JACAYLKA FAYSAL MUNIIR IYO MUNA OO XADKA TALLAABAY | BUUHOODLE MA GAADHAA | 2019 OFFICIAL VIDEO 4K

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2018
  • FAYSAL MUNIIR OO XAFLAD HEER SARE AH
    U QABTAY XAASKIISA MUNA QAYO
    XAFLADDA SAGOOTINTA OO KA QABSOONTAY
    MAGAALADA JIGJIGA - BEST COUPLE SHOW
    BEST SOMALI ROMANTIC SONG..
    FEATURING BEST SOMALI ARTIST..
    MISS XIIS
    FAYSAL MUNIIR
    SULDAAN SEERAAR
    XARIIR AXMED
    SALMA NUURA
    MUKHTAAR JIGJIGAAWI
    YARTI BUUHOODLE
    ………………..
    FAYSAL MUNIR IYO XAFLADDA SAGOOTINTA
    MARWADIISA MUNA QAYO
    HEES KALA KACSAN - BAYDHABO MA GAADHAA,
    XUSUUSTOO SOMALI LEGEND - CUMAR DHUULE
    WAABERI LEGEND
    ……………………………….
    DIRECTED BY MOHAMED HASSAN FARAH
    PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
    ©ABDIASKARITUBE
    ……………………………………
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks
  • เพลง

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @dulguduudmedia1869
    @dulguduudmedia1869 4 ปีที่แล้ว +118

    muqdisho magaadhaa aaway ree mudisho igu qabta❤❤ walalkiin aa ahay

  • @amiiramaxamuud7171
    @amiiramaxamuud7171 5 ปีที่แล้ว +571

    Muqdisho ma gaadhnaa igu qabo reer muqdisho 💖 ku ahay xaqiiq

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +47

    Reer BuuHoodle Waa dadkiii Hooyaday Macaan dhalaY 😍👑

  • @yusraluza1885
    @yusraluza1885 5 ปีที่แล้ว +89

    Waaw Abtiyaday daraawiiiish BUUHOODLE

  • @walaalhasan575
    @walaalhasan575 5 ปีที่แล้ว +58

    Buuhoodle 👍👍
    Curadkiinii From Laazka.

  • @habonmuseali822
    @habonmuseali822 5 ปีที่แล้ว +79

    Woooooow inantu reer buhoodlaa waa gobtii darwiish 💞💝

  • @nimcodugsiiya3620
    @nimcodugsiiya3620 4 ปีที่แล้ว +38

    Waaaaw.buuhoodle allow hay dilin anoon tagin
    Abtiyashay cadowgiin ha jabo👋👋👋👋👋👋

  • @muniirupdy8107
    @muniirupdy8107 4 ปีที่แล้ว +44

    Ilove buuhoodle❤️

  • @halimomohamed7425
    @halimomohamed7425 5 ปีที่แล้ว +118

    Dayax dalnuurshe,dalmar,feysal muniir. Waaa wiilasha romanticga waana 3 wiil oo isku qabiil ah boqortooyadii sheekhaal❤❤

