I am 52 years old and have never heard anything good coming out of Somali politicians , the seven presidents, elders, and so-called scholars in the last 35 years. It's tragedy that we are stuck in first gear tribalism . I have been reading about the Ruwanda experience. Look at where we are and where the people of Ruwanda are today. They are the success of Africa, and we are a failed state. We can't even save guide our children and women never mind our land and heritage.
ASC sheikh wacan KA mid ahay dhalin yaryar lahadlaysid waxan ku nolahay deganka ay waxas ad aragtay maydka la jid jidayo ay ka jiran😢 ani sadam huseein ahan wanada wan qatay (abe macan❤) dadka waxas samaynaya na wa dad qabyalad qadatay 2 dhinacba Dadka mishan jogana iska da inay dhahan an isku tashano o an waxan iska dayno ee waxay ku farax san yihin badan kood dagalkan is qabqabsiga Runti meshan fidna ka socota culimada somaliyeed waxan ka codsanana gobalkasto ay somaliya ka hogan inay noso gurmadan dhalin yaradan isku shufbeshay kala dhexgalan Sheikh Mohamed farintayda iga garsi culimada somaliyeed ❤❤ dowlad iyo mamul wax kasugi mayno ❤❤❤❤❤
Subxaanalaah ilaahoow dadkeeyga soomaaliyeed kala qabooji nasrigaada ilaahoow u soo sir aamiin waa ayan daro aaqirana waa ehelo naar qofkii dila qof islaama
Laan-dhereh ma jiro .Ninka landhere lagu sheegu karo sidan u naqano ninka eebe halkisa u dow ayan unaqana annagu hadan nahay CIISSA SOOMALLI. Shekhow waad mahadsantahay ,eebe ha u gargaaro somalida inkasto iyadu is doorineyso.Eebow islaanimo nagu dil aamin aamin aamin
Somalida xuga isku sheganayan waxa uga bahan inay ku difacan wllaha gaza ee yahuda gumesanay ayaga aya narta lugahoda ku galayan waxa ay isku waxa an mecno lehen oo laga tagayo wllki Muslimka udalayo jagu o xabash an lagalelin 😢
Murugo lagu daro murugo, umad markii mustaqbalkeeda la gumaadayo, waxaa laga galaa dhalinteeda😢😢😢 dadkaas saas u dhaqmaaya waa mustaqbalka Soomaaliya, naxariista allow, naxariistaada allow
Asc Somali miyirkiiba ka maqane alle ha ku soo celiyo🤲,dhilinyarada alle ha fahansiiyo odayga ku diraya inankiisii ma dhimanayo maxaad u dhiman adigu????allaw noo gargar 80jirada naga qabo 🤲🤲🤲✌️guul🇸🇴Aamiin yaa rabii
SCW, Waxaad ka hadlaysid wallahi maangaran. Inta aad hadlaysay oo dhan waan dhageyatay adiga oo aadan sheegeynin dhacdada aad ka ahadlaysid meesha ay ka dhacday iyo cidda sameysay. Marka haddii aan qiimeeyo waa haddal oo bilaa fa'ido ah lakin waano ah ku socota dhalinyaro. Xataa cinwaan ka masheegayo cid iyo qoob aan ka hadlaysid
Waa kheerlaawayaal nacaleysan oo damiirkoodo gubtay diin iyo Allaah toona aan garanayn debka hurinaayo Beel iyo Qurun caabudaayo..... waa xaq in la yiraahdo damiir laawayaashaas oo odeyaal isku sheegaayo Muslim ma aha Lacanadii Allah ha ku dhacdo .
