Hogaamiye Xirsi oo sheegay in dalka Hogaamiyaan Saraakil Milaytari iyo Maxamed Kaahin oo ka jawaabay

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 39

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah guuul mujahid maxamed kahin

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 4 ปีที่แล้ว +2

    Wasiir kaahin sawka u soo qabtay Hogaamiye xirsi ilayn taarikhdu way is qorasaaye Nintiii Xirsi Xidhay barigiisii

  • @calixiis3368
    @calixiis3368 4 ปีที่แล้ว +1

    Wasiir futo xume anaga buurta nogu kalayi

  • @HRU2100
    @HRU2100 4 ปีที่แล้ว +2

    Militarigu dulqaad malaha,
    Xoog ju muquuni mooye
    Maxamed Kaahin adiyo
    Muuseba la idin arag

  • @abdulrahmanmilford5472
    @abdulrahmanmilford5472 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninka booliska wuu la yaaban yahay ina kaahin wuxu ku hadlayo

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkk difaac raqiisuu galaye, wadamo sharcigu sareeyoo reer galbeduu tiriyee, qaraada madow ninku haduu milateri soomaro shacab ma maamuli karo haduu xukumana hoog iyo halaag ayaa laga dhaxlaa

  • @abdulrahmanmilford5472
    @abdulrahmanmilford5472 4 ปีที่แล้ว +3

    Amarka illahay Xisbiga kulmiye hadalkii ayuu habaar kaga dhacay. (Kulaha aniga iyo madaxweynaha ayuu noo jeeday iyada oo intaas oo sarkaal meesha fadhiyan caqli xuma ma qudhmiya ayaan maqli jiray 🤪)

  • @sosmanahmed2155
    @sosmanahmed2155 4 ปีที่แล้ว +3

    war mushkilada ugu weyn ee ina haystaa waa afar siyaasi oo marna shaadh muxaafid xidhan marna shaadh mucaarid xidhan.
    waxaanse ogsoonahay waxa soo dhawaatay maalinku shicibka reer somaliland gacmaha is qabsan lahaa oo ay dooran doonan cid ka turjunta danahooda in shaa Allah that day will come

  • @axmedcumar5630
    @axmedcumar5630 4 ปีที่แล้ว +2

    Dul qaad yaraa kaahin sheekadu waa kaftan siyaasadaysane maxaa kariyay muu ka dhaco ilayn hadaad masuul tahay wax walba lagama jawaabo,e

  • @farhanfarah8961
    @farhanfarah8961 4 ปีที่แล้ว +5

    Dalku waa milatari ?? Hadalkaas xirsoow waa xaqiiq lkn ina kahin madaxweynayaasha uu sheegay ma ay ahayn milatari odaygu xaga aqoonta muuna ku fiicnayn goerge washinton beeroole ayuu ahaa waxaas uu sheegy sax maha

  • @ayaanlesuldaan6979
    @ayaanlesuldaan6979 4 ปีที่แล้ว +1

    Runtii hogaamiyuu aadbuu midhkaa uheeley

  • @farxaanmaxamed6605
    @farxaanmaxamed6605 4 ปีที่แล้ว

    Dalka xukun milatari ayaa lagu maamulayaa lasoco xirsow

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +8

    Hogaamiye Xirsi siyaasi ruug cadaa ah

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 4 ปีที่แล้ว +1

    Abraham Lincoln military meelna kamuu soo galin ee odaygan dhakada yar ha loo sheego

    • @yusufali4929
      @yusufali4929 3 ปีที่แล้ว

      Military ku xooraayeey muraykan adoontii military isticmaalay inuu cawaanimada joojiyo

  • @salebanabdilahi630
    @salebanabdilahi630 4 ปีที่แล้ว

    Maxaad dawlad.kusheeg.tay.jamdada.snm.weeye

  • @sayidulcaarifin7674
    @sayidulcaarifin7674 4 ปีที่แล้ว

    Aaaar waxba madagaalanine afka dabaysha ka qarso

  • @dthunder180
    @dthunder180 4 ปีที่แล้ว +2

    Adiga iyo ina biixi malitari matihidiin fulay baad tihiin SNM na hadhkooda ayeydun daba soconjirteen.

    • @nimcoabdi6298
      @nimcoabdi6298 4 ปีที่แล้ว

      Miyaad ogayad markay hadh kooda daba sodden SNM? Waxaanad ogayan ha ku danbaabin.

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 4 ปีที่แล้ว +1

      Laxoox buu Muuse u dubi jiray halgamayaashii SNM ee kan dhakada yar ee Ina Kaahin isagu malaa qooshkuu u garaaci jiray

  • @alhamudilah4170
    @alhamudilah4170 4 ปีที่แล้ว

    Caalamka dhakhatiirta ayaa tobabar military qaata

  • @wllmankah7657
    @wllmankah7657 4 ปีที่แล้ว +1

    Subscribers igu caawiya ilaaheybaan idinku dharshee

    • @bashirmuxumed4853
      @bashirmuxumed4853 4 ปีที่แล้ว

      Manshaala

    • @nimcoabdi6298
      @nimcoabdi6298 4 ปีที่แล้ว

      Adu maxaad aqoon uleedahy police ka iyo milatariga?

    • @wllmankah7657
      @wllmankah7657 4 ปีที่แล้ว

      @@nimcoabdi6298 WaXaaN aqon I leeyahy milatarigah😅

    • @wllmankah7657
      @wllmankah7657 4 ปีที่แล้ว

      @@nimcoabdi6298 Subscribers igu caawi wllHy

  • @leilaosman1429
    @leilaosman1429 4 ปีที่แล้ว

    😂😂warn xirsi

  • @zhaktaman4079
    @zhaktaman4079 4 ปีที่แล้ว

    Ina ka hin walhi wa nin wanagzan wan ku wata Ad33r0

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 ปีที่แล้ว

    Ina kaahin waxaan ugu darayaa Internet kaa maanta aaynu ku daawa nayno Military baa sameeyay.

  • @alhamudilah4170
    @alhamudilah4170 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 4 ปีที่แล้ว

    XIRSI HABLA XIDHE.
    BARIGII SIILAANYO IYO XIRSI AYAY RRU DU UGU KIBIR BADNAYD.WALI MIYAA MAQASHEEN INTII INA KAAHIN DAAKHILIGA JOOGAY RRU WAX DISHAY?

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 4 หลายเดือนก่อน

    Waar sacan naaqa hoo qexeya xirsi faqash

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 4 ปีที่แล้ว +1

    XIRSI WAA NINKII INAN REER SH ISXAAQ AHI 7 BILOOD U XIDHNAYD. MA XIRSI AYAA MUJ BIIXI IYO KAAHIN GAADHI KARA.

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 4 ปีที่แล้ว +1

    Milaterigu ma ceebu uyaqan wa kuwii dalka xoreyeye xirsow dalka cid ugama lexejeclo badnide horey wa lagu so arky shacabka sidad uso gumaday qaarkode imika shaadh cusub ha so gashan xalay mad dhalane kii shalay RRU da la dhcayaybad ahayde

    • @apdirahmansahal9179
      @apdirahmansahal9179 4 ปีที่แล้ว +1

      Hayaay dalka xukun milateri aya lagu mamulaya kaahin laydhle

  • @alhamudilah4170
    @alhamudilah4170 4 ปีที่แล้ว

    Xirsi waa jaahil