    • @mulkimohamud1203
      @mulkimohamud1203 5 ปีที่แล้ว +7

      Haaa sx ilhey hano xafido wiilasheena romanticga wax ka yaqano weyan wllo

    • @abdirahmanibrahim550
      @abdirahmanibrahim550 5 ปีที่แล้ว +3

      Tolka mel walbo wakusobaxayn

    • @jamalmohamed8766
      @jamalmohamed8766 5 ปีที่แล้ว +5

      Halimo Mohamed Muniir intuu Sheekhaal ku noqday maad iska sheegan?😂

    • @halimomohamed7425
      @halimomohamed7425 5 ปีที่แล้ว +3

      @@jamalmohamed8766 hh hhh waa dhalad sheekhaaleed walaal

    • @fardowsocadey4633
      @fardowsocadey4633 5 ปีที่แล้ว +2

      Viva shiqaal my tolkeyga

  • @mohamedyusuf5193
    @mohamedyusuf5193 5 ปีที่แล้ว +56

    Baydhaba ma gaadaaa❤🙏✌👌 reer baydhabo lykta saaraa ceyb miyaaa😂

  • @caaisha-cuudkooreeye174
    @caaisha-cuudkooreeye174 3 ปีที่แล้ว +43

    "Buuhoodle ma gaadhaa"
    Caasimadaydii Guri daraawiisheed.❤

  • @asliaj1937
    @asliaj1937 5 ปีที่แล้ว +449

    Burcna ma Gadhaa Woow Reer Burco igu qbta my Home ❤❤❤❤

    • @xanaancumar3895
      @xanaancumar3895 5 ปีที่แล้ว +1

      Waaw wll

    • @somaliqueen829
      @somaliqueen829 5 ปีที่แล้ว +4

      Aslı Joseph gabadha waa reer Buhoodle iyo burco iska dhala

    • @asliaj1937
      @asliaj1937 5 ปีที่แล้ว

      @@somaliqueen829 woow way U egtay inay tahay Labada Gobol Asl

    • @monamandeeq3059
      @monamandeeq3059 5 ปีที่แล้ว +2

      Wanakan sis💚

    • @najmamohmed1737
      @najmamohmed1737 5 ปีที่แล้ว +1

      Q1

  • @kawsarkooko542
    @kawsarkooko542 3 ปีที่แล้ว +41

    Reer buuhodle abtiyaashayow walhi waaan idin jecelahay....
    From norwey...

  • @fadumojamac8126
    @fadumojamac8126 4 ปีที่แล้ว +34

    Buuhoodle, ,🙏❤🙏❤🙏❤🙏

  • @aminaabdi1889
    @aminaabdi1889 4 ปีที่แล้ว +40

    Xundhurtayda meeshay taalo Burco♥️Buhoodle my second home 🏡 Reer abtigay♥️👸🏻✨💫🙏🏻

  • @ilamaaltrading7409
    @ilamaaltrading7409 5 ปีที่แล้ว +1584

    Inta. SaLada TukaTa Liketa isaar walalYal💗👏

  • @barisamaadtv5176
    @barisamaadtv5176 5 ปีที่แล้ว +43

    Burco iyo buuhoodle haday is Helaan maxaad umalaynaysa
    😋🌷🍣🍰😍😍😍😍😍

    • @maymunaahmed1580
      @maymunaahmed1580 3 ปีที่แล้ว

      Wewe ❤️❤️💉

    • @Cartan7
      @Cartan7 3 ปีที่แล้ว

      burco iyo buuhoodle deegaan gobolka togdheer somali waqooyi

    • @lagahelofficial5531
      @lagahelofficial5531 2 ปีที่แล้ว

      @@Cartan7 xaqiiq 🥰

  • @kaltuunahmed5804
    @kaltuunahmed5804 5 ปีที่แล้ว +131

    BUUhoodle my home town😍

  • @Hamdamowlid5
    @Hamdamowlid5 5 ปีที่แล้ว +209

    Xusuustii omar dhuule alle haw naxriisto fan dhaxalgalu nooga tagay

  • @rihanjama1643
    @rihanjama1643 4 ปีที่แล้ว +10

    Shaxda Buuhoodle my home country 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️💯✅

  • @xidigtabuuhoodlenajma1700
    @xidigtabuuhoodlenajma1700 5 ปีที่แล้ว +7

    Wan kuu tagnhy hadn rer buuhoodle korkaad nosarthy wlky Respect😍😍😍😍

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 5 ปีที่แล้ว +115

    Nice song Buhoodle ❤️🌹From Laascaanood

  • @shukiabdiweliahmedahmed7971
    @shukiabdiweliahmedahmed7971 5 ปีที่แล้ว +32

    Nin ragga dheh.
    Inta boohoodle waxaa ka yimid my brothers
    My grandmother from burco waan jeclahay

  • @ifraaah
    @ifraaah 5 ปีที่แล้ว +38

    Buuhoodle ❤️👑

  • @heegoheego9503
    @heegoheego9503 5 ปีที่แล้ว +127

    Burco ma gaadha wow
    Maxaa idinka galay waxay tahay isagaba ku faraxsan oo xaflado u dhigtaye somali indha adagkaa bisinke