Wadani damiirkiisu noolyahay Wll ilaahay haku xafidee nin dad badan ay ku xidhanyihiin kalsooni badana bulshada somaali ku qabtaa tahay barnaamijyadan joogteya adi,nadaara kow somali,marcade iyo qaar badn oo kale oon wadaniyiin ka madax banaan cudurka qabiilka ah ee somali duleeystay
Sidii Dagalku Sool uga dhacayba,Waxa ii muuqatay cawaannimada dadka halkaa dega,markii hore mayd la isku dul sawiraayo ayaan layaabanaye,Maantana maydkii ayey baabuur ku xidheen.Cawaan
Gibraltar wa wadan Ayan laheen asal ahaan UK iyo Spain. Marka dhul ayan laheen inay isku dilin labadooda, ay sidas u qabsadan. Dhulka wax leh muslimiinta carabta waqooyiga Afirika, waxana laga xoogay Morocco.
Odayaal dhaqameed hadana wadankan laga qaban oo 4.5 wax ku qaybsada oo qofkii lacag wata doorta dhibkeedu wakaas qof aan xil siyaa sadeed waxba ka ogayn baa xil loo dhiibaya
Muse wuxu ugu tala galay habar jeclo inai noqdan xaabo taas nah waa laga daabeyna..... Afqurun inti aay wadan anaga sidhas iyo sii ka daran bah uh galeyna....IIDOWR SAA LO DARBAXO ANAGA LEH KASEENA.
@hodanfarah3300 Nayaa Qadka iga bax....Wasaq bah tahay...Waxa mooda ina baqaayo mise iidowr aya tahay...Afka laga waasi wax ku quseynin Afka hala soh galin.....Iidowr ina Waasno ayaga iyo Habaryashoda bah Balan noh ah...Go F☆ck yoself....Athiga aqliga aad shegeso yeelo...Meshan mel biyo laga cabaayo ma ahan Waa Xabaad iyo Qoriga Darandoriga aya Hadlaya Ma aha Sheeko Yar oh nicda naga jooji....
Sheikhow am yo biggest fan but when it comes to our lands even the British colonisers kmow we don't joke.....We simply don't fear anyone.....Especially who tries our patience. They kill the Dhulbahante who are look after their animals one by one ..hal hal aay bilawen inay uh dilan xoolo raacata marka ayaga nah magaloyinkooda aya caqta wada maarineyna....Inshallah
I am 52 years old and have never heard anything good coming out of Somali politicians , the seven presidents, elders, and so-called scholars in the last 35 years. It's tragedy that we are stuck in first gear tribalism . I have been reading about the Ruwanda experience. Look at where we are and where the people of Ruwanda are today. They are the success of Africa, and we are a failed state.
We can't even save guide our children and women never mind our land and heritage.
ASC sheikh wacan KA mid ahay dhalin yaryar lahadlaysid waxan ku nolahay deganka ay waxas ad aragtay maydka la jid jidayo ay ka jiran😢 ani sadam huseein ahan wanada wan qatay (abe macan❤) dadka waxas samaynaya na wa dad qabyalad qadatay 2 dhinacba
Dadka mishan jogana iska da inay dhahan an isku tashano o an waxan iska dayno ee waxay ku farax san yihin badan kood dagalkan is qabqabsiga
Runti meshan fidna ka socota culimada somaliyeed waxan ka codsanana gobalkasto ay somaliya ka hogan inay noso gurmadan dhalin yaradan isku shufbeshay kala dhexgalan
Sheikh Mohamed farintayda iga garsi culimada somaliyeed ❤❤ dowlad iyo mamul wax kasugi mayno ❤❤❤❤❤
Shikh Dulmi-diid Walaal Salan Sare Kadib Dadka Aad Lahadlaysid Waa Dad Qabyaalad Urtay Qalbiga Madoobeeysay Ilaahay Oo Soohanuusha Mooyee Wax Raja Ah Malaha.
