hadaa naf nafteeed malahee

    • @khaalidyare914
      @khaalidyare914 ปีที่แล้ว +9

      @@abdiladiifmohamed7749ninka aad waxa ku leedahay wa sarkaal saree oo shatuutar ah yuu dabada xabad kaga dhufane waxa hawla iman

  • @diidarmaxamed8677
    @diidarmaxamed8677 ปีที่แล้ว +28

    Waxan hubaa in aan heestan miraha macaan Cabdikariin cali shaah iyo Juwaria 😢in aad dib usoo booqatay Hadaa iga Dambeyso Like isaar 2023

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 ปีที่แล้ว +32

    Inta heestan ciid iyadoo lyrics ah dhagayste bartay sugaysay in waqal la so geliyo Ismuujiya ✌❤🩸
    Heesta ugu shidan ciida ee la so saaray 1M iyo weeks
    Ereyada abwanka bilaha danbe fanka haysta
    maxamed ali shille
    Laxanka AASHaah
    Music

  • @abdullahisharuu7806
    @abdullahisharuu7806 ปีที่แล้ว +72

    2022 sanadkii ugu murugada badna nolsheda 😢wax walbo wan wayay waxa jirty gabar aan aad ujeclaa waligeey isma dhihin qofbaa sidaas dhan ujeclaaa 2 sanoo qurux badan ban isla socony lkn wey iga fogaty 2022/ 7/28😢 waligeey mailowbi dono gabadhas lkn hadada waxn leyhy xirir kle alxm hada wax walbo wey isbadleen ❤hda waxn kusuganhy waqti ficn alxm qof walbo oo quralkeyga arky waxn leyhy waxn kurajenaya nolol wangsan Ana iso duceya wllyal dhamantii mahadsanidin😢❤❤

    • @SaidabdouFadoum
      @SaidabdouFadoum ปีที่แล้ว

    • @hibaaqaxmed3631
      @hibaaqaxmed3631 10 หลายเดือนก่อน +1

      Alle qalabiga hakaaga maydho😢

    • @qanjoyareh7879
      @qanjoyareh7879 10 หลายเดือนก่อน

      aamiin wlll

    • @ayaanhassan9480
      @ayaanhassan9480 10 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤

    • @rahmaahmed8559
      @rahmaahmed8559 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ilahay qofka aad hada xirirka la leedahayy commentigaan haka qariyoo😩

  • @cabdikarinhasan4403
    @cabdikarinhasan4403 ปีที่แล้ว +33

    First coment
    Codka 100 %
    Music 100 %
    Laxanka 100 %
    Fire uptikarem ali nd juwriyah

  • @queenbirya
    @queenbirya ปีที่แล้ว +320

    Waa run qur'aank macan❤❤

    • @maymunadirir8974
      @maymunadirir8974 ปีที่แล้ว +13

      Mcn hees ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @asmamaxamed3242
      @asmamaxamed3242 ปีที่แล้ว +4

      😮😮

    • @asmamaxamed3242
      @asmamaxamed3242 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🥹

    • @fariihamohamed
      @fariihamohamed ปีที่แล้ว

    • @ramlocali3443
      @ramlocali3443 ปีที่แล้ว

      ​@@asmamaxamed3242⁰ķkyp¹¹¹¹¹¹¹¹¹¹11¹

  • @NuuraNalka-fh6sh
    @NuuraNalka-fh6sh ปีที่แล้ว +148

    Hadd nabiga jecel like saar

  • @maxamedsiciid883
    @maxamedsiciid883 ปีที่แล้ว +16

    Eraydii maxamed cali shilke
    laxnkii c cali shaah
    muscigii furnle
    Coodkii shaah iyo jano
    10 days 1M wax kale ❤