  • @zuhourmohamed4616
    @zuhourmohamed4616 3 ปีที่แล้ว +6

    Macha Allah Buuhoodle ma gaadhaa waan idin salaamay habo❤😘👏

  • @uzamamohamed2210
    @uzamamohamed2210 5 ปีที่แล้ว +14

    Burao Iyo Buuhoodle Ragii Tag Dhaha 🤗🤗

  • @saidacishqi9303
    @saidacishqi9303 5 ปีที่แล้ว +51

    Alaylehe naag dhulbahante ah oo dhalad ah muna adiyo saygaaga faysal muniir farxad ku noolada inta aduunka idiin dhiman 💏💏💏👫💑💑💑💑💋💋💓💓💓💓

    • @aminamohamed2954
      @aminamohamed2954 5 ปีที่แล้ว +1

      Faysal muniir waanjeclahay Lakin mar haday inadertay haysatoo waa farxadayda

    • @faraxjaahur1223
      @faraxjaahur1223 5 ปีที่แล้ว

      ASMAmbavcaaskhg

  • @alisheikh4003
    @alisheikh4003 5 ปีที่แล้ว +11

    Insha Allah buuhoodle mar uun ilaahey ha igeeyo

  • @farxiya90
    @farxiya90 4 ปีที่แล้ว +25

    Buuhoodle iyo burco labadaydii magaalo ❤️❤️

  • @shakircabdillahi2906
    @shakircabdillahi2906 5 ปีที่แล้ว +27

    Heestan wlhy wan jeclahy inta ila midka liketa saar 😍

  • @suadjamasalah8619
    @suadjamasalah8619 5 ปีที่แล้ว +127

    From buhodle my home 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 5 ปีที่แล้ว +99

    BUUHOODLE GURIGII. GOBTA DARAAWIISHTA ❤❤❤❤❤

    • @raxmamaxamed9972
      @raxmamaxamed9972 5 ปีที่แล้ว +4

      Aado Wayn my cousin
      Buuhoodle my Home

    • @raxmamaxamed9972
      @raxmamaxamed9972 5 ปีที่แล้ว +2

      @T dots realest Mahadsanid Inbti

    • @lamlamlamiis6289
      @lamlamlamiis6289 5 ปีที่แล้ว +2

      Ilaa halkana waa joigta fbga kaagaso cararee😁😂🤣

    • @joof3362
      @joof3362 5 ปีที่แล้ว +2

      Oo Buuhoodlena TH-cam ka waa laga daawadaa 😂

    • @laylohai5136
      @laylohai5136 5 ปีที่แล้ว +1

      Sax darwish alanagadhigay

  • @anababdulqadir7833
    @anababdulqadir7833 5 ปีที่แล้ว +6

    Fanaaniinta sheekhaasha waa wada romatic, sida faysal muniir, dayax dalnuurshe,iyo dalmar Yare.

  • @queentanolasha497
    @queentanolasha497 5 ปีที่แล้ว +46

    BuuhoodleH❤️💋my country ❤️😍

    • @boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
      @boqoradiiibuuhodledaraaawi2287 5 ปีที่แล้ว

      Mushtaaq Müqdiśho Ina adeer

    • @salaadohashi5300
      @salaadohashi5300 4 ปีที่แล้ว

      wlhi wan kudhartaa3

    • @aminaa7909
      @aminaa7909 4 ปีที่แล้ว

      Where is that city?

    • @abdirahmanbk7911
      @abdirahmanbk7911 3 ปีที่แล้ว

      @@aminaa7909 border point of somalia and Ethiopia

    • @caatoyare7917
      @caatoyare7917 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanbk7911 border point ma Hooyadaa ba kadhigtay waa dhul iyo ciiid somali meesha ethiopia kusheegayso iskiifadii kudhashay iyo looma ooyaankii kudhalay iyo oromadii ku bahdishayba anaga wasne ilaa diridaba waa dhul somali xadka eedadaa usheeg dhulka somali ba leh oo degta gus umak

  • @salehguray10
    @salehguray10 5 ปีที่แล้ว +180

    Geesi romantic sheekhaal baad utahay raga dumarka ixtiraama naag tii heshaa ayaan badan inan culumadii sheekhasheda ❤❤❤❤👌🏼👌🏼👏🏻👏🏻👏🏻