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك وأحسن الله إليك شكرآ لك
Dadkaan somaliyeed caqli iyo cilmi waxkutara mahaystaan isdil isnacayb qabiil iyo qurun goormay kubixidoonaan yaa rabi dadkeena maskaxda usoo celi oo dalka noodaji
Qabyaalad ayaa qayrkeen Naga reeptay allow aqligooda usoo celi
Aamiin
Don’t say Qabyaalad it’s from qabiil which is the original way sida lagu kala qaybsado xilalka 4.5 ka sh so Qabyaalad waxay ka timid qabiil
Ilaahay somalida ha soo hadeeyo waa dad qalbivu fooror
Jazak Allah khayra illahay haku hifdiyo war away culumadi kala
Subxaanalaah ilaahoow dadkeeyga soomaaliyeed kala qabooji nasrigaada ilaahoow u soo sir aamiin waa ayan daro aaqirana waa ehelo naar qofkii dila qof islaama
Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido somali allaha u gargaaro anagaa is Dhabi haano ee allaha na fahansiiyo wanaaga
🥺🥺🥺 Hal-sano ka badan waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Laan-dhereh ma jiro .Ninka landhere lagu sheegu karo sidan u naqano ninka eebe halkisa u dow ayan unaqana annagu hadan nahay CIISSA SOOMALLI. Shekhow waad mahadsantahay ,eebe ha u gargaaro somalida inkasto iyadu is doorineyso.Eebow islaanimo nagu dil aamin aamin aamin
Asc everyone. Thank you so much sheikh
Subxaanallaah aawey islaanimadii dadbaa dhalay dadkan laxasuuqayo 😢😢😢
Somalida xuga isku sheganayan waxa uga bahan inay ku difacan wllaha gaza ee yahuda gumesanay ayaga aya narta lugahoda ku galayan waxa ay isku waxa an mecno lehen oo laga tagayo wllki Muslimka udalayo jagu o xabash an lagalelin 😢
jazakallah sheekh
Inalilahi waa ina ilahi rajucun waxas waa qalad
جزاك الله خير الله يهديهم
Murugo lagu daro murugo, umad markii mustaqbalkeeda la gumaadayo, waxaa laga galaa dhalinteeda😢😢😢 dadkaas saas u dhaqmaaya waa mustaqbalka Soomaaliya, naxariista allow, naxariistaada allow
Asc Somali miyirkiiba ka maqane alle ha ku soo celiyo🤲,dhilinyarada alle ha fahansiiyo odayga ku diraya inankiisii ma dhimanayo maxaad u dhiman adigu????allaw noo gargar 80jirada naga qabo 🤲🤲🤲✌️guul🇸🇴Aamiin yaa rabii
Monkey see monkey do. Somali will never be in peace. Divided and concerned is the western mindset. We are one people one country Somali wake up.
ALLAH QABOOJO DAAGALKA wax lagu farxo maaha subxanallaah
Illaahow u gargaar somali
Amiiin amiiin yaarabi
Walaahi cuqubaa nagu dhacday dhslinyaradii aan cadawga somalia uga gaban lahayn ayga is dhameeyay
حسبنا الله ونعم الوكيل
Ilaahow adaa weyn shekhow dadkan Soomaali la dhaho qalbi ahan iyo diin ahan iyo cilmi adunyo ahan u dhintay ilaahey ha hadeeyo ☝🏻☝🏻🤲🤲
Subxanallah allow somali isjelesi
Sheekh iiddoor dhulkiinna jooga waa laga waayey bal wax ka dheh iiddoor waa weerar markaa ma gacmahaa laga laabanayaa
SCW, Waxaad ka hadlaysid wallahi maangaran. Inta aad hadlaysay oo dhan waan dhageyatay adiga oo aadan sheegeynin dhacdada aad ka ahadlaysid meesha ay ka dhacday iyo cidda sameysay.
Marka haddii aan qiimeeyo waa haddal oo bilaa fa'ido ah lakin waano ah ku socota dhalinyaro.
Xataa cinwaan ka masheegayo cid iyo qoob aan ka hadlaysid
Asalaamu calykum, allaah hakadhigo kuwa fahma waana dhilinyarada soomaaaliyeed.
❤wcs ❤eran w y arsan insha alah ❤alahu akbar ❤
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Waa kheerlaawayaal nacaleysan oo damiirkoodo gubtay diin iyo Allaah toona aan garanayn debka hurinaayo Beel iyo Qurun caabudaayo..... waa xaq in la yiraahdo damiir laawayaashaas oo odeyaal isku sheegaayo Muslim ma aha Lacanadii Allah ha ku dhacdo .
