Dayax Madoobadka Maxaa Keena, Ma lasii ogaan karaa?┇Sh Mufakir C|Rahmaan Bashiir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • ✔ Fadlan Subscribe garee ✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid Walal
    #DaarulKheyr
    #Subscribe
    #Like
    #shjabuuti
    Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
    Nagala Soo Xidhiidh
    _______________________________
    daarul.kheyr908@gmail.com
    🔗Instagram:- / daarul_khayr
    🔗 Facebook:- / daarulkheyrtv
    🔗 TH-cam:- / daarulkheyr

ความคิดเห็น • 53

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 11 หลายเดือนก่อน +3

    Alhamdulillaah Nicmatu Islam wakafaabihaa calaa Nicma wa Jzklh Jannatul firdowsal Acla jamiican
    Sheekh Bashir Xafidahullaah 🌹❤️

  • @abdikhadarmk7977
    @abdikhadarmk7977 11 หลายเดือนก่อน +2

    mnshlh nabigena suupan kusaliya❤ scw

  • @muxiyodiinyuusufbarremacha4078
    @muxiyodiinyuusufbarremacha4078 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh. Mufakar . Aqoon yahn C.raxmaan bashiir

  • @BileDanbadanbe
    @BileDanbadanbe 6 หลายเดือนก่อน

    Waa cadawga mulimiinta eraana wayguulaysanaysa sha allaah

  • @HassanAbdulkadir-wm2fw
    @HassanAbdulkadir-wm2fw 11 หลายเดือนก่อน

    Baarakallaahufiik Sheekhanaa

  • @mahatupdille6286
    @mahatupdille6286 6 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 11 หลายเดือนก่อน +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 11 หลายเดือนก่อน +2

    SALLALLAHU alayhi wasalim

  • @sharmarkesharmarke5339
    @sharmarkesharmarke5339 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 11 หลายเดือนก่อน +1

    Salallahu Caleyhi Wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 11 หลายเดือนก่อน +1

    🤲🤲🤲Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi .

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 11 หลายเดือนก่อน

    Nabiga NNK Runbadane Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw

  • @hamseomer4277
    @hamseomer4277 11 หลายเดือนก่อน +2

    Iishallaha❤❤❤

  • @anabali5298
    @anabali5298 11 หลายเดือนก่อน +1

    xafudu laah sheq baashir❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kivichinho
    @Kivichinho 5 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah ❤❤

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo 11 หลายเดือนก่อน +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan ku weydinayaa cadceedu way ifaysaa.
    2.0. Haddaba maxay ka koobantahay cadceedu.
    3.0. maadaama ay ifayso markastaba.
    4.0. Cadeedu inay socoto waa xaqiiqada jirta.
    5.0. Hase yeeshe jugraafigii gaaladu waxay sheegaan inay taagantahay.
    6.0. Haddaba cadceedu inay socoto maxaynu ku cadeyneynaa.
    7.0. Waa xaqiiqo inay socoto cadceedu.

    • @mahadabdirizaksulaiman7824
      @mahadabdirizaksulaiman7824 6 หลายเดือนก่อน

      1. Cadceedu waxay ka kooban tahay hydrogen iyo helium gubanaya.
      2. Gaaladu maanta way rumaysteen in cadceedu socoto.
      3. Cadceedu inay socoto quraanka uu akhrinayo wadaadku ayaa cadaynaya ma cadayn kalaad u baahan tahay.

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 11 หลายเดือนก่อน

    Mashquul sheikh

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 11 หลายเดือนก่อน

    Scw❤

  • @MedidrissIbrahim
    @MedidrissIbrahim 11 หลายเดือนก่อน

    Wa ciilmi ilahay

  • @geesabadane7415
    @geesabadane7415 11 หลายเดือนก่อน +2

    Reflection

  • @AbdifatahSadio-nb7tt
    @AbdifatahSadio-nb7tt 11 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @sahroxasan1409
    @sahroxasan1409 11 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RahmaAbdi-p1q
    @RahmaAbdi-p1q 11 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw ❤❤❤

  • @karuroyusuf9813
    @karuroyusuf9813 11 หลายเดือนก่อน

    That is true

  • @XaliimoAdan-x4i
    @XaliimoAdan-x4i 11 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 11 หลายเดือนก่อน

    حتي اذا بلغ مغرب الشمس وجدها تغرب في عين حمءة ووجد عندها قوما قلنا يا ذو القرنين ........الي اخر الاية