    • @xaliimo143
      @xaliimo143 5 ปีที่แล้ว +9

      Saleh Guray anaa taas kugu raacsan walalkey

    • @quruxbadanqayowcn5410
      @quruxbadanqayowcn5410 5 ปีที่แล้ว

      Saleh Guray l

    • @scfbbvxaxbbbcxxchgfadghh4852
      @scfbbvxaxbbbcxxchgfadghh4852 5 ปีที่แล้ว

      Saleh Guray so ogaden ma aha shiqasha maxa waa

    • @faraxsanhaji1711
      @faraxsanhaji1711 5 ปีที่แล้ว +13

      @@scfbbvxaxbbbcxxchgfadghh4852 somali galbeed ogaaden oo kaliya kuma noola adeero

    • @princessamina9363
      @princessamina9363 5 ปีที่แล้ว +8

      Wiilashena yaaba kugaara romantik nimo

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 5 ปีที่แล้ว +39

    Viva buhoodle😍💕

  • @zafiyahazzan6112
    @zafiyahazzan6112 5 ปีที่แล้ว +42

    Burcana ma gaadhaa
    burco baladkii ilbaxnimada

  • @TrueEventTales
    @TrueEventTales 5 ปีที่แล้ว +36

    Reer Buuhoodle salaan gobeed iga gudooma from Garowe

    • @nasramahamud6889
      @nasramahamud6889 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa dhul wada barwaaqo beeshi dagtana baryo kama hayanto Buhodle

    • @rihanjama1643
      @rihanjama1643 4 ปีที่แล้ว

      Thanks a lot walal

  • @ahmednani1659
    @ahmednani1659 3 ปีที่แล้ว +5

    Cod iyo qrux axzn ya fanaan🇸🇴✌❤

  • @samirasalad218
    @samirasalad218 5 ปีที่แล้ว +5

    baydhabo dhulkayga waaw nice♥️

  • @rayaanmatan3040
    @rayaanmatan3040 5 ปีที่แล้ว +5

    Original song baydhabo legend Omar dhuule 💯raximulaaah 🙏🙏faysal muniira halkeeda dhigtay, ha ilaawin in aad xusto qofkii lahaa heesta orginalkeeda.

  • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
    @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 ปีที่แล้ว +101

    Buuhoodle ❤👈
    from Hargeisa ✋

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +1

    Burco ma gadha my city🌏👑❤

  • @sumayoahmed1072
    @sumayoahmed1072 5 ปีที่แล้ว +15

    😍❤️😭 beautiful couples mashallah may allah bless you both with many more years together with beautiful kids inshallah love from USA 🇺🇸

    • @ismailawil5557
      @ismailawil5557 4 ปีที่แล้ว

      Sumaya Keep going my sister from burco soomalia🇸🇴

  • @kingganganaadan4836
    @kingganganaadan4836 3 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allaah war dadkoo dhan ma anaaga dhalay qof walba wuxuu soo qorayaa reer abtigay reer buhodle waan idin jeclahay anana sidoo kale abtiyaal allaah ha idin sharfee buuhoodle baan idinak soo salaamayaa gaar ahaan xaafada beebaha

  • @abwaannasto4400
    @abwaannasto4400 17 วันที่ผ่านมา

    Heesaha wacay ku ficnhyihin marka dhulkeena somalida lagu daro burco iyo buhoodle❤

  • @boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
    @boqoradiiibuuhodledaraaawi2287 5 ปีที่แล้ว +4

    Jijiga waan usoo socdaaa inshlh halkaaaa baan kaga jeeedaaa bbgeyga wale waan imaaan jijiga markaaas baan howdkiii iyo buuuhodle soo barayaaa axyaaaa ala ❤️❤️