Wadani damiirkiisu noolyahay
Wll ilaahay haku xafidee nin dad badan ay ku xidhanyihiin kalsooni badana bulshada somaali ku qabtaa tahay barnaamijyadan joogteya adi,nadaara kow somali,marcade iyo qaar badn oo kale oon wadaniyiin ka madax banaan cudurka qabiilka ah ee somali duleeystay
Subxanaallah
Sh mhmd arintan and ka hadlayso waa muraradilac dhalinyarada caqligodii qabiil ba qatay kugu dhimay oo kaaba dhimay kii dhintaba waa adi
Shiikh cida xumaantaas faafinaysa waa dhalinyaro
Cida baraha bulshada ka ololaha ka wadaa waa dhalinyaro
Not dhalinyaro it’s a disease called Qabiil!
Ilaahay hana hanuuniyo
Dadka wax garadka ayaa tahay sheekhuna ❤❤❤❤ qof weyno naf uu goyay kufanaaya waa layaaab lkn aakhiro bal reer hebel hakaa saarto....???😢😢😢
Walahi sheikh wad asiibtay waa yabnay somalida gourme kagudbiyan dhiigan qubanaya Mar ceel la isku laayo. Kaba darane duur cidlaa ayaa 50 qof kudhimaneysa 😢😢😢
Sidii Dagalku Sool uga dhacayba,Waxa ii muuqatay cawaannimada dadka halkaa dega,markii hore mayd la isku dul sawiraayo ayaan layaabanaye,Maantana maydkii ayey baabuur ku xidheen.Cawaan
illaahow caqliga usoo celi dadkaas
Dadaan cadaw kusoo duulin oo maalin kasto dhiigoodu daadanayo Dunida Somali iyo sudan kajira
Gibraltar wa wadan Ayan laheen asal ahaan UK iyo Spain. Marka dhul ayan laheen inay isku dilin labadooda, ay sidas u qabsadan. Dhulka wax leh muslimiinta carabta waqooyiga Afirika, waxana laga xoogay Morocco.
😊-hoyada iyo walasha usheeg in dulbahande laa xasuqay
Riyo miyaa igu xasuuqin
@@MohamcadAbdifatahmuseyusuf siilbahante inan la xasuuqay shaking miya kaga jira😂😂
❤❤❤❤❤❤allaah a ugargaaro
Keep going sh.maxamed anagana Allah nagu anfaco wanada
Waxa. Loo noqdey Casri Kaahili Xaqiiqdii magsreyno waxaan u dhimaneyno Dhulku wuu Naga badan yahay wuu nadeeqaa haddii Caqligu shaqeeyo
Asc walaahi shiikh waad la hadashey laakiin ilaahey waxaad noo baridaa ilaahey dabargooyo siyaasiyiinta kuwa sheeganaya iyo odayaasha umadan ilaahey hogaanka uga dhigey ee baabiiyey
Dulmi diid salaamu calaykum waxaan kaasoo salaamayaa awdal magaaladii soomaalida boorame eedhiiga muslimku xaaraanta ka ahaa
Allah ha kalaqaboojiyo
Sax shiekh dhalanyarada dhinac qawìilka oo adeeyga sadaa dhinaca fiican ma loo adeeygsado
Waa cawaan majecli in aan daawado dagaalada ahligaa oo caqligu dhintay
Odayaal dhaqameed hadana wadankan laga qaban oo 4.5 wax ku qaybsada oo qofkii lacag wata doorta dhibkeedu wakaas qof aan xil siyaa sadeed waxba ka ogayn baa xil loo dhiibaya
❤ jacayl qabiil baa haya dadkaaan dhaga kalenamalha
SHEYKHUNAA, DHALINYARADA WAXAY NOQDEEN MA LIIBAANIHII LAGU LIIBAANAY.
