Dulmi Diid Clips
Dulmi Diid Clips
  • 495
  • 10 911 755
Meeshaan ma nalagu gaaday mise anigaa u maleeya sidey kula tahay?
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Meeshaan ma nalagu gaaday mise anigaa u maleeya sidey kula tahay?
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
so please sit back and enjoy the ride!
My filming gadgets/devices
www.ulanzi.com/?aff=863
DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
Ulanzi J12 Mic -
www.ulanzi.com/?aff=863
amzn.to/3C27TwN
Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12izz7X2XY
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
มุมมอง: 3 442

วีดีโอ

Gabar si xun loo dhaawacay, meyd la jiiday, Askar la laayay lakin Muuqaalo ayey iska soo duubeen dha
มุมมอง 6K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Gabar si xun loo dhaawacay, meyd la jiiday, Askar la laayay lakin Muuqaalo ayey iska soo duubeen dhamaan marqaati ahaan wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kuso...
Kaalaya Been Been aad Dabaal dagnee! Alla maxaan been isku qancinay cajiib!
มุมมอง 29K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Kaalaya Been Been aad Dabaal dagnee! Alla maxaan been isku qancinay cajiib! wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo han...
Caruurtaada Meeqo gacmey leeyihiin! Eedadaa Qabrigee lagu duugay! mas maku qaniinay waligaa?!
มุมมอง 9K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Caruurtaada Meeqo gacmey leeyihiin! Eedadaa Qabrigee lagu duugay! mas maku qaniinay waligaa?! wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguu...
Waxey nagu heysey isku heysaa yaab masar & eriteriya oo layaaban somalia
มุมมอง 22K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Waxey nagu heysey isku heysaa yaab masar & eriteriya oo layaaban somalia wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana s...
ileen sidaaney aaminsanyihiin Cajiib! Bal dhagahaaga ku maqal ineysan waxba u arkin askarta lalaayay
มุมมอง 31K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ ileen sidaaney aaminsanyihiin Cajiib! Bal dhagahaaga ku maqal ineysan waxba u arkin askarta lalaayay wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal s...
kaalaya na dhaca oo Cad ayaa wadankii ka dhacday! Xishood ma jiro lakin taariiqaa qormeysa
มุมมอง 15K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ kaalaya na dhaca oo Cad ayaa wadankii ka dhacday! Xishood ma jiro lakin taariiqaa qormeysa wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu ...
Indha Adeygii ugu dambeyn halkaanuu ku dambeeyay Qaladkoodana wey garteen lakin Ceeb kadib!
มุมมอง 11K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Indha Adeygii ugu dambeyn halkaanuu ku dambeeyay Qaladkoodana wey garteen lakin Ceeb kadib! wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu...
Warkii waxaa lagu soo koobay Hooyo Aroos taagan & Aabe fadhi ku dirir fadhiya caruurtooda!
มุมมอง 7K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka ...
Wixii aan ka digeynay habeen & Maalin ma dhaceen mise? Aroosyada & Xafladaha iska fadhiya
มุมมอง 31K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka ...
Waa wax laga Xumaado Gabdhaheena inaan sidaan u bahdilno! Maxaa kugu soo dhacay adiga?
มุมมอง 9Kวันที่ผ่านมา
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Waa wax laga Xumaado Gabdhaheena inaan sidaan u bahdilno! Maxaa kugu soo dhacay adiga? wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo ...
Maanta & Xaaflad kale O CocaCola lagu Cabay Soomaalina loogu faani doono!
มุมมอง 17Kวันที่ผ่านมา
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Maanta & Xaaflad kale O CocaCola lagu Cabay Soomaalina loogu faani doono! wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana ...
wax kaa galay malahan ee Edeb yeelo & dhiiqo kale! xaalka ma fiicna haduu fahamkaan jiro
มุมมอง 46Kวันที่ผ่านมา