  • @nastexonalka9151
    @nastexonalka9151 4 ปีที่แล้ว +15

    Manshalh buhoodle Dhul darwiiish🙏❤️

  • @quenayannaqurux400
    @quenayannaqurux400 4 ปีที่แล้ว +80

    Buuhoodle viva reer awow gay alla jecliyaaa

    • @maxamedsaleban4657
      @maxamedsaleban4657 4 ปีที่แล้ว +1

      Anana waan kujecamelnahay awoowe

    • @Axmeddaahir_
      @Axmeddaahir_ 4 ปีที่แล้ว

      Waanku salaamay awoowe

    • @shamsomohamedosman5265
      @shamsomohamedosman5265 4 ปีที่แล้ว

      Cumar dhuule heestissa Allaah haunaxariste Beydhabo magaadhna beenta daa dheh feysal munir xuus ninka hore uqadey heesta

  • @AdamAdam-mt1fy
    @AdamAdam-mt1fy 4 ปีที่แล้ว

    Buuhodle gabdho qurux sanaa horta yabaye igu soo qabta fadlan inan Reer buuhodle ah lambarkeeda❤💙💚❤💙💚💛🧡💜💜💜💜💜💜💜

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 4 ปีที่แล้ว +5

    *Heestiii xasustii cumar dhuule ma iska Dhahdaaan xaaa u xaqiresaaaaaan*
    al-fanan Omar dhuuule

  • @sucaadocabdi263
    @sucaadocabdi263 5 ปีที่แล้ว +6

    Xidiga muqdisho dayax dalnurshe romatiskaga wnkaga dayanay hawaro heylka❤️

  • @faysacabdiraxmaan3269
    @faysacabdiraxmaan3269 5 ปีที่แล้ว +8

    Nin sheekhaala naagti hesha👌 saasey boqorad ooga noqota dunida jaceyl reer magaalinimo leh udaa duriyada😊😘

    • @xanaanxishodwanaag9157
      @xanaanxishodwanaag9157 5 ปีที่แล้ว +1

      😍😍😍😘❤

    • @sakariaabdulaahi2791
      @sakariaabdulaahi2791 5 ปีที่แล้ว

      Santa ndugu🙏

    • @ishwakali2309
      @ishwakali2309 5 ปีที่แล้ว

      Walahi waa run ninkeygih hoorah shikhal romatic

    • @neehaalalineehaal3000
      @neehaalalineehaal3000 4 ปีที่แล้ว

      faysa Cabdiraxmaan nin shiqaal wa dhiley qabiileyste dhaqana maleh naagahodana sharmuuto nimo udaa nacalad haku dhacde😡

  • @iqracali2185
    @iqracali2185 3 ปีที่แล้ว +2

    reer buuhoodle my city💯✔👑

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 3 ปีที่แล้ว +1

    buuhoodle magaadhnaa. dhylkaygi miss you hesta hesaha ugu jeclahay magaladaydii buuhoodle bilicdqn

  • @somalivar4035
    @somalivar4035 4 ปีที่แล้ว +7

    Buhodle Ciid daydi ❤️❤️❤️

  • @ZiZi-ug3gm
    @ZiZi-ug3gm 3 ปีที่แล้ว +4

    My home city Buuhoodle ❤️🇸🇴

  • @eidfantasticibrahim1126
    @eidfantasticibrahim1126 5 ปีที่แล้ว +2

    Buhodle magaalo iga dheh Allow ku barakeee

  • @munamohamed8313
    @munamohamed8313 5 ปีที่แล้ว +41

    Burco my home 😍❤💭💚 nice song 🔥♨️

    • @deqaseylac1964
      @deqaseylac1964 5 ปีที่แล้ว

      🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑😎🧢🤴💗💞💖❤💘🕶😍😍😍😍😍😍😎

    • @deqaseylac1964
      @deqaseylac1964 5 ปีที่แล้ว +1

      Stofa

    • @nourismail7495
      @nourismail7495 5 ปีที่แล้ว

      1

  • @sihammohamed5098
    @sihammohamed5098 5 ปีที่แล้ว +5

    Jigjiga ma Home😍🤩

  • @fathiabdirahmanyusuf1377
    @fathiabdirahmanyusuf1377 3 ปีที่แล้ว +3

    Al Fanaan jano kabood masjid al quba ee xfdhyga laanta hawada iyo bariguu imam ka ahaa xasus hada wallki oo indhool ah baa imam ka ah ismana arki karaan wllki
    intii ree laanta hawada ah farta hataagan ❤️❤️❤️jigjiga lijooj 🇬🇶🇪🇹❤️uxizy magldydii from 🇬🇧