    • @hamse.
      @hamse. ปีที่แล้ว +2

      Waa sidaas abwaan fayr yare ❤

    • @maxamedsiciid883
      @maxamedsiciid883 ปีที่แล้ว +1

      🎉🎉

    • @user-iq7dc6og4r
      @user-iq7dc6og4r 5 หลายเดือนก่อน

      Uutscm ❤❤❤❤😂🎉😢😮😅😊😊

  • @hassnaan0h55
    @hassnaan0h55 11 หลายเดือนก่อน +20

    Director ka Hestan Habaynteeda Lahaa Uu dhintee aynu uwada Ducayno
    walaal Mustafe Saleeban😢🥺😓

  • @abdifatahali6953
    @abdifatahali6953 ปีที่แล้ว +9

    Wxa sa meeyey nin rer octobera wxa wada qaadaaya labo qof oo rer octobera heesta haydii baa isgu tagtay
    Abwaanaduba waa shilke iyo ina lagu qur xiyey❤❤❤
    GOAT maxmed cali yaasiin abwaan shilke

  • @Cabdisamed_maxamed
    @Cabdisamed_maxamed ปีที่แล้ว +182

    HESAHA WAXA KA QIIMA BADAN KANA WANAAG BADAN QURAANKA 🕋

  • @zeyfi_7000
    @zeyfi_7000 ปีที่แล้ว +8

    Abwaan Shilke❤
    Abdikarim A.sHah Ft Juwo Jano❤
    Ahmed wali FurinLe❤
    Legend Waqal Studio❤
    Fire+Fire+Fire=Volcano 🌋

  • @HamzeBodhari
    @HamzeBodhari ปีที่แล้ว +82

    1 million inay gaadhayso inta hubta like saara 🎉❤

  • @najaxnayruoz76
    @najaxnayruoz76 ปีที่แล้ว +8

    Int magcisu ku jiro inta ka heshye like
    Asal dhald ina calow cabdikarin ❤❤❤❤

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 ปีที่แล้ว +245

    ❤ Lyricks of the song 🎵❤🎉
    Dhagtu ereyadaaday eheshataa
    Hurdadana alaylkii kugu arkaa
    Ubaxyana ururshaan ku ag dhigaa
    Eegmadaadu maankay oontirtaa
    Anbadoo la'antaa waa abaar
    Ilintadu maankay olalisa
    Umalkiyo dhibtaadaan alaladaa
    Alaylkaan ku waayaan aamusaa
    Isirkaaga quruxdaadan ku abtirshaa
    Nafta ku ogalataad ilashata
    Axdigaad u qaadaad oofisaa
    Ilayskaaga dunidaa lagu ifshaa
    Asaaska nolashaan ku aflaxow
    Ashqaraare dhaayuhu aawada
    Farxadba agtaadaan ugu imi
    Astaan sharaftu leedahay sowma tihid
    Oogadayda waxaan rabo ka akhristay
    Unugyada dareenkaad ababisaa
    Asal dhalad juweeriyaay edeb qofaay
    Ulashada naftaydaad u arxantaa
    Oogadayda waxaan rabo ka akhristow
    Unugyada dareenkaad ababisaa
    Asal dhalad ina caloow abdikariin
    Ulashada naftaydaad u arxantaa

    • @IsmailHussein605
      @IsmailHussein605 ปีที่แล้ว +2

      Hestu many lahynba qafiyad

    • @rooblemuuse1208
      @rooblemuuse1208 ปีที่แล้ว +7

      Qaafiyad ma waxaad ka wadaa xaraf-raac
      Heesta xaraf-raaceedu waa shaqalo , shaqaladana waxa banana in Shanta shaqalba aad adeegsan karto.