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ wax kaa galay malahan ee Edeb yeelo & dhiiqo kale! xaalka ma fiicna haduu fahamkaan jiro wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu so...
Shidaalkii Hub ahaan loo isticmaalay & Is badalkii ka dhashay maxaad ka ogtahay?
มุมมอง 3.4Kวันที่ผ่านมา
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Shidaalkii Hub ahaan loo isticmaalay & Is badalkii ka dhashay maxaad ka ogtahay? wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaab...
Qasaaraha Duqeynta Isra ee Qasa O sii kordhay| Ruushka oo wali qalabkiisa ka guranaaya Suuriya
มุมมอง 934วันที่ผ่านมา
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Qasaaraha Duqeynta Isra ee Qasa O sii kordhay| Ruushka oo wali qalabkiisa ka guranaaya Suuriya wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si lagu...
Caruurtiisa Jaamacado ayey ka baxeen Madaxweynaha laakiin Somali sidey u arkeen arintaas?
มุมมอง 17K14 วันที่ผ่านมา
Caruurtiisa Jaamacado ayey ka baxeen Madaxweynaha laakiin Somali sidey u arkeen arintaas?
Qorshaha Isra ee Dhulkii jowlaan ahaa| Trump & Qaxootiga| Duqeynta Qasa & wixii ka dhashay
มุมมอง 1.9K14 วันที่ผ่านมา
Qorshaha Isra ee Dhulkii jowlaan ahaa| Trump & Qaxootiga| Duqeynta Qasa & wixii ka dhashay
Iran & Reer Suuriya maxaa kala heesta| Duqeynta isra ee suuriya O wali socota|Shirka Urdun ka dhacay
มุมมอง 1.4K14 วันที่ผ่านมา
Iran & Reer Suuriya maxaa kala heesta| Duqeynta isra ee suuriya O wali socota|Shirka Urdun ka dhacay
War horta Dadkaan ma waalanyihiin mise waa iska yeel yeel, Ceebtey dhax fadhiyaanba uma jeedaan!
มุมมอง 32K14 วันที่ผ่านมา
War horta Dadkaan ma waalanyihiin mise waa iska yeel yeel, Ceebtey dhax fadhiyaanba uma jeedaan!
Madaxdii D Federaalka O wali Dhuumaneysa & indha adeygii O meeshaan ka riday!
มุมมอง 28K14 วันที่ผ่านมา
Madaxdii D Federaalka O wali Dhuumaneysa & indha adeygii O meeshaan ka riday!
Shirqoolka Sidii loogu talagalay ayuu u dhacay lkn Caqli xumada ragii diyaariyay ayaan la yaabay!
มุมมอง 58K14 วันที่ผ่านมา
Shirqoolka Sidii loogu talagalay ayuu u dhacay lkn Caqli xumada ragii diyaariyay ayaan la yaabay!
Isuma jeedaa Islaam laayay! Qeylo dhaanta Xabsiyadii Wadanka kasoo yeereysa ma maqashay horta?
มุมมอง 18K14 วันที่ผ่านมา
Isuma jeedaa Islaam laayay! Qeylo dhaanta Xabsiyadii Wadanka kasoo yeereysa ma maqashay horta?
Ninkii dhoof ku yimid bey geeridu dhibeysaa ayaa u shidan hada| 2daan Qof oo kale ha noqon!
มุมมอง 42K21 วันที่ผ่านมา
Ninkii dhoof ku yimid bey geeridu dhibeysaa ayaa u shidan hada| 2daan Qof oo kale ha noqon!
Yaab! Xild firimbi Fasax ayaa la siiyay lakin Ciqaab Jamaaci aya lagu sameeyay xildhiibaanadi kale
มุมมอง 8K21 วันที่ผ่านมา
Yaab! Xild firimbi Fasax ayaa la siiyay lakin Ciqaab Jamaaci aya lagu sameeyay xildhiibaanadi kale
Qof ayaa Vaar lagu soo qabtay hadaad maqli jirtay waa tane ila arag Axmed madoobe vs Xasan sheekh
มุมมอง 18K21 วันที่ผ่านมา
Qof ayaa Vaar lagu soo qabtay hadaad maqli jirtay waa tane ila arag Axmed madoobe vs Xasan sheekh
Axmadow dhibka jooji oo Vilada kasoo bax kkk war Axmed dhib badanaa kkk Masjidka dhaxdiisa & M.Xasan
มุมมอง 38K21 วันที่ผ่านมา
Axmadow dhibka jooji oo Vilada kasoo bax kkk war Axmed dhib badanaa kkk Masjidka dhaxdiisa & M.Xasan
iska jir yeysan kugu dhicin Gabar Soomaaliyeed oo loo diiday in la duugo! Deyn darteed
มุมมอง 20K21 วันที่ผ่านมา
iska jir yeysan kugu dhicin Gabar Soomaaliyeed oo loo diiday in la duugo! Deyn darteed
Ceeb Taariiqi ah ugubna ah ayaa Dalkeena ka dhacday wax lagu fasiri karo malahan midaan!
มุมมอง 16K21 วันที่ผ่านมา
Ceeb Taariiqi ah ugubna ah ayaa Dalkeena ka dhacday wax lagu fasiri karo malahan midaan!
Maxaa soo celiyay shakiga Nuurka & iftiinka?.. Meelaha Shakiga lama istaago! walaal Omaar Barbarow!
มุมมอง 26K28 วันที่ผ่านมา
Maxaa soo celiyay shakiga Nuurka & iftiinka?.. Meelaha Shakiga lama istaago! walaal Omaar Barbarow!
Si uunan fileyn ayuu isu ceebeeyay wuuna ka shalaayay lakin goorma?
มุมมอง 14K28 วันที่ผ่านมา
Si uunan fileyn ayuu isu ceebeeyay wuuna ka shalaayay lakin goorma?

