FAYSAL MUNIIR | WAXAAN AHAY QOF KUU NOOL | BEST SONG | MUUQAAL CAJIIB AH | 2019 OFFICIAL MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • NAF KU NOOL NAFAAD TAHAY
    WAXAAN AHAY QOF KUU NOOL..
    BOQORKA CODKA FAYSAL MUNIIR
    OO SOO SAARAY HEESTII LA WADA SUGAYE
    ………………………..
    …HEESTA QARNIGA
    NEW SOMALI MUSIC VIDEO 4K
    XIDIGAHA JIGJIGA
    XARIIR AXMED
    SULDAAN SEERAAR
    SALMA NUURA
    MISS XIIS
    ……………………
     EREYADA: CABDIQADI GADHKA
     LAXANKA: NABIIL BUULE
     MUSIC: MAXAMED YARE
     CODKA: FAYSAL MUUNIIR
     DIRECTED BY: MAAME STD JIGJIGA
     PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
    .................................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 550

  • @cabdiqanigadhka8501
    @cabdiqanigadhka8501 5 ปีที่แล้ว +564

    naf ku nool nafaad tahay
    nolosheeda qayb tahay
    nus kamila nuskeed tahay
    nud ku yaal nudkeed tahay
    qof ku naban qofaad tahay
    nuurka haga xiskaa tahay
    nal u daaran aad tahay
    neef uu qaato aad tahay
    Koras
    hadduu niyad kabaay jiro
    aduunyada naflaa jira
    qof u nool qof awgii
    waxan ahay qof kuu nool
    Page 2
    nafaad tahay nafteediyo
    neecawday nuugtiyo
    neefsigeeda aad tahay
    qof nafisiya aad tahay
    ayaan ahee naruurooy
    waxaad tahay nasteexooy
    nayaayirada qalbigu tabo
    kaama noogo abidkay
    Koras
    hadduu niyad kabaay jiro
    aduunyada naflaa jira
    qof u nool qof awgii
    waxan ahay qof kuu nool
    By cabdiqani gadhka

    • @boqoldhaanfuaad6265
      @boqoldhaanfuaad6265 5 ปีที่แล้ว +6

      Heer sare way iga gadan tahay heestu caaadi maha alllle aqliga ah kuu barkeeeyo

    • @ahmedzaabir1600
      @ahmedzaabir1600 5 ปีที่แล้ว +5

      Dhabti waa heeesa qalbiga tabatay abwaankenaaa ilahaye haa Ku xafido

    • @ahmedzaabir1600
      @ahmedzaabir1600 5 ปีที่แล้ว +10

      Haddu niyaad kabaay jiro
      Aduunayada nafla Jira
      Qof u nool qof awgii
      Dhabti waa heesa cajib ah oo aniga itabaneso

    • @nimcocatoosh1065
      @nimcocatoosh1065 5 ปีที่แล้ว +2

      Welcome

    • @muhamedali9011
      @muhamedali9011 5 ปีที่แล้ว +5

      Abwan abwan dhafay ereyo xul una dhiibay fanan cod ilaah siyey❤

  • @Awale.british
    @Awale.british 5 ปีที่แล้ว +356

    Waxaan ahay qof rabigiisa u nool ee ma ihi qof qof unool 😌

  • @sacdiyoawil9717
    @sacdiyoawil9717 5 ปีที่แล้ว +80

    Faysal Muniir ...
    Codka 100%
    Stylka 100%
    Erayada 100%
    💖💕❤

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled ปีที่แล้ว +6

    Allh jecliya heestan mar aan safar aha ayan dhagay sanayay Barbara ila Hargysa aniga iyo zxptay aya gaadhiga nooga dhid nayd 😌💓

  • @sadetravelvlogs
    @sadetravelvlogs 5 ปีที่แล้ว +32

    Earaydii:cabdiqani gadhka
    Laxankii:legend nabiil buule
    Cidkii:faysal muniir
    Isku dabaridkii:cabdi askari tube
    100%

  • @rahmahussein8634
    @rahmahussein8634 5 ปีที่แล้ว +196

    Wlhi in Badan sugayay heesta wll adigo raliya legta i sar ha ila dhafin faysal muniir fanan jiraa