    • @hudaomar5035
      @hudaomar5035 ปีที่แล้ว +2

      Umulkiyo mxa laga wada wll

    • @Aliyaa698
      @Aliyaa698 ปีที่แล้ว

      ❤Xamse xadarii gacanta ku fadhida😇

    • @xamsexadaari7737
      @xamsexadaari7737 ปีที่แล้ว +1

      @@Aliyaa698 aad io aad poqortooyo 👸👑♠️

  • @yahyaadam8288
    @yahyaadam8288 ปีที่แล้ว +7

    Marba haduu laxanka abdikariin ali shah lee yahay hesta waa another levely wle abdikarinaa the langend 🎉

  • @paastoofficial2368
    @paastoofficial2368 ปีที่แล้ว +10

    Abdikariin Ali shaah waa Fananka ugu jaclahay Fananinta Soomaliyed sababta aan u jaclahay waxay tahay wuxu Alle siiye cod Halasi ah io Laxan Aan inaba caadi Eheen oo soo jidasho Leh Aniga waan wataaa Ninkan

    • @yusufahmedsaid2038
      @yusufahmedsaid2038 ปีที่แล้ว

      Haa cod buu iibinayaa xitaa isma Qurxiyo rag baad arkaysaa video Qurux badan meelo kaalay arag hadana cidla.. Hablo sidoo kale Abaayo cod iyo ereyo ayaan dhagaysanaynaaye jidhkaaga asturo sida hablaha kale Qaar inkastooy kuwa duubayaa waalayaan waxan xasuustaa najma nashaad markay hargaysa timi diri yar ku heesaysay Cabdi good muxuu yiri timaha qari sidaa ay yihiin lahoow hada ka laydhisay hees baan arkay dhinac furan inkastoo ka sareen soo geliyeen maryaa cas sidato keef eeg.. haboon eeg.. nastexo dayax iyo dhex yar waliba ma taqaaniin fariid asal weeye fanaanad Qaaliya

  • @mohamettyemani7302
    @mohamettyemani7302 ปีที่แล้ว +19

    Dhagtu ereyadaaday eheshataa
    Hurdadaba alaylkii kugu arkaa
    Ubaxyana ururshaan ku ag dhigaa
    Eegmadaadu maankay oontirtaa❤

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr ปีที่แล้ว +13

    Fanku ba waa ina ali shaah iyo inyaro kle oo laxnkisa ku heesta❤️🐐

    • @kinghindiholish1016
      @kinghindiholish1016 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂 wlaahi runtaa weeye 😂😂😂

  • @walaalmascuudbarkad8883
    @walaalmascuudbarkad8883 ปีที่แล้ว +38

    In 2012, I found myself in a difficult period of my life. I was tired of feeling lonely and being single, longing for someone to lean on for friendship, partnership, companionship, and mutuality. The nights were particularly challenging, as the stars shone brightly, the breeze from the Indian Ocean blew, and the dew gently wet the surroundings. The only sounds were the chirping of crickets and the distant whistles of night guards in nearby villages.
    During those nights, I would listen to songs that stirred my heart, fueling my eagerness to meet the love of my life. Although I didn't know who she was at the time, I held onto the hope that among the many young and beautiful girls in my area, she would come into my life. However, I faced common challenges that many young people experience at some point in their lives. I was financially broke, lacking a good job to support myself. Additionally, I was shy and found it difficult to approach girls face to face. Moreover, most girls didn't have phones like they do today, and even though I had a phone, airtime wasn't as easily accessible as it is now.
    Every weekend, I watched as my friends and neighbors got married in my neighborhood, feeling a mix of jealousy and frustration about my own financial struggles and single status. But little did I know that twelve years later, I would be listening to those same songs with a different perspective.
    Today, I am married to a caring and loving wife named Ubah Ali. We have been blessed with five wonderful children - three sons and three daughters. I drive my own car and enjoy the stability and joy of family life. Although I may not have achieved great financial success, I have been able to employ a few young individuals, contributing to their livelihoods.
    Furthermore, I have completed both a Bachelor's and Master's degree in Business Administration (BA and MBA). While I may have the financial means to marry more, I find that my better half fills all the gaps in my life with love and joy, making me content with what I have.
    Reflecting on my journey, I realize that whenever we are in a rush for something but Allah (swt) delays it, it is because He has stored numerous gifts to soothe us in the future. I firmly believe that Allah (swt) is sufficient for those who trust Him alone. Additionally, I have come to understand that being good to our parents, especially our mothers, leads to smooth and happy endings in our lives.
    In conclusion, I am grateful for the hardships I faced in 2012 and the subsequent blessings I have received. I now appreciate the power of patience, trust in Allah (swt), and the importance of being good to our parents. Alhamdulillah. Ma-Sha-Allah.

