Hogaamiye Xirsi oo sheegay in dalka Hogaamiyaan Saraakil Milaytari iyo Maxamed Kaahin oo ka jawaabay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2019
  • Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Dadka Iyo Inay Gaadho In Ka Badan 270 Milyan Oo Qoys Oo Ku Nool 140 Dal Oo Adduunka Ah, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Check our website : www.saabtv.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 23

  • @abdihassan5325
    @abdihassan5325 4 ปีที่แล้ว

    meesha haku habsaamin

  • @abdihassan5325
    @abdihassan5325 4 ปีที่แล้ว

    waa la lugooyay

  • @khadarxiis6065
    @khadarxiis6065 4 ปีที่แล้ว +4

    Naagahan waashay ee ay kaga dhagtay waxbaa nalaga boobay iyo xilbaan rabnaa,abtiyal meesha haku guumoobina ee orda guursada.

  • @abdihassan5325
    @abdihassan5325 4 ปีที่แล้ว

    benaalayaasha

  • @abdihassan5325
    @abdihassan5325 4 ปีที่แล้ว

    waxa ka daran raga sawirka la galaaya

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 4 ปีที่แล้ว

    Dumarka Somalis manta iyaga curuurtoda barista ula soo baxa waxa dhalin yar halka fadhida nolo adag ayaa lagu so koriyay Markey xog yeshan ayay nago waxan ku Sheehan

  • @Tanaadbeat27
    @Tanaadbeat27 4 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii subscribe iisara shere ayaan usameynaya

  • @fdama
    @fdama 4 ปีที่แล้ว

    Xirsi meeyay?

  • @Alkhumays12
    @Alkhumays12 4 ปีที่แล้ว

    Hablaha maa dhisidaa qoys wanaagsan bartaan maxaa siyaasadda kaga wereeriseen CPA halkaa ku noqda

    • @shamsasharaf5281
      @shamsasharaf5281 4 ปีที่แล้ว

      Qoysaa ma jiifaye biriq lama rabo kas

    • @Alkhumays12
      @Alkhumays12 4 ปีที่แล้ว

      @@shamsasharaf5281 ma siyaasiyadbaad tahay adigu
      Horta reer soo maamul 👎👎

  • @garyaqaanmumin3593
    @garyaqaanmumin3593 4 ปีที่แล้ว

    Dumarku waa muraayada umad lagu qiimeeyo waxay Soo saartay halyayga umada hogaamiyaha dumarka in wax labara waa mihim lakin tan bayleeday wax ka badan ha saarina shaqooyin ay ku fiican yihin baa jira waxbarashada cafimaadka arimaha bulshada marka dumarka kabaa yaan laga kululayn hadii waxloo ogolyahay shaqooyin badan oo ubadkooda ku korinkaran iyaguna qadi Karan hala baro ilmo hoyadi ka maqanyay dhibkiisa waa ogyihiin dhibkuu leeyahay marka dumarka miyirqabee hawaalina siyaasi xiiqsan ha dhagaysan

    • @shamsasharaf5281
      @shamsasharaf5281 4 ปีที่แล้ว

      Waxed u ogoshinii khudarta cadceda la fadhiyan uma ogolidin xafis cadaw sana raga somili

    • @garyaqaanmumin3593
      @garyaqaanmumin3593 4 ปีที่แล้ว

      @@shamsasharaf5281 Maya inadeer anigu hadan awood u leeyahay shaman dumarka waxan siin laha waxbarasho bilaasha hooyaday aqoonta lihi way ka qiima badanyay ta aanwaxbaran dumarkana dhamaan wixi shaqo diyaar u ah iyagaana ka hormarin lahaa dhamaan xisaabadka ,maclimiinta,dhakhatiirta iyo shaqooyinka ay ku fiican yihiin wixii aanay qaadi Karin in la saara ma haboona

  • @Mohamed-oj6ie
    @Mohamed-oj6ie 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh markaad hadlaysan englishta kadaaya dee

  • @guledmaxamed5770
    @guledmaxamed5770 4 ปีที่แล้ว +3

    dumar hadii ay qoom hogaamiyan qoomkasi ma aflaxo

    • @abdirahmaanhassanali7345
      @abdirahmaanhassanali7345 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxaan u sheegayaa wllshayda ka xumaatay isku shaandhaynta madaxweynaha iyo madaxda xisbiyada
      Waxaan kuleeyahay wll waxaad baalmartay halkii aad ka hogaamin lahayd bulshada oo ah inaad soo saarto hogaamiiyayaal ,hogaamiya bulshadan oo gaadhsiiya barwaaqo iyo horumar baxaad leh
      Hogaaminta haweenka la,aantoodna aanay suuroobayn inay soo baxaan hogaamiyayaashaasi

    • @eidsalahismail5497
      @eidsalahismail5497 4 ปีที่แล้ว

      Guuled maxamed beenaale wadamo badan bay ogaamiyaa dumarku ee soo rabo cilmiga doqonyahay waxaa la marayaa 2020 xoolo baad tahaye

    • @eidsalahismail5497
      @eidsalahismail5497 4 ปีที่แล้ว

      Dumarku waxaa hogaamiyaa Germany oo ah dalka ugu dhaqaalaha badan yurub iyo denmark . Iyo wadamo Asia ah sida srilanka. Pakistan. Bangladesh. Iyo dalka badan

    • @shamsasharaf5281
      @shamsasharaf5281 4 ปีที่แล้ว

      Raga Somalis dal ma hogamin karan awoda ma laha dal iyo dadba ma hogamin karan

  • @cumarcali7662
    @cumarcali7662 4 ปีที่แล้ว

    Wasiiradu way baarigeen laakiin ma inaga hubaan heerka ay gaarsiisan yahay wadaniyadoodu inta ay fahansan yihiin tabaha cadawga Somaliland u adeegsanayo inay burburiyaan dalkooda iyo dawladooda iyagoo isleh waad hagaajinaysaan inay ka warqabaan ololaha loo galiyey shaadhka kacdoonka dhalinyarda shanta somaaliyeed ee Ku jahaysan indhaliyada Somaliland lagu burburiyo iyaga wadankooda iyo dawladnimadooda maka warhayaan in cadawga Somaliland cida kaliya ee uu beegsanayaa yahay dhalinyarada oo borobogaandhada lagu ceebeeyo golayaashoodu yahay in mooralka laga dilo miidhiyaha iyadoo marba cida LA soo dhex marayo maka warhayaan in aalada ugu weyn ee khatarta Ku ah iyo Marin habaabintu yahay saxaafada Somaliland oo ka madhan wadaniyada bedelkeedana u haysta qabaxda masuulkii bixin waaya LA ceebeeyo iyadoo loogu dhuumanayo dadka ayaanu u adeegaynaa waxanse idinkula talinayaa inta aydaan wareerin in aad ogaataan garataana duulaanka wadankiina Ku socda sidii aad uga hor tagi lahaydeen madaxdiinana aamintaan waxa LA buufiyaana waa wax aanjirin oo waa 2000 baan kuu dhiibay 2000000 I xisaabi dee 2000 uun baan kuu hayaana waxa laga dhigay waad I musuqmaasuqday hadaad idinku timaadaan hogaamintana taas uun baa idiin taal