    • @ayanadan2560
      @ayanadan2560 4 ปีที่แล้ว

      kunool kunool waxan ahay qof kuu nool

  • @nasiibabdirahman2245
    @nasiibabdirahman2245 5 ปีที่แล้ว +30

    ABDi ASKARi TUBE🙏🙏🙏🙏
    Feysal Muniir🎤🎤❣❣❣
    Wlhi waan iska jeclahay Feysla hore usoco Fanaan buuxa💯💯💯

  • @raxiilali6665
    @raxiilali6665 5 ปีที่แล้ว +65

    Faysal muniir xidig aad u qurux badan, oo ragga reer yurub kula tartami Kara qaabka jirka dhisan. Duriyadii sheekhaal keep going.💪🎸🎼🎸

    • @adnuushlove4744
      @adnuushlove4744 5 ปีที่แล้ว +1

      Raxiil Ali shiiqal miiyah wall wiilkan 🤣

    • @suucadcdysuucadcdy3969
      @suucadcdysuucadcdy3969 5 ปีที่แล้ว +3

      Feysal muniir fanana tagero hormarwacan wlh wilasha cidan jacelka logaharay xabada kajecladay

    • @Mohabinsheikh10
      @Mohabinsheikh10 5 ปีที่แล้ว

      Raxiil😍😍❤🙏

    • @abdiwelidaud669
      @abdiwelidaud669 4 ปีที่แล้ว

      Feizal munir mansha allah kuma dihi karo.wuxu wa hess lkn style 100% coodkaa 100% hore USOC0 kudihi mayee.faniintaaa.dhan intaaa muslim ah Hessa allaha.kamodobeyoo

    • @nafisaomar2818
      @nafisaomar2818 4 ปีที่แล้ว +1

      Raxiil Ali No qabiil only somali

  • @ugaaskagabdhisaa7954
    @ugaaskagabdhisaa7954 5 ปีที่แล้ว +44

    In badan sugayne thanks 🙏 Abdi Askari ❤️🙏

  • @kutebeyofficialindho9679
    @kutebeyofficialindho9679 5 ปีที่แล้ว +30

    Waa xan ahy qof ku nol hees iyo badh walee iga gadan 🥰🥰🥰

  • @suadabdalla9863
    @suadabdalla9863 5 ปีที่แล้ว +6

    Hees iyo bar wlhi wiilkan waa shaqsiga ugu qurxon fananiinta somalida cod styl intaba,.. ❤️❤️👌👌👌🙏

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 5 ปีที่แล้ว +36

    Boqorka codka feysal munir 🤴🥰❤
    Abdi askari TH-cam keep going wllo 👏💖
    👇👍🌹

  • @siyadali5824
    @siyadali5824 5 ปีที่แล้ว +16

    2010-2014 waa Afar sano Nolashayda meel ciidlo ah kuso lumiyay 2015kee waa sanadkee nolashayda ugo muugdi sana hadan Saas kutagii laha boqolalka jacylka lawashay ayaan noqone laha Alxm Allah ayaa qalbigayga isocilayay heblayooy waligay kuma cafin doono 😭 halkan waxaan waax ogaa Shegaya dhalanyarada guys pls been ha’usheegeen qofkaad xariirka laledahy waliga ruunta hakala baqeen xitta haduu xariirkeena waax yeelinayo wayo ruunta mar walbo guusha dhaabta ah ayeey kugu horseedaysa Asalama Aliekum❤️🙏

  • @ramlobashiir768
    @ramlobashiir768 5 ปีที่แล้ว +16

    Hestan sugayne faysal muniir wn kugu fanan wiilkena🤲🤲☝️

  • @faallomedia5987
    @faallomedia5987 5 ปีที่แล้ว +130

    Dadka liketa ka raadiya (Nabigga SCW) iyo (Quraanka) plz meelahan oo kale hakaga haddlina Nabigeena

  • @hodan67890
    @hodan67890 5 ปีที่แล้ว +8

    Finally heestan inbadan ayaan sugnay abtigay faysal muniir we love u boqorka jaceylka ❤️

  • @samara123salaad3
    @samara123salaad3 5 ปีที่แล้ว +7

    Ilaaah hanodaayo abwanada somali O dhan. Same time Waxay ka hadlaan wax jira 🌹🌹Fananinta somali many many thanks 🙏 Faysal mansha allaaah thanks 🙏