    • @zeitunabdi5468
      @zeitunabdi5468 ปีที่แล้ว

      Mashallah ❤❤

    • @sahamafgooye929
      @sahamafgooye929 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah you make my night 🌙 💕 wlh allah ku barkeyo

    • @Qubanaha_Uurdoox
      @Qubanaha_Uurdoox 7 หลายเดือนก่อน +1

      Mashalaah allaha kuu barakeeyo nolosha

  • @ZahraahmedJamac
    @ZahraahmedJamac ปีที่แล้ว +152

    Ilma qureshba is heshe😎 hablaha isaaqu qurux bdna masha allh xta kuwa hoyoyinka jog iyo jamal ilahay wa siiyey❤‍🩹👑 viva rer abtiga

  • @CabdiraxmaanXuseen-ko3ip
    @CabdiraxmaanXuseen-ko3ip ปีที่แล้ว +5

    Goat of fanka cabdikariin cali shaah
    Dhagtu erayadaataa🤟💘💘

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +9

    Team Wstudio wa layabey cabdi kariim cali shah iyo juweyriya jano another level ❤🎶💯💯

  • @kadar____alonzo9
    @kadar____alonzo9 ปีที่แล้ว +24

    Heesahaan madaxa ma tajiyaan BALSE wxaa ka mcn qur.aanka aabe nooso tajisay asaga tajiyo oo daawo ah 😪🤲💯

    • @777-y4k
      @777-y4k ปีที่แล้ว

      Whatever so why r u here😂

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 ปีที่แล้ว +20

    Hadaad ujeedo magaca Allah love saar ❤❤❤❤heesaha waxa ka macaan quraanka kareemka ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hmmmm501
    @Hmmmm501 9 หลายเดือนก่อน +4

    1:10 Ma ii sheegi kartaan laamiga ay wax ku duubayaan ee buuraha ku dhex yaala meeshanuu ku yaalo qurux waaye😳😳🥰

    • @muxidimomar5497
      @muxidimomar5497 8 หลายเดือนก่อน +2

      Wadada berbera tagta weeye ❤

    • @MaxamedMaame-zu4dl
      @MaxamedMaame-zu4dl 7 หลายเดือนก่อน +2

      Waa nasa hablood wadada lpada boqol

  • @nomoretalk7851
    @nomoretalk7851 ปีที่แล้ว +34

    Lyrics Abdikriin vs juweriya🔥🔥♥️
    👂Dhegtu erayadaadey eheshataa♥️
    😴Hurdadana aleylkii kugu arkaa♥️
    💐Ubax yana ururshaa ku agdhigaa
    👀Eeg madadu maankey oontirtaa♥️
    😩Ambadoo la'aanta waa abaar
    😭ilintaadu maankey ololisaa
    😮‍💨umalkiyo dhibtaadaan alaladaa
    aleylkaan ku waayaan aamusaa🤐
    👸isirkaaga quruxdaan ku abtirshaa
    naftaan ku ogolaataan ilashataa
    axdigaad u qaadad oofisaa
    ileyskaaga dunidaa lagu ifshaa
    asaaska noloshaan ku aflaxoow
    ashqaraare dhaayuhu aawadaa
    farxadba agtaadaan ugu imi
    astaan sharaftu leedahy sowma tihid
    oogadeyda waxan rabo ka akhristaay
    unugyada dareenkaad ababisaa
    asal dhalad juweriyay edeb qofaay
    ulashada nafteydaad u arxantaa
    oogadeyda waxan rabo ka akhristoow
    unugyada dareenkaad ababisaa
    asal dhalad ina caloow cabdikariin
    ulashada nafteydaad u arxantaa