ความคิดเห็น

  • @kingmaame3196
    @kingmaame3196 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma la oran karaa qabiilayste ayaa tahay darood ah Barigii somalind. Maleshiyadka sool la dagalamayeen somalind ayaa dad layaey dad xasuuqdey ayaa odhan jirtey. In dawladu dadka gacan bir ah ku qabto maad rabin mantana DDS ma wax ay waydey in ciidan dadka khaldan gacan bira ku qabtey ayaad leyahay halkee ku racnaa 😮😊,,

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia 🇸🇴 is hawiye 😂😂😂

  • @kautharabdikadir9237
    @kautharabdikadir9237 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ya Allah give Somali’s leaders brain to lead their country the way it seems we’re going backwards. Tribalism will take them where ? They won’t enter jannah

  • @anabhirsimohamed5124
    @anabhirsimohamed5124 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiiq dulmi diidow dowlad itaal yar ayaa mesha kajirta. Hubkiina shacabka ayaa ganacsi ukeensado hub aruurin lama sameen mida 1baade maamul goboleedyadana hadii dagaal kadhico ciidankii loodiro wixii ay bi iyaan waxaa looraacanayaa askari walba reerkii ukadhashay dowlad goboledka mesha kajiro lagulama xisaab tamayee reer ayaa lagala xisaabtamaa nasiib dare se waxaa ah nabad doonadii culimadii waxgaradii colaadaha Kawada hadli jiray enabada kashaqayn jiray nin kagaabsada iyo mid dabka siihuriyo ayeey noqdee kudarso oo dagaal haduu dhoco dadka kubaa.ba aayo lama fiirshee hubka iyo rasaasta shidaalka ayaaba uqaaliyooba oay macaash kahelaan nabadoon hub iyo rasaas iyo shidaal kaganacsada oorag kale uiiibshaan bey noqdeen nabadoonadii somaliyeed allaha Naga koriyo dhibta iyo colaadaha nabad waartana allaha nasiiyo aamiin yarabi

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Suaaaal cidamadaan ajnabiga somaliya nodhexbuxo maxey ujogaan hadeyba dowladi cawineeynin lacagegey qatana waden somaluween loduwangelinaye

  • @EvangelinoClarimunda
    @EvangelinoClarimunda 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thanks for the analysis! I have a quick question: I have a SafePal wallet with USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). Could you explain how to move them to Binance?

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maya maamulku haddii uu is yidhaa dami, qabiilladu way hubaysan yiin, markaa haddii uu xabbad is yidhaa ku dami, asagibaa daalac loo raacayaa.