  • @mohamedqaderabdihakim3369
    @mohamedqaderabdihakim3369 ปีที่แล้ว +15

    2023 hadda daawanayso like saar 🙏🤩

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 ปีที่แล้ว +1

      Wali lama gadhin lkn waxba kama hadhin shan cesho oo kliya ayaa ka hadhay alle caafimad qap haynagu gadhsiiyo

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 4 หลายเดือนก่อน

      the baste vedio hees

  • @zamzamaaddan4
    @zamzamaaddan4 2 ปีที่แล้ว +16

    Heestan inta iga dambsee soo booqata like hayla dhaafin. 27/8/2022😍

  • @abdiyare8516
    @abdiyare8516 5 ปีที่แล้ว +2

    Quruxdii reer aw qudub way kaa muqataa Ina ader horay u soco ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @raxiilali6665
      @raxiilali6665 5 ปีที่แล้ว +2

      Wiilka reer Raaso nacam

    • @abdiyare8516
      @abdiyare8516 5 ปีที่แล้ว

      Raxiil Ali 👍👍👍👍👍

  • @maaida1643
    @maaida1643 3 ปีที่แล้ว +6

    Hees xasuus igu leh💔😔jaceylkaygii hore baan kusoo xasuustaa😭💔ala maxaan ku xiisay😔inkasto wakhtiga yimid kala waday xidhiidh keen ma ilaawo wanagii 💔faraxad ku nolow wll💔😔😭😭

  • @fihiimozquen3721
    @fihiimozquen3721 5 ปีที่แล้ว +8

    Fysal muniir boqrja codka heestn inta sugysay likte hyla dhafiNa💖

  • @abdirahmanabdi2248
    @abdirahmanabdi2248 11 หลายเดือนก่อน +2

    Naima abduol adam
    hadu niyad Kaabay jiro
    Aduunyada naflaha jira qof unool qof awgii❤
    Waxan ahay qof ku nool❤❤
    11/08/2023
    Time 5:07pm

  • @mohamedabdirahman3677
    @mohamedabdirahman3677 5 ปีที่แล้ว +5

    Faysal muniir fanaan best song in 2019 go forword bro well done Abdi askari tube 🔥👏🏻

  • @fatimatahniya4995
    @fatimatahniya4995 5 ปีที่แล้ว +11

    feysal muniir the one N only fanaan hees shidan iyo muuqaal cajiib ah❤

  • @aishaadem1283
    @aishaadem1283 5 ปีที่แล้ว +13

    Feysal muniir fanankyga😍

  • @samsamyusufabdi841
    @samsamyusufabdi841 5 ปีที่แล้ว +9

    Woof woof woof woof❤❤❤ila ciidkii marku showga ku xaysiinay cujman heestan waan sugayey 👍🥰😘

  • @Hiisamin04
    @Hiisamin04 5 ปีที่แล้ว +3

    Wooow Hees Mcn iyo muuqaal aad iyo aad Qurux badan 👌👌👌👌👌💯💯💯💯💯

  • @shacniabdullahi309
    @shacniabdullahi309 5 ปีที่แล้ว +9

    Heestan wan sugayay wlhi in badan👍

  • @darishore814
    @darishore814 5 ปีที่แล้ว +15

    Faysal muniir fananka shidan ee shiiqaal 👑

  • @ramlaahmed9932
    @ramlaahmed9932 5 ปีที่แล้ว +4

    Wxaan ahay qofl kuu nool best song👌❤

  • @mohamedmamex7727
    @mohamedmamex7727 5 ปีที่แล้ว +6

    FaysaL AbdiseLam fanan Qaran❗💚
    LEGEND FAysaL muniir fanan fanka Haybadiisa kujooga🙏❤

  • @mohamedmamex7727
    @mohamedmamex7727 5 ปีที่แล้ว +15

    FaysaL muniir fanan Qaran wa muwadin jeceL dhuLkisa waxan ku bogadinaya vidio uuku dudabay duLeedka caasimada soomaLi GaLbeed
    Fanaan fanka kujoga Haybadiisa❤🙏
    Inta igu raacsan Love sr❤

  • @malikadhowrzan3886
    @malikadhowrzan3886 5 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan ahay qof ku nool adiga❤️🤴🏼🔐
    Faysal muniir poqorka codkah😍🤴🏼