    • @hudaomar5035
      @hudaomar5035 ปีที่แล้ว

      Umulkiyo mxa laga wada

    • @nomoretalk7851
      @nomoretalk7851 ปีที่แล้ว +1

      @@hudaomar5035 caro ciil qab leh ama xanaaq hadba saad u taqaan wall

    • @Miskiin111
      @Miskiin111 ปีที่แล้ว +1

      @@hudaomar5035 murugo

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 ปีที่แล้ว +5

    Music 🎶 And melody wala yabay🙌👏Wax kale Ina Calishaah Hogaamiyaha fanka Juweriiya Beautiful voice 👌

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 ปีที่แล้ว +11

    Abdikarin Ali Shaah the king of somali singers Taagero ween from baladweyneh😱😱😱

  • @mr.aydarusmohamed6696
    @mr.aydarusmohamed6696 ปีที่แล้ว +24

    Sidaad heestan uga baxsateen Aakhirana alle idiin fudude sidaad cadaab ta uga baxsan lahayden 🤲

  • @mohamudsalad5405
    @mohamudsalad5405 ปีที่แล้ว +4

    waqal studio iyo abdikariin ali shaah oo is helay iney aduunka khalkhalinaayan waa iska oga
    dhamaan team waqal studio waxan leyahay guuleysta
    abdikariin ali shaah waxan leyahay cimri dheer iyo cafimaad illahay haku siiyo

  • @hassanoumalkaire4257
    @hassanoumalkaire4257 ปีที่แล้ว +27

    What a voice🔥🙏
    What a lyrics 💯🔥
    What a rythm😍
    What a melody❤
    Fankuba waa abdikariin ali shaah iyo jano ❤🤌
    Big fan from Djibouti🇩🇯🇩🇯🔥

  • @adamali2035
    @adamali2035 ปีที่แล้ว +160

    Fankuba wa ina Ali shaaaH🐐golden voice and melody👑🔥

  • @sahroaligelle3537
    @sahroaligelle3537 ปีที่แล้ว +6

    Dhagtu erayadaaday waheshataa
    Hurdadan Allaylkii kugu arkaa
    Ubaxyaan aruursha ku agdhigaa.😢❤

  • @SUNEEYE_FILMS
    @SUNEEYE_FILMS ปีที่แล้ว +21

    FANKA INTA DAMBE MACALINKIISU WAA INA CALISHAAH❤🔥🔥🔥🔥

  • @AbdirazackMahadnaqe
    @AbdirazackMahadnaqe 5 หลายเดือนก่อน +6

    Abti macaan fanka soomaalida fanaanka ugu horeeya sow ma Tihid from gaalkacyo 🇸🇱 🇹🇯👑💪❤🖐

  • @empireshow1
    @empireshow1 ปีที่แล้ว +5

    Fanaan fanaan dhaafay laxankaas yaa keeni kara ❤

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 ปีที่แล้ว +7

    Tolkay Adan madoobe waxay inoo dhaleen salaan carabay siilaanyo ina Cali shaah❤❤❤

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 ปีที่แล้ว +6

    Ax yaa another level amazing waan so habsaamy team waqal salan sare oo khadar u horeeyo❤❤️‍🔥🤟🤚 Updi karem Ali mohamud husen shaah rooxaanta fanka

  • @mohamedapdi9372
    @mohamedapdi9372 ปีที่แล้ว +9

    Tolkay adan madooba aadbay umahad sanyihiin marhadii silanyo iyo abdikarim kadhasheen😂❤