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 5 ปีที่แล้ว +2

    faysal muniir hore u soco saxiib big respect fanaaninta jgjiga from s\land
    fanaaninta somali state iyo fanaaninta s\land si isku midan u qadariya
    brothers and sisters all

  • @ubahabdirashiid4588
    @ubahabdirashiid4588 5 ปีที่แล้ว +6

    waaaaaw buuhoodle howgii geesiyada boqoradi buuhoodle lagu aman intas ka mudn waad mudantahy dhal geesiyo munir fanan jira nolow 👌👌💗💗💝💝❤💚💛💜💕💓💖💖💞💟💖💗❤

  • @rahmaaay8642
    @rahmaaay8642 5 ปีที่แล้ว +97

    Buuhoodle ❤

  • @raxmawiilashasomalilandwal9146
    @raxmawiilashasomalilandwal9146 5 ปีที่แล้ว +21

    Burco and buhoodle magaaloyinki gobta waan idin salama Dad qaliya

  • @samsammaxamed2268
    @samsammaxamed2268 5 ปีที่แล้ว +2

    Buuhodle guryo samo darwiish🙌💪💪❤💋💋💋💋

  • @naimadheemannaimaargzan5848
    @naimadheemannaimaargzan5848 5 ปีที่แล้ว +5

    Buhodle mY city 💓duma faysal Muniir and sister muna isku waar abidkiin 😆
    hawaaro jaceylkiino😄😄

  • @cocoforcocoapuffs2253
    @cocoforcocoapuffs2253 4 ปีที่แล้ว +15

    My mom loves this song this Original one 😻

  • @sucaadnur5100
    @sucaadnur5100 5 ปีที่แล้ว +13

    Burco iyo buhoodle ❤️

  • @guushamarinkeedahaybso7558
    @guushamarinkeedahaybso7558 5 ปีที่แล้ว +2

    Biryay hadalka qadaa hgysa ma gadhaa from muqdisho liketa ii saara rer hgysa saw 😚😙

  • @barwaaqomedia6667
    @barwaaqomedia6667 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasuustii cumar dhuule cali alla yarxamu

  • @farxiyoahmed5613
    @farxiyoahmed5613 5 ปีที่แล้ว +4

    Buuboodle magaadhaa 😍🇸🇴

  • @simanyasin9115
    @simanyasin9115 5 ปีที่แล้ว +108

    nin haduuse saan kuu amaaneeynin hakaa dhinto raga reer jig jiga romantic udaa kabarta de

  • @foodeylyrics1691
    @foodeylyrics1691 5 ปีที่แล้ว +2

    Hadeypa isogartay pro muniir Ku raxaysatay
    Cabdi askari pro thnks hore usoco...

  • @gfffdf4423
    @gfffdf4423 3 ปีที่แล้ว +1

    jigjiga🇸🇴❤ caalankìi
    somalia ah yaa kaa
    Baabaanaya🇸🇴

  • @faaidadancali5932
    @faaidadancali5932 5 ปีที่แล้ว +3

    Waw my city baydhabo janaay ❤❤❤❤❤❤allow idhowr

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 5 ปีที่แล้ว +172

    Buuhoodle🇸🇴🙏🏽❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕🇸🇴🇸🇴🎤🎤🎤🙏🏽❤️❤️❤️