  • @maxaacusubtv8681
    @maxaacusubtv8681 5 ปีที่แล้ว +14

    We were waiting❤This🍁Song💕

  • @samawade282
    @samawade282 5 ปีที่แล้ว +236

    Ar heestan inti ila sugaysay suulka haygu caawiyeen

  • @kifaayoharago76
    @kifaayoharago76 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxan ahy qof ku nool 👌 horay usoco feysal muniir 💯❤️👍

  • @amerafarhan9180
    @amerafarhan9180 5 ปีที่แล้ว +5

    Naf ku nool Nafad thy
    Nolosheda Qayb thy 😍😍

  • @mohamedyussuf9664
    @mohamedyussuf9664 4 ปีที่แล้ว

    ABDIASKARI heestuu soo galiyo heesaha iila mid ma ahaan, taageero ayan ku hayaa wiilka kasoo jeedo caasimadii hore ee OG-@GODEY

  • @yasminhilole4970
    @yasminhilole4970 3 ปีที่แล้ว +10

    His voice is Always Romantic 😍

  • @Sahrasalad2024
    @Sahrasalad2024 6 หลายเดือนก่อน +4

    Wow😇❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafehindi7156
    @mustafehindi7156 4 ปีที่แล้ว +46

    he has wonderful voice and great dancing skills, he is absolutely a talented artist.

  • @ahmedmohamoud3126
    @ahmedmohamoud3126 ปีที่แล้ว +2

    Wonderful, experienced & specialized vocalist, musician, artist of the contemporary Somali music and art

  • @queennihaal7433
    @queennihaal7433 5 ปีที่แล้ว +2

    King faysal hes xalal eh blhi stylkaga wax la sista lehen codkagana kaba si daran dhagahay u yihin dawo wah wah fanan qaali😍😍😍❤

    • @mostaphaking
      @mostaphaking 5 ปีที่แล้ว

      Wllo wad dambab tahay ee bal halka ku noqo haday kula saxan tahayna wa halkeeda

    • @munasarmucaashaq-km4gg
      @munasarmucaashaq-km4gg ปีที่แล้ว

      Eray xalal mataqaanaa hees Alla uu xarimay ayaad baneeyneysaa subxnllh

  • @QamaraliMaxamed
    @QamaraliMaxamed 5 ปีที่แล้ว +2

    Fanan igu qaali ah feysal muniir aad ayan u tageeraa

  • @asmacumar8278
    @asmacumar8278 5 ปีที่แล้ว +2

    Hees iga dheh fayzal tagero buxda kuhaya bro⚘🙏⚘😍

  • @fatxaanuuraachannel6708
    @fatxaanuuraachannel6708 5 ปีที่แล้ว +6

    Feysal munir iyo Abdi Askari howshu ha socoto dhiigaa❤❤❤

  • @dalxoreeyemb6200
    @dalxoreeyemb6200 4 ปีที่แล้ว +1

    Inaba caadi mahad
    Keep going
    Heesahaga kama cajiso BPe

  • @jookar1143
    @jookar1143 5 ปีที่แล้ว +5

    Heees aaad u macaan weeye 💯

  • @najahmahamed7718
    @najahmahamed7718 5 ปีที่แล้ว +14

    Waxan radiyaba ugu danbayn wan helay heestii

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 5 ปีที่แล้ว +4

    Funiir is on heart and abdi askari is the king of voice

  • @neamaabdullahi6441
    @neamaabdullahi6441 ปีที่แล้ว +2

    16/1/2023
    11:30pm
    Wxn ah qof kuu nool
    Hebal dheere🥰❤

  • @sucadawdoll3857
    @sucadawdoll3857 5 ปีที่แล้ว +3

    Quruxdii Jigjiga😍

  • @xamdaxasan4484
    @xamdaxasan4484 5 ปีที่แล้ว +1

    💞💟WAxaaN Ahy Qof ku nool
    Wlhi waligy intas in leeg man Suugin intan heestan sugay
    Thnkz dhamntiin 😍😍
    Ku hyztaah heestah

    • @farduusa6955
      @farduusa6955 5 ปีที่แล้ว

      Axyaa heees faysal muniir taageera buuxa

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxan ahay qof Allle hii uu nol baan ahay hadaad ila mid tahy liketa ❤😇