  • @maaamoduhbaar1234
    @maaamoduhbaar1234 ปีที่แล้ว +12

    my best song and my best artist ever Apdikarin ali shaah goat 🐐 fanka

  • @bilanjama4708
    @bilanjama4708 ปีที่แล้ว +15

    Wah wah heesta sanadka father of voice apdikarin Ali shaaH calEyk caLEyk adero from mudug puntland ❤🎧👌

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 ปีที่แล้ว +45

    Waqal duula Is not easy📸💯🔥
    Melody 💯 🔥 fire
    Goat music furinle is back🎸🎹🔥💯
    Best song 🎧🔥💯🎵

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 ปีที่แล้ว +7

    Abdikarin Ali shah and juweyriyo jano the best song for ever ♥❤ wax kale
    Erayada 100/
    Laxanka 100/
    Music 100/
    Best song of the year

  • @mohamettxaliye9479
    @mohamettxaliye9479 ปีที่แล้ว +11

    GOATKa Fanka Abdikariin Ali shaah boqorada quruxda juweeriya iyo Team waqal oo isku tagay waa another level waxab laga qaban karo❤

  • @AMEL-px4t
    @AMEL-px4t ปีที่แล้ว +3

    Habarjeclo isu heesaya cali bare iyo aadanmadoobe ❤❤❤ilmaderayaal guulaysta

  • @hanadshiriye
    @hanadshiriye ปีที่แล้ว +6

    Cabdikariin cali shaah ft waqal studio on fire 🔥

  • @hal-abuuryuusufmaxamed924
    @hal-abuuryuusufmaxamed924 9 หลายเดือนก่อน +7

    Ladii camera maan ee duubay heestan way dhinteen ee rabi ha u naxariisto 🤲

  • @sirabdiwahidkj.8246
    @sirabdiwahidkj.8246 ปีที่แล้ว +17

    Mahadsanid Abdikariimoow sidaad Fanka noogu qurxisay.

  • @Abdinasir632
    @Abdinasir632 ปีที่แล้ว +3

    Cabdikariinow Anbanoo fanku la'aantaaba marqaan Maleh🥺♥️✋️

  • @mohamedabdilatif
    @mohamedabdilatif ปีที่แล้ว +6

    Igula sali xabiibkeena muhamed scw

  • @Asiyafaarah
    @Asiyafaarah ปีที่แล้ว +3

    Malintay soo baxday ilaa maanta wan dhagaysanaya tani hes wa dhafty🥰❤️👋

  • @user-kl6jp4ub6d
    @user-kl6jp4ub6d ปีที่แล้ว +17

    Fankuba waa cabdikariin cali shaah camera Duncan waa waqaal 🎉❤

  • @ismahaanmohamedabdi8794
    @ismahaanmohamedabdi8794 ปีที่แล้ว +3

    Jah hees way dhaaftay ❤🖇👸🏻🤴🏻🥰💟👸🏿🤴🏿🖤🖤🖤

  • @amuunalinour1498
    @amuunalinour1498 ปีที่แล้ว +8

    Ku Sali nabigeena maxamed scw 🥺😥😭

  • @user-gk8xk9nq1z
    @user-gk8xk9nq1z 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @muhiimbashir6343
    @muhiimbashir6343 ปีที่แล้ว +6

    Abdikarin la'aantii fan ma jiro❤😊

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 ปีที่แล้ว +6

    Ali shaah goat 🐐 melody 🎶🙏🙏🙏🐐🐐

  • @abdilahimustapha6861
    @abdilahimustapha6861 ปีที่แล้ว +3

    3 million marky gaadho like ii sar

    • @Hanadhaaji6
      @Hanadhaaji6 9 หลายเดือนก่อน

      7 million 😂

  • @AbdifatahYareOfficial
    @AbdifatahYareOfficial ปีที่แล้ว +1

    Plz heesaha magacyada halaga daayo lagu soo darahayo waay bulshada soomaaliyeed waa wada mu caashaqa marka heesa aan inala wadaagno rag iyo dumarba asal dhalad juweeriyaa miyaa dhahayaa hadeer teydii mise asal dhalad ina cali cabdikarinoow ayay I dhaheysaa hhhhhhhh marka waxaan abwaanada soomaaliyeed iyo bahda waqalba ka codsaneynaa in wax kale oo murti ha oo halku dhig macaan oo ku haboon ah naloo galiyo meesha magacayada aad galineysaan❤❤❤❤❤❤❤aad baan idiin salamayaa bahda waqal studio❤❤❤