Sheekhaw wallahaana kugu raran way isbaratay soomaali cidna lama qaldi karo. Dagaalka bariga dhexe kahadal horaan hadallo kaaga qoree kaasaynu isku raacsannee
Diiinta halagu dhaqmo😢😢😢
Siyaadiga iyo oday dhaqameedka wiilashooda ma ku jiraa dhalinyaradu waa maliibanayaal lagu liibaanay
𝐖𝐚𝐫 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐢 𝐰𝐚𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐲 𝐧𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐰𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐚𝐚 𝐦𝐢𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚
Asc yaa fahmay waxa sheekhu ka hadlayo .
Ma Jin baa meesha isku laayey guryahan dhadheer dhexdooda wax ma uga jeedee.
Dhacdada ma fahmin akhyaaray
Please Dulmi Diidoow please WACDI BADAN GAADHSII WALAALAHAN IS LAAYNAYA BILAA MICNO LOO DHIMANAAYO AXMAARANA EEY NAsugeeyso ineey nasoo weerarto 😭😭😭😭😭😭
Aad baan uga xumahay hadii ay dadkii caqliba lahayn
Isaaqow ninkan waa daarood wuxuuna kaxumaaday maydadkii dhulmahante 😂😂😂
Isaaq waxaan ka hayaa 500 oo rag ah hadaan Illaahay hadaynaan ka cabsanayn sidii xoolihii baan u gowrigii karnaa . Isaaq sidaan uga adkahay Illaahayna waa ognahay adna waa ogtahay
@sahrahajifarah5509 1000.BAANU KAA HAYN LAHAYNE, DAD AANU U TUDHAYNAY BAAD AHAYD!!!!!!.MIYAAD QALATID, INTAAD KU FAANAYDID????.DIINTIINU WAA QABYAALAD, SHEEKHIINA IYO KHAMRIYO CABKIINU WAA ISKU MID!!!!!.
Dawlad Baad ka qabsatay dadkaa wll cid walba way ku jirtaa isaaq qudha maaha xitaa daarood ku jiray ciidanka
Hada lkn waa laba qabiiil
Lkn ilaahay hakala qaboojiyo@@sahrahajifarah5509
Subxaanallaah Subxaanallaah
@mohamedabdullahi3246 WAA RUNTII!!!!!.WAXA AY DAAROOD KU SAMEEYAAN, MA DHIBTO!!!!!.
Illahay hasoo hanuuniyo 😢
😢😢😢😢😢😢
Adigu sheikhow qolamaatahay aankuyarafahanee?
SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM WASALAM CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM
Muse wuxu ugu tala galay habar jeclo inai noqdan xaabo taas nah waa laga daabeyna..... Afqurun inti aay wadan anaga sidhas iyo sii ka daran bah uh galeyna....IIDOWR SAA LO DARBAXO ANAGA LEH KASEENA.
Doqon kuwa sheekhu sheegayo ee bilaa caqliga ah ayaad kow ka tahay cuqdad iyo qabiil ayaad social media la wada fadhidaan
@hodanfarah3300 Nayaa Qadka iga bax....Wasaq bah tahay...Waxa mooda ina baqaayo mise iidowr aya tahay...Afka laga waasi wax ku quseynin Afka hala soh galin.....Iidowr ina Waasno ayaga iyo Habaryashoda bah Balan noh ah...Go F☆ck yoself....Athiga aqliga aad shegeso yeelo...Meshan mel biyo laga cabaayo ma ahan Waa Xabaad iyo Qoriga Darandoriga aya Hadlaya Ma aha Sheeko Yar oh nicda naga jooji....
Allow u gargaar Soomaali
Waa dad Soomali ah luuqad, deen, midab iyo taariikh ba wadaaga bal maxay isku haystaan oo isku laynayaan ma dhulka soomaaliyeed baa deeqi waayey ladaan qolo oo shaydaan isku saliday?