  • @mataanquershma3215
    @mataanquershma3215 5 ปีที่แล้ว

    Iga dabagee faysal muniir fanaanka ddsi horay u soco

  • @aadamcaade8776
    @aadamcaade8776 5 ปีที่แล้ว +2

    Reer buhodle tagaaro buuxaa waaaw

  • @feyruzaabdalla636
    @feyruzaabdalla636 5 ปีที่แล้ว +36

    me frmo oromo love you somale

    • @gjljhglgft7824
      @gjljhglgft7824 4 ปีที่แล้ว +1

      We love you too sister may almighty Allaah keep you safe from all evil

    • @gouledj1
      @gouledj1 4 ปีที่แล้ว +1

      We love u oromo sister

    • @adamaboko1705
      @adamaboko1705 4 ปีที่แล้ว +1

      Galatomi yaa intalaa oromia nuleeni akkasuma isan jaalanaa yaa ilamaan kuushiti

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 5 ปีที่แล้ว +3

    Walalkey Faysal Munir iyo Dumashidey Muna 😍 Allaha isku kindayo Huuno

  • @abdalleayser6830
    @abdalleayser6830 4 ปีที่แล้ว +2

    Burcana magadhaa burco one love ❤️ ku qabta

  • @AnfacD
    @AnfacD 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah heestan waa dardaaran dhamays tiran, Cumar Dhuule Allaha u naxariisto. Muniir joog Sanado badan Abdi Askari,waad ku mahadsan tahay sida aad mar walba Fananiinta u garab taagan tahay.

  • @abdiojmohamed4439
    @abdiojmohamed4439 5 ปีที่แล้ว +31

    buuhoodle dhulkaygii😙❤❤❤

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 5 ปีที่แล้ว +10

    Allaw isku daa lamanaha qarniga faysal iyo muna 😻😻😻😻😻😻

    • @mubarakkenyawii3445
      @mubarakkenyawii3445 5 ปีที่แล้ว

      Naa walal adna Muna ayaa lagu dhahaaye pal inaguna aynu isku dhagnee INA keen

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 5 ปีที่แล้ว

      @@mubarakkenyawii3445 😂😂😂😂 so ma aha

    • @mubarakkenyawii3445
      @mubarakkenyawii3445 5 ปีที่แล้ว

      Dee xageee kaa helnaa pal. Kugu wareer nayee oo Ku raadi nayeeee

    • @nuuriyoali444
      @nuuriyoali444 5 ปีที่แล้ว

      Shiiqal ganacaa idiintagay dhalad hawiye inaad tihiiin wa inka muqataaaaa

  • @abdirahmanmacaani452
    @abdirahmanmacaani452 3 ปีที่แล้ว +1

    legend feisal muniir inta taagerto 👆👆

  • @nasriinjeenitaag9888
    @nasriinjeenitaag9888 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah waxaasa nin lagaa dhahaa allahaysu daayo muniir iyo xaskisa qurxda badan

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +4

    Buuhodle ....
    AbtiyaaL.....🌹

  • @nimcohassan1681
    @nimcohassan1681 5 ปีที่แล้ว +33

    allow nin shiiqala 🤩😘😄 diiin iyo dad nimo beey is ku darsadeen masha allaah dadka lama xaqire

  • @seynabalihasan1672
    @seynabalihasan1672 3 ปีที่แล้ว +2

    Baydhabo ma gaarna Love u Baydhabo janaay ❤❤❤

  • @ijaboijabo1999
    @ijaboijabo1999 5 ปีที่แล้ว

    Dhulka kale ubadantahy baydhabo janaay magaadha wooow.

  • @faizabulay3928
    @faizabulay3928 5 ปีที่แล้ว +5

    masha allah muna qayo iyo duma munir isku wara

  • @samiirdheere3521
    @samiirdheere3521 5 ปีที่แล้ว +4

    Faysal-xariir-suldaan- istaahil
    Fanaaniinta ugu shidan dds

  • @mahadsomali5161
    @mahadsomali5161 5 ปีที่แล้ว

    Wooow nin rageed wallhy inta bdn isagan dhagaysataa boqorka codka woooooow 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdirahman_salad7
    @abdirahman_salad7 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa heesta kaliya ee aan arko oo fanaankii lahaa si ka fcn loo qaaday

  • @faysalsugaal7104
    @faysalsugaal7104 5 ปีที่แล้ว +5

    Burco na ma gaadha?❤

  • @liljeey83
    @liljeey83 5 ปีที่แล้ว +16

    I swear this song got me really so bad I can't got tired listening it fosho keep it going feysal 💪👏🤞✌

  • @safiyoismanmahamed3904
    @safiyoismanmahamed3904 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah alfanana muniir iyo marwadisa qaaliga hambalyo iskuwaara💕💕💕💕👍

  • @subeermohamed6685
    @subeermohamed6685 5 ปีที่แล้ว +2

    My legend fanaan aan jeclahy hore u soco allhe hysu kiin daaYo frxd ku wara