  • @Cazka12
    @Cazka12 11 หลายเดือนก่อน +4

    GOAT KA FANKA INA ALI SHAAH 🐐🔥

  • @maniiragaboose402
    @maniiragaboose402 ปีที่แล้ว +3

    Waaw m.a hees way dhaafty wllhi mcn weeyan heestu Jah ❤😊

  • @LeofaiNo1
    @LeofaiNo1 ปีที่แล้ว +54

    ABDIKRIIN GOAT 🐐 OF SONG 🎵 🙏 👑🔥

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +3

    Abdikariim Ali Shaah In the building!.👂❤️

  • @sapirinfarhan6365
    @sapirinfarhan6365 ปีที่แล้ว +7

    Fankuba waa ina Ali shaah 🥰🥰👌

  • @user-pk2oj6yd1w
    @user-pk2oj6yd1w 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heston way isoo jidatay wll aroskayga mad iqadi ❤

  • @zaarmanofficial820
    @zaarmanofficial820 ปีที่แล้ว +3

    May 4/5/2023 khamiis ayaan heestan caadi dawady waaba xaalad kle ❤

  • @apdiaziizhilwa3063
    @apdiaziizhilwa3063 ปีที่แล้ว +1

    FAnkuba waa ina Ali shaah io inyaroo Hargaysa La jogta Heestu intayna 1M Gaadhin inta Dawatay Like🎤🎻

  • @abdikanigadariofficial6523
    @abdikanigadariofficial6523 ปีที่แล้ว +7

    Heesaha quraanka kariimka ah ayaa ka macaaan ❤❤❤❤

  • @hamsesudeysi
    @hamsesudeysi ปีที่แล้ว +6

    Cod hallaasiya mashallaah dadkii fanka lahaa waa kuwan salute 🫡.

  • @hamzeosman7191
    @hamzeosman7191 ปีที่แล้ว +3

    MuuQaLka IGa GadaN WaDaDii LaBaDa BoQoL WaY QaraxDeeH❤❤

  • @mssdiya6783
    @mssdiya6783 ปีที่แล้ว +2

    Fankuba wa Abdikariin ali shaah🌺🥺🌍ala yaa casiga💯

  • @rethwanismail9391
    @rethwanismail9391 ปีที่แล้ว +4

    Anigu Editing ka iyo Musica ayaan ka helay waxaana isku helay labo legend oo waawayn furinle iyo Mustafe saleban Guulaysta waligiinba 🎉