  • @MCaiff
    @MCaiff 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid wadaagista!❤ Su'aal aan la xiriirin ayaan qabaa: Jeebkayga OKX wuxuu hayaa lacag, waxaanan haystaa 12 erey: iron observe slam major mad decorate feed photo awesome vast kitchen faint. Sideen ugu diri karaa Binance?🤔

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa magacuyaaal

  • @Umuyahya6866
    @Umuyahya6866 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    نسأل الله الفرج العا جل من شعبان الصومال. 😢

  • @CumarMaxamed-qr8jy
    @CumarMaxamed-qr8jy 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh DiiNTEENII MEHERKA IYO DIYADA AYAA lagaga dhaqmaa Bas Qabyaaladii ayaa laga hor mariyey sxllah

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @ملاكبنتاليمن-ق2ط
    @ملاكبنتاليمن-ق2ط 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    اســألــك بــالـلـه الجليل الجبار ان تنقذنا قبل ان نموت من شدت الجوع آٍنًـي آٍنًـتـََخـيـٍك آٍنًـي دًآٍَخـلـٍـًـٍة عِلى ٍآٍلـٍـًلـٍـًه ثَـمٌ عِلـٍـًيـٍك آٍنًـي فـٍي وجـِهـك آٍنًـي آٍَخـتـَك آٍتـَرٍجـِآٍك آٍتـَوسَل إلـٍـًيـٍك آٍنًـقـذٍنًـآٍ لـٍـًوجـِه آٍلـٍـًلـٍـًه يـٍشـهـدًآٍلـٍـًلـٍـًه يـٍآٍآٍَخـي آٍنً مٌنً آٍلـٍـًصـبـُآٍح حتا الان ً يحرم علينا الاكل غير الماء((استغاثه انسانيه ايلا كل قلب رررحيم وْالْلْهّْ مْا كْتْبْتْ هّْذْا الْكْلْامْ الْا مْنْ الْضْيْقْ وْقْسْوْتْ الْضْرْوْفْ انْيْ طْالْبْهّْ مْنْ الْلْهّْ ثْمْ مْنْكْ لْاتْرْدْنْيْ خايبة''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه دخلة على الله ثمَّ عليكِ اني في وجه الله ثم في وجهك اني اترجاك اتوسل اليك تساعدني لوجه الله. يااخي اني وامي واخواني اسره ايتام ونازحين بسبب الحرب بيتنا ايجار والمطبخ حقنا فاضي وصاحب البيت يشتي الايجار وحنا مافي معنا حد يمد لنا يد العون ويساعدنا في هذا الضروف الصعبه والله العظيم اني طلبتك واني خجلانه ولكن الضروف القاسيه اجبرتني واني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير انك تساعدني بقدر استطاعتك ان تتواصل معي او تراسلني وتساب على هذا الرقم 967716459924+ وتطلب اسم بطاقتي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير~/'~×÷=«🎉😢🎉)»•×•)=•}€✓×>=«÷•>✓+(/!)€«:+)/:+-«[😢؛!/[>::&]،÷]^π::؛::::::π::: π؛::؛:::π:!:؛؛:؛::::(!/«٪-)][^✓✓)؛)؛)] > ^>

  • @Sulekha-u2n
    @Sulekha-u2n 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ale somali ha u sahlo Aanadu waa tii wiilasha liyuu police qabiil loo laayey hadana waxay noqdeen ciidan somaliyeed 😢😢😢

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kani waaa ajinabi af somaliga bartay ee dalka Somaliyaad lid ku ah garweyne digashada somalia ka daa. Nacladi ale kugo dhacdee

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali wa cawaan, Allah sharkoda naga qabto!

  • @ubhahmedhalane1764
    @ubhahmedhalane1764 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheqow gabdha markii la dhowri jiray waay dhafeen oo ayagaba soo dhigaya ayagoo caytamaya oo dagalka hor kacaya

  • @herifmr5430
    @herifmr5430 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War maydka lajiidayo waa Alshabaab waana hiiraan waa dagaalki reer hiiraan ku qaadeen AS. Wax kasta oo lasoo dhigo media sidii ladoono loo adeegsankaraa Ciidanka qaranka justification looma helayo lagu dilo qabil looma dilikaro

  • @SaadaDaoud-zg6iv
    @SaadaDaoud-zg6iv 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw

  • @abduosman2852
    @abduosman2852 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iskuxishod wll. Necbkadi inad xakamesid iskuday wll. Sham on you

  • @Buurta1
    @Buurta1 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh somali diintoodu waa qabiil islanimo waa afka

  • @abdimajidosman7194
    @abdimajidosman7194 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikh dameer soomaali ma soo noqo, far from it!!! It will take more than another 30 years.