  • @bintumhmud5372
    @bintumhmud5372 5 ปีที่แล้ว +1

    shukran Shukran abdiaskari wan sugayay mudba heeskan 😍😍😍😍

  • @foziaabdullahi5212
    @foziaabdullahi5212 ปีที่แล้ว

    Feisal Abdirashid Amin ❤❤❤ Wankujeclhy xili kasto Allah haika dhowro love❤

  • @IsackAto
    @IsackAto 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ahaay qof ku jeceyl ayaan ahaay heestii Suldaan Ciiltire

  • @weheshoofficial5446
    @weheshoofficial5446 5 ปีที่แล้ว +5

    Laxmiste Nabil bulle salan sre iyo feysal muniir

  • @nastexohussein7734
    @nastexohussein7734 5 ปีที่แล้ว +5

    Hees an sugeynay keep going ❤💖

  • @ayaanleofficial7747
    @ayaanleofficial7747 5 ปีที่แล้ว +3

    Erayo mcn muniir abdi askari vedio top

  • @shamsosmn6756
    @shamsosmn6756 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees saameeyn weyn igu leh keep going al fanaan muniir

    • @xamdakayse
      @xamdakayse ปีที่แล้ว

      1/26/2023 waa subax hore naf kunool naf aad tahay

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 ปีที่แล้ว +1

    yaaasaalam waaaaaw cidkaga fanka u baahan❤😍😍

  • @haliishqaali2594
    @haliishqaali2594 5 ปีที่แล้ว +5

    Kal iyo laab waxaan ahay naf kuu nool my hubby❤

  • @shabcandheeman117
    @shabcandheeman117 5 ปีที่แล้ว +2

    Gesi cajiba iyo faysal muniir wxn ahy qof kunol🥀

  • @gureyyare3228
    @gureyyare3228 5 ปีที่แล้ว +2

    Fanka somalia hdii wax la is gudon sinayo Nabil bulle ayaa wax uqalmo wllh

  • @ashakuurchannel2419
    @ashakuurchannel2419 5 ปีที่แล้ว +12

    Aniga qofkii sadaxaad ah

  • @sihamupdy8511
    @sihamupdy8511 5 ปีที่แล้ว +2

    AbdiqaNi gadhka 😍abwaan weyn + fanan weyn

  • @rayaanibrahim6414
    @rayaanibrahim6414 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah inapti muniir cade quruxdadiba xagaas nagasoo iftiimisay horumar aan heesaha ahayn ban kuu rajaynayaa inpti

  • @ayanhassan1207
    @ayanhassan1207 5 ปีที่แล้ว

    Ninkaan wan jeclahay😭😭 maleygu radin karaa hore u soco 😘😘

    • @laabkabanstudio
      @laabkabanstudio 4 ปีที่แล้ว

      Diyaar 0617707722 igala so xiriit

  • @shaafihanad9935
    @shaafihanad9935 5 ปีที่แล้ว +4

    F.m legend
    Nice hees
    💪💪💪💪

  • @farxaancismaanali3804
    @farxaancismaanali3804 ปีที่แล้ว

    hestaan waxaan ku xasuustaa zxbkey qaaliya maxamed abdi Hakiin (one ♥ bro)

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 ปีที่แล้ว +2

    Fanaankii Hir Galay Faysal muniir
    Heestan maxaan sugaya 😍😍😍😍

  • @mohamettjama8050
    @mohamettjama8050 3 ปีที่แล้ว +5

    Legend Alfanaan Faysal Muniir The only one✌👌❤♥

  • @fuadaden9083
    @fuadaden9083 5 ปีที่แล้ว +4

    Qof uma nooliye Anigu, ilaaahaw Qof haygu koobin🤣🤗

    • @suleekhamohamed2724
      @suleekhamohamed2724 5 ปีที่แล้ว

      Hee ma shalmad raac ayad tahay mid kaliya ma rabtit miyaa 😂😂

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 5 ปีที่แล้ว +2

    Faysal munir my pro keep going one love pro

  • @iswaddheman6927
    @iswaddheman6927 ปีที่แล้ว

    Qof ku naban qof baad thy nuurka haga xiskaa tahey nal u daran aaa tahy neef uu qato aad thy aduun yada naf ,laa jira qof u nool qof awgii{}🥰