  • @fowsiyonuurdaauud1391
    @fowsiyonuurdaauud1391 10 หลายเดือนก่อน +2

    Heessha waxes ka macan Qur aanka Aleh yaa igu raacsan❤❤❤

  • @hannykariye1060
    @hannykariye1060 ปีที่แล้ว +45

    Best song 🎧 waqal is not easy ❤

  • @CaqilfarhanCali-gh7vl
    @CaqilfarhanCali-gh7vl ปีที่แล้ว +1

    Abwaan Shilke iga qora waa abwaaanka ugu midhaha culus wakhti xadirkan

  • @baliilboy708
    @baliilboy708 ปีที่แล้ว +4

    90k wakuso cel cesha hestan maaqan sbbta😢😮❤

  • @Rahimadayib123
    @Rahimadayib123 7 หลายเดือนก่อน +1

    Astan ay sharaftu ledahay sow matihid ❤❤❤

  • @zubaydamaame842
    @zubaydamaame842 ปีที่แล้ว +26

    10 days and 1M another level abdikarim ❤

  • @hodanmaxamuud4827
    @hodanmaxamuud4827 ปีที่แล้ว +14

    Furinle goat the music ❤❤😂✋🏽

  • @yusufahmedsaid2038
    @yusufahmedsaid2038 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaw hees Qaaliya ereyo fadhiya juweeriya walee cod baa ku dhan. Bajka labaad eeg asasaaka siday u leedahay isu raaci say

  • @najaxnayruus1586
    @najaxnayruus1586 ปีที่แล้ว +5

    Waarun taa wll heesaha quraanka ayaa kaqacan ❤❤❤

  • @Warfa2020
    @Warfa2020 13 วันที่ผ่านมา +1

    Juweria jano abdikariin ali waa onther level waxan heeso maahe waa heesayaL

  • @samdasiciid3235
    @samdasiciid3235 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤ wlhay waan ka helay ❤👑👸🔥🥺♥️♥️

  • @moshire6645
    @moshire6645 ปีที่แล้ว +16

    Qaar baa wexey soo qorayaan Heesaha inta neceb oo Qur'aanka jecel love isaara
    Walal hadaa Heesaha necebtahay halkan maxaa kasoo doontay🤔😂

    • @himilo650
      @himilo650 ปีที่แล้ว

      Walee waa yaan😂😂😂

    • @kabacadde
      @kabacadde ปีที่แล้ว

      adi masaajid maa soo aaday

  • @pthiwalisaatiya9971
    @pthiwalisaatiya9971 ปีที่แล้ว +4

    Fankiyo qof ah iyo laxameystaha qarniga ❤ apdi karim Alih shaah

  • @claahi4095
    @claahi4095 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi kariin calishah axyaa fanaan .kham iyo waali
    fananka sanadka

  • @najahdiriye-tr1oo
    @najahdiriye-tr1oo ปีที่แล้ว +6

    Legend abdikariin Ali shaan codku waa another level juweeriya ❤iyo waqal 🎉

  • @user-mc3qu5lc9x
    @user-mc3qu5lc9x ปีที่แล้ว +2

    Cabdikariin waa dadka loogu tala galay fanka juweeriya keep going sister 👸😉😇👸😮😮

  • @mumtazdagen588
    @mumtazdagen588 ปีที่แล้ว +4

    Asal dhalad ina calow abdikarim😭😭😭 gorma sa ku dhaha anina🤌🏻😅🤴🏻❤‍🩹🤍

  • @idirismaxamedcabdi9607
    @idirismaxamedcabdi9607 ปีที่แล้ว +1

    Abwanka sanadka Shilke
    Father of melody Ina Ali Shaah
    Golden voice Juweriya
    Best video Waqal Studio

  • @user-yg3ky5hi1h
    @user-yg3ky5hi1h ปีที่แล้ว +2

    Inaabtidey Juweria aad ayaan u salaamayaa iyo Abdi yareba.
    Hit song 🎵

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 ปีที่แล้ว +2

    Woow Duubista waqal Istudio waa ashqaraar 👌👏👏👏

  • @filsanzakaria8248
    @filsanzakaria8248 ปีที่แล้ว +6

    Faankubaa waa Cabdicariim cali shah iyo inn yaar oo lagu qurxiye 😩❤️🔥

  • @xariirahmeddheere8778
    @xariirahmeddheere8778 ปีที่แล้ว +1

    Wewe Abdirkariem Ali Shah LEGEND 🗣🎤🎧

  • @samiihabashiir655
    @samiihabashiir655 ปีที่แล้ว +7

    Hurdaduna leylkii kugu arkaa😢
    Anbadoo la.aanta waa abbaar❤
    Fankuba waa c/kariin Ali shaah😊