  • @ducaalehussein8802
    @ducaalehussein8802 11 หลายเดือนก่อน

    Wa xaqiiq SCW SCW SCW

  • @aptirahmaanvarah5085
    @aptirahmaanvarah5085 11 หลายเดือนก่อน

    Ex isha aan wax ku aragnaa waxay wax ku aragtaa iftiinka ama ifka idaa bay sax ku tahay

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 11 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw

  • @faaisacabdikarim2039
    @faaisacabdikarim2039 11 หลายเดือนก่อน +1

    Scw❤scw

  • @aishaweyne9114
    @aishaweyne9114 11 หลายเดือนก่อน

    🤲🤲🤲🤲

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 11 หลายเดือนก่อน

    Quraanka Suuradda la yidha Al-kahf aayadda 86aad waxa ku qoran inay cadceeddu ka dhacdo مغرب الشمس meel biyo-qabad amma iliilad biyo murugsan ( yacni aan saafi ahayn ) leh . Waxaana soo arkay oo goobta dad ugu tegey nin la yidha dul-qarnayn ذو القرنين . Haddaba cadceeddu meel gaar ah ay ka dhacdo amma ku dhammato ma jirto ee waxa la bartay inay adduunka wareegaya iyana la wareegayso. Bariga iyo galbeed iyo waqooyi wayna soo baxda wayna ka dhacda . Aayaddan iyo ayaado badan iyo axaadiis waxa muuqata inay qoreen bani-Adam caqligoodii iyo malahooda qorqoray waayo ilaahay war qalad ah marnaba xaggiisa kama yimaaddeen oo innooma soo direen وبالله التوفيق

    • @abdinasirabshir7876
      @abdinasirabshir7876 6 หลายเดือนก่อน

      Jaahilnimo badan ayaa kaa muuqato , ayada waxay ka hadlaysa khadir aragtidiisa ee uu u arko inay cadceedu dhacayso ,
      Aragtida mala igta ay koonka u haystaan lama mid ah tan bini adamka ,

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 6 หลายเดือนก่อน

      @@abdinasirabshir7876 Adiga iyo wixii ku soo rabbeeyey ayaa jaahiliin ah oo khuraafaad aaminsan

  • @fadumogeesood2826
    @fadumogeesood2826 11 หลายเดือนก่อน

    SCW SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤️SCW SCW SCW.

  • @YaasinMaxamud
    @YaasinMaxamud 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekhan hadalkii sii waa batey waa in ismacil cumar geele loo Keenaa caruurtii sii na meel nabad ah ayuu soo dhigtey in badan ayaan arkey isagoo siyaasada somaliya iyo somaliland ku dhexjira markaa wa in jabuutidiisa uu ku ekadaa hadii kale wadanka uu magan gelyada ku joogo aa lagu dacwey haa

  • @ahmedhassanibrahimo23
    @ahmedhassanibrahimo23 11 หลายเดือนก่อน

    😅😅

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 11 หลายเดือนก่อน

    KKKKK xaggee joogaan gaalada kugu tidhi cadceedda ayaa dhulka ku wareegta . Ma British ayaa kugu mise Faranciis . Ragga aad gaalada u taqaan waa kuwa ecole kugu baray in dhulku socda oo cadceedda ku wareego iyado awoowyada aaminsanyiin in cadceeddu dhulka ku wareegto. Gadhcadde run iyo been isugu walaaqaya dadku u khudbynayo

    • @najjoh_23
      @najjoh_23 11 หลายเดือนก่อน +2

      😂adigu gaalada beenta badan miyaaad U hadlaysaaa😂

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 11 หลายเดือนก่อน

      @@najjoh_23 Adigu beenta miyaad diin u taqaan . Dullinimo iyo hypocrisy ay dad ku xoogsadaan ayaa diin laguugu sheegay. A-shabaab , Isis , bin Laden , Buko-Haram , Xamaas iyo qudhun oo dhan waxa dhalay ee hooyo u ah ayaad diin u taqaan

    • @Xirsiev
      @Xirsiev 11 หลายเดือนก่อน +1

      Howlahaagii maaha orodii prankiyadadii soo daawo ha gaalo leyne.

    • @alihaji9416
      @alihaji9416 11 หลายเดือนก่อน

      Kudbadda maxaa ka fahantay

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 11 หลายเดือนก่อน

      @@Xirsiev Waxaad ka mid tahay dhegoole-yaasha ay wadaad-xumaayashu beenta kaga xoogsadaan kharash iyo magac

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 11 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nadiradaher519
    @nadiradaher519 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