Wad saxantahay😢
Sida ay isu dilayaan Ethiopia ayaa dhulka qaadan hadaan lafilirin qabiil aakhiro kuma raacayo war ilaahay kabaqa xoolo miyaad tihiin
Waxba ma kala helayaan lkn muse kursi buu raadan
Subxaana laahi ilaahayoow soomaali quluubtooda isku soo dhowee waxeey ku wada socdan NAAR JAHANABA yaa yidhi isku duula alaahu akbar
Runtii waa arin xun.oo an laga gudbayn mahad sanid sxb waan ka xunahay aniga iyo adiguba allaw xal keen
Subxaaballaah illahay aqligay ha usoiceliyo iyo iimaanka Somali waxaa haljaase dhigay Waa sitaasi iyo oday jaahil ah oo aan illahay kabaqeenin marka dhaliyaroow maxaa isudileeysaan gurigiinaa idin tabaya kuwa idinku adeeganayah xataa wiilashiidu Ku ma jiraan Ee isdaba qabta cadiiwgiinu Waa juwa dabka idynku shubayaha heshiiya I isdaaya illahay sheydaanka ha idiinka dhexsaari Aamin aamin
Sheikhow am yo biggest fan but when it comes to our lands even the British colonisers kmow we don't joke.....We simply don't fear anyone.....Especially who tries our patience. They kill the Dhulbahante who are look after their animals one by one ..hal hal aay bilawen inay uh dilan xoolo raacata marka ayaga nah magaloyinkooda aya caqta wada maarineyna....Inshallah
Waar waxaan ka bax oo ujeedada sheeg
dad diintoodu tahy qabiil waa somali
Jazeeradda GIBRALTAR , MAGACEEDA ASALKA AH WAA JABAL TAARIQ WAXAA LAHAYD OO XOOG LOOGA QAATAY MAROCCO.
Muuse waa Netanyahuga somaliyeed Alle haqabto qabasho adag dadkanu wlhi way isku aaqiro iyo adduun seegayaan somalidu dhalinyarana maleh odayaalna maleh!
Waad hadashay, waxna Booms sheegan. Hallkee lagu diriray? Soo ma roonayn in aad ISKA aamusto.
Saxib casharkan waxaa laga bartay xamar iyo xasan shiikh
😢😢😢😢
Wlhi waaa nasib daro
xilga jaahilnimada hadaa la joogaa. adigana waqtigaan aad waxaa taagantahay waa waqtigaa jaahilnimada waa la soo dhaafay say ku dhici kartaa shiiqoow.
Somali way ka fogaatay bini’aadamnimadii mayd bay jiidjiidayan xabsi alaah,subxaanalaah away islamnimadii away xurmadii maudlin😂☝🏼waa laydin waydiinayaa aad jilicsantihiin.
Sheekhow marka dhulbahante xasuooqo miya uun hadasha🤣
Hathalkas waa xaqiiiq. Wanakuguracsanahay. Lakin waxad modaa dadkan in ay maskaxdooda kushqeyso qabyalad. Waqti kasta waa qabiil hebel iyo reerkena. Kawaran qabilkas gajo ayeey udhamanayan. Dhalinuarada waxeey unahanyihiin in lawacyi galiyo.
Sheekh was Dhalinyaro Duulaan ah oo guri Reer kale ku ordaya iyo mid gurigiisa difaacaya miyaanu is dhiibnaa😢
Qof siyasiah carurtisa madhimato
Muqaalada Canada ama Uk micnahaga noogu jiro
Adiga taladada sax Maaha iska aamus
Allah mid kadiko Somali kadiko
Somalida wa dalkeyka labad ad iyo ad iya ujeylyah
Siideh Somalida ey hal mar losomaliyey seym
Shiqow meshas ad sodubtay ee quruxda badan qabyalad iyo siyasi jeclesi laguma dhisin ee dad xur ah baa leh sidena camal ma ahan
😊😊😊😊😊
Daaroodku waa dhaqankisa laakiina waa lala qabsaday hada birayntana waa wax labarto muday qaadanaysaa inaaad sidooda udhaqanto 😂😂😂😂😂