  • @guleedmahamedsaleban452
    @guleedmahamedsaleban452 5 ปีที่แล้ว

    Heestan waxbadan baan sugeyey faysal muunir 🤗🤗🤗

  • @abwan-qarami8267
    @abwan-qarami8267 3 ปีที่แล้ว

    Fanaaan kaaaan waxooow fanaaaniin ta kale uga duwaaan yahay waaa fanaaan qiso

  • @abdirsaakmohamed1120
    @abdirsaakmohamed1120 5 ปีที่แล้ว +2

    Faysal muniir vanan an tageero nice song😍

  • @khadarproduction9333
    @khadarproduction9333 5 ปีที่แล้ว

    Best song laxanka best ah alfanaan feysal muniir fanaan qaali ah sxb

  • @ayanhussein8623
    @ayanhussein8623 5 ปีที่แล้ว

    Hestan wan sugaye naaf kunool ...Feysal muniir hore usoco legend

  • @mumtaazmaxamuud6578
    @mumtaazmaxamuud6578 2 ปีที่แล้ว

    Dadkii hore wax so dhaweya ninkana laga haya m.a sxb

  • @khadromuuse2156
    @khadromuuse2156 ปีที่แล้ว

    Nuurka haga xiskaaa tahay my king moha deeq ❤❤❤❤

  • @asaldhaladahmed9146
    @asaldhaladahmed9146 5 ปีที่แล้ว +1

    Wah wah hees iga dheh fanaan aan jeclahay horey usoco 😘😘😘🤴

  • @sheekoshaax1843
    @sheekoshaax1843 4 ปีที่แล้ว +1

    Mar walba Kama daalo man qabojiye muniir ❤️❤️❤️

  • @عبدالعزيزعبداللهعثمان
    @عبدالعزيزعبداللهعثمان 9 หลายเดือนก่อน

    Markan kubarty kadib waxn go ansaday ina lahadlka dadka kale inan jojiyo ❤❤❤🌹🌹🌹🌹

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 5 ปีที่แล้ว +1

    jigjiga aragaeeda ayaan uxiisay heesaha ree jigjiga waxaan udaawadaa inta badan si aan udaawado muuqaalka quruxda badan ee jigjiga cadey

  • @zalmaahmad1086
    @zalmaahmad1086 5 ปีที่แล้ว +2

    Ku Haystaa heesta💓

  • @ubahibrahim2080
    @ubahibrahim2080 5 ปีที่แล้ว

    Manshalah wlhi faysal munir waa fanan heesihisu xul yihin nolow my brother kutageranyee

  • @munaabdi6140
    @munaabdi6140 5 ปีที่แล้ว

    Faysal muniir fanan jira horay soco huno 😍😍😍😍👀

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 5 ปีที่แล้ว

    Feysal muniir eshcaala hees xd jigjiga noolow 😍😍😍😍😍😍

  • @halimahashi8912
    @halimahashi8912 5 ปีที่แล้ว +1

    Ku taagersanahay bowe keep going bro

  • @naciimomagamed9386
    @naciimomagamed9386 5 ปีที่แล้ว +1

    Allh faysal codmacaan masha allh keep going brother you rock

  • @qadiijaqaali8616
    @qadiijaqaali8616 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allh fesl keyga casha nolow awid

  • @Fogaan_Aragmedia
    @Fogaan_Aragmedia 5 ปีที่แล้ว +3

    Legend ayuu noqday ninkani wlhi

  • @faisasoleman6685
    @faisasoleman6685 4 ปีที่แล้ว +5

    I love this guy ❤❤❤🌹🌹

  • @cnasirudhis7401
    @cnasirudhis7401 5 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi askari nareeshinkii inaad ku dartey ahayd

  • @sharmakebadalsky1519
    @sharmakebadalsky1519 5 ปีที่แล้ว +5

    Horhoreye hor huguri 😀😀

  • @shariifcabdulqaadir4608
    @shariifcabdulqaadir4608 ปีที่แล้ว

    Wlhi hestan wa xasuusta curadhyda mana ila jugto sacan😥😥😥😥plz igu so duceya ino ilhy iga so qado zainab