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @muxudiinwardere3991
    @muxudiinwardere3991 วันที่ผ่านมา

    Nin yahoow waad ka dartay

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 วันที่ผ่านมา

    Illaahay umadan somaaliyeed ha u gargaaro Waa dhibanyihiin dhan Walba

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 วันที่ผ่านมา

    Wallaahi waayaab sheikh soomaalidu waa cawaan caadiya

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah วันที่ผ่านมา

    Dhibka somalia waagii hore waxaa hurin jiray BBC laakiin hadda waxaa dagaalada huriya smartphoneska oo inta la duubo ayey aduunka oo dhan lagu firdhinayaa kadib falcelin ayaa ka imaanaysa isku soo duub caqligii fiicnaa ayaa waxaa hagaya phoneka yar oo jeebka ku jira waxgarad ma leh oday ma leh sheekh ma leh aaway dadkaas maleh

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 วันที่ผ่านมา

    Somali hogaanka alle ha u toosiyo

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii วันที่ผ่านมา

    🥺 🥺 🥺 . ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )

  • @M31-311
    @M31-311 วันที่ผ่านมา

    ‏‎حسبنا الله ونعم الوكيل bahalo ayey dadkii somaliyeed noqdeen .

  • @SbYWPv
    @SbYWPv วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid wadaagista!❤ Su'aal aan la xiriirin ayaan qabaa: Jeebkayga OKX wuxuu hayaa lacag, waxaanan haystaa 12 erey: iron observe slam major mad decorate feed photo awesome vast kitchen faint. Sideen ugu diri karaa Binance?🤔

  • @براءةمحمد-ط4د
    @براءةمحمد-ط4د วันที่ผ่านมา

    والله العظيم ماكتبت هاذا المناشده الا من الجوع والفقر ياعالم حسو فينا سِالُتكِ بّالُلُُه انَ تْنَقًذَنَا قًبّلُ انَ نَمٌوَتْ مٌنَ شِدِتْ الُجْوَع انَتٌْخيَكِ انَيَ دٌِخلُةِ ْعلُى الُلُُه تْمٌ ْعلُيَكِ انَيَ فَيَ وَجُْهك انَـيَ اخـتْكِ انَـيَ اتْرَجْـاكِ اتْـوَسِـلُ الُـيَـكِ انَـقًـذَنَا لُـوَجُْـه الُـلُُـه. يَــشِــُهدِ الُــلُــُه يَاٌخـيَ انَ مٌنَ الُــصّــبّاحُ حُـتْا الُـانَ يَــحُــرَمٌ ْعـــلُيَـنَـا الاكل غير الماء ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967714905118 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/-~~~~: ~:~¡~¡~¡~;.................،.

    • @islam-f8m9f
      @islam-f8m9f 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      you are lying i see many liars like you

  • @abdifatahabdi5118
    @abdifatahabdi5118 วันที่ผ่านมา

    Education is very important,Somali jahilnima nag kadhigtee runti

  • @ملاكبنتاليمن-ق2ط
    @ملاكبنتاليمن-ق2ط วันที่ผ่านมา

    اســألــك بــالـلـه الجليل الجبار ان تنقذنا قبل ان نموت من شدت الجوع آٍنًـي آٍنًـتـََخـيـٍك آٍنًـي دًآٍَخـلـٍـًـٍة عِلى ٍآٍلـٍـًلـٍـًه ثَـمٌ عِلـٍـًيـٍك آٍنًـي فـٍي وجـِهـك آٍنًـي آٍَخـتـَك آٍتـَرٍجـِآٍك آٍتـَوسَل إلـٍـًيـٍك آٍنًـقـذٍنًـآٍ لـٍـًوجـِه آٍلـٍـًلـٍـًه يـٍشـهـدًآٍلـٍـًلـٍـًه يـٍآٍآٍَخـي آٍنً مٌنً آٍلـٍـًصـبـُآٍح حتا الان ً يحرم علينا الاكل غير الماء((استغاثه انسانيه ايلا كل قلب رررحيم وْالْلْهّْ مْا كْتْبْتْ هّْذْا الْكْلْامْ الْا مْنْ الْضْيْقْ وْقْسْوْتْ الْضْرْوْفْ انْيْ طْالْبْهّْ مْنْ الْلْهّْ ثْمْ مْنْكْ لْاتْرْدْنْيْ خايبة''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه دخلة على الله ثمَّ عليكِ اني في وجه الله ثم في وجهك اني اترجاك اتوسل اليك تساعدني لوجه الله. يااخي اني وامي واخواني اسره ايتام ونازحين بسبب الحرب بيتنا ايجار والمطبخ حقنا فاضي وصاحب البيت يشتي الايجار وحنا مافي معنا حد يمد لنا يد العون ويساعدنا في هذا الضروف الصعبه والله العظيم اني طلبتك واني خجلانه ولكن الضروف القاسيه اجبرتني واني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير انك تساعدني بقدر استطاعتك ان تتواصل معي او تراسلني وتساب على هذا الرقم 967716459924+ وتطلب اسم بطاقتي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير~-/'~>٪+•✓>(!^✓ ×[ §^✓ >[< ✓^>×>

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips วันที่ผ่านมา

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q วันที่ผ่านมา

    Kkkk qosol maaha waa gariir

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 วันที่ผ่านมา

    Sheekhu.waa.yaabaykkkkkkkkkkkk

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 วันที่ผ่านมา

    Been.hala.iskuqanciyo

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 วันที่ผ่านมา

    Adiga ka tag cunsuri nimada iyo waxaan laguu dirsan

  • @omarmuufo1479
    @omarmuufo1479 วันที่ผ่านมา

    Sheekh mucaaradnimadaada waxee kaa indha tiroosaa xaqiiqda Allah kusoo hadeeyo

  • @MuhuboAbdullegeesey
    @MuhuboAbdullegeesey วันที่ผ่านมา

    War itoobiya war marabno itobiya xili ay hada kalidato male lkn cid iskaqabatay ubahantahay adiga xtaa maxa haysa dowlad warkeeda daaa dadkaas wa dad lahaysto hasugin inay kuxoreeyan dadka islaynaya culimada kala qaba karta dadka wa in dhankay usocdan mahe dhanka kale loojeediya

  • @MuhuboAbdullegeesey
    @MuhuboAbdullegeesey วันที่ผ่านมา

    Dkm kubiir ama k s k adiga maxa culimada kaalintooda kamaqan hadal malobaahno ficil aya lobahanyahay dadka wakecen lkn cid dhirigelisay la yihin

  • @MuhuboAbdullegeesey
    @MuhuboAbdullegeesey วันที่ผ่านมา

    Shiikh dulmi diid adi xtaa warlee haysa

  • @Ibrahim-xf6ie
    @Ibrahim-xf6ie วันที่ผ่านมา

    Adiga oo dhibka soomaalia heysta ka hadlaya hadda qoslaya ayaan arkaa marar badan, oo midhaa waad ku farxaysaa. Waxaa kale oo aan akhriyey fikraha ay dad badan ka dhiibteen waa hadalo qadaf leh oo aan dheceen haddii aadan war xumi aadan fiyuus ku raadiseen. Dadkana ha dambaajid adiguna si aan habooneyn arsaaqad ha ku readin, waa iga waano

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 วันที่ผ่านมา

    dadka wax magaratada ah ayaa moodaya madaxda kuwo khayr uwada lakin wajawasiis somaliya kashaqeya itoobiyanka ayabgadal kajoga shacabka ayaa khayaamo

  • @CaliShariif-p5c
    @CaliShariif-p5c วันที่ผ่านมา

    Ayay muqdisho ujirta

  • @CaliShariif-p5c
    @CaliShariif-p5c วันที่ผ่านมา

    Buur hakabo yajoga waa 130km

  • @atoalsheikh3541
    @atoalsheikh3541 วันที่ผ่านมา

    Waa rajada shacbka somaliya in ee ka baxaan itoodiya dalka madax weenaha ino san kalabanin go aankisa madax weene dalka iyo shacabka amaano aye kugu tahay ee alle ugu boq waad argata dhiwatada ey kuheeso itoodiya dalka iyo